Wareysi: Jeneral Odowaa oo dhowaan xilka laga qaaday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 มิ.ย. 2023

ความคิดเห็น • 221

  • @abdiwelibadane3404
    @abdiwelibadane3404 ปีที่แล้ว +18

    Waaa marki igu horeysay oon maqlo Qof inta xilka laga qaday dhahayo waa wax wanagsan inu isbedel dhoco 🙏🙏Masha Allah Gen.. Odawa Yusuf Raage

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise wuxuu u yimid inuu sameeyo shaqo madax furashada aadanaha, si uu ula heshiiyo isaga iyo allabarigiisa.
      Isaga u aqbal sidii Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

    • @HamidaKhatun-nw2lp
      @HamidaKhatun-nw2lp ปีที่แล้ว +2

      Ninku wa abgal ninka kaqadayna waa abgal lkn farmajo manta dagaal ay kuqaadilahayeen taas laso waa husroosaaye

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ilaah intuu dunida jacayl u qabay ayuu siiyey Wiilkiisa Ciise Masiix inuu kula heshiiyo nafsaddiisa, inaynu isaga xaggiisa nolosha weligeed ah ku gaadhno, Ilaah uma soo dirin isaga inuu xukumo binu-aadmiga laakiin inuu badbaadiyo.
      Ma doonaysaa inaad isaga u heshid sidii Rabbi iyo Badbaadiyaha noloshaada?

  • @safiaafrah1248
    @safiaafrah1248 ปีที่แล้ว +10

    Maashaa allah jan.odawaa taariiqdaa kuxusi doonta. Qalbiyada wanaaga iyo horumarka dalka jacel ayaa wax bdn ku xasuusan doono.mahadsanid janaraale.

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise wuxuu u yimid inuu sameeyo shaqo madax furashada aadanaha, si uu ula heshiiyo isaga iyo allabarigiisa.
      Isaga u aqbal sidii Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

  • @mohamedibrahim7653
    @mohamedibrahim7653 ปีที่แล้ว +19

    Oday waa Hogamiye mustaqbal fiican ugu fadhiya umada somaliyeed waxuu kulansaday caqli dadnimo iyo caqiido wanagsan horay u soco generale taariikhda CXDS yaad baal dahab ah uga taal guulayso

    • @farhiaismail1984
      @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +2

      Marka la magacabay aniga wan ka so hor jeday lakin nin dhalinyaro shaqeyo noqday

    • @moussamomed3890
      @moussamomed3890 ปีที่แล้ว +1

      Guul

    • @maryamokeyton9176
      @maryamokeyton9176 ปีที่แล้ว +1

      Waa run wlle نعم بالله نعم بالله نعم بالله

    • @maryamokeyton9176
      @maryamokeyton9176 ปีที่แล้ว

      Maa shaa allaah guuleyso guuleyso guuleyso guuleyso

    • @Light-q3r
      @Light-q3r ปีที่แล้ว +1

      Riyo m

  • @AbdikadirMaxamuud-ts5ju
    @AbdikadirMaxamuud-ts5ju ปีที่แล้ว +20

    Mancha allaah si wanagsan ayuu u waramay Taliye da’ yar General Odowaa

    • @maryamokeyton9176
      @maryamokeyton9176 ปีที่แล้ว +3

      11:11 maa shaa allaah waa sidaas uu u hadley gabadhaas warka waa loo soo dhiibey

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise waa ku jecel yahay; Wuxuu u yimid bini'aadmiga inuusan xukumin balse inuu badbaadiyo.
      Aqbal Ciise inuu yahay Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise waa ku jecel yahay; Wuxuu u yimid bini'aadmiga inuusan xukumin balse inuu badbaadiyo.
      Aqbal Ciise inuu yahay Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

  • @sahramohamudali663
    @sahramohamudali663 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah General odawaa sharaf iyo karamo ayey somali ku heysa sida sharafta leh aad dalkaga aad ugu shaqeysay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏👍🇸🇴🇸🇴

  • @muqtaaar9446
    @muqtaaar9446 ปีที่แล้ว +28

    Odawa has answered all questions accordingly.
    I can say he is a brilliant man.i wish for him all the best in life god bless him.

  • @adenbare9213
    @adenbare9213 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah waa geesi tariiqta meel ficaan kagalay, thanks Mr Odawaa

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool ปีที่แล้ว +3

    Odowaa Raage Wuxuu Ahaa Taliye Fiican Oo Dhallinyaro Ah Akhlaaqiyan & Siyaasiyanba Waa Nin Dhisan Sida Waraysigiisa Ku Cad.

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 ปีที่แล้ว +4

    Guuleeysta Ciidamada Qaranka , horay udhaqaaqa
    Guul.

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 ปีที่แล้ว +4

    MASHA ALLAH TABAARAKA LAAH ODAWAY YUSUUF RAAGE CIRIGAGA ALLAH KU BARAKEEYO CIRI DHEER ALLH KU SIIYO HORAY U SOCO MUSTAQBAL WANAGSANAD LEDAHAY

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad ปีที่แล้ว +9

    Generaal Odawaa mahadsanid hawsha fiican ee aad dadka iyo dalka u qabatay.. waxaana rajeynayaa inaad hawlaha amniga dalka ka shaqeyso oo aad caawiso horumarka amni ee soomaaliya. Guulayso marwalba.

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise wuxuu u yimid inuu sameeyo shaqo madax furashada aadanaha, si uu ula heshiiyo isaga iyo allabarigiisa.
      Isaga u aqbal sidii Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise wuxuu u yimid inuu sameeyo shaqo madax furashada aadanaha, si uu ula heshiiyo isaga iyo allabarigiisa.
      Isaga u aqbal sidii Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

    • @Imaan92546
      @Imaan92546 ปีที่แล้ว

      Cidayowgi galada ahaa ba tahiin miya

  • @fardsohussein7136
    @fardsohussein7136 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah waa la baxsatey illaah baa kuu abaal gudaya hada wallalaha ka weydo

  • @mohamedabdishakur1350
    @mohamedabdishakur1350 ปีที่แล้ว +5

    Suaalo kulkulul iyo jawaabo waafi ah oo cadcad

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah waa xariif sifiican buu oga jawaab dhamaan du’aalihii horay taliye

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 ปีที่แล้ว +12

    MashaAllah hugaamiye dhab ah Allaha kuxifdiyo

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise wuxuu u yimid inuu sameeyo shaqo madax furashada aadanaha, si uu ula heshiiyo isaga iyo allabarigiisa.
      Isaga u aqbal sidii Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

  • @deeqaalimahmud4089
    @deeqaalimahmud4089 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah somalia somali baa leeh ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise wuxuu u yimid inuu sameeyo shaqo madax furashada aadanaha, si uu ula heshiiyo isaga iyo allabarigiisa.
      Isaga u aqbal sidii Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sarey gaas odawa
    Yusuf Raag ALLAH HA XAFIDO ADUN IYO AKHIRO.

  • @musabishar1543
    @musabishar1543 ปีที่แล้ว +4

    mashallahu mudane j odaway wa gesi ay inbadan laxasusundona waxan urajeynaya inshallahu tacala guull jogta ah

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise wuxuu u yimid inuu sameeyo shaqo madax furashada aadanaha, si uu ula heshiiyo isaga iyo allabarigiisa.
      Isaga u aqbal sidii Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 ปีที่แล้ว +1

    Odawaa yusuf rage masha allah guuleyso waliga geesi geesi dhalay 🙏✌️👍👍❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 ปีที่แล้ว +5

    Odawaa waa geesi naftù hure ah guulayso

  • @Maxamadjanan-ux2nl
    @Maxamadjanan-ux2nl ปีที่แล้ว +7

    GENERAL ODAWAA ILAA INTUU SHAQAYNAYEY AAD IYO AAD BAAN ULADHACSANAA .DAACAD NIMADIISA IYO FARIIDNIMADIISA .ALLE HAKUBARAKEEYO AMEEN YAH RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 THEN WERIYE FALSTIINA SU AALO QIIMA LEH BAY WEYDIISEY . THANKS 👍

    • @LuulCabdirhman
      @LuulCabdirhman ปีที่แล้ว +2

      😊😊

    • @aliabdiali8790
      @aliabdiali8790 ปีที่แล้ว +2

      Sareeygaa s Adana wadanka ugsareey darajada

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise wuxuu u yimid inuu sameeyo shaqo madax furashada aadanaha, si uu ula heshiiyo isaga iyo allabarigiisa.
      Isaga u aqbal sidii Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว +1

      Ciise wuxuu u yimid inuu sameeyo shaqo madax furashada aadanaha, si uu ula heshiiyo isaga iyo allabarigiisa.
      Isaga u aqbal sidii Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

    • @gebehie1769
      @gebehie1769 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@EspiritoSanto33waxaad ka hadleyso mala socota alle swc ayaa adeecid iyo raaxid midan ciise waa nabi kamid ah nabiyaasha lasoo diray

  • @siraadcali8636
    @siraadcali8636 ปีที่แล้ว +9

    Maashaa allaah jan ODAYWAA GUULAYSO GEESI BAAD TAHAY
    MALAHAYGA MADAXWEYNE BAAD KU HABOONTAHAY.

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH ODAWAY YUSUUF RAAGE WAA GEESI HALYEEY QARAN AH WAA RAGDEDI INOSAN ISKU DHEJIN KURSIGA XELKU WAA MEERTO

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid mudane jeneraal odawaa yuusuf raage guuleyso ❤❤❤

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise wuxuu u yimid inuu sameeyo shaqo madax furashada aadanaha, si uu ula heshiiyo isaga iyo allabarigiisa.
      Isaga u aqbal sidii Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

  • @MOHAMMEDV3465
    @MOHAMMEDV3465 ปีที่แล้ว +13

    GUUL XOOGA DALKA SOOMAALIYEED 🇸🇴💪🏾

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise wuxuu u yimid inuu sameeyo shaqo madax furashada aadanaha, si uu ula heshiiyo isaga iyo allabarigiisa.
      Isaga u aqbal sidii Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox ปีที่แล้ว +3

    Maashaa allaah aadbuu isaga celiyay qgodadkii ayla rabtay maashaa allaah alaha kuxafido taliye mustaqbal wanaagsan baan kuu rajaynaynaa

  • @binti4395
    @binti4395 ปีที่แล้ว

    Maansha allaah waadkabaxsatay odawaa yuusuf raage halyey qaran guuleyso

  • @cabdidhere
    @cabdidhere ปีที่แล้ว +1

    Nin adag waaye keep going brother

  • @xasanadan573
    @xasanadan573 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah jir oo joog iyo gabadheena wareysiga qaday cimri dheer cafimad qaba alaah ha idin siyo,Amin

  • @IlkacaseAxmad
    @IlkacaseAxmad 3 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa geesi qaran guuleyso sxb🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🪖🇸🇴

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว +2

    jeneraaaal odowaaaa laaaaandheere somaliyed taariikhdaa ku warinayso shakhsiyadaada somalinimo

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 ปีที่แล้ว

    Thanks ur service May God bless u 🇸🇴👍🇸🇴👍🇸🇴👍🇸🇴👍🙏👍🙏🙏🙏🇺🇸🇺🇸

  • @warda4257
    @warda4257 ปีที่แล้ว +4

    General odawaa sharaf iyo karamo🇸🇴💙

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise wuxuu u yimid inuu sameeyo shaqo madax furashada aadanaha, si uu ula heshiiyo isaga iyo allabarigiisa.
      Isaga u aqbal sidii Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

  • @cabdicali2573
    @cabdicali2573 ปีที่แล้ว

    MaashaAllah Gen Odawaa Guuleyso

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว +2

    viva jeneraaaal odowaaaa viva somalia milatari viva all somalia

  • @nrcabdi
    @nrcabdi ปีที่แล้ว +6

    😓😓..😓😓 Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. Waxaa jira dad naftooda ka been abuurta oo balaayo aan ilaaheey gelin dusha iska saara balse waxan ka hadlayo waa sida ilaah ogyahay iyo xaalada aan ku jiro. Waxan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaaanba, aysana jirin cid kale oo garab u ah. Waxan ahaa qof waxbartay oo aqoontiisa wax ku qabsada balse maanta ma awoodo inan ka faa'iidaysto cilmigayga xaalada liidata ee aan ku jiro aawgeed. Xitaa hooy iyo guri malihi oo masaajidka banaankisa ayaa deegaan ii ah, mararka qaarna ma helo waxan cuno maalmo isxiga. Walaal xaaladayda qoraal kuma soo koobi karo ee maanta adaa garab ii ah ee iigu hiilli duco iyo deeq waxaad awoodo si walaalnimo iyo islaanimo ah. Xaaladayda waa mid muuqata oo lasoo arki karo. Moobeelka aan isticmaalayo xitaa qof walaal ah ayaan si kumeel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba inaan helo walaalo wax i tara. Magacayga iyo lambarkaygu waa Cabdulqadir Cabdi
    252 617313184
    Muuqdisho

    • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
      @ZakariyeMaxamed-vj5ot ปีที่แล้ว +1

      Allah haku gargaro wll 😢

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise wuxuu u yimid inuu sameeyo shaqo madax furashada aadanaha, si uu ula heshiiyo isaga iyo allabarigiisa.
      Isaga u aqbal sidii Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise wuxuu u yimid inuu sameeyo shaqo madax furashada aadanaha, si uu ula heshiiyo isaga iyo allabarigiisa.
      Isaga u aqbal sidii Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

  • @haasimchannell9898
    @haasimchannell9898 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah waa nin ku dayasho mudan odawaay yuusuf raage

  • @RNN1234
    @RNN1234 ปีที่แล้ว +4

    Genaraal Odawaa Waa General Daa'uudka Nool

  • @sarajimale5953
    @sarajimale5953 ปีที่แล้ว +1

    Odiwa wa geesi masha alh bravo

  • @aliosman4290
    @aliosman4290 ปีที่แล้ว +4

    Cali jete odawa wax haka barto

  • @alisheikhey6628
    @alisheikhey6628 ปีที่แล้ว

    Well done General odawa you did nice job inshallah Allah will be with you لاتقف الله معنا انشاء الله

  • @saiidaideed
    @saiidaideed ปีที่แล้ว +4

    Odawaa for president. Wadani daacad oo dgab ah.

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 ปีที่แล้ว

    Masha allaha Janaraal Odaywaa ❤❤❤❤

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 ปีที่แล้ว

    Masha Allaha will yar sort wadank xaji

  • @Shiine1st
    @Shiine1st ปีที่แล้ว +3

    Masha'Allah

  • @xamdicabdi3514
    @xamdicabdi3514 ปีที่แล้ว +2

    General odayewa yusfa rage Good to answer questions about military information so man is working with the an time ⏲️ get the best wishes in somalia military 🪖 for himself Good news

  • @user-ic1jx7fw6y
    @user-ic1jx7fw6y 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaaa allaahu tabarakallaah taliye suu aalo aadka jawaabty umaleymaayo inuu madaxweynaha kajawaabikaro weliba su aasha ah taliyayaasha kaa horeeyey kawaran waa asiibtay nin buuxa uunbaa kajawaaba hadalkaa caqligada allaah kuuu daayo

  • @farxaanfargeto6097
    @farxaanfargeto6097 ปีที่แล้ว

    Hada wa nabadon somaliyed❤❤❤

  • @sacdiyajelle7920
    @sacdiyajelle7920 ปีที่แล้ว

    Jeneral odowaa aalanahaa war laguma gadikaro Mansh🥰🥰 allah

  • @antaraltahir7697
    @antaraltahir7697 ปีที่แล้ว

    Ma Sha Allah Good answer

  • @maryamokeyton9176
    @maryamokeyton9176 ปีที่แล้ว

    Warkaas yaa kuu soo dhiibey adiga gabadha wareysanaysa taliyaha . Waxaan halkaan ka cadey oo noo muuqata in uu yahay Daacad walina uu ahaan doono qof wadaniya sidaas ku soco wadadaa Owdowaayow maa shaa allaah hooyo wanaagsan ayaa ku soo tarabiyeysey guuleyso waad sooo noqon doontaa Baal dahabiya ayaad uga jirtaa taariikhda Soomaaliyeed guuleyso guuleyso guuleyso guuleyso 😅

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 ปีที่แล้ว +3

    Mnsha allah taliyaha xooga dalka somaaliyeed, waraysi wanaagsan

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise wuxuu u yimid inuu sameeyo shaqo madax furashada aadanaha, si uu ula heshiiyo isaga iyo allabarigiisa.
      Isaga u aqbal sidii Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 ปีที่แล้ว

      @@EspiritoSanto33 maxaad ka hadlaysaa

  • @ismacilabdirashid3243
    @ismacilabdirashid3243 ปีที่แล้ว

    Masha Allah alow Ku daa wa nin raged hadalkisa aya ka fahmi kartaa

  • @hassanosman2270
    @hassanosman2270 ปีที่แล้ว

    Allaha ku xifdiyo sareye guto odawaa.

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 ปีที่แล้ว +3

    Oday waa geesi baad ahayd howl kar ah taariikhdaa ku xusi.insha'Allaah.

    • @EspiritoSanto33
      @EspiritoSanto33 ปีที่แล้ว

      Ciise wuxuu u yimid inuu sameeyo shaqo madax furashada aadanaha, si uu ula heshiiyo isaga iyo allabarigiisa.
      Isaga u aqbal sidii Rabbiga iyo Badbaadiyaha noloshaada

  • @LeiloucheSamod-jk3bn
    @LeiloucheSamod-jk3bn ปีที่แล้ว +1

    Excellent général

  • @user-nv9wi9wk6e
    @user-nv9wi9wk6e 7 หลายเดือนก่อน

    Niman jecelnaha waa odawaa yuusuuf rage marwalba guuleso taliye

  • @shireali9525
    @shireali9525 ปีที่แล้ว

    Mash allh nin kan waa nin kii ugu wanag sanaa somalia in tii xilkasoi qabatay

  • @haange
    @haange ปีที่แล้ว

    Farhan qaroole in la dilo ma aheyn in ay jagada ka qaadaan bey aheyd Allah u naxariisto

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 ปีที่แล้ว

    Darajadiisu waa sareeye guuto
    Taas horta wariye so ogoow intaadan shacabka la hadlin iska hubi Waal thanks. 👍

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 ปีที่แล้ว

    janaraal odawaa waxuu isku darsadey aftahan garti iyo wax garad guuuuuuuuleyso waxaan kuu rajeyneynaa xukuumad qiimahaaga garata ilaaheyna ha ku xafido guuuul iyo gobanimo shacabka iyo ciidankuba wuu yaqaanaa qiimaha aad soomaaliya ugu fadhido

  • @mohammedabdi7145
    @mohammedabdi7145 ปีที่แล้ว

    Masha allah genaral odawa nin culus xasus mudan la amini karo wxa ficnan kehed in xasan shiikh dhiiiiqo lagu bedalo u codeeya

  • @abddirashidahmed5191
    @abddirashidahmed5191 ปีที่แล้ว

    Sahra masha allah good point

  • @abdikarinagnedganaye
    @abdikarinagnedganaye ปีที่แล้ว

    Inshaa allh waxaan rajeynayaa inuu noqdo madaxweynaha dalka

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan4964 ปีที่แล้ว

    Guul ayan u raajynaa S/G odowaa yusuf raage

  • @dekoowabdullahi3028
    @dekoowabdullahi3028 ปีที่แล้ว +1

    Odowa guuluusoo

  • @Hosh-cu5fg
    @Hosh-cu5fg ปีที่แล้ว

    Bright man

  • @mohameddaahirwarsame6826
    @mohameddaahirwarsame6826 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah odawa siifican ayad uhadashay taliye

  • @ibrahinShugri-rw8vt
    @ibrahinShugri-rw8vt ปีที่แล้ว

    Very good man maansha

  • @abdirizaknurali6311
    @abdirizaknurali6311 ปีที่แล้ว +1

    Janaraal Daa,uud Abdulle Xirsi oo Nool buu ahaay Howlkar Geesi ah oo Wadankaan Shaqa weyn buu ahaayay

  • @abdulaahimaxamed238
    @abdulaahimaxamed238 ปีที่แล้ว

    Waaguuleeysadootaa ishi alaah

  • @hassanosman2270
    @hassanosman2270 ปีที่แล้ว

    Guul ayaan kuu rajeynayaa sareye da'yar

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 ปีที่แล้ว +1

    Is ilaali sidii G. Dhagabadan iyo rag kale yaan laguu dilin shabaabna loosaarine

  • @abwaankooreeyemaquuste1243
    @abwaankooreeyemaquuste1243 ปีที่แล้ว +1

    VOA Wareysigaan Waji gabax ayeey kala kulantay
    balse waxaan ukaftay Labada shabeele

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 ปีที่แล้ว

    General Odawaa guuleyso 💪

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 ปีที่แล้ว

    Dawlad adag haday hada inoo joogto nin sidan ah lama badaleen Alaha u sahlo waan u ducaynaynaa Allaha soo hadeeyo.

  • @JamaalCabdule
    @JamaalCabdule 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @user-mh7lk9yr6m
    @user-mh7lk9yr6m 4 หลายเดือนก่อน

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Xilka wa merto manta ninka hayo beri ma heynayo shaqadisa ficneyd ugu hambalyo Leyahay

  • @Abo_bilal511
    @Abo_bilal511 ปีที่แล้ว

    Waa waraysi dinac kararaan

  • @mohamudmohamed1212
    @mohamudmohamed1212 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @aliabdiali8790
    @aliabdiali8790 ปีที่แล้ว

    Sareeye gaas odawA tiliya ugu yar eehaasta farjada ugu weeyn meltiriga

  • @AbwaanAbdillahifarahAbwaanqons
    @AbwaanAbdillahifarahAbwaanqons ปีที่แล้ว

    Sxb waxaan ku qancaay sidaad jawabaha ugaa firisay posetive ka

  • @engdhuguf
    @engdhuguf ปีที่แล้ว

    MASUULIYADU MAAHAN DA WEYNAAN EE WAA AKHLAAQIYAADKA SHAKHSIGA

  • @user-su8dm1rh2s
    @user-su8dm1rh2s ปีที่แล้ว

    If you know l, what happened to last security guard was a person from Mj Qalas

  • @togayomediagroup4769
    @togayomediagroup4769 ปีที่แล้ว +2

    Su'aalo adag iyo jawaabo isku salaysan

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 ปีที่แล้ว +1

    NOOLOW JENERAL ODAWAA RUNTAAWEYE WAXKASTA OO AY IDINKA SHEEGAAN CADAWGA CXDS IDINMA QABTAAN CIIDANKA TALIYAHOODA UMADA SOOMAALIYEED EE AANKA MIDKA AHAY WAXAY JECLAAYEEN INAAD ADIGU SII JOOGTO HAATANA TALIYAHA CIIDAMADA XDS BALSE DAWLADA MAANTA JIRTAA MAAHA MIDAAN GARANAYNO MEELAY U SOCOTO BALSE WALAAL WAXAAD TAHAY HANTI QARAN WALAAL WAANKU JECELAHAY NOOLOW OO IS ILAALI WAKHTIGAAGANA SUG SAAXIIB WAXAN KUGU WAANINAAYAA MAAHA QABIIL BALSE WAA WADANINIMADAADA SOMALINIMO NOOLOW WALAAL ISNA ILLAALI.

  • @mahatbarise4789
    @mahatbarise4789 ปีที่แล้ว

    Taliye mudan kudayasho alaha barakeyo

  • @user-je5bc5hx3m
    @user-je5bc5hx3m ปีที่แล้ว

    taliyaha waxa badalay dad cadow ku ah kartidiisa iyo daacadnimadiisa qof walba oo dalka jecel hormarkiisa lugaha ayaa lagu dhagaa waana cilada na heysato

  • @abubakerahmed3854
    @abubakerahmed3854 ปีที่แล้ว

    Tani waxa sameyn kara kaliya nin mudulood xiliga waa meerto maanta hadaa weyso birito heleysaa xil jaceyl waxba masameeneysa

  • @maryamokeyton9176
    @maryamokeyton9176 ปีที่แล้ว +1

    Wax is badal ah oo ku imaaan doona ma jirto Khawaariij waa la dhameyn insha Allah kheyr نعم بالله نعم بالله نعم بالله

  • @naimamuad3140
    @naimamuad3140 ปีที่แล้ว

    Guulayso odwaa fariida isk celi nagta Mel walbakasoo xira

  • @abdisalamsalan7318
    @abdisalamsalan7318 ปีที่แล้ว

    Waa kaxumahay

  • @gebehie1769
    @gebehie1769 11 หลายเดือนก่อน

    Taliye odowaa waa nin qaranku kala weyn yahay xilkiisa sida fhaqanka soomaalidu ahayd
    Guuleeyso taliye odowa yuusuf raage

  • @ibrahimhusien9350
    @ibrahimhusien9350 ปีที่แล้ว

    Wcs. Mahad. Sanid

  • @abdiomar1048
    @abdiomar1048 ปีที่แล้ว

    General daauud was the first chief of Somali army ,but not the youngest nor the best ,
    Assessing the history of Somali military leadership takes a great deal of consideration instead of personal favorites which is subjective rather than objective, but there are certain factors that is important to ensure the best outcome of given issue in this case is
    1.millitary training s
    2.millitary academy institutions
    3.the size of armed forces in terms of trained &equipped
    4.the milllitary operations that he/she led or participated,
    The best suitable person is
    The chief of staff the general
    Mr: mahamed.ali.samatar.
    Who led the Somali national army, at its strongest point and it's best operations wich has historically defined,
    The ogaden war 1977-78

  • @idahorefugeecommunityassoc6613
    @idahorefugeecommunityassoc6613 ปีที่แล้ว

    1. Waa Khalad wayn in nin dhallinyar ah xilkiisii uu u soo halgamay laga qaado.
    2. Waxay niyad jab ku tahay naftiisa, iyo shacabka Soomaaliyeed.
    3. Waan khalad siyaasadeed oo madaxda wadanka kuwo ga aan xishoonaynin ay sameeyaan.

  • @kingmarwanofficiall9328
    @kingmarwanofficiall9328 ปีที่แล้ว

    Sareeye gaas cunugaan yar maba gaari karo maleesku dheelaa😅

  • @user-el5ud6in1t
    @user-el5ud6in1t หลายเดือนก่อน

    Hees miyaan dhageysanaa mise Odawaa 😂