Farxiya Cali| I Gubtaye Naftaydaay| Balwo Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 114

  • @ikraanmohamed7276
    @ikraanmohamed7276 4 ปีที่แล้ว +35

    Farxiyo cabsiiye ayaan ka arkay caawana bilaaa hurdo baan ahay 😔😔

    • @dugsiiyeabdi64
      @dugsiiyeabdi64 4 ปีที่แล้ว

      Wax laga hurdi waayo waa tahay Hees iyo bar

    • @dinidarwish
      @dinidarwish 3 ปีที่แล้ว +1

      Xata ano

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 3 ปีที่แล้ว

      Mee too

    • @hamzayousuf627
      @hamzayousuf627 3 ปีที่แล้ว +4

      Me too team fathia absie is muujiyah

    • @xamda3275
      @xamda3275 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@hamzayousuf627me to team fadxiya absiye

  • @ifraaxaadan2365
    @ifraaxaadan2365 10 หลายเดือนก่อน +4

    Mar hore ayaan bartay heestaan aniga oo xaaladuhu i jeexjeexeen. Eebbe mahaddii raysasho ka dib waa ay igasoo hor baxday si kadis ah. Eebbow badbaado adduun iyo akhiraba

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 2 ปีที่แล้ว +5

    Heestan waxaan kaso arkeey mama Faadumo Ibraahim oo falan qeeneyso. ❤❤❤👍waa hees caajib.

  • @amiir.1243
    @amiir.1243 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa goorma goortaad
    gocoshada ilawdaa....
    Yaa salaam Ustaad Weyd.🥂

  • @mohamedsaleban1035
    @mohamedsaleban1035 4 ปีที่แล้ว +4

    Cabdi Cali Weyd Sida farshaxanka leh ee uu erayada isu saarsaaray ayaa wax layaable ah!

  • @maxamedsuldaan5330
    @maxamedsuldaan5330 4 ปีที่แล้ว +5

    Abwaan cabdi cali wayd mid ka mida kuwa ugu wanaagsan ee hees curiyey yaa waduuud

  • @jamaaldahab4114
    @jamaaldahab4114 4 ปีที่แล้ว +18

    Yaaa salaam, kabanka is bad badalaaya, luuqdan luxdan iyo erayadan abwaanku ba waa igu cusub yihiin runtii, shaqo wayn baad u haysaan ummadiina sxbyaal team Balwo lyrics, mahadsanidiin kun jeer
    Goobtaan fadhiista ba
    Dhulkaan godod ka jeexaa!!
    Goblan tala aduunyooy
    Caashaqan igalayoow
    Geed adakidaayeey
    Allaylahe hees ma tahay❤❤🙏👍

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 3 ปีที่แล้ว

      Love it too, micna culus buu ku fadhiya, qof halku ka iilo ayuu u micneysanaya.

  • @luulsaha1410
    @luulsaha1410 4 ปีที่แล้ว +6

    Alla heestan maxan raadiyey ❤️thank u guys waliba codku fasexsanaaa

  • @reeqacarab
    @reeqacarab 4 ปีที่แล้ว +25

    Heestan anigay iga hadlaysaa xaqiiq 5:45am ayaan dhegaysanayaa indhahygiina waa ku soo jeedaa
    allow caashaq ciil iyo muxuu ibaday caloolyow
    Cidla jiifka kaliya cabashada naftaydiyo
    Ciirsili sariir baan kaligay cabashada la joogaa😓😓😓😓😓

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 4 ปีที่แล้ว +7

      rcc ina carab
      Meel ku qor, maalin ayaa imanaysa
      Arimuhu is bedelaan. Waa taladii hore la ii siiyey. Hore u soco nasiibkaa rag waayi meysid

    • @jiijaahmed1776
      @jiijaahmed1776 4 ปีที่แล้ว +1

      Jacelka dhabta ah ee lagula wado welwel ma keeno ee wa kan aan lagula wadin iska adkayso dhibka wan wada qabnaye

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 4 ปีที่แล้ว +7

      @@jiijaahmed1776
      Meel roon Allah ha idin mariyo, sidii Allah meel roon ii mariyey.
      Adiguna hore u soco nasiibkaa nin fiican waayi meysid. Jacaylku ma hubo depression wuu noqon karaa. Waxa u daawo ah cibaado suuban iyo duco waalid

    • @fardowsaabdi334
      @fardowsaabdi334 3 ปีที่แล้ว +4

      Ina carab walaashey inkastoo aad beri hore qortey comment kan waxaa dhici kartain qofka aad hada jeceshahay aydaan calaf isku laheyn amaba weli aan la gaadhin xiligii arooskiinu dhici lahaa. bal badda kaluun badan baa dhex jiifee hareeraha fiiri oo haysku koobin mid keliya.

    • @qalpinuura9091
      @qalpinuura9091 3 ปีที่แล้ว +1

      😥😥😥😥😥😥😥 isku meel ba nagala asiibay sidi kheyrku kujiro alaha ina wafaajiyo

  • @mohamedxasan9368
    @mohamedxasan9368 4 ปีที่แล้ว +4

    Katumaya abwankii saameeyey fananad a heeseysa sedex daba allaa ha unaxariisto

    • @jaamacmaxamed1525
      @jaamacmaxamed1525 9 หลายเดือนก่อน

      Way nooshayhay fanaanadu waxay ku nooshahay magaalada buuhoodle anagaa Daris ah wll🙏

    • @abdallamohamed5794
      @abdallamohamed5794 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@jaamacmaxamed1525 farxiyo cali mey nooshahay?

    • @abdallamohamed5794
      @abdallamohamed5794 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@jaamacmaxamed1525 1998 ayey dhimate maqle see wax uwada?

  • @ibrahinxasan107
    @ibrahinxasan107 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waa hees aan in badan jeclaa oo xaalad aan soo maray toos ugga hadlaysay alla maxay qalbiga ii dhayi jirtay

    • @Ahmedcoday-ki3dn
      @Ahmedcoday-ki3dn 7 หลายเดือนก่อน

      waxaN abwan wadapa cawa Ayan Kula daremay

  • @farahsaed8329
    @farahsaed8329 4 ปีที่แล้ว +10

    Aheeey ah ragna sasu ucurin jiry eryo fanan cod luxadan ke luuqayn jireen maanto 2020 ahn fankii wala kufsady😢😢😢

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 ปีที่แล้ว +3

    Aun tee fanaanad qaaliyey ahayd oo ehlu qaraamiya. Mahadsanid Balwo channel.

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 ปีที่แล้ว +7

    Alla maxaa. Ku qayilay kolkay soo baxday 1981 kii 1laa 1986kii murwaankaa iigu Biixi jiray ahn Farxiya cali

    • @aaminagamadiid2693
      @aaminagamadiid2693 4 ปีที่แล้ว

      🤚

    • @mardaadisana6962
      @mardaadisana6962 4 ปีที่แล้ว

      Yaa
      Dhahay 81 bay soo baxday

    • @ANIGAAKHRIS
      @ANIGAAKHRIS 12 วันที่ผ่านมา

      anaguna imikaan ku mirqaamaynaa
      oo imika imisa jirba thy tolow

  • @hudahussein7131
    @hudahussein7131 2 ปีที่แล้ว +4

    Jidhkaan isgaliyay, jacayl wax la aamino maaha isla caawa ayaan ka baxay afaarihiiaaba😭we'd, 10 8 2022

    • @MaxamedCabdirashiid-oq6nh
      @MaxamedCabdirashiid-oq6nh 2 ปีที่แล้ว

      Hadii la noolyahey wa leysgu so noqon jaceylka dhabta ah ma dhintu xasuustiisana lama ilaawo gocoshada lama ilaawo hadba sida uu ka dhigo jacelku mar la kala tago iyo mar farxad la wadaago ...by liiban abdihakin

  • @suldaanm.abdulaahi887
    @suldaanm.abdulaahi887 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa goorma goortaad
    Gocoshada illawdaa..

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi3317 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaah u naxariisto marxuumafaas waa hees qalbiga taabanaysa kana turjubaysa raga soomaaliyeed 😢

    • @jaamachussein1392
      @jaamachussein1392 2 ปีที่แล้ว

      Walal way nooshahay ilahay cimriga haw siyaadiyee anagaa deris ah

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 ปีที่แล้ว

      @@jaamachussein1392 Farhiya Cali mey nooshahey ???

    • @pharahsan7739
      @pharahsan7739 7 หลายเดือนก่อน

      Xaqiq

  • @deeqsiwarsame324
    @deeqsiwarsame324 2 ปีที่แล้ว +5

    Codka dananayaa waa Habaryartay Farhia Ali Farah legend

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 ปีที่แล้ว

      Miyey nooshahey ???

    • @abdallamohamed5794
      @abdallamohamed5794 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@nim5-r1vAllah unaxariisto

  • @dugsiiyeabdi64
    @dugsiiyeabdi64 4 ปีที่แล้ว +4

    Heesihii Kinzi ee ustaad Jiim tumayay idinkama hayno Balwo.

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v 3 หลายเดือนก่อน

    Waa goorma goortaan gocashada ilooba ...

  • @inahassanshine5808
    @inahassanshine5808 4 ปีที่แล้ว +3

    Balwo lyrics #cisi iyo karaamo korkiina ha ahaato zxpyal

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 3 ปีที่แล้ว +2

    😁👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏😇
    Aun ALLA KUWA LA KHAMRA JANADA WALALIHI MUQDISHIYO HARGEYSAIYO JABUUTI HA KA DHIGO AMIN.

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 ปีที่แล้ว +4

    Fanaaniin waa kuwii hore and old is gold

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 4 ปีที่แล้ว +2

    👏👏👏👏👏👍👏👏👏👏👏👏👏
    SIDI GORGORKA WAXAN SO SHABAXO DHUFSADO ku LEBISTEY ADEGA BELWO!!👍👍👏👏👏👏👏

  • @maxbuuskiimurugada2267
    @maxbuuskiimurugada2267 3 ปีที่แล้ว +5

    Gabadhan codka macaanaa! hada na caan ma aha ,xaawa igu horeysa , Sabti
    10.07.2021 18:39 , waxaan dareemayaa kurbo daran.

    • @araleabdi56
      @araleabdi56 ปีที่แล้ว

      Waa fananad weyn yay ka hoosbixin waa fananinta A+ KA AH

    • @abdallamohamed5794
      @abdallamohamed5794 5 หลายเดือนก่อน

      Qaraamiga kucusub thy ee welcome 😂😂😂😂

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 3 ปีที่แล้ว +4

    Heesaha inaan kunafiso OO nafta murugo lasoo gudboonaata kaga samirsiiyo ayaan udhegaystaa..

  • @falagameera5577
    @falagameera5577 4 ปีที่แล้ว +12

    Gobaln talo aduunyoy
    Cashaqa igalayoow
    Geed adakidaayeey
    I gubtaye naftaydaay
    Adiguna gar daran
    Wa goorma goortad
    Gocashada ilowdaa
    Aheey ah Tiir aan 2002 gabadh aan jecla aan ka dawan jiray ayan ku dhagysan jiray iyado cajada
    Alahayow maxay noqon naf jacayl ku nuuxsaday

  • @dugsiiyeabdi64
    @dugsiiyeabdi64 4 ปีที่แล้ว +3

    Goblan talo aduunyo ayaa isoo xasuusisaye Heestii Abwaan Maxamed Aadan Dacar ee Goblan Talo Aduunyo haddaad helaysaan soo galiya hees murti socota ah weeye. Abwaanka asagaa ku luuqaynaya.

  • @said.mohamed
    @said.mohamed 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahaw kuu fududee janada ilaahay baa LA barya dadbigaaga ilaahay fududee walal

  • @sharifabdirahman9255
    @sharifabdirahman9255 2 ปีที่แล้ว +2

    Waw wajclahay heestan

  • @hanacali1716
    @hanacali1716 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxn dhagyaanya 2021/1/22/😭😭

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 4 ปีที่แล้ว +3

    Allow u naxariiso seddexda magac uu soo qoray balwo way inaga hooseeyaan

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa Alaah iyo intii Muslima.

  • @ahmedosmaan2480
    @ahmedosmaan2480 4 ปีที่แล้ว +1

    kabanku cabdi qadir maha saxiib halka ku noqo wa cumar dhuule cali aun

  • @cabdiqanisuleman4518
    @cabdiqanisuleman4518 4 ปีที่แล้ว +5

    hestaan waxan dhegaysta waqti adag ano joga mel an dal ahan iyo dadba kucusubay shaqo iyo qaxbarasho na aanka bilaabay intan xafiska ama fasalka jogo waxan isku dara dadka lkn markan qolkayga tago waxa ibilaamba jawikale waxan gala fakar iyo qorsho nololed aankaga baxo tan aan kujiro
    kismayo waa magalo feker iyo buq kula wehel niqonyaaan
    illahay khayr haygu dhameyo inta ihadhy

    • @nasronasib
      @nasronasib 4 ปีที่แล้ว +1

      Aaamiin aamiin yaarabii walle waalaga baxayaa Hawal walin waad guuletsan insh,Allaah Raxmaan

    • @sahrohaashimaxamed9881
      @sahrohaashimaxamed9881 3 ปีที่แล้ว

      Amiin horay ayaa looyiri kismanyo iyo kistada

  • @masnasaed1429
    @masnasaed1429 8 หลายเดือนก่อน

    Waa goorma goortaad gocashada ilawdaa😢

  • @sahraabdirahman2123
    @sahraabdirahman2123 3 ปีที่แล้ว +3

    Gobalan talo adunyooy😥

  • @ayanmohamud8563
    @ayanmohamud8563 4 ปีที่แล้ว +3

    heesta farxiya cali wayeelba xaajada ayadoo qoraala nooso gali

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 ปีที่แล้ว +1

    Kabanka waxa tumayo xasan greet wana gacantiisa qofkiiyaqaan baa garanaya

    • @abdirizak.MAhmed
      @abdirizak.MAhmed 2 หลายเดือนก่อน

      Waad la wayday. Waa Cabdiqaadir Muuse Lugey sxb.

  • @kabtanakhwaanbaaba4304
    @kabtanakhwaanbaaba4304 2 ปีที่แล้ว +1

    30/4|2022 ay rabadaan tahay walina habeenkii u dabeysa ayaan anigo kaligey ah oo safar ah ii baxeysaa tiro 32 jeer wn ku soo celceliyeey sool and buhoodle ayadaa bes

  • @cabdilaahishafeec2447
    @cabdilaahishafeec2447 4 ปีที่แล้ว +2

    Midhihii cabdi Cali wayd

  • @indhodeeralayabdirahman6705
    @indhodeeralayabdirahman6705 3 ปีที่แล้ว +3

    waxan dhegaysanaya 26/1/2021😭

  • @amaliisak2494
    @amaliisak2494 2 ปีที่แล้ว

    Hestan ad ayaan ugu hele alle yarahma waxan dhageysanaya anigo ku jiro waxbarasho iyo amuro hedii allow amuraha sahal 16/08/202 sacadu tahay 7:23pm 🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️

  • @imabdi3043
    @imabdi3043 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestu xuuus gaar aha

  • @Hooda21
    @Hooda21 7 หลายเดือนก่อน

    "Goobtaan fadhiistaba
    Dhulkaan godad ka jeexa"

  • @xaragoahmed4202
    @xaragoahmed4202 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa salam cadi mahan

  • @MarwaAbdi-j8s
    @MarwaAbdi-j8s 10 หลายเดือนก่อน

    Alle hau naxaristo mamdan

  • @dabeyljaawe3492
    @dabeyljaawe3492 4 ปีที่แล้ว

    Axyaa cod❤❤❤ wlh

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 ปีที่แล้ว +1

    Waayo waayo

  • @aaminagamadiid2693
    @aaminagamadiid2693 4 ปีที่แล้ว +3

    Cadi maha

  • @abdiqanijaama1098
    @abdiqanijaama1098 6 หลายเดือนก่อน

    Caajiibsana heeskani !!!!

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gurigaan yagleel islahaa
    Oodaan usoo goyn lahaa
    Hangoolkaan kuso guri lahaa
    Gantadii iyo farraarkiibaa
    Midba gees ku yaalaa
    Gacantayda midigtiyo
    Bidixdu isma gaadhaan
    Waxaan ahay qof geediya
    Oon guurin wali'oo
    Goobtaan fadhiistaba
    Dhulkaan godad ka jeexaa🤦‍♂️
    Goblan talo aduunyooy
    Waayahan igabayoow
    Geed adakidaayeey!!!
    Igubtaye naftaydaay
    Adiguna garaad-daran
    Waa goorma goortaad?
    Gocashada illawdaa!!!🤦‍♂️

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 ปีที่แล้ว +2

    Cod hallaasiya farxiya cali faarax

  • @Said_or_Fahad
    @Said_or_Fahad 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa salaam

  • @XusenMaxamad-je6uq
    @XusenMaxamad-je6uq 7 หลายเดือนก่อน

    waaaw

  • @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
    @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 3 หลายเดือนก่อน

    ALLOW XUURAL CEYNI JANADA IDINKU KHAMRA JANAADISAA!! OOD AASIYA DERIS LA NOQOTAAN!! IELYN BOGCADA JANADA UGU QAALISAN BEY DEGTEE!!

  • @xusenciise9622
    @xusenciise9622 2 ปีที่แล้ว

    Goblan tala aduunyooy
    Cashaqaan igalayoo
    Ah

  • @abwaanadiqraidil5867
    @abwaanadiqraidil5867 8 หลายเดือนก่อน

    Jecelkii 6 Sanooo
    Maxaan kugu sameeyaaa 😢?

  • @h.eahmedabdi9375
    @h.eahmedabdi9375 ปีที่แล้ว +1

    Heestaan abwaankeeh sameeyay?

    • @abdirahmanshaqale2806
      @abdirahmanshaqale2806 8 หลายเดือนก่อน +1

      Alle ha u naxariistee Abwaan Cabdi Cali wayd

  • @zamzamabdisalan1078
    @zamzamabdisalan1078 2 ปีที่แล้ว

    Gacanteyda bidixdu isma garaan

  • @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r
    @DHAQAQLAGUMADHAME-l5r 3 หลายเดือนก่อน

    JACAYLIYO KAL GACAL QOYS QARANIMO BAA QARAN MILGO LEH LAGU KEENE!! XAY AKHAS!! LAANNO SO KORDHIYEN?!!

  • @cabdiqanisuleman4518
    @cabdiqanisuleman4518 4 ปีที่แล้ว

    x