Allaha ku xifdiyo Shaykh isku reer ma nihin balse ilaaheey darti ayaan kuu jeclaaday markaan taariikhdaada wax ka ogaaday! Mareexaan nin nuucaan ah in laga heleyo ma ogayn. Mareexaan markaan maqlo waxaa igu soo dhici jirtay Sadex nin oo mid iska maalaayacni uu yahay Dabcasar, Farmaajo Fahad, iyo Mr Afwayne!
I don't Even know Sheekh is Reer Goshin Dalal Mansha Allah❤ Next Month I wana Go My Home Somalia🇸🇴 and I take Gifft🎉 to give Sheekh Mustafa Ali Anood Hafiduhullah❤
Shaydan aan la arkayn waa naag shaadir hagoogan shaambinaysa agtaada indhihiina shareertay yaad ku sheegi lahayd waa shaydaan aan la arkayn. Sh.sidaas buu ahaa
ابن تيمية خالف المسلمين اكثر من إجماع قطعي مثل قوله بأن النار تفنى ، ومنه قوله بأنه يوجد جهمية مسلمين، وقوله بأن الأنبياء كانوا على دين اقوامهم قبل الوحي اي الكفر عياذا بالله، وهذه الأقوال الثلاث هي غيض من فيض، وهاذا نص كلامه في رميه بالأنبياء الكفر عياذا بالله قال ابن تيمية : "وأما قولهم: إن شعيباً والرسل ما كانوا في ملتهم قط. وهي ملة الكفر، فهذا فيه نزاع مشهور. وبكل حال، فهذا خبر يحتاج إلى دليل سمعي أو عقلي، وليس في أدلة الكتاب والسنة والإجماع ما يخبر بذلك، وأما العقل: ففيه نزاع. والذي عليه نظار أهل السنة: أنه ليس في العقل ما يمنع ذلك .. وأما تحقيق القول فيه: فالله سبحانه إنما يصطفي لرسالته من كان من خيار قومه .. ومن نشأ بين قوم مشركين جهال، لم يكن عليه منهم نقص ولا بغض ولا غضاضة، إذا كان على مثل دينهم، إذا كان عندهم معروفاً بالصدق والأمانة وفعل ما يعرفون وجوبه واجتناب ما يعرفون قبحه وقد قال تعالى: }وما كنا معذبين حتى نبعث رسولاً{، فلم يكن هؤلاء مستوجبين العذاب قبل الرسالة، وإن كان لا هو ولا هم يعرفون ما أرسل به. وفرق بين من يرتكب ما علم قبحه، وبين من يفعل ما لم يعرف، فإن هذا الثاني لا يذمونه، ولا يعيبون عليه، ولا يكون فعله مما هم عليه منفراً عنه بخلاف الأول"اهـ (تفسير آيات أشكلت 1/178-193) وما يشبه هذا الكلام قاله في مجموعه الفتاوى (11/690) (مجموع الفتاوى(10 /309-210) مجموع الفتاوى(15 /30-31) قلتُ: وهذا القول لا يقوله إلا جاهل جهمي خبيث، وإلا فمن المعلوم أن الرسل هم خيار قومهم، منزهون عن الآفات والعاهات والكذب وما يخل بالمروءة، فكيف يعصمهم الله تعالى من هذا، ولا يعصمهم مما هو أقبح من ذلك، وهو الشرك؟ وقد وجد في الجاهلية من كان يستقبح الشرك، ويرى أن الناس على ضلالة، كسلمان الفارسي، وعمرو بن عبسة، والأنبياء عليهم الصلاة والسلام، وهم صفوة الله من خلقه، لا شك أنهم أولى بذلك. ونحن إنما نقتدي، ولا نبتدي، نتبع، ولا نبتدع. ومن تكلم في تفسير الآيات التي تطرقت إلى هذا الأمر، لم يتكلم بمثل ما تكلم به ابن تيمية، بل وجه الآيات بما يناسب مقام الأنبياء، ومكانتهم، ورد على ما يوهم خلاف ذلك. وقد أحسن الأوزاعي، حيث قال: "قل بما قالوا، وكف عما كفوا". وكذا أحمد حيث قال: "إياك أن تتكلم في مسألة ليس لك فيها إمام". لكن ابن تيمية، أعرض عن هذا كله، ورد كلام من تقدمه من أهل العلم من المفسرين واللغويين وغيرهم، حيث قال: ((هذا تفسير آيات أشكلت حتى لا يوجد في طائفة من كتب التفسير إلا ما هو خطأ فيها)). وكأن الأمة كانت في انتظاره، كي بين لها الحق الذي علمه هو، واختصه الله به، وجهله من تقدمه من العلماء، ومن أجل ذلك طعن في الأنبياء لم يغادر منهم، والرمي بالكفر بالأنبياء كفر جلي وقائله يكون زنديقا
Shiiqnimada ka sokow waa nin sheeko macaan very good story teller maasha Allah
Allaha ku xifdiyo Shaykh isku reer ma nihin balse ilaaheey darti ayaan kuu jeclaaday markaan taariikhdaada wax ka ogaaday! Mareexaan nin nuucaan ah in laga heleyo ma ogayn. Mareexaan markaan maqlo waxaa igu soo dhici jirtay Sadex nin oo mid iska maalaayacni uu yahay Dabcasar, Farmaajo Fahad, iyo Mr Afwayne!
I don't Even know Sheekh is Reer Goshin Dalal Mansha Allah❤ Next Month I wana Go My Home Somalia🇸🇴 and I take Gifft🎉 to give Sheekh Mustafa Ali Anood Hafiduhullah❤
Shaydan aan la arkayn waa naag shaadir hagoogan shaambinaysa agtaada indhihiina shareertay yaad ku sheegi lahayd waa shaydaan aan la arkayn.
Sh.sidaas buu ahaa
SHEIKH Maxamed Guuleed wuxuu ahaa agaasimaha guud ee wasaaradda diinta iyo awqaafta , marna wasiir ku xigeen ayuu ahaa ayaan umalayn
@@lilcuzzwhitemoe wasiirna wuu noqday
Insha allaah beraan dhageysanaa hurdo ayaab iheyso
Laaxawla walaa quwata illaa bilaahi wadanku ma saas buu ahaa yaarabi adaa qaxa riday
Shekh ilaahey haku barakeyo
Qeyta 2aad ayaan aad udharareynaa sheekh mustafe
I didn't know Caanood was Reer Koshin and that he is in Mogadishu. He's a good Sheikh, and I always listen to him
But he is rer Dalal,,,thanks
Bruh, why did bro randomly write in English when he was writing in Somali before 💀
@@al_tauhidchannel4526no reer maxamed guled weeye
Caanood ma midkaan hadlaya ayaad kawadaa mase mid kale?
Hadaad kan kawado maaha reer Kooshin Ugaas Diini ee waa reer Dalal Ugaas Diini.
@@zahrahassan5808 Sheikha reer hooaydiis maa reer Kooshin ah marka. Saaxibadey dhan aa Marehan ahaayeen sida Xaashi, oo dhalay Cabdi Xaaji Xaashi, Qamaan Caano Geel, walaashey Shukri CaanoGeel, walaashey Xadiyo Abdirahman Jaamac Barre..Khalid Nur Bidaar
Sheikh mustafe Xafidahullah
Saraakiil , tujaar, maamulayaal iwm kuli waa qaraabadiisa taasoo cadeeneesa eexda dalka burburisay.
mustafe waadaacad run badan
Waxaa jeclahay hadaan qaldaneeyn Sheikha waxee Walaalo yihiin Taliyaha ciidanka Somalia Abdulahi Ali Caanood hadaa qaldanahay bal I soo saxa
Sax waaruntaa
@@HassanAliHassan1960 waa sax waa walaalo
Walle sheikha waqtigaas nin ad adag buu ahaa waa sababta hada si ad adag uu suufida runta ugusheegaayo
Sheeq c/lahi sxb walaahi markaa idhahday Baarbe secondary school anaiga ayaa kasoo baxay maamulihii (jeex)
Waa ku salamay sxb sare
❤❤❤❤mashaa Allah❤❤❤❤❤❤❤
M.a
Allahu Akbar
Sheikha Dadka uu ka hadlaayo Oo dhan Waa Reer Kooshin Dalal ileeyn ayagaa meel walbo heeysatayee
Maya sidaad mooday maahan
Sheekhan hore uma daawan waa nin xog ogaal ah
@HassanAliHassan1960 REER KOOSHINKA LAGU SHEEGIJIRAY INAY MEEL WALBA HAYSTAAN WAA REER KOOSHIN UGAAS-DIINI INKASTOO WARKAAS MEEL WALBA HAYSASHADA AHI UUSAN RUN AHAYN REER KOOSHIN DALAL UGAAS-DIINI WAA JAFA KALE REER UGAASDIINIGA AYEY ISUGU YIMAADAAN , MARKA ADEER YAAN KOOSHINADU ISAGA KAAQALDAMIN
Ha isku khaldina reer Kooshin Ugaas Diini iyo reer Kooshi Dalal Ugaas Diini, waa wiil iyo adeerkii…
@@lilcuzzwhitemoe waan gartay
Carrabey Muslim buu ahaa,laakiin tusbixii dheeraa baad malaha kula collowdayhabeenkii oo dhan mar uu werdiyo iyo mar uutukanayo isaga iyo xaaji guray oo reer waqooyi ahaa..
Wan helay yotub kaga shiiq mahad sanid walaal
Asc captane carabey waxaa lagu dilay Baar hilaac iyada oo loogu aarayo cabdicaluuq…
Daqiiqada 27aad waxaa bilaanaya aadan, hadduu diin leeyahay hadalka siima wadeen ee midkaan waa gaal isqarinya.
Mxa hadii laadumo waajib miyaa in la aamuso mise maa wax laiskugaaleysiiyo waaye hadii la aamusi waayo??
Lasocod wanagsan
Geesi dhereb kuma jiro !!
Maxaa horta looga hadli waayey in suufiyadu ay sixirka, ay diin iyo karaamo u aaminsan yihiin?! Oo kutubta sixirka bartaan, oo haystaan, oo guryaha u yaal aan. Sida dayrabiga, manaaqibta iyo shamsul-macaarif ka.
Soo wad lasoo dhaqso sheeq
ابن تيمية خالف المسلمين اكثر من إجماع قطعي مثل قوله بأن النار تفنى ، ومنه قوله بأنه يوجد جهمية مسلمين، وقوله بأن الأنبياء كانوا على دين اقوامهم قبل الوحي اي الكفر عياذا بالله، وهذه الأقوال الثلاث هي غيض من فيض، وهاذا نص كلامه في رميه بالأنبياء الكفر عياذا بالله قال ابن تيمية : "وأما قولهم: إن شعيباً والرسل ما كانوا في ملتهم قط. وهي ملة الكفر، فهذا فيه نزاع مشهور. وبكل حال، فهذا خبر يحتاج إلى دليل سمعي أو عقلي، وليس في أدلة الكتاب والسنة والإجماع ما يخبر بذلك، وأما العقل: ففيه نزاع. والذي عليه نظار أهل السنة: أنه ليس في العقل ما يمنع ذلك .. وأما تحقيق القول فيه: فالله سبحانه إنما يصطفي لرسالته من كان من خيار قومه .. ومن نشأ بين قوم مشركين جهال، لم يكن عليه منهم نقص ولا بغض ولا غضاضة، إذا كان على مثل دينهم، إذا كان عندهم معروفاً بالصدق والأمانة وفعل ما يعرفون وجوبه واجتناب ما يعرفون قبحه وقد قال تعالى: }وما كنا معذبين حتى نبعث رسولاً{، فلم يكن هؤلاء مستوجبين العذاب قبل الرسالة، وإن كان لا هو ولا هم يعرفون ما أرسل به. وفرق بين من يرتكب ما علم قبحه، وبين من يفعل ما لم يعرف، فإن هذا الثاني لا يذمونه، ولا يعيبون عليه، ولا يكون فعله مما هم عليه منفراً عنه بخلاف الأول"اهـ (تفسير آيات أشكلت 1/178-193)
وما يشبه هذا الكلام قاله في مجموعه الفتاوى (11/690) (مجموع الفتاوى(10 /309-210) مجموع الفتاوى(15 /30-31)
قلتُ: وهذا القول لا يقوله إلا جاهل جهمي خبيث، وإلا فمن المعلوم أن الرسل هم خيار قومهم، منزهون عن الآفات والعاهات والكذب وما يخل بالمروءة، فكيف يعصمهم الله تعالى من هذا، ولا يعصمهم مما هو أقبح من ذلك، وهو الشرك؟
وقد وجد في الجاهلية من كان يستقبح الشرك، ويرى أن الناس على ضلالة، كسلمان الفارسي، وعمرو بن عبسة، والأنبياء عليهم الصلاة والسلام، وهم صفوة الله من خلقه، لا شك أنهم أولى بذلك.
ونحن إنما نقتدي، ولا نبتدي، نتبع، ولا نبتدع.
ومن تكلم في تفسير الآيات التي تطرقت إلى هذا الأمر، لم يتكلم بمثل ما تكلم به ابن تيمية، بل وجه الآيات بما يناسب مقام الأنبياء، ومكانتهم، ورد على ما يوهم خلاف ذلك.
وقد أحسن الأوزاعي، حيث قال: "قل بما قالوا، وكف عما كفوا". وكذا أحمد حيث قال: "إياك أن تتكلم في مسألة ليس لك فيها إمام".
لكن ابن تيمية، أعرض عن هذا كله، ورد كلام من تقدمه من أهل العلم من المفسرين واللغويين وغيرهم، حيث قال: ((هذا تفسير آيات أشكلت حتى لا يوجد في طائفة من كتب التفسير إلا ما هو خطأ فيها)).
وكأن الأمة كانت في انتظاره، كي بين لها الحق الذي علمه هو، واختصه الله به، وجهله من تقدمه من العلماء، ومن أجل ذلك طعن في الأنبياء لم يغادر منهم، والرمي بالكفر بالأنبياء كفر جلي وقائله يكون زنديقا
Wasaq cabtooya oowadaad ismooday
Ma adaa la cabay sideed ku ogaatay dulufyahaw
@@nasraaaab6 saajaan wasaqa waaye