DOWLADA SWEDEN MAXEY ISOO DHEHEEN BALANTII MAANTA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 856

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  หลายเดือนก่อน +244

    Shaley hadan qalad galnay maanta Maahiri dartiis ayaan u tanazulay Muniira waan udhaafay maahir like saar & subscribe thanks

    • @Niyaaz-sd7sq
      @Niyaaz-sd7sq หลายเดือนก่อน +6

      M.a aabo wng ❤❤❤❤

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW หลายเดือนก่อน +6

      Masuul.
      Si fiican ayaad u xalisay arrintaas.
      Ilaah hakuu fududeeyo.

    • @Sahra.cadeey_3344
      @Sahra.cadeey_3344 หลายเดือนก่อน +3

      Aabo wanaagsan ayaad tahay guuleyso awlaadana allaha kuu xifdiyo dhamaantood

    • @Yusuf_Hunter2020
      @Yusuf_Hunter2020 หลายเดือนก่อน +6

      France baa ayada u fiican ineey ku noolato adna caruurta xariirkooda ha jarin raga aabo weey u baahan yihin ma fahantey.❤️❤️❤️

    • @fatxiyaosmanbarry3996
      @fatxiyaosmanbarry3996 หลายเดือนก่อน +3

      Wallahi niin rageed wakaan sedi naga rali noqo wixi nagaka sogadey

  • @iftin2024
    @iftin2024 หลายเดือนก่อน +36

    Social media qof miyir qaba oo ixtiraam ka muuqdo wiilkan baan ku arkay, cadowgii dadka ka dhex shaqayn jirey ee dhibka reeraha ku farxi jiray, ee shadaadiinta ahaa wadnihii baad goysey
    allah ha ku barakeeyo ilmahaagii baad cadowgii uga hiilisay guul iyo gobanimo ayaan kuu rajeynayaa.❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 หลายเดือนก่อน

      Mahir hooyadis wax u dhamo malaha

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 หลายเดือนก่อน +20

    Maasha Allaah go’aan Islaannimo iyo go’aan geesinimo ayaad qaadatey kheyr Allaah ha ku siiyo

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 หลายเดือนก่อน +68

    Saxiix ilmo hooyadood ayaa u roon ee u duceey In rabbi cimri idiin siiyo,,

  • @quruxdaiyoaduunka496
    @quruxdaiyoaduunka496 หลายเดือนก่อน +53

    Maasha allah Geesi wiilkiisa badbaadsaday

  • @AminaEggeh
    @AminaEggeh หลายเดือนก่อน +51

    Good job caaqil baa tahay 👏
    GOBANIMO HADAY KAA DHAB TAHAY KAAMA WADA GUURTO👏👏👏👏👏👏👏
    Maa shaa Allah tabaarakallah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 หลายเดือนก่อน +13

    Mahadsanid walaalkey si fican baad yeshay walalo. Alle haka bad-baadsho Cadow qarson Shartood Xaasidinta shartood

  • @najmomaxamed9156
    @najmomaxamed9156 หลายเดือนก่อน +41

    Maashaa alaah nin wanaagsan baatahay hanbalyo hanbalyo guul

  • @user-gm4nr4lf1h
    @user-gm4nr4lf1h หลายเดือนก่อน +42

    Ilmaha caloosha ku jira ilmo caafimaad qaba allaah ha kadhigo Aamiin. Waxaan rajeynayaa inaad caruurtiina wada korsataan.

    • @Beingme541
      @Beingme541 หลายเดือนก่อน +3

      Kuwas we cafimad qaban i a hoyadood we nafistay🤣

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน +4

      @@Beingme541 Waxba may nefisin mid edeb daran bay ahayd

    • @habibamohamad1717
      @habibamohamad1717 หลายเดือนก่อน

      @@Beingme541wlhi ma nafisin hada Le stresse ubilawdey wad arki donta

    • @Beingme541
      @Beingme541 หลายเดือนก่อน

      @@habibamohamad1717 Allah U saqiro

  • @sabiriinabdullahi7098
    @sabiriinabdullahi7098 หลายเดือนก่อน +15

    Maansha allaah Maxamed buskut
    Aad iyo aad ayaan u wanaagsan tahay hadaat u tanasushay maahir yare hadaat saas dhihi laheyn wlh blh tlh dawladda ayaa qaadan laheet
    Allaha ku xafido aaqiro iyo aduun
    Tack så mycket aboowe

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 หลายเดือนก่อน +24

    Guuleyso ilmo hooyadoodaa ufcn ha haysato allah ha xifdiyo

  • @ayuubburhan3466
    @ayuubburhan3466 หลายเดือนก่อน +9

    You are guud father maansha Allah haay ha diin xafido ilmaha

  • @FatumaAhmed-c1d
    @FatumaAhmed-c1d หลายเดือนก่อน +19

    Allaha Noxidfiyo Carruurta Musliminta

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 หลายเดือนก่อน +18

    Maashaa allaah guul guuleeso good iop❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 หลายเดือนก่อน +13

    Maashaa allaah aabe fiican ayaa tahay guuleeso❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 หลายเดือนก่อน +10

    Masha Alaah tabarakalaah ilaaheey haku xafido maxamed. Mahiimada waa mahir

  • @najma649
    @najma649 หลายเดือนก่อน +9

    masha allah si fiican yaad samaysay ilmaha yarka na sidaa ayaa u fiican

  • @hadiyoaxmed5654
    @hadiyoaxmed5654 หลายเดือนก่อน +10

    Guulayso mahamad quruxow ani wan ku tageri jiray walikayna wan ku tageridona illahey garabkada ha galo marwo ka kheyr badan allaha ku siyo

    • @AnisaMaxamed-oo5wp
      @AnisaMaxamed-oo5wp หลายเดือนก่อน

      Istusad baad thy naaya ma ninka ayaad iska dhadhicinaysa 😂😂

    • @hadiyoaxmed5654
      @hadiyoaxmed5654 หลายเดือนก่อน

      @@AnisaMaxamed-oo5wp adikaa nin u bahan ee oradoo radso waa wil walalkeya an takero nin la an mahi sidada cml marwo sharafla ban ahay uuuh dheh

    • @user-mn3tq5vk2z
      @user-mn3tq5vk2z หลายเดือนก่อน

      Quruxow kulaha naa wa filter madam arkin miya sawirka lagaso qarxiyey 😅😅😅

    • @filsanmohamed4670
      @filsanmohamed4670 หลายเดือนก่อน

      @@user-mn3tq5vk2zp kale somalida ki quruxsan iyo ki folxun so quruxow ma dhahno tan kale qofka ma asaga is qurxin kara allah wuxu u aburo waye subxanallah ka lexda gawadha

    • @AnisaMaxamed-oo5wp
      @AnisaMaxamed-oo5wp หลายเดือนก่อน

      @@hadiyoaxmed5654 bisinka naa ma adigo marwo ah ayaad nin kuledahy quruxuw bal wllo adigo dib isku yara sax

  • @nafisanafta9555
    @nafisanafta9555 หลายเดือนก่อน +13

    Waxad samesay wax fcn masha allah guleso

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 หลายเดือนก่อน +11

    Maasha alaah walalkey saas ayaa kuu fiican

  • @najma649
    @najma649 หลายเดือนก่อน +6

    aamiin amiin allaha xafido mahir yare iyo hooyadii ba

  • @IdilAwees
    @IdilAwees หลายเดือนก่อน +10

    Masha allah alx allah idin baraketo

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allah aad ayan ugu farxay maahir inuu gacan gaalo galin hadana ilaahay gacan gaalo magaliyo nolol hooyadiis oga fiican malahan aabe fiican ayaa tahay waalidiin fiican inay kudhaleen aqlaaqda aad udhaqantay ayaa looga yeedaa ilaahay haku barakeeyo owlaadada kale iyo maahirba ilaahay hakuu hafido

  • @hawaahmed9851
    @hawaahmed9851 หลายเดือนก่อน +6

    MASHAA ALLAH SIFIICAN AYAAD SAMEYSAY WUU BAD BAADAY CUNUGAAGA 👍👍👍

  • @user-ur1cz7fe6i
    @user-ur1cz7fe6i หลายเดือนก่อน +7

    Mansh Allah illahy ha ku xifto wiikaga

  • @user-mh9ek9gv7l
    @user-mh9ek9gv7l หลายเดือนก่อน +7

    MANSHA ALLAH WALAAHI LAYSMA CAASIYE AABO FIICAN BAD TAHAY WAYO WAN DHAY LAMAD TIRSAN MUNIIRA RIJAAL

    • @amalnoor4760
      @amalnoor4760 หลายเดือนก่อน +2

      Haaa intaas ayaan walhi wiilkaan gacan ugu taagay xataa hooyadiis walaalkiisa asaga videow ka soo dhigtay dhulka ey ku malaastay juuq uma dhihin raga kale aan soo aragnay walhi uga yaraan wax bey ka sheegi lahaayen run iyo been waxey tahayba wiilkaan aad uma aqoon hada amaan ayuu istaahilaa laakin maryooley caay ayey eber uga dhigeyn

  • @user-po1gc5hj8o
    @user-po1gc5hj8o หลายเดือนก่อน +3

    Amiin yaarabi Allaha xafido wiilkaaga yar.
    Aabo fiican ayaa tahay naagfiican Allaha kuusahlo iyo owlaad baariyaal ah in.a ❤

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 หลายเดือนก่อน +8

    Asc walaaloow wallaahi waan ku farxay ,Ilmahaas yarka ah gaalo gacanta ha ugalinina ,Naagtaan hano la dhaho iyo midka macasha wayn ee daahir ladhaho ,Kuligood waa luuzaro

  • @SaynabYusuff
    @SaynabYusuff หลายเดือนก่อน +20

    Support her financially. Because she's pregnant.

    • @aaliyaatisa7025
      @aaliyaatisa7025 หลายเดือนก่อน +1

      That’s literally what he said in the video…

  • @user-cj8gl1ep6f
    @user-cj8gl1ep6f หลายเดือนก่อน +9

    Masha allaah wax wanaagsan baad samaysay

  • @user-kn5pi6kp2g
    @user-kn5pi6kp2g หลายเดือนก่อน +8

    Asc Buskut walaahi waxaad qabatey shaqo fiican
    Waana ku maha santahay 🎉❤❤nin Rag ah

  • @amalaxmed
    @amalaxmed หลายเดือนก่อน +3

    Thanks muhimada waa in cunugeena uu badbaado

  • @kifahisak2183
    @kifahisak2183 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah wll aabo fcn tahy alle haku xafido maahir

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 หลายเดือนก่อน +1

    Mnshallh wll waxa fiican yaad samaysay walid buxo ayaad tahay inshallah kheer fillo

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi sasa ufiican cunagaga aabe fiican baad tahay malin buu ku anfacayaa cunugaga wadna guulaysatay nin raga sasa lagarabaa gabadha emetional waye haka daba daysan 👏🏻👏🏻

  • @user-iv1nq8oo9b
    @user-iv1nq8oo9b หลายเดือนก่อน +5

    Un exemplaire père bravo bravo encore

  • @hawoahmed8650
    @hawoahmed8650 หลายเดือนก่อน +3

    Asc reerka eedo soo celi waa saxdaye maashaa allaha

    • @NaimaAli-yq6fi
      @NaimaAli-yq6fi หลายเดือนก่อน +2

      Dalqadaha wey dhamaden bu yiri

  • @fatimahussein8185
    @fatimahussein8185 หลายเดือนก่อน +8

    cumar ck iyo adiga masha alaah gabdhaha oo furten waxba maka shegin rijaal ayaatihiin

  • @sofiaomar3202
    @sofiaomar3202 หลายเดือนก่อน

    masha Allah sida adaa wacan hadii la is fahmiwaayo somali waxa u fiican inaan la ficiltamin awlaada lagu cayaarin cuqdad lagu ababin markii hore red u diidijirtay inay la hadasho se hada wanaag samaysay aad baa u fiicantay caruurta hooyo baa u fiican waad fiicantay Allah isha Allah khayr ha idin dhex dhigo

  • @faisoibrahim6943
    @faisoibrahim6943 หลายเดือนก่อน

    masha allh ale haidiin xafido ubadka sabiga isha baniadankana ale haidinkahayo wiilkana ale haxafido amiin yarabi

  • @aniita948
    @aniita948 หลายเดือนก่อน +3

    Allaxamdulillah sifiican ayaa sameysay aboowe❤

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 หลายเดือนก่อน +4

    Aabo wiil kiisa bada baadiye ayaa tahay❤❤❤❤❤❤

  • @nasrahassanali822
    @nasrahassanali822 หลายเดือนก่อน

    Alla ha ku barakeeyo Alla ha ku xafido ilmahaga Alla ha ku daayo maxamed sifiican

    • @nasrahassanali822
      @nasrahassanali822 หลายเดือนก่อน

      Bad samaysay hadii calaf dambe isku leedihiin wad ishelaysiin ❤❤😅

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah wllkey sidaas ayaa kaa rabaa Hooyadiis ayaa U roon in ay hayso hadalka badan cunuga uma wanaagsana ilaahey dhexdiina wanaag ha dhigo.

  • @user-xm4zo4gr1v
    @user-xm4zo4gr1v หลายเดือนก่อน +6

    احسنت بارك الله فيك

  • @user-xr2qb7jm1v
    @user-xr2qb7jm1v หลายเดือนก่อน +5

    hooyo iyo aabo sabra lnsha Allah

  • @leilaomar5706
    @leilaomar5706 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah aboowe sifiican baad sameysay aabe wanaagsan baa tahay wiilkaaga waad badbaadisay

  • @SafiaMohamed-pg7rs
    @SafiaMohamed-pg7rs หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah xikas baatahay si fican yeeshay 👍

  • @nagmaabdillahi276
    @nagmaabdillahi276 หลายเดือนก่อน +1

    Markii horeba waad qaldanyd mhamadow ilmana hooyadii looma dhaamo
    Gadaalbad ka fahantay lkn thank you wll ❤🎉

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 หลายเดือนก่อน +1

    mahamad buskut maasha Allah wa xaa sa ma y say wax fiican illahay cuni kiin cadow illahay ha idin kaqabto aamiin yaarabi maahir illahay idin taa yo aamiin yaarabi

  • @cusubohormar7319
    @cusubohormar7319 หลายเดือนก่อน

    Maashalaah ilahay ha ku barakeeyo si wacan baad yeeshay maxamed buskud dadka kale ha ku daydaan

  • @shamischannel6816
    @shamischannel6816 หลายเดือนก่อน

    Masha allah walal si fcn ayaa u fikirtay illah ha ino bad baadiyo caruurta

  • @Farxiyo-p4z
    @Farxiyo-p4z หลายเดือนก่อน +15

    Habartii isweedhan lashaqeeneese waa kareese wlhi Mel xun ayee Kula rabte sas ayaa Ku Fican shale is jacel ayaa eheden

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 หลายเดือนก่อน +1

    Asc, maasha’alaah,maasha’alaah,maasha’alaah caqliga alle ha kuu xafido, ninka ragga waa in uu doorashadisa uu ku kalsoonado, waad ka raysay kuwii fidmada waday.

  • @hafsaabdalla5313
    @hafsaabdalla5313 หลายเดือนก่อน +5

    Masha Allah wax wanaagsan baad samay say

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf หลายเดือนก่อน +1

    Walahi waa wax lagu farxo mar hadad kiiska ad so afjartay wayo wa wax u fican mahir yare

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 หลายเดือนก่อน +1

    Alxamdulilah qeer ilahay haku dhameyo Hooyadii dhashay waaye udhaf uducey ilahay haku xafido intey gaalada kaa wadan la haayen hooyadii hawadato

  • @Sahra.cadeey_3344
    @Sahra.cadeey_3344 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah allaha kuu xifdiyo maahir

  • @nadifakarshe9277
    @nadifakarshe9277 หลายเดือนก่อน +1

    aad uga xumahay in aad halkaas isla gaarteeen lakiin dhib malahan hadiii aad tahay aabe wanaagsan ma wayn doontid Mahir qaliba kheyr u sheeeg🌹

  • @fadzmu7334
    @fadzmu7334 หลายเดือนก่อน

    👑 👏👏👏👏👏👏👏👏👏 fariid taala kaama tagiin good ❤❤❤❤❤💪💪💪

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah nin rageed saas ayaa lagaa rabaa ❤

  • @asmaomer5311
    @asmaomer5311 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha amaansado wiilkaa yar idinkana rabbi dhexdiina islaax ha dhigo

  • @mahamudayshidindhabi4685
    @mahamudayshidindhabi4685 หลายเดือนก่อน

    Maashaa,allaah rag sax ah siduu yeelo ayaad yeeshey. Hadey soohadasho xataa hajawaabin xadow waadka guuleysatey. Canugaas waligaa fiiri dhagool aatahay maanta wixii kabilaabato waxbaba mamaqashid hamaqlin wexey soodhigaanoo dhan guuleyso❤❤❤

  • @umoahmed4221
    @umoahmed4221 หลายเดือนก่อน

    Wax fiican baad samaysay nin raga baa tahay habo Allaah hakuu xafido awlaadaada

  • @ashaaweis381
    @ashaaweis381 หลายเดือนก่อน +2

    mashalah tabarakalaha good job good father 🎉❤

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waan waxa wanaagsan ìnaad cunugaga u hiilisay xaqiisa aad siiso Masha Allah aabo ku dayasho mudan💯👏👏

  • @user-ke4jh7gi6f
    @user-ke4jh7gi6f หลายเดือนก่อน

    Mash Allah ilahay Haa ku barakeyo walkeyga wax fican ayad samesay

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf หลายเดือนก่อน

    Masha allaah tabarakallaah wallaal somalidu waxay ku maahmaahda ficil iyo faaido meel ma wada fadhiistaan waxaad tahay nin caqli badan waad saxantahay hambalyo❤

  • @xilwafitbeautychannel3667
    @xilwafitbeautychannel3667 หลายเดือนก่อน

    Aabo fiican ayadtahay ilaa bilawgii qisadina waan la socday markaliya adigo xuman sheegaya kuma arag ilmaha abo wacan oo daryeelay ilmihisa Mansha allah allah haku xifdiyo

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah. Mahadsanid Maxamedoow aabbe wanaagsan ayaa tahay runtii

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan8074 หลายเดือนก่อน

    maansha Allaah abbe aad u fiican baadtahay Illaahay wiilkaa gacanlabad iyo galo Illaahay uma gacan galiyo waad fiican tahay walaal waa ka guuleysateen . Nabigeenna Maxamed Salalaahi wa'wasalim wuxuu yiri qofkii caradiisa qarsada baa wanaagsan Illaahay khar ha ku siiyey. Alxamdulillaah Illaahii Muslim inaga dhigey waad fiicantahay qof Shaqsiyad wanaagsan baad tahay Hooyo fiican baa soo rabeysay wiilkaan yarkaa Illaahay baad xagiis baad ka heleysaa Allaha kuu xifdiyo wiilkaagabiyo caruurtasde kale amiin

  • @user-jj1gg5yn2c
    @user-jj1gg5yn2c หลายเดือนก่อน

    Asc maansha Allah maxamad buskudoow si fiican ayaad yeeshay iyo nin Ragaa Tahay walaahi

  • @janira7480
    @janira7480 หลายเดือนก่อน +1

    Rag rag 😊😊😊dhalay above Guul Iyo gobonimo

  • @Caaishocubdhul-ok5ko
    @Caaishocubdhul-ok5ko หลายเดือนก่อน

    Masha allah nin rageed waa sababta nimanka loo ga dhigay inay masuuliyad qaadaan ina adeer nolosha kuma xumayso horay usoco

  • @salatsalat8725
    @salatsalat8725 หลายเดือนก่อน

    Insha Allah sxb wat ku saxsanthy in aad u tanazusho hoyo waa hoyo ayadana Allah haku asturo Wilka yar❤

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 หลายเดือนก่อน +5

    Masha'allah alx alx wabilaahitowfiiq😂❤🎉

  • @fathiadjama
    @fathiadjama หลายเดือนก่อน

    Macha Allah tabaraka Allah, nin iyo badh. Si fiican ayaad samaysay. Allah haku barakeeyo.

  • @team_isha
    @team_isha หลายเดือนก่อน +1

    Asc maasha allah caqligaaga fiican allah hakuu xafido

  • @ashasaid7324
    @ashasaid7324 หลายเดือนก่อน

    You're a good father the baby doesn't deserve parental problems 🎉

  • @homefun.
    @homefun. หลายเดือนก่อน

    Masha allah ninrageed sida ugu wanaagsan bad sameysey

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah keep going 🙏🙏👏👏

  • @hodanmohamud-rr2fg
    @hodanmohamud-rr2fg หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah ilmaha hooyadood ayey ku qurux badan yihiin iney heyso dacwad iyo isjiijid ma fiicno oo hadhow gaalo inka dhax bixiyaan ma fiicno

  • @Iman-321
    @Iman-321 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah aabe masula tahay muniiro waxa wala naago nolosha ka dhacay amiro iyo hano waxe raben wiilka yar inow galada u gacan kalo wana ka reysee barofo nin raged ba tahay wiilkada masuliyado kugu laha waa ka soo baxday masha allah muniro illaahey inta ka ratay allah karad siyo ❤❤wax fiican bana sameyse legend

  • @amina9670
    @amina9670 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah! Waa qof qalbi wanaagsan. Ilaahey haku hafido

  • @SahraKaaba
    @SahraKaaba หลายเดือนก่อน

    masha allah wllhi Aabo wanaagsan alle haku kartaameeyo sida aanad ugu jawaabi xaaskaagii ceebteediina aanad soo bandhigin

  • @UmAmaar-mv2rm
    @UmAmaar-mv2rm หลายเดือนก่อน +1

    Mash alaa. Guul wscn❤❤

  • @maryanmaxamed3376
    @maryanmaxamed3376 หลายเดือนก่อน +2

    Maxamed gob ayaa thy mashalllh hambalyo❤❤❤🎉

  • @farhiyoahmad9008
    @farhiyoahmad9008 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ilmo hooyadood ayaa uroon aabo mar kastaba waa tahay

  • @munomnuur7533
    @munomnuur7533 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wlhi qof qalbi fican tahay wilkaga ka fikartay aabe wanagsan tahay maahir u ducey waxba kama halabayaan maahir cade Insha Allah

  • @ismahaanabdulahi3538
    @ismahaanabdulahi3538 หลายเดือนก่อน

    Masha allah mhdsanid wallkey

  • @TechAzhaar
    @TechAzhaar หลายเดือนก่อน

    Si fiican bad sameysay sxb ee try to support her financially bcz she is pregnant. Thanks sxb for the great work you have done

  • @kherdoncabdi2288
    @kherdoncabdi2288 หลายเดือนก่อน +6

    geesi mansha alah

  • @nimometan9456
    @nimometan9456 หลายเดือนก่อน

    Masha alah wll aboo wngsn ayaadtahy ilmahayar hoyodii ayaa ufiican

  • @faadumomaxamed9425
    @faadumomaxamed9425 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah nin rageed ayaa tahay Allah ku xafidi🎉

  • @umuarafat6294
    @umuarafat6294 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah arin fiican ayaad samaysay aqliga aqliga allaha kuu ziyaadsho maadaama aad u ogolaatay cunuga hooyada si la idinka faaidaysan mashallah

  • @halimoosman7428
    @halimoosman7428 หลายเดือนก่อน

    Masha alaa maxamad buskud waxaan kamid ahay tagarayashada sifiican ayaad samaysay sidii ugu gicnayday ilmana looma dhamo houadiis

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 หลายเดือนก่อน

    Mashallah maxamed aad ayaa ugu mahadsan tahay marka la kala roonaan dhib badan ayaa kugu imaanaya ilmha ayaa markasta la fiiriyaa somalina waa dad xasaraad badan jecel dadka inay kala fogeeyaan dumarka somali waxaa u sheegayaa joojiya family aad ku Kala jirtaan especially dumarka caayay gabadha reerkan ma kala maarman waxaan waa wax iska soo dhamaanaya maxamed aad yaa u mahadsan tahay markastan ku dadaal xalinta reerkaaga hadaan dumar nahay dulqaad baa nagu yar wax yar mardanbe ha la soo wadaag in dadkan habaar tamaya reerkaaga jiq uga sii yay kaa faaidin waxaa ku lee yahay peace 🕊️

  • @FaadumoyusufFaadumo
    @FaadumoyusufFaadumo หลายเดือนก่อน +3

    Aaabe adag Hdaan ku taagerya🎉

  • @maryanunshey3519
    @maryanunshey3519 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah waxaa tahay nin qiimo badan oo sharaf leh waana run hooyadiis wax uga roon maleh.

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 หลายเดือนก่อน +18

    Geesi atahay wiilka hooyadis udhaaftay wakugu qaatay qaladkiina waa saxday