GABAYGII XABSIGII BOORWEYN, SICIID GACAMEY ( SHIMBIR CADAADO) FARINTAYDA QAAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @eng.mohamedhassan2496
    @eng.mohamedhassan2496 ปีที่แล้ว +7

    Allah u naxaristo Siciid Gacamay iyo Khaliif Sh. Maxamuud Somali mel weyn bay u buuxiyen halgankii from MJ legend

  • @abdimohamedali
    @abdimohamedali 2 ปีที่แล้ว +11

    Wllh hawiye inuu xorobo saleban baa dhiig ushubay allahu akbar

    • @zahrahasan234
      @zahrahasan234 2 ปีที่แล้ว +1

      Saaid waa kudhamaanay lakin hawiye muxu naga yaqaan 1980 beebaha nasaarnaa🥺

  • @sharifgarade3140
    @sharifgarade3140 3 ปีที่แล้ว +10

    Adeer saciid alle hakuu naxariisto
    Waxan modaa in aan nola waqtigiisa sida uu gabayga noo fahsiinayo

  • @abdi_252
    @abdi_252 ปีที่แล้ว +6

    Maanta qabrigiisa habro baa guryo ka kor dhistay aduunyo ilahay haku naxaristo dhaman adinka iyo intii kadambaysay inan si xornimo iyo sharaf leh kunoolaano😢😢😢😢

    • @maxamedahmed6460
      @maxamedahmed6460 11 หลายเดือนก่อน

      😊😊😊 😊

    • @mohamedalihashi572
      @mohamedalihashi572 27 วันที่ผ่านมา

      Xornimada aaan heysano asagaa iyo rag badan oo aabahey kujiro ayaa sabab u ahaa ilaahey kasokow.

  • @sadiaaden3074
    @sadiaaden3074 10 หลายเดือนก่อน +2

    Alle naxariisto janada farduwsa ka Waraabiyo insha aamiin aamiin yaa rabi from ceelhur insha

  • @safiyahalgan9901
    @safiyahalgan9901 4 ปีที่แล้ว +20

    Aderky Saciid Gacamay 😍😍😍😍😍😍😍

  • @salahabdi9648
    @salahabdi9648 ปีที่แล้ว +4

    Abwaankaan waxa la dhahaa saciid gacameey waa reer Cadaado waxa uu ka tirsanaa ragii ka horyimid dawladii uu hugaaminayay Mohamed Siyaad Barre ee duurka galay ee jamhada noqday dagaalada qaraarna la galay dawladii kacaanka ugu danbayntiina waa guulaystay halgankiisii. Gabaygaan waxa uu tiryay mar uu xabsi ku jiray. Allahaa unaxariisto hadda waa dhintay.

  • @superyare7355
    @superyare7355 2 ปีที่แล้ว +3

    Saciid gacmeey geesi aan ku fano allaha ku naxariisto adeer

  • @mohameddeqaden7713
    @mohameddeqaden7713 3 ปีที่แล้ว +2

    waa gabay xanuun badan dhageysigisu .
    dhabato badan ayu kahadlayah. Ilahey ha unaxaristo wuxuu aha halyey la hilmamay

  • @mahadhassanfarah9591
    @mahadhassanfarah9591 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay ha unaxaristo insha allah abwan

  • @ramadanaxmed6520
    @ramadanaxmed6520 4 ปีที่แล้ว +8

    doqon dharagtay geesi dayacan wey ku digataa !!! allaha u naxariisto abwaanka . gabayadiisa oo aan aheyn rag iska celis ma jiraan miyaa

    • @dhanaansade4247
      @dhanaansade4247 4 ปีที่แล้ว +1

      Wajiran
      Gabaygii nabada tiiran kuxiro akamid ah

    • @beeso4685
      @beeso4685 4 ปีที่แล้ว +1

      Sxb kuwo kale makaheysa sida filanmey

    • @omarmohamed3292
      @omarmohamed3292 3 ปีที่แล้ว +3

      Waqtigiisa wuxuu ahaa waqti dagaal iyo wax iska dhicis. Allaha u naxariistee abwaan fogaan arag-dheer buu ahaa. Aabihii Maxamud Xeydho oo ahaa mu'adinka jaamaca Cadaado isna gabyaa ayuu ahaa ka hor inta aanu mu'adinka noqon. Waxaa igu maqaalo in Xaaji Yusuf Xasan (AUN) ayaa uga ducaayey Sheikh Maxamud Xeydho gabayadda, diintana ugu duceeyey.
      Maxamud Xeydho diyaarad Axmaaro ayaa dishay ~1980s. Allaha u naxariisto wiil iyo aabihii. Waa reer Abtigeey raggani... Reer Muuse.

    • @omarmohamed3292
      @omarmohamed3292 3 ปีที่แล้ว +1

      Waqtigiisa wuxuu ahaa waqti dagaal iyo wax iska dhicis. Allaha u naxariistee abwaan fogaan arag-dheer buu ahaa. Aabihii Maxamud Xeydho oo ahaa mu'adinka jaamaca Cadaado isna gabyaa ayuu ahaa ka hor inta aanu mu'adinka noqon. Waxaa igu maqaalo in Xaaji Yusuf Xasan (AUN) ayaa uga ducaayey Sheikh Maxamud Xeydho gabayadda, diintana ugu duceeyey.
      Maxamud Xeydho diyaarad Axmaaro ayaa dishay ~1980s. Allaha u naxariisto wiil iyo aabihii. Waa reer Abtigeey raggani.

    • @mustafeabdi8483
      @mustafeabdi8483 2 ปีที่แล้ว

      @@omarmohamed3292 aaad wlhy, ninkan gabayadiisa qoraalka xaga laga heli karaa wll

  • @omarmohamed3292
    @omarmohamed3292 3 ปีที่แล้ว +6

    Allow kuu naxariiso Siciid Maxamuud Siyaad Xeydho. Wallee in uu geesinimo, ragganimo iyo aftahannimaba isku darsaday !
    He was simply gifted beyond words.
    He was as fierce as they get. Men who gave up luxury to defend that which was eternal: the existence of Saleebaan clan as independent, free roaming entity. We are thankful for you and your comrades for now and for posterity. 1982, the year that Afweyne regime unleashed a barrage of murderous reign on us. As noble people, we ralied and responded with the determination we had been known for. What does not kill you, makes you strong ! We prospered thereafter. Today we hold our heads high and walk proud amongs the free men and women of this universe. You don't mess up with the black mambas, the Saleebaans.

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 2 ปีที่แล้ว +1

    Saciid gacamey alle u naxariisto janada farduwsa alow sii insha

  • @shaaficicabdulqaadir3280
    @shaaficicabdulqaadir3280 3 ปีที่แล้ว +1

    Halka loo dukado ee ilaah daynti lagu reebo
    Ilaahoow u naxariiso abwaan siciid gacameey hal mocoodkiisa gabay iyo luuqdiisaba waa jecelahay

  • @abdulkadire9022
    @abdulkadire9022 3 ปีที่แล้ว +4

    3 sano xabdi ah ka dib waa uu ciil gabyey

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 2 ปีที่แล้ว +5

    Madax diirmay luga dalab leh baa mara ku duubneyd dheh
    Saddaxdii daqiiqana askari daab wataa dila dheh
    Maska duuban Daanyeeradey daris wadaagaan dheh
    Dugaag iyo wuxuu weheshadaa qoon kasii daran dheh
    Wuxuu doonayaa dad u arxamoo dooda aan badin dheh
    Doqon dheregtay geesiga dayacan wey ku digataaye
    Ninkii talada dooxow waa wax adiga kuu dooran.

  • @cabdifitaaxcismaan5845
    @cabdifitaaxcismaan5845 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwanakeygii weynaa Allow ku Naxariso

  • @abdirahmanabdielmi2855
    @abdirahmanabdielmi2855 17 วันที่ผ่านมา

    Allaha unaxariisto kitaabkiisa midgta allaha kasiiyo
    Siciid gacameey

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 2 ปีที่แล้ว

    Somali eagle. What do you know about?

  • @madkeey123
    @madkeey123 3 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ha u naxariisto

  • @abdirahmanfarah4901
    @abdirahmanfarah4901 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow janatul fardowso ku gee
    Welee inuu geesi ahaa.
    Raadiya waxaa aabahay usoo gadan jiray dhagaysiga Gabaygiisa iyo BBC london.

  • @LiibaanCabdulaahi-mk9yl
    @LiibaanCabdulaahi-mk9yl 8 หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxariisto

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @Kharyeuk
    @Kharyeuk 2 ปีที่แล้ว

    Allaha una naxariisto adeerkey wax badan dhaxan ah buu noga tagay

  • @farhanhussein6593
    @farhanhussein6593 ปีที่แล้ว

    Abwan waa yaqaan gabayga

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 4 หลายเดือนก่อน

    Saleeban ciyaalka aqoon uma laha wllhi 1980 ragii dagalamayy wye

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 3 ปีที่แล้ว

    Ilhay ha unaxaristo wale waxa ah mujahiid

  • @Mohamed-Abdullahi713
    @Mohamed-Abdullahi713 4 หลายเดือนก่อน

    Ila soo dadaal waanigaa kuu fariin direy
    Hana diidin waataa wakhtiga daniiniceysaaye"!
    __ Siciid gacamey.

  • @mbashiir938
    @mbashiir938 3 ปีที่แล้ว +2

    DOQON DHARAGTAY, GEESIGA DAYACAN WAY KU DIGATAA DHE.

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxariisto

  • @cabdishukuur1956
    @cabdishukuur1956 4 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan maba aqoon waa geesi lkn gabay uu nagu galay baan arkay

    • @jaamacabdicabdulaahi9878
      @jaamacabdicabdulaahi9878 4 ปีที่แล้ว

      Hawiye waaye waasaleemaan waliba faraxuu ahaa zxp halyey waa ahaa bari samaad kiibuuu gabyi jidhey

    • @abdimohamedali
      @abdimohamedali 3 ปีที่แล้ว

      Adeer sicid gacamey saleban rer muuse ah ayu ahaa
      Mida kale aflagado io naceeb kama ehen ee guubabo ayay ka eheyd madama guluf dagaaal siyad bare lagulajiray

    • @omarmohamed3292
      @omarmohamed3292 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      Saaxiib ninku meesha ka kaca buu idin lahaa oo wuu idin guubaabinayey.

  • @SAIF_ARO
    @SAIF_ARO 3 ปีที่แล้ว +1

    Sadexdii daqiiqaba askari daabwata dila dhe .
    Maxay dulmi fashay dawladi afweyne.

  • @MUCTARIF
    @MUCTARIF 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @mohamedhussein8447
    @mohamedhussein8447 ปีที่แล้ว

    Iskadaa inaad deekh u fiddisaa,
    Galaas uma darteen ceel biyaha soo durdurayaan dheh
    Doca ragoo daddaal waa katagay, duwasho iyo xeel dheh,
    Wuxuu dalliil gabay yaqiin waa is dabeec roggay dheh
    Maska duugan Daanyeerada darris waddaagaan dheh
    Dugaag iyo wuxuu weheshaddaa qoon ka sii darane dheh
    Annigana dagniin baan ahaa lana’isoodiray dheh
    Wuxuu doonayaa dadd u arxamma, oo doodda aan baddin dheh
    Duqowddaay ufiirsadda ra’yiga wiilka soo dirray dheh
    Diinta yaan ladhaacin
    Xigaal waa isku dirriraa dheh
    Dabbicii wallaalnimo miyaa duudsi loo roggay dheh
    Doqon dharagtay, Geesiga dayacan way ku diggataaye, ninkii taladda doc u waddoow waa mid addiga kuu darran dheh
    Oo goddobtaan waa harri, kolleey roobna waa di’i dheh
    Dibna waa la shakayn, hadduu dooga soo baxa dheh
    Walba duuga oo yaan duggaag duurka loo marin dheh!😊😊😊😊😊😊
    Ciil gaamuray oo cunaha dhaafay aan maqli jiray balse ayaddii oo murti iyo gabay buu kula goohay abwaanka. Illaahaow kuu naxariiso.
    Koleey magaran waca uu laciishooday iyo cidda uu carradaas uqabay. Balse gabay buu ku ciil baxay.

  • @abdimohamedali
    @abdimohamedali 2 ปีที่แล้ว

    Walalayalow qoraal mad kasodhigtaan

  • @abdimohamedali
    @abdimohamedali 3 ปีที่แล้ว

    Adeer siciid gacamey Allaha unaxaristo

  • @siciidmaxamedjaamac8805
    @siciidmaxamedjaamac8805 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan saan u calaacalaya miyuusan reer ka dhalan

  • @abdimohamedali
    @abdimohamedali 4 ปีที่แล้ว +4

    Adeer siciid gacamey

    • @allemagan987
      @allemagan987 4 ปีที่แล้ว

      mar laxiray miyay ahayd

    • @waayelkajaqafsada7214
      @waayelkajaqafsada7214 4 ปีที่แล้ว +2

      ALLE MAGAN Haa wa la xiray afwayna xiray marku kaso baxsaday xabsigi ayu gabaygaan tiriyay wa gabay ku tilmaamayo dhibaatada lo geestay wxu aha mujaahid geesi ah allow u naxariisto halyeeyga

    • @abdimohamedali
      @abdimohamedali 3 ปีที่แล้ว

      Wllh rag dhiigisa xoriyad kujognaa Allaha unaxaristo adeer qof halgamaa ayuu ahaa

    • @engmustafahassan3945
      @engmustafahassan3945 2 ปีที่แล้ว

      @@waayelkajaqafsada7214 ayaana darrada inna heysato waxaa ka mid ah, in taliskii dalkaan dhibaatada u geystay ammaan loo tiriyo.

    • @zahrahasan234
      @zahrahasan234 2 ปีที่แล้ว

      @@engmustafahassan3945 dadkaan ka dhalaney waa xoolo tariikh ma qoraan ciil🥵

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 2 ปีที่แล้ว

    Saddaxdii daqiiqaba askari daab wataa dila dheh.

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 3 ปีที่แล้ว

    Doqontiyo dadka koofureed madaxa kaa daalin 😆

  • @mohamudmohamed5813
    @mohamudmohamed5813 4 ปีที่แล้ว +1

    Tuuu899

  • @Ayanxoxos_
    @Ayanxoxos_ 4 ปีที่แล้ว

    1

  • @Ayanxoxos_
    @Ayanxoxos_ 4 ปีที่แล้ว

    .

    • @abwaanmaxamedjaamacmj8678
      @abwaanmaxamedjaamacmj8678 4 ปีที่แล้ว

      Gabay qiirale

    • @salahabdi9648
      @salahabdi9648 ปีที่แล้ว

      Abwaankaan waxa la dhahaa saciid gacameey waa reer Cadaado waxa uu ka tirsanaa ragii ka horyimid dawladii uu hugaaminayay Mohamed Siyaad Barre. Gabaygaan waxa uu tiryay mar uu xabsi ku jiray.