my rajo o fariin ulus udirtey abdisalan iyo xaskisa iney aman giliyen fartun sixun u ayasey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 53

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 หลายเดือนก่อน +11

    My rajo Naag nool tahay wa Ku saxan tahay ina difaacdid walaasha qof weliba Wu samen lahaa walalakisa hdi la maago fartun happy wa gabar sharaf badan gob ah

    • @Rupaz7cr7fan
      @Rupaz7cr7fan 2 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad

  • @Ayan27428
    @Ayan27428 2 หลายเดือนก่อน +5

    Omg some people needs to learn how to talk subxanalah. It’s social media not fish market

  • @ugasohassan5973
    @ugasohassan5973 2 หลายเดือนก่อน +3

    May rajo intan inaa ka caqlibadantahan kumodijirey marka barti 1 iyo2 aakadhigayseen iney walaashaa gurigeeda ka sheekeyso oo aad aktaknayt an kula yabana hadana habaryahay iyo madow oo ilaahay uu abuure aa dadkucayne cidaa kudhaga hadleysina waan garanayna qofkas kaligeedna walasha makasohadlin xataa ragaa kasoohadlee ee waxaaga waa warabow xagee iinugu golanka waaye laakiin qofka aaku dhaga hadleysit wa qof kasokeeya kaana shisheya ogw 2024aalamarooya

  • @ismahanali7035
    @ismahanali7035 2 หลายเดือนก่อน +3

    Abayo monira plz haku dayan Nagasaki stresska qabo gabar sharafleh tahay ❤❤❤

  • @ugasohassan5973
    @ugasohassan5973 2 หลายเดือนก่อน +5

    Walashaa iyadaa gurigeedii hore fiyuskuradinayse oona raali ooga ah wixi sooshal midia imaada Wala falanqaynaa ee adkeysta ayadaa bilowdey shalay ninkeeda markuu qabay wax kamasheegaynin hadan maxay ooga hadlee abayo adkaysta idinkaa isfalanqeye

    • @lahyatahya4885
      @lahyatahya4885 หลายเดือนก่อน

      Dantaada qabso horomar sameyso saqajaan yhy uuff

  • @Ayan27428
    @Ayan27428 2 หลายเดือนก่อน +2

    This is one of the reasons I hate the way our people use social media

  • @hsaksa8264
    @hsaksa8264 2 หลายเดือนก่อน +4

    adiiga maxa radiisaa

  • @farhiyabihi8426
    @farhiyabihi8426 2 หลายเดือนก่อน +6

    Hooyo hadalka baro

  • @MaryamoMaxamuud-vk6zp
    @MaryamoMaxamuud-vk6zp 2 หลายเดือนก่อน +13

    Adibo walasha views maku radsaneyno markey nin eey kal tagen ka shekeynesay😊

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 2 หลายเดือนก่อน +4

      Kuligiin qabiil baa idinka guuxaayo maxaa u hadlee miyaa qaraar fartuun tagtay oo talaabsadey baxba lagama qaban karo

    • @AminomaxamedNuur-f7k
      @AminomaxamedNuur-f7k 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@shukrimahamed2146maila aragtay wadoqomo

    • @Rupaz7cr7fan
      @Rupaz7cr7fan 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@shukrimahamed2146aad iyo aad Fartuun iyo My Rajo magadhaan❤❤❤

    • @MaryamoMaxamuud-vk6zp
      @MaryamoMaxamuud-vk6zp 2 หลายเดือนก่อน

      @@shukrimahamed2146 adi yaa kula hadlay abyo

    • @tufahahmed7144
      @tufahahmed7144 2 หลายเดือนก่อน

      @@shukrimahamed2146abayo qofka marku tagay oo talabsado ciidna kuma mashqulo lkn gabarta ayada ka shekeysay ninkeda hore sas darteda aye dadkana ayada u heystan qofka cawo hada kala tagtan waxa wanagsan ina meshas ku ilowdid oo danahaga racatid

  • @fathiafati2378
    @fathiafati2378 2 หลายเดือนก่อน

    Farid Munira cadeey uu hili walasha wll keep going ❤

  • @RaaxoCumar-n4e
    @RaaxoCumar-n4e 2 หลายเดือนก่อน +5

    abayo muniro waa ceba iney niney kala Tagen iney ka shekeso ee fartun waa hooyo adag

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 2 หลายเดือนก่อน +8

    My rajo hooyo hadalka baro

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 2 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂

    • @AminomaxamedNuur-f7k
      @AminomaxamedNuur-f7k 2 หลายเดือนก่อน +2

      Na soco adi cml walagumesta

    • @Rupaz7cr7fan
      @Rupaz7cr7fan 2 หลายเดือนก่อน

      Naa camal yeelo My Rajo magaartid adi iyo inta kaxun oodhan👎👎👎

    • @AminomaxamedNuur-f7k
      @AminomaxamedNuur-f7k 2 หลายเดือนก่อน

      @@Rupaz7cr7fan abayo naga has cml noloshe ka dhac San yihin

    • @AminomaxamedNuur-f7k
      @AminomaxamedNuur-f7k 2 หลายเดือนก่อน

      @@Rupaz7cr7fan my rajo iyo fartun happy weka xun yihin noloshoda

  • @MaryanHussein-oe8ci
    @MaryanHussein-oe8ci 2 หลายเดือนก่อน +4

    Saxwaye guriiga lleyskuma haleyo

  • @hiboabdirahman7271
    @hiboabdirahman7271 2 หลายเดือนก่อน

    CaRabweynminiRah

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 หลายเดือนก่อน +1

    ADIGA MAAD AAMUSTID ADIGAABA VIEWS RAADIS AHE BOOTO BADNIDAA DOQONYAHAY ISKA AAMUS WAXAAN DHAN ADIGAA U SABAB AH JIDKAANA ADIGAA FURAY SHEYDAAN AAN ADIGA AHAYN MABA JIRO WLSHAA KUN GOOR BEY KAA FIICAN TAHAY ADIGAANA NOLOSHEEDII BAABI IYEY ADIGAANA WLSHAA KU DIGANAAYA INAAD ADIGA NINKAAGA HAYSATID IYADANA AAD GURIGEEDA DUMISO RUUFYAAN YAHAY AAMUS

    • @lahyatahya4885
      @lahyatahya4885 หลายเดือนก่อน

      Uskagaaga iska dhaq qarmuuneeyyy muniiira ma gaartid waaa ureee uuffffuuuf😂😂😂qashin qubyhy

  • @fahimafahima9268
    @fahimafahima9268 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muniira,Abaayo dumaashiga daa xata hadii lagala dhamaadey xishoodo aya idinka dhaxeeyo caruur ba meesha h
    Joogto,Ee naagaha kuso attackey sawirkoda so qaado cabdi salaan kaqaad.

    • @anabali7857
      @anabali7857 2 หลายเดือนก่อน

      Maxa kaqaldan ma ayada TH-cam sodhigti dadkale ayaa views kuradsana

    • @haweeyamahad2514
      @haweeyamahad2514 2 หลายเดือนก่อน

      😊​@@anabali7857

  • @iftinfarah6010
    @iftinfarah6010 2 หลายเดือนก่อน

    Fartun waa dhibantahay reerkedii waa ka burbuuray waxaay ahaayd qof nool ayaay ahaayd muniiro isku dhacaays Kala dhacays markaad dhahaayso labo labo doqoon ayaad tahaay sidaad u Hadleys walaahi waa xuntahay hadaad rabto in lagu daawado isku dhaceeys kaladhaceeys iska dhaaf

  • @NimoKhalif-g5w
    @NimoKhalif-g5w 2 หลายเดือนก่อน

    Digsi gubtay iskadheh muniro nagnol

  • @rahmaaden672
    @rahmaaden672 2 หลายเดือนก่อน

    Iyada views ku radinaysa walashed

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 2 หลายเดือนก่อน +6

    Qofke madoga ku. Cayeeso ya qanaayo filtar iyo qaskas in lesku dhaqo aya dad la cana waxan jogna aduun dhamaday hada faruun walsheed tahay walasha oo gogasheda ka hadleeso qya celiin laheed wayoo ayatiii ilahay oo shegay aya beniseen minra ina aqli ledahay ayN uu malenayay

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 2 หลายเดือนก่อน +2

      Naa aamus adaa doqon ah nacas yahay 2024 no qaris waa dhamaadey intee ku soo xanuuntay ma qabiil baa naa bax Naayaa Fartuun waa Hooyo karti badan daneysatay nin loser ah ma shaqeysto abuse kii wey diiday xaa ka qaadi kartaa adiga nolosheedii qisadeeda ayay sheegtay Fartuun xaa u hadashay miyaa wey hadleysaa gumeysi kuma noolo adiga hadaad gumeysi ku jirto orod oo xorow adiga Naayaa

    • @falastiinahmed7313
      @falastiinahmed7313 2 หลายเดือนก่อน

      @@shukrimahamed2146 aniga xur ayan ahay alx qofka marku isaga nacas yahay ayu qofkale caya aniga mahiim waxa ii aha aniga inaan is aqano adiga iyo iyaadaba isku nuuc aya tahin wayo hada dinta taqan so aqri allah waxu quraankisa ku yiray marka waxa mesha laga hadlaayo wa diin ee xurnimo lagama hadlayo wad la hadla aya taqan ee hadalka minaciisa so baro

  • @Queenema-eo7wc
    @Queenema-eo7wc 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ar habartaan maxishooto naasodoh aatahay eexishood

  • @faa5352
    @faa5352 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hooyo hadalka baro 😂😂😂😂😂😂

  • @hudaahmed4163
    @hudaahmed4163 2 หลายเดือนก่อน +3

    Fartun maxa xorka dhigay dadka kalena gun kadhigay adiga kamiralagu gau bartay adokale wa layaqan boto ilahow ya iga ka horkena

    • @lahyatahya4885
      @lahyatahya4885 หลายเดือนก่อน

      Maxaa qaadeee😅😅😅qurmuun waa urée ureyso

  • @lifewithnadia2228
    @lifewithnadia2228 2 หลายเดือนก่อน +2

    🤮🤮🤮

  • @hiboabdirahman7271
    @hiboabdirahman7271 2 หลายเดือนก่อน

    ReRBaadiyo

    • @lahyatahya4885
      @lahyatahya4885 หลายเดือนก่อน

      Afkaaga uraayo neh kasheeke uufff😅

  • @Najmamo-g6s
    @Najmamo-g6s 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah balo carabweyn hadal xita malayaqano ceer😂😂

  • @maqdismuqtar7990
    @maqdismuqtar7990 2 หลายเดือนก่อน

    Bisinka na ilmaha wariidka u tahay ka xiisho

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt 2 หลายเดือนก่อน

    Hooyo hadal baro

  • @MaryamaMuse-w5z
    @MaryamaMuse-w5z 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adaa danbigooda aruursatey

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 2 หลายเดือนก่อน

      Dambiga ay aruursatey bal noo sheeg muniiro doqon yahay walaasheed ay caawisay oo dhib ku jirtay inay daawato ku fiirsato miyaa rabtay nacas yahay qabiil ka kaa guuxaayo naa tag adigaba dad walaalo ah dhexdooda kuma deeqdo rufiyaan yahay ha isku dirin dad wada dhashay SubhanaAlah ha hadlin miyaa wixiina off course qof ka isagaa xor u ah

  • @hiboabdirahman7271
    @hiboabdirahman7271 2 หลายเดือนก่อน

    😂IlkoDheR

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 2 หลายเดือนก่อน

    Adigo kale abuyuus ku jirtaye naga aamus ya ogada xalkeda istas yar ee youtube laga so duubayo run ha moodina suldankeyga waaye kkkkkkkkk na xishoo ee wax isku fal doqon hada so ilbaxdey uma xumide

    • @lahyatahya4885
      @lahyatahya4885 หลายเดือนก่อน

      Uskagyehey dantaada ka hadal 😂😂muniiro haku daba dhimanine waa kaa horeysaaa ouuuuu 😂

  • @MaryanHussein-oe8ci
    @MaryanHussein-oe8ci 2 หลายเดือนก่อน +1

    Saxwaye guriiga lleyskuma haleyo