“ Waxaan Sameeyay ka badan Kun Duulimaad, inta badan Garoomada Soomaalida...” Duuliye Xamse Daahir.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 402

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 5 หลายเดือนก่อน +23

    Guulayso bro wan ku faraxsanahay sumcada aad u soo hoyday umada soomaliyeed, waxaan rajeynayaa inaad garab qaban doontid qof kasto somali ah wadadana doonayo insha Allah sida adiga dad ka aad maanta u mahadcelinayso ay kusoo garab qabteen barina adiga lagu Mahad celiyo Alle swt ka sokow…

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 6 หลายเดือนก่อน +81

    ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
    Ilaahay ha inoo xifdiyo inamada Soomaaliyeed ee sidan wax u bartay a ilaahay Soomali ha soo hadeeyo oo quluubtooda ha mideeyo

    • @mahdimahamed7509
      @mahdimahamed7509 6 หลายเดือนก่อน

      😊Oooo😊😂😂😂😂😂😅😂😊😂😊😊😮😅😅

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 5 หลายเดือนก่อน +1

      Naga daa midnimo danbe

    • @Asiya441
      @Asiya441 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@AxmedYaasiin-s9gmidnimo waxa ka ficn ma jirto 😊

    • @ikarade3274
      @ikarade3274 5 หลายเดือนก่อน +1

      Allaahuma Aamin

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 5 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa Allah inta xanuunsana waxaanu leenahay موتوبغىظكم

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 6 หลายเดือนก่อน +25

    Waa guul wayn oo shacabka Soomaaliyeed guud ahaan usoo hoyatay gaar ahaan shacabka deegaanka Soomaalida guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK Garloogube DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 6 หลายเดือนก่อน +42

    Waa in la dhiiri galiyo wiilkaa oo lagu daydo isna alle ha barakeeyo from hargeysa

    • @GoojeCade
      @GoojeCade 5 หลายเดือนก่อน +2

      Hooyda wase ninku waa xarood ada thy isaaq waa cadow xarood hada thy hooyda nacal kuyaal hasheegan hargaysa

    • @IsmahanOmar-t9b
      @IsmahanOmar-t9b 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@GoojeCade😅 Ilahow noo gargaar dhibka Somali haysto ma yara!.

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 5 หลายเดือนก่อน

      @@IsmahanOmar-t9b soomaalidoo dhan dhibka iyo xanuunka qabiilka mawada hayo ee inta xanuunsan meel ay gaarayaan ba ma jirto inta caafimaadka qabtan way horumarayaan inshaa Allah

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 5 หลายเดือนก่อน

      @@IsmahanOmar-t9bma halka qofe commentiga qorey miyaad somali oo dhan uga qiyaas qaadaneysa?

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 5 หลายเดือนก่อน

      @@GoojeCade hhhh maad is xajun waydey hadaba ku bishaareyso hadalka darod waxba kaga qaadi maysid 😂

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 6 หลายเดือนก่อน +22

    Masha allah guud ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed hala dadaalo dhamaantiin qabyaalad iyo qoqobka umada Soomaaliyeed iska daaya walaalyaal

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 5 หลายเดือนก่อน +5

    Xamse waa wiil ay ka muuquto Akhlaq diin kuna darsaday qurux Rabbi siiyey oo ah nin dheer waana sababta lop.qaatay.Very good.Style weeye.Horay u soco Mr Hamza.

  • @kederabdi409
    @kederabdi409 5 หลายเดือนก่อน +7

    Hamze adeer guuleyso, waxaan ka mid noqday in Duuliye Hamze diyaarad oo duulinayo aan ka mid noqdo dadkii saarnaa, anigoo aad ugu farxay in duuliyihii AfSomali nagula hadlo.

  • @hassanabdirahman2171
    @hassanabdirahman2171 6 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah, aad baan uugu faraxsanahay kalsoonida @Duuliye Sare Xamse, ka muuqata iyo dadaalka uu muujiyey.... Allah hagu nabad galiyo shaqada aad hayso... Hambalyo .... Hambalyo ... Hambalyo Kun jeer in kabaddan

  • @Mahdi-b6b3b
    @Mahdi-b6b3b 5 หลายเดือนก่อน +3

    Shaqada walaal waad ku'dadaashey
    Shaqo wacan ilaaheey bari in uu ilaaheey dhib ku geeynin cilad xumo bari ilaaheey marwalba salaadahaaga soonkaaga iyo diintaadane ku'dadaal.
    Hal salaad oo aad tukato ayaa aduunka oo dhan ka'qiimo badan.
    Guuleeyso guuleeyso guuleeyso walaal.
    Ilaaheey haku'ilaaliyo walaal.

  • @hassanatteyeh3784
    @hassanatteyeh3784 6 หลายเดือนก่อน +12

    Maasha Allah. Allaha ku xifdiyo. Congratulations for your wonderful achievement.

  • @abdullahiabdi7700
    @abdullahiabdi7700 6 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah Eng Xamza waa wiil caqli badan allana ku xidhan Guulayo ina adeer horay u soco

  • @mrjamac
    @mrjamac 5 หลายเดือนก่อน +5

    nin horumar wacan sameyey ayaa tahay alle haku garab galo soomali badan oo duuliyaal ahna alle hana siiyo iyo wadankeena oo nabad ah insha alaah

  • @oamaer
    @oamaer 6 หลายเดือนก่อน +19

    We have many young Somali people who are capable of achieving great things. I hope to see more individuals like him, or even better, who do not waste their time with tribal politics and eating khat. I see that this young man has the gift of smiling, which is especially powerful during job interviews. Keep up the good work, young man

    • @abdallaHussein-sm5wk
      @abdallaHussein-sm5wk 5 หลายเดือนก่อน +1

      I wanna start my flight training soon so think about it how's that great aviation job and I've been living uae 🇦🇪 dubai thanks for you guidance and gave teenages appropriate advice 🙏 thanks alot

  • @saeemohamed2874
    @saeemohamed2874 6 หลายเดือนก่อน +13

    Duuliye Xamse geesi Soomaaliyeed Ilaahay hakku gaadhsiiyo gayyiga Soomaaliyeed oo mid ah oo hal calan leh oo hal ciidan leh oo Africa ugu xoogwayn aad madax katahay.

    • @friendly-zp6np
      @friendly-zp6np 6 หลายเดือนก่อน +2

      Kkkk
      Midnimo raadis iga dheh.
      In aad riyooto waxaa ka horraysa in aad seexato.
      Midnimada aad raadinaysaan waa tii aanu u sad qaxnay xirnimadayadii aanu Ingiriiska ja qaadanbay 26kii Juun 1960kii. Lkn maxay Soomaali naga yeeshay Jaaloow?

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 6 หลายเดือนก่อน

      Insha Allah

    • @mohamedhassan-xl7lf
      @mohamedhassan-xl7lf 6 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin way kasii qurux badnaan lahayd ku darso oo duuliyayaal badan oo somali ah ayaa aduunku ka faa,ideystey waxaana keeney dawlad la,aanta

  • @Omarmadobe
    @Omarmadobe 6 หลายเดือนก่อน +10

    dhagaxbuur waa somali galbeed mansha allah

  • @AbdifatahMohamed-r4f
    @AbdifatahMohamed-r4f 6 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha Allaah Alle Cilmiga aad baratay wllo ha kugu anfaco runtii waad noo faaiidaysey xog badan oo aanan hore u ogayn ayaad nala wadaagtay waxaad tahay runtii Qof Ku dayasho Mudan .
    Aqoontuna waa ka Muuqato iyo go'aan qadashada wanaagsan ee aad nolosha ku hagtay

  • @dawulqamar7846
    @dawulqamar7846 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah tabaraka allah wll.
    Aniga iyo hooyaday ayaa caawa waraysigaaga daawanay aad ayay nooga farxisay guushaadu labadayadaba, waxaan kuu rajaynayaa guulo badan oo kale iyo in aad dhalin yaro badan tusaale u noqotid.
    Alle ha ku xifdiyo.
    Mmtv na waan u mahad celinayaa, waxa aat tihiin tvga aan ugu daawashada badanahay, barnaamijyada tayada leh ee aad soo daysaan daraadeed.

  • @queenafrica8219
    @queenafrica8219 5 หลายเดือนก่อน +5

    May Almighty Allah Swt protect you and be with you 🙏 ❤️ even Kenya 🇰🇪 Somalis have Pilots ❤they were flying since 70s ❤❤❤God bless you guys 😢we're proud of you guys ❤

  • @monaahmed2291
    @monaahmed2291 3 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allaaah Walal Allaah haku garab galo Guulo fara badan gaadh waan kugu diirsanay anagana waxad noo noqotay tusaale cad Allaaah haku daayo huuno ❤

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 5 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah allah ha ku xafido waan jeclahay wiilasheena soomaaliyeed ee wax bartay hooyadiina inuu xashka geyn ayaan rajeynayaa hore u soco xamse allah ha ku xafido ❤ waraysigan bilow iyo dhamaad waan dhagaystay maasha allah hamse he's well speaker hore u soco waa wiil ku dayasho mudan xaafudullaah❤

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 6 หลายเดือนก่อน +8

    Hamse guulayso ina Adeer waa hormuudka dhalinyarada Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan deegaanka Soomaalida ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 5 หลายเดือนก่อน +3

    Mashallah Mashallah hooyadii buu ku fikiray xajka ku geeyo❤🎉 allaha ku xifdiyo🎉

  • @catikaarwa4144
    @catikaarwa4144 6 หลายเดือนก่อน +6

    Allaahu akbar wll hamza allaah ha ku xifdiyo adiyo intii kulamidaba ee markasta sidadaas rabigaa ugu xidhnaw insha allaah

  • @Abdulaahi_Boss
    @Abdulaahi_Boss 6 หลายเดือนก่อน +28

    My Dream is Aviation ilaahow iisahal 😢🤲

    • @halimaahmed2179
      @halimaahmed2179 6 หลายเดือนก่อน +3

      اللهم امين!

    • @mrjamac
      @mrjamac 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@halimaahmed2179 amiin amiin yaa rabbi

    • @suhaybxasan7725
      @suhaybxasan7725 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin wll
      Anigaba zxp waa sidoo kale ee zxp meel aan kaala soo xidhiidho ma heli karaa sida what's app si aynu isku caawino adoo mahadsan zxp🎉

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 6 หลายเดือนก่อน +6

    ASC, Maashaa ALLAAH, Wa TABBAARRAKALLAAH,
    ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha xafiddo AAMMIIN 🤲.

  • @hasnafarah7043
    @hasnafarah7043 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah waa sax siyaad bare Allah ha u Naxariisto
    Aamiin

  • @farahhussein4661
    @farahhussein4661 5 หลายเดือนก่อน

    maanshaa Allaah, illaahay ha xafido duuliyaha faa’isay waa nin soomali illaahay ha barakeeyo.

  • @noorawdoll3128
    @noorawdoll3128 6 หลายเดือนก่อน +3

    Maansha allah waa noo farxad inankaan soomaaliyeed xirfadiisa quruxda badan waxaan kaloo kufaraxsanahay inuu isku deegaan nahay ❤

  • @KALMAC_KHAN
    @KALMAC_KHAN 6 หลายเดือนก่อน +20

    1. Congratulations to Hamza Daher; he is a remarkably talented Pilot young man. The Somali community would greatly benefit from having more pilots, throughout the World, Africa and particularly in the Horn of Africa.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 6 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahay Somali Oodhan Howxafido Wiilkan Aamiin Waawaxlagufarxo . Waayo? Magaceenu Kulisitaa Xamse .Hore Usoco Walaal Aamiin

  • @AnabGuled-e7j
    @AnabGuled-e7j 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Hamse Dahir duuliye sare congratulations Your experience Allah hakuxafido waxan idiinrajayn in aan raaco diyaarad aad dulineyso insha Allah Addis Ababa to Chicago United States!!

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 5 หลายเดือนก่อน +1

    Alla wa og rer isaq horey u soco eddo .duuliye sare.somaliya kaaley
    Somaliya somaliearline baa la soo celinayaa .

  • @hfm9834
    @hfm9834 5 หลายเดือนก่อน +1

    Allahuma baarik Xamza Guuleeso wllo❤

  • @sahraJibril-es6ze
    @sahraJibril-es6ze 6 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah hambalyo ilahay haku rumeeyo inta kudhiman habo 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 5 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah wllkay waan kufarax sanahy in aan daawado wiil soomaliyed oo duuliye caalami ah

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 5 หลายเดือนก่อน +4

    Waa ka helaa ❤ safarada sahminta waddamada

  • @siaragali1439
    @siaragali1439 6 หลายเดือนก่อน +6

    Good luck sxb wax fiican baad samaysay anagana alle hanoo rumeeyo hamigayaga

  • @SahraDahir-v6j
    @SahraDahir-v6j 5 หลายเดือนก่อน +1

    Asalmucaleykum waad mahadsenid guuleysta walaal ❤

  • @wiilsansaylici8714
    @wiilsansaylici8714 6 หลายเดือนก่อน +4

    Now that is an excellent job . It shows with the right training and education people can become greater at what they do .

  • @esramohamed1241
    @esramohamed1241 4 หลายเดือนก่อน

    Alle hakuu rumeeyo big dreams Alle ha kugu simo inaad maamada riyadeeda u rumayso iyadna Insha Allah wllo shaqo ficn bad umada u haysaaye Alle ha kula grab galo mar waliba iyo meel waliba guulayso ban ku leeyey wllo adoo kalana Alle hanoo badiyo 🥰💯✨

  • @HodaETHIOPIA
    @HodaETHIOPIA 5 หลายเดือนก่อน

    Madasha allah mamo waxaan ka helay in aad quraanka waynaysay ❤❤❤❤

    • @HodaETHIOPIA
      @HodaETHIOPIA 5 หลายเดือนก่อน

      Shaqadadana kudatay adoo dadaalaya illahayna kuu fududeeyay 🎉

  • @mohamedatteye2260
    @mohamedatteye2260 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaaah illaahay ha barakeeyo walaalkaa soomaaliyeed ee sida fiican wax u bartay

  • @MohamedRiyo
    @MohamedRiyo 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah, Mahadsanid gudoomiye ilig. Noosoo badi videos ka noocanoo kale ee dhiiri galinaya dhalanyarta Soomaaliyeed ee hamiga sare leh.
    Illaahay soomaalida oo dhan meel kasta oo ay joogto ha ku horumariyo, dalkana ilaahay ha inoo dhiso.
    Amiin 🤝🏾🤲🤝🏾

  • @abdirahmanahmed7959
    @abdirahmanahmed7959 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah duuliye xamse Illaahay haku barakeeyo insha Allah waxan rajaynaya inaan sameeyo company sidaa oo kale ah ❤

  • @aishamohamed7891
    @aishamohamed7891 5 หลายเดือนก่อน +5

    Allow kuxafid
    Xajkana soon wadulondonta insha Allah xamze adkarta Badi weysa la an hadulin
    Cilad arkimeysid insha allah
    Wana kuduceyneyna

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mnzha allah alle ha barakeyo Wllken Duuliye Hamse

  • @FarahShire-h6n
    @FarahShire-h6n 5 หลายเดือนก่อน

    Asc dhamantin Masha Allah duliye Sare hanbalyo Waa abwanki qaranka somaliyey oo kuleh anigo kawakilq shacabka somaliya. Hanbalyo ❤❤❤❤❤ horay u soco

  • @popular7493
    @popular7493 5 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم احفظ الصومال أرضها وشعبها وامراءها

  • @zuhaipwayeel
    @zuhaipwayeel 6 หลายเดือนก่อน +5

    Mnsha allah run ahantiii hamse dahir waa hormud kii dhalin yarada DDS waxan rajaynayaaa in ay dhalin yarada DDS fursad baladhan ayay haystaane waxan leyahay halaga faidaysto saxibayal

  • @anabmohamed9808
    @anabmohamed9808 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah Allah ku xafido aamin yaa rabi 🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️❤️❤️❤️

  • @SulekhaCiwal
    @SulekhaCiwal 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allh wa guul uso hoyaty soomlida ilhy ha barkeyo wiilkaz dhalin yarta ah wax barty❤

  • @hasnafarah7043
    @hasnafarah7043 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah, Allah ha barakeeyo xamse pilot
    Hafidullah🤲🤲🤲

  • @Warabe.Warabe-dp6sg
    @Warabe.Warabe-dp6sg 5 หลายเดือนก่อน

    MASHA Allah
    Sitti
    diri dhaba somaligalbed 👍 ♥️ ❤️ 😍

  • @FowsiDhakhtar-b9j
    @FowsiDhakhtar-b9j 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah ilahay haku xifdiyo duliye sare hamse

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 6 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah MM Soomaali Tv❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcoabdi2781
    @nimcoabdi2781 6 หลายเดือนก่อน +6

    Maanshaa alaah eedo alaha kugu nabad yeelo wiligaa ruuxa soomaaliga ah uraarici garabka oo caawi

  • @-libanAbdi
    @-libanAbdi 5 หลายเดือนก่อน

    Mazha allah hamse waxd tahy nin lagu faano dadaal sameyay laguna daydo guuleyso wll labada darood ba 👏

  • @faisaabdi-j3f
    @faisaabdi-j3f 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allaah Tabaarikallaah duuliye sare hamse daahir Alif mabruuk🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AyaanAbdikariin-q6p
    @AyaanAbdikariin-q6p 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allh wallo Alle ha kuu rumeeyo Riyadaada ❤

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤MAASHA ALAAH ILAAHAY HA KU XAFIDO DUULIYE XAMSE

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 5 หลายเดือนก่อน

    1= Akhlaaq 2=go,aan qadasho, 3=diyaar-garow 4=cibaado 5=talo,sarasho rabbigeen ❤

  • @Deeqdeeqsiomarmohamed
    @Deeqdeeqsiomarmohamed 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah great job Walalkeeey Hamza. Waxaa magac usoo hoyday umada somaliyeed. Horumar wacan baan kuu rajeynaaa

  • @sarkamaoda
    @sarkamaoda 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah duliye xamze wuxuu ina tuse ethiopia in aaney ahyn cadowga somali da 'ah

  • @maryanali9871
    @maryanali9871 5 หลายเดือนก่อน

    Waaraan Yara waxaan aad u jeclaan jiray in aan duuliyo noqdo waa kugu hamplyeenayae guuleeyo Mansha allah

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 6 หลายเดือนก่อน +3

    Congratulations xamze Allah hakugu nabad gelyo hawada sare Waxaad tahay geesi Soomaaliyeed oo ku banaan umadda somaliyeed

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 4 หลายเดือนก่อน

    Manshallah good job wiil Somalia

  • @YussufAbdi-do8wu
    @YussufAbdi-do8wu 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allh, waraysigan wax badan ayuu ugu iftiimiyay walaalkeen dhalinyarada Soomaaliyeed

  • @Hanna44_Hoodo
    @Hanna44_Hoodo 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah ilaahay haw barakeyo aamiin
    Anigana faataxada ii mara in ilaahay pilot iga dhigo aamiin

  • @ObsaIbsa-kh6wg
    @ObsaIbsa-kh6wg 5 หลายเดือนก่อน +2

    Congratulations hamze wll I appreciate you.

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 5 หลายเดือนก่อน

    Mashalaah alle hainooxifdiyo inankaayar digtoonow wll oo ducooyinka akhriso si aad uga badbaado sharka manii aadamka jin iyo insiba❤❤❤❤❤❤❤❤❤ allaw noodhawr dhalinyaradeeda

  • @dubaddeeqdhegacarmo1760
    @dubaddeeqdhegacarmo1760 5 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah 💚 alle ha ku xiftiyo 🎉

  • @SeynabGahnug
    @SeynabGahnug 5 หลายเดือนก่อน

    Manshlh alaahu maa barik alaahu maa baarik alaahu maabaarik alaahu maa baalik 🎉🎉🎉

  • @zahrakosar748
    @zahrakosar748 5 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah Tabarakallah. Hammer, keep going

  • @AbdirisaaqSharifdahir-c1n
    @AbdirisaaqSharifdahir-c1n 2 หลายเดือนก่อน

    Mncha allah, inasha allah and Alx ✌️

  • @Ikraan-b8i
    @Ikraan-b8i 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah tabarakalaah alle haku xafido duuliye sare xamse ❤🎉

  • @AbdikafiHassan-p9k
    @AbdikafiHassan-p9k 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah guul guul guul iyo gobanimo

  • @NimaAbdi-q6c
    @NimaAbdi-q6c 5 หลายเดือนก่อน

    Great Man and great achievement May Almighty save u from any disaster during ur different flight ✈️..
    May Almighty accept ur dream of taking ur maman to hajj..i hope to be on that flight on that Day to witness this beautiful moment 🎉

  • @crahmanyasinwcys2079
    @crahmanyasinwcys2079 5 หลายเดือนก่อน

    Sheekadan aan la dhacay een ka helay waxa kamida qaybta uu leeyahay hooyadey macan ayaan ku gayn doona xaramka illahay (illaahay ha u rumeeyo )ee uu qofwalba rajeynayo mar uun inta kale waa sheeko aduun

  • @maxamedcabdiwahaab476
    @maxamedcabdiwahaab476 3 หลายเดือนก่อน

    Xamse walalkey horey u soco

  • @queenhajira9662
    @queenhajira9662 5 หลายเดือนก่อน

    M.a wllky hambalyo 🎉❤

  • @123ALLAHU
    @123ALLAHU 6 หลายเดือนก่อน +6

    Hamze Daahir
    Abaal malaha in badan ayaan garab istaagay wuu i iloobay ninka keliya qurba joog ah ee habeen iyo maalin dhiiri gelin jiary ayaan ahay wax kale ma sheegaya ee

    • @MohamedIsmail-vl7el
      @MohamedIsmail-vl7el 5 หลายเดือนก่อน

      Wllo abaalka aad cid u gasho Deyn lagama dhigo ee Rabi xagiisaad ka heliye u ducee uun wll

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 5 หลายเดือนก่อน

    Horay u soco duliye somaliyed

  • @I_Trade_Money
    @I_Trade_Money 5 หลายเดือนก่อน

    markii ugu horeysay aan daawo video start to end . as a Forex trader waxa an ka faaiday waa discipline ka , the way of preparation before start the flight and the check list you need to use aadan maskaxdaada ku aamin waxaba moodaa same way in an nahay duuliyadu iyo anaga as forex trader.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 6 หลายเดือนก่อน +5

    Imtixaanka Aakhiro Allaha Nagu baasiyo, kani waa imtixaan Aduun

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 5 หลายเดือนก่อน +1

      ❤AMIIN ❤

    • @GoojeCade
      @GoojeCade 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@inasayidabdule2251 hooyda xarood thy was ana ku was cagdheer uuraso

    • @farhiajama5556
      @farhiajama5556 4 หลายเดือนก่อน

      Ameen yaa Rabi

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waa mahadsanid MMTv❤❤❤

  • @wardayusuf3857
    @wardayusuf3857 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabaraka Raxmaan Hambalyo wllo kudayashaad mudantay

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 6 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahay hifdiyo Hamze masha allah

  • @user-gm7zk4cg5p
    @user-gm7zk4cg5p 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤duuliye xamse daahir hory usoco kabtin

  • @kawsarabdishakur5111
    @kawsarabdishakur5111 5 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah tabarakalah hormar wacan wllo ❤👏👏👏

  • @HasanShukrisahal
    @HasanShukrisahal 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ilahay haku barakeyo kolay war fiican baan ka fa hanay

  • @deeqonuur6697
    @deeqonuur6697 5 หลายเดือนก่อน

    Masha allah allow xafiid duule xamse

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS 5 หลายเดือนก่อน

    فخورون بك يا كابتن حمزة from muqdisho

  • @mohamedqahwoo6939
    @mohamedqahwoo6939 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ilaahey ha inoo xafido keep going bro

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 5 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha waxaan u sheegayaa marka aad waraysanaysid ha waydiin raga mushaharkooda iyo dumarka dadooda maxaa yeelay maah maah English ah ayaa oranaysa never ever asking man salary and women age❤thanks

  • @albaaniali7387
    @albaaniali7387 5 หลายเดือนก่อน

    From somaliland Waxaan kuleehay zxb guulayso
    Waxaad mudantahay in taalo aan kuusamayn doono markaan badalo jiilka caadifada kubaabiiyay somalida

  • @SaidHersi-r8k
    @SaidHersi-r8k 5 หลายเดือนก่อน

    Hamse ambasa ,enkondesalen gaashe,guulayso saaxiib reer Addis Ababa ayaan isku ahay ,
    Isaga iyo guuleed Abdi muuse oo maamulka Airport ka Bole ahaaba.
    Sayed from Burco Somaliland.

  • @cabdinaasirbootaan
    @cabdinaasirbootaan 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allaah.
    Guul ayaan kuu rajeynayaa sxb

  • @ahmedabdi281
    @ahmedabdi281 6 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshaa allh alaha kugu xafido hana kuubarakeeyo dadaalkaa wanaagsan eed kusoo tabacday
    Kuwii wax kusoobarayna aadbay umahadsanyihiin rutii
    Macalimiintaasi waa dad aan sida soomaalida qabyaalad iyo
    Xanuun lahayn oo saafiya sida caalamka

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 5 หลายเดือนก่อน

    Allah haku daayo mansha allah

  • @MohamedDahir-hw6kh
    @MohamedDahir-hw6kh 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Alle haku xafido wllka