Luuqadaha Reer burco ku hadlaan qosolkii aduunka kkk

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 มิ.ย. 2020
  • fadlan subscribe dheh si aad u hesho muuqaal kasta oo cusub
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 465

  • @zanadinzidane1998
    @zanadinzidane1998 4 ปีที่แล้ว +77

    Hhhhh wan idin salaamay reer burco from laascaanood ❤

  • @mofmorales
    @mofmorales 4 ปีที่แล้ว +198

    reer djibouti ayaan ahay, kalmadaha qosolka ah ay isticmaalno waxaa ka mid ah :
    gabadha quruxbadan waxaan odhana waa faras, wey mareysa, wa iskucun, qofku wey nooshahay.
    qofka dhaandhan ka ah waxaan odhanaa , dheg ba laaban.
    ninka ama gabadha waalan waxaan odhanaa , waa laga rawaxay, motor kii ayuu xereeyey, uu isku dhuftay.
    qofka tuug ah waxaan odhanaa, gacanta ayaa u fadhida, waa gacan macaan.
    qabadha habeenki wereegta waxaan odhanaa, wa cu'ri (bisada labkeeda ayaa la idhahda cu'ri), wa basbaas, wa reer magaal.
    saxni haricoo marka an dalbanayno waxaan odhanaa saxni faras ah isii.
    "faanka iga da" waxaan odhana "burush ka iga da"
    like ta ha ila dhaafin wll

    • @isismadeinisrael.6929
      @isismadeinisrael.6929 4 ปีที่แล้ว +1

      ""CURRI=BISADA LAB"".
      ""CURI=ALIF,(HEES CURI AMA ALIF).
      CURRI & CURI.
      OK,SAASAY SAX KU NOQONAYAA QORAALKA CURRI LAKIN SAX KUMA AHA CU'RI.FAHAMTU?.
      I LOVE DJIBOUTI.

    • @abdirahmanabdilah2352
      @abdirahmanabdilah2352 4 ปีที่แล้ว

      Reer burco alle hadaayo

    • @ilameeraysohanislameraysan1684
      @ilameeraysohanislameraysan1684 4 ปีที่แล้ว +2

      Waxan kaso salamya borama in kasto lawyacado ku dhashay

    • @abdiazizibrahim9402
      @abdiazizibrahim9402 4 ปีที่แล้ว

      Curri ayaan ku qoslay wlh

    • @abdirahmanfaarah3912
      @abdirahmanfaarah3912 4 ปีที่แล้ว +1

      Jabuuti iyo burco waa laba magaalo oo aad u dad fiican

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 4 ปีที่แล้ว +53

    #SAKARIYE SXIIB Xiliiga salaada joji waxa Duubeeyso wa iga talon waqtiyaada kale same video

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 4 ปีที่แล้ว +59

    Burco jaceyl ban oga soo diraya Muqdisho 😂😂😂✊🏽

  • @moustaphamohamedfarah2276
    @moustaphamohamedfarah2276 4 ปีที่แล้ว +15

    the peoples of burco they are very talented peoples for making comedy wan jclhy reer burco wa dixiin so funny yar iyo wayn

  • @burcolove1788
    @burcolove1788 4 ปีที่แล้ว +65

    My home burco l miss

  • @I.A.IBRAHIM
    @I.A.IBRAHIM 4 ปีที่แล้ว +7

    Rer burco nolada illaahay ha idiin xifdiyo amiin yaarabi

  • @fartuunmaxamuudaxmedtogox914
    @fartuunmaxamuudaxmedtogox914 4 ปีที่แล้ว +35

    Qofkii uku horeeyay baan ahay xaqeeka isiiya 👍👍👍from qardho

    • @user-mahamett
      @user-mahamett 4 ปีที่แล้ว +1

      Fadlan nagu soo biir oo taabo calaamada subscribe

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 4 ปีที่แล้ว +8

    👌👋reer burco legend gabigoodba gobolka raga🤝👍👍👋

  • @xabzajama9623
    @xabzajama9623 4 ปีที่แล้ว +20

    Ala yaa burco mar uun igeeya 😥

  • @saynabsheikh8797
    @saynabsheikh8797 4 ปีที่แล้ว +21

    Ree waqoyi ani waxaan jeclahay markay nagu xanaqaan saynoshafaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @sonamijr8440
      @sonamijr8440 4 ปีที่แล้ว +3

      🤣🤣🤣🤣 hanaga xanaajinina

    • @sharmarkeahmed7987
      @sharmarkeahmed7987 3 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhhhhhh cuqdad Ma qabno ciyaal woqooyi ban nahaay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @axmedfantastic7383
    @axmedfantastic7383 4 ปีที่แล้ว +17

    Reer burco waba qosol miran walah dhalin cajiib ah mugdisho idnka salamay

  • @somalilandergirl2843
    @somalilandergirl2843 4 ปีที่แล้ว +57

    Burcadaydii cashaqa😍 qofka foolxum kulaha Pakistan aar xamse sanaag waa iga qosoliya markasta😂😂😂

  • @azhravzaleban8129
    @azhravzaleban8129 3 ปีที่แล้ว +2

    Reer burco idin jecLaHy from Hargeisa

  • @abdulahimaxamednuur8436
    @abdulahimaxamednuur8436 4 ปีที่แล้ว +32

    Kkkk sxb waa funny reer burco waan salameyaa reer borco from beydhabo janaay💪

  • @kevserkevser4520
    @kevserkevser4520 4 ปีที่แล้ว +14

    Ala reer burco taageera hore u socda 😂😂😂😂😂😂qosol iguma hdhin 😂neef kulahaa

  • @asmalafabuleuse1298
    @asmalafabuleuse1298 3 ปีที่แล้ว +3

    J vous salut reer burco 🤘🤘🇩🇯 malheureux jai jamais alla

  • @qalinjacayl1315
    @qalinjacayl1315 4 ปีที่แล้ว +6

    Reeer Burco Burco Gobolka Raga 🙏🙏👈

  • @jennyfromtheblock5564
    @jennyfromtheblock5564 4 ปีที่แล้ว +12

    *Reer burco iyo Romantic maxaa kala haysta* 🤦‍♀️🤦‍♀️

  • @abdirahmanfarah3350
    @abdirahmanfarah3350 ปีที่แล้ว +1

    Sakeriye jakarta waan ku salaamay
    Frome sucuudi aribiyA

  • @faadumomaxamed728
    @faadumomaxamed728 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah wll zakariye horay usoco intaa inka badan

  • @fakidomar4526
    @fakidomar4526 4 ปีที่แล้ว +42

    Reer burco wada fani wye 😂
    Maanta anaa u horeeyo l

  • @Abuumascuud2020
    @Abuumascuud2020 4 ปีที่แล้ว +34

    11:27 waa kuma xildhibaanka firinbiga yeedhinaaya 😂😂😂😂

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer burco waa dadka somalida ugu hadal yaqaan san

  • @hindamahdi3947
    @hindamahdi3947 4 ปีที่แล้ว +11

    manshallah sakariye hore usoco hno

  • @sharmakeabees4745
    @sharmakeabees4745 4 ปีที่แล้ว +54

    I'm the first person to watch this video viva somaliland for life forever ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @user-mahamett
      @user-mahamett 4 ปีที่แล้ว +1

      Fadlan nagu soo biir oo taabo calaamada subscribe

    • @user-mahamett
      @user-mahamett 4 ปีที่แล้ว +1

      Hadii aad subscribe ii saarto ana waan kuu saarayaa

    • @maryanabdullahi8821
      @maryanabdullahi8821 4 ปีที่แล้ว

      @@user-mahamett q1

  • @bowmow6206
    @bowmow6206 3 ปีที่แล้ว +2

    I love gabadh reer burco

  • @gudaalmedia9571
    @gudaalmedia9571 4 ปีที่แล้ว +1

    Turubo waa qofta nool Lafa labisan waa tan shubka ah ee indhuhu ka boodayaan
    Reer Burcana Waan Salaamayaa Dhammaantooda

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 4 ปีที่แล้ว +5

    Sakariye jakarta wll sare aadban kuu soo salaamayaa from germany ex hargeisa

  • @salmaancabdisitaargeesoody441
    @salmaancabdisitaargeesoody441 4 ปีที่แล้ว +9

    #Jakaarta Sxb Luuqado Meeshaad Ka Leedahay Waa Qalad Wll Waa Erayo Ee Maaha Luuqad

    • @mohahussein6568
      @mohahussein6568 4 ปีที่แล้ว +1

      Adi xita wa qaldan tahay 🤣🤣🤣
      Waa ereyo sarbeeb ah iska sax

  • @mohamettmagan5108
    @mohamettmagan5108 4 ปีที่แล้ว +26

    Rerburco wan tagera walhy from garowe

  • @mohaboqor4763
    @mohaboqor4763 4 ปีที่แล้ว +10

    manshalah burco boodhweyn 4jeer ban weligay arkay waxan kajoigi jiray xafada abudabi labada magalan ugu jeclahay somaliya waa laascanod iyo burco😁😁🥰

  • @mohamedaadan4067
    @mohamedaadan4067 4 ปีที่แล้ว +6

    Msr Ciyaw ayaan ka gartay iyo carablow ninkaa tiklaha ah keeryonkii ma tigbu kubedelay Mansha alah

  • @elyassayoub9785
    @elyassayoub9785 3 ปีที่แล้ว +5

    much love from france

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 4 ปีที่แล้ว +11

    Rer somaliland love ku hay 😄😄😄😄😄😃😃😍

  • @ruqiyomaxamed5233
    @ruqiyomaxamed5233 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashaallah Keep going my walal anigane isoo booqo 👈❤️♥️❤️♥️❤️

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 4 ปีที่แล้ว +42

    re burco yar iyo weyn waxay isticmalan
    magaranaysaa' mataqana' ma fahmeysaa' dee😂😂

    • @YOYOLYRICS
      @YOYOLYRICS 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa waan Ku Hadalnaa Yar Io Weyn

    • @nimcoabdi2752
      @nimcoabdi2752 4 ปีที่แล้ว +1

      Wllhi wa run wn isticmala

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 4 ปีที่แล้ว +1

      @@YOYOLYRICS aniguba wan ahaye😂😂😂 mafahmeysaa

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcoabdi2752 sow mah

    • @nimcoabdi2752
      @nimcoabdi2752 4 ปีที่แล้ว +1

      @@nemodiamond6401 haaa wasida

  • @mohamedhaibemohamoud1133
    @mohamedhaibemohamoud1133 3 ปีที่แล้ว +3

    Burco waa salaamaan tahay .from.ceerigaabo iga daa furaha debedda haygu soo garaacine waa ila wadaagtii

  • @saqaawadiinprimaryandsecon9594
    @saqaawadiinprimaryandsecon9594 3 ปีที่แล้ว +3

    Reer Burco lagama waayo ereyga ah "kow dheh"

  • @saed8202
    @saed8202 4 ปีที่แล้ว +5

    Kal madaha qaarkood maad ku derin macnaha. Mahadsanid

  • @ibraahimadalofficial1958
    @ibraahimadalofficial1958 4 ปีที่แล้ว +27

    waa wllkiin ibraahim adal oo idinle Subascarb 😅time sakariye jikaarta😘❤❤❤❤❤🙏💪

    • @AhmedMohammed-ne3ml
      @AhmedMohammed-ne3ml 4 ปีที่แล้ว +1

      Waan kuusaarey walaahey ee adina igu caawi please dhakhso

  • @sahalchannel7065
    @sahalchannel7065 4 ปีที่แล้ว +7

    Libaaxa burco hore usoco

  • @shaaficishaafo3547
    @shaaficishaafo3547 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going Reer Burco Anagana Nazoo Buuqo

  • @hamzydinari5788
    @hamzydinari5788 4 ปีที่แล้ว +6

    Dar dar nagaha naguhu dhalay war liketa odyga😂

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 ปีที่แล้ว +1

    Reer burco waa dad wanaagsan oon qalbi fiican waa dadka ugu fiican insha allah waxaan is idhaa mar kasta booqasho tag wanan ku tegi insha allah from jigjiga

  • @mahamedabdiqadir3165
    @mahamedabdiqadir3165 3 ปีที่แล้ว +10

    115 lambarkan dibada ah ee nagu so galayso nagada

  • @khaliilfaarah9208
    @khaliilfaarah9208 4 ปีที่แล้ว +21

    Number one jikaarta kusalaamay

    • @user-mahamett
      @user-mahamett 4 ปีที่แล้ว +1

      Fadlan nagu soo biir oo taabo calaamada subscribe

    • @user-mahamett
      @user-mahamett 4 ปีที่แล้ว +1

      Hadii aad iisaarto subscribe ana waan kuu sarayaa

    • @user-mahamett
      @user-mahamett 4 ปีที่แล้ว +1

      Siina sheer garee ugu yaraan 100,000

  • @abdihakimmussa9544
    @abdihakimmussa9544 3 ปีที่แล้ว +4

    Waa Fiican badan, funny;
    Hore u soco adigaa guusha ku lehe

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed หลายเดือนก่อน +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam

  • @farxaanchannel8801
    @farxaanchannel8801 4 ปีที่แล้ว +34

    waa jeclahay lkn lahjada safiican uma fahmo from mogadisho

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 4 ปีที่แล้ว +1

      Dhibka jiraaba intaa
      Lkn hadal macan koonfur ayaa loogu tegayaa

    • @farxaanchannel8801
      @farxaanchannel8801 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Qeybdiid25 haa pro mogadisho waa hooyada umada somaliya

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 4 ปีที่แล้ว +4

      @@farxaanchannel8801 mayee wll
      Nin walba magalada uu ku dhashay ayaa hooyo u ah

    • @farxaanchannel8801
      @farxaanchannel8801 4 ปีที่แล้ว +2

      @@Qeybdiid25 waa sax lkn hooyada umada somaliyeed waa mogadisho waa caasimadii dalka qof walba wee jeceshahay inuu tago Hal maalin lkn alxamdullilaah aniga waa joogaa mogadisho

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 4 ปีที่แล้ว +4

      @@farxaanchannel8801
      Horta islaan baa lagu yidhi nebiga ku Sali.scw.markaasay tidhi dad aan is aqoon afka haysu gelin markaa wll 20 sano ayaan jiraa wan maqley see Maha magaladeydii hooyo
      Lakin in dad somaliyed degen yihin oo aanu dhaqan iyo diinba wadaagno weeye waanan jeclahy runtii Somalia

  • @leylomclin4517
    @leylomclin4517 2 ปีที่แล้ว +2

    Rer burco lah jadoda koni miya rer hargeyso koni miya isku mid aan modaye wlhi from mugdisho 🇸🇴🤍💙🤍🇸🇴🤣🤣

  • @cabdiraxiinawayscabdi4305
    @cabdiraxiinawayscabdi4305 3 ปีที่แล้ว +1

    SOMALILAND WAA GOBAL YAA IGU RAACSAN SOMALI LOIN OF AFRICA

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 3 ปีที่แล้ว +3

    Reer Burco waan idin salaamay. Anigu reer Burco-dii hore ayaan ahay oo wakhti hore ayaa magaladeydii aan jeclaa iigu denbeysey lakiin kalmadahaa cusub ee ay ku hadlayaan la qabsan kari waayey waayo sanad walba waxaad modaa iney kuwo cusub alifayaan! Koley markaan imaado turjumaan ayaan qabsan 😂

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 ปีที่แล้ว +4

    Wala huray usoco anigane isoo booqo 👈❤️♥️❤️♥️

  • @cabaasfarxaan2109
    @cabaasfarxaan2109 4 ปีที่แล้ว +9

    GOPOLKA RAGA💪♥️

  • @hamzamedia.4062
    @hamzamedia.4062 4 ปีที่แล้ว

    th-cam.com/channels/X62iW6gtvfWum6t43lhSkA.html
    Fadlan like and share dheh sidoo kale si aad u heshid Duruus iyo Muxaadaraad diini ah, Xubinta Waano iyo Waxsheeg iyo barnaamijyo Kale oo diini ah subscribe saar inshallahu tacaalaa. { Mahad Sanid }.
    Facebook: Hamza Media.
    Instagram: @hamzafaisalarab
    TH-cam: Hamza Media
    Twitter: @hamzafaisalarab
    اللهم انا نسألك الجنة ونعوذ بك من النار ونسألك العفو والعافية في الدارين.

  • @updirahmaankhadar3699
    @updirahmaankhadar3699 4 ปีที่แล้ว +10

    2:00 ninkaa inta ila aragtay in uu videogii hore ku jiro liketa dhac igu sii🤣🤣

  • @abdifatahhirsidheere1391
    @abdifatahhirsidheere1391 4 ปีที่แล้ว +7

    Rer burco aad ban idin salamaya
    From laascnod❤

  • @caraalepoi
    @caraalepoi 4 ปีที่แล้ว +49

    Fast wll waligay 2 like mahelin please like

  • @muktarige3991
    @muktarige3991 4 ปีที่แล้ว +6

    Maanshaa allah,Waxman ahey team ayaan luul channel

  • @abokorcabdilaahi4370
    @abokorcabdilaahi4370 4 ปีที่แล้ว +14

    Reer burco gobolka waalida waan idin zalany saaxibayal

  • @awshan571
    @awshan571 4 ปีที่แล้ว +9

    6:00 ilaa 8:00 labada qof ee ku jiraa ,saliiday cunayaan, hadalkoodu waa billaa daawe.🤣🤣🤣💯ila arka ball

  • @waxtarkabulshada1
    @waxtarkabulshada1 4 ปีที่แล้ว +24

    Shactirada ninkaan inta la socoto like ii saara

  • @munazharaf7807
    @munazharaf7807 4 ปีที่แล้ว +5

    Mzha allah

  • @mwalimufarhan8130
    @mwalimufarhan8130 3 ปีที่แล้ว +6

    Hal wax oo ay reer Burco kamideysan yihiin hhh waa Bidaarta iyo saalaxyada hhh🤣🤣🤣🤣

  • @abdirizakabdlilahi2288
    @abdirizakabdlilahi2288 4 ปีที่แล้ว +4

    Reer burco waa hawlbadan yihiin

  • @ip____poi7324
    @ip____poi7324 4 ปีที่แล้ว +19

    Jakarta ninka kaliya aan u qiray you tuberka burco ❤❤❤↙️

  • @isboqorhamshari4740
    @isboqorhamshari4740 4 ปีที่แล้ว +14

    11:35 ciyAwbuu wareysanayaa hnhhnh

  • @indhodeeralayabdirahman6705
    @indhodeeralayabdirahman6705 4 ปีที่แล้ว +15

    Maa iyo buhuu😂😂😂

  • @abdallebuulle
    @abdallebuulle 4 ปีที่แล้ว +2

    Luuqad hadhihin wll Lahjad dheh

  • @hamsemohamed7731
    @hamsemohamed7731 4 ปีที่แล้ว +7

    Rer burco wan idin salamy from lasanod adban idiintageeraa

  • @noradinkuwaiti3837
    @noradinkuwaiti3837 4 ปีที่แล้ว +11

    Halkaa maasuuulaw aan ku yara saxee waxaa la dhahaa afsuuqi ee inaga soo sax marka markan ku xigo.
    Salaan gobanimo masuul.

  • @gucdajare8588
    @gucdajare8588 3 ปีที่แล้ว +1

    I love you Burcoa my city

  • @gulledyare9619
    @gulledyare9619 4 ปีที่แล้ว +4

    kii mcn ee mcnaaaa kulahaaa kkk😂😂😂

  • @hibaqkhader1396
    @hibaqkhader1396 4 ปีที่แล้ว +22

    6:48 (ila meerayso) inanka wuxuu shegay in rer burco kelmadaa leeyihin.meel aan ka shaqeeyo oo sweden ku taal ayunba qaar aan kawada shaqayno ka maqlaa manta ila meraysaa ayaa isoo baxday oo ay ka wadaan qalab dharka ku uruurino oo maantoo dhan la isdaba wareegaayo.funny hadii kelmadihii reer burco sweden laga isticmaalayo waa karti ay dadka dheeryihiin

    • @mustafefaarah1900
      @mustafefaarah1900 4 ปีที่แล้ว

      Whtsapkugi waka inder 0659328479 ana reer burcye inan swedin jogtn donhe😄

    • @queendarajo4399
      @queendarajo4399 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mustafefaarah1900 hhhh

  • @sahraofficial2193
    @sahraofficial2193 4 ปีที่แล้ว +5

    mansha allah walalkay

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 3 ปีที่แล้ว

    Reer burco waa dadka ugu afsomaliga weyn

  • @jadensmith3504
    @jadensmith3504 2 ปีที่แล้ว +3

    Keep going pro 👍 💪 👏

  • @mohamedherzi9710
    @mohamedherzi9710 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc. Sakariye Jakaarta. Aad iyo aad bn u jeclahay barnaamishyadaada. Xagga bulshada is faham bd ka samaysay. Sakariye maad isku daydid Mogdishu inaad mar la dhax qaado microphoneka sida burco. BURCO WAA QAALI wn slmy.

  • @maryanmaxamed4327
    @maryanmaxamed4327 4 ปีที่แล้ว +1

    Ila meerayso reer burco malah ee reer hargysaa leh

  • @samiirpoy6821
    @samiirpoy6821 4 ปีที่แล้ว +14

    8:46 war miyuu walan yahay😄

  • @nimcaanamiin7604
    @nimcaanamiin7604 3 ปีที่แล้ว +3

    Kip going

  • @samsamyusuf7183
    @samsamyusuf7183 3 ปีที่แล้ว

    Abtiay axmed sanaag hore U soco abtiyo

  • @raphealchannel6471
    @raphealchannel6471 3 ปีที่แล้ว +5

    Niiqatalahaa wuuu shamayaaaa kulahaaa kaaaad MD kusooo dhax koray 😂😂😂

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 3 ปีที่แล้ว

    DP World, Laab, Xildhibaan hore, Caan Caan dhalay.

  • @mohammadessaady5237
    @mohammadessaady5237 4 ปีที่แล้ว +10

    Qosol iguma hadhin kkkkk, reer burco dad jira dheh, wllkiin oo reer hargeisa ah .

  • @ahmeddeeq2502
    @ahmeddeeq2502 3 ปีที่แล้ว +3

    nio zxp wxnkugula talin lahaa dadka qayilaya ee aad waraysanaysid kadaaaa sababtoo ah magaalada muuqaalkay ka xumaynayaan

  • @ahmedgeedi3554
    @ahmedgeedi3554 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc reer buurco

  • @abdimusa895
    @abdimusa895 3 ปีที่แล้ว +1

    Luuqada maha wa kelmado

  • @amincabdi5939
    @amincabdi5939 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaH

  • @balasidani942
    @balasidani942 3 ปีที่แล้ว

    Tuugta tuugta xidigaha sare ileen reer Burco waa wada tuugiine wllhay

  • @murzaldajiye1289
    @murzaldajiye1289 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaw

  • @osmanali6112
    @osmanali6112 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh naa& buhuuweeyan kulaha funny walahi rerburco

  • @axmethjuppoofficial1926
    @axmethjuppoofficial1926 4 ปีที่แล้ว +1

    I love burco

  • @liilyooz
    @liilyooz 4 ปีที่แล้ว +33

    tuugtoo kle xidigaha geeska🤣🤣

  • @husseina.ibrahim7884
    @husseina.ibrahim7884 4 ปีที่แล้ว +4

    Hhhh sxb anigu qosolkaga ayaaba iga qosliya qabkaad u qososho mcnaha

  • @AhMatoFilmsHD
    @AhMatoFilmsHD 4 ปีที่แล้ว +25

    Zakariye Jikarta Boqorka Goblka Raga❤

  • @haymahaymachannel2450
    @haymahaymachannel2450 4 ปีที่แล้ว +1

    Hebel waaSarkaal

  • @xasanyare7660
    @xasanyare7660 4 ปีที่แล้ว +1

    Salaadaa lagu jiraa waxbaa laduubayaa istaqfurulah

  • @farhiya77sharif5
    @farhiya77sharif5 2 ปีที่แล้ว

    Erayo dheh..luqad ha dhihin.....