Muslimiinta Lama Sixri Karo | Saaxiradaan Ruushka ah Wax Badan Ayay Banaanka Soo Dhigtay .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2023
  • Midaan waa saaxirad ruush caan ah , waliba ma ahan kaliye saaxirad caadi ah .. waxaad ku tilmaami karta a maradat assaxara .. madaxya weynta saxarada yacnii
    waraysi lala yeeshay ayay ku muujisay in waxa ugu adag ay tahay … isku dayga sixirka qof muslim ah … wax yar
    waxaa muhiim ah in aan kalmadahaan kula wadaago .. inta aanan galin mowduucaan dhinacyo badan
    taabanayo . aadna ka helayso dhowr kiilo oo wacyi ah
    1 : qoftaan waa qofka ugu dambeeyo caalamkaan ee ay amcquulka tahay in uu sheego amaan muslimiinta ku aadan
    sababtu maxay tahay .. inta aanan kuu sheegin sababta … koobkaada shaaha ah soo qaado kuna soo dhawoow xalaqadaan .
    waxaa eber ah .. waa sababta aan kuu sheegi rabay … in qof orthodoxs ah ama ku dhex nool bulsho orthodoxs uu sheego wax mulimiinta taageeraayo … maxaad ka wadaa ?
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 673

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +140

    murugta bilaa Sababta Ah waa Salaad la.aanta🥺 dhalin yaro salada hala ilaaliyo🥺🥺

  • @realog2022
    @realog2022 ปีที่แล้ว +311

    Allow dadka magaca nabiga iyo magacaada like Ku raadsaayo soo hanuuni 🥺😭🤲🥺

  • @ismailmohamedyusufalonepoi3190
    @ismailmohamedyusufalonepoi3190 ปีที่แล้ว +114

    Kuwaan ku hayo kusaliya nabiga wa ognahy ineysan ka aheyn niyad kaliya like iney kuradunayan wanu ognahy War alle ka xishooda nabiga c.s.w faraha kaqada🥰

    • @shaymasharaf1797
      @shaymasharaf1797 ปีที่แล้ว +4

      صلى الله عليه وسلم aniga horta maahi dadka soo qora kusaliya rasuulka صلى الله عليه وسلم lkn waan jeclahay dadka soo qora maxaa yeelay anigoo ilowsan ayay ixasuusiyaan marka khayr Allah idin siiyo dadka isoo xasuusiya nabigeena mohamed صلى الله عليه وسلم

    • @ismailmohamedyusufalonepoi3190
      @ismailmohamedyusufalonepoi3190 ปีที่แล้ว +1

      @@shaymasharaf1797 maxuma jecloow lkn munasab Mel eey tahay in lagu soqoro ayaa jirta abayo tan kale dadkan koley qalbi kama aha somali wa istaqan e like raadis waye

    • @muniiraaweys7448
      @muniiraaweys7448 ปีที่แล้ว

      Csw

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว +1

      waa kugu raacsnaahay like eeku raadi haa yaan

    • @ismailmohamedyusufalonepoi3190
      @ismailmohamedyusufalonepoi3190 ปีที่แล้ว

      @@user-de6lm4wn9c waani wll qaali🥰

  • @kimuhumad6594
    @kimuhumad6594 ปีที่แล้ว +161

    Waxay tiri way adagtahay In la sixro (True muslim Believer) Qofka muslimka ah Ee dhabta ah cajiib erayga ah True Muslim believer Ufiirsasho wayn bu u bahanyahay, ilahay hanaga dhigo kuwo Ilahay si dhab ah u caabudo

    • @majray6357
      @majray6357 ปีที่แล้ว +3

      Allahuma Ameen 🤲🏼

    • @firdowsisaqq8023
      @firdowsisaqq8023 ปีที่แล้ว

      Allahuma amiin yaa rabi

    • @rashidkhalil9580
      @rashidkhalil9580 ปีที่แล้ว

      Allahuma Amiin

    • @zmh6794
      @zmh6794 ปีที่แล้ว +4

      Aamiin waxa laga wada kuwa mu'miniinta ah ayaan filaya wayo waxa jira Muslim aan tukan lkn kan tukada ee kaso baxaya wajibadyada ilaahay saaray kuwas aya ah true muslim believer

    • @samraaabdihashishire3113
      @samraaabdihashishire3113 ปีที่แล้ว

      Aameen yaa Rab🤲🤲🤲.
      Inta kalena Allaha soo hanuunsho🤲🤲🤲

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 ปีที่แล้ว +100

    Hadal Afkaga ka soo baxa waxaa ugu qeyr badan saliga nabiga ﷺ

  • @DirisleAbdi720
    @DirisleAbdi720 ปีที่แล้ว +48

    😞🇸🇴:Nasiib uma aana yeelan in aan Nabi muhamett scw ku arko aduunka korkiisa ilhy wxan ka paryaya in janada Nagu wada kulmiyo 🥺❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @shadiyamoh7566
      @shadiyamoh7566 ปีที่แล้ว

      SCW SCW ,Amiin Amiin ya rab calamiin 🤲🤲🤲

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell3840 ปีที่แล้ว +83

    AAN ARAGNOOH INTA QOF EE JECEL SUUBANAHENA SCW SCW 🕋🕋🕋

    • @ahlanwasahlan.211
      @ahlanwasahlan.211 ปีที่แล้ว

      Maxaa ka wadaa Aan Aragno?

    • @hassanbukhari9781
      @hassanbukhari9781 ปีที่แล้ว

      @@ahlanwasahlan.211Walal Nmbrka aad wacday wa mashqul hhhhh, waxan la yaabay umada like meelaha ay ka raadinayan.

  • @khadarjigne
    @khadarjigne ปีที่แล้ว +13

    قال الله تعالي :- وَأَلْقِ مَا فِي يَمِينِكَ تَلْقَفْ مَا صَنَعُوا ۖ إِنَّمَا صَنَعُوا كَيْدُ سَاحِرٍ ۖ وَلَا يُفْلِحُ السَّاحِرُ حَيْثُ أَتَىٰ❤️🤲

  • @safiyoabdulkaadir7323
    @safiyoabdulkaadir7323 ปีที่แล้ว +70

    Kusali nabi muxamad scw

  • @ridwanbirre8310
    @ridwanbirre8310 ปีที่แล้ว +17

    waa dawaday gabadha hadana waxay si ledahay qofka islaamka ah alle si toos ah ogu xiran oo hadana waysiisan hadana istaaqfarta wada lama gali karo masha allah taasi waxaycadeyn u tahay cidwalbo iney xaq tahay diinteena

    • @mahadhomedia
      @mahadhomedia ปีที่แล้ว

      walal Mcn subscribe isaar

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 ปีที่แล้ว +161

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️

    • @abdrahmenibrahimahmed9646
      @abdrahmenibrahimahmed9646 ปีที่แล้ว +4

      ﷺ ﷺ ﷺ ❤

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +2

      ❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว +4

      ❤❤❤الله اكبر ❤❤❤

    • @nasriali6733
      @nasriali6733 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️

    • @ubub9493
      @ubub9493 ปีที่แล้ว

      ❤❤

  • @Alxamdulilah1
    @Alxamdulilah1 ปีที่แล้ว +44

    Waxaad tahay TH-camrka ugu fcn 🙌 ee aan aqaan
    Waan farax sanahay madaama aan kuu sheegay waxa niyadeeda ku jiro🙏🏻😊

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 ปีที่แล้ว +2

    Run bay sheegtay allow ka yeel sidii saxaradii fircoon ee raacay nabi muuse cs

  • @dhunjog11220
    @dhunjog11220 ปีที่แล้ว +70

    I am proud to be a Muslim, and I would advise other non-Muslims to become Muslims to be saved in the Hereafter.

    • @cumarmxmd
      @cumarmxmd ปีที่แล้ว +6

      Me to
      Good advice
      My brother

    • @FadumoQurux-on7wh
      @FadumoQurux-on7wh 9 หลายเดือนก่อน

      Asc cumar iishaar

  • @farxiyamaxamed9635
    @farxiyamaxamed9635 ปีที่แล้ว +180

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد 🥰🥰🥰

    • @mahadhomedia
      @mahadhomedia ปีที่แล้ว

      walal Mcn subscribe isaar

    • @TLIYE1
      @TLIYE1 ปีที่แล้ว

      @@mahadhomedia saaxib anigana ii saar

    • @mahadhomedia
      @mahadhomedia ปีที่แล้ว +1

      @@TLIYE1 wan kusaray adigana isaar

    • @farxiyamaxamed9635
      @farxiyamaxamed9635 ปีที่แล้ว +1

      @@mahadhomedia wll wan kusaaray

    • @mahadhomedia
      @mahadhomedia ปีที่แล้ว

      @@farxiyamaxamed9635 mhdsnid wll alaha ku ciseeyo

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko ปีที่แล้ว +42

    Gacmaha ilaahy hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato

    • @aslinuurali91
      @aslinuurali91 ปีที่แล้ว

      Hadaan booqan waaye ma barako la aanbaa

    • @qassimibrahim4400
      @qassimibrahim4400 ปีที่แล้ว

      @@aslinuurali91 kkkkk layaab mo'ohoo

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q ปีที่แล้ว +39

    Walashey iga xanuunsan iigu sooduceya guys 🤝🥺

    • @abdulaahiabdi5617
      @abdulaahiabdi5617 ปีที่แล้ว +1

      Allaha caafiyo wll

    • @Abeera_cade-s8q
      @Abeera_cade-s8q ปีที่แล้ว +2

      @@abdulaahiabdi5617 aamiin ilahey hakaa awal mariyo wll 🥺

    • @naciimadiomond3505
      @naciimadiomond3505 ปีที่แล้ว

      Illahay caafimad taama ha siiyo wllsha

    • @Abeera_cade-s8q
      @Abeera_cade-s8q ปีที่แล้ว

      @@naciimadiomond3505 aamiin abyo mcnto

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase ปีที่แล้ว

      Allaha caafiyo walal

  • @mohommetbashir4348
    @mohommetbashir4348 ปีที่แล้ว +73

    wakhti ma uhelaysa saliga nabiga (scw).🥰🥰

  • @ruunmaxamud6724
    @ruunmaxamud6724 ปีที่แล้ว +33

    Alle ayaa ku mahadsan oo innaga dhigay islaam.
    mahadsanid walaal cumar.

  • @zakariemahamud8148
    @zakariemahamud8148 ปีที่แล้ว +22

    Alleh swt ayay mahadoo dhan u sugnaatay kaso iga dhigay qof Muslim ah ☪️

  • @maxamedcabdiraxman8825
    @maxamedcabdiraxman8825 ปีที่แล้ว +22

    aynu ku mahdino allihi naga yelay muslimin🤲

  • @obdosisomarrooble9753
    @obdosisomarrooble9753 ปีที่แล้ว +10

    ومن يتوكل على الله فهو حسبه
    Ruuxi ilaahay Tala saarto ilaahay Ayaa Kufillan

  • @missmoney3867
    @missmoney3867 ปีที่แล้ว +23

    الحمد الله على نعمة الإسلام ❤️🥀

    • @cllaahinuur8789
      @cllaahinuur8789 ปีที่แล้ว

      Alaahuma Sali calaasayidinaa muxam,d

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 ปีที่แล้ว +7

    Allaahu akbar☝️
    Allaahu akbar☝️
    Allaahu akbar☝️
    Allaahu abbar☝️

  • @caashoxasancali52
    @caashoxasancali52 ปีที่แล้ว +32

    الحمد لله على نعمة الإسلام 🤲🙏

  • @cabdulkaafidaahirnuur4064
    @cabdulkaafidaahirnuur4064 ปีที่แล้ว +9

    Asc wrx wb walaal cumar inshaar mahad sanid kheyr allaah kusiiyo walaalkeygii waxa aan ahaa Qof xun ookamid ah kuwa dadka ugu liito ka hor 5 ilaa 6 hadana waxaan noqday shakhsiyad dadka dhexmuuqdo wallaahi waa iga dhab waxaan ka qaatay baraarujintaada sida muuqaalka Journaling iyo pomodoro technique ,shatafa,caadooyin maskaxda burburiyo alxamdu lillaahi sheikh mustafa sidaan oo kale ayuu sameyn igu yeeshay sida gumeysiga caqliga, awoodaha aan dayacnay, wax akhris,iyo kuwo kale oo muhiim ah,ogaal dunida,Dr.zakir. dhammaantiina allaah waxa aan kabaryaay inuu noo danbi dhaafo uuna fadligiisa Nagugeliyo janatul firdoos iyo dhammaan muslimiinta insha allaah. Mahadsanid cimrigeena allaah noo barakeeyo aamiin aamiin aamiin waxaad iga dhigtaykale oo aanan ahayn. Haddii ay kusoo gaarto walaalkeygiyow akhri si wanaagsan waliba waxaan ku dhayaa meesheedkasii wad wacyo gelinta,karaamo iyo Dadnimo waxaa kusoo diray C,kaafi Daahir Nuur markii labaad aan kusoo diraayo da'eydu waa 17jir. Asc wrx wb walaal kheyr allaah kusiiyo.

  • @vagabondventure7681
    @vagabondventure7681 ปีที่แล้ว +9

    Wanooyinkaga nolasheyda wax badan ayay ka badalen ilahay kasokow ilahay dartii ayan kuu jeclahay ilahay ha ku jeclado wll omar inshar

  • @AKHRI88
    @AKHRI88 ปีที่แล้ว +14

    Ha Aaminin Sixirka Iyo saaxirkiisa Ha Ka Baqin aamin Ilaahay Iyo adkaarta
    !!!

  • @movieoofficial9037
    @movieoofficial9037 ปีที่แล้ว +8

    قال الله تعالى:- ولايفلح الساحر حيث اتي

  • @mryaqbadhulbadhaanilbadha2669
    @mryaqbadhulbadhaanilbadha2669 ปีที่แล้ว +9

    Proud to be a Muslim 🙌 💙 👏

  • @farhiomohamed1245
    @farhiomohamed1245 ปีที่แล้ว +6

    الحمدلله على نعمة الاسلام

  • @fadumoahmed7557
    @fadumoahmed7557 ปีที่แล้ว +18

    الحمدلله على نعمه الاسلام

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 ปีที่แล้ว +38

    الحمد لله على نعمة الاسلام ❤

    • @nasteexman3353
      @nasteexman3353 ปีที่แล้ว

      aad bad u mahad santihiin dhamantiin asxapta qali ah

  • @jeylaani9814
    @jeylaani9814 ปีที่แล้ว +2

    Thanks masuul 2021 baa siigo iigu dambeysay nolasheyda wax weey baa iska badalay last 2 years ilaah mahadiis

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 ปีที่แล้ว +4

    الحمدلله رب العالمين، الحمدلله على نعمة الإسلام ، نحن مسلمين كلكم قل الحمدلله 🤲❤️

  • @ahmedabdullahi9597
    @ahmedabdullahi9597 ปีที่แล้ว +3

    Alhamdulilaah, waxan dar daaran sin lahaa dhamaan Musliminta inaysan Hil maamin akhriska ducada marka aad Kaba xeeso gurigaaga , galista Suuliga, iyo ducada subixi iyo galabti la aqristo (Ducau sabaax wal masaa)

  • @mohammedamin2609
    @mohammedamin2609 ปีที่แล้ว +10

    Allahu akbar, Alxmdullh, rabigi Muslimin naga dhigey , mahad usugnaaty , alx an kusalino xapip kena Mohammed scw scw scw

  • @nuxur6530
    @nuxur6530 ปีที่แล้ว +2

    wax kasta oo wanaagsan e ay islamka ka sheegan IIMAANKA yaga buu sii siyadinayaa الحمد الله على نعمه الاسلام

  • @ayaan8153
    @ayaan8153 ปีที่แล้ว +2

    M.a Alhamdulilaah Alle naga dhigay muslim Allow nagu sug diintaan macaan

  • @abdurazack4u848
    @abdurazack4u848 ปีที่แล้ว +17

    الحمدلله على نعمة الاسلام 🤲🏽❤️

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss ปีที่แล้ว +5

    لا حـــــول ولا قـــــو ت الا با للــــــه.❤

  • @Nature_motivation.2024
    @Nature_motivation.2024 ปีที่แล้ว +13

    Muqaalku mowduuc ayuu ku saabsan yahay, ka daawadayaal ahaan waxaa quruxbadan inaan ka falcelino muqaalka , basle inta badan mowduucyo kale ayaan isku dhex wadnaa "Tusaale Saliga Nabiga (SCW) dad badan ayaa soo qora ujeeedkooduna ma wada cada, lkn ma is waydiisay meel walbo maku munaasib baa saliga Nabiga scw dabcan maya, marka qasadka qofka meesha usoo galay inuu diirada saaro waa muhiim.

    • @zakariyemaxamed5501
      @zakariyemaxamed5501 ปีที่แล้ว +1

      Wa cawan an ogeyn wxa ma racaya wxa ay sameynayan wxa mcqul inad argtid qof meel hees laso dhigay ka leh nabiga ku saliya iwm

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 ปีที่แล้ว +2

      Daacad Kama aha saliga nbiga kuwan waayo qof Muslim ah marwalbuu kusaliyaa naftiisa isaga wajib iskaga dhigo lkn kuwan istustus waye

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 ปีที่แล้ว +8

    Waa runted wlh nin illahey aaminsan o gabaad ka dhigtay yaa wax ka qaadi karo wa qofna💯
    Inta an arag muqalkan nagtan hadalkeda isla cawadaan ayu iguso dhacay aniga o surah baqara aqrinayo wayo ayan hore ayan aqriyay wareysigan waxa islaha lacalla mel shar badan sida wadama galada hada tagto maxaa ku xal ah?
    Waxa iskugu jawabay suradan rukun haku ahato wati nagti sixiroleyda ahayd ay dhaheysa qofka illahey isku xira e aminsan wan aragna waxna kama qadi karno sida bakeri shax ama biyo ku jiran camal ayu nogu muqdaa yacni xijaab aysan kaso tilabi karin runtii wey na arkayaan shayadinta iyo suxarada alxamdulillaah alle wayne waxan uga mahdin inu noo sameyay difaac saas u adag kaliya anaga waa inaa dhufeyskaas si fican u wada galnaa o kasoo xaroonaa bahalada iyo sharwada yaasha..

  • @cabdisalaammaxamedsulubabd2891
    @cabdisalaammaxamedsulubabd2891 ปีที่แล้ว +10

    اللهم اعز الإسلام والمسلمين والمسلمات

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa4611 ปีที่แล้ว +1

    Mahad oo dhan ALLAH ayey u sugnaatay ee muslimiin naga dhigay, dad badan ma haystaan nimcadaan weyn ee xaga RABBI inooga timid

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ ปีที่แล้ว +2

    Sixirka difaaciisa lacag xataa inagaga biximayso digriga iyo xuska rabbi weeyi difaaciisu ilaahayna waxa uu ina leeyahay
    وَلَا يُفْلِحُ السَّاحِرُ حَيْثُ أَتَىٰ (69) سورة طه
    Inta wax faalisa ee wax sixra haday isku tagaan oo kumanaan kun oo sixir ah xidhaan digriga ilaahay hadaad ku gaashaaman tahay axad wax kaa qaadaya ayaaba iska yar guriyaheena marka aynu ka baxayno oo kaliyaata hadaynu nidhaahno بِسْم اللَّهِ توكَّلْتُ عَلَى اللَّهِ، وَلا حوْلَ وَلا قُوةَ إلاَّ بِاللَّهِ magan rabbi ayeynu ku jirnaa qalbi rabbi ku xidhan alle ha inoogu deeqo 🤲

  • @koosxuseen2730
    @koosxuseen2730 ปีที่แล้ว +1

    Alle yadana hasoo hanuuniyo anagaa alle hanaga dhigo kuwo ku adag cibaadadiisa

  • @mohamedawilmeramann8872
    @mohamedawilmeramann8872 ปีที่แล้ว +2

    Janal xaqiiqdi faa,ido badan weeye walalkeen ogaansho baraarujin iyo wacyi gelin badan oo loo bahanyhay jaza ka allah wll
    Siyaasinta soomalidana alle haso hanuuniyo dhamantood qabyaaladana Halays kadhaafo waayo somali weyku bur burtay

  • @maryanmohahassan7414
    @maryanmohahassan7414 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulillah allow Ada naga dhigay umad islaam ah oo karamaysan

  • @hoppy123a
    @hoppy123a ปีที่แล้ว +17

    الحمد لله على نعمة الاسلام

  • @mohaazismail49
    @mohaazismail49 ปีที่แล้ว +6

    AL Hamdulilaah ilaahay mahad usugnaantay qalbigeena diinta ku adkaytay mansha allh

  • @ajla4650
    @ajla4650 ปีที่แล้ว

    Diinta Hal xadiis maahan. Ee kuligeed wada qaata dheh. Waa Quranka kuligiis iyo axaadiista oo dhan. Subxaanalaahi!

  • @AbduhalimXallo
    @AbduhalimXallo ปีที่แล้ว +8

    الحمد الله على نعمة الإسلام♥️♥️

  • @boostariigmedia3889
    @boostariigmedia3889 ปีที่แล้ว +3

    Sixirka waa wax aad udaran soomaalida kuwo badan ayaa yaqaan hooyadey ayaaba udhimatey Sixir ay sixreen dad rabi ha unaxariisto

    • @mahadhomedia
      @mahadhomedia ปีที่แล้ว

      ilaahay ha u naxariisto hooyo
      Subscribe isoo dheh wll

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahoow Adaa islaam iga dhigay Alx❤

  • @hodanahmed9167
    @hodanahmed9167 ปีที่แล้ว

    Alhmdullilah Ilahey Muslim ka naga dhigay ayaa Mahad leh
    Waa run orthodox waa kuwa xun addunka weliba greece ku nool waa cunsiriyiin xun

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 ปีที่แล้ว +10

    Axamdulilah cala nimcatul islaam ❤

  • @keyfm7254
    @keyfm7254 ปีที่แล้ว +4

    الحمد لله على نعمة الإسلام

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid ปีที่แล้ว +1

    Mahadasanid ustaad cumar inshaar markaste muuqaal cajiiba ayaad soo gudbisaa oo bulshada faa,iido u leh🙂🙂

  • @BarreMaclin-lb5jj
    @BarreMaclin-lb5jj 9 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid wax kastoo xuma lasaxib ah allaah ban ka magangalnay min Shari Maa khalaq

  • @amiamoha5839
    @amiamoha5839 ปีที่แล้ว

    Mararka qaar waxaan dareemaa in aynan ka faaideeysan islaamnimadeena, tusaale waxaan xaqiiiqo u arkay oo aan u dareensanahay in haddii aan illahay si sax ah ugu dhawaano waliba saaxiib ka dhigano aadan cidna u baahanayn wlh bil xaqiiqah. Markay arin igu adkaato Qol cidla ah baan tagaa illahay ayaan la sheekeystaa anigoo kaligay ah waan tukadaan waan ducaystaa illahay baan xaaladahayga u sheegtaa wlh niyadsami iya degenaan iya waliba waxii aan doonayay illahay waan ka helay marar badan alxm. Qushuuc shanta salaadood iya suratul baqara oo la aqristo waa sirta ugu wanaagsan saaxir iya waxba is arki maysaan xaqiiqah insha allaaah. Illahay baa ku mahadsan islaam innuu naga yeelay alx❤
    Mowduucaan aad ayaan ula dhacay waliba iimaan ayaa iigu kordhay shukran walaal Omar.

  • @yuusufyuu3762
    @yuusufyuu3762 ปีที่แล้ว +5

    Malintaan kugu soobiire wexee ii eheed malin nasiib badan ❤️

    • @mahadhomedia
      @mahadhomedia ปีที่แล้ว

      walal Mcn subscribe isaar

  • @ikramyazin7281
    @ikramyazin7281 ปีที่แล้ว +4

    Alhamdulillah for Nimcatul Islam ❤️

  • @abdinasir____k9909
    @abdinasir____k9909 ปีที่แล้ว +2

    Inta Badan saaxiriintu way muslamaan Waxaana u Keenaya aqoonta ay Sixirka U Leeyihiin wax Ka wayn Oo Allah In Uu Jiro Ayay Ogaanayaan Ka dib Bay Muslimaan.!!

  • @mulkisharaf1523
    @mulkisharaf1523 ปีที่แล้ว

    Waxd tahy qof ugu fcn TH-cam m.a dadaalka mesh kasii wad wan ku taageraa ❤️🥰🥺❤️

  • @mohamedburhaan4007
    @mohamedburhaan4007 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay Muslim islaam sunniya iga dhigaa mahad oo dhan usugnaatay, الحمد لله على كل حال

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 ปีที่แล้ว +9

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all created prophet Muhammad scw ❤️🕋

  • @abuquhafah4994
    @abuquhafah4994 ปีที่แล้ว +2

    الحمد لله الذي جعلني مسلم

  • @maaidamoalim7708
    @maaidamoalim7708 ปีที่แล้ว +1

    Alxm illahow iimankeena noo siyaadi diintana nagu dil🤲

  • @sayidomarabdulkariim658
    @sayidomarabdulkariim658 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan waa حامد ءادم waan dhageesty qudbadiisa 2004 xataa ma aan dhalalan markuu qadbada jeedinaayy cajiib cajiib

  • @sumayamohamed3274
    @sumayamohamed3274 ปีที่แล้ว +5

    800k come soon I.a keep going my pro

  • @mascud3079
    @mascud3079 ปีที่แล้ว +3

    Somali ilaahay indhaha Ha furo ilaahow Aamin

    • @mucaadyare1251
      @mucaadyare1251 ปีที่แล้ว

      ᴀʟᴀʜᴀ ᴋᴜᴅʏᴏ ʜɴᴏ

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 ปีที่แล้ว +7

    OGI OGI سبحانك اللهم وبحمدك تبارك إسمك وتعالي جدك ولا إله غيرك يا ذا الجلال والإكرام
    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين واجعلنا في عياذك وجوارك من كل سوء و من شر شياطين الجن والإنس حيث ما كانوا.

  • @abdiasiissalad6917
    @abdiasiissalad6917 หลายเดือนก่อน

    Allaahu agbar alle ayaa naga haayo

  • @daganiitadolar3516
    @daganiitadolar3516 ปีที่แล้ว +2

    Channel la daawado channel ka aan ugu jeclhy waa ogaanSho keep Going pro Omar

  • @zakariyehasan3034
    @zakariyehasan3034 ปีที่แล้ว +3

    m.a wllo cumar warbixintan adnosogudbisey ilahey arjarkeda haku siyo dintenana wan ku fanaa alx😘❤️❤️

  • @wardaismail2064
    @wardaismail2064 ปีที่แล้ว +1

    Allhmdullilh ilaheyba mahadaas iska leh
    maalin walba waxn kuguriga ku akhriya suuratul baqara haddi anan akhrina wan shidaa dhamaan xaafadu quraankey barta illa hooyo marka side noogu dhacaya dhibta sixirku anagoo alle ka hoos galeyna yacni ka magan dalbeyna

  • @mohedsalad3895
    @mohedsalad3895 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheyr wll

  • @yahyeahmed4775
    @yahyeahmed4775 ปีที่แล้ว +1

    ALLE ayaa mahadle nagu manaystay nicmada islaamka 😍

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulilah alxamdulilah alxamdulilah alxamdulilah alxamdulilah alxamdulilah 🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @shuceybcabaas648
    @shuceybcabaas648 ปีที่แล้ว

    Thnks wll omar inshar dadaalkaaga ⚘

  • @zaykmohdgaming3557
    @zaykmohdgaming3557 ปีที่แล้ว +1

    Soon waaye koob shaah eh maanta majirto

  • @strongwomen.7771
    @strongwomen.7771 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah for the blessings

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid will cumar

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaahi ilaaheygii muslin iga dhigay aa mahad leh

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 ปีที่แล้ว

    Asc, maasha’alaah xafidaka laah habaryer

  • @VibesVoyage14
    @VibesVoyage14 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wll

  • @samirr546
    @samirr546 ปีที่แล้ว

    Jazaaka Allahu khayran walaal Cumaar.
    Cidii Allah isu dhiibta waa ku filanyahay!!!!

  • @husseintolkey5219
    @husseintolkey5219 ปีที่แล้ว

    Jazaka allah kheir

  • @mohajama8032
    @mohajama8032 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @salwaamohamutt9277
    @salwaamohamutt9277 ปีที่แล้ว

    Allaha ku sugo macalimkeena rabi ha noo kaa ilaaliyo
    Wax badan baad noo faaiidaysaa

  • @maryamash1322
    @maryamash1322 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله
    جزاك الله خيرا يا اخي

  • @guulkhayrleh7215
    @guulkhayrleh7215 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah kheyr walalkey Cumar inshaar mahadsanid

  • @layaaab
    @layaaab ปีที่แล้ว

    جزاءكل الله خيرا ❤️🥰

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allh Ilaahay Baa Mahad Iska Leh Oo Ilaam Naga Dhigay

  • @mohamedfarah3620
    @mohamedfarah3620 ปีที่แล้ว

    جزاك الله الخير ىا اخي عمر

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 ปีที่แล้ว +2

    M.a alxm alle ayaa mahad iskaleh oo inasiyaya diintaan naseexada ah ♥

  • @ahmedabdidulane8024
    @ahmedabdidulane8024 ปีที่แล้ว +2

    Omar mahadsanid walaal
    Waxan u fahamay alshabab waxay dadka u qarxinayaan wa inay cabsadaan si ay ugu fududadan sixirka

  • @sacdicabdi6208
    @sacdicabdi6208 ปีที่แล้ว

    Waadmahadsantahay wllky cumar

  • @allaybaday7824
    @allaybaday7824 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll cumar