Daawo:-Shidaalkii ugu horeeyay oo sanadkaan laga soo saarayo Soomaaliya.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 117

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 8 หลายเดือนก่อน +12

    somali rabi maa mulka iyo hogaanka ha u hagajiyo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 8 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkaasi waa wasiir mujaahid ah

  • @MaxamuudShoofaax
    @MaxamuudShoofaax 11 วันที่ผ่านมา

    Hobyo guuul galmudug guul

  • @mohamedseef1713
    @mohamedseef1713 8 หลายเดือนก่อน +5

    Hambalyo hambalyo

  • @AnasCabdullhi-z1j
    @AnasCabdullhi-z1j 5 หลายเดือนก่อน

    Wax walibo waa madax wenaheyna xasan shekh maxamud 10sano haddu naxumo wallahi billhi wadan kena waloso tahribi donna insha allah

  • @abunusayba1
    @abunusayba1 8 หลายเดือนก่อน

    Khayr iyo barwaaqo insha allah. Waxaan rajaynayaa in somalia aysan noqon sida nigeria oo kale. Dhaqaalahaasna wadanka iyo dadka dib loogu celiyo.

  • @AbdiqadirKahiye-u3k
    @AbdiqadirKahiye-u3k 8 หลายเดือนก่อน +8

    Masha Allah Alxamdulillah.
    Marka ugu horeeysa Somaaliyeey Allah SW aan u wada mahadnaqno nimcadaan Allah inaan ka barino inuu nooga dhigo tii aan ku badbaadi lahayn oona ina kala badbaadin lahayd, waa guul iyo horumar Soomaali oo dhan usoo hoyatay Xataa Haduu joogo 5 gees ee soomali kunooshahay tan labad xasadka joojiya iyo xumaanta fidinteeda maantoo kale waa maalin farxad oo qofkasta oo somali ahi uu farxo.
    tan sedexaad yeeynaan kibrin oo ku fasahaadin nimcada iyo faqrigaba waa imtixaan 2daba aan shukrino Alxamdu shukri Rabbil caalamiin calaa kuli xaal
    Guul iyo Gobanimo Nabad iyo Barwaaqo Somalia peace and prosperity

    • @mohammedabdul5923
      @mohammedabdul5923 8 หลายเดือนก่อน

      Garguurte miya ku so dira sadyr wazir Umada jaxkle uwareji miya kugu yidhy Shekadi Dastirka kox khiyaan ijogatixin allh idin khsbto Fadhigiinu allh ka dhigo jaxanam

    • @AbdiqadirKahiye-u3k
      @AbdiqadirKahiye-u3k 8 หลายเดือนก่อน

      @@mohammedabdul5923
      Ooyintaa ceshan la'dahay Qurunka caloosho kaaga buuxo iska saar, somaligana soo baro
      Deen Cafin
      Hubka cunaqabateen laga qaaday
      east african community
      Dastuurka
      Xoreenta Wadanka
      Amniga
      Shidaal
      What else do you want, Fad ama Ha fadin adigoo indhahaada soo jeedaan ayaa dadkaan horumar gaaren and there is nothing you can do about it other than cry a river
      Sxb X Sheikh iyo dadkiisaba sida khalijka ay u nool yihiin ayay u noolanayaan insha Allah adigana Window Shopper aa ka ahaane somaliya
      Cuqdad aa idin dhigtay meeshaas maxaa u caaytame una habaartame Comontigeyga waxa uu ahaa positive
      Once you replace negative thoughts with positive ones, you'll start having positive
      Dastuurka adiga lagaama wareysanaayo wadanka Mataxweynuu leeyahay cidwalba oo diidane loo joojin maayo Tareenka xasan Sh 1000 kmph uu kusocdaa

    • @AbdiqadirKahiye-u3k
      @AbdiqadirKahiye-u3k 8 หลายเดือนก่อน

      @@mohammedabdul5923
      No body cares of your lousy way of thinking, Somalia will be a prosperity insha Allah
      Are you ethiopian cause your somali language stinks
      Somaaliga baro marka hore intaad isku dayin inaad dad caayso aadna habaarto

  • @Abdirahman-sc6ue
    @Abdirahman-sc6ue 8 หลายเดือนก่อน +5

    Waziir shidalka gaska iyo saliida sosara iyo Green hedging

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 8 หลายเดือนก่อน +1

      Shidaalka waxa ka horeeya in beeraha la qoto oo cunto dalka ku filan la soo saaro oo biyaha la joojiyo la qabto, somaliya oo adhigii raaci kari wayday sidee geel loogu aamini karaa,

    • @SuldaanTaagane
      @SuldaanTaagane 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@dalaisacgibril5899yaanyada aad cunto dibad lagama keeno ogaw teda kle mid baan kugu racsanahay somaliya hadii adunka lakala xirxirto isma quudin karto wllkey

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@dalaisacgibril5899 yaa kaala tashanaayo inaa ka xun thy waa macquul

  • @MaxamuudShoofaax
    @MaxamuudShoofaax 11 วันที่ผ่านมา

    Hobyo guuul

  • @Aidarus-Abdullahi
    @Aidarus-Abdullahi 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah aad ayaan u soo dhaweeynayaa arintaan runtii ma jirto war iiga farxad badan oo aan maanta ka maqlay warbaahinta allow run ka dhig

    • @Masdille
      @Masdille 8 หลายเดือนก่อน

      Wllhi inaydaan lasoo baxayn wax shidaal iyo saliid la yidhaahno ilaa inta aynu kala go'ayno ama xal kale lakeenayo waxba yaan been la idiin sheegin shacabka koonfureedow

  • @calidhoobey2410
    @calidhoobey2410 8 หลายเดือนก่อน +11

    Haddii Laga dhabeeyo warkaan soomaliya waxay hiigsaneysaa horumar lataaban karo

    • @Masdille
      @Masdille 8 หลายเดือนก่อน

      Wllhi inaydaan lasoo baxayn wax shidaal iyo saliid la yidhaahno ilaa inta aynu kala go'ayno ama xal kale lakeenayo waxba yaan been la idiin sheegin shacabka koonfureedow

    • @SuldaanTaagane
      @SuldaanTaagane 8 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhh iska ciya wllo ​@@Masdille

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Masdilleyaa kula tashanaayo argagixisada nagu abuurteen waalaga faraxala nooyaa adinkane gacan bir ayaa laidinku qabanaa

    • @Masdille
      @Masdille 8 หลายเดือนก่อน

      @@Football-fans327 Orod iska cambuulayso hawiyaad tahoo hadalkaagan foosha xun ayaan ka gartee
      War sanadkani waa kii lagu kala bixi laha beentana layska dhaafi lahaa wax shidaaala iyo wax hormar ahna Iska ilow inta aynu iska laalaadno.
      Shidaalka ayaad doonaysaan inaad iibisaan laydinka yeeli maayo umada soomaaliyeed ayaanu ka dhaxeeya ilaa ka jooga kenya ilaa itoobiya waa la wada leeyahay car ka iibiya gaalada wllhi in la idin raacin idinkana.
      Arinta shabaabku koonfur iyo waqooyi ma kala laha dalkoogi ayay joogaan jooji aragtida gumaystaha ee aad faafinayso

    • @Masdille
      @Masdille 8 หลายเดือนก่อน

      @@SuldaanTaagane haye adna cidaada wado badna lama iibinayo shidaalna lama iibinayo sidaas ayaa la ahaanayaa iska ilow beenta iyo buhuubahaada.

  • @MaxamuudShoofaax
    @MaxamuudShoofaax 11 วันที่ผ่านมา

    Hobyo guuul 6:34

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 8 หลายเดือนก่อน +3

    umad ama dal markuu horumarayo waxaa hogaanka alle ugu dhiibaa dad ay ka go antahay in wax u qabtaan umadoda

  • @abdirashiidhinda3520
    @abdirashiidhinda3520 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh

  • @MaxamuudShoofaax
    @MaxamuudShoofaax 11 วันที่ผ่านมา

    Hobyo guuul 6:34

  • @sportschannel6235
    @sportschannel6235 8 หลายเดือนก่อน

    Ka soomaliya diita aan kudhaqano dastuurka waan leenahay illahay noosoodejiyay taasi ayaan cizi sharaf aan kugaaraynaa

    • @AMD2050
      @AMD2050 8 หลายเดือนก่อน

      Adi diin ma ku dhaqantaa horta naftaada hagaaji o ilaahay sw ku xir

  • @SudiKhalid-z5e
    @SudiKhalid-z5e 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤GUUL

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng 8 หลายเดือนก่อน +1

    Tuugaan maa wasiir shidaal nalooga dhigay xasbunalaah wanicman wakiil

    • @KaakiroBusiness
      @KaakiroBusiness 8 หลายเดือนก่อน +1

      Adimoo wax kaa dhacay!!?

    • @dr.abdurahmanali9177
      @dr.abdurahmanali9177 8 หลายเดือนก่อน +1

      Ogoow qofkii u gafa been abuurta qof muslim ah ciqaab adag ayuu ku leeyahay ilaahay agtiisa inaad qof walbo aad caydo waad ku cadaab mudaynaysaa ee walaalka muslimka ahoow is ilaali oo ilaahay ka cabso .
      Mahadsanid

    • @gesood1
      @gesood1 8 หลายเดือนก่อน

      Noosheeg ,waxaad ogtahay,

    • @AbdiwahabAAbdisalam
      @AbdiwahabAAbdisalam 8 หลายเดือนก่อน

      Aqoon miyaad uleedahay?

  • @abdirahmanwarsameawabdi673
    @abdirahmanwarsameawabdi673 8 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia Hadii Petrolka laga soo saaaro wakhitaan la joogo ayada oo aan lahayn dawlad wadanka oo dhan difaaci karta oo heshiis lagu yahay Dhib wayn baa inaga soo gaari kara sida , South Sudan, Sudan, Libya, Iraq iwm, wadamadaas aan soo sheegay badankooda waxa ay u dumeen waa in Resource kooda boobo.
    ilaahay waxan ka baryayaa in Diinta, Dalka iyo dadkaba inoo xifdiyo.

    • @Football-fans327
      @Football-fans327 8 หลายเดือนก่อน

      Inkastoo hadalkaada dhaliil sanahay hadane waxaan leeyahay aamiin

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa quud aan jirin qoryo u guro

    • @mojama1234
      @mojama1234 8 หลายเดือนก่อน +3

      Ha sugin waayin in somali wax walbo ey sameysato hadu allh idmo Daba dhilif laftee nagaa somali hor markeeda ka xunyihin 😂😂😂😂

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 8 หลายเดือนก่อน +1

    Somaaliguu wuu laga sii guurin waxa uu ku hadlin waa afqalaad dadka dhegaysan waa soomali markaa yuu xoghayaha tamarta anigu hal eray kama faran waxuu ka hadlin ilaah ayaa inoo maqan war afka qalaad naga dhaafa😊😢

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 8 หลายเดือนก่อน

    Wasiir Shidaalka waxa ka horeeya in biyaha la qabto oo beeraha la fasho oo kaluunka lala soo baxo, oo somalidan ilaahay siiyay xeebtii ugu dheereyd Africa hadana somaliya oo dhan lagamasoo helayo 10kun oo qof oo dabaasha yaqaan, waar dabaasha caruurta yar yar hala baro, kuwii hore waxay marmarsiiyo ka dhigteen bilaa dawlad baan nahay,

    • @deposkaofficial6760
      @deposkaofficial6760 8 หลายเดือนก่อน

      AGRICULTURE IS BACKBONE OF OUR ECONOMY LKIN XAQIIIQ DADKEENA KUMA BARAARUJISNO DOWLADA ARINTAA AYADA AH DADKA SHACABKA AH KUMA DHIIIIRI GALINEYSO...

  • @fadumomohammed541
    @fadumomohammed541 8 หลายเดือนก่อน

    Turkigu hasoo saaro shidaalka diyaarka ah sida holhol inta wakhti lumiska lagu mashquulayo waayo kadiyaarka ah baa sahlan inlaga faaidaysto

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 8 หลายเดือนก่อน +2

    Dadkii baa la controli la yahay shidaal war horta dalka nabad galiya

  • @Abdiahmed712
    @Abdiahmed712 8 หลายเดือนก่อน

    Odeygu horta haseexdo isagoo so jeeda ayuu riyoodey as naga so gaara please 🙏 😭 😢

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals 8 หลายเดือนก่อน

      Maxaa tiri AS aa mise anaa umaleeyo😂😂😂

  • @SuldaanMaxamedfoodcade
    @SuldaanMaxamedfoodcade 8 หลายเดือนก่อน

    Arinkaan waa sahamin iyo rajo umada lagubeerayo adeer wadanka amnigiisu inay dawladu sugtay oo damaanadqaadikarto waxsoosaarka shidaalka iskadaayee madaxtooyadii baa markasto shabab lagacelcelinayaa kadaaya dadka masaakiinta caqligooda hakuciyaarina

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 8 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan muxu suaal kasto lawydiiyo isukabynaya

  • @SHIRWA-z7y
    @SHIRWA-z7y 8 หลายเดือนก่อน +1

    *Waa laga faa'idayaa hadii si sharciga waafaqsan loo maareeyo hantida laga helo shidaal kaas*

    • @Masdille
      @Masdille 8 หลายเดือนก่อน

      Wllhi inaydaan lasoo baxayn wax shidaal iyo saliid la yidhaahno ilaa inta aynu kala go'ayno ama xal kale lakeenayo waxba yaan been la idiin sheegin shacabka koonfureedow

    • @Ahmedinho2022
      @Ahmedinho2022 8 หลายเดือนก่อน

      @@Masdilleanaa ku waso

    • @Masdille
      @Masdille 8 หลายเดือนก่อน

      @@Ahmedinho2022 Amison haku soo furto anaa kaa gelinayaa dhiladaad tahay wa**

  • @Uus998
    @Uus998 8 หลายเดือนก่อน

    Dalka qawaarij la xoreeya horta wah

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 8 หลายเดือนก่อน

    Shidaalka dhulka hawiyaha kuma jiro

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 8 หลายเดือนก่อน +1

      Hhh 😂 oromo aamuus

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 8 หลายเดือนก่อน

    Afafta, maxaadugajeeda wasiir shidaal? Tugnimada Miiya lohorseedaya.

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 8 หลายเดือนก่อน

    Nigeria shidaalka Africa ugu badan bay soo saartaa wax ay ka faa’iddaana ma jirto waayo waxaa hareeyay musuqmaasuq iyo amni arro soomaaliyana la mid uun weeye

  • @abdullahiisse9952
    @abdullahiisse9952 8 หลายเดือนก่อน +1

    Shirkada soo saaro waa tuma meeqa ayeey leeyihiin shcbka soonaaliyeed

    • @laallaal6277
      @laallaal6277 7 หลายเดือนก่อน

      Coastline Explorations American Texas Huston shacbka 50/

    • @laallaal6277
      @laallaal6277 7 หลายเดือนก่อน

      Oil and gas

  • @Abdirizak-c9k
    @Abdirizak-c9k 8 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu qarwayaaa wazirkan

  • @Lambarkow
    @Lambarkow 8 หลายเดือนก่อน

    Hada sidii carabta miyaa 2025 khamiisyo gashaneynaa

  • @Salamin77
    @Salamin77 8 หลายเดือนก่อน

    Shidaalku wuxuu Anura’s keligii talis sidii ka dhacday ciraaq ama libya

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 8 หลายเดือนก่อน

    War kajooga qeeraadkeena hanga soofaagin markey dunidu kadhamaato 2070 ayaan kuquursan rabnaahee😂😂😂

  • @FeysalNice
    @FeysalNice 8 หลายเดือนก่อน +2

    War yee san alshabaab qarxin ceela shidaalka 😂😂 kajoog waziir

  • @Justsomeone-vj2mm
    @Justsomeone-vj2mm 8 หลายเดือนก่อน

    Wasiirka wuxuu yiri „maadaama shidaalka badda laga qodaya, dadka iyo deegaanka saamayn kuma yeelan karo“.
    Hadalkaasi waa qalad, waana la yaab in wasiirkii petrolka uu sidaa u hadla.
    Dhibaatada uu shiddalka badda laga qodo u gaysan karo dadka iyo deegaanka, wey ka daran tahay kann berriga laga qodo.

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 7 หลายเดือนก่อน

    Puntland maaha mid shidaalkeeda ladhici karo ee maamulada dowladda xasan hoos taga hala dhaco

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 8 หลายเดือนก่อน

    Shidaal qabyaaladeysan kuwa hore oo la hubo hore oo la qiimeyay maxaa loo Saari weyay!

  • @qalbifuran8586
    @qalbifuran8586 8 หลายเดือนก่อน

    Dumalqushaash wax kasta dhace hadana waxey rabaan iney shidaalka dhacaan waa wuxuu all one madaxweyne uu Talyaaniga u aadayey ilahow kuwan umada ka qabo oo madax caadila u keen oo umada gaajada ka saara

    • @Norabdik
      @Norabdik 8 หลายเดือนก่อน

      Nio somali hadaa tihiin xagee idiin Feecan
      1-Markii Waxba la qaban eed baad wadan
      2- marka shaqada la qabanayo haddena waa tuugo waa yahee
      Baahi isku cuna ileen meel idiin Feecan maba garanysaan
      Wlhi siyad barre oo kale Lee idin anafacayo ileen xoolo baa tihiine
      Xitaa 20 ka wayn in la laayo baan ku tali lahaa si loogu taliyo

    • @KaakiroBusiness
      @KaakiroBusiness 8 หลายเดือนก่อน

      Nuucaada oo kale oo cuqdad qabiil qabo aa iska dhigaayo qof wadanka jecel.

  • @mohamednour644
    @mohamednour644 8 หลายเดือนก่อน

    Hadaa soo saartaan hadaan reer Somaliland nahay waaa soo noqonaynaa 😂😂😂

  • @mohedabdi926
    @mohedabdi926 8 หลายเดือนก่อน

    Ilmadeerayaal waka shidaalkina idiso baxee hader na Ictiraafa hadaba 😂

    • @SuldaanTaagane
      @SuldaanTaagane 8 หลายเดือนก่อน

      Noo dulqaata wllayal inta aan beerahana falayno 😂

  • @axmedaadan3034
    @axmedaadan3034 8 หลายเดือนก่อน

    Ar ka jooga

  • @SomaliFilosof
    @SomaliFilosof 8 หลายเดือนก่อน

    jow kow now somalidu wa dad xun oo bila abaal ah waayo somalida europe anba america joogta 80% dalka ethiopia bay ka so nolaayen oo ka so doofen oo dawlad ethioipa ba u ogolatay in ay somalidu ethiopia ku noladan oo kaso doofan sido kale keyna 20% ba ka so dooftay oo dowlada keyna ba u ogolatay in somalidu ku noladan och kaso doofan keyna hada somalidu waxay adow u arkan ethiopia iyo keyna marka somalidu wa kalaab wa duli wa bila abaal anigu somali ma sheegto waayo somalidu 95% wa dad xun nacalaadi alle ba ku dhacday somalida waayo ilaahay ma jeclo dadka xasidinta ah sida somalida ( i love ethiopia and keyna and israel and america and europe ❤❤❤❤❤❤)

  • @Puntland1
    @Puntland1 8 หลายเดือนก่อน

    5 ta saldhig ee mareykanka lasiyey wa Inu boobo KHAYRADKA DALKEENA ciidanka uu dhisayo waxay ilalinayan bililiqada mareykanka

  • @DaadirSaafi-dp3sc
    @DaadirSaafi-dp3sc 8 หลายเดือนก่อน

    Problemka ugu ween waxa weeye hoowshaan waa howl culus oo u baahan somalia in eey qibrado iyo caawimo uga hesho wadamada soo saara shidaalka siiba rushka ama chinaha si eey inoogu ilaaliyaan ama u ilaashano nadaafada deegaanka

    • @QARDHAAS
      @QARDHAAS 8 หลายเดือนก่อน

      America & British makugu simaayaan maka horeysoo? Sidii nin naagtuu furay in laguursado diidaayo ee kor ka waardiyeestaan. MA siin kartid wadamadaas aa sheegtay ee is hayaan SIDA RUSHKA / ingiriis iyo talyaani oo raba iney shirkadahooda helaan qandaraaska waxe taagan yihiin anaka soo maamuli jirnay oo ku xaqleh / abkow marekanna meeshan anaa ka libaax ah oo taagan yahay.

    • @Masdille
      @Masdille 8 หลายเดือนก่อน

      Wllhi inaydaan lasoo baxayn wax shidaal iyo saliid la yidhaahno ilaa inta aynu kala go'ayno ama xal kale lakeenayo waxba yaan been la idiin sheegin shacabka koonfureedow

    • @DaadirSaafi-dp3sc
      @DaadirSaafi-dp3sc 8 หลายเดือนก่อน +1

      @@Masdille inaa kala go'no dan baa inoogu jirta hadaan koonfur nahay ee sideen u kala go'ikarnaa waan is karaahsanayyeh

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 8 หลายเดือนก่อน

    Social media waa askari aan cidna mushaar ku siin difaaca dadka iyo dalka iyo diinta somaliyeed oo cadowga somaliya doonayo inuu xaalufiyo oo hawiyow iidoor ayaa ka horaynaynaa inaysan dadka iyo dalka iyo diinta somaliyeed musqulahooda wasakhdoida ay ku daadshaan aysan ku dhex darin oo raacin oo waad og tihiin hawiyow in iidoor dad xun yahay oon amaano, wadaniyad, balan, axdi iyo waxsan oo loogu soo hagaago uusan lahayn xooggaa yar oo waxgarada iyo ahaludiin suubana maahee oo wadaad iyo siyaasi iyo caaqil iyo aqoonyahan waa khaa'imo ku daba maryeynaya oo wax walba u falaya si ka gadisan waxaad axdi ku kala qaadateen oo noloshoodu waa oo kaliya waxay u maleeyaan inay dan u tahay oo somalidu siday ula dhaqmi lahayd waa inay go'aan cad ka qaadataa oo geed weyn oo aan u jabi karin salkii ku eegtaa inta suuban mooyaane waayo waa ciyaal suuq yar iyo weyn caruur iyo ciroole nin iyo naag habar iyo gabar oo waa dad ka dhaqan xun gaalada ugu dhaqan xun gaaloo dhan oo aan lahayn mabda' joojin kara oo cid kasta kaba qaad ayey u yihiin ay filayaan inay wax ka helayaan amase dagayaan oo doonayaan inay makaabka u jabiyaan.

  • @Salamin77
    @Salamin77 8 หลายเดือนก่อน

    Lacagta shidaalka adigu qaado wasiir.

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 8 หลายเดือนก่อน

    Sidee companies batroolka loo la heshiiyey oo sidee khayraad ummadda somaliyeed oo contract companiies intaan la saxiir waan mutacalimiintu iyo jaamacadu aqoonta u leh arkaan oo ka hor lagu wada qanco laakiin waxaad moodaa dawladda hawiye inay deegaanada hawiyuhu dagaan yahay ay faganayaan iyo ogaadeenku gobokuu hada xoogga ku maamusho

  • @MohammedAlfa-sh7ni
    @MohammedAlfa-sh7ni 8 หลายเดือนก่อน

    ma wxaa lo so dhigtey qeyradki hadana shaqadi siyasada waa idin deyne ar ka jooga waxaani dhiiqo lu la gal waye

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 8 หลายเดือนก่อน

    Tuug baa buuxda dalka xasan iyo imaanlaawayaasha yaa ka celinaa

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 8 หลายเดือนก่อน

    Doqonkan imika buu ka hadlayaa shidaal iyo wax aan loo joogin waddankii baa baddisa la qaatay labana loo Kala go'yn haaya

  • @Masdille
    @Masdille 8 หลายเดือนก่อน

    Wllhi inaydaan lasoo baxayn wax shidaal iyo saliid la yidhaahno ilaa inta aynu kala go'ayno ama xal kale lakeenayo waxba yaan been la idiin sheegin shacabka koonfureedow

    • @Mohamedismail-sb6pd
      @Mohamedismail-sb6pd 8 หลายเดือนก่อน

      Adeer, inagu halkeenna ayaynu iska fadhiyi, ciddii wax qasanaysaa ha qabsato. dhalintase ciddi cagaha qaban mayso koonfur ayay u shaqotegi oo ay wax ka baran oo ay degi. Hargeisa marka laga yaaco ayaynu baraarugi hadaynu nahay reer Hargeisa. madaxdeenu waa kuwa ugu horeeya ee qaytooda raadsan doona.

  • @mohamedabdijalil478
    @mohamedabdijalil478 8 หลายเดือนก่อน

    Haddii alle shidaal idiin soo saaro somaliland xaasidnimada kala hadha idiinku imaan meyno

  • @fabulous-dy7kq
    @fabulous-dy7kq 8 หลายเดือนก่อน

    Dirty muqdisho boy somaliland guuuuuuuul 😅😅😅😅

  • @AnasCabdullhi-z1j
    @AnasCabdullhi-z1j 5 หลายเดือนก่อน

    Been badna ani hishiska kuma jirin benta ika dhaafa😂

  • @hafsiinasaiid
    @hafsiinasaiid 8 หลายเดือนก่อน

    Tuugnimada hala joojiyo waxanan ogayn yan lasosaarin
    Haben dhwayd ban ku riyoday tuulo aan dagno Gaas laga so sarayo

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 8 หลายเดือนก่อน

    They are a bunch of liars ! They said early 2024 3D seismic will be done for 3 months and that was over a year ago!

  • @yoonisomer-f3i
    @yoonisomer-f3i 8 หลายเดือนก่อน +1

    inaad kheyraadka xadaan baad rabtaaan nimankan qurbaha kuzoo daalay yanay kuzoo xisaabtamin xoolaha umadda

    • @makarana4344
      @makarana4344 8 หลายเดือนก่อน +2

      Dhul HG aa laga qodaa shidalka maxa ka bali karta kalay hada awood ledaday hor istag jahil hilka tahay was

  • @zahrajama8759
    @zahrajama8759 8 หลายเดือนก่อน

    Been badanaa.....
    5 Billion oo Dollars investment ah ma gelin lahayd meel la qarxin karo ??

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 8 หลายเดือนก่อน

    Hadi Somalia shidaal so saranayso maxay bada Somaliland ugu haysata?

    • @AxmadMaxamuud-e1s
      @AxmadMaxamuud-e1s 8 หลายเดือนก่อน +1

      Tiina ayaa laga qodaayaa😂😂😂😂😂

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 8 หลายเดือนก่อน

      @@AxmadMaxamuud-e1s ha ha ha ma ogtay İnan cadawnimada ka jecelshay ta Ethiopia ? Ad ka qodidee ma xumee cagta so gali Somaliland

    • @Masdille
      @Masdille 8 หลายเดือนก่อน

      Way iska ciyaarayaan somalia iyo somaliland oo aan kala bixin wax talaabo ah oo la qaadayaa ma jirto been ayay u sheegayaan shacabka masaakiinta ah ee koonfureed

    • @nimoislawo2143
      @nimoislawo2143 8 หลายเดือนก่อน +1

      Oroma meeshan qaraar haya

    • @Masdille
      @Masdille 8 หลายเดือนก่อน

      @@nimoislawo2143 adigoo ina Amison ah maa hadlaaya weliba ka xishood dadka xorta ah hasoo dhex gelin

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 8 หลายเดือนก่อน

    ahay xoolihi ka dhoofay dikada berbera oo malaayin neef ah badda ku cunaqabateeyay ee dhamaan wada dhintay ciidana usoo diyaarsaday kufsashada ragga somaliland si loogu shaqaysto oo faro laga hayo iyado la orgaynayo diyaargaroobayna dagaalka kamadanbaysa ah ee lagu kala calaf qadayo somalilanders iyo samalia-italiana .... miyu maanta iga dhigay muhmin ka taliya wanaag iyo nabad lagu wada noolado ilmo bahal ??????????????? hadii cidii jabisso somaliland waa issaq iyagaa doqmuha dhala kuna tarmaan iyagaa bilaa shurud xoriyadayadii somaliland xamar ka xaraashtay oo silic iyo adoon inaanu qayrkayo oo iga yar ii lahaado sidii xoolaha waa kani oo midhan sunta afuufaya ee siyaasadi sida eyga lafta formajo tuuray markaan ka badbaaday een isaga iyo abihiiba hargaysa xabashiisa usii qoday isaguba waa isgartay oo kani oo midhan ayaa iga badbaadiyay !!!!!!!!!!!!!!!!! from saylac beesha cise wayne nimaanu helno ma hanbayno............... ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 8 หลายเดือนก่อน

    Shidaalka yaa ku deg-degay?

  • @Ramdelfalcao2024
    @Ramdelfalcao2024 8 หลายเดือนก่อน

    Tugo tugo

  • @MaxamuudShoofaax
    @MaxamuudShoofaax 11 วันที่ผ่านมา

    Hobyo guuul 6:34