xabsigii garissa prison 1989,,,,,(Maxaan kula kulmay xabsiga)Q,,1aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 71

  • @mahdishakir640
    @mahdishakir640 2 หลายเดือนก่อน +4

    Waraha Dhoobley waa magaladayda xasus galay sh Alle haku xifdiyo ❤❤

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sheikh canugaas sifiican ayaad u gashay .waligaa libaax ayaad ahayd .khyr Alle hakuugu dhameeyo noloshaada. Alle dartii Ayaan kuu jeclahay. Maalin maalmaha kamid ah na waan kulmaynaa❤

  • @SurprisedBlockGame-gc3ig
    @SurprisedBlockGame-gc3ig 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maashaalaah waasheeko macaan fadlan noosoobadi anagaa ka faaiidaynee

  • @sharmakesharif610
    @sharmakesharif610 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha Allah sheikh caanood warkaagu waa cadyahay

  • @HassanrageMuhumed
    @HassanrageMuhumed 3 หลายเดือนก่อน +6

    Awowgay wayo beydid muhumed ducey aya ladahaa allahaa unaxaristo wudintay sheikh anagaa qarabadisaa Ih

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  3 หลายเดือนก่อน +2

      Awoowgaa aabahaa miyuu dhalay mise hooyadaa.

    • @mahdishakir640
      @mahdishakir640 2 หลายเดือนก่อน

      Warniyow wankusalmaya ugz waxan ahay rer waraha dhoblay duqaas haduu dhintay alle ha unaxariisto waan soo saari wayay adiga intee kunoshay

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  2 หลายเดือนก่อน

      Sheekhu muqdisho ayuu dagan yahay sxb,waad salaaman tahY

    • @BurwaqoMohhomed
      @BurwaqoMohhomed 2 หลายเดือนก่อน +1

      Allahah u naxariso beydid muxumad ducey damajaley ayu ku dintay dadkisa waxa kamid ah macalim abdi beydid wa rer mudogashe

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  2 หลายเดือนก่อน

      ​@@BurwaqoMohhomed
      Maĥadsanid

  • @Duqa-magaalada
    @Duqa-magaalada 3 หลายเดือนก่อน +3

    Aameeen ya aalah sh caanood rabi hakuu aqbalo ducadaada

  • @AbdirisakAbdulkadir
    @AbdirisakAbdulkadir หลายเดือนก่อน +1

    Hhhh, maasha’alaah sheikh alle haku xafido waa muhiim in taariikhdiisa qofku uu ka sheekeeyo si kuwa kale ay ugu cibra qaataan

  • @sf.-fm2dz
    @sf.-fm2dz 3 หลายเดือนก่อน +2

    MashaAlah ilaahey haku xifdiyo waa cod macaan tahay
    Cilmigaga ilahey haku barakeyo

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikhaygii waa so laabtay baarakow ya sheikh ❤❤❤😊

  • @MohamedAbdi-b9z
    @MohamedAbdi-b9z 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sheekh Allaha ku xafido. InShAllah kheyr badan ayaan kuu rajaynayaa. Dadka xabsiga kujiray adigaa u ahaa nusri Allah u soo diray. Waxaan talo kugu siinayaa inaad qisooyinkan aad sheegaso aad Buug ka qorto si mudo dheer ay u sii jiraan dadkana ugu u ahaado dhaxal aad uga tagatay. Waad mahadsantahay.

  • @muhsinduale2418
    @muhsinduale2418 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qiso qiira leh, 1989 i was in primary school in kenya and i remember how the police was feared, kenya was a police state, as somalis we had no rights, everything he says about kenya is very true, i witnessed, the prison was a blessing in disguise for this sheikh, he got the Dua of old man, his eloquency is a testimony to that.
    MashaAllah, what a life-time experience,

    • @Akomer
      @Akomer 10 วันที่ผ่านมา

      Afsomaliga hadalka waad ku bilaabatee gadaal miyuu kaaga cuslaaday mise liidnaan ayaad ku dareentay oo waad ka wareejisatay😂

  • @naimaahmed6032
    @naimaahmed6032 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allaaha ma sha allaaha awoowe
    Illaahay guul iyo garab khayr ka ku
    Siyo in-sha-allaaha ilala alle illhy idankii🎉🎉🎉🎉🎉

  • @dawoodabdille8075
    @dawoodabdille8075 3 หลายเดือนก่อน +3

    Shukran. Wilka postada Dadaab kashaqeen jire wahaladihi jire Shukri Abdi nin deer ayuaha gabad Somali balashaqeen jirte 1989ki.

  • @sf.-fm2dz
    @sf.-fm2dz 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahey haku xifdiyo sheekh
    Wankusalameya

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 3 หลายเดือนก่อน +3

    Alxamdulillah .

  • @FAADUMOXirsimire
    @FAADUMOXirsimire 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allaahu akbar alxamdulillahi walcizzatu lil islam❤❤❤shiiq allaha raxmanka hakugu sugo xaqa allaha raxmankana husiyo cilmi nafaca allahumma amin

  • @C.nasir864
    @C.nasir864 2 หลายเดือนก่อน +2

    Shiiq allaah haxifdiyo
    Waxan ubahna inuu kahadlo
    Dilkii ismaaciil haniia calmanigan oo dad badan muslim umaleyo ismaaciil haniia

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wali waad yartahay sheikh habeen kaama tagin
    Istaaq furulaahi

  • @abdullahiabdullahi2987
    @abdullahiabdullahi2987 หลายเดือนก่อน +1

    Abdicasis cali bare weye ma ahan cabdirizaq ya sheikh.

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 3 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaana Allaah .

  • @HasangacalMacow
    @HasangacalMacow 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sh mustafe ilaahay haa ku nuuriyo

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 3 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha Allaah.

  • @muhsinduale2418
    @muhsinduale2418 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninki kuxiray sheekh wuxu jaga kakaradinaye taliyahiise jooga magaalada garissa, in loo arko inu shaqa qabtay oo uu sooxiray dad xuduudka sharci laan kusogalay,

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aleeylahe Libaax baatahay hal kaa markeey mareeyso baan aniga isdhiibay rageedii 😂😂 sheikh

  • @HassanAbdi-pg3pf
    @HassanAbdi-pg3pf หลายเดือนก่อน +1

    Abtiyow allah kuxifdiyo

  • @LuqmaanMaxamed-h7e
    @LuqmaanMaxamed-h7e 3 หลายเดือนก่อน +2

    Jazaakallaahu kheyr

  • @SmilingBreadLoaf-dx5de
    @SmilingBreadLoaf-dx5de 3 หลายเดือนก่อน +2

    Marshalah alla haku barakeyo

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 3 หลายเดือนก่อน +3

    illaahi ducadaa hakuu aqbala .

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 3 หลายเดือนก่อน +3

    hadalkaaga waa run qaxii kahor dadka weey dhibanaayeen .

  • @CabdiCali-kb5wz
    @CabdiCali-kb5wz 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allaha kuxafido aduun iyo aakhiraba

  • @zeinabahmed7596
    @zeinabahmed7596 2 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله ❤

  • @IbraahimMustaf-u6z
    @IbraahimMustaf-u6z 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jazaaka Allah sheykhanaa

  • @AhmadHassan-rr3dz
    @AhmadHassan-rr3dz 3 หลายเดือนก่อน +3

    Chiifka waxa layirahda xassan ceymoy

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 3 หลายเดือนก่อน +4

    Abaalkiisa yaad marisay si Wanaagsan baad ugashay .

  • @maheyabdi5549
    @maheyabdi5549 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sheik salamullah aniga aya ah ilmihi baydid fadlan mell ankala so xirira maledahy mahadsanid

  • @CaatoMuuse
    @CaatoMuuse 3 หลายเดือนก่อน +2

    Illhey ha ku nuuriyo cilmigada

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wixii nool baa ku nooleeya .

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aaamiin ilaah ha kuu aqbalao ducadaas

  • @LuqmaanMaxamed-h7e
    @LuqmaanMaxamed-h7e 3 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤

  • @ahmedabdiali5131
    @ahmedabdiali5131 หลายเดือนก่อน +1

    the old man Baydiid i don't know about him, but one of his son called Sheikh Abdi Baydiid who is Dugsi Quraan teacher lives near Modogashe place called skansa between Modogashe in Garissa county and Habasweyne in Wajir county North Eastern province of kenya

    • @Akomer
      @Akomer 10 วันที่ผ่านมา

      Afsomaliga liidnaan miyaad ku dareentay nio oo waad ka wareejisatay😂

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 3 หลายเดือนก่อน +3

    Dhibki idin gaaray illaahi danbi dhaaf ha idiin kagadhiga .

  • @mohagurey2214
    @mohagurey2214 3 หลายเดือนก่อน +2

    Libax wa un libax, mashallah, ilahay hakuciseya adun iyo aakhira. Waalidka libax ayay dalen bila shaki

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb2290 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walal qaybta kale noogu so dhaqso sheikhana nagu salaan😊

  • @sf.-fm2dz
    @sf.-fm2dz 3 หลายเดือนก่อน +2

    Booranti waa Qoladii aad u kibirsan oo kasoo jeedan oromada degmada maooyaalee dhulbalaarsi ku wedijiren deeganka somalida

  • @Maan-u1p
    @Maan-u1p หลายเดือนก่อน

    Sheqoow baydiid waa aniga

  • @AbdisalanIssack-b2y
    @AbdisalanIssack-b2y 3 หลายเดือนก่อน +1

    Awoowgy masalani laga soqabte aya illa hada nagamaqan mell an kuogne malahan

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 2 หลายเดือนก่อน +1

    SIDAD BURUNDI KUTAGTAY ED KAGA BAXDAY SOMALIA KA SOO BILOW.

  • @abdillahiismail7715
    @abdillahiismail7715 2 หลายเดือนก่อน +2

    Way kugu dhacday Ducadaasi.

  • @KatraMohamed-nq3og
    @KatraMohamed-nq3og 2 หลายเดือนก่อน

    Walalayalow sheqan waa kee?

  • @Hared-wc7xu
    @Hared-wc7xu 3 หลายเดือนก่อน

    Saxiboow ma ogeen cafwan

  • @abshirgeelle9228
    @abshirgeelle9228 3 หลายเดือนก่อน

    Ninka qoriga lagu eedeeyey beydiid miyaa markaa

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 3 หลายเดือนก่อน

      Maya waa laba nin

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  3 หลายเดือนก่อน

      Maya waanin reer masalani ah

    • @abdullahiibrahim1808
      @abdullahiibrahim1808 3 หลายเดือนก่อน

      Ninka reer masalani magaci mataqana

    • @al_tauhidchannel4526
      @al_tauhidchannel4526  2 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdullahiibrahim1808
      Sheekhu maxasuusto magaciisa lkn wuxuu u maleeynayaa in ladhihi jiray,,muxumad,,

  • @AhmadHassan-rr3dz
    @AhmadHassan-rr3dz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa bundiid odawa

  • @aliyahye2354
    @aliyahye2354 3 หลายเดือนก่อน +1

    .

  • @AbdirisakAbdulkadir
    @AbdirisakAbdulkadir หลายเดือนก่อน +1

    Hhhh, maasha’alaah sheikh alle haku xafido waa muhiim in taariikhdiisa qofku uu ka sheekeeyo si kuwa kale ay ugu cibra qaataan

  • @AbdirisakAbdulkadir
    @AbdirisakAbdulkadir หลายเดือนก่อน +1

    Hhhh, maasha’alaah sheikh alle haku xafido waa muhiim in taariikhdiisa qofku uu ka sheekeeyo si kuwa kale ay ugu cibra qaataan