Jawhara Luula || Maxamed Yuusuf iyo Magool || Qaraam || Balwo Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 191

  • @abdullahidhanaandhanaan4305
    @abdullahidhanaandhanaan4305 ปีที่แล้ว +2

    Waa maandeeq codka naxariista leh baad ku garataa Cimriga alle ha ubarakeeyo

  • @duceysaneofficiall7701
    @duceysaneofficiall7701 5 ปีที่แล้ว +8

    Alla yacizak Hees Waa Heesihii hore Wxii kasoo hara waa Buraanbur
    Alla Nasiib badnaa Inta Waqtigaa Soo gaartay Hubaal In ay Naga Nasiib lahaayeen .
    Thnks balwo lyrics 100%🙏🙏🙏

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 9 หลายเดือนก่อน

      Inkaernes ina maano kuuseey warkaas maakeentey iiwad.

  • @amranmaygaag
    @amranmaygaag ปีที่แล้ว

    alaah yacisak heeso waa kuwii hore balwo jecliya heesahii hore alaha uraxmo labada fanaan

  • @M0eDahir
    @M0eDahir 4 ปีที่แล้ว +10

    Maxamed yuusuf yusuf ileeye AUN iyo MAMA Lul jaylani o wada qadaaya waliba video ahna waan arkay. Allaha ya raxma Maxamed yusuf cabdi😥 iyo xalima khalif cumar magool 😥

    • @fe8445
      @fe8445 3 หลายเดือนก่อน

      Maxamed Cabdi Yuusuf iyo Luul Jaylaani xagee isku arkeen. Maba isa soo gaarin. Beryihii Maxed Cabdi Yuusuf fiidiyow maba jirin.

  • @osmanabdiabdulle7602
    @osmanabdiabdulle7602 4 ปีที่แล้ว +4

    mama mogool iyo maxamed yuusuf allaha u naxariisto labadaba fan waategey

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 3 ปีที่แล้ว +4

    Erayadii abwaan Cali Sugule,riwaayadii Yarad Baaqsay 1958,lakiin imika waxaa ku luuqaynaya Maxamed Yuusuf iyo Mogool mardanbe oo horaantii lixdankii ah weeyaan

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waxaan umalaynaya inuu erayadeeda laha Cali sugale

  • @fe8445
    @fe8445 3 หลายเดือนก่อน

    Waa Magool cid aan weydiinayo ma jirto. Radio Muqdisho baa laga soo daayaa oo xitaa la sheegaa tariiqda, abwaanka, laxanka iwm

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaan Illaahay idiinka rejaynayaa (bilkeedeynaa) inuu idiin gelbiyo Jannadiisa Fardawsa aamiin aamiin aamiin 💟🤲🤲🤲🥲

  • @fuaadmohumed9146
    @fuaadmohumed9146 5 ปีที่แล้ว +34

    Erayadii abwaan xuseen aw farax laxankii muxamed jamac ilbir codkii maandeeq iyo muxamed yusuf maaha magool reedyow hargeysa 1964kii sidaas ula socda jiilka cusub

    • @kaahinyuftan399
      @kaahinyuftan399 5 ปีที่แล้ว +4

      Sxb Maandeeq codkan maleh ee sidee wax kaa yihiin si fcn u dhageeso *Waa Boqoradii codka Magool*

    • @dnpydb-liee
      @dnpydb-liee 5 ปีที่แล้ว

      kaahin yuftan 👍

    • @abdicanada9489
      @abdicanada9489 5 ปีที่แล้ว +3

      Maxamed jaamac ilbir wa fananad a nadiira nayruus abaheed Aun sida ula socda

    • @osmanabdiabdulle7602
      @osmanabdiabdulle7602 4 ปีที่แล้ว +1

      shiiqow waa magool iyo maxamed yuusuf allaha u naxariisto labadaba

    • @abilahimohamed161
      @abilahimohamed161 4 ปีที่แล้ว +2

      Erayadan waxa leh cali suguleh isago sharaxaya oo imaradka joga ayan dhagaystay wanad heli karta hadi ad radiso

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 ปีที่แล้ว +2

    Jannadaa inoo ballan ah qofka channel ka soo galiyey heestan gabadh aan aad isku jeclayn 2014kii ayan isla qaadi jirnay xusuus ayaan caawa galay ilmadaa iga qubanaysa wakhtigu muxuu dad lala reebay immaka canada ayey ku nooshay iyadoo xaas nin kale ah anna Hargaysa ayaan ku suganay lkn wali waan is xidhiidhinaa qisada aan ku kala tagnayna maaha mid aan halkan kusoo koobi karo runtii 😪 gabadh kale dabadeed xataa maan shukaansan .
    Nololo qurux badan iyo aakhiro suuban ayaan alle kaaga baryayaa ayaan 💗

  • @abdirisakismail3389
    @abdirisakismail3389 4 ปีที่แล้ว +3

    Heestan waa maxamed yuusuf iyo maandeeq ee haku murmina toonkoy ku heesaso u fiirsada

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 4 ปีที่แล้ว +8

    Dadka leh maaha magool waxa ka khaldan tariikhda magool waxay fanka ku jirtay muddo ku dhaw konton sano sidaa darteed codkeediii markii dambe wuu waynaaday. Heestan waxay qaaday 1960 maadkii. Mida kale marwalba oo aan radio hargeisa ka dhegaysto waxay yidhaahdaan ku soo dhawaada magool iyo maxamed yuusuf

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 11 หลายเดือนก่อน

      Waasidaad sheegtey heesta waxa laqaadaya iminka magool Allah unaxariistee runvaad sheegtey thanks.
      .
      .
      .

  • @aw-geeddishaambow9792
    @aw-geeddishaambow9792 2 ปีที่แล้ว

    Raalli baad ahaaneysaa, codkani Magool ma aha laakiin Maxamed Yuusuf waa sax.

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilbir waa ninkii lahaa laxamadii heesihii riwaayaddii Allah aamiin ma iisho

  • @mohamedh.ismail7913
    @mohamedh.ismail7913 5 ปีที่แล้ว +3

    heesta waxaa qaadaaya ilaahey ha unaxariisto labadoodaba mahamed yusuf and magool eesidaa ulasoco hadee al yidhaahdo

  • @hassankhadarmohamed584
    @hassankhadarmohamed584 4 ปีที่แล้ว +7

    Heestan in badan baan raadiyay xira radio hargeisa iga iibayn mar ku dhahay aan hargeisa joogay nasiib wanaag caawan halkan ka helay magool iyo mohamed yuusuf AHN labadoodaba

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 5 ปีที่แล้ว +4

    Balwo Lyrics channel la baahnaa 👍

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 ปีที่แล้ว +6

    What a Songs with a high quality

  • @calicabdi5734
    @calicabdi5734 3 ปีที่แล้ว +7

    dadku waxay isku qaldayaan magool iyo maandeeq shaqona iskuma laha heesta waxaa wada qaadaya maxamed yuusuf cabdi iyo xaliimo Khali if Cumar magool

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 9 หลายเดือนก่อน

      Kuusoow iyyo maano kuuseey ayaa wada qaadey.

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 ปีที่แล้ว

    Wahwah waa s tii hore way soo dhigayaan

  • @mohamedgurhan6775
    @mohamedgurhan6775 2 ปีที่แล้ว +2

    Codadkii Maxamed Yuusuf Cabdi iyo Xaliimo Khaliif Cumar (Magool), waa erayadii Maxamed Yuusuf iyo laxankii Guroon Jire, sannadkii 1956.

  • @cabdirashiidyusuf8385
    @cabdirashiidyusuf8385 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxariisto maxamed iyo magool dadku waa dadkii hore faba waa fankii hore

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy ปีที่แล้ว

    Heesaha Qaraamiga layidhaa waa Ku wan laxanka raaxeeye. jawahara luula. subcis. Burcaawi jawahara luula markii u horaysay waxaa laga bilaabay boorama Hargeisa axyaa qaraami

  • @mahadshire1019
    @mahadshire1019 4 ปีที่แล้ว +5

    Dadkaan aan faanan iyo qaraami waxbana ka aqoon ee seed laboodka ah yaa naga qabta!!!! "Waa Aun magool oo yar, fanaaniinta mostly codkooda dahabi ayuu ahaa 1960's-kii, markii lasoo galay 1970's dhammaan codkoodii wuu qayirmay ayagoo weli da' yar, because of balwada sigaarka iyo jaadka oo ay iska badiyeen qaarkoodna qamriga u sii dheeraa sida Aun magool, maryan mursal, aun farxiyo Cali, maandeq, Aun haboon cabdullahi oo ahaa 1960'skii gabdhaha ugu cod macaana fanaaniinteenii qaran. Heestani waa Aun magool iyo Mohammed yusuf ee xira sheekada aad leedihin waa maandeeq.

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว

      Mahad Shire waa runtaa wllo kkkk waliba Maryan mursal intii udhaxeysay 1974kii codkii xabeebwayn ayaa ka gashay 1years kadibaan kusoo qabtee kk 😂😂😂

  • @maxamedibraahim1355
    @maxamedibraahim1355 ปีที่แล้ว

    Waa maxamed yuusuf iyo maandeeq
    Laxanka abdi sinimo waa lixdankii ka hor

  • @qoraagadahsoon1736
    @qoraagadahsoon1736 3 ปีที่แล้ว +3

    Maandeeq miyaanay ahayn gabadha heesta qaadaysa

  • @togdheer-man8588
    @togdheer-man8588 2 ปีที่แล้ว

    Cod dumaroo qaada heestan waxa ugu horeysey Faadumo Cabdilaahi kidmastar maandeeq.

    • @togdheer-man8588
      @togdheer-man8588 ปีที่แล้ว

      @Safe Khan maandeeq wey qaaday jawhara luul .haddaanad maqal adigu ha odhan mey qaadin.

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 3 ปีที่แล้ว +5

    The best somali cultural love songs this was song by old age people while this generation songs love is valuelesa and have no meaning in our cultural songs

  • @yussufgeddi8194
    @yussufgeddi8194 5 ปีที่แล้ว +3

    Allaylehe bogaadin ayaad mudantihiin. Hore u socda.

  • @mohammedengabdikarinmohamm5943
    @mohammedengabdikarinmohamm5943 4 ปีที่แล้ว +2

    QARNI FADUMO BAL BALADHKU AY FANANAD NOO TAHAY AYAN JOOG NAA ALAHA GODKA NIIGU NAXARIISTEE

  • @ismailabdi88
    @ismailabdi88 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa Maandeeq ruux kale haku wareerina meesha aan usha ku dhufto waa kama soo noqotaay ee midka heesta soo geliyay dadka ha habaajin eee magaca ruuxa is kaleh heesta sidaa u sax😎😎😎

    • @khadarnux9728
      @khadarnux9728 5 ปีที่แล้ว +2

      walal wlh Waa *magool* codkeeda Anaa ka hubo Nin chanelka wuu saxan yahy ee adi iska hubi

    • @ismailabdi88
      @ismailabdi88 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk heesihii hore hadiiba aan dhawaqooda garan waayo waxaaba waxba kama jiraan ah inta aan waqti ku bixiyay ee sxb soo hubi intaa ku leeyahay

    • @nasuuxbille5145
      @nasuuxbille5145 4 ปีที่แล้ว +2

      @@ismailabdi88 walee wax badan baa kuu dhiman dhanka Qaraamiga dhageesikooda sxb ee muran kale ha galin qoftaan waa *Magool* . erayada Abwaanka lahaay muran wuu ka dhalan karaa lkn Codka fanaanka muran maba gali karo. fanaanadan fanaaninta kale waxbee dheertahoo Waa boqorada codka Naag kaloo laku qaldi karo maba jirto AUN intii dhimatay

    • @nasuuxbille5145
      @nasuuxbille5145 4 ปีที่แล้ว

      heesta kaliya la isku qaldi karo Cododka Maandeeq iyo Magool waa heestan 👉👉th-cam.com/video/PWVQrtm2h3k/w-d-xo.html

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +1

      saxiix codkaan waa magool Aun

  • @jablibaax
    @jablibaax 4 ปีที่แล้ว +3

    Walay ka tahay gabadhani magool maaha

  • @ahmedlaangadhe7102
    @ahmedlaangadhe7102 5 ปีที่แล้ว +8

    Heestan dadkan cometti gaka bixiyey mid koodna magaran heestan waxy kujirtay riwaayadii 1956 cali sugule sameeyay eela odhan jiray yerad baaqsan

  • @XaajiLadane97
    @XaajiLadane97 11 หลายเดือนก่อน

    walaal Magool maaha! Gabdhan waxa la yidha Luul jaylaani, iyagoo wada qaadaya muuqaal ahaan waad ka heli kartaa bartan TH-cam ka.

  • @shyusufcige6393
    @shyusufcige6393 4 ปีที่แล้ว +3

    Waddaniyiin balwo lyrics

  • @abdirahmanadamabokor809
    @abdirahmanadamabokor809 5 ปีที่แล้ว +3

    Balwo Lyrics, waad i gu bannaantiin.

  • @nurabdiqadirahmed8294
    @nurabdiqadirahmed8294 ปีที่แล้ว +1

    Codka gabadha waa khadra daahir oo yar baan filyaa aniga AUN.

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 5 ปีที่แล้ว +4

    CODKAN MAAHA BOQORODI CODKA MAGOOL, EE WAA MAANDEEQ SXB WAAD DEDAASHAY THANKS

    • @ismailabdi88
      @ismailabdi88 5 ปีที่แล้ว +1

      Adigoo.hurdaya miyaa soo.qortay commentiga

    • @khadarnux9728
      @khadarnux9728 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ismailabdi88 😂😂😂 Malaha waa ruunta Haduuba Maandeeq dhahay codkan

    • @somalilandergeesi3747
      @somalilandergeesi3747 4 ปีที่แล้ว +2

      Walee in aanad codadkaba kala aqoon

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +1

      codkan anigu mar kaan dhuuxay waa magool lkn maandeeq & magool isku maba cod ekee sidee wax yihiin

  • @mohamedadam4457
    @mohamedadam4457 4 ปีที่แล้ว +7

    Waar qofkuu doono ha ahaadee ku raaxaysta heesta buuqa naga daayoo, muhiimaddu waa codadkaas halaasiga ah iyo musikadaas aan dhagaha wax kaa yeelayn jawi daggan ku dhagysta.

  • @ahmedlangadhe6939
    @ahmedlangadhe6939 4 ปีที่แล้ว +4

    waa erayadii abwaan cali sugule heestani waxay kujirtay riwaayadii yerd baaqsay 1956

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 11 หลายเดือนก่อน

      Oo xxiligaa miyaad joogtey .annunciation labo gu kaaweeyyyne xiligii sayidka Ayaan dhoocilo aheeyne soommaaha..
      .
      .

  • @mmciise8955
    @mmciise8955 4 ปีที่แล้ว +1

    Aaan idin saxee waaa Luul Jiilaani iyo Maxamed Yuusuf Cabdi, iyadoo daawasho ah ayay TH-cam ka Ku jirtaa 1985, ka baadha

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 ปีที่แล้ว

      saxiib, tani Magool oo biyo is marin, codka kala baro, wey yareyd wakhtigaa

  • @adena2210
    @adena2210 4 ปีที่แล้ว +3

    Codka gabadha waa maandeeq qofkii garan kara ya garto kii kalana cidna kugu qasbi mayso, maandeeq codkeeda soo baro horta magaceeda un baa maqashaye.

  • @قتادةاسماعيل-ه7د
    @قتادةاسماعيل-ه7د 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa.maxamed.Yusuf
    Iyo
    Maandeeq
    Maaha
    Magool

  • @gulleedgallaydh4723
    @gulleedgallaydh4723 4 ปีที่แล้ว +1

    AX yaa fanaan waayo waayo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 ปีที่แล้ว +3

    Classic Wallahi

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 5 ปีที่แล้ว +3

    Dadka beenta ka daa Maandeeq maaha. Waa Magool Heestana Radio Hargeysa ayaa lagaga duubay 1963 Waa markay reer waqooyigu ula Baxeen Magool. Xaliimo waa inantayadii waa asal Reer Hargeysa waayo anoon reer Hargeysa ahayn bay iyadu ahayd. Raximuhulaah

  • @zahracarab9292
    @zahracarab9292 4 ปีที่แล้ว +5

    ku raaxayso.
    oo fahan uun.

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaan lagu qaldin saaxiib . Haddii aad doonayso abwaankii heestan midhaheeda lahaa inaad ogaato, waxa idiin sheegi kara Xasan Maxamed Yuusuf oo uu dhalay hoobalka heesayaa. Aniga wallaahay wuu iiga sheekeeyey abwaankii lahaa oo uu waliba waraysi ka qaaday. Waxaan uga socda dadkan commentigu yey ku qaldin.

  • @golvingolvin9586
    @golvingolvin9586 5 ปีที่แล้ว +4

    Magool codkii mucjisada ahaay 👌 AUN dhamaan inti dhimatay

    • @aadamhoodaale8287
      @aadamhoodaale8287 4 ปีที่แล้ว

      Golvin Golvin waa maandeeq magool maaha

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +1

      sxb codku aad buu isugu dhaw yahay labada fanaan kolba waa wakhtigii ay yaraayeen balse codkan waa boqoradii codka magool Aun

  • @ahmedjama3294
    @ahmedjama3294 4 ปีที่แล้ว +1

    gabadhu waa maandeeq isku cadna maaha fankana maandeeq baa Ku horaysay waa wixii ka horeeyay lixdankii heestu

  • @C.kariimSharma
    @C.kariimSharma 9 หลายเดือนก่อน

    Sxp magool maaha ee wa maandeeq iska sax halkaa

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 2 ปีที่แล้ว +1

    raadyow hargeysa 💃hibo🤼‍♂️love♥️🐆🐆🐆sland TO Raadyow Hargeysa

  • @Wearesomali
    @Wearesomali ปีที่แล้ว +3

    Magool maaha inaga sax halkaas😅

  • @shaaficecishqi8739
    @shaaficecishqi8739 4 ปีที่แล้ว +1

    Hareeraa dad baas ayaa ina hayoo
    Hagaageenii way hagranayaan

  • @abdikarimhassan3436
    @abdikarimhassan3436 2 หลายเดือนก่อน

    Asc gabadhu waa maandeeq ee magool ma aha.

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 3 ปีที่แล้ว +3

    Maxamad yuusuf iyo mandeeq weyi magool maha

  • @somalilandergeesi3747
    @somalilandergeesi3747 4 ปีที่แล้ว +3

    Codkan tuug ma xado
    Waa xaliimo khaliif cumar magool

  • @ismailabdi88
    @ismailabdi88 5 ปีที่แล้ว +8

    Marka aad dhaheyso ruuxaa ma'ahan waa ruuxaa waa in aad barato dhawaq fanaanka oo aad taqaanid sida codka loo dhadhamiyo😂😂😂😂

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 ปีที่แล้ว +6

    عمالقه اصبحت ذكراهم في وجداننا ..... اللهم إرحم محمد يوسف وحليمه خليف مجول

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 3 ปีที่แล้ว

    Tolow somali cid kaloo sidaan quruxda badan ugu heesta dib malooga heli doonaa?

  • @Mohamud_A._Xamaraawi
    @Mohamud_A._Xamaraawi 4 ปีที่แล้ว +5

    Magool oo aaad u da yar sidaan is leeyahay

  • @ibrahimhassan1657
    @ibrahimhassan1657 2 หลายเดือนก่อน

    ma aha magoole waa maandeeq

  • @ugaasyare9466
    @ugaasyare9466 5 ปีที่แล้ว +4

    Magool maaha waa Maandeeq

  • @bashirgaraad3480
    @bashirgaraad3480 5 ปีที่แล้ว +5

    Hilbiyo kala qalan ileen hadale
    Haasaawaha waynu wada heynee
    Heshiinee maxa ina kala helay?????
    Aabbiyo hooyo midey heshiiyeenoo
    Ay hiilka bideen aduunna huroooo
    Hoo kugu dhaafay baa inna kala helay"
    Fadumo cabdullahi kaahin maandeeq codkeedu uma eka kan Magool iyo cidkale toona

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 4 ปีที่แล้ว

      Waa magool markay yarayd heeso badan oo sidan u eg bay qaaday

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 4 ปีที่แล้ว +1

    magool iyo maandeeq midna ma aha waa gadh kale

  • @sharmarkecaato7574
    @sharmarkecaato7574 5 ปีที่แล้ว +2

    Aw-Guuriyo Balwo lyrics

  • @mustafesharmaarke2788
    @mustafesharmaarke2788 5 ปีที่แล้ว +4

    With you guys!

  • @sheekhabdillahi7318
    @sheekhabdillahi7318 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa erayadii cali sugule waka ku sheegaya waraysiga 1992ki

  • @abdirazakosmannur3423
    @abdirazakosmannur3423 2 ปีที่แล้ว

    Erayadii AUN Abwaan Cali Sugulle Cigaal

  • @Dhaanka5485
    @Dhaanka5485 ปีที่แล้ว

    Nafis Iyo Jawi Samaysi Baan Ugu Dhex Daawanaya Goobtayda Shaqada Dhexdeeda.

  • @wadanisomaaliyed7745
    @wadanisomaaliyed7745 4 ปีที่แล้ว +1

    Hilbiyo kala qalan illeen hadalee
    Haasawaha waynu wada haynee
    Heshinnaye maxaa Ina kala helayee ??

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 4 ปีที่แล้ว +1

    Magool ma ahanee
    Fanandaan iishega qofkii garanayo
    Ha iishego

    • @Tubeec699
      @Tubeec699 2 ปีที่แล้ว

      Markaan aad bey u yareed Magool
      Cod aad u shiilane weyku qaadeysaa aad Ugu fiiri meelaha qaar ,
      Maba helaysid qof codkaan oo kale Ku luqaynkara sxb Sare

  • @ibrahimhassan1657
    @ibrahimhassan1657 2 หลายเดือนก่อน

    ku darso qaraamigii waxa ka mid ahaa heesta aroor

  • @ibrahimhassan1657
    @ibrahimhassan1657 2 หลายเดือนก่อน

    ma aha moole waa maandeeq

  • @alihanash9986
    @alihanash9986 4 ปีที่แล้ว +2

    Ooof caleeg. Dhalinyaradii hore markay heesahan maqlaan shaah ka at xidhan yihiin jacayl awgii bay u jeez jeexi jireen

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 5 ปีที่แล้ว +1

    Waayo waayo

  • @mustafella
    @mustafella 4 ปีที่แล้ว

    Raaxeeye Burcaawi hakala reebin.. Xaqiraad ma daysaan

  • @caqli_same8270
    @caqli_same8270 4 ปีที่แล้ว +1

    Inantaa heesaysa maaha magool
    Magool codkeedu maysagaa codadkaba la mida

  • @asiye717
    @asiye717 3 ปีที่แล้ว

    2021 🥰🥰👋

  • @hamzeabdie2701
    @hamzeabdie2701 5 ปีที่แล้ว +1

    Heestan yaa sameeyey? Fadlan qofkii garanayaa ha igu caawiyo

    • @ugaasyare9466
      @ugaasyare9466 5 ปีที่แล้ว +3

      Hamze Abdie lama garanyo heesaha heelooyinka cid gaar ah oo ku sun tan ma jirto , dhamaan hoboladi hore ayaa mid ba in ku daray lama na kala laha had ba ciddii doon ta ayaa ku luuqayzsa
      Imtixaanka Fanka waa lagu maraa qof ka doonaya inow Fanaan noqdo heelooyinka ayaa loo diraa haddow si wacan u qaado waxaa loo ogalaa jiray inow heesaa noqdo waa berigii hore Fanka xalaashaa jiray

    • @fuaadmohumed9146
      @fuaadmohumed9146 5 ปีที่แล้ว +2

      Hamza adeer heestu waa jawhara Lula erayadii aun abwaan xuseen aw farax dubad laxankii muxamed jamac cige ilbir codkii muxamed yusuf iyo maandeeq maaha magool reedyow hargeysa 1964kii

    • @ademibrahim2179
      @ademibrahim2179 5 ปีที่แล้ว +1

      Fuaad Mohumed AAAAAA...Aqoondaro Heestani waxa laga dheegey , Heestii caanka aheyd ee Geyiga Somaliya Hormoodka heesaha Qaraamiga u aheyd ee Jowharo iyo Loul, Codka waxa lahaa fanaankii weynaa AHU. Cumar Subagle, Laaxankana isaga lahaa , Kabanka ku soo baxdey asagaa tumayey, Raadiyo Goodirna ku luqeyn jirey, sannadahii u dhexeeyey1949-July/1960 waxii ka horeeyey.,....1960kiina Bisho July na Radio Mogadishu kaga heesay...... Abwaankii sameeyey ee mudhaha heestaa lahaa wuxuu ahaa AHN... Abwaan Dabshid, oo ka tiranaa Kooxdii English ku ku magacaabi jirey (Buti)... Waxay aheyd Goobtu Magalo Madexda Gobolka Awdal,Sannadkii 1949kii...waxay ku xigtey heestii (Balwo) ee u sameeyey Aabahii Fanka somaliyeed AHN. (Abdi Dheeqsi). Goobtu ku bilaabeyna waxay aheyd Banka Giriyaad oo Baabuurkii kaga cadilmey, Kooxduna markii dambe ee bahashu balaadhatey waa kuwii lahaa (Balwadii Baxsatoo Barrey Qabatee baabuur Ma ku Baadi Doonaa),waa Waaaaaaaaaaaaaaah dadka weydiiya wali dad baa Boole dhalinyarooooooooow

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +1

      codkuna waa magool & maxamed yuusuf cabdi muranka ugu wayni halkaasuu ka taagan yahay wax maandeeq ah codkeedu meesha kama muuqdo

  • @khaalidgeeddi4284
    @khaalidgeeddi4284 5 ปีที่แล้ว +4

    😍😍👏👏👏

  • @dugsiiyeabdi64
    @dugsiiyeabdi64 4 ปีที่แล้ว

    Codkan waa Magool oo Yar hadduuman ahayn waa Marwo ama Iftin Midkood.

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 2 ปีที่แล้ว

    Qaraam : Jawhara Luula
    Laxanka : Cumar Subagle Aun
    Erayada : Xuseen Aw Faarax Aun
    Luuqda : Maxamed Yuusuf & Magool Aun Dhamaantood
    ...................................................................
    Khadiijo Daleys oo qaadaysa Laxankan Jawhara luula halkaan ka dhagayso th-cam.com/video/Z9YmQUp9f_Q/w-d-xo.html

  • @kafiyahouseinalikafiyahous4413
    @kafiyahouseinalikafiyahous4413 2 ปีที่แล้ว

    Mandeq weyin iyo maxmed Yusuf siqaldan yay ugu qoraan magacyada magol mahaa way ka qaldantay kkkkk

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 2 ปีที่แล้ว

    Erayadu wa cali sugule isagaaba ka shekaynaya

  • @maxamedsuldaan5330
    @maxamedsuldaan5330 5 ปีที่แล้ว +1

    Maandeeq

  • @kaahinyuftan399
    @kaahinyuftan399 5 ปีที่แล้ว

    *Heeskan waxa fanaanka la qaadaya waa Magool fadlan dadka kala saari la' Maadeeq iyo Magool codadkooda fanka waxba kama yaqaanin haka aamusaan*

    • @HanadEmran2024
      @HanadEmran2024 5 ปีที่แล้ว

      Zxb Fan Adigan Kala Aqoon Hadii Aad Codkan AUN Magool ThaY Bro Si Fcn Iskaga Hubi Waa Timiro Oo Ku Magac Dheer Maandeeq

    • @khadarnux9728
      @khadarnux9728 5 ปีที่แล้ว

      @@HanadEmran2024 waa saxan yahay waa Magool cod kaan anaa hubo.

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว

      wale waa saas magool & maandeeq iskuma ba cod eka mid walba luuq gaaraa ilaahay siiyay marka codkani waa magool Aun

  • @abdinasirabshir7876
    @abdinasirabshir7876 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa magool

    • @C.kariimSharma
      @C.kariimSharma 3 ปีที่แล้ว

      Sxp dhaarta daa oo wax hubso
      Qoftan waa maandeeq ee maaha
      Magool

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 5 ปีที่แล้ว

    Heeskaan cumar dhuule in oo qaaday moodi jiray see cml asxaabta

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 5 ปีที่แล้ว

      Abshir ha moodin iminkaba waa fanaankii guyoobe

    • @MohamedAli-cq5wh
      @MohamedAli-cq5wh 5 ปีที่แล้ว

      Waa magool oo aad uyar bbcda. Ayaa Laga soo deyn jirey maandeeq maaha

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +2

      @abshir carab sxb heestan fanaan kali ah muu qaadin waxaa ku heesi jiray fanaaniintoo dhan baa erayaduu rabo ku qaadi jiray Masalan laxankan jawhara luula fanaaniinta ku heestay waxaa ka mida
      1- Cumar dhuule oo ah fanaanka ugu cod macaan waxaa laxan ku heesay oo dhan
      2- Xasan diiriye
      3- Khadiijo dalays
      4- Maxamed siciid gu'roon jire
      5- Magool
      iyo fanaaniin kale

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 4 ปีที่แล้ว +1

      @@khabiirharnandez5664 ileen waan arkay heesta in fananin badan qaaday

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 4 ปีที่แล้ว

      @@khabiirharnandez5664 lkn sxb heestaan waxey u egtahay heesti ceelasha ee oo qaado cumar dhuule

  • @abdallaabdulkadir9384
    @abdallaabdulkadir9384 4 ปีที่แล้ว +1

    Codkaas magool ma ahe iska saxa.

  • @somalinetflix3533
    @somalinetflix3533 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxay tiri magool ⁉️
    ~Aabiyo hooyo miday heshiiyeenoo
    ~Ay hiilka bodeen aduuna hurooo
    ~Hoo kugu dhaafay baa ina kala helaye.
    Sow ilaa weligeed dumarku maalka way u dulaysnaayeen 😂

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 ปีที่แล้ว

      Sxb waliba berigaa aabaha baa hanti badan ku xidhi jirey guurka hablaha

  • @zundusmaxamed7556
    @zundusmaxamed7556 4 ปีที่แล้ว +1

    Maandeeq weeye dadka magool leh sifiican u dhagaysta lankeeda waa mandeeq

  • @tusejiirow4776
    @tusejiirow4776 4 ปีที่แล้ว

    Maandeeq waye qofka qaadaya ee magool maaahan

  • @altovldamir4719
    @altovldamir4719 4 ปีที่แล้ว +1

    Maha magol iska sax magaca

  • @samodiid6510
    @samodiid6510 4 ปีที่แล้ว

    Erayada Abwaanka lahaay muran wuu gali karaa, laxanka heeska ninkii lahaay muran wuu gali karaa, lkn codka fanaanka muran ma gali karo.
    *Boqorada codka Magool* ayaa la qaadeesa heesta m.yuusuf. waxaana is leeyahay waa xili ee aad u da'a yareed.

  • @AliHassan-cu8gh
    @AliHassan-cu8gh 5 ปีที่แล้ว

    Magool maaha tan heesta la qaadaysa

  • @lilgui-b1o
    @lilgui-b1o 3 ปีที่แล้ว

    Brazil kjkkjkjjkj

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 2 ปีที่แล้ว

    Yaasiinaburas

  • @mahamedm518
    @mahamedm518 4 ปีที่แล้ว

    Maandeeq