Maxay yihiin caqabadaha 8 bilood ka dib weli ku xeeran dhamaystirka isfahamka Somaliland & Itoobiya?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 347

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 หลายเดือนก่อน +15

    Caqabadu waxa weeyi in Reer Awdal diideen in dhulka la iibiyo.

    • @Kbrallh
      @Kbrallh หลายเดือนก่อน

      Majoogtidoo Waa lagu jajabin doonaaaye AA hno laba dawladeedbaa heshiinaya maaha

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 หลายเดือนก่อน +10

    Allahu u akbar israiil iyo itoobia waxba kuuma hayaan ader ee aqligu allaha ku soo cesho

  • @nugaal012
    @nugaal012 หลายเดือนก่อน +5

    Yaahuu. Doonimayno Yuhuud ee ka xishood ummada Muslimka ah oo Allah ka baq.

  • @ahmedabdi33
    @ahmedabdi33 หลายเดือนก่อน +15

    Adeer badayada itoobiya ma iman karto ma anagaa la doonayaa in ubadkayaga gaalo loo keeno dhaxalkoodana itoobiya lagu wareejiyo wax dhici kara maaha

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r หลายเดือนก่อน +2

      Baddaada🤣🤣🤣goormuu shaqsi bad yeeshay? Badda Somaliland waxa masuul ka ah dawladda

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 หลายเดือนก่อน

      Wad iga qoslisay somalidu sowta ku dadsan dhul galo ledahay…. Ee caruurti somalida la wada gurtay…. hadad wadankoda uu dhisi lahaydeen ood horomar uu samayn lahayd Somaliland dadkeedu horomar bay gadhi lahayn

    • @rermagalcashaq5570
      @rermagalcashaq5570 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Aw88-c1rader dawladii waa walatay wata nalaso horfadhistay israil aya xal idin haysa

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 หลายเดือนก่อน

      ​@@Aw88-c1r
      Dawlada aad sheegaysaas xagay ka jirtaa?
      Ma hooyadaabaa dawlad ah?
      Dhulka waxaa dega Beelo Somaliyeed,adna Beel ayaad tahay e diilka hooyadaa dawlad u noqo.
      Xeebaha Awdal waxa le Reer Awdal.Waan diidnay oo Ina Biixi iyo Abiye way ogyihiin..
      Intaa wixii ka baxsan Dawladda Somaliyeed ayaa ka masuul ah dhulka.
      Xeererka caalamiga ah ee baxsan Beelaha..
      Adigu siilka hooyadaal dawlad u noqo.kkkkk

  • @aboubakaryousuf3543
    @aboubakaryousuf3543 หลายเดือนก่อน +5

    waar dhulka iyo bada umad somaaliyeed baa iska lehe
    muuse xarshin haka hadlo oo ha iibiyo

  • @HRU20
    @HRU20 หลายเดือนก่อน +1

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم.
    ولاحول ولاقوة إلا بالله العلي العظيم ..اللهم انت ولينا في الدنيا والآخرة ا....فاحفظنا من كيد الأعداء وصلى الله على سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم...

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 หลายเดือนก่อน +26

    🇮🇱 ? Ninku miyuu walan yahay

    • @SamarooncaliSam
      @SamarooncaliSam หลายเดือนก่อน +1

      @@aidarousibrahim5550 ina adeer muuse ayaa wata nin , nin waalan waxaa kawaalan kawax waydiiya,

    • @abdulraven4970
      @abdulraven4970 หลายเดือนก่อน +1

      @@aidarousibrahim5550 waa bastardii xaafada fuckinka lugu dhalay

    • @user-mk2ik4yx1b
      @user-mk2ik4yx1b หลายเดือนก่อน +1

      Wlh wankanaxay 😊

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug หลายเดือนก่อน +3

    WAAR SOMALILAND ÐIOPIA MAYGELIN (MOU)EE MUUSEAYAA IIBIYAY DHULKII&BADDII SOMALILAND OO AAN XITAA MAANDATE UHAYSAN OOAY DHAMMAATAY XILLIYADDIISII SHARCIGA AHAYD, MAXAY TARAYSAA CITIRAAFKA ETHIOPIA ,MA AFRIKAANBAA WAX CITIRAAFA

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem144 หลายเดือนก่อน +4

    Ethiopia Qorshaha lagu rabo inay dakad hesho ma ahan mid ay iyagu fikir keda la hayeen meel dheer bana laga keenay Yuhuuda israel ba wada ta 🍑🇪🇹🗿

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 หลายเดือนก่อน +2

    MM TV ummadda ka xishooda oo qofkan oo kale ha hor keenina !!!

  • @user-tx7hy8pk4d
    @user-tx7hy8pk4d หลายเดือนก่อน +16

    Waxano kale dadka ha horkenin yuuhud illahay nama bare

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน +1

      yaa kuu waramaya hortay adiga

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 หลายเดือนก่อน

      CHINA KA WARAN

    • @xidignor9933
      @xidignor9933 หลายเดือนก่อน +1

      Yhd iyo abagadhe aya laga kari wayay, beenta iyo barabagaandada ay shacabka u shegayaan aya iga daran.

  • @maxamedibraahim9947
    @maxamedibraahim9947 หลายเดือนก่อน +9

    Waar ninku miyaanuu caadi ahay
    Waar nabad ayaanu haysanaa ilaahay ayaanu ugu mahadnaqaynaa
    citiraaf na ma rabnee qoxootigaaga iska joog
    Balayo hanala soo galine

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd หลายเดือนก่อน +1

      Ader ciitiraaf kuu hadi uu balayo wato adiyar ayn uu naahay hadi kheiry leeyahy diyar ayn uu nahaay labada diiyar uu nahay iska amuus

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u หลายเดือนก่อน

      @@AbdirahmanMohamed-hm8ndqerke srael ledahay maxay tahay nacala ku talo yuhud inta jecel

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd หลายเดือนก่อน

      @@ShamisAli-r3uader meel kaley geeyn kuu ethiopia

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u หลายเดือนก่อน

      @@AbdirahmanMohamed-hm8nd adiga Ethiopia tahay orod ad dhulkaga waxaa wortay Somalia mahane

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd หลายเดือนก่อน

      @@ShamisAli-r3u anaga wasna somalia ader meshan waa somaliland xalgan maha dawolda al daroodia iyu hawiya

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii หลายเดือนก่อน +4

    Yahuud no qarsan so ifbaxeen 🤔🤔🤔🤔🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸✊️✊️✊️✊️✊️💯

  • @daauudmm
    @daauudmm หลายเดือนก่อน +11

    Kan xitaa naftiisa laguma haleynkaro dal iyo dad warkooda daaye

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      maba taqaanid qofaad taqaanaa wax laga sheegaa

  • @abdifatahmohamed8388
    @abdifatahmohamed8388 หลายเดือนก่อน +5

    MM tv dad aa wareysatan miyaa weydeen aniga ii yeera😂 ninkan ethiopia/israil jcylka hayo iska daaya

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u หลายเดือนก่อน +4

    Dadka somalida ilen yuhud ku jirto Ethiopia yuhd carab yuhuda arkeyne Somalia yuhuda miyaa soo baxday walciyado bilaah muxuu yiri srael la kulmay war wax srael layiraa majirto dhulkas dhul falastin ledahay waye ilahey wuu ubalan qaday inee markale dhulkoda helayan masjidka al aqsana waa laxoren doona insh Allah ee adiga aad nin walan tihahay malahee

  • @SALI-sj3mx
    @SALI-sj3mx หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanlaa doonimayno yuhuud iyo xabashimidna ee umada waxuqalma usheeg ama sika aamu

  • @suldaanka1893
    @suldaanka1893 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkani waa Sirdoon shisheeye

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 หลายเดือนก่อน +7

    Wajigaga ayey doqonimadu ka muuqata macaaaaaaaaaacc

  • @AbdirahimAhmed-tw3sz
    @AbdirahimAhmed-tw3sz หลายเดือนก่อน +3

    Dhulkayaga ka iibinmaysaan cadowga gaalada ah haku riyoon taas

  • @omaryusuf299
    @omaryusuf299 หลายเดือนก่อน +2

    waA walateen abagadh

  • @abdirahmanwaber6529
    @abdirahmanwaber6529 หลายเดือนก่อน +3

    MUXUU ITOOBIYA UGU DACWOONAYAA MALA ISAGAA ASALKIISU AMXAAR UU YAHAY.

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 หลายเดือนก่อน

      Walaahi kuwaas ayuuba u egyahay muuqiisa iyo hadal kaba.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 หลายเดือนก่อน

    Masiibo ilaahay kugu rid , waa xabashi afsoomaali ku hadlaya waaar aamiin dheha in doqonkaa masiibo alla ku dhacdo doqonka

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv หลายเดือนก่อน +17

    Waar maxad ka hadlaysaa miyad na halaagaysaa isreal heshiiskeeda uma baahnin ha inaga maqnaado aqoonsiga isreal inaga galay indr khayr ma leh kuwaasi ilahay baa nacay

    • @siaragali1439
      @siaragali1439 หลายเดือนก่อน

      Somaliland meshii ay danteeda ka aragto xiriir wanagsan bay la samayn doontaa,

    • @EngAbdalla4009
      @EngAbdalla4009 หลายเดือนก่อน

      Itoobia ayaa ka xun waayo kaasi wuu kaa fog yahay

    • @MurtidaTv
      @MurtidaTv หลายเดือนก่อน

      @@siaragali1439 cid kale waynu la yeelan karnaa xidhiidh laakin yuhuud wax aan khasaare iyo masiibo ahyn inoo soo.jiidi maayaan

    • @siaragali1439
      @siaragali1439 หลายเดือนก่อน +1

      @@MurtidaTv yuhuud waa maraykanka iyo Ingriis oo kale waxba hasoo kala dhawaysan danteena cidaynu ka aragto xiriribaynu la samaysan

    • @MurtidaTv
      @MurtidaTv หลายเดือนก่อน

      @@siaragali1439 sidaad mooday maaha wll yuhuuda dhibaato badan bay wataan meel kale intaan la gaadhin gudaheena ayey mashaakil badan ku abuurayaan mida kale dadka ay dagaalka kula jiraan ayaa inoo dhow hadii ay berbera degaan Iraan iyo xuutigu si dhib yar bay kusoo garaacayaan dekedeeheena ma ganacsi baynu u rabnaa mise dagaal wax fahan inagu cid aan dagaal ku jirin baynu wax qaybsan karnaa xitaa maraykan baynan rabin sharkooda ha inagala maqnaaadan

  • @ibrahimcollow1789
    @ibrahimcollow1789 หลายเดือนก่อน

    You have to respect SOMALILAND GOVERNMENT

  • @KoosJamac-ce1yt
    @KoosJamac-ce1yt หลายเดือนก่อน +2

    Waar aqoosi dhul lagu wayo ma ogolin itoobiya ayaan kayabnay israaiilña ma wadaan allow Raga imika jooga sharkooda ayaan Kaa Magan galay

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 หลายเดือนก่อน +6

    Show siyaad barre waxaan ayuu ummada ka hortaagnaa. Siyaad Barrow caf ya saamax

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 หลายเดือนก่อน

      Siyaad Barre wuu ka xummaaa yahuuda wuxuu ahaa mulxid bilaa diin ah Ilaahay iyo ummadiisuba way ogtahay wuxuu gaystay inuu Culimaddii laayay maydkoodiina Gubay , Quraankii Ilaahay ayuu beeniyay Dagaal cad ayuu diinta Islaamka ku qaaday.

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 หลายเดือนก่อน +3

      @@abdulraven4970 Ma ninka quranka illhay beeniya Cid wax ka hor tagnaa illhy hadu garanayo kalamka alle ma beeniyeene

    • @prosl11
      @prosl11 หลายเดือนก่อน +1

      Orod cadaabta kaa daba gal kkk

    • @Mustafa-ty8tq
      @Mustafa-ty8tq หลายเดือนก่อน +2

      Hanagu talaxtagin dee waa kusidee nin xun meel kasta waa joogaaye midda kale bahal ictiraaf layidhaah oodaan xummaddiisa waxba ka arag ayaa meel kasta nagalinaya kusii darsoo qolada hada kursiga ku fadhida ayaan wax kaloo dadka la hor yimaadaan haynin

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 หลายเดือนก่อน

      In uu cadaabta ku jiro ma laguu soo waxyoodey mise waad ku riyootey
      Awoodaha Allaah lama fara gashado

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 หลายเดือนก่อน +2

    Dabada dhilifka la sheego waa kan oo kale

  • @principle6930
    @principle6930 หลายเดือนก่อน +6

    Galnimo ayadka wardoneysan rer sheikh isaqow.. muslimnimada aya idin deeqi weyday

    • @engbashirali9592
      @engbashirali9592 หลายเดือนก่อน +1

      Islaminamadu ma somalia ayaad uhaysata ee munaafaqiinta ah mise mahaysa ataad diiday in lala macaamiilo galada shame on you.
      MUUMINO NIN AAN KU DHAQAYN IYO MUSLIMO KHAALIS AH GAAL AAD MAGANSATA MAXASKA KU DHOWRA DHAAMA.

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 28 วันที่ผ่านมา

    Itopiya waba kamay laban ❤❤❤❤ och

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 หลายเดือนก่อน +1

    Itoobiya waa cabsatey waxey og tahay badaas inaysan qaadan Karin in lagu jabinayo ayey og tahay itoobiya maanta maalin ay ka tabar yar tahay malaha

  • @SamarooncaliSam
    @SamarooncaliSam หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa hortaagan somaliya iyo jabhada awdal state jab xoogan muuse uu fashilmay dhulka isaaq ha siiyo dhul reer awdal amxaar uma hayaan

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 หลายเดือนก่อน +1

    NACNAC
    YACYAC
    CAKU JILCANAA
    HOTELKA IYO QARASHKA AYAY BAR 100/50 NAGA DHIIBAYAAN WAR WAXA LAGAA RABAA KA WEYN

  • @AliAbdi-ny1db
    @AliAbdi-ny1db หลายเดือนก่อน +2

    Hasan shiq is not easy 😅

    • @fatuuhussein5233
      @fatuuhussein5233 หลายเดือนก่อน

      Xalane isn't easy 😂😂ma muslimba xalane kuwa ĵoga wll anaga waxayagu waaba hadale cidna noomay imañe idinka noocksta idinka buuxa ma ogtahy😂😂

    • @AliAbdi-ny1db
      @AliAbdi-ny1db หลายเดือนก่อน +1

      @@fatuuhussein5233 Israel heshis lagaleyna somadin😅 aniga kamasojetha somalia sister 😅 but athinka lee rer sheikh isaq layabanahay , sheikh isaq wacebeysen

    • @abuudeeq200
      @abuudeeq200 29 วันที่ผ่านมา

      Madaxweyne HSM...Abiy gii is waalaya dhulka uu baroda ugu dhuftay....Madaxweyne Xasan Shiikh 💪💪💪

  • @morganahmed1266
    @morganahmed1266 หลายเดือนก่อน +13

    Duligaan yuhuud jecelaaa

    • @abdirashiidahmed5382
      @abdirashiidahmed5382 หลายเดือนก่อน

      Hooydaana gus jecelaa

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h หลายเดือนก่อน

      ​@@abdirashiidahmed5382maxaa hooyadii kuugeeyay anoo reer soomaalilaana kule dhul muslim illaahay gaalo makeeno

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd หลายเดือนก่อน +1

    Kani waa cabsan yahay Itoobiya. Xaraa cabdi iley iyo c/hi yusuf waa uga ravaayad sanyahay Itoobiyaanka😅😅😅😅😅

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 หลายเดือนก่อน +1

    ‎ {سُبْحَانَهُ وَتَعَالَىٰ عَمَّا يَقُولُونَ}
    أي
    هؤلاء المعتدون الظالمون
    Wuxuu yidhi ilaa waqtigii axmed guray ayay amxaaro bad raadinaysay cajiib marka dee kani waa amxaar, yahuud ayaan u tagay ayuu ku faanayaa
    ينهى تبارك وتعالى عباده المؤمنين عن موالاة اليهود والنصارى، الذين هم
    أعداء الإسلام وأهله -
    Ninkan anigu waa gaal odhanmaayo ee idinkaa sheegi wuxuu yahay??!!!

  • @fowsiyaliiban7266
    @fowsiyaliiban7266 หลายเดือนก่อน

    Ilahaw balaayo afka hanaga soo galin 🤲

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6s หลายเดือนก่อน +13

    Ninka waa nin yuhuud laa shaqeyo waa arktan nin kan waa nin sirdoon laa sha qeyo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน

      faqshtii oo soo dareertay Icriraaf yuuhuudna kay ku tahay waanu ka raadi naynaa

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 หลายเดือนก่อน +1

      Been ma aad sheegin. Hadii woxooga yar la siiyo oo xaafada hooyadii ee Hargysa soo qarxi la yidhaahdo waa diyaar. Damiir, dhaqan, diin iyo wuxu aamisanyahay oo kale ma jiraan.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r หลายเดือนก่อน +1

      @@moeawale4891 oo ma qadaad wayn iyo xaarood baad mooday meeshay seexanayaan soo arxiya arax land maxaa ay cuntay mayd koodii weliba way soo duubayaan ilayn waa bilaa damiire

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 หลายเดือนก่อน +1

      Waxba yuhuud lama shaqeeye wuxu iska dhigaya nin xariif ah laakin waa qof faaruq ah

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s หลายเดือนก่อน

      Burco adiga oromo qumu luud tahay dawada laga wasa nin ku qawo nacalad ba ku talo ey ey ba tahay

  • @rajoo532
    @rajoo532 29 วันที่ผ่านมา

    Inshallah somaliland 🎉 gulaystaa

  • @user-hs2cy9gd7e
    @user-hs2cy9gd7e หลายเดือนก่อน +2

    Aniga ku dhashey , Awdal Kuna korey ah na dadka dagen Kaa leh , waxan layaaben nahey dadka waxay ka hadlayeen waayo inagiiba isfahmi la waxan hadelka iyo beenta iyo khiyaliga waa waxa barta inidhagey , yaalla dhulka aad ka sheekayn nayso itoobiyo marnaba iney timado dhimasho ayaan ka xigna war waxka dhaw ayaan ku sheegi horta inagu heshiisma nahey?

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r หลายเดือนก่อน +1

      Badda Somaliland waa 800 km, Awdal waxa kaga beegan in ka yar 20 km. Maxaad Awdalta la haysaan? Badda gobolkaa yari wax uu ka yahay ma jirto

    • @siaragali1439
      @siaragali1439 หลายเดือนก่อน

      Somaliland xeeb dheer bay leedahy 860 km ah waxaa yaa kugu yidhi adal. Baa laga kiraynaya Ethiopia, jooji edebdarada

  • @XALAALMAALSTORE
    @XALAALMAALSTORE หลายเดือนก่อน

    Nimankan mm tv halagala noqdo like ta waayo waxa uu soo gudbiyaa shirqoolada lagu dagayo wax magaratada reer soomaaliland heshiisyada xukuumadahani gelayaan waa shirqoollo ka daran kuwii gumaysiga tooska ah tv-gani daahir maaha hala ogaado

  • @ahmedbarud7029
    @ahmedbarud7029 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopia haday maal Gashi rabto Berbera maaal gashan laheed , Haday maal Gashi rabto Milxi iga iibsan laheed ama Kaluunka ee Beenta kada dadka

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 หลายเดือนก่อน +2

    Shekadii markay socon wayday beentii ma Israel baad hadana u wareegteen, umad aan been ka xishoon ku yar iyo ku weynba

  • @museadam9815
    @museadam9815 หลายเดือนก่อน

    MM TV inay waxanoo kale dadka hor keenaan maaha.

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD หลายเดือนก่อน +1

    Wariyahaan sidiisaba khaniisiinta ayunbuu wareystaa malaha wuxu waa khaniis

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs หลายเดือนก่อน +1

    Isreal aaaaaaaa 😡😡 mxa ka qaldan kan ?

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 หลายเดือนก่อน +1

    qashin baad tahay in adigoo nin somaliah in add sidan ufikerto dalka iyo qarankan aad leedinhiin wakee. Burco iyo Hargeysa hadaad dooneyn waa lagaa saari.

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el หลายเดือนก่อน +1

    Waar Waxani maxuu Ahaa. Israel ka hadlayaa waar Sowtan La rogmadey. Ma halkaasey Wax galeen Allow alle

  • @roobjama6865
    @roobjama6865 หลายเดือนก่อน

    Siciid Diriye "geopolitics" waxaan leeyahay halkaa kasiiwad!

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed หลายเดือนก่อน +1

    isaaqow ilaahay hadaad nabad ka doonaysaan imikaha yahuud hanoo keenina danigiinaad icrtiraaf u raadsanaysaane

    • @engbashirali9592
      @engbashirali9592 หลายเดือนก่อน

      Islaminamadu ma somalia ayaad uhaysata ee munaafaqiinta ah mise mahaysa ataad diiday in lala macaamiilo galada shame on you.
      MUUMINO NIN AAN KU DHAQAYN IYO MUSLIMO KHAALIS AH GAAL AAD MAGANSATA MAXASKA KU DHOWRA DHAAMA.

  • @abdesalamhadj4893
    @abdesalamhadj4893 หลายเดือนก่อน +1

    Israel kafogada,sudan waxay baabaday markii ay Israel xidhidh lasamaysay

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD หลายเดือนก่อน +1

    Ictoraafka aad raadineysaa cadaabta ku gal idim alle

  • @daarusalaamchannel1200
    @daarusalaamchannel1200 หลายเดือนก่อน +7

    Israel ma cadawga muslimiinta ee walaalaheen reer falastiin gumaadey ayaad leedahay?........................................

    • @awsalebanxaajiibrahim396
      @awsalebanxaajiibrahim396 หลายเดือนก่อน +1

      Adigu ma falastiini ayaad yahay mise somali

    • @awsalebanxaajiibrahim396
      @awsalebanxaajiibrahim396 หลายเดือนก่อน +2

      Horta garo cidda aad tahay dhul aanad lahayn inaad adoon u noqoto waa ceeb iyo sharaf xumo iyo dullinimo
      Kala saaar arimaha diiniga ah iyo kuwa Adigaa Ku khuseeya ee masiirkaaga ah Nin waliba sida uu iska dhigo ayuunbaa loola dhaqmaa ka fekir caruurta dhabarkaaga Ku Jira inaad UGA tagto dhucfi iyo dulaysi iyo inaad UGA tagto sharaf iyo karaamo

    • @PesPes-t8m
      @PesPes-t8m หลายเดือนก่อน

      Mxa ka hadlysaa nio Israel hady kuu timado dhib by kuso jidysaa​@@awsalebanxaajiibrahim396

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u หลายเดือนก่อน

      Srael cadawga ilahey waye iyo musliminta cadawgoda galadana walal latahah

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u หลายเดือนก่อน

      @@awsalebanxaajiibrahim396gaalada ayee walal layihin srael lkn islamka cadawga ayee uyihiin ilahey wuu cadeyay

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland waxay gacanta u gashay cadawgeeda iyo kuwii burburin lahaa

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD หลายเดือนก่อน +1

    Kani waaba gaalkii ugu weynaa dunida

  • @ahmedbarud7029
    @ahmedbarud7029 หลายเดือนก่อน

    Ma xishoonayo Yuhuudo 50 Muslim bay dishay citaafka dhac Qof xanuunsanaya wareesten

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 หลายเดือนก่อน

    Alla dhareerka da aya.

  • @mataanbudhyar7468
    @mataanbudhyar7468 หลายเดือนก่อน +1

    Duli

  • @AbshirHassan10
    @AbshirHassan10 หลายเดือนก่อน

    Waa Laga Waalacay Heshiiskaas

  • @daawadmedia8702
    @daawadmedia8702 หลายเดือนก่อน +1

    16:26 Adigoo intaas og maxaad uga gorgortameysaa baddeenna, inkaari idinku dhacdee.

  • @abusacad0704
    @abusacad0704 หลายเดือนก่อน +1

    Saleebaanoow adeer dadka noocan oo kale ah ha wareesan ma cid aad wareesata ayaad wayday

  • @museomer9306
    @museomer9306 หลายเดือนก่อน +2

    ninkani ma matili karo somaliland, waxa ka muuqda gaal Jameel,Alle shirqoolkiisa Hanahan ilaaliyo

    • @engbashirali9592
      @engbashirali9592 หลายเดือนก่อน

      Islaminamadu ma somalia ayaad uhaysata ee munaafaqiinta ah mise mahaysa ataad diiday in lala macaamiilo galada shame on you.
      MUUMINO NIN AAN KU DHAQAYN IYO MUSLIMO KHAALIS AH GAAL AAD MAGANSATA MAXASKA KU DHOWRA DHAAMA.

  •  หลายเดือนก่อน

    Siciid diiriye wasa nin Ethiopia u dhashay, wuxuuna horumariyaa danaha Ethiopia, weyna ka go'antahay iney Ethiopia bad iyo dhulbaba hesho.

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 หลายเดือนก่อน

    Hadaad maqasho Institute Itoobiya baan xubin ka ahay micnaheedu waa jaasuus ayaan ahay. Sirdoonada caalamka ayaa inta badan sameeyo heyado cilmibaariseed si aan loo tuhmin.

  • @prosl11
    @prosl11 หลายเดือนก่อน +1

    Waar heedhe sacabkii reer somaliland maa siyaasi baa afduubtay waa maxay in wax kaste nola sheego karo , waar anaga haa naa waalin, ethopia iyo nimaka yuhuuda in xidhiudh ganacsi mooyaan wax kale nagama dexaan karaan balaayo haa noo yeedhin

  • @abdullahsomali7992
    @abdullahsomali7992 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah mar Hadi xogta dawlad ee ku saabsan MOU ga yahay mid an sidudusd sirta ku diugan iyo heshiista geedi socodkiisa mid soke iyo cadawtoona u helayn

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 หลายเดือนก่อน +1

    Nacaskan yaa soo diray tolow 😂😂😂
    Yaa u dirsaday waxan naanabka ah hawlahan
    Qof meelaha suuliga ka shaqeeya iskaga keen dhiga mid balo ka dhacday
    Ku lahaa aqoon yahan aqoonsiga somaliland ka shaqeeyan ahay tolow yaa soo ogaada walee suulibu ku danbayn 😅😂
    Wuxu isku arkaba aqoon yahan iyo qof la dirsaday

  • @Souleiman.m.beille
    @Souleiman.m.beille หลายเดือนก่อน

    Itoobiya sa na taageertay 100%, de itoobiya daneheega baad la shaqaynaysiin sa car inay inii tageerto, dabadhilif doorki baad ku hawlantahy.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 หลายเดือนก่อน +1

    Aabahaaa doqoniimada ka was bal ninkaa weynee calyadu ka qubanayso eega

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug หลายเดือนก่อน

    USKAG USKAG DHALAY OO DABADHILIF AH, WAAR ETHIOPIA DANTEEDA AYAA KUJIRTA DALBAY HELAYSAAYE NOOSHEEG WAXA SOMALILAND HALAYSO MIDDA KALE SOMALILAND MASHARCIYADBAY HAYSATAA WAAR XAQIIQADA QAABIL

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii หลายเดือนก่อน

    Subxanallah war wmxy yahuuda shegesid yaaa saan maa kadcda hd 😱😱😱😱😱😱😱😱

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan หลายเดือนก่อน +1

    WAXBA KAMA JIRAN RIYADA MAU. WAA SIDAY ILA TAHAY.

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed หลายเดือนก่อน +1

    Kulmiye baqdinta illaah ku saliday ha ka waan toobi guntii iyo gabagabadii

  • @mahamedafey9144
    @mahamedafey9144 หลายเดือนก่อน +1

    Warbal naagan dhageysta wuxuu ku hadlayo
    Ethiopia hotel igabixisey nacas waxey dooneyso ayaa kaween laba habeen oo hoteel lagaabixiyey
    Ma maqashey ogaadeen kii bariri hore yiri ninkaad ushaada kaqaadankarto baa loo dhiibtaa maantana waad aragtaa waxa kililka kasocda
    Nacas adiga iyo Ninkan eey amxaaradu sixteen ee kuleh labaanan klm baan siineynaa
    Ma kulatahey in uu dadka somaaliland taageersan lakiin markaan maqley amxaara dhul lasiinaya
    Waa ban qaracmey anigoo kii eey heysatey sidee uga soo celisaa ku howlan
    War dadkii xalaasha ahaa ee reer somaaliland wali ma dhamaan
    Garxajis samaroonow ciisow yaan la idin qaldin dhulka idinka leh arka waxaa kililkakasocda ictiraafna majiro waa been lacag yaro bari kaadhamaaneysa yaan lagu iibsan dhulkaa awoowe adiin wey idinku soo simine ididinkuna ku sima kuwa aad awowgii unoqoneysaan labaruuxui calooshod lacayaara oo maanta doonaya xooga lacaga yeyna amxaaro wadanka idinka siinin

  • @geeljire1658
    @geeljire1658 หลายเดือนก่อน

    Adeer waxba ha is xiijinin, itoobiya bad waa ka xaaraan.

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani wuxuu nooga sheekeynayo caga jiidku wuxuu ka dhanka ethopia waad ogtahayoo shaley ayuu ka tagey addiss ababa isagoo turkugu ku cadaad8naya ethoipia sidii ay uga noqon lahayd heshiiskan

  • @user-mk2ik4yx1b
    @user-mk2ik4yx1b หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah 😢

  • @user-mg4qu9pb1n
    @user-mg4qu9pb1n หลายเดือนก่อน +3

    Ninkani taariikhda waxba kama yaqaan, haddii uu Amxaaro yaqaan waxaa kuma hadleen. Hadalkiisa waxa ka muuqda in uu yahay kuwa maskaxda laga addoomiyey ee gumamaysiga aqbalay.

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u หลายเดือนก่อน +1

    Nin walan waye aby axmad asaga turkia ka codsaday inee dhax dhaxadiyan ninkan galada amin sanyahay ka waran bisinka nuur ka ma muuqdo kan hala baaro islanimadisa

  • @engab001
    @engab001 หลายเดือนก่อน

    Heeshiiska MOU Ethiopia waxba kama jiraan waa maaweelo. Ma habar dhalaysaa 8 bilood bay la meereysanayaane. Waxa ka dii daran ka yuhuud doontay ee waliba TV la soo fadhistay. Carabta oo dhan x8dhiidh yuhuuda way la leeyihiin ee TV yada lama soo fadhiistaan. Waa badow Somaliland tu wax walba media yada la hor yimadaan

  • @omaryusuf299
    @omaryusuf299 หลายเดือนก่อน

    riwaada ayaa dhigee

  • @user-nm3fl6ps4v
    @user-nm3fl6ps4v หลายเดือนก่อน

    Mrs siciid it is just like DPW agreement in which is under the table but dont give up to be make the unknown thing to be known.

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r หลายเดือนก่อน

    Waa geesi ma gabbade ah . But actually some things require a diplomatic response. A frank conversation about sensitive things......🤫🤫

  • @abusacad0704
    @abusacad0704 หลายเดือนก่อน +1

    Nacadal baa kugu taala garac yahaw Ethiopian iyo yuhuud toona midna ma rabno

  • @cukeyr12345
    @cukeyr12345 หลายเดือนก่อน +1

    Sicid twitter ka ayuu ku asaasaqy Waa weird

  • @AbdullahiBashiir-by7zk
    @AbdullahiBashiir-by7zk หลายเดือนก่อน

    Yaahuu

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 หลายเดือนก่อน

    somaliland guul haadee israiil naa aqoonsaneeysoo ..

  • @omaryusuf299
    @omaryusuf299 หลายเดือนก่อน

    waa lagaa qoraa
    sheekadam

  • @Abdirahmanmahamudhariye
    @Abdirahmanmahamudhariye หลายเดือนก่อน

    Mm tv mashurcaa aad ayuu u buun buuniyaa waxanu soo ururiyaa in dad ka tageersan in heshiska
    Xukumada ayaa lacag Ku sisay Ku tidhi dad ka u amaana

  • @rodajama7111
    @rodajama7111 หลายเดือนก่อน

    Hargeysa iyo Burco waa leyniga rari doqon yohoy doqon dhalay hadaad nookeni Yuhood. Somalia macaqbaleyso in Ethobia ayhesho bad soomaalia ayleedahay.

  • @whootoo1117
    @whootoo1117 หลายเดือนก่อน +2

    Doqonkii 20 sano afka ingiriiska uu ku noolyahay ku baran waayey ayay dadku waydiinayaan inoo ka waramo wax ka wayn miisaankiisa. Kani twitter qabyaalad iyo qabiil cay ayuu dadka ku caayaa. Waxa ka xun doqoniimadiisa iyo talo xumadiisa. Waa lagu yaqaanaa qabiil cay kolba meel isku qaada!

    • @freeman2590
      @freeman2590 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi way ka muuqataa 🤣🤣🤣 xataa caqliga umada ma ixtiraamayo oo ismalaha dad kaa aqli iyo aqoon badan ayaa dhagaysanaya beentan aad dadka la hor imanayso

    • @qardho7720
      @qardho7720 หลายเดือนก่อน

      Kkkkkk

    • @qardho7720
      @qardho7720 หลายเดือนก่อน

      Dad badan o nocaas ah Aya lagu hayo Europe o dhan 20 sabo 30 sano ku nolaaa o warqada u so dhacda qof dhowan imaaday dhahaaya I fasir

  • @SamarooncaliSam
    @SamarooncaliSam หลายเดือนก่อน

    Inata itoobiya neceb codka kaga aarsada muuse shaani

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 หลายเดือนก่อน

    Yuhuuda aan heshiis la soo gali rabnay kulaha

  • @khalidqawdhan3265
    @khalidqawdhan3265 27 วันที่ผ่านมา

    Caqabadu waxa weye itoobiya ka cago jiidayo

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkk allow aday ku leeyahay

  • @saidmm9953
    @saidmm9953 หลายเดือนก่อน

    Wuu qirtay in uu jaasuus Itoobiya yahay markuu yiri heyadeedaan xubin ka ahay.

  • @khadramahamed-qn2dq
    @khadramahamed-qn2dq หลายเดือนก่อน +3

    Faqash state of somalia comantiyada baroortaa ka daayaa

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan หลายเดือนก่อน

    DALKA ISRAIL WADADA CARABTA XIRIIRO KALA DUWAN LA LEEYIHIIN. CEEBNA MA AHA.

  • @raqibaismail7741
    @raqibaismail7741 หลายเดือนก่อน +8

    Waar xayawaankan oo kale hana hor keenin. Annagu bada yadu iib ma gasho doqonyahaw cadawga Yuhuuda iyo Ethiopia u shaqeeya.
    SHAME ON YOU.