Riwaayadii Axmed Saleebaan Bidde ee Alla Aammin ma iisho Iyo laxannadeedii cajiibka ahayd weeye. Waa naaxiyad meel dheer ku gaynaysa oo daltabyo miidhana…
Wehelkay gacaleen wada dhalaniyo Waalidkay ima odhan weedhaasi Waayaabe ammaantu waynaaye, Axla hees, ad bad ugu mahadsantihin maadeys team shaqo fiican bad noo haysaan ..
Maanta hal ruux igama soo horayn Waan idin salamayaa dhamaan walalayaal Si gaar ah ruuxa chennelkan soo galiya qaaraamiga Anigu hibo maxamed baan ka dambeeyaa
Heestaan waxay isku laxan yihiin hees kale oo la yiraahdo "Wax saar" oo fannaanka ay is la qaadaan Baxsan. Ma laxan miro kasta lagu qaadi karaa, sida laxamada qaraamiga?
waaaaw axyaa hees iyo laba fanaan oo cod halaasiya leh
MAXAMED YUUSUF: rabi naxariistii jano fardawsa hakawaraabiyo
MAANDEEQ: rabi cimriga iyo caafimaadka hawdheereeyo aamiin
Waax. Sheegiida. Yaa lahankara
Muddo dhan 2 cisho ayan raadinayay heesta mar hora igu dambaysey ❤ wan idin salaamaya dhamantin
Maxamed yuusuf iyo Maandeeq
Runtii wax kalay ahaayeen markay hees ku kulmaan. AHUN
Woow waa hees iyo bar aad ayaa uxiiseyaa inaa dhageysto heesihii horre raadiyano tariikhda fanka somalida Mohamed yusuf & fadumo abdullahi mandeeq maamadii fanka❤️❤️
Bal wiilyahaw warbaabad soo kordhisoo.
Waydaaray arinkii halkaan ku wadee
Ha waabane sheego wqayaha.
Classic
Riwaayadii Axmed Saleebaan Bidde ee Alla Aammin ma iisho Iyo laxannadeedii cajiibka ahayd weeye. Waa naaxiyad meel dheer ku gaynaysa oo daltabyo miidhana…
Waxanaa kaa fun ahaay xataa ereyada intii ma qan tahay music ga baa ku raxeysanee❤
Saxid!
Bal wiilyow warbaaba so kordhisoo
Waydaaray arinkii halkaan ku wadee.
Mahadsanid SxpyaaL🥰
Xarig wada meedka ciidi xeray naysa. Waa u xoor
Maxamed Yuusuf AHUN iyo Faadumo Cabdilaahi Kaahin (maandeeq)
Waa fankii qiimaha badnaa
waaw laxanka layaabay iyo codadka m yuuuf iyo maandeeq
adiga ayaa aad u mahadsan aniga waaka helaa murtida iyo medadaalada qiimaha badan weliba kuwaan oo kale
Wehelkay gacaleen wada dhalaniyo
Waalidkay ima odhan weedhaasi
Waayaabe ammaantu waynaaye,
Axla hees, ad bad ugu mahadsantihin maadeys team shaqo fiican bad noo haysaan ..
Mirihii a.s.bide laxankii m.cige ilbir codka maandeeq iyo m.yuusuf
Waa hees cajiiba❤❤❤❤❤❤
Fankii dhadhanka lahaa isaaq baa isku fuuqsaday la'aantood fan ma jireen. Waar guur uma jeedo waaydan
"Cir aan weedh lahayn hillaacna watoo.."
wwwww yasalaam hees iyo badh ika dheh
Wwwww inaba caadi maaha hees macan weye❤🌹
Erayadii Erayadii axmed saleeban made in somaliland 🤍💚❤
Maxamed yuusuf and faadumo c/laahi maandeeq waa orijanaal kii
Maadeys sxb channel kaaga wax la mida Ma arag wll afkeenu waa hodan heesana waa kuwaase ha ka daalin dib usoo noolayn tooda
Su aal ku socota madays heesha maxaad qoraalka uga dhigteen ma waxa jira dad aan af somaali aqoon 😂😂
Erayo aan la fhmi krin ba jira wano dadaalen wlh lyrics faida bdn ku qaba ani
Golden time heesihii qiimaha lahaa inaba caadi maaha
Heestan waxaan ku aqiiney Marwo
Iyo xasan diiriye kuna.cod macaanaa
Waad mahadsan tahay sxb
Hesii murtida lahaa qaraami❣
Maanta hal ruux igama soo horayn
Waan idin salamayaa dhamaan walalayaal
Si gaar ah ruuxa chennelkan soo galiya qaaraamiga
Anigu hibo maxamed baan ka dambeeyaa
Madeeyski hirgalay
keep going
Maadeys wd ku mahad santihin
Sxb waxad inoo raadisa hees kale oo ay wada qadan oo la yidha geel hawd u kacay
Maanka deeqa iyo maxamed ❤
Wwwww nice song ❤👌
❤❤❤❤❤❤❤❤
Hees qimaheda wadata
Wow good
1964 radio hargaysa
Heestaan waxay isku laxan yihiin hees kale oo la yiraahdo "Wax saar" oo fannaanka ay is la qaadaan Baxsan. Ma laxan miro kasta lagu qaadi karaa, sida laxamada qaraamiga?
Maya sxb balse waxaa jirta in Riwaayada dhawr jeer la dhigi jiray marka inay fanaaniintu is badali jireen in kastoo heesta Wax saar iyo tani aysan Isku laxan ahayn hadana Waxaa jira heeso badan oo ka dhaxeeya Baxsan & Maandeeq & Hibo Nuura oo dhamaantood la qaada heeso Maxamed yuusuf Aun
@@khabiirqaraam7935 hal hees hadday tahay waa sax, fannaanka kaliya is bedelaya laakiin miraha iyo laxankaba heestu waa isla heestii. Laakiin heesta kale aan ka hadlayo waa hees kale oo ka erayo duwan heestaan, laxanka kaliya isaga mid yihiin.
@@ahmedisse3971 sxb waa ku fahmay heesta waxsaar Waxaa qaada Baxsan & Maxamed yuusuf Mar kalana Waxaa la qaada Hibo nuura heesta Wax saar & Tan ayaad malaha lee dahay waa Isku Laxan Sxb bal si fiican u dhuux Labada heesood adaa arki doone Heestan hada Waxaa kaloo magaceeda la yiraahdaa Wehelo
@@ahmedisse3971 waxaa kaloo laga yaabaa inaad iga saxan tahay balse Heestan iyo wax saar waa kalo labo sxb balse Labadaba Hibo Waxay la qaadaa laga yaabaa iyadoo ku celis ah Maxamed Yuusuf Aun
@@khabiirqaraam7935 Haa sxb, labada heesood waa isku laxan, haddaa dhagaysatay. Su'aasha aan qabo baa ah "2 hees oo kala duwan isku laxan ma noqon karaan"?
Maxamed yuusuf
Waaaw
Hablii hore amaanta way ka booodi jireen ahahaha ujeedad ka danbaysa iisheeg ayaa kasoo horaysay
Kuwa hada waaba lagu dagaa yaab😮
Ab iyo ab
m.h