Cismaan Maxamed C/Kariim Gacanlow 🔥Iyo Heesta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 90

  • @kham3610
    @kham3610 2 ปีที่แล้ว +10

    Ereyadii: cabdi deeqsi warfaa sinimo
    Oo ahaa qofkii ugu horeeyey ee hees somali music sameeyey ama kaban la tumo. AUN dhamaantood.

  • @alisomali3687
    @alisomali3687 4 ปีที่แล้ว +28

    Cusmaan Maxamed Cabdikariim (Gacanlow) waa mid ka mid ah aabayaasha fanka Soomaaliyeed! Bishii 4aad, 25keedii 2013ka ayuu ku geeriyooday magaalada Burco! Allaha unaxariisto!

    • @aliosman8418
      @aliosman8418 4 ปีที่แล้ว +3

      Magaalada Hargeisa ku geeriyooday dheh, anigaaba joogay aaskiisii alla ha u naxariistee waxaa lagu aasay xabaalaha naaso hablood

    • @abdisallan
      @abdisallan 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxan filaa in uu burco ku dhintay wale xaafada faarax oomar aaaga wadada geerishka gaashaaamo halkaas buu Daganaaa lkn ma hubo

    • @thomharrison4389
      @thomharrison4389 2 ปีที่แล้ว

      Hargeisa dheh

  • @farxaanzaki5588
    @farxaanzaki5588 4 ปีที่แล้ว +7

    Eebbow u raxmo owliyadaan quluubteenna ugu raaxeeyay codad iyo alxaan ka yimid baddaadii macaanla iyo miidda.

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +14

    Aun Cismaan Gacanlow waa hoobal ka mida halyeeyadeenii fanka soo maray kuwooda ugu codka wanaagsan laxamada kale ee uu sida layaabka leh u qaaday waxaa ka mida
    Dhalad
    Muxibo
    Helleelooy
    Raaxeeye
    Hud hud
    Habow
    Iyo laxamo kale oo badan

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว +7

    Cajjiib, Adduunka waa iska socdaa, annaga uunbaa isbedelaynaa , qiimihii fanka hore weynaa

  • @hamsejamaismail878
    @hamsejamaismail878 4 ปีที่แล้ว +17

    Make this blue if you're here after coronavirus 😁😍.
    Lay laaay laylaylaay lala lamymoneey caawa laylku dheeraaye,
    She says then :
    cadceedu haday casaanahayso adoo cawday kuma canaadeenee ! Wow

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 4 ปีที่แล้ว +13

    Allow idin Naxriiso Duni Waxaan Joognaa LA inaga Laastay 😢

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 ปีที่แล้ว +9

    Oof oof waa hees kamida heesihii qaraamigaa ee Aun tee Cismaan Gacanlow aan ku bartay, waagaan balaayo cunteydii qaadka bartay cajaladdii ugu horeysay ee aan ku dhageystay ahayd tasoo heesaha dhamaan Cajaladaas ay ahayd Cismaan iyo qaraamigiisa. Inaba caadi maahan. Mahadsanid Waayo Waayihii Wacnaa

    • @aliosman8418
      @aliosman8418 4 ปีที่แล้ว +1

      Goorma ayay ahayd markii aad qaadka bilowday

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 4 ปีที่แล้ว +3

      @@aliosman8418 kkkkk kolay da'deydaad qisheysaaye waa bartamihiii 80dii. Alxamdulilaah Yaanan kuu dhuman nin weyn baan ahaye Alle hasiyaadiyee Ammiin.

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว +1

      Codka gaar ah deggan, ereyada ugu dhawaaqaya si qof kasta uu garan karo. Marxuumka janno ha ku waaro.

    • @aliosman8418
      @aliosman8418 4 ปีที่แล้ว +1

      @@axmed_deeq Aamiin Aamiin ina ilaahay cimriga hakuu barakeeyo

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 4 ปีที่แล้ว +11

    Radio Hargeysa ayaan ka dhagstaa oo mar kasta kusoo celcelisa. Kaydkii radio hargeysa ayaad u dhacday. Laylaaaay

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว +2

    Eebbe ha u naxariisto marxuumka. Halyayeeyadii fanka Soomaalida buu ka mid ahaa.

  • @cumaraxmed3820
    @cumaraxmed3820 4 ปีที่แล้ว +6

    Waah waah. Cudku waa guduudo carwo midi.

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 ปีที่แล้ว +3

    Raxmaanku haw naxariisto
    AUN Osman Gacanlow 🤲

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 ปีที่แล้ว +13

    Yaa salaam waa heesihii qaramiga oo aa marnaba laga xiisa dhacayn Waayo waayihii wacnaa sxb bal laxamadana noogu soo tuur adoo mahadsan
    Maxamed Yuusuf - kalkaal
    Qomamo - Maandeeq
    Saalax Qaasim - Raaxeeye
    Sxb kolba lagaama waayaye kaydkii hore qiimaha badnaayo nagu soo siidaa qaraamiga

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 3 ปีที่แล้ว +3

    Cusmaan fankii ka horeyey 1960 ee reer somaliland ♥️♥️♥️💯

  • @Newheesocusub
    @Newheesocusub 4 ปีที่แล้ว +7

    Heesihii waayo waayo masuul halkaa ka wad hawsha👍👍👍👍👍👍👍🙏🙏 gabadhan la jiibinaysaa waa Aun guduudo carwo saan filaayo

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 10 หลายเดือนก่อน

      Landlady heesaha halkaa aan kasiiwade,e adiguna fhageeyso haay .

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 10 หลายเดือนก่อน

      Haahee gaduuda aawbakor

  • @qaraamiqaaci1984
    @qaraamiqaaci1984 4 ปีที่แล้ว +11

    Cajiib mahadsanid ustaad AHN Gacanlaw iyo inta u jiibinaysa.

  • @theqodax
    @theqodax 4 ปีที่แล้ว +14

    Cismaan Gacanloow iyo Maxamed Nuur Giriig waxay ku jiraan hobaladdii 60aadkii ka hana qaadey magaalo xeebeedka Berbera. Laxankaan waa mid aan waaqiis duugoobeyn, waxaan codsan lahaa in aad heeso kale oo laxankan ah aad soo galisaan.
    Mahadsanidiin bahda W. W. Wacnaa.

  • @jannoomer7263
    @jannoomer7263 3 ปีที่แล้ว +2

    Lay lay, laylaay lay lay lala lala la
    Ladanow caawa laylku dheeraayey🥰

  • @abilahimohamed161
    @abilahimohamed161 4 ปีที่แล้ว +5

    Wa koxdi walaalaha hargaysa

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 4 ปีที่แล้ว +4

    😀😃👏👏👏👏👏👍👏👏👏👏👏
    Waa waayihi laga caafimadsana GOONIGOOSADKA,KELIGI CUNIDA IYO YUU YAHAY KANI/KAASI!!!

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 ปีที่แล้ว +3

      Waa waayihii, digtatorka, xasuuqa, bandooga, qaraabo kiilka, xunka xunku dhalay, laga caafimaad qabay,
      intaas baakeentay gooni-goosadka iskama iman. haka qarsan indhaha sababta

  • @محمدحمود-ع5س
    @محمدحمود-ع5س 4 ปีที่แล้ว +6

    Asc walaalaha waayo waayihii wacnaa mar walba walba waxaad na xasuusineysaa waayihii wacnaa iyo fankii qiimaha lahaa waxaan idin rajeynaa horumar wanaagsan

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 4 ปีที่แล้ว +9

    Axya qaraami ala yacisak

  • @moffasaa1317
    @moffasaa1317 2 ปีที่แล้ว +1

    adeer illahay haku naxaristo🤲🏽

  • @ZamiirCade-s2l
    @ZamiirCade-s2l 11 หลายเดือนก่อน

    Hestan original keda waxa iska leh cabdi deqsi warfaa iyo guduudo carwo Fanaaninti ugu horaysay e ku hesta afka somaliga magalda borama waqooyi galbed somali

  • @Abdullahidhaqane
    @Abdullahidhaqane 3 ปีที่แล้ว +3

    2021 Xasus hore maanta ayan helay hestan 🔥🔥💯

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 ปีที่แล้ว

    allow unaxariso cuman gacanlow

  • @elmaMohamoud-
    @elmaMohamoud- 4 หลายเดือนก่อน +2

    Heesti abdikarin bad so raadisay somaha😂

  • @cabeysaney7689
    @cabeysaney7689 3 ปีที่แล้ว +15

    No blastics no rubber tools all was from nature.

  • @RamadanAto-qs9iv
    @RamadanAto-qs9iv 5 หลายเดือนก่อน

    Fankii hore Wuxuu Ahaa halka Laga Jaangooyo Nolosha Nabada iyo Bad qabka bulshada Kan maantana Waa halka ay wadoyin ka dhigteen Cid kastoo Naxli iyo Hagardaamo la dhex wareegaysa bulshada

  • @dr.abdihakiimsayidabdilahi2183
    @dr.abdihakiimsayidabdilahi2183 4 ปีที่แล้ว

    Amazing weeyan heestani fankii wuuutagey

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 ปีที่แล้ว

    Allahayow u naxariiso cismaan

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 2 ปีที่แล้ว

    Yaaa.la.dhegeystey🎊🎊🎊marba.ceyn.baaan.noqdaa To.raadyow..hargeysa

  • @NoikoBoiko
    @NoikoBoiko ปีที่แล้ว +1

    Toujours inégalable en 2023.

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane ปีที่แล้ว

    "Leymuuneey caawa laylku dheeraayeey"🙆🏻‍♂️

    • @Malapo___
      @Malapo___ ปีที่แล้ว

      Magacagii ay laymun cawa laylku dheraya ❤️

  • @xabeebxabeeb8052
    @xabeebxabeeb8052 4 ปีที่แล้ว +3

    DHUDIYEY XALAY MOODHAR BAYLA DHAXEE MIYAAN DAILY NEWS KII KUU IMANEEY...OOF AUN CISMAAN CABDULKARIIM IYO WALAALAHA HARGAYSA...IYO MAANTIYO DAMEERAHA YURUB KA CIYA

    • @alihassanjimaale2998
      @alihassanjimaale2998 3 ปีที่แล้ว

      SXB SAX BAAD TAHAY MA WAXAAD II SHEEGAYSA REER QAYLO ,WELIGAA MA KU ARAGTAY HEES HOOS IYO MEEL DHEXE LAGA QAADO WAA UUN QAYLA-DHAAMIYAAN SIDII AY DAMEERA YIHIIN , NOOGA FARIISTA DHEH FANKA

  • @BaderCadhood
    @BaderCadhood 3 ปีที่แล้ว

    Waa laxamada baarka sare ah.

  • @Mohajabaanyare
    @Mohajabaanyare 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid kaabe

  • @clqaadirmuumin7346
    @clqaadirmuumin7346 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi heestaa balwada wanladhacay

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 ปีที่แล้ว +3

    Earphones ayaan ku dhagaystay waan duuli gaadhay sida shimbirahaa alla macaanaa durbaanka la tumayaa daqiiqada 3:40 subxaanallah

    • @ahmedomar1355
      @ahmedomar1355 ปีที่แล้ว

      Legend baa tahay sxb wixii baa kuu duuban kabaniistaan ahay durbaankana waan tumaa halkaas isku dookh baan ka nahay

    • @maxdar11
      @maxdar11 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmedomar1355 waa waxkale zzb hal sano ka dib caawaan ku mirqaamayaa daqiiqana si gaaraan ugu celceshaday

  • @awiawi2757
    @awiawi2757 4 ปีที่แล้ว

    Wayo wayo heestan waxan dhegaysan jiray Xisadi heesa ee school ka

  • @ahmedomar8109
    @ahmedomar8109 3 หลายเดือนก่อน

    Masterpeice song

  • @tahliilyare8090
    @tahliilyare8090 ปีที่แล้ว +1

    still so nice in 2014😊

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 4 ปีที่แล้ว +2

    Alowkunaxariiso

  • @dayib5maxamed
    @dayib5maxamed 7 หลายเดือนก่อน

    Ereyada abdi deeqsi warfaa sinimo

  • @luqmansuleiman7870
    @luqmansuleiman7870 4 ปีที่แล้ว +2

    Dhabbada kula dheer dhraartiiye dhexduun baan ku martaa dhaqaaqaaye
    waa noloshii miyigeenna ee faafimaadka qabtay bal car maantaba dhexda ha lagu marto dhabbo

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 2 ปีที่แล้ว

    Sidii.dhugdhugley..🚲🚲.tusaaleyn..weyi⚽️⚽️⚽️sporqts.suuugaan.somali..
    To..BBC

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 3 ปีที่แล้ว +1

    "Daily news ku imane"

  • @ashaabdillahi3536
    @ashaabdillahi3536 3 ปีที่แล้ว

    Cusmaan gacanlow tubeec kuluc cumar mahdi maxamed yuusuf xasan diiriye faysal cumsr

  • @qaraamiqaaci1984
    @qaraamiqaaci1984 4 ปีที่แล้ว +5

    Dhudiyeey xalay moodhar baa ila dhaxee
    Moodhar waa baabuur

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว

      Haa waa “motor” maraya motorway.

  • @kaysaahmed531
    @kaysaahmed531 3 ปีที่แล้ว

    Waa cisman

  • @cabeysaney7689
    @cabeysaney7689 3 ปีที่แล้ว +1

    Nature and fresh era.

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 4 ปีที่แล้ว +1

    Dayr ilhaana oo buuralsya ku wareegsan roobku beri wuxu yeeli jiray wuxu caydhku isku dadi jiray iskuna dhererin jiray buurahaa banaanka badanka uma soo degi jirin halkan baanu ka daawsn jirnay xagaa kalana xagabn kalaad ka daawanayda.

  • @ahmedomar8109
    @ahmedomar8109 2 ปีที่แล้ว

    2023 coming soon after 5 days

  • @musphaibrahim171
    @musphaibrahim171 3 ปีที่แล้ว +1

    Heesaha qaraamka ah copy right kooda radio hargeisa oo kaliya ayaa sheegan karta waayo idaacad kale may jirin markii radio hargeisa la aasaasay sidoo kale fanaaniintuna waa walaalihii hargeisa

  • @maxameddeeq7647
    @maxameddeeq7647 4 ปีที่แล้ว +4

    Waxay macaan badan tahay marka ay guduudo carwo qadayso

  • @husseinrashead960
    @husseinrashead960 ปีที่แล้ว

    From to school form 4

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 2 ปีที่แล้ว +1

    Ax Yaa Gacanlow 🤦

  • @MukaramXamse-ke4ep
    @MukaramXamse-ke4ep 3 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @abdikaremahmed6644
    @abdikaremahmed6644 2 ปีที่แล้ว +1

    2022

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 2 ปีที่แล้ว

    Ley llaay....tusaale.gaaban..suugaan.seynis..dhinbiiil=lib...Dijon.ayey.lamidtey.macno.tey.........waxaa.jira

  • @daauudcabdi3507
    @daauudcabdi3507 7 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LIKED

  • @abdirahmanawil252
    @abdirahmanawil252 3 ปีที่แล้ว

    Legend

  • @unknownprovisional8292
    @unknownprovisional8292 2 ปีที่แล้ว

    2022 October

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LIVE

  • @maxamedcaydaruus9929
    @maxamedcaydaruus9929 3 ปีที่แล้ว

    dhanku usu rogaba waa dhamac kkkk

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LIKE

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 4 ปีที่แล้ว +1

    Geel bay ka taqaan aduun dhogoryarow geele markasay kala duubataa aqoon aan jirin iyo abuurta somaaliya ilah ku manaystay hargaysa iyo hareeraheeda waa dagmada hargaysa laysku odhanayaa caawa oo dhan ka bixi naayo somaliya maxasd u malay labaatan basn ka sheekay jamaame janaale jilib afgooye oga dheh waa yaabka yasbkii ninka daalo lagu casumase er surad iyo kala yaqaan daalo ee golis range ka qoraya buugga iska dhan geelaas dabada haysta casnahiisana sida loo dhamo garan maysaane bqalalax qalalax siday u cabaan baarta dhexdiusa kassa iska baay.

  • @kaysaahmed531
    @kaysaahmed531 3 ปีที่แล้ว +1

    Somaliland today

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    SHARE

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 2 ปีที่แล้ว +1

    🤦DhilawYahankaa
    🤦Dhirtuun ka baxee
    🤦Maxaa dhexda
    🤦Iigu Kaa maraY

  • @cabdishukuur1407
    @cabdishukuur1407 11 หลายเดือนก่อน

    Dheeli niyuus[daily news]