SANADKA 2060-KA, SIDEE DHAQAALAHA SOOMAALIYA NOQONAYAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 พ.ค. 2023

ความคิดเห็น • 35

  • @aliadanfidoofidoo.
    @aliadanfidoofidoo. ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliya Alaha subxaanuhu watacaalaa faqri kama dhigin ee waxaa na horjooga noocyadaan oo aan gayaan u ahayn in ay maamulaan Soomaaliya oo kale;
    Allaw sahal umuuraha!

  • @seed3966
    @seed3966 ปีที่แล้ว +6

    🎉🎉🎉. Sidaan maqlay dalkeyno wuxuu lahaa 160 warshadood o nooc walba leh marka been cadbuu kasheegey horu markii gacmeheeyna ku burburiney 🎉🎉🎉

    • @ramatgan1
      @ramatgan1 ปีที่แล้ว

      Adduunka oo dhan waa horumaray, Soomaaliyana weli waxay ku dhex milmeen qashinka. Waxaa maamula beta stooges daciif ah oo ay meel dhigeen galbeedka. Wadan dhillo caalami ah oo ay maamulaan amisom, un, uae, west iyo ngos.

  • @foxtrotmc.
    @foxtrotmc. ปีที่แล้ว +3

    Maamul baahan misana ogayn waxa uu beri cuni lahaa ee umada dhacaaya misana faqri ka baqaaya maxaa loo waydiinayaa oo ay ka ogyihiin 40 sano waxa dhici doona 😂 ee fadlan waydiiya hadii ay wax og yihiin goormay mustaqbalka naftoodi ku egtahay 😂

  • @user-hm5fx3se2y
    @user-hm5fx3se2y ปีที่แล้ว +1

    1960's Soomaaliya waxay laheyd 2 warshadood, 1960-1990 waddanka wuxuu lahaa 66 Warshadood oo 28 ka mid ah ay private ahaayeen. Waxaa Dalku lahaa waxbarasho iyo caafimaad lacag la'aan ah. Taariikhdiisa agaasimaha ahna la-taliyaha Madaxweynaha wuxuu u baahan yahay in uu dib u baaro. Teeda kale, waxa uu hiigsanaayo waa arrin rajo ah, wixii aan jeclaan laheyn in aan noqono, laakiin aan ku saleysneyn daraasad cilmiyeysan.

  • @rumaanaahmed5574
    @rumaanaahmed5574 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allaah Tabarakalah ❤❤❤❤ Allaha noo Xafido Xurmadle Xasan Sheikh Xafidalaah ❤❤❤

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool ปีที่แล้ว +1

    Aqoonyahanku Wuu Fikir Fiicantahay Waana Waxyaabaha Rajada Wayn I Geliya In Mustaqbalka Soomaaliya Uu Hagaagi Doono Oo Da,yar Aqoon Leh Ay Hanan Doonaan Hogaanka & Jihaynta Dalka.

  • @BLACKLIVESMATTER_MOVEMENTS
    @BLACKLIVESMATTER_MOVEMENTS ปีที่แล้ว +1

    $255 billion ayuu noqonaayaa gdp markaas hadii $15 kun uu yahay gdp per capita

  • @saxardiid9591
    @saxardiid9591 ปีที่แล้ว

    Birmade hassan sheikh markuuxaafadiisa soodhaafo haynoo ahaato

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 5 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 ปีที่แล้ว +1

    Maalinwalbo waxan maqalnaa Dalkan wuxu so maray saas Iyo saas Dabadhilifyada Shisheye kaalkaal ah e hada Dalka maamula maxad qaban kartiin Qolo Qolo iyo Qabaai'lo wax ahayn kama shaqeysaane

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 ปีที่แล้ว +2

    HASAN DHIIQO 2060 MA GAARAYA HORTA IYO DHAMAN HORGALADISA.
    KAN YAR MA HADUU HURDO KASO KACAY . MA OGA MIYAA IN 1960-1990 AANU AHEEN WADANKA AFRICA UGU DHAQAALO BDN UGUNA AWOOD BDN. INDUSTRIALIASED COUNTRY INAAN AHEEN MA OGA MIYAAA. INAAN EUROP AAN U DHOOFIN JURNAY . CARAB CALOOL KUUSNA AAN QUUDIN JIRNAY .

    • @waleedmohamed3311
      @waleedmohamed3311 ปีที่แล้ว

      Neef, qorshaha, mataqanid.

    • @garaadyare2787
      @garaadyare2787 ปีที่แล้ว

      Qalbigaaga qabiil iyo qurun ayaa dagay qorsho maxaa ka taqaana
      Qorshaha xasan malahan ee soomaaliya ayaa leh madaxweyne kasto nasiib u yeesho inow somaliya xukumana qorshahaas ayuu raacaya

  • @abdulkadirmohamed7667
    @abdulkadirmohamed7667 ปีที่แล้ว +2

    Beenlow 60kii ilaa 90kii wadanka wax fiicnaa isbitaalo waxbarasho jidad fiican nabadgalyo iyo horumar intaba waan heysanay ee usc ayaa umadda iyo dalkaba burburiyay oo ilaa hadda boob iyo xoog ku heysta wadanka

    • @aisha665
      @aisha665 ปีที่แล้ว

      WHO ARE YOU MINORITIGA KENYA IYO ETHOPIA DEGO E CIILAN MAA TAHAY NO MORE VILLADA RERKIINA ISKA CABAADA

  • @Hbx-ci3bm
    @Hbx-ci3bm ปีที่แล้ว +1

    Dhaqaalaha Nabad iyo nolol. Ka horsey so 📚📦📮🌠✍🏿🦶🏿🦶🏽✍🏿🇸🇴🆓🗣️🔭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌚

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 ปีที่แล้ว

    Marka hore madaxda musuqa ha iska dhaafto ka dib cajaladaan noo shida dowlad halkeedi sano ee u horeeyey hada misheer kii bixin la umaleeyn maayo in aay riyadaan rumeeyneyso

  • @addesom
    @addesom 7 หลายเดือนก่อน

    Weli Qorsho la dejin doono ayuu ka hadlaayaa, mana uu xaddidin waxa la qaban doono iyo sida loo qaban doono. Riyo mala-awaal ah ayaan u arkaa. Allow dalkeyga adaa u maqan.

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 ปีที่แล้ว

    Very good ❤️❤️❤️💙💙

    • @ramatgan1
      @ramatgan1 ปีที่แล้ว

      Adduunka oo dhan waa horumaray, Soomaaliyana weli waxay ku dhex milmeen qashinka. Waxaa maamula beta stooges daciif ah oo ay meel dhigeen galbeedka. Wadan dhillo caalami ah oo ay maamulaan amisom, un, uae, west iyo ngos.

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520
    @maxamuudahmedcabdikadir4520 11 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheq inu nolan dono ma filyo 2060🤣

  • @ayaanwarsame8264
    @ayaanwarsame8264 ปีที่แล้ว +2

    Khiyaali mooryaan weeye dawladani.

    • @ykhalid182yusuf6
      @ykhalid182yusuf6 ปีที่แล้ว

      War saxa mahe wariyo ayuu war moodaya kan 2060 hhhh

  • @asamadhassan1419
    @asamadhassan1419 ปีที่แล้ว

    Shimbirayalow heesa!
    Saa dowlad baba la dhsi la’a yahay ay u dhan yihin shurucdeda dastuur & maxkamdaheda & gole garsoor oo madax banan, marka ka hadal ka 2060 waa iska dhalanted wana marmarsinyo hogamiyayaal fashilmey saa dowlad wanag haddii aysna jirin wax dhismaha & wax hormaraya ma jiraa oo dowlandimo wanaga baa wax walba u Sal ah , wana ku fashilantey vila wardhigley in la abuuro dowlad nidamsan oo leh mabaadi adag oo lagu gaaro 2060 walow anna ba garaneyn sidey somalidu ku gaari doonto oo jiilalka dmabe jid kii ay mari lahayen waa in loo fala, mesha somalidu leyso shacabkeda😂 boo yana xoolaha umadda oo lagu dhameeyo “qataye qaddo”
    Waa maadeys aduunyadu dadkuna😂 waa ay matalayaan “

  • @abdallayuusufyuusuf984
    @abdallayuusufyuusuf984 ปีที่แล้ว

    Ar yaa dad wareeray meeshaan joogaan waxaa maqli jiray waan socon waayay aan orodno war ummada jahliga iyo faqriga ku habsaday oo ilaah gara la' waa maxay masiirkeeda

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 ปีที่แล้ว

    Allah hanagu gaarisyo caafimaad cumri dheer oo cibaado suban basha bash iyo barwaaqo Amiin yaa Rabi.cadowga umada somaliyeed cagta ka hoos Amiin yaa Rabi

  • @ahmadalsomali3395
    @ahmadalsomali3395 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhh 😂😂😂😂😂 2060

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 2 หลายเดือนก่อน

    1956 ayey Somaliya 🇸🇴 Dowlad ka jirtay,
    Marka 2056 ayey ku
    Aadaysa 100 sanno.
    Tan kale Somaliya waxaa kala qo qobay
    Qabiil iyo Aqoon yari.
    Iyo Dad iLaah ka baqo
    Ay ku yar yiihin.
    Ruux walbona uudoonayo, Si uu u sad bursan lahaay kan kale ee walaalkiis,
    Sannadkaana 2024 kumaba jirto,
    Ruux waliba Bacdaada
    Dhuuqso 😂😂😂😂😂
    sheikh, porfasor, shacab, Caami, waxay
    Rabaan mellion doller
    Iyo si fudud.
    Hayeey Dooliga.

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว

    Waa aqoonyahan waa sababta madaxwayne xasan noogu dooray hoosow guulayso👍👍👍👍👍

  • @elmihmohamed6312
    @elmihmohamed6312 ปีที่แล้ว

    Hoosoow, ma XSM jufidisaaa hhhh

  • @musedahir4031
    @musedahir4031 ปีที่แล้ว

    Been badanaa ninkani. Muyu hawaawiyaya.

  • @kayzekayzeadan1029
    @kayzekayzeadan1029 ปีที่แล้ว

    Marka tuuga u wayni meesha katago ayaa taa lagaadhayaa intuuse hasan joogo khiyaamo lagama waayayo