Diinta cusub ee caalamka | Ibraahiimiyada | mowduuc xasaasi ah |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ก.ย. 2020
  • Diinta cusub ,diinta cuusb ee caalamka al ibraahiimiya , mowduucaan ma ahan mid siyaasi ah ama dowlad gooni ah lid ku ah waa mowduuc xasaasi halis ah dhamaanteena nawada taabanaayo , laguna tilmaami karo khataraha ugu weyn ee umadaan islaamka soo wajahaayo .
    heshiiskii maalin dhaweyd lagu saxiixay aqalka cad ee israaiil iyo labada dowladeed ee carbeed imraatka iyo baxrayn udhaxeeyay wuxuu xambaarsanaa magaca ( الإتفاق الإبراهيمي ) heshiiska ibraahiimiyada , … muuqaallo ,
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 1.3K

  • @markaawichannel2469
    @markaawichannel2469 3 ปีที่แล้ว +592

    Cumarow abwe cawa waxan go aan ku garey in aan diinta difaco aan barto igu soo duceya I.a

  • @NJawte
    @NJawte 3 ปีที่แล้ว +251

    وَلَا تَلْبِسُوا الْحَقَّ بِالْبَاطِلِ وَتَكْتُمُوا الْحَقَّ وَأَنتُمْ تَعْلَمُونَ.

    • @umujamaal3632
      @umujamaal3632 3 ปีที่แล้ว +5

      صدق الله العظيم

    • @Funny_moves
      @Funny_moves 3 ปีที่แล้ว +4

      Hada waxaaba lacag lagu biyaa baadilka alle hasoo hanuuniyo

    • @abdirizakahmedhassan4407
      @abdirizakahmedhassan4407 3 ปีที่แล้ว +3

      أنا آسف جدًا لأن الإسلام قد غرق في نوم عميق ولم يعارضه أحد

    • @5hanl3
      @5hanl3 3 ปีที่แล้ว +2

      xaqiiq wllhi

    • @cabdisamad2682
      @cabdisamad2682 3 ปีที่แล้ว +4

      @@jaabirsoomaali9214 niyahow maxaa kaaqaldan subscriber haku waalan ee eeg ayadaha quraan ninkaan kahad laayo mash Allah Allah haku xifdiyo waan aqaanaa tafsiirka quraanka

  • @abdullahicalijamac2433
    @abdullahicalijamac2433 3 ปีที่แล้ว +145

    Sh mustafe xaji ismacil waa nin mawduuc walba oo laga hadlayo oo wanagsan hadalkiisa wax laga so qadan karo shakhsi cilmi iyo xikmad ilahey siiyey
    Omer inshar adna mahadi hakaa garto mawducyadada qiimaha badan

  • @samewade7564
    @samewade7564 3 ปีที่แล้ว +325

    Meeshii ay ku shirayeen ilaahay kamuu maqnayn waxa ay ku shirayaana wax ka weyn ayuu alle samayn doonaa

    • @cabdifataahmahamed5066
      @cabdifataahmahamed5066 3 ปีที่แล้ว +3

      sama wade ilaahay wuu awooda inu dhulka la simo lkn adiga ayaa lagugu eegaya inaad dinta difaacdo lkn hadaad tidhaah gacmahaan isa saaranayaa dee adna halaaga

    • @dailysportssomali9419
      @dailysportssomali9419 3 ปีที่แล้ว

      Wll waxaa si xushmad leh kaga dalbanaya subscribe

    • @cktaazi5415
      @cktaazi5415 3 ปีที่แล้ว +5

      I.a wlhi taas aa been aheyn alle hanaga haayo gaaladaan shartood

    • @sacdaibraahim3755
      @sacdaibraahim3755 3 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq weeye allaah hanaga qabto gaaladan qudhunka ah shirqoolkooda

  • @elmiroble4608
    @elmiroble4608 3 ปีที่แล้ว +159

    ان الله وملائكته يصلون على النبي يا ايها الذين امنوا صلوا عليه وسلموا تسليما.

  • @abdinasirabdullahi9120
    @abdinasirabdullahi9120 3 ปีที่แล้ว +206

    Aduunka hal diin baa sax ah, waana diinta Allah islaamka. إِنَّ الدِّينَ عِندَ اللَّهِ الْإِسْلَامُ ۗ

  • @Mesut900
    @Mesut900 3 ปีที่แล้ว +287

    Diintan Islaamka ilahyba keeny ilaahybaana ilaashanaya Kaliya Dadaalba laynoga baahanyey uun walalahyga islaamkow
    وصلى الله على سيدنا ومولانا محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

    • @dailysportssomali9419
      @dailysportssomali9419 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll waxaa si xushmad leh kaga dalbanaya subscribe

    • @nimcoxuseen2792
      @nimcoxuseen2792 3 ปีที่แล้ว +2

      @@dailysportssomali9419 qabiyahaw diintena halista eyku jirto ayaa meeshan looga hadla meshana naga dhax weydiine gaalo xun oo diinta naka mashquulineeso inaan kula taagerno😏🤨

    • @khadramaxamed110
      @khadramaxamed110 3 ปีที่แล้ว +1

      Subxanallah allahayow nagaqabo yuhuuda iyo dabadhilifka

  • @ayoubahmet-
    @ayoubahmet- 3 ปีที่แล้ว +62

    حسبي الله ونعم الوكيل
    اشهدو ان لا إله إلا الله وان محمد رسول الله ♥️

  • @nacerhachi8579
    @nacerhachi8579 3 ปีที่แล้ว +131

    Ogaansho aad ayan ku dawadaa wllken.
    Keep going wllke.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @user-uv2gw5kj8n
      @user-uv2gw5kj8n 3 ปีที่แล้ว +5

      wll dirisle abdi 👀❤ reaction kabixi

    • @Boqorka.figradaha
      @Boqorka.figradaha 3 ปีที่แล้ว +4

      Saxbow maad kaqeyb qaadatid badbadinta dadkaga waliba kugu xiran ugu yaraan soo qaado vidowgan

    • @mohamedbashiir8562
      @mohamedbashiir8562 3 ปีที่แล้ว +3

      dirisle reaction kaso bixi

    • @suheebmohamed8128
      @suheebmohamed8128 3 ปีที่แล้ว +1

      Dirisle reaction ka bixi plz

    • @anazduceyzaneh184
      @anazduceyzaneh184 3 ปีที่แล้ว +3

      Reaction kasoo bixi waa arin xasasi ah

  • @saahidsaid6653
    @saahidsaid6653 3 ปีที่แล้ว +65

    Fadlan markad nabi Mohamed scw magaciisa sheegayso kusali.

    • @MohamedHassan-ni6un
      @MohamedHassan-ni6un 2 ปีที่แล้ว

      Calayhi salaatu wa salaam
      Sayyadinaa wa xabiibinaa
      ❤❤❤❤❤☝🏾

  • @shandhakoboyniga8998
    @shandhakoboyniga8998 3 ปีที่แล้ว +65

    Waa xiligii uu nabi muxamad yiri qofkii diintiisa ilaashada waa sida qof dhamac loo dhigay
    Si gaara 2020 waa sanad aad moodid inuu yahay sanadka ugu xun diin ahaan ilaa 1920 laga soo bilaabo
    Gabigiisaba waxaad mooda inuu yahay sanad calmaaniyada xaniiyaysatay xitaa soomalida gaalada waagi hore waan layaabi jirnay hada waxaad arkin kuwa cooment ka bixinayo oo leh walaal iyo qaar kaloo
    Caadi ula sheekaysanaya wax walba caadi bay noqdeen

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 3 ปีที่แล้ว +26

    سبحان الله سبحان الله 😢
    اللهم ثبتنا فوق الارض وتحت الارض ويوم العرض عليك
    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 ปีที่แล้ว +106

    Rabbigii islaamka noo dooray oo nagu dhaliyey baa mahad leh Alx😍
    ilaahay baa wayn💖

    • @radwandybaladybala150
      @radwandybaladybala150 3 ปีที่แล้ว +1

      ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AXAD Ayaanu aamisanahay Maxamadna waa Rasuulkiisii SCW Diintayada iyo Qur'aanka kariimka ahna Waaxidkaa ilaashada

    • @difacadintaada9152
      @difacadintaada9152 3 ปีที่แล้ว +1

      Islamka allha xojiya waxii kuhor gubana allha naga qado

  • @canabcdycarfaycdy6855
    @canabcdycarfaycdy6855 3 ปีที่แล้ว +76

    ولن ترضى عنك اليهود ولن النصارى حتى تتبع ملتهم...

  • @wewonwm7349
    @wewonwm7349 3 ปีที่แล้ว +220

    Gaalada marnaba ma badali doonan diintena suuban ee islamka

  • @mohamedabdulle8047
    @mohamedabdulle8047 3 ปีที่แล้ว +26

    وَمَكَرُواْ وَمَكَرَ ٱللَّهُ ۖ وَٱللَّهُ خَيْرُ ٱلْمَٰكِرِينَ

    • @wanaagsamemedia2532
      @wanaagsamemedia2532 3 ปีที่แล้ว +1

      صدق الله العظيم وصدق رسول الكريم

  • @safasafi5442
    @safasafi5442 3 ปีที่แล้ว +17

    ربنا لا تزغ قلوبنا بعد ادا هديتنا وهب النا من لدنك رحمة إنك وهب 🤲🤲🤲🌹🌹🌹❤❤

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 3 ปีที่แล้ว +99

    مَا كَانَ إِبْرَاهِيمُ يَهُودِيًّا وَلَا نَصْرَانِيًّا وَلَٰكِن كَانَ حَنِيفًا مُّسْلِمًا وَمَا كَانَ مِنَ الْمُشْرِكِينَ (67)
    Nabi Ibrahim Iyo yahuud maxa iska galay?
    Wasiim Yusuf Laa luush qaate wayn

    • @dailysportssomali9419
      @dailysportssomali9419 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll waxaa si xushmad leh kaga dalbanaya subscribe

    • @abucabbaasalfaradi7290
      @abucabbaasalfaradi7290 3 ปีที่แล้ว +3

      ماشاء الله جزاك الله خيرا يا أخي الكريم

    • @hamzeabdiqaadir6601
      @hamzeabdiqaadir6601 3 ปีที่แล้ว +1

      H

    • @mudaneyarechannel1667
      @mudaneyarechannel1667 3 ปีที่แล้ว +1

      Nabi ibrahim ninkan waxba ka ma uusan shegin ee ayaga ayaa amin san diin ibrahimi ladhaho .
      Kuwa yahuuda la heshiyey ayaad tagersantahay macnahada waa see wax loga shegi karaa munafuq ayaa tahay sawirka kusaran aya laga garana!

    • @qadracabdi4554
      @qadracabdi4554 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mudaneyarechannel1667 waxaaad ka hdlyso fahm wll wiilka wasiim yuusuf ayuu ka hdly eee wiilka somalida ma ahn muqaalka hdaaa dhamysa laheed waaa fahmi laheed

  • @salmahassan6998
    @salmahassan6998 3 ปีที่แล้ว +8

    2020 sanad aad lala yaabo ayuu noqday si sahlan ayee nidaamyashi hore isku badaleen waxaan sugnabo waa imaam mahdi intaa laga gaarayana waa inaa imaankeena sii xoojinaa ileen aduun cilmaani loo rogaayo ayaan joognaayee

  • @sucaadarahmaan7369
    @sucaadarahmaan7369 3 ปีที่แล้ว +9

    Alle baa yiri (انا نحن نزلنا الذكر وانا له لحافظون ) hlhs ku fln kuwa rbn ine dintena wx yeleyn
    Allahu akbar🙌🏾

  • @zekeriaabdi5133
    @zekeriaabdi5133 3 ปีที่แล้ว +16

    "Xaqa ayaanu haysan doonaa ilaa ay geeridu noo timaado angah oo wada toosan ku taagan "
    الحمد لله على نعمة الإسلام وكفى والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @mustafaaxayaat4271
    @mustafaaxayaat4271 3 ปีที่แล้ว +13

    جزاك الله خيرا يا اخي الكريم

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 ปีที่แล้ว +1

    Rabiga kitaabka ino so dajiyay nabigeena muxamed scw ino so raciyay aya nooga filan shartooda waxa nalaga donaya inaan diintena barano ku dhaqano allaha naga qabto shartooda jazakallahu qeyr cumar I shaar horey uma aanan maqal caawa ka hor waxan allaah weydisaneynaa inu nagu sugo Diintena macan aamiin

  • @aarioushajih6655
    @aarioushajih6655 3 ปีที่แล้ว +9

    يقول الله عز وجل في سورة الأنفال : { وَيَمْكُرُونَ وَيَمْكُرُ اللَّهُ وَاللَّهُ خَيْرُ الْمَاكِرِينَ‏ }. Allah wuxu suratul anfaal u ku shegay (Waxa ay maleegayan Dhagar Allahna waxa uu u malegaya dhagar cid wax maleegtana Allah ayaa ugu wacan)

  • @halyeeyada7812
    @halyeeyada7812 3 ปีที่แล้ว +11

    Subxana Allah waxan aminsanahay in ay utahay islamka digniin cad oo ah in ay difacaan diintooda aminaan Allah s w

  • @hawacadey2287
    @hawacadey2287 3 ปีที่แล้ว +5

    Waxan Aaminsanahy 100% in Arintaan Ay Ka Danbeyso Yahuuda Gaar ahan Kooxdeda Dahsoon/Qarsoon Ee Maasoniyada/Freemason Badiba Waxa Caalamka Ka Dhacayo Ayaga Ka Danbeyan 😥😥illahey Shartooda Hanaga Qabto Waa Xaasidiin Waana Dhagarooshin😥😥😥😭
    Mahadsanid Ustad Omar inshar😍😘👍

  • @khdwlimm6903
    @khdwlimm6903 3 ปีที่แล้ว +4

    Alx ilaahay ayaa mahad leh naga yeelay muslimiin ❤️masha allah allaha inii xafido sheekheena Sh mustafa ❤️❤️

  • @mohamedahmednur9420
    @mohamedahmednur9420 3 ปีที่แล้ว +15

    انا نحن نزلنا الذكر وانا له لحافظون
    Anaga ayaa soo dajinay kitaabka quraanka anaga ayaana ilaalinayna
    ان الدين عند الله الاسلام
    Diintu Allah agtiisa waa islaamka uun
    ومن يبتغ غير الاسلام دينا فلن يقبل منه وهو في الأخرة من الخاسرين
    Qofkii ka diinta dhigta diin aan ta islaamka ahayn laga aqbali maayo akharona wuxuu kamid
    yahay kuwa khasaaray
    Allaah ayaa balan qaaday inuu dintan ilaalinayo waxaan ku jiraa wakhtigii fitanda badnaa ee nabigu sheegay scw inuu qofku diinta ku iibsan doona addunyo yar
    Ilaahy diinta islaamka haynuguhaynaugu sugo

  • @abdishakuuryoussef5604
    @abdishakuuryoussef5604 3 ปีที่แล้ว +194

    WAA HABEEN JIMCO SOO GALAY ILAAHY ACMAASHAADA HAKA AQBALO KU SALI NABIGA❤(SCW) like+subscribe iigu caawiya walaalayaal..

    • @mustafaaxayaat4271
      @mustafaaxayaat4271 3 ปีที่แล้ว +2

      Chanelka wa kuu dambi ah wayo hees Aya kujirtaa,

    • @fartunjimcale3794
      @fartunjimcale3794 3 ปีที่แล้ว +1

      Scw salalahu caleyhi wasalam

    • @fartunjimcale3794
      @fartunjimcale3794 3 ปีที่แล้ว +1

      Hesta wa danbi wll

    • @ama5974
      @ama5974 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin yaa rabi

    • @siman8711
      @siman8711 3 ปีที่แล้ว +1

      Sallalaahu caleeyhi wasalam

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 3 ปีที่แล้ว +51

    Kitaabka rabbi baa ilaashanaye.....innaga shaqsinimadena aan ilaashano walaalayaal intaan ka heleyno dowllad islaami oo dhab ah

    • @dailysportssomali9419
      @dailysportssomali9419 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll waxaa si xushmad leh kaga dalbanaya subscribe

    • @mustafas1368
      @mustafas1368 3 ปีที่แล้ว

      Sax weeye wall

    • @mustafas1368
      @mustafas1368 3 ปีที่แล้ว +2

      Waxaa mahad iska leh ilaaha aniga waalidkey qarabadeyda iyo asxabteyda naga dhigey dad islaama

  • @futuredoctor1966
    @futuredoctor1966 3 ปีที่แล้ว +24

    Wllhi bllhi waxaas hadeey iila yimaadaan inaa ku jihaadi doono
    Marnaba ma aqbali doono Quraanka iyo xadiithka nabiga waxaan aheen

    • @dheemanluula6151
      @dheemanluula6151 3 ปีที่แล้ว +1

      hhhhh waaruntaaa wllhi caadi baanu ugu jihaaad tameynaaa nio

    • @salmahassan6998
      @salmahassan6998 3 ปีที่แล้ว +2

      Jihaad noo balan ah InshaAllah

    • @queenbulbulaahmed2098
      @queenbulbulaahmed2098 3 ปีที่แล้ว +2

      Iku dara jihadka wlhi inanan ka yeleen diin qurafadaa

    • @dheemanluula6151
      @dheemanluula6151 3 ปีที่แล้ว +1

      @@queenbulbulaahmed2098 hhh fariiid waaa sdasi abayo sdaasan isu ognahay

    • @queenbulbulaahmed2098
      @queenbulbulaahmed2098 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dheemanluula6151 insha allah abayo

  • @ademmohamedabdilaahi2890
    @ademmohamedabdilaahi2890 3 ปีที่แล้ว +7

    ((ويمكرون ويمكر الله والله خير الماكرين)) ☝️

  • @sacdiyoxuseen7121
    @sacdiyoxuseen7121 3 ปีที่แล้ว +21

    Alx Allah ayaa ku mahad leh inaan islaam noqono waxaan ay wadaana Allah ayaan kaga magan galnay

    • @ayubtimba
      @ayubtimba 3 ปีที่แล้ว

      jaabir soomaali 😂😂😂

    • @sacdiyoxuseen7121
      @sacdiyoxuseen7121 3 ปีที่แล้ว

      Oky wll wankuu saaraaya lkn waxaan ookale iskadaa oky

    • @user-wb8ti5ys1m
      @user-wb8ti5ys1m 3 ปีที่แล้ว

      @@ayubtimba wu iga qosliyay wlhi😂😂

  • @oronjogaroon3765
    @oronjogaroon3765 3 ปีที่แล้ว +22

    Wacyiga kor u qaada Somaliyey Yaan layni khaldin Diintina Ku fara adayga 🙏🏻😢😍

    • @comeon4796
      @comeon4796 3 ปีที่แล้ว

      Wraa oronjo ii waran waa cabdiwali xalaani. Ini abti

  • @sahrakhalif8016
    @sahrakhalif8016 3 ปีที่แล้ว

    Acuudu billahi mina sheythaani rajiim!! Waxey u diyaargarobeyaan imaanshadi Dajaal...Allahuma najeynaa!!!

  • @abdirahmanahmedshiekh5445
    @abdirahmanahmedshiekh5445 3 ปีที่แล้ว +22

    Ogaansho waa chanalka kaliya ee aan si fcn ugu xiranahay wax badan waan ka dheeefay

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 3 ปีที่แล้ว +71

    Sheekada reer galbeedku waa
    "waanu jabnay ee nala jaba" qofkasta oo in uu waxka og arinta reer galbeedku wuu ogyahay hooga iyo halaaga xayaatadooda ka dhexsocda.inagana halkaas ayaa laynalarabaa.waxa kaliya aan dhihikaraa waa qofkastow diinteena siwanaagsan ubaro waxbadana akhri.

    • @reallife7665
      @reallife7665 3 ปีที่แล้ว +2

      waa xaqiiq hadalkaagu waa nala gallo Naarta ilaahay ayaan ka magan galnay

    • @abdihakimmohamud9373
      @abdihakimmohamud9373 3 ปีที่แล้ว +1

      Alla haku barakeeyo caqligana hakuu siyaadiyo.

    • @dailysportssomali9419
      @dailysportssomali9419 3 ปีที่แล้ว

      Wll waxaa si xushmad leh kaga dalbanaya subscribe

    • @nagwamohamed1288
      @nagwamohamed1288 3 ปีที่แล้ว

      @@dailysportssomali9419 wankuu saaray

    • @nagwamohamed1288
      @nagwamohamed1288 3 ปีที่แล้ว

      @@abdihakimmohamud9373 thank you wll

  • @abdallaomar2476
    @abdallaomar2476 3 ปีที่แล้ว +5

    أللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲🤲

  • @cabiraxmaanyare4402
    @cabiraxmaanyare4402 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha naga mayaabiyo sidee islam yahuud cersh leesugudaray ilaahey hana dhooro diintyda inaan badalo geeriya kaxigaa acuudu bila an ubadila diinii all ajir haku siyo mcn cumr iishar

  • @cabaassoomaali4537
    @cabaassoomaali4537 3 ปีที่แล้ว +72

    DIINTA ISLAAMKA AYAA KAWADA SAREYSO DIIMAHA KALE SHAKILA AAN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @cabaassoomaali4537
      @cabaassoomaali4537 3 ปีที่แล้ว

      @@cawilld_wanted7900 SIDEE ISKAGA DAAYAA ISLAAMKA SAREYN TIISA OOMAXAA KAA QALDAN NIYOW

    • @cabaassoomaali4537
      @cabaassoomaali4537 3 ปีที่แล้ว

      @@cawilld_wanted7900 DIINTEEYA LAGUMA BADASHA KARO LACAG WAANA KU ADAGAHAY DIINTEEYA

    • @cabaassoomaali4537
      @cabaassoomaali4537 3 ปีที่แล้ว

      @@cawilld_wanted7900 WAA qalad SIDAAS waxaa lagu amray inaad faafisi diinta islaamka

    • @maansame4877
      @maansame4877 3 ปีที่แล้ว

      Diiin islaam iyo soomaalinimo maxaa iska galay

    • @cabaassoomaali4537
      @cabaassoomaali4537 3 ปีที่แล้ว +3

      @@maansame4877 DIINTA ISLAAMKA WAA DIINTEEYA SOOMAALI YANA WAA WADANKEYGA HOOYO MARWALBA WAXAA FIICAN DIINTA ISLAAMKA WLL HANA UFAKIRIN SIDAAS MAHADSANID

  • @abdikarimdirie7179
    @abdikarimdirie7179 3 ปีที่แล้ว +5

    waa wax aan dhacaynin marnaba in lawaayo musxafka qur'aanka😍

    • @zahromaxamedqoranereemagal5196
      @zahromaxamedqoranereemagal5196 2 ปีที่แล้ว

      Maba dhaceyo allha aya yiri (انا نحن نزلنا الدكر وانا له لحافظون )

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 3 ปีที่แล้ว

    Allahu Akbar, Allah inga dhigey Islaamka ayaa mahadi u sugnaatey inagana filan fidnada isagaana ilaashanaya Alxamdulilaah Alxamdulilaah, inaan laga baqan diinteena mcn difaaceeduna waa muqadis 🕋❤️🤲🏼🤲🏼

  • @mustafhusseinmohamed-karim2702
    @mustafhusseinmohamed-karim2702 3 ปีที่แล้ว

    يُرِيدُونَ أَن يُطْفِـُٔواْ نُورَ ٱللَّهِ بِأَفْوَٰهِهِمْ وَيَأْبَى ٱللَّهُ إِلَّآ أَن يُتِمَّ نُورَهُۥ وَلَوْ كَرِهَ ٱلْكَٰفِرُونَ
    Waxay rabaan hasameeyan, Salafi hala adeegsado ama Suufiba , diiintan marwaliba ilaahay ayaa ilaalinaya. Markasta lama waynayo dad culumo diinta saxda haysta. Ilaahay waxaan kabaryayaa khiyaanada gaalada in uu iyaga kulaabo.
    Thanks Ustaad Inshar. waa mowduuc cajiib ah waqtigiisana aad nalawadaagtay.

  • @apdirahmanrakatic2719
    @apdirahmanrakatic2719 3 ปีที่แล้ว +5

    Alle wxuu nabigiisa ku yidhi اليوم أكملت لكم دينكم واتممت عليكم بنعمتي ورظيت لكم من اسلام دينا waa dariiqa kliYee saxda ah alx alle☝🏾 ayaa nagu simay xaqa anakana🙏🙏🙏

  • @Sayidali1213
    @Sayidali1213 3 ปีที่แล้ว +6

    Illashow adigaa mahad iska leh islaamka noo dooray oo naga dhigay anogoon dooran ❤Alxmadulilaah❤.

  • @zalmaluul3965
    @zalmaluul3965 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi ogaaaansho waaaa kobciye maaanka wax kastaaa oo aduunka tagan wuuu kula socodsiin manshlh ♥️

  • @abdallaabdi7417
    @abdallaabdi7417 3 ปีที่แล้ว

    Omarow meel dheer baad wx inaga tustay mesha loo socdo aya ka weyn u jeedka laga leeyhay qorshahaan allah naga dhigo kuwo ku adadkaada diintoda
    Aad ayana u mhdsan tahay wll omar 🙏

  • @dheymanluul8853
    @dheymanluul8853 3 ปีที่แล้ว +3

    scw jimco wngsan asxbta😍😍 rabi ayaa mahada leh oo naga dhigay muslim rabiyow adaa mahada leh🤲❤😍

  • @sihammohamud493
    @sihammohamud493 3 ปีที่แล้ว +3

    قال الله تعالى:(إنا نحن نزلنا الذكر وإنا له لحافظون) ♥️

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 3 ปีที่แล้ว

    Allah haku sharfo maalinkasta waxad inoo so tabisaa waxyaabaha ugu muhiimsan ee aan lagaba maarmin

  • @xasanaxmed5566
    @xasanaxmed5566 3 ปีที่แล้ว

    Masha alh walal waxad kahadashaa waxyabo muhiim ah dadka ayad kubararujisa waxyabo aysan ogeyn baraka laah sxb muhiim ah

  • @SadaamDahabi
    @SadaamDahabi 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay ha ina amaansado waad ku mahadsantahay cumarow baraarujinta iyo wacyigaaha walaal

  • @Kulanestar
    @Kulanestar 3 ปีที่แล้ว +28

    وَلَن تَرْضَىٰ عَنكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَىٰ حَتَّىٰ تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ ۗ قُلْ إِنَّ هُدَى اللَّهِ هُوَ الْهُدَىٰ ۗ وَلَئِنِ اتَّبَعْتَ أَهْوَاءَهُم بَعْدَ الَّذِي جَاءَكَ مِنَ الْعِلْمِ ۙ مَا لَكَ مِنَ اللَّهِ مِن وَلِيٍّ وَلَا نَصِيرٍ.
    Yuhuud iyo kiristaan marnaba raali nagama noqonayaan ilaa aanka qaadano diintooda been abuurka ah,
    Diinteena macaanka bdan ee islaamka aan ku dadaalno sidaa u baran laheyn oo aan uga difaaci laheyn dhamaan kuwa duulaanka ku ah..

  • @sahraabdi1152
    @sahraabdi1152 3 ปีที่แล้ว

    Waa mid kamid clamadaha qiyamaha in yuhuudi qabsan doonto aduunka nasiib daro in dawldihii emarata iyo sucudigu munafiqiin islamka dhabarka ka jabinayey noqden ❤️ balse Diinta ha la faafiyo wll social media aynu u isticmalno hub afka iyo gacanta iyo maalba aynu diinta uhurno aduunku waa gaba gabo sidu ku socdo allahu akbar allahu akbar☝️🤲❤️✌️

  • @Hijabilover102
    @Hijabilover102 3 ปีที่แล้ว

    Aniga diinta Islamka kali ayan rumeysanahay diimaha kale mayaa ..
    Alhamdulilah cala nicmatul Islam ☪️ ❤️❤️
    ilahay diinta Islamka hanaku diilo Aamiin

  • @dacwachannel6025
    @dacwachannel6025 3 ปีที่แล้ว +16

    Waxaad doontanba qora dheh gaalada nijaasta ah
    Diinta islaamka meel kasta waay gaari doonta ALLAAH wuxuu yiri سبحانه وتعالى
    يُرِيدُوْن أن يُطْفِئُوا نُوْرَاللِه بِأَفْوَاهِهِم ويَأبَى الله إلا أَن يَتِمَّ نُورَهُ وَلَوكَرِهَ الْمُشرِكُوْن َ
    Waxay doonayan inaay ku dumiyaan aftiinka ilaahay afakooda xun
    Alle se wuu diiday inuu nuurka dhamays tira mooyane wax kale
    Gaaladan baqtiga ah waxay qaadi karaan malahan alxamdulilah
    ALLAAH ayaa sharkooda nooga filan

    • @wanaagsamemedia2532
      @wanaagsamemedia2532 3 ปีที่แล้ว

      صدق الله العطيم وصدق رسول الكريم

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 3 ปีที่แล้ว +19

    Somalidu wa in ay iskaga baxan jamacada carabta waxay noqotey xarunta masooniyada waxay soo wadan aya ka weyn Allaha sharkoodo fashiliyo

  • @omarwadani9678
    @omarwadani9678 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsnid walaal mcn Alle haka ajar mariyo Tali yar aan ku siiyo qof waliba shaqadisa iyo magacisa soo qor mhdsnid mar kale

  • @adaysetv3866
    @adaysetv3866 3 ปีที่แล้ว +4

    ilaahay Ayaa Quraankiisa ilaashanaya iyo Labada masaajid Ee xaramka

  • @user-vt1tq7ky7t
    @user-vt1tq7ky7t 3 ปีที่แล้ว +5

    Aanu udiyaargaroono difaacidda diinteena ☝️😭😭✊✊✊

  • @najmasaciid7274
    @najmasaciid7274 3 ปีที่แล้ว

    Wlaal waad mahadsantahy sida aad noo baraarujisay jasakalaah khayral jazaa

  • @azaadkalay2425
    @azaadkalay2425 3 ปีที่แล้ว

    Cumar nin fcn tahay somaliyeda wax ka qarsan sidan ula socsii oo u iftiinka insha ALLAAH hor mar garee

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 ปีที่แล้ว +20

    Wasiim yuusuf iyo sudeysi waan ku taxnaan jiray lkn hada ilaah dartii baan unacay ilaahey shartooda hanaga qabto

    • @diywithhubi
      @diywithhubi 3 ปีที่แล้ว +2

      Sh Waseem youfus ooo sooo den jiray sualah iyo jawaabah diiniga ahaa miyaa walalo waseemkan cumar sheegayo.?

    • @xamsoslife-6007
      @xamsoslife-6007 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa

    • @hamdibilan1260
      @hamdibilan1260 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi ani wasiim wax kama aqaan lkn sh sudeys arinkisa ila hada wuu iga dhici la yahay sub xanallah

    • @faizamahamed1300
      @faizamahamed1300 3 ปีที่แล้ว

      @@diywithhubi haaa

    • @nimcoxasan7808
      @nimcoxasan7808 3 ปีที่แล้ว

      Shiikh Sundays waa amini la,ahay ee tarikhdisoo faahfahsan noo soo galiya wll

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 3 ปีที่แล้ว +5

    Madaxda imaraadku waa gaalo baan is iri
    Xaqiiq waa gaalo sidaan aamin sanahay

  • @DrOlol77
    @DrOlol77 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha ka aabaal mariyo waqtiga aad galisay mawduucan, waxbadana iftiimisay dad badan aan waxba ogayn,taariikhda ayaa ku qori doonta walal Cumar Inshaar.

  • @mohamedqadar6730
    @mohamedqadar6730 3 ปีที่แล้ว +1

    Insha alllha wllqali shukran inbadan 💯💯💯💯💯💯🤐waxan kojeclahay alle dartas wlhi wllqali inolow inbadan insha alllha inbadan wllqali adiga iyo dhamantiina musliimina wllqali ❤❤❤❤💯🙏

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 3 ปีที่แล้ว +29

    Markuu sh.mustafa dhahaye afsomaliga diinta islaamka buu kamid yahay wan layaabaye lkn hadeertan ban ogaade
    Afsomaliga waxan illhy ahyn laguma caabudin diinaan islaam eheenina laguma faafin in kastoo ay jiraan kuwo doc kayeeryaal ah

    • @kralicelerinkralicesi2113
      @kralicelerinkralicesi2113 3 ปีที่แล้ว +5

      Haa aniga wxan aminsanahay iney somalida dhan musliim yihiin wixi galobana ay Somali aheyn wxa jeclanlaha iney somalida dhan sida aminan..afkenuna wa af Muslim Alle diinta hano adkeyo

    • @naxwoibraahim5858
      @naxwoibraahim5858 3 ปีที่แล้ว

      @@kralicelerinkralicesi2113
      .Masha'Allah
      Lkn maanta ma xaq ba in la dhaho
      Somaalida dadka ka mid waa mushrikiin waa Qabuuriyiin
      Macnaha mujrim waa qof beeen la yimid lkn muslim ah
      Lkn mushrik waa gaal ilaah ka furtay oo ilaah cid aaan ahyn caabuda
      Haddii qof muslim ah gaal lagu tilmaamo maxaa meesha ka dhala kara
      Kii yiri waa gaal ayaa gaal noqonoya ama kii u ku tilmaamay ayaa gaal noqonaya
      Somaali weligeed diin iskuma qilaafin lkn maanta waay isku qilaafeen

    • @cabdulahiibrahim8835
      @cabdulahiibrahim8835 3 ปีที่แล้ว

      @@naxwoibraahim5858 haa wll
      Culimadaan uga fadhine inay bulshada wacyi geliyaan tusaana waaqiciga maanta dunida kajira
      Iyagii ayaaba farta isku fiiqaayo oo midba midka kale gaal iyo mushrik iyo xumaan kaleba kusheegayo

    • @maansame4877
      @maansame4877 3 ปีที่แล้ว

      Cabdulah ibrahim sxb luqada soomaaliga wixii lagu qoray oo dhan diin ma aha
      Wayo dastuurka dowlada somaliya u dagan afsomali buu ku qoran yahay wuxuuna ka hor imaanayaa kitaabka quraanka iyo sunnada
      Marka taas la soco

    • @cabdulahiibrahim8835
      @cabdulahiibrahim8835 3 ปีที่แล้ว +1

      @@maansame4877 kama hor imaanayo dastuurka dawlada diinteena ee qalad iyo mala'awaal baa laga faafiye
      Dastuurka dalka kaliya wuxuu kahadlaya sida wadanka loomaamulo kaladambeynta madaxda iyo weliba rayidka iyadoo loofiirinayo heerka darajadooda iyo gobolada iyo magaalo madaxdoodaba
      Marka kitaabka quraanka mawaxaasu kahadlaya ader kitaabka maqusee cida dalka maamuleyso sacuudiga qoys reer boqor baa maamula ingiriiskana ra'isulwasaare somaliyana madaxweyne Switzerlandna wasiiro marka kitaabka kasoosar bal cidii somaliya maamuli leheyd iyo sidey ukala darajo sareyn leheydba?

  • @mohamedbashiir8562
    @mohamedbashiir8562 3 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah ilahow diinta nagu sug❤❤❤❤

  • @cabdixaajimawlid6775
    @cabdixaajimawlid6775 3 ปีที่แล้ว

    omer inshaar walaal waad ku mahadsan tahay sida xaqiiqda ah ee aad noogu soo gudbisay, ee xataa caadifadu ka madhan tahay.

  • @arahmanaar5148
    @arahmanaar5148 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh sudays waan Dhagestay qudbadisa wax qaldana Kuma Jirin muhimada waxay ahed inaan lo mujin cadawnimada Yuhuda Lola Dhaqma Si Caadi Ah Ganacsi lala sameysan karo sidi nabigena ula macamilay inan ula macamilna, Allow Na Dil Anago Muslimiin Ah🤲🏿

  • @crahmanqeys5347
    @crahmanqeys5347 3 ปีที่แล้ว +7

    Suratu Al-Baqarah Ayada 100 (أو كلما عهدو عهدا نبد ه فريق منهم بل اكثرهم لا يو منون( Markastooy Ballan Tamaan Yahuudu Waxaa Tuura Ballanka Koox Kamid Ah Saaas Ma Ehee Yahuudu Badankod Waxba Ma Rumeeyn)

  • @khaalidkhadar3615
    @khaalidkhadar3615 3 ปีที่แล้ว +4

    Sh. Mustafe wax badan buu fahansanyay

  • @kobcigaraadkaaga5682
    @kobcigaraadkaaga5682 3 ปีที่แล้ว +1

    Wacalaykuma assalaam
    Wll qaali mahadsanid in badan
    Mawduuc qiimo badan
    Allaah ha ku xifdiyo Omar Inshaar

  • @abdirahmanmoha3466
    @abdirahmanmoha3466 3 ปีที่แล้ว

    Illahay baa islam inaga dhigay war dowlateena an ka illalino wax yabaha lasheegayo cabsi badan ban ka qaba dowlateena awoodeda yartahay illahow nagu dil islamnimo aamiin

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse8702 3 ปีที่แล้ว +5

    Diintayada waan u dhimaneyna wax kasta waan huraynaa

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 3 ปีที่แล้ว +14

    انا نحن نزلنا الذكر وأنا له لحافظون

  • @maxamedakram3493
    @maxamedakram3493 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll cumar ogaansho.

  • @mrhanad8148
    @mrhanad8148 3 ปีที่แล้ว +19

    Waa markii igu horeysay aa maqlo arrintaan
    Waa arrin aad u xun
    Somaliyey diinta Islaamka ku dhinta Gaal waxba noo ma tari karaa 😬😬🔥🗡️

  • @hodanmohamed2515
    @hodanmohamed2515 3 ปีที่แล้ว +9

    سبحان الله

  • @cabdiraxmaanmaxamed908
    @cabdiraxmaanmaxamed908 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay baanu ka magan galnay wixii dhib nagu haysoo dhan Aamiin chumce mubaarak 💚💚💚 👇👇👇

  • @saedabdirisak5952
    @saedabdirisak5952 3 ปีที่แล้ว

    Runtii arinka ninka la yidhaa wasiim yuusuf maalmahan la socday. waana yaabanay runtii wax badan dhagaysan jiray maanta waa kaas. Allah xaqa ha inagu sugo cadawgeenana ha jabiyo. Mahadsanid wall Omer.

  • @zhennahenna6475
    @zhennahenna6475 3 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallah allow muslimka xifdi

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 ปีที่แล้ว +11

    Aniga ayaa ogu horeeyo galabta Hadaad aragtid fariintayda fadlan subscribe igu caawi Allah haku caawiyo janadiisa iyo raxmadiisa aduun iyo aakhiro idinka ilaahey

  • @maxamedsiraaji4916
    @maxamedsiraaji4916 3 ปีที่แล้ว

    iga ralli noqo ustaad ilaahay wuxu yiri hadad tiraahdo aayada billow ha dhex galin wax kale shukran

  • @baxwalabdi9382
    @baxwalabdi9382 3 ปีที่แล้ว +1

    Omar in shaar wll waad mahadsan thy si aad noogu soo gudbisay mowfuuc muuheem ah
    #.ani ahaan waxaka dhihi lahaa Diint islamka waa diinta kliye lagu badbaado
    Gaaldan diinta csub ay rbaan inay smayaan ma ahn mid sii raagyso
    #.lkn hal mid ayaa lanaga rabaa hadanhy muslim wxaa waajib nagu ah inaa ka hortag no xitaa naftay aan ku wayno
    I LOVE ISLAM❤

  • @Abusufiyan_____4
    @Abusufiyan_____4 3 ปีที่แล้ว +12

    Wan kasoo dahay class ka Caawi sorry macalin Omar&ardaydaba wiil iyo gabarba

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 3 ปีที่แล้ว +3

    subxanallah wlalyal qatar weyn aya soscoto wlib islamk aniga ninkan wasim yusuf aad ayan utageeri jiray lakin malmahan miirsano hla digtonado somaliyey

  • @SS-gx5zg
    @SS-gx5zg 3 ปีที่แล้ว

    Subhanallah waxaad ogaataa carab oodhan ineey ka buuxaan yuhuud eey yihiin wadamo badan yuhuud Allahu Akbar ilahay Subhanahu watacaala ha halaago yuhuud iyo waxa raacsanba muslimiinta allaha adkeeyo Allahuma Amiiin🤲

  • @abdirahmanismail1726
    @abdirahmanismail1726 3 ปีที่แล้ว +2

    ان الدين عند الله الاسلام ( اللهم أرنا الحق حقاً وارزقنا اتباعه وأرنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه)

  • @abdinasir7758
    @abdinasir7758 3 ปีที่แล้ว +5

    Jumca kariim ❣❣💯

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 ปีที่แล้ว +14

    Wax yaalaha aan maqalno waa wax ay dhaga heynu u adkeesan karrin ilaahow na amaanso

    • @khadarmaxamed8089
      @khadarmaxamed8089 3 ปีที่แล้ว

      Subxa Allah

    • @axmedcade5100
      @axmedcade5100 3 ปีที่แล้ว

      Walhi waa runtaa waxyaalaha qaar dhagaha ma maqli karaan
      Dhiiga kugu karayaa walhi

  • @faataxcnf2677
    @faataxcnf2677 3 ปีที่แล้ว

    Lacnad haku dhacde waxan kaso qadeyna hadalki rer quresh e aha xilina sanamka nala cabud sanadna ale cadubno ilahey aya yiri dheh waxad cadudan cabudi meyno adinkuna waxan cabudno cabidi meysan xaqa cidna ma daboli karto inshallah

  • @muste123
    @muste123 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha barakeeyo sheekh mustafe.

  • @Gadiid7
    @Gadiid7 3 ปีที่แล้ว +11

    Jasakallah Wll cumar somaali kama warqabaan aduun meeluu Maray xataa ma oga in lasoo galay xaga diinteenii macaaneed ayagun 2020 ayay qabiil iyo naceeb wadaan maxaa diin ka hadalnaa anigabaa iscunaynee🙈🙈

    • @deeqacismaan2018
      @deeqacismaan2018 3 ปีที่แล้ว

      Wll waynu gaadhi karna horumar lkn waa in nolosha layska qudhaa xiqdiga iyo xasidnimada

  • @qb7hakam799
    @qb7hakam799 3 ปีที่แล้ว

    اقل من اسبوع وصل الفيديو فوق 100k
    وهذه تدل على جهد صاحب القناة
    والموضوع مناسب لهذا الوقت
    شكرا جميع المتابعين

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 3 ปีที่แล้ว

    Diinteena macaan ee islaamka allaha nagusugo diinteena macaan ee islaamka illaaheey haxifdiyo aamiin yaa allaah xasbunullaah xasbunullaah xasbunullaah wanicmall wakiil

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 3 ปีที่แล้ว +31

    Quraanka ilhy baa leh ماكان ابراهيم يهوديا ولا نصرانيا ولكن كان حنيفا مسلما ayagana meshan beey lasoo istaagan yihiin diinul ibraahiimi ilahow na amaanso

    • @abdallahdahermousa3867
      @abdallahdahermousa3867 3 ปีที่แล้ว +2

      Rah0uma ahmet manshallah ayadan malin aniga o dhagaysanay ayay ad iso jiidatay runti manta waxad daremaysa in u ilahay ino si shegay in malin malmaha kamida la isku qabqabsanayo nabigi sharafta laha obrahim csw

    • @cajiibmaxamed7887
      @cajiibmaxamed7887 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin

    • @rahma_h2y
      @rahma_h2y 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdallahdahermousa3867 waxaad moodaa in aayadaan ay hada soo dagtay bo
      Ilahey wuu ogaa kuwan o kle iney meshan laso istagayan hadaladan o kle

    • @abdallahdahermousa3867
      @abdallahdahermousa3867 3 ปีที่แล้ว

      Rah0uma ahmet ad iyo ad walhi malinti an ayada maqlay waxn is waydiyay macnaha ay uso dagtay balse manta o kale aya dhinayd

  • @ashrafyoonis2699
    @ashrafyoonis2699 3 ปีที่แล้ว +4

    Wallee waxaa soodhawaaday dhammadka aduunka xaqiiqduna Allah baa og

  • @lionbully5330
    @lionbully5330 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal Omar

  • @Bujeti
    @Bujeti 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu Qayrn akhi cumar♥️