Diin cajiib ah oo wali kajirto ciraaq | الصابئة | Qur'aanka ayaa lagu sheegay dhowr jeer .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 380

  • @hal-abuurhayle8659
    @hal-abuurhayle8659 4 ปีที่แล้ว +85

    Allah s.w ayaa mahad leh oo nafahamsiiyay diinteena islaamka💙alhamdulillah💝

    • @ayaanjaamac1710
      @ayaanjaamac1710 4 ปีที่แล้ว +2

      الحَمْدُ ِلله

    • @rafcatrac7853
      @rafcatrac7853 4 ปีที่แล้ว +1

      Kulligood diimaha sax ayeey ahaayeen laakiin diinteenna ayaan laxarrifin karin .tan ugu saxsan haddii aad dhahdid macnaheedu waa kuwii hore qalad ayey ahaayeen taasna mafiicno and sorry.

    • @hal-abuurhayle8659
      @hal-abuurhayle8659 4 ปีที่แล้ว

      @@rafcatrac7853
      Aad ayaad umahadsantahay wll

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud3560 4 ปีที่แล้ว +216

    Ogaansho
    Tanaad
    Dadweynaha
    Xuseen kurdi
    Ogaalka dunida
    Anaga production
    Sahanka xogaha
    Ma ogtahay
    Idaacada BUULOXUUBAY
    HADADA INTAAD DAAWATID LIKE
    👇

  • @mislihaamhuubsey7557
    @mislihaamhuubsey7557 4 ปีที่แล้ว +39

    Cajiib walahi...waligey isma weydiin "saabi'a" waxeythy.
    Lkin kadib muqalkan waxn ogaady in wax walba inleys weydiiyo mudanyihiin.
    Mahadsanid

    • @future3578
      @future3578 4 ปีที่แล้ว

      Beentaa maaha waa cilmi ogaansho waxa uu inoogu soo bandhigaa si isagoon ka hadlayn inay sax tahay diintaa iyo inkale

    • @mislihaamhuubsey7557
      @mislihaamhuubsey7557 4 ปีที่แล้ว +1

      @@future3578
      Haa wax kaste dabagal iyo kafikir ayey ubahanyihiin...

  • @adendubow2988
    @adendubow2988 4 ปีที่แล้ว +11

    I have just finished listening suratul Hajj . You helped me understand الصابئين more. Thanks Umar Inshar. Jazakallah

  • @KICK276
    @KICK276 4 ปีที่แล้ว +16

    Ninkan yar wa nin wanagsan ilahay ha xifdiyo marwalbo wax iga maqna ayu I faideya, wa dadka lo bahan yahay, wll aaad bad u mahad san tahay, hawl weyn bad no haysa wl keep it
    🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾

  • @alittixadmedia6231
    @alittixadmedia6231 4 ปีที่แล้ว +49

    ان الدين عند الله الاسلام

  • @Suldan-IMW
    @Suldan-IMW 4 ปีที่แล้ว +25

    Ustaad Omar,Saddex talo oo aan clip aad leedahay ka dhegaystay waan sii ayyiday, -Marka salaada subax laga baxo, Saddex saamee-👇
    -Akhri qur'aanka
    -Jimicso
    -Biyo Cab,
    Waa saddex talo oo aad u wanaagsan.

  • @halimoiman4890
    @halimoiman4890 4 ปีที่แล้ว +20

    وَمَن يَبْتَغِ غَيْرَ الْإِسْلَامِ دِينًا فَلَن يُقْبَلَ مِنْهُ وَهُوَ فِي الْآخِرَةِ مِنَ الْخَاسِرِينَ (85)ال عمران

  • @cmcnasri3115
    @cmcnasri3115 4 ปีที่แล้ว +18

    ومن يبتغ غير الاسلام دينا فلن يقبل منه وهو في الاخرة من الخاسرين waxey ku qasban yihiin in ay diintii nabi maxamed layimaadey in ay qaatan xitaa haddii diin samaawi ah hore u haysteen

  • @elyazelyaz1347
    @elyazelyaz1347 4 ปีที่แล้ว +49

    Allah nagu hanuuniyo jidka toosan🙏🙏

  • @maandhis-maadaysi
    @maandhis-maadaysi 4 ปีที่แล้ว +11

    Waa iney nabimaxamed raacaan hadii kale waa gaalo wax laga aqbalayona majiraan

    • @saynabmahamed8229
      @saynabmahamed8229 4 ปีที่แล้ว

      Khalid Hussein muhumed haa waruntaa dinihii hore waa lanasaqay diinta kaliya ee illaahay jano kugu galinayo waa dinta islaamka laa illaaha ilalaah maxamadu rasulillaah kutaagno

  • @sacdiyatumcas5699
    @sacdiyatumcas5699 4 ปีที่แล้ว +3

    diintaan saabiada ladhaayo waligay ma maqlin adiga ka hor waxay aad u shabahan muslimiinta mabalaga garanaayo muslimiinta waa dad yaab leh ilaahay ha soohanuuniyo waad mahsnthy ustaad inshaar

  • @abdirizak-Ali
    @abdirizak-Ali 4 ปีที่แล้ว +125

    No like
    No views
    No dislike
    Iam first plz like me hadaa aragtay commentikaan

    • @الشاعرطعجة
      @الشاعرطعجة 4 ปีที่แล้ว +4

      Hambalyo waxaad nagula guuleysatay joog kabo dacas ah fadlan ka doono xarunta kugu dhow ee shirkadeena, mahadsanid 😂

    • @xusenyusuf9361
      @xusenyusuf9361 4 ปีที่แล้ว

      Zxb like maxad ka faa'idaysaaa bal ii sheeg anna aan idhaahdo'ee

    • @dayibdayib9765
      @dayibdayib9765 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhhh like xal qaado

    • @Xogaha.calamka
      @Xogaha.calamka 4 ปีที่แล้ว

      Kabbar video dhameso

    • @abdirizak-Ali
      @abdirizak-Ali 4 ปีที่แล้ว

      @@xusenyusuf9361 lacag🤑

  • @aishasaeed1363
    @aishasaeed1363 4 ปีที่แล้ว +12

    Ilaahay aktiisa diinta kaliya waa waa ta Islaamka ahi,
    Ilaahay diinta islaamka hana fahamsiiyo, Xaqana ilaahay hana waafajiyo,
    Baraka Allahu fiyk Ogaansho

  • @xogsiin
    @xogsiin 4 ปีที่แล้ว +15

    Masha allah wll Omar inshar waa kula socdaa horey u soco👍🔝❣

  • @mrunali7262
    @mrunali7262 4 ปีที่แล้ว +5

    الحمدلله على نعمة الإسلام
    يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك🙇🙇
    شكرا يا صاحب القنات👏👏

  • @ayaanali422
    @ayaanali422 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid ogaansho
    Dadkan diintan heystaan dad xun ilama ahaa wexe uu egyihin dad dacad eh.

  • @khadarinhothelegend499
    @khadarinhothelegend499 4 ปีที่แล้ว +22

    WAXAAN AHAY MID KAMIDA ARDAYDA USTAAD UMAR INSHAR
    😘😘😘saxibayal wan hubaa inaa kaheli doontin waxa aan idiin soo gudbinaayo
    mahadsanidin

  • @Amino321
    @Amino321 4 ปีที่แล้ว +7

    DHAWAQAN AAD KUSO GASHO HA BADALIN WALAL WAAN JECLAHY WE LOVE U OMAR❤️🙏

  • @yaasminabdullahicaraaye4510
    @yaasminabdullahicaraaye4510 4 ปีที่แล้ว +5

    Xaqiidii waxan jeclahay mar walba dhageeysiga omar inshar allaha nookaxifdiyo wall

  • @haldhaahaashi4057
    @haldhaahaashi4057 4 ปีที่แล้ว

    Subhana Laah. quranka wan ka aqrina Saabiada lakin xagay ku nool yihiinba isma weydin. Jazaka Lahul Khayran walakis .

  • @muxaadaromediapro7570
    @muxaadaromediapro7570 4 ปีที่แล้ว

    qofkii raba inuu kobco iimaankiisa muxaadarooyin qalbiga taabanaya iyo qisooyin ayaad naga helaysaa alle hakuu qoro ajarkaagee nagu caawi khayrka

  • @marwodumar
    @marwodumar 4 ปีที่แล้ว +3

    Asc wb wbrt waxa idiin xasuusimaya Bisha Dulxiij 10 malmod oo kheyrka badan halaga fa,iidaysto inshallah

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah. Aayadaa si aad u qaldan ayaad u tafsiirisay, fadlan marka hore iska hubi macnaha aayadda.
    Mahadsanid.

  • @mohamedadow5780
    @mohamedadow5780 4 ปีที่แล้ว +2

    Cajiibka halkee yaalaa ma waxa keentay in gaalo lunsan xayaysiiso نسأل الله السلامة والعافية

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +33

    Inta imika Casarka Ka So Baxday iska Tabo like.ta

  • @xasanyare6330
    @xasanyare6330 4 ปีที่แล้ว

    Wax aana ogeen ayaan ogaaday waa ala mahadiis oGansho meel soo booqasho mudan aadaa umahadsantah cumar inshaar geer badan ayaan kuurajeen wax badan ayaa kaa faa iidnay

  • @aminoali5930
    @aminoali5930 4 ปีที่แล้ว +5

    Thanks Moalim omar my Allah bless you

  • @naciimaapdinour9260
    @naciimaapdinour9260 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalh Ustaadkena cumar allh k xifdiyo🤲❤❤

  • @abdullahiabukarfiqi3299
    @abdullahiabukarfiqi3299 4 ปีที่แล้ว +3

    Waligay mamaqal waxay yihiin Muqaalkaan ka hor, mahadsanid 👏👍

  • @aishaomar2695
    @aishaomar2695 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay wuxuu yidhi: Kuwa xaqa rumeeye, iyo kuwa yuhuudoobay, iyo Nasaara iyo Saaibiina, qof ka mida rumeeye Billaahi iyo yowmil aakhira, oo falaa camalka wanaagsan, waxay ku yeelanayaan, ajrigooda Allah agtiisa, baqashona korkooda maleh iyo murugo toona. ( Suura Baqara, ayaadda 62.)

  • @hassanfaysal7968
    @hassanfaysal7968 4 ปีที่แล้ว +8

    Team
    Dhalinta
    Ogaansho
    Ismuujiya
    👇👇🔥🔥🔥
    Like this

  • @faraxsanqalpi3972
    @faraxsanqalpi3972 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah
    Wax badan weynu ka fa'idnay
    Jazaakallah👍

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 4 ปีที่แล้ว +12

    Kol hadayna udgoonoow nabigii muxamad rumaysnayn diintooda waxbaa ka si ah e igadaa warkooda

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 4 ปีที่แล้ว

      @@dreambecametrue2577 mahadsanid walal

  • @diisofficialchannel5011
    @diisofficialchannel5011 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll omar
    jazakallah kheyr

  • @Burtejunior
    @Burtejunior 4 ปีที่แล้ว

    Midkamida sababaha aan kanaalkan ugu xiranahay waxaa kamida in aan marksta ogaado wax igu cusub ama wax aan maqli jiray oo aan faahfaahin badan kaheysiin.
    Thanks bro omar inshaar.

  • @addoonalle5141
    @addoonalle5141 4 ปีที่แล้ว +16

    Asc wllayaal ilaahay waxa uu soo dajiyay afar kutub kuna soo dajiyay afar nabi ( Ibraahim cs Muuse cs ciise cs iyo Muxammed scw) afarta kitaab waxay kala yihiin ( furqaan zabuur injiil iyo tawraad) waxaan u baahanay inaad ii sheegtaan nebi walba kitaabkii ilaahay uso dhiibay wabillaahi tawfiiq mhdsanid

    • @elyasyare7308
      @elyasyare7308 4 ปีที่แล้ว +1

      Suxufu ibrahim( suxuftii nabo ibrahim as) tooraad iyo suxufu musa ( nabi muse as) subuur( nabi daawuud as) injiil( nabi ciise as) furqaan ama quraan( nabi mohamed asw) wallahu aclam!

    • @addoonalle5141
      @addoonalle5141 4 ปีที่แล้ว +1

      Mr. Adam mhdsanid wll nabi ibraahim kuma jirin miyaa anbiyada kutubta loo so dhiibay

    • @elyasyare7308
      @elyasyare7308 4 ปีที่แล้ว

      @@addoonalle5141 adaa mudan walalo intaan ka ogahay ama quraanka ka akhriyay nabi ibrahim as suxuf ayaa lasiiyay sida nabi muuse as lkn kutubta waaweyn ee quraanka lagu sheegay waa tooraad, subuur,injiil iyo furqaan ..wallahu aclam.

    • @MoAli-
      @MoAli- 4 ปีที่แล้ว

      Matiro yara Kutubta lasoo dajiyay ee samaawiga ah Waxaa jira nabi lagu soo dajiyay 50 kutub waana Nabi Shiish Ama Shiith Cs waxaa dhalay nabi Aadam cs

    • @elyasyare7308
      @elyasyare7308 4 ปีที่แล้ว +1

      @@MoAli- anbiyada iyo kutubta aan sheegnay dhamaan quraanka lagu xusay marka in 50 lagu soo dajiya shiith as maxaad cadeyn u heysaa xadiis daciifaba ha noqdee..midse waan kugu raacsanahay in nabiyadu aysan kaliya ahayn inta quranka iyo hadiiska lagu xusay oo wa ay ka badnaayeen qoom walbana nabi ayaa loo diray lkn inta la inooga sheegay sugan inaan ku ekaano yaa haboon.mahadsanidna!

  • @ZamzamGobdeeq
    @ZamzamGobdeeq 4 ปีที่แล้ว +2

    Misliminta illahay meelwalbay joogaan hamideeyo qalbiyadoodana hal hakayeelo amen amen✊

  • @ahmedsheikh7365
    @ahmedsheikh7365 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah walaalkeyyoow allaàh haa kubarakeyyo oo haa kuxifdiyo inshaa waxaa wanaagsan sida adiga iyo dad dhawr ah aan badnayn ookale dadka umada wax usheegayo inaay yihiin dad wax yaqaana oo dhanka maadiga iyo diiniga iyo caqiidadaba kadhisan inay noqdaan hadiikle asna wuulumi umadana wuu luminayyaa

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 ปีที่แล้ว +23

    Wll aniga ayaa ugu horeeyo iga farxi Allah hakaa farxiyo subscribe ii saar

  • @tiitecali9879
    @tiitecali9879 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahad sanid macalin nagu weyn omar faysal waa diin layaab leh oon aan ogeyn hadda ka hor ogaansho kor ha ahaato

  • @sayidali7878
    @sayidali7878 4 ปีที่แล้ว +5

    ilahow muslimnimo nagu dil🤲🤲

  • @aliyarbey953
    @aliyarbey953 4 ปีที่แล้ว +10

    Mucjabiinta ogaansho
    From somali galbeed 🇸🇴 state internet ka oo naga maqna bil rabshado darteed
    Maanta ayaaan neefsaney
    Wellcome back

    • @Chanel_1-0ne
      @Chanel_1-0ne 4 ปีที่แล้ว +1

      Zxp inaga daa itoobiya wxd dhahdaa somali galbeed

    • @bilexaajixaaji1584
      @bilexaajixaaji1584 4 ปีที่แล้ว

      Calanka itoobiya mxad ku fashay isku tilmamidiisa Somali galbed kugu filnede ma waxad ilawday inta dhiig udadatay xureyntiina ilahadana diyar lola yahay ani ahanna diyar ban ahe isirkaga sax dad an kuriyoono ba thiine🇸🇴🤲🇸🇴🇸🇴😋❤❤🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @mohamedjama3860
      @mohamedjama3860 4 ปีที่แล้ว

      INTERNET mawaxay u jareen qalalasa

    • @Chanel_1-0ne
      @Chanel_1-0ne 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedjama3860 oromada ayaa jawhar laga xidhay dhac bililiqo iyo wasiradii oromada ayaa jabhado samaystay
      Si ay abiyi mesha u dhafiyan kadibna 30 kun oo oromo ah ayaa la xidhay
      Ilaahada kow ma joogto zxp
      Tigreena hada dagaalkii ugu wayna buu galaya
      Khadkan mar labad waa la xidhi doona
      Wan huba
      Tabtii somaliya ayay noqotay

    • @muuzemaxamuud2812
      @muuzemaxamuud2812 4 ปีที่แล้ว

      Hooyadaa waz dhulka la knaga haysto moyaad odhani fron Ethiopia nacala ciil badana
      Ma ogtahay intii lo zaxeexay kadib 53 kadib inay yimaadeen intii hore waxay u imaan waayeen rag ciil ku dhashay ahaayeen nacala yaa halkaaga kugu dila

  • @daarulkhayrchannel4215
    @daarulkhayrchannel4215 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah walaal cumar inshar allha kudhawro

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 4 ปีที่แล้ว +7

    ‏"نحنُ مدينون بالحب لكل من دلنا على طريق الله"
    Waxeynu ujaceeyl deeman nahy mid kasto oo ina tusa jidka allh
    ro._2y

    • @laylacaato7832
      @laylacaato7832 4 ปีที่แล้ว +1

      Abyo gabdh carb ah ayn kuu maleenjiray, inlee gandh somali ah baa tahy.

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y 4 ปีที่แล้ว

      @@laylacaato7832 haa abyo crab maahi 💙

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y 4 ปีที่แล้ว

      @@laylacaato7832 abyo somali bn jogaa

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 4 ปีที่แล้ว +1

    maasha alah ustaad add iyo aad jmahadsantahay soo gudbinta macloomaadkaan mahadsanid

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 4 ปีที่แล้ว +2

    Aad baad u mahadsantahay ustaad

  • @nimcanmohamed3469
    @nimcanmohamed3469 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll omer inshar

  • @abdilahiboon3597
    @abdilahiboon3597 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah sxb aqoon ayaad nookordhisay jasaa alaahu khar

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 4 ปีที่แล้ว +1

    waw codkii ogaansho nosolaabty

  • @greenempire2916
    @greenempire2916 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid waligay maan maqal Diintan.

  • @abdirahmaanaadan4166
    @abdirahmaanaadan4166 4 ปีที่แล้ว

    masha allah jasaakallah khayran wllo omer inshar waad noo faa iidaysaa mar kasta allah kaa jasaai siiyo amiin amiin 🤲🤲

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 4 ปีที่แล้ว +2

    Yaa Rabbi nagu sugg Xaqa🤲🕋

  • @naxwoibraahim5858
    @naxwoibraahim5858 4 ปีที่แล้ว +4

    Qofku haduusan rumeyn Nebi muxamed sallahu callayhi wasalam
    Ma haayo diin
    Waxaa hubaala qofkii Allah run u rumeysan inuu rumeynaayo xabiibkeenna

  • @asmahusssein7766
    @asmahusssein7766 4 ปีที่แล้ว

    شكرا معلم عمر

  • @abumazlaxnk9211
    @abumazlaxnk9211 4 ปีที่แล้ว +1

    Only youtebe sooo wada eegay kudaaalay
    Xaqiiiqdiii
    Chenlkan
    Kaliya waxaad kafaaaa idayso ayaan waxlooodhiga jirin
    Cumar wllo allah yacizak

  • @mascuudjaamac4214
    @mascuudjaamac4214 4 ปีที่แล้ว +2

    Wcs thanks teacher 💓

  • @abdisalanmohamout9725
    @abdisalanmohamout9725 4 ปีที่แล้ว

    Ogaansho kanaalka aqoonta dhirigalinta wax karoorsi bdn laga hela alah yaxfiidka omar inshaar

  • @rafcatrac7853
    @rafcatrac7853 4 ปีที่แล้ว +2

    Saabi"iintu saw ma ahan zabuur.

  • @muusecawil9240
    @muusecawil9240 4 ปีที่แล้ว

    Maazhallah wll hore u soco Ustaad cumar inshaar

  • @Bood2004
    @Bood2004 4 ปีที่แล้ว +4

    keep going ustaad🥰🙏

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 4 ปีที่แล้ว

    ( إِنَّ الدِّينَ عِندَ اللَّهِ الْإِسْلَامُ ۗ )
    "Diini (Dhaqan) Alle agtii waa Islaam"
    .
    ( وَمَنْ يَبْتَغِ غَيْرَ الإِسْلامِ دِينًا فَلَنْ يُقْبَلَ مِنْهُ وَهُوَ فِي الآخِرَةِ مِنَ الْخَاسِرِينَ . )
    " Cidii Waxaan Islaam Ahayn , Diin (Dhaqan) ka doonta laga aqbali maayo, Aakhirana Waxay kamid yihiin kuwa guul-darraystay"
    .
    Diinta Alle ogalyahay Xilligan Waa Islaam , Cidii Waxaan Islaam ahayn Dhaqan Ka Doontana Laga aqbali maayo , ama diin Samaawiya hayso ama Mid kalaba Ha Sheegteen Waxay Sankaga Kaga tolan yihiin inay aqbalaan Diinta Allle ogalyahay Ee Islaamka, Ee lagu soo dejiyey Nebbigeenna Muxamed Scw . Qof Weliba ha ogaaado Taas Yaan Laguu Macaaneyn Waxaan Islaam ahayn Cidda Nebbi Muxamed Rumayn Weydana Alle agtii Waxba Umayaalaan , Alle Weyne Swt hana fahansiiyo Diinteena Wanaaga badan Ee Islaamka..❤🤲

  • @abdiqadirabshir9890
    @abdiqadirabshir9890 4 ปีที่แล้ว

    Kuwa imaanka leh iyo kuwa yahuudoowey iyo kuwa nasaarada ah iyo kuwa saabi iinta ay qofkii allah rumeeyo iyo maalinta aakhiro abaal marintiisa allah ayuu ku leeyahey mana cabsanaayo mana murugoonaye in oo waayey abaal marintiisa sidaas ayaa laga wadaa ayada marka dadka wax qaldan ha u sheegin walal rabi ka cabso

  • @sakariyefilfil7669
    @sakariyefilfil7669 4 ปีที่แล้ว

    allaha nagu hanuuniyo wadada toosan adigana allaha ku xafido omar iinshar

  • @Somali_Stars
    @Somali_Stars 4 ปีที่แล้ว +2

    cumar allah yaxfidak

  • @user-nb2uj3uj9q
    @user-nb2uj3uj9q 6 หลายเดือนก่อน

    الحمد لله علي نعمة الإسلام والايمان ❤ ان الدين عند الله الإسلام

  • @raxmamustapha989
    @raxmamustapha989 4 ปีที่แล้ว

    m.a akhi shukrn

  • @abdullahimohamed4447
    @abdullahimohamed4447 3 ปีที่แล้ว

    Saabi a maxay ahaayeen.
    jiritanka hadey racsan yihiin hadana nebi maraacsana
    Inna diina cinda llaahil islaam❤️

  • @abdiaziismiddledictionary938
    @abdiaziismiddledictionary938 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks you teacher

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 4 ปีที่แล้ว

    Sheekh besam jarar waan daawadaa markasta sxb thanks

  • @rahmamuhamad8416
    @rahmamuhamad8416 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustad inshar👏✅Ustad noo soobadi taariikhaha 👍

  • @omardayibogaas9370
    @omardayibogaas9370 4 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid wll qaali omar inshaar

  • @KIIKOEDITS1
    @KIIKOEDITS1 4 ปีที่แล้ว +2

    MnshallaH waxan kufarax sanahy mudo kadib inaad socelisay hordhacii wanagsanaa

  • @jimaleali6479
    @jimaleali6479 4 ปีที่แล้ว +4

    ومن يبتغ غيرالاسلام دينا فلن يقبل منه
    Aayada 85 suuratu aala cimraa

    • @cashomaxmedsaid4029
      @cashomaxmedsaid4029 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll meesaha ah فلن يقبل waaye

    • @jimaleali6479
      @jimaleali6479 4 ปีที่แล้ว

      @@cashomaxmedsaid4029
      Mahadsanid abaayo

  • @alayuubi9489
    @alayuubi9489 4 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid Ustaad Comar

  • @M_A_M407
    @M_A_M407 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha allaH omar inshar alle hku daayo😍😍

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 4 ปีที่แล้ว +2

    أعود بالله من الشيطان الرجيم
    ومن يبتغ غير الاسلام دينا فلن يقبل منه...صدق الله العظيم
    ان الدين عند الله الاسلام....
    "Islaamku Wuu Nasakhay Wax Alle Wixii Diin Samaawi Ah Isagaa Ilaahay Loogu Dhawaan Karaa Uun"....

    • @maxamadfaarax8805
      @maxamadfaarax8805 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah sxp waxaa jiro dad aan diinta baran kadib mar arkaan gaaladaan umalaynaya Muslim ogaansho waxaa laga rabay in uu dhaho waa gaalo balse aayadii ayuu si kale ufasiray wuxuuna dhahay mu,miniin waaye aad ayuu uqaldanyahay aayadaan ayaa Ku tusinayso in qofka Muslim ka in uu rumeeyo dhamaan Nebiyada ilaahay soo diray آمَنَ الرَّسُولُ بِمَا أُنْزِلَ إِلَيْهِ مِنْ رَبِّهِ وَالْمُؤْمِنُونَ ۚ كُلٌّ آمَنَ بِاللَّهِ وَمَلَائِكَتِهِ وَكُتُبِهِ وَرُسُلِهِ لَا نُفَرِّقُ بَيْنَ أَحَدٍ مِنْ رُسُلِهِ ۚ وَقَالُوا سَمِعْنَا وَأَطَعْنَا ۖ غُفْرَانَكَ رَبَّنَا وَإِلَيْكَ الْمَصِيرُ
      [Surat Al-Baqarah 285]

  • @saidahmed2544
    @saidahmed2544 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank u walaal omer

  • @fathiaahmed5526
    @fathiaahmed5526 4 ปีที่แล้ว +6

    Dadkaas gurmad Bay rabaan allé how gargaaro😭

    • @saacidomar8752
      @saacidomar8752 3 ปีที่แล้ว +1

      Soo maaaaha 😆 waa dad yara wareeersan

  • @habiibamohamed6191
    @habiibamohamed6191 4 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allah ❤️wax badan ayan ka faaiday

  • @zamatarubdy8791
    @zamatarubdy8791 4 ปีที่แล้ว

    Ustaad OMaar inzhar

  • @zumrakhuzeimah514
    @zumrakhuzeimah514 4 ปีที่แล้ว

    M.a , mahadsanid

  • @ibrahimmohomuddahir7074
    @ibrahimmohomuddahir7074 4 ปีที่แล้ว

    Wll omar hooray usoco Alle haku garab galee

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 4 ปีที่แล้ว +5

    ان الدين عند الله الاسلام✋
    هوسماكم المسلمين

  • @laylacaato7832
    @laylacaato7832 4 ปีที่แล้ว

    Manta muqalkada,wan ka fa'aideyo jazakulah qeyr.

  • @fadumarage2682
    @fadumarage2682 3 ปีที่แล้ว

    Allāhu Akbar Alxamdulilah Allah hanagadigo kuwii nebigena csw iskuu arka jannatu fartowsa inshaala,

  • @mokhtarapdinuur6516
    @mokhtarapdinuur6516 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll cumar inshaar
    Ilaahay haku
    Barakeeyo
    Khayr iyo xasanaadna
    Haku siiyo
    Wll waxan
    Jeclaystay
    Inaan
    Kaa codsado
    Inaad raadiso
    Tafaasiil
    Dheeraada oo
    Kusaabsan
    Mawduucan saabiada
    Iyo meeshuu kasoo
    Bilawday
    Waanad mahadsantahay

  • @dryarisow5782
    @dryarisow5782 4 ปีที่แล้ว +2

    Erayga ah Diin Caajib ah waxaa ila quman inaad si kale u isticmaasho! sida Diin Qadiimi ah!

  • @mustaphecantayn5572
    @mustaphecantayn5572 4 ปีที่แล้ว +1

    Cajiib wlhi weligay ma maqlin aayada quraanka lagu sheegay wa akhrin jiray lkn weligay isma waydiin
    Waxyaabaha noocaan ah aad baan u xiiseeyaa inaan wax ka barto hada waxay iga haysa inaan raadiyo qof diintaas haysta oo aan la shekaysto bal
    Mahadsanid wll

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 4 ปีที่แล้ว +1

    الحَمْدُ ِلله علی نعمة الاسلام

  • @Comps223B
    @Comps223B 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @fadumoabdallah2235
    @fadumoabdallah2235 4 ปีที่แล้ว

    Msha allah wan ka faaiday mhdsand ogaansho

  • @qassohamdii3143
    @qassohamdii3143 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar514 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll kuwan io shiicada mxay ku kala duwan yhn
    Maadama ay shicadaba allah aaminsanyhn balse ay inkireyn scw rasuulkeena muhamed

  • @ShiikhAafro
    @ShiikhAafro ปีที่แล้ว

    Wala waan jeclahay inaan adiga ookale aan noqodo ❤❤❤❤

  • @walalhussein1563
    @walalhussein1563 4 ปีที่แล้ว

    My Allah bless you Omar inshar

  • @cabdiwaxidmaxamed7295
    @cabdiwaxidmaxamed7295 4 ปีที่แล้ว

    Omar inshaar waxan rabna inaad noo Soo celiso qisooyinka dadka guulaystay

  • @Shiinkayj
    @Shiinkayj 4 ปีที่แล้ว

    aad ayuu u wanaagsan yahay barnamishkan.
    waan ka helay kuwaan o kle soo badi walalka.
    mahadsanid.

  • @mahamedshow
    @mahamedshow 4 ปีที่แล้ว

    Wa janalka kaliya e aan tagero nolow zxp cumar inshar

  • @abaadiribraahim5754
    @abaadiribraahim5754 4 ปีที่แล้ว +3

    Thnkz wll qlih 💫🥰