#Gabayada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 275

  • @omergul4363
    @omergul4363 2 ปีที่แล้ว +30

    Mashaa Allah,waa gabay baroordiiqa oo aan maqlo kii ugu murtidada iyo saamaynta badnaa

  • @haboonabdirahman3561
    @haboonabdirahman3561 ปีที่แล้ว +20

    Cali jaamac habiil suugaantisu waa wx kle alle ha u naxaristo

  • @abdillahihussein5916
    @abdillahihussein5916 2 ปีที่แล้ว +21

    Manshalah ilaahay hakuu siyaadiyo caqliga wanaagsan ee aad ku uruurisay sugaanteeni iyo dhaqankenii oo siilumayey waxaan ka mind ahay dheystayasha sijoogta ah u dhaysta barnamijka sarka dhaban well done Mohamed magacaygu waa shaqale reer hargeisa ayaan ahay caqliga ilaahay ha kuu barakeeyo

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 ปีที่แล้ว +7

    Cali jaamac habiil❤

  • @abdulazizali5032
    @abdulazizali5032 2 ปีที่แล้ว +12

    Saaxiib Gabaygaa Cali Jaamac ugu Jawaabaayo sayidka oo dhan waan hayaa haddaad jeceshahay inaan kuu soo diro halkaan kuugu soo hagaajin lahaa ii soo sheeg

  • @cabdicaliofficial7101
    @cabdicaliofficial7101 ปีที่แล้ว +5

    Cali jaamac haabiiL alle haw naxariisTo isaga io sayidkaba

  • @asiaosman4130
    @asiaosman4130 ปีที่แล้ว +7

    Cali jamac habiil wiil hoog 😂 ma haweenaydan qabaybaa cabdile xasan wxba helay

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac 10 หลายเดือนก่อน

      Huluq dheeridaydiyo Siduu ku arkay hoostayda
      Ma haweenaydii ii dhaxdaa Hooge lala yaabyeee
      Huuraale cali jaamac haabiil sayidka aad buu uga da' iyo eyni weynaa oo huuraale isaga oo nin da' ah oo eynigiisii(cumrigiisii) dhamaystay oo duq ah ayuu sayidku soo shaac baxay, soomaalidu na waxa ay tidhaahdaa "Nin gu’ kaa weyni gu’ baas kaa weyn" kolkaa sayidku dhanka aftahanimada iyo gabayga wuu ku gaari kari waayay, taas na sheekooyin badan oo la yaab leh oo ka dhex dhacay ayaa laga soo tebiyay

  • @yusufmohamed7549
    @yusufmohamed7549 2 ปีที่แล้ว +20

    Waxaa somalida dhagaha kawasaqeeyay idaajaa oo tarikh been ah usameeyay beeshiisa balse tani waa dhacdo dhab ah oo aan bunbuunin qabiil lahayn
    Waana loo baahan yahay
    thank you

    • @muhyadinmustafe467
      @muhyadinmustafe467 2 ปีที่แล้ว

      Tariikhdu iyadaa is qorta gaal raacnimo Yaa qaadan waakan odayga kale gaal aad magan sataa dhaama hhhhh

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 2 ปีที่แล้ว +1

      @@muhyadinmustafe467 hadi shekadu tahay in maansada ad intad doonto ka qadato markaa miyaynan odhan kari sayid maxamed cabdile xasan khaniis buu ahaa ilayn wa kii maanso ku lahaa
      Huraale cali jaamac iyo
      Huluq dameer ba lehe
      Nin hoostisa nin kale marku u fiirsado waxa logu yeedha khaniis
      Marka waxa ila tahay sayidku wa khaniiski u horeeyay e nin u bahalkisa cashaqay ka gabyay 😌😌

    • @muhyadinmustafe467
      @muhyadinmustafe467 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaanmohamed1862 gabadh baa tahay waan haaya jawaabtii ku haboonayde hhhhh

    • @King_Safwaan10
      @King_Safwaan10 2 ปีที่แล้ว +2

      Wallaan la arkeyn idaajaa oo kale ee adaa caadifadeysan.

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 2 ปีที่แล้ว +2

      @@muhyadinmustafe467 raga qaar ba inamadayadu u jawabinba oo ka khashaafan wlle
      Runtuna wa qadhaadhahee ha gariirin 😒😒🙄

  • @NasirAli-lm2fc
    @NasirAli-lm2fc ปีที่แล้ว +2

    Taar Tv inama caadi ma' aha maansha Allah wariye cajiiba

  • @maryaimosman222
    @maryaimosman222 2 ปีที่แล้ว +29

    scw waxaan kuu sheegayaa ali jama waa awowgay fadumo waa inadertii ruma waxayna dhashay ayeyday hooyo oo uu qabay timir ducale

    • @soomajestesoomajeste6906
      @soomajestesoomajeste6906 2 ปีที่แล้ว +2

      Maryam allah haku dhawree ma eheladaas Yad tahay wloo

    • @omergul4363
      @omergul4363 2 ปีที่แล้ว +1

      Maryam waxaa ka soo jeedaa reer taariikh dheer leh,mashaa Allah,

    • @khadraabdirahman6791
      @khadraabdirahman6791 2 ปีที่แล้ว +1

      Mashaa maryam xaqiiqdii tarrikh caana ayaad sal ku leedaha maashaa allah

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 2 ปีที่แล้ว +1

      Tacab ba, ay dheh haduuba Timir I caayayo

    • @Burco.
      @Burco. 2 ปีที่แล้ว

      Masha Allah Ilaahay ha i naxariisto u ducee.. taarikhdiisa ma wax Ba laga tegay

  • @abdiraxmaanaadan5630
    @abdiraxmaanaadan5630 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc cali jamac habila ale ha unaxarite

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 2 ปีที่แล้ว

      AMEEN YAA ALLAH

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 2 ปีที่แล้ว

      Wcs

    • @hassanalasow6265
      @hassanalasow6265 ปีที่แล้ว +1

      Sayidkana Allaha ha unaxarjisto

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@hassanalasow6265mid inta aan u ducayno ka kale ka reebi mayno, sidaa ma tahay

  • @TimaWeynne
    @TimaWeynne ปีที่แล้ว +6

    Allahu Akbar Waa Suugaanii Afweyne Mamnuucay in schoolada Lagudhigo!

    • @aali.j1
      @aali.j1 ปีที่แล้ว

      Wallahi? maxaa sababay

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n 10 หลายเดือนก่อน

    Madax Weynaha Somaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Mudane Xasan Shiiq Maxamuud Guul 💪💪💪💪💪 Iyo Gobanimo 💯💯💯💯💯👍 Raspteg 🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯💯👍

  • @IsraMaxamed-i7t
    @IsraMaxamed-i7t 6 หลายเดือนก่อน

    Cali jaamac haabiil ilaahay haw naxariisto wuxuu ahaa abwaan weyn❤❤

  • @FihiimaAli-w1m
    @FihiimaAli-w1m 10 หลายเดือนก่อน +1

    Love it ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mowliiddayib7106
    @mowliiddayib7106 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc
    Soo badi Gabayada Iyo Geeraarrada

  • @mohamedguled4835
    @mohamedguled4835 2 ปีที่แล้ว +11

    IDOOR WAGAASHE Iyo KUFRIGA
    Wacad alaw yaala
    Waa niman Walaalo ah tan iyo waaga
    Aakhiro ✍🏽✍🏽✍🏽

    • @prosl11
      @prosl11 2 ปีที่แล้ว +2

      muslinimo Nimaan kugu dhaqayn muuminimo khaas ah gaal maxash ah baa dhamaa ,

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว +3

      @@prosl11 islaamnimo nimaan kugu dhaqayn muminimo khaasa gaal maxasta ku dhowra ood magansata dhaama

    • @guelleh1225
      @guelleh1225 2 ปีที่แล้ว +6

      Jawaabtii Ali Habiil Nasabkii Rasuulka nunahay iyo nuurkii xaydara’e naaskeeda faadumo kuwii nuugay baan nahay !

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว

      @@guelleh1225 nacam

    • @xuseencali9070
      @xuseencali9070 2 ปีที่แล้ว +1

      Iidoor

  • @mohamedjama4335
    @mohamedjama4335 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah waa tariikhdii
    Cali jamac habiil

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 ปีที่แล้ว

    Wow no soo badiya gabayadan oo kale wayo wa takhir

  • @SureeyaSureeya-u6n
    @SureeyaSureeya-u6n 10 หลายเดือนก่อน +1

    Madax Weynaha Somaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Mudane Xasan Shiiq Maxamuud Guul 💪💪💪💪💪 Iyo Gobanimo 💯💯💯💯💯💯👍 Raspteg 🙏 🙏🙏🙏🙏🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi ปีที่แล้ว

    Somalida markaad Sawirka picture image kaa ay Dooxada hawd nugaal Lugeynayaan eega darawiish 200 sano wey is dilayeen uun Somali Goormey Dagaal gebigiisaba Iskaga Fogaan iyo Dagaal dhexdoodaa ah.allow isu uruuri Waa iyaga iyo Allahoode
    Taar Tv Legend

  • @abdirisaq4111
    @abdirisaq4111 2 ปีที่แล้ว +2

    M.allah

  • @cabdirisaaqismaciil8637
    @cabdirisaaqismaciil8637 2 ปีที่แล้ว +2

    Keep going

  • @MawlidIid
    @MawlidIid 2 หลายเดือนก่อน

    As❤❤❤❤❤❤

  • @soomajestesoomajeste6906
    @soomajestesoomajeste6906 2 ปีที่แล้ว +4

    Sodaaa wariye

  • @cumarxogbadane6064
    @cumarxogbadane6064 2 ปีที่แล้ว +14

    Noybaad tihiin aan qalbiga nuurba kulahane
    NacaLuhu kuwuu fuulaybaad daba nashlaysaane
    Waxd nacam tidhaadaan
    Kuwii norishka waynaa
    Saaxiib hagaag uga waran taariikhda iyo gabayada
    Ilayn waa lagula garanayaaye

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 2 ปีที่แล้ว +7

    Haddii aan ilaahay Daraawiish iyo Sayid Mohamed noo keenin, soomaali Badan yaa maanta Gaaloobi lahaa
    Janatul fardowsa allaha ka waraabiyo
    Sayid Mohamed iyo mujaahidiintii

    • @ahmedwarsame5028
      @ahmedwarsame5028 2 ปีที่แล้ว +4

      Dadkii uusan Geyigooda joogin maxay ugaaloobi waayeen?

    • @dhaqanehor5607
      @dhaqanehor5607 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedwarsame5028 gaaladi ayaa carartay maxay galoban takale nin gumeysi did ah miyad nin gumeysi raac ah lasimi!!!

    • @Uknownw
      @Uknownw ปีที่แล้ว

      sarqaan muxuu diin ka yaqaanay asaa ba ubaahnaa diin inla baro raga gusaskooda ka gabyi jireye😏

    • @MohamedIbrahim22193
      @MohamedIbrahim22193 ปีที่แล้ว

      ​@@Uknownw horta hadii rag gusaskoida laga sheekeeyo isaaq ba u tahay oo abaarso u furantahay 2023
      Tan kale garadag xata waa jirtaa😢
      Adigo berbera kiristan lagugu baro buu ku 😮xoreeyay
      NASAB HADAA TIHIIN GAALADA NICILAHAYDEENE😊

    • @Uknownw
      @Uknownw ปีที่แล้ว

      @@MohamedIbrahim22193 kuwa gaalada albabadooda garacaya maahan miyaa idika ooo aad intaa isku dhajineyseen waxii igu sawir kadhacday layabaay xabadii idii timid ee dawarsatiin intaa wadamadooda aadka hor ooyaaysay adoo leh isaaq naga celiya caalamkoow shacab io caruura la xasuuqay ku cataawaya waxii shalay baroor isqabsatay meelwalba dunida kawadeen miyaa ilawdeen miskiin ilawshiiyo dhawaa ma umul baa gaalana idikaa sidey doonto idika yeeshaa kenya io etiopia laydinku rartaa juuqna dhihi karin dameer waxiid madaba gaalka hadlaya daarod weeye kuwa badan oo idika ah gusaska sidasa ugu salaxdiin isguulka abaarso aad kuwalateen waa jaamaacada africa ugucaalamsan ardey hersase ahba kasoo baxda ooan yadoo kale ku oolin africa waad ka maseerteen ceeb kalena maleh
      Qaniisnimida io waxa ka shekeneysid na idika farac uleh dhulkiina lagu dhaqmaa oo idikaa isguuladina ugu dhigtaan caruuraha oo aad marna dabada ka fuushiin marka doontiin qoomaluud yohow maydinka hadli kara yadoo somali og tahay reer kaliya qoomalud kale somali yadoo leheen Bay lehedeen daaroodow hadaba caadiba uso wada baxdeen ba ceebtina dunida wadhan haysku hadlin dhuumo foolxumo 😏
      Gar adagna labadii ninee isku guursaday waa laba nin oo dhulmahante ah afkahakame io saalax gabayga waankusoo qaban karaa hadad dooneysid xumaantiina cidkale ku riixa inta isleedahiin neefoow taarikdu yadaa is qorta markaati kale umabahna odaygan sayidku raga gusaskooda inuu ka gabyi jirayna waarun waxaan samesdayna maaha dhiigyo cabna wuu ahaa sarqaana wuu ahaa sharaftdu u leeyahay watee kulayaabi qabyaalad baa kuwada kiina dhiigyo cabkaa io kiina gaalba hoosda gashatiin laakiin ilahay hortii waa waxuu latago qabiil na raaci maayo ama af ugu hiili waxuu yahay walaa sheegaya io taarikhdisa dhabtaa

  • @axmednaasir6940
    @axmednaasir6940 ปีที่แล้ว +8

    Cali jaamac habil waa ninka kaliya ee uu ka sumxaana laystay isaga iyo dhulkiisa toona waa ninka aanu u iman sayidku
    Ciise muuse

  • @IntisaarsaleebaanAadan
    @IntisaarsaleebaanAadan 13 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 2 หลายเดือนก่อน

    Fardahee

  • @xamdaanahmedxamdaanaxmed4151
    @xamdaanahmedxamdaanaxmed4151 2 ปีที่แล้ว +9

    Maxamed aadan dirir inader gabayga ( muslinimo Nimaan kugu dhaqayn muuminimo khaas ah)
    Gabaygaa waxaa lahaa abwaan dirir warsame .
    Abwaan cali jaamac habiil aad ayay isgu gabyeen sayidka sidaa awgeed gabay kasta oo loo tiryay sayid maxamed waxaa la siiyay cali jaamac
    Taariikhda inta kale waa sax lakiin gabaygaa baadhis ku samee

    • @xaajimacaane1860
      @xaajimacaane1860 2 ปีที่แล้ว

      Waryaa reer yoonis iska hubi gabayada habar jeclo ee aad siisay cali jamac

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xaajimacaane1860 kuwa habarjeclo waakee ee u siiyey

    • @amiirsuldaan8963
      @amiirsuldaan8963 2 ปีที่แล้ว +2

      xamdaan horta sayidka ma ahayn nin gabay iyo hibooyin kalaba lagula tartami karo waayo wuxuu ahaa nin aad ugeesiya afkiisana bad buu ahaa wuxuuna ahaa caalim buuxa wuxuuna ahaa nin aad u hanwayn oo hankiisa uqalma adigu laba abwaan ayaad sheegaysaa boqol abwaan oo soomaali daba dhilif ah ayuu af iyo adiba ku cadaadinayay ingiriisna waad ogtahay sidii uu ula dagaalamayay marka wuxuu ahaa nin lagaari waayay oo lagu diimo dadka uu lawaqtiga ahaana aad ayuu uga horeeyay marka waa in gabayada lasoo qaaraamaa oo hal nin laysugu geeyaa si bal waxuun loo muujiyo allaw unaxariiso sayidka iyo mujaahidiintii daraawiisheed aamiin

    • @ahmedgellah3050
      @ahmedgellah3050 2 ปีที่แล้ว

      @@amiirsuldaan8963
      WADAADKA WUXUU LAHAA SIFOOYINKII GACAN-KU-DHIIGLEH AFWEYNE OO WAXAA KA MID AHAA INUU AFKA KA SHEEGAYEY WAX WANAAGSAN HAYEESHEE FICILKIISU UU AHAA DHIIG IYO HOOG.
      AFWEYNE AYAA MAALINTII OO DHAN KA SHEEKAYN JIREY SOMALINIMO, WADDANIYAD, MIDNIMO, CADDAALAD IYO SOMALI KA XOROWDAY QABIIL IYO QUDHUN!!!!!!!!!
      HAYEESHEE HABEENKII WUXUU KU SHAQAYN JIREY DHAQANKII FIRCOON OO WUXUU DIYAARIN JIREY IN LA KHAARAJIYO CIDDII MAGAC LEH EE AAN U GUULWADAYN!!!!!!
      BALO KU DEGTAY, BELO KU CAYAADHAY !!!!!

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@amiirsuldaan8963 gabayo nin laysugu geeyay ma jiraan, ee taariikhda ayay ku xusan tahay, oo gabaygan "muslinnimo nin aan kugu dhaqayn" waa runtii oo nin abwaan ah oo la aqaanay baa tiriyay, abwaanku balse huuraale cali jaamac waa ninka keliya ee uu mari kari waayay

  • @fasalsheekh9479
    @fasalsheekh9479 2 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiib gabaygaa sayidka jawaabtiisii cali kaga jawaabay sooddaa

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 2 ปีที่แล้ว +10

    Mahadsanid. Runtii waxaad soo bandhigtay taariikh la qariyey oo loogu talagalay in ay lunto.

    • @elsadam143
      @elsadam143 ปีที่แล้ว

      Ma in aad gaalka kabaha u qaadaan baad ku faanaysaan?

    • @aliahmedyacin721
      @aliahmedyacin721 ปีที่แล้ว

      @@elsadam143
      Sheeko! Filmkaasi waa gubtay, sxb!

    • @elsadam143
      @elsadam143 ปีที่แล้ว

      @@aliahmedyacin721filinkee soo kan adeerka leh gaal baan miciinsadaa 😂

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac 10 หลายเดือนก่อน

      @@elsadam143 sayidku waxa uu ahaa mid diinta ku qadhaabsada, inta ingriis naga ga maqan inta gacantiisa ku baxday baa ka badan.
      Nabigu waxa uu yidhi;
      المسلم من سلم المسلمون من لسانه ويده

  • @yaheyahe226
    @yaheyahe226 ปีที่แล้ว +1

    Waxni ma tarikh ba mise nin jclys
    Horta nin aad ninka garb wad wa ayo

  • @apdirahmanmohamedapdirahma6905
    @apdirahmanmohamedapdirahma6905 ปีที่แล้ว

    Maasha

  • @mowliiddayib7106
    @mowliiddayib7106 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc
    Wll
    Barnaamijkii Sarka dhaban
    Amaan kaa haynaa
    Maalinkasta waan sugaa
    Lkn kaamahayno
    Waxan kaa codsanaynaa
    Hadaan nahay ASXAABTA TAAR TV Inaad noosoo badiso Sarkadhaban

  • @hassanismail1474
    @hassanismail1474 2 ปีที่แล้ว +6

    Gabayga ay ku jirto "gaal maxasta kuu dhawra aad magansataa dhaama" waxaa tiriyey nin la odhan jirey Dirir Warsame oo reer Karin ahaa, hase yeeshee, gabaygaas waxaa si qaldan loo sii Cali Jaamac Haabiil. Dirir Warsame waxaa gabaygaa uu tiriyey awgeed u diley Daraawiishtii oo dooxato gaar ah loogu diray Karin. Waa sheeko dhab ah ee taariikhda saxa.

    • @w410921
      @w410921 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa run gabaygan si khaldan baa loogu magacaabay cali jaamac haabiil, dirir warsame ayaa lahaa

    • @abdilaahiabdimuuse8865
      @abdilaahiabdimuuse8865 2 ปีที่แล้ว +1

      sidaasbaan anba umaqlay

  • @MawlidIid
    @MawlidIid 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @xuseencali9070
    @xuseencali9070 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsantihiin

  • @khaalidhurre1510
    @khaalidhurre1510 4 หลายเดือนก่อน

    CaLi JaMaC hAAbiiL

  • @cadarbulale7633
    @cadarbulale7633 2 ปีที่แล้ว +1

    Bisinha yaa rabi dulmigaasina mu jiray xilgaas

  • @sagalcadey888
    @sagalcadey888 ปีที่แล้ว +2

    Cali jamac meel buu kaga soo hadhay sayidkii

  • @Waxkasta
    @Waxkasta 2 ปีที่แล้ว +8

    Awoowahay baa iiga sheekayn jirey gabayga 'huuraale Cali Jaamac iyo huluq dameer baa leh'
    Waxani waxay tusaysaa sida laysugu halayn karo ereyga afka kasoo tibaday ee qarni ilaa qarni la isu soo dhiibayey. Waa wax aan bedelmin inta badan siiba hadii uu maanso yahay. Taariikhda ay Somali ku faanto na Somaliland bay kasoo dhacday badan keedu ama inta record laga hayo.

    • @maxameddaabadsomalilanderd3640
      @maxameddaabadsomalilanderd3640 2 ปีที่แล้ว +2

      Waar macal diinta halkay kasoo gashay waa somaliland nuxuusta naga daa niyow

    • @amiirsuldaan8963
      @amiirsuldaan8963 2 ปีที่แล้ว

      @@maxameddaabadsomalilanderd3640 iska hadlow ina igarre war dhaqanka suugaanta taariikhda iyo halgankaba saynta ayaad kaga taalaan taariikhda aad ku faaneyso xageed ka ka keeneysaa mise tii awowyadaa ee ay kursga ku xamaali jireen saraakiishii gumaysiga ingiriiska ayaad nooga dhigi rabtaan waxkale war hauu ilaahay sayidka iyo daraawiish idiin bixin maanta kaniisad ayaad ku jiri lahaydeen ee allihii soo diray ku xamdiya

    • @Thomas-dj4sr
      @Thomas-dj4sr 2 ปีที่แล้ว

      @@amiirsuldaan8963 ooyaye 😂😂😂😂😂 maxaad la ooyaysa qarnigi 21aad ayd gumaysi ku jirta taarikh beena o kacaanki afwayne idin sameeyay miyaad taarikh moodaysa😂😂😂😂😂😂😂

    • @amiirsuldaan8963
      @amiirsuldaan8963 2 ปีที่แล้ว

      @@Thomas-dj4sr war ma naageheediibaa eedo oohini waa waxa aad la niicleyneyso mar walba mida kale yaa lagumaystaa ma ninka dagaalamaya mise kan dhulka maqana kula dagan ee gaashaamo iska fadhiya mise kan dagaalamaya tabari meeleey dhigtaba eedo dhulka xorta ahna gobolada ugu qanisan ayaan kadaganahay oon leeyahay anigaana kan xorta ah daabbada u saaraa marka aad koofil iyo naagtiisa xamaali jirtay dhulka maqana waad dagan tahay laakiin ninka halgamaya een lagumaysan waxna dilaya ee diiday gumaysiga waa aniga adigu shalayna xamaali ingiriis baad ahayd maantana waad iska fadhidaa marka keenee lagumaystaa waa adiga waayo adigu hal xabo kuma ridid gumaysiga had iyo horaanba mida kale taariikhda waa lasameystaa oo loo dhididaa oo dhiig loo daadshaa ee cidi iskaa siinmayso taariikhda soomaali utaalana waa taan anigu u dhigay lamana aasi karo mida kale itoobiya futadeeda waad aragtaa ???

    • @Thomas-dj4sr
      @Thomas-dj4sr 2 ปีที่แล้ว

      @@amiirsuldaan8963 hadal naaged maxad hadalka ugu bilaabaysa dumar Xaarood adigaa niicle foqal niicle ah waar waligaa hal tuulo maad xorayn sidi minilik ila hada adoon ayaad tahay hawd wa 1954 aya lagu so daray ethiopia hadii ethiopia kla yaacdo dhulka hawd reserve Somaliland ayuu kuso biiraya sidii somaliland 1930 ayuunbu mapka isku badalaya tamar aad dawlad ku noqotaan maba haystan galbeedka dhulwaynaha Somaliland ayuu ka tirsanyahay teeda kle aniga dadkaygu Somaliland ayay u badanyihiin o halka inyar aya ka jogta
      lkn adigu amxaar+kukuyo+amisom io gumaysi ayaad ku jirta markaa isku meeqam ma nihin dad aan xor ahayn.
      adigu taarikh somali kuma lihid aan ka ahayn kacaanki afwayne e ridoobey ilaahna ku tilmaamay ninkii argagaxisada aha e sayid lagu magaacabi jiray taarikhda aad leedahay wa in aad adoon tahay waligaana ahayd!!!!

  • @libanali1626
    @libanali1626 2 ปีที่แล้ว +3

    Aftahankaygow gabayga tada ah maad turxaan bixin mise qoraalkisa qaldamay

  • @mohamedwehelie4180
    @mohamedwehelie4180 2 ปีที่แล้ว +5

    Bala kuu dagteey kkk siyidka waa nin rageed waan tageera gabayadis Wu xuraba ahado

  • @yuzufhashi2929
    @yuzufhashi2929 ปีที่แล้ว +5

    Sayidku micnaha ninka guskisa maxa ugeyay mise darod ba waxa hido uleh afxakame iyo cali dulane ayay noo keneen hadana sayidka 😂😂

    • @saidmohamed745
      @saidmohamed745 ปีที่แล้ว +1

      nio darood ha aflagaadeen dadkaas wye dhinteeen

    • @MohamedIbrahim22193
      @MohamedIbrahim22193 ปีที่แล้ว

      Tay saw isaaq ma ahayn ninkii afxakame ku yiri gadaal iga waxey waxas abaarso iyo bluemakeup u tihiin😮

    • @kaderabdilahihabib1352
      @kaderabdilahihabib1352 11 หลายเดือนก่อน

      War cali duulane. Iyo afxakame. Naag bay isku dileen

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@MohamedIbrahim22193 hayaaaay, kalkaad daadka noogu soo leexsateen, afxakame iyo laabsaalax labdu ba daarood harti dhulbahate ah ayay ahaayeen, deegaanka waa ka caan, daaroodow annaga hbr jeclo la na yidhaa oo si wanaagsan baannu isku aqaanaa ee warwareega joojiya

    • @MohamedIbrahim22193
      @MohamedIbrahim22193 10 หลายเดือนก่อน

      @@tuwa_sac kkkk garadag bay ka dhacday adeerka ba ka sheekaynaya youtubka kasoo daawo ilyaas xata sheegay ninki yiri i waxey inu idinka aha

  • @JamalMahmuùd
    @JamalMahmuùd ปีที่แล้ว +2

    huluq dheeridaydiyo siduu ku arkay hoostayda huga dumar miyuu leeyehoo hoy igula loolay hoge waayaabe

  • @cabdiaktar9377
    @cabdiaktar9377 7 หลายเดือนก่อน

    Cali jaamac waa qolomu aha

  • @ayanlecisman5295
    @ayanlecisman5295 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkk haw Sayidku walaahi yaab weeye

  • @MuxyadinCidhipzade
    @MuxyadinCidhipzade 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

    • @MuxyadinCidhipzade
      @MuxyadinCidhipzade 8 หลายเดือนก่อน

      Masha allaaah ilaahay caqli gahakuudaayo❤❤

  • @Asmaxabiib-x6w
    @Asmaxabiib-x6w 8 หลายเดือนก่อน

  • @Nimcanismacil
    @Nimcanismacil 4 หลายเดือนก่อน

    Tube 13:22

  • @geeskaafrikaga3842
    @geeskaafrikaga3842 ปีที่แล้ว +1

    Maxamedaw wsedha aad ku firtay maaha mid fiican, bal dib taariikhda saxda i milicso.

  • @drabdiwelimohed4758
    @drabdiwelimohed4758 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaaah

  • @garashomedia7632
    @garashomedia7632 2 หลายเดือนก่อน

    Libaax buu ahaa deegankiisa iyo xoollihiisa toona aanu cagta u soo dhawayn sayidku
    Reerka kaliya ee waxa ay dhacan mooye aan waxa ba laga dhicin isaaq na ugu jira kaalin mihiima ciise muuse

  • @kafiabumali
    @kafiabumali ปีที่แล้ว +2

    War ayuuna Reer Ana hodine wllhi cali iyo sayidku dad laysla simi kara May Ahayn mid gumaysi buu dabada u dhaaayey oo nin la gumeeyo buu Ahaa mid geesi laga baqo Ayuu Ahaa Anoo isaaqa Ayaan qiraya inuu sayid ku Ahaa Ninkii keliya Ee u istaagay difaaca diinta iyo dhaqanka

    • @kaderabdilahihabib1352
      @kaderabdilahihabib1352 ปีที่แล้ว +1

      Cali jaamac muu ahayn gumysi raac ee halgamaa afiyo adinba gaalada kula dagaalamay buu ayaa

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac 10 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@kaderabdilahihabib1352dadkan fikir sayidka ah baa lagu shubtay, taariikhda na inta yar ee sayidka mooyee wax kale ka garan maayaan

    • @abdullahiali6093
      @abdullahiali6093 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@tuwa_sac
      Sayidka iyo sheekh Bashir iyo sheekh xasan barsane // baa gaalada la diriray // cali jaamac aad sheegayso yuu la diriray gaalka ingriiska buu la socday

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac 7 หลายเดือนก่อน

      @@abdullahiali6093 markabkii mary ann iyo halgankii suber awal iyo ingriiska soo akhriso, iyo buuga رسالة زعماء الصومال

  • @hasanmohamed7414
    @hasanmohamed7414 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabayga miinlayda ah khilaaf badan ba kujira lkin anigu waxaan uhayaa bidhiidh nin lo odhsnjiray

    • @jaamacfaarax2375
      @jaamacfaarax2375 2 ปีที่แล้ว

      Anna waxaan u maqlay ina dirir nin la odhan jiray.

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac 10 หลายเดือนก่อน

      Anigu na nin bidhiidh la yidhaa iyo huuraale cali jaamac

  • @XasanKaabash-uf3rh
    @XasanKaabash-uf3rh ปีที่แล้ว

    Gabgi cali

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 ปีที่แล้ว +1

    Ar gabayga sayidka haka dilin heesaha ku fiican tihiin

  • @mohhasiciidqaasali8515
    @mohhasiciidqaasali8515 2 ปีที่แล้ว

    Update

  • @mohamedabdi8412
    @mohamedabdi8412 2 ปีที่แล้ว

    Waloow kenyan

  • @omergul4363
    @omergul4363 2 ปีที่แล้ว +5

    Taar TV wuxuu muran yahay inla gudoonsiiyo bilada afka somaliga iyo suugaantiisa,noolow sxb

  • @mohamedabdi8412
    @mohamedabdi8412 2 ปีที่แล้ว

    It know everything

  • @haboonabdirahman3561
    @haboonabdirahman3561 ปีที่แล้ว +1

    Tureecada day wataad kufriga nagu tilmaantene

  • @maxamedcisman1608
    @maxamedcisman1608 ปีที่แล้ว

    Horta maxamed ma waxad taqana gabayadii bariga ila hargaysa ma soo dhaafo miya gabayadadu

  • @hanadcaska2343
    @hanadcaska2343 2 ปีที่แล้ว +3

    Nin wanaagsan oo tariikhda si fican u haya ayaad tahey lkn lambarkaga noso sheeg wixi ka qaldaan ayaanu ku saxeyna inader wnan kugu borineyna inaad xaga ka wado howsha

  • @abdisamadgaheir7450
    @abdisamadgaheir7450 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninka timir dilay wuxuu ahaa sacad muuse makaahiil samatar cali

  • @umalkhayrumal8731
    @umalkhayrumal8731 ปีที่แล้ว

    Gabaygii tariikh

  • @AMO00165
    @AMO00165 2 ปีที่แล้ว +7

    Huluq dheeridayda iyo
    Suu ku arkay hoostayda
    Ma haweenaydii aan qabaa
    Hhhhhhhhh wlhy dhulkuu la go,oooyay

  • @abdaleyare9885
    @abdaleyare9885 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @nincodheeman2132
    @nincodheeman2132 2 ปีที่แล้ว

    abwan jir

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 3 หลายเดือนก่อน

    Sidaad

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 ปีที่แล้ว

    Illhy qabriga how waasiciyo cali jaamac Haabiil

  • @Wiilkadheer4
    @Wiilkadheer4 2 ปีที่แล้ว +3

    Wariyuhu waxaad mooda inuu hal dhinac u eexanaayo

  • @MukhtaarMaxamuud-jz1en
    @MukhtaarMaxamuud-jz1en 2 หลายเดือนก่อน

    Daaroodku xaar mayno

  • @AbdirahmamAWIL2
    @AbdirahmamAWIL2 2 หลายเดือนก่อน

    Timirta ciutaaye

  • @boqoreyusuf7401
    @boqoreyusuf7401 2 ปีที่แล้ว +4

    Nasab hadaad tihiin
    Gaaladaad nici lahaydeen

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 2 ปีที่แล้ว +1

    Taaroow waalaydiin yaabayey hadaan gaalkii koofil sayidku dilin

  • @DANABTUBE
    @DANABTUBE ปีที่แล้ว +1

    War suganta khaladka kadaa
    Bidhiidh cali raamale gabaygiisi baad leedahay cali jaamac haabiil baa tiriyay

    • @Caziizacumar
      @Caziizacumar 7 หลายเดือนก่อน

      Hmmm gabyda awowgy Ku oy de Naga amu nefyow

  • @engabdirazak5654
    @engabdirazak5654 2 ปีที่แล้ว +2

    Been ayaan ka sheegtey geeraarka aad marineyneyso cida marisey iyo kelimaad geraarka laftiisa ( waa ka faraska) somaali dhaqankeedana waa ku xume iyo godob taariikh la madal hufiyo,

  • @khalidaadan8794
    @khalidaadan8794 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabayga qaafiyaddiisu waa H laakiin C kaasi kuma jiro waa waxaad ka reebtay fato hodhosha hadla aan wax tarin habar awali baa leh

    • @saedyusuf8853
      @saedyusuf8853 2 ปีที่แล้ว +3

      Guska zubeer awal buu ka gabyey adna futaa laa carar tay makhnuud yow bilaa taariikhda ah

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 2 ปีที่แล้ว

      @@saedyusuf8853 huluq dheridayda sidu ku arkay hoostayda haweneydan qabay miyaa hooga lala yaabye jawabti cali jaamac

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 3 หลายเดือนก่อน

    Garac beeloow ah qalbi hodhosha hadal aan waxtarin reerkii lahaa intuu kabadalay ayuu reerkale saaray intuu waxoo gaa qaaray

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 ปีที่แล้ว

    FAARXA BOWDOLA WAA AWOGAYE ABO

  • @CfaraxmireCfarax
    @CfaraxmireCfarax ปีที่แล้ว

    Waa palad ninka la dilY waa makaahiil

  • @jeexdinTV
    @jeexdinTV 2 ปีที่แล้ว

    Sayid maxamed haduusan ahayn deegaankaa aad sheegtay iyo waqooyi oo dhan gaalo ayeey noqon lahaayeen

    • @mutasmutas6793
      @mutasmutas6793 2 ปีที่แล้ว

      Beenta iskadaa jaahilbuu ahaaye

    • @jeexdinTV
      @jeexdinTV 2 ปีที่แล้ว

      Taariikhda dib u raac taariikhda hadii wax akhrinkarto
      Tusaale barbara markuu kasoodagay wiilkii yaraa ee magaciisu uu sayidka waydii John baa laydhahaa magacaygii hore Ali ayuuu ahaa
      Tusaale waxaa kuugufilan waxaa kamid ah
      Waxa hada kajiro iskoolka abaarso

    • @mutasmutas6793
      @mutasmutas6793 2 ปีที่แล้ว +1

      @@jeexdinTV aniga tariikhda ibari maysid lkn ogow isagu wuxuu dhinta y 1921 anaguna xoriyada wxn qaadanay 1960 imisa Sanaa udhaxaysay oo intaas iyo intii ka horeysay maxaa loo gaaloobi waayay?ogow hadduu cid diin barayna abtiyaaladii ayuu baray waayo tuulooyinkooduuii ka dagaalami jiray

    • @fardusali5547
      @fardusali5547 ปีที่แล้ว

      Soydka gaal sarkhan aah

    • @MohamedIbrahim22193
      @MohamedIbrahim22193 ปีที่แล้ว

      ​@@fardusali5547 NASAB HADAA TIHIIN GAALADA NICILAHAYDEENE waa ninka ku xoreeyay

  • @AbdirisaqMHasan
    @AbdirisaqMHasan 2 ปีที่แล้ว

    ARABKII IYO AWALKII KUMA JIRAAN MIYAA

  • @asiaali3460
    @asiaali3460 2 ปีที่แล้ว +2

    gabaygii dirir warsame oo ah nin habarjeclo ah yeesif mohamed ah maxaa cali jaamac habiil loo siiyaa

    • @Said_or_Fahad
      @Said_or_Fahad ปีที่แล้ว

      Gabayga jawaabta ee sayidka ayaa ku cadaynaya in uu ina jaamac haabil gabayga laha Waayo labada gabay isku si ayay u dhacayaan

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@Said_or_Fahadwaa sidaa nio, ilaa idaajaa baa huuraale cali jaamac ugu abtiriyay

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 8 หลายเดือนก่อน

      Gabayga Cali Jamac Habiilba Tiriyay Ader ina Reer Hebelow ​@@tuwa_sac

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@tuwa_sac Sida loo sin Gabayga isagaba Tiriyaybe Ader Ma Caqliga Ladahay

    • @tuwa_sac
      @tuwa_sac 7 หลายเดือนก่อน

      @@hasansudi9404 isaga tiriyay baan leeyahy zxp, oo idaajaa baa afkiisa ka yidhi gabay cali jaamac baa leh

  • @abdilahifarxan2492
    @abdilahifarxan2492 3 หลายเดือนก่อน

    Cali Jaamac Haabil.Duud Xamaal ingiriis U nacamleeya Buu Ahaa Ee idoorow Taarikh kle samysta

    • @AxmedXasan-c2i
      @AxmedXasan-c2i หลายเดือนก่อน

      Wadaadkii waalna iyo Axmed godane isku mid ayey ahaayen waliba wadaadkii ina cabdule wuxu dheera tuugnimo balse faqashey taariikhdii beenta aheyd ee afweyne idiin sameeyey waa laga daba yimide xiniinyihiina fuula Faqashey

    • @BashiraxmedBashka
      @BashiraxmedBashka 21 วันที่ผ่านมา

      Nin ciise muuse ahbuu ahaa sayidkuna aanu deegankisa iyo dhulkiisaba cag soo dhigin

  • @Lingaxmedia
    @Lingaxmedia 2 ปีที่แล้ว

    Abaalllawe idoora tahaye maanta john ba lagu dhihi lahaa hadii aan Sayidka laguu soo dirin

    • @hamsehalane5919
      @hamsehalane5919 2 ปีที่แล้ว +2

      Seyidku kamu talin jirin dhul isaaq abtiye mxy tahy abaalka uu noo galay gacan ku dhiiglihii ina cabdalle

  • @amiirsuldaan8963
    @amiirsuldaan8963 2 ปีที่แล้ว +2

    iska hadlow ina igarre war allihii sayidka iyo daraawiish kuu soo diray ku xamdi ee taariikh haka dhiganin oo hanoo soo qaadan kuwii saraakiisha gumaysiga ingiriiska kursiga ku xamaali jiray iyagoo sarkaalkana ay qaadi jirtay kursigiisa sideed nin xaaska sarkaalkana ay qaadi jirtay sideed kale marka taaroow eeg waxaad doonaysid inaad taariikh uyeesho war umada ka xishoo ilaahow sayidka iyo mujaahidiintii usoo halgamay gobanimada janatul fardawsa ka waraabi aamiin

    • @ahmadjellah3582
      @ahmadjellah3582 2 ปีที่แล้ว

      ....todoba dumaroo qabaa tuu falaa darane !!!!!.
      Tisciin iyo Lak tawxiidsaduu sidii tayz u gawracaye ma Talyaanigaas baa mahdi ah tanina waa yaabe.

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh 2 ปีที่แล้ว +3

    wadaadku ma shabaab uu ahaa?

    • @lodoonelmi6875
      @lodoonelmi6875 2 ปีที่แล้ว

      Berigaa isku mid baa loo arkayey

    • @Masalaawi
      @Masalaawi 2 ปีที่แล้ว

      Waa shabaab oo Jirtay qarnigii la soo dhaafay

  • @hgagamar8750
    @hgagamar8750 2 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkklkk cali dhuxa cadimahen

  • @muhyadinmustafe467
    @muhyadinmustafe467 2 ปีที่แล้ว +1

    Laandheere sayidku meesha wax aan nacabku xataa xaqiri karinbuu ka dhigay

  • @abdullahhajiali4773
    @abdullahhajiali4773 ปีที่แล้ว

    Tabiyaha wa qabileyste anigoon labada qola midna ahayn haddana waxan ka haya marku gabayga sayyidka dhameyay bala ku dagtay

    • @BashiraxmedBashka
      @BashiraxmedBashka 21 วันที่ผ่านมา

      Hadana maxa nin hoostiisa soo gly

  • @HamsiHassan
    @HamsiHassan ปีที่แล้ว

    ❤😂🎉😅

  • @hodnahmed6258
    @hodnahmed6258 2 ปีที่แล้ว +1

    manaa moodey mise waad ka booday HAWO BEENA HADAL AAN WAX TARIN HABAR AWALEY BAA LEH kkk mise adaa habar awal ah ninka gabayooy inader 😅😅😅😅😅

    • @P0qraneyyy
      @P0qraneyyy ปีที่แล้ว

      Laydhka naga daa🤣

    • @ikraanhassen2219
      @ikraanhassen2219 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhh😂😂😂😂

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 8 หลายเดือนก่อน

      De sowkuwa awalku Qalbada jabiyay

  • @YuusufMuuse-dt3kh
    @YuusufMuuse-dt3kh ปีที่แล้ว

    445

  • @mirnacilmi2528
    @mirnacilmi2528 2 ปีที่แล้ว

    À

  • @abdoa7191
    @abdoa7191 2 ปีที่แล้ว +1

    Bal wadaadka aan tumaatiyo
    Murtibaa igu tuhmayseene
    Taladii Ilaah ka qaad
    tuugii reer xamar eh
    Ma Talyaanigaasaa mahdi ah
    Tanina waa yaab eh

  • @FaisalMunir-dr8wy
    @FaisalMunir-dr8wy 6 หลายเดือนก่อน

    Dhafoor keyga xaydhii ka madhane dhiirane an qabee.
    Nina yusan dhiidhiyin inta dhidid ka leefaayo.