Dilkii Mohamed - Sheekada Dhabta Ah Ee Taxanaha NETFLIX | Kiiskii Sweden Gilgilay.
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
- Halkan kala soo deg:
Play Store: bit.ly/38PjTTR.
App Store: apple.co/3rGGZVf
GOAL-ka Xiga 600K Subscribers - Mahadsanidiin
Booqo Website-keyga : www.hosowplus....
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : www.facebook.c...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD TH-cam KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
وفي النهاية سوف يبلغك الله ما تتمناه فقط ثق بالله واستمر 🦋 .
Hosow pro iyo moofami waa labadanin aan marba mid qisadiisa dhagaysto thanks zxp hosow pro🫡
Ha ilawin ifiye ❤
@@LakiIndayare-t7n ifiye wa sadaqad jogta ah iyo baryo
Somalia 🇸🇴 caday ilaahay swt dhibta haka dulqaado ❤️🤩🥰💔
Aamiin
cadaw aan dhexdeena ahayn inama haysto Inaga duli ah
Amiin insha'Allah
Ilaahay ha nabadbaadsho Dhamaan muslimka waqtikaas isbitaal baan jiifay maba maqal sheekadan Sweden dadkooda wax dilo waxeey dhehaan waa xanuunsan yahay lakiin qaxootiga kan xanuunsan xaataa waa tero dhahaan amaano Allaah Dhamaan
Walalken Hosow Pro 534k aaan garsino insha Allah 1m
Keep Going Pro❤
Thank u so much hasow bro waxan doorbidaya ina so dawado film marka hore
Massa Allah
Hosow sheekandan siwanaagsan ayaad u soo koobtay, filmkeeda manna fiirsan lakiin wadankaan ayaan bajoogay markii arinkaan dhacay dilaga in family DNA lagu sooqabtay, waqti dheeran laradinayaye dilaaga 21 sanad kadibna lasooqabtay waan ogaa iyo xataa reerkii wiilka yar aay ka guuren magaaladii wiilka looga dilay, runtii waxay ahaayd kiiskii uugu waqtiga dheera efter Olof Palme iyo mid kammad ah kuwii ugn xanuunka badanaa ee wadanka kadhaca ee aan dhihi karo way nasamaysay sida innan ba ilmaha kaligood iskoolka loodirin.
Anigoo dibadaha jooga maba daawadeen youtube ee waan shaqaysan lahaa😂
@@hassan5896Markasta miyaa la shaqeeynayaa marka? Soo naf maleh dadku? 8 saacadood ka badan shaqa xageed u socotaa? Ma naftaad is garab dhigi rabtaa😅
Magaladas ayan dagana mesha u dilka ka dhacey 5minit eyey skoolkeyga u jirtey kaniisada ogu weyn Linköping agteeda ayey aheyd
Maalinkaas uu dilka dhacaayey ma joogtay mise gadaal baad k timid sxb?
Qofka ugu horeeyo waa aniga ii cimada saxibayaal 😂❤
🎉🎉🎉🎉
Maxaa kugu soo hor mariyay wlaal orad reerka canjeerada u dub
War ninkan halagu turo 1M somaliyey
macquul matahy in aad gacantada qurux da bdn ugu raaxaysid saliga nabigena scw🥰
scw scw scw scw scw
Scw
Scw
Scw scw scw
Ilahey ha inoo xafido ilmah aniga wila kaligis ii ado skol inkasto ii dhawyahy 😢
Illaah hakuu amaansado insha'Allah ani xitaa keligiisa uu bahaa Allah inoo xafido dhaamteen ducada banaanka marki labahaayo ha aqristo insha'Allah
Farta taag inta aragtay macaga filmka oo so daawatay ka hor inta anay daawin Video Hasan pro 😅😅
Filimka magacii
@@khadiijakhaliif3785 the breakthrough wll
@ the breakthrough Wll
Guuleyso wallkey qaaliv Ah
Flimka magacissa mrka ishegta intaa Soo dawaday AA Soo labtay ❤😂
OH Linköping ❤❤❤ maalin madow bay noo aheyd maalintaas oo cabsi badan hadaan reer Linköping nahay.
Maaanta anaaa ugu horeeyo replay hossow
Mahadsanid
🎉🎉❤
Wall hossow pro waa TH-camr ka somaliga ah ee,keliya ino so tebiya takhda iyo dhacdooyinka ka dhaca dunida kalle waxaan kuwataa wan kutageraa sxb guuleyso 😊
Wcs
Musicada Kareb. Muuqaalka adoo mahadsan sxp
Muqalka musicada murugo kadhigty
Lkn flim miyaa yaa sawirka ka qaaday asagoo dilaayo hadanna toori gaalinaaayaa
Waan dawady filmka
Taxanahas mgcisa hala iishego
😂😂maantay ana ugu horeyay wuuuw
Thanks bro
scw scw scw ❤️
Dacwadaasi ilaa halkaas layslama soo gaadhen hadii uu wiilka yar oo kaliya ahaan lahaa ee gabdhaas swedeshka ah ayuu xooga saarayay ninkaasi qofka soo galootigaa sidaaba isuguma mashquuliyan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Musica ka jooji wll
sxb sheekooyinkN ino so badi
❤❤❤❤
😢
😢😢😢😢😢
Mahasanid HOSOW bro
Hozw pro
Waanku salamayaa walaal waxan joogay maalintaa meesha dilku kadhacay waxan garanayey macalimada anigu waxan ku socday iskulka ay ka shaqaynaysay macalimdu wuxuu ah dad bilaa sharciga ah marka anigu sharci suge ayann ahaa malintaa xataa waxanu tagnay kiniisda wayo iimaam masajid ayanu racnay waxa ahay malin adag .waxan soo mari jiray malinkasta meeshii dilk kadhacay
Aan li weydiiye kanisada maxa laga doona wll
sanadka uu kiiskan dhacayey anigu hal sanaa jiray maantana anoo 22 sii galayaa arkayaa komintigaaga, waad salaamtahay 👋
Osman hosow book Aan qorayo ayaan rabay in talo kaa weeydiyo sideen kuula soo xariiri karaa mahad
Videogan markan dawaday qorshayga 1ad ayanka dhigtay inan filinkas dawado anoo marka horeba aha dadka aadka u dawada filimada
Mida kale channelkan wa ka kaliya en sugo inta u notificationkiisa aan arkayo
Wadankeen waxa ow kuficanyahay qofka waxdila markiiba waa lahelaa ama qabiil ow yilaa yaanba cadaalad laguu sameyne
waxaan si xushmad leh kaaga codsanayaa in aad xog badan naga siiso taxana peaky blinders ninka actor-ka ah sababta ay dadka soo qootaan markii dhanka kartida laga fiirinayo qofka muuqaaladiisa ama sawiradiida, yacni muxuu la gaaryahay? mahadsanid fariinteyda in aad aragto baan rajeynayaa wllka.
ASC❤MAMO❤
muuqaalada dhaadheer nosoo gali maxaa wye 18 daqiiqo wax miyaa ugu yaraan 40 daqiiqo muqaalo ah nosoo gali
Qof walbo ana u hoyeyo waaa kan ku haye lcg maa lo kla hor marooya 😂😅 acuudka
Filmka xagee Ka soo daawan karaa netflix Ka uun miyaa
Magaladaydii Linköping cabsi badan ayaa laga qaday barigaas
In kasto hadda dad badan la dilay
Sorry 😢
GG
Taxanaha mahuraan Ee bille media reaction kiisa kaama hayno masuul
😂😂😂
th-cam.com/video/MsrcoFyibYo/w-d-xo.htmlsi=Dbsfw2BkJFeBRp_z
Anigan intan baa igaga filan kama helo muuqaalada dhaadheer
Dilaaga lamaso qaban ee isaga isaso dhiibay 16sano kadib
th-cam.com/video/dVDvAC2LQyM/w-d-xo.htmlsi=jrnIVrmuwXYH5J_u
Haweenaydas gob ayey ehed somaliyey
Xasuus noy geerida iyo inay somaaliland inay gobol tahay 😢
Qofka ugu horeeyo waa aniga ii cimada saxibayaal 😂❤
sxb sheekooyinkN ino so badi
sxb sheekooyinkN ino so badi