HEES | Ruun | Maxamed Suleebaan Tubeec | Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 90

  • @garanuug1289
    @garanuug1289 2 ปีที่แล้ว +12

    Midhihihii Abwaan Cabdi Cali Weyd. Abwaanka curiyay heesaha ay ka midka yihiin Awrkii cirka, baddu inay madawdahay iyo Almatarana soo dhaaf

  • @GBal-bd4de
    @GBal-bd4de 2 ปีที่แล้ว +10

    Waa Heesihii qiimaha badnaa ee fanka ay reer Somaliland asalka u lahaayeen. Allah yacizak fannan Tubeec. Been laguma reeyee, Ruuneey i soo eeg. Heestii Ruun

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 ปีที่แล้ว +2

      Haddaad go' daan yaa noo heesaa. ?

    • @munasudi3392
      @munasudi3392 ปีที่แล้ว

      @@LibaaxaAfrica5484 hhhhhhh

    • @ahmedosman-hl3fo
      @ahmedosman-hl3fo ปีที่แล้ว +2

      Fanka soomaalida, ma aha fanka somaliland, m.s.tubeec norway ayaan kula kulmay, mana rumeysnayn kala googeynta soomalia

    • @GBal-bd4de
      @GBal-bd4de ปีที่แล้ว +2

      @@ahmedosman-hl3fo heestan keliya ka hadalnay iyo meesha asalkeedu ahaa. Siyaasad iyo go'itaan kama hadlin.

    • @zahraibrahim2871
      @zahraibrahim2871 ปีที่แล้ว +2

      Tubeec fanaanimada iyo heesahaba Djibouti ayu kaso bilaabay Allah ha u naxariisto

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 2 ปีที่แล้ว +25

    Allah Yaa Cisag ( 𝗠𝗮𝗮𝗱𝗲𝘆𝘀 )💯🙏❤️
    Meel raaxa badanoo
    Roobku uu ku hooroo
    Biyohu laba rogmanaaya
    Raha iyo maroodiga
    Aawadaa rafiiqnee

  • @ahmedcali1055
    @ahmedcali1055 ปีที่แล้ว +2

    Alha unaxarsto amiin amiin
    M tubec waxa qalbiga qofwaliba taban yuu oga tagay bulshada

  • @hodanmeecaad685
    @hodanmeecaad685 ปีที่แล้ว +10

    Ruun waxa guursadey abdi cali wayd waxayna ahayd gabadh reer xareed ah waana ruun ismaaciil qadiye,oo maanta joogta england waxayna udhashay caruur maansha allah

    • @jibriilabokor3802
      @jibriilabokor3802 ปีที่แล้ว +2

      Cabdi cali weyd isna reer samatar buu ahaa

    • @updirahimomar5388
      @updirahimomar5388 ปีที่แล้ว

      Aun cabdi cali weyd isagu xilimuu
      Dhintay xaafad reer cali weydka ka mida
      Bari jaar ahan jirnay hargeisa ❤

    • @walgo-media
      @walgo-media 8 หลายเดือนก่อน

      Khadar c cali wayd oo ruun dhashay baanu sxb nahay

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 ปีที่แล้ว +5

    Raha iyo maroodiga
    aan wada rafiiqnee
    Ruuneey isoo eeg❤.

  • @Jaylaani-Jama-Suleiman
    @Jaylaani-Jama-Suleiman 2 ปีที่แล้ว +9

    Alle Naxariistii Jano Haka Warabiyo Adeero

  • @FarhanAbdi-k8m
    @FarhanAbdi-k8m 4 หลายเดือนก่อน +4

    Dadki hore hesaha baylahayen imakana xashish boy iyaa fanaan ka ah dhulka somaliyeed intii dhimatay allow unaxariiso

  • @wiilwaal7114
    @wiilwaal7114 หลายเดือนก่อน

    Wow fanaan iga dheh Alla yaa raxma ader nocan ayaa lohesaa mise waba laiska dhafaa

  • @AbdirahmanAbdikariin-pb1jk
    @AbdirahmanAbdikariin-pb1jk ปีที่แล้ว +2

    Masha alah waah waah boqorka codka m s t waa habenimo jimco ah saacadu waa 12:30 taariqda 10/8/2023 ila hau naxariisto

  • @MohamedBashirAhmed
    @MohamedBashirAhmed 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waa habeen isnina tarikhduna tahay 10/3/2024 wana habeen aanu soo dhaweneno bisha barakesan ee ramadan goobtu waa muqdisho caasimasa dalka waxaan kujiraa jawi dagan waxan ku raxesanaya fankeni wanagsana ee gablamay iyo waliba codkii poqorkii codka maxamed saleban tubeec AUN

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +4

    Alle sw naxariistii jano hawgu deeqo 🤲

  • @Garaad-e9p
    @Garaad-e9p ปีที่แล้ว +1

    Alle hawo naxaristo tubeec😊

  • @caalamiboy3510
    @caalamiboy3510 ปีที่แล้ว

    Waa hees iyo badh maxmed saleebaam tubec Allah u naxariisto

  • @Cartan7
    @Cartan7 2 ปีที่แล้ว +10

    somali waqooyi music is amazing

  • @ahmedhusein6933
    @ahmedhusein6933 6 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto cismaan qacanlow wuxuu ahaa fanaanka kaliya ee wàaberi een saaxiibada ahayn

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 2 ปีที่แล้ว +9

    Abaha luuqda ninkan wa cajiib asago kale dib lo arki mayo✅

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 2 ปีที่แล้ว

      Saxiix u maleyn maayo yaa Maxamed oo kale inuu noo dhalan doono allow kuu naxariiso

    • @IsmaelAdanisack
      @IsmaelAdanisack 9 หลายเดือนก่อน

      Ani ima dhaqaysan miyas😂

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle 2 ปีที่แล้ว +5

    Ruun hees cajiib ah waaye.

  • @axmedmuuminismaciil7082
    @axmedmuuminismaciil7082 หลายเดือนก่อน +1

    1998 ayaan ku dhagaysan jiray magaaladaydi DILA LONG TIME SAXUUS QIIMALE

  • @ayanleabdi7452
    @ayanleabdi7452 ปีที่แล้ว +1

    Eastleigh nairobi 2k23 13sep heeskan waan weheshanaya

  • @husseinabdilahi9630
    @husseinabdilahi9630 ปีที่แล้ว +2

    Boqorkii codka alle haw naxiirto

  • @abaadirguulwade1288
    @abaadirguulwade1288 หลายเดือนก่อน +1

    13 November 2024 Cape town Atlantic ocean.......
    Wind 50KM/H...
    Wadankeena ALLAHA noo nabadeeyo

    • @wiilwaal7114
      @wiilwaal7114 หลายเดือนก่อน +1

      Hhh yow after two days am here also in cape town especially bellville

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 ปีที่แล้ว +5

    الملك محمد سليمان لم يأتي بعدك احد ستظل ذكراك خالده في ادهان الشعب الصومالي والعالم اجمع

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 ปีที่แล้ว

    6.9.2023
    Caawa jawigu waa rooban yahayn waxaan ka soo galay safar shaqo oo wajaale ah waa xili habeen ah 10:20 pm caawa waaan iska xasuus dhegaysanayaa heestan FHM❤

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafow 7 หลายเดือนก่อน +1

    Allow kunaxariiso
    Allow qabrigiisa uqabooji
    Wuxuu ahaa mar la arag oo aan asokale dibna loo arkidoonid
    Cajiib

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 ปีที่แล้ว +1

    Mirihii c.c.weyd laxankii iyo codkii m.s.tubeec

  • @bulxanguuni4659
    @bulxanguuni4659 หลายเดือนก่อน +1

    axyaa hees waa caawa iyo Dublin 1 November 2024

    • @attomustafe2674
      @attomustafe2674 หลายเดือนก่อน

      6 Nov 24 in Dubai

    • @abaadirguulwade1288
      @abaadirguulwade1288 หลายเดือนก่อน

      ​@@attomustafe267413 November 24 Cape town Atlantic ocean

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 5 หลายเดือนก่อน +4

    Been laguma reeyee
    Waad i raali galisee
    Ruuneey isoo eeg
    Ax!! Yaa jacayl Allow kuu naxariiso boqorkii codka Maxamed Saleeebaan Tubeec.
    12 / July / 2024 11:30 Pm

  • @AlexAli-ws7px
    @AlexAli-ws7px 3 วันที่ผ่านมา

    amiin walee waxuu ahaa awan somalieed waxaan xasuustas istuudiyihhii aw kulahaa dabka barxada taxiyada waxaan tagijiray anaa iskul dhingta waxaa gadijiray jamac seleban iyo mahad uu dhalay

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 11 หลายเดือนก่อน +1

    Allah unaxristo boqorkii codka

  • @mowehliyegaalshire195
    @mowehliyegaalshire195 2 ปีที่แล้ว +6

    Please and please
    Mohammed s tubeec
    Heeskii ahaa
    Sida geesi hanadooo hootadiyo waran kiyo hubki uu la haan jirey

    • @maadeys
      @maadeys  2 ปีที่แล้ว +1

      Mar dhow insha allah

    • @mowehliyegaalshire195
      @mowehliyegaalshire195 2 ปีที่แล้ว +1

      @@maadeys 10sano aan radinayay
      Hal meel baan ku arkey lkn codkeeda aad u naxuus ah
      Wan idin sugaya ee shaqo wacan guys

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 2 ปีที่แล้ว +2

      @@maadeys aslaamu Alaykum wllo waxaan doonayaa inaad channel kaaga soo galiso heestii ahayd hadaan laysla Lulayn miduun baa lugo ee uu qaado Cumar dhuule Alle haw naxariisto please and please thanks

    • @banadirchannel8187
      @banadirchannel8187 2 ปีที่แล้ว +3

      Waa taa heestaad
      Raadineysay sxb
      Sidaan filayo
      th-cam.com/video/cXHvdfnScPk/w-d-xo.html

    • @mowehliyegaalshire195
      @mowehliyegaalshire195 2 ปีที่แล้ว +2

      @@banadirchannel8187 horaan u soo arkey tan ee waxan radinayey ayadoo AUDIO MP4 ah
      Kana imaado dhanka maadeys ee mahadsanid

  • @calimukhtaarxayeesi7191
    @calimukhtaarxayeesi7191 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxariisto

  • @qadafinuur
    @qadafinuur 2 ปีที่แล้ว +9

    Woof caleek

  • @zakicali980
    @zakicali980 2 ปีที่แล้ว

    Alla yaa cisig allow danbigiisa dhaf

  • @Suhaybmuuse-rw7yi
    @Suhaybmuuse-rw7yi ปีที่แล้ว +1

    Mansha allahu

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 2 ปีที่แล้ว +3

    Boqorkii Fanka

  • @cabdullahiibnumoha8056
    @cabdullahiibnumoha8056 2 ปีที่แล้ว +6

    War wxaas wey dhaf tay wllahi lkn Sorry hada wxn jognaa aduun socdal io Sharma boy qaraami kanoqon donaan🙆‍♂️

  • @maxamedshiine6305
    @maxamedshiine6305 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxamad,nuur girii

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 หลายเดือนก่อน

    Aun tubeec💔

  • @AliAbdi-x4u
    @AliAbdi-x4u ปีที่แล้ว +1

    Fabadhi garage maldhib geele

  • @hawdmedia332
    @hawdmedia332 2 ปีที่แล้ว +1

    Pro pink iigu qabo

  • @HasanFeedhoyare
    @HasanFeedhoyare 10 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay chanalka maadays waa chanelka ugu faseexsan codka dhagaysiga

  • @CabdiqaadirYusuf-lg6dg
    @CabdiqaadirYusuf-lg6dg ปีที่แล้ว

    Boqor ka cod allaw ku naxariso

  • @garanuug1289
    @garanuug1289 ปีที่แล้ว +4

    Erayada: Cabdi Cali Weyd
    Isaaq
    Habar Awal
    Sacad Muuse
    Reer Samatar

    • @wariyosheeko
      @wariyosheeko ปีที่แล้ว +1

      Qisada Heestu ku timidna noo raaci. Waxaan filayaa inuu Heestan u sameeyay Xaaskiisa, xilli ay is khilaafeen.❤❤

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm ปีที่แล้ว

      ​@@wariyosheekoRuun waxaa qabay cabdi cali weyd waxaanay ahayd ree Gabiley hadeer waxay ku nooshay London, ruun ismail Qadiye

  • @c.raxmaanyousuf5929
    @c.raxmaanyousuf5929 2 ปีที่แล้ว +1

    Ereyadii: abwaan maxamuud tukaale cismaan

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 2 ปีที่แล้ว +2

      @C.raxmaanyousuf.
      Heestu waa caan ruun ismaaciil oo u dhaxday abwaan cabdi cali weyd ayaa heesta loosameeyay.
      Tan dadkii xayga ahaa markii la sameeyay ayaa joogee carruurta ugu sheekee waxaad been booshaaqayso.
      Ereyad abwaan cabdi cali weyd.
      Codka tubeec.
      Seexo carruureey!

    • @wiilkahargeysajecel8748
      @wiilkahargeysajecel8748 ปีที่แล้ว

      @@khadarmohamed2676 lipaax waa runtaa Cabdi Cali weyd ,caan caan dhaley ayuu ahaa

    • @Cabdalllah
      @Cabdalllah ปีที่แล้ว

      Waa sax Cabdi cali Weyd ba heeskan lahaa
      Maxamed saleebaan Laxanka codka iyo.naaxiyada musiga ayu lahaa AUN LABADABA

  • @KhadarDoob
    @KhadarDoob ปีที่แล้ว +1

  • @cabdiyusuf3756
    @cabdiyusuf3756 2 ปีที่แล้ว

    Erayadii cabdi cali wayd

  • @Rooxaanta
    @Rooxaanta 2 ปีที่แล้ว +1

    Erayadii Abdi Ali Wayd

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 2 ปีที่แล้ว +2

      Mahadsanid maan ogayn abwaan cabdi Cali wayd inuu lahaa

    • @Rooxaanta
      @Rooxaanta 2 ปีที่แล้ว +1

      Xaaskiisa waxa la yidhaa Ruun

  • @nimcaanibrahim8045
    @nimcaanibrahim8045 ปีที่แล้ว +1

    Allah ku

  • @imanmahad4542
    @imanmahad4542 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabaru heeri yaycot

  • @Garaad-e9p
    @Garaad-e9p ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @farxaancabdi743
    @farxaancabdi743 5 หลายเดือนก่อน

  • @abdiraximxassan7896
    @abdiraximxassan7896 2 ปีที่แล้ว

    Dhirtu eey ku badantay

  • @MadhaSaas
    @MadhaSaas 7 หลายเดือนก่อน

    Basadiir

  • @xabib474
    @xabib474 2 ปีที่แล้ว

    Wakaa

  • @huudibarahim7026
    @huudibarahim7026 2 ปีที่แล้ว

    2022