Abwaan Siciid Gacamey - Gabeygii uu Cayr Saleebaan HG iyo Duduble katiriyey. 1987dii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @omarbashiraweys4342
    @omarbashiraweys4342 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan siciid gacameey allha unaxariisto

  • @zahrahasan234
    @zahrahasan234 2 ปีที่แล้ว +10

    Hadii laygu dayriyey wixii daqan isoo gaarey🤭horta duulku yuuyahey miyaan maalin laga doodin? Ree xaaji ilaa maanta waa kagu daawada daqarada😪gabaygaan waxaa laga tiriyey mariixaan oo dawlad ah Marku beebe iyo taanki ku xasuuqey waana intaa hargeysa la weerarin😢dalka intisa kale wuxu ahaa nabad

    • @waayelkajaqafsada7214
      @waayelkajaqafsada7214 2 ปีที่แล้ว +6

      Saleeban waligiis halgan bu ku jiray hadana shabaab be ishayan

    • @abdi_252
      @abdi_252 ปีที่แล้ว +1

      Saleban in lasoo afjaro baa lagu heshiiyey hawiyana ishuu kadaawanay sida aysan ayaga soo gaarayn bahasha

  • @ahmd6253
    @ahmd6253 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaaa gawracay cayr

  • @cicekcicek7972
    @cicekcicek7972 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaha unaxariisto

  • @ahmedxuseenmohamed9885
    @ahmedxuseenmohamed9885 6 หลายเดือนก่อน +2

    Been lama odorosee hadaanan xaqa ka bayreeynin
    Inkoos ilahay badshooy birima gooyaane
    Salaad booy bartii lagu dileey wali boortaaame
    Yabar dheere buugi ka tiray burarkaan qoraye
    Bahda reer ayaanlaahaa way usoo bixiye
    Baaqa reer ciyoowbaan lahaa boqol ayay layne
    Qurbac baaqan maayaan lahaa birimadii aaree
    Birmadkii wehliye kama imaan booski aan rabaye
    Baraagaha cilaan lahaa way ku baa,bi ine
    Babaanshiyo sabuuxbaan lahaa way birmanayaane
    Baqa laguma ogabaan lahaa beesha yabaroode
    Anaa been odorasaaye ee maba bareeraame
    Buuraha intii dagi jirtiyo ceeeka badidiisa
    Habarji barti aan karabay way banantahaye
    Buntuqeey wataan waa midaan baahi kaa rogine

  • @YuusufHassan-g1j
    @YuusufHassan-g1j 8 หลายเดือนก่อน

    Waa ciidankii siyaad bare

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah6288 2 ปีที่แล้ว +3

    Caadi ma ahan runtii gabaygaan

  • @Safaama-u9l
    @Safaama-u9l ปีที่แล้ว +1

    Mafahmin hee

  • @awilahmedsabrie9579
    @awilahmedsabrie9579 2 ปีที่แล้ว +1

    Balo

  • @shaashshah2707
    @shaashshah2707 2 ปีที่แล้ว +2

    Sidaynu siyaad barre isaga xoraynay aynu alshabtana isaga xoraynu

  • @feisalhussein6456
    @feisalhussein6456 ปีที่แล้ว

    Wali mahayo abwaanka meel uu sacad uga hadlay ee sababta yaa ii sheega beesha sacad ma dagaalka dawladdi kacaanka lagula jiray ayay toos ugu jireen oo uma baahnayn in la gubaabsho mise dawladda ayayba la safnaayeen bal ii faah faahiya ciddi war ka hayso.

    • @guledali9061
      @guledali9061 ปีที่แล้ว +3

      Sacad dowladeey la socdeen markaaas mana usoo gurman saleebaan waa sababtii ceydiid u diideen reer xaaaji

    • @feisalhussein6456
      @feisalhussein6456 ปีที่แล้ว

      @@guledali9061 haa sax waad iga jaahil bixisay waana arrin macquul ah sxb mahadsanid.

    • @ClaahiCaliaxmed-vh3vq
      @ClaahiCaliaxmed-vh3vq ปีที่แล้ว +1

      Sacad iyagu gubaabo uma baah nayn labo meel bay xabada uga jireen oo ah gaalkacyo iyo muqdisho habar gidir ba ayagaa kidiriraayay gubaabo kabacdii cayr baa soo raacay iyo saruur hg aan sacad hogaaminayn maa socon karta

    • @mohamedyare9014
      @mohamedyare9014 ปีที่แล้ว +2

      Kuwii naska laygula duwayey mrka uuleyahay sacad ayu ka hadlaa

    • @feisalhussein6456
      @feisalhussein6456 ปีที่แล้ว

      @@mohamedyare9014 sxb naaska sacad kaliya lagulama duwin ee maadaama uu beelaha kaleba magacyadooda sheegay muxuu sacad na u sheegi waayay?

  • @Abdiraxaman.
    @Abdiraxaman. ปีที่แล้ว

    Asgg

  • @omarbashiraweys4342
    @omarbashiraweys4342 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan siciid gacameey allha unaxariisto