"Aabahay wuxuu Yemen tagay 100 sano ka hor" Siciid Ismaciil Inijineer Q-2AAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @mohamedadam8515
    @mohamedadam8515 หลายเดือนก่อน

    2:13 Mansha Allah waxa halkaa iiga muuqda sawirka abaahay Aadan Jasiira

  • @maxamed9633
    @maxamed9633 2 หลายเดือนก่อน

    Rabi soomaali haybadeedii ha usooceliyo

  • @Sport-Khayo
    @Sport-Khayo 2 หลายเดือนก่อน +3

    Xusuus ayaa geel lagu xero geeyaa xaqiiq weeyi Legende weeyi sicid

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaalkay Baa iga Shekeeyey Engineer siciid laacib top ah

  • @HassanMire-l2l
    @HassanMire-l2l 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah legend Siciid Ismail. Cawo & Maalin Horseed waxay ahayd koox
    aad u dhisan oo weliba xul qaran u qalantay ayaan oran karaa, waayo? marka
    xulka qaranka la diyaarinayo, waxaa Horseed ka mid noqon jirey 5 ilaa 6 caya-
    artooy oo ah 11-ka hore ee cayaarta bilaabaya. Anigu waxaan taageere u ahaa
    Munishiibiyo, waxaana cayaartooda iyo xirfadooda jeclaa Shiikhaalow, Binshaa-
    kir iyo Nuur Gaab, hase ahaaatee; mar walba Horseed waxaan u qirsanaa inay
    leedahay cayaartooy si walba u dhisan xag xirfad, xag jir-dhismeed, xag edeb
    fiicni iyo akhlaaqba.
    Cayaar aan daawado waxaa iigu horeysay anoo wiil yar ah Horseed Vs Fiat 1- 2,
    waxaana lagu cayaarayey Stadium Koons oo aan weli cowskii cagaarnaa lahayn.
    Waxaan xaafadaha iyo Idaacadda ka maqlo Siciid Duale, Saciid Ismail Sabca, iyo
    sette del Africa Ismail Garille, galabtaas ayaan garoonka soo fadhiistay anigoo
    wallaalkey iga weyni i wado.
    Waxaa weli indhahayga u muuqda Siciid Duale oo kubadda ku garaacaya dhinac
    walba birta goolka kooxda Fiat, isagoo dhinac walba heystaan raggii difaaca u
    ahaa Fiat ee Shariif Karama Ali, Faarax Goobe iyo Jimcaale Maxamed Xaayow!
    Saan ilaa maanta aan aaminsanahay, cayaartaas haddii 5 daqiiqo sii socon laha-
    yd waxay Horseed ku badin lahayd 3 - 2. Laakiin guushii waxay raacday Fiat 2 - 1
    Seddexdiina wallaalood, adigoo difaaca ka cayaari jirey, Maxamed iyo Xuseen waxay
    ahaayeen weerarka. Xaqiiqdii, cayaar wanaagiina waxaa idiin raacay edeb iyo anshax
    wanaagsan oo aad garoonka ku soo geli jirteen, ugana bixi jirteen. Xuseen Ismail, wux-
    uu u cayaaray markii dambe kooxdii Batroolka, ka dib waxaan arki jirey isagoo ka shaq-
    eeya safaaradda Qatar ee Xamar.
    Legend Siciid Ismail, waxaan kuu rajeynayaa caafimaad iyo nabad qab waasic ah, amiin.

    • @Awoowe21
      @Awoowe21 2 หลายเดือนก่อน +2

      Xasuus baan galay walaal qidcadan aad qortay awgeed. Anigu waligayba LLPP baan ahaa aad baan u necbay Horseed, waayo koobab badan bay Naga qaadeen anagoo isku samirsiin jirnay in loo eexdo, laacibiin baanse u qirayaa. Inta nool ciyaartooydaa oo dhan caafimaad iyo nabad baa u rajeynayaa, intii dhimatayna AHUN. Mahadsanid walaal

    • @HassanMire-l2l
      @HassanMire-l2l 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@Awoowe21 Amiin, Allaha u naxariisto intii dhimatay

  • @Mustafesulub0
    @Mustafesulub0 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xirfadda dhaqaaqa (move) marka qofku soo kordhiyo rikoodh ma lahaa, Soomaalidu waxa ay leeyihiin hibo (talent). Waxaan filayaa in diwaangelin (record) loo samayn karo, haddii sharci loo sameeyo oo la duubo iyada oo la duubayo xataa heer caalami ah (international).

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 2 หลายเดือนก่อน

    Saciid ismaaciil waan salaamaynaa.

  • @sacadbaashesacad768
    @sacadbaashesacad768 2 หลายเดือนก่อน

    Siciid waa Ehlu sharaf
    Waa nin gob ah
    Alle ha barakeeyo

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Legend ❤ aad iyo aad baan uu tageera

  • @XasantoXasan
    @XasantoXasan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Suadigu 8 ayuu soomaalia kaga badiyay ayaan maqlay 70naadkii hhhhhhhh suashaas waydii. Horseed waxa uciyaaray legend cismaan laba qori, bal laba qori barnaamij kadiyaari intaanu kashubin sidii alla yarxamu diito oo kale.

    • @gutaleyonis6479
      @gutaleyonis6479 หลายเดือนก่อน

      Cismaan laba qori Hargaysa ayuu bilaa camal ku yahay

  • @IsmaacilAbdi-m6c
    @IsmaacilAbdi-m6c 2 หลายเดือนก่อน

    Saed dualeh waa reer ceerigaabo

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 2 หลายเดือนก่อน +2

    4:16 Fiato waa kalmad talyaani ah oo micnaheedu yahay, Orodkayga.

  • @MaxamedXasan-kn8pv
    @MaxamedXasan-kn8pv 2 หลายเดือนก่อน +1

    Warmahilmaantay maxamed xaaji uureey

  • @Faisalhassanrabah
    @Faisalhassanrabah 2 หลายเดือนก่อน

    Waa waayo waayo

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 2 หลายเดือนก่อน

    Guurma keyneysa qaa3❤

  • @ahmedabdi2065
    @ahmedabdi2065 2 หลายเดือนก่อน

    Tirada wariyuhu afsomali buu ku sheegaya ninka odeyga ah na English bay kaga dhegtay yaab Wallahi

  • @kederabdi409
    @kederabdi409 2 หลายเดือนก่อน

    Xulashada Cinwaanku waxay kamid tahay inay dad badani daawadaan, sidaas darteed ciwaanada iska hagaajiya, Nin aabihii yemen tagay sabab aan u daawadaa ma jirto.

  • @hassanbarud
    @hassanbarud 2 หลายเดือนก่อน

    Aduunyada waxa kugu daran inan yar oo junior ah oo u soo joogin xiligaa wax badan soo xogogogaalsan ha ku waraysto.

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 2 หลายเดือนก่อน

    xasuus ayaa geela lagu xer geeyaa, waa la xergeeya ama waa la xeriyaa, halkii uu bartay ee daaqi jirey ayaa lageeya keligii oo xoolaha kale laga soocaa, culima xer ah waxa weeye meel gaar ah ayay degaan oo diinta lubartaan, dadkay ka dex baxaan, markaa waa xer ee maaha xero.

  • @abdiqani5753
    @abdiqani5753 2 หลายเดือนก่อน

    Wareysi tarikhiya dadka magaca uso hoyay dadla waye casid oo kale wax badan ayan kafa idnay MMTV

  • @musaali-dk8cq
    @musaali-dk8cq 2 หลายเดือนก่อน

    Siciid Ducaale wuxuu ahaa reer cerigaabo, habarjeclo, adruxmiin, Saciid maxamed ducaale xoogsade.

  • @abdinour
    @abdinour 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwa qaranka somaliland uqaba😂😂😂😂😂

  • @abdijama6977
    @abdijama6977 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wariye Ilig baan Qaybtii horena ku qoslay markuu siciid shegay Ninka ugu feedhweyn CADAN waxad tidhi Ma reer Burcuu ahaa?kk Siciid baan isna ku qoslay Markii qaybtii horena uu ku sheegay Cadan ugu lacibsana SAYDI iyo kan somalia ugu laacibsanaa Siciid ducale Labadaba waa Reer burco Ayuu yidhi laakiin Sixid 3 dexduba waa Reer ceerigaabo

    • @maxamedcilmi2338
      @maxamedcilmi2338 2 หลายเดือนก่อน

      Berigaa Togdheer uunbaa jiray sxb Sanaag ma jirin

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan jeclaa in aad weydiiso waqtigaas aad south somalia aad joogtay iyo tan aad hada aad joogto tee baad wanaagsaneyd markaad isbarbar dhigto

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 2 หลายเดือนก่อน

      Suaashaasi waa discasting suaal maaha .
      Wakhtigaa dhalinyar ayuu ahaa hadana waa nin wayn.

    • @abdulraven4970
      @abdulraven4970 2 หลายเดือนก่อน

      I'm​@@kaysenur1592 waqtigaas ayuu ka wanaagsanaa oo uu dowlad heystay waxaan filaayaa in noloshaas u ahayd jano magac iyo maamuusna uu ku la haa bulshada somaaliyeed