Xusuus Reeb = Waraysi Muuse Biixi Qaybtii 1 aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

ความคิดเห็น • 588

  • @XamseMahamud
    @XamseMahamud ปีที่แล้ว +71

    Intii 2024 daawataye like iisaar

  • @abdurahmanhassan-ov1dk
    @abdurahmanhassan-ov1dk ปีที่แล้ว +25

    Clipkan waxan dawaday isaga oon madaxwayne aan noqonin inta ila dawanaysa 2024 ❤❤❤❤❤❤

  • @cabdiraxmaanidirismaxamed684
    @cabdiraxmaanidirismaxamed684 2 ปีที่แล้ว +85

    Intii daawatay 2023 like saar😁

  • @MariyaSiciid-j6f
    @MariyaSiciid-j6f 10 หลายเดือนก่อน +9

    2025ka inti dawanaysa wan iidin salamay🤚🤚

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 6 ปีที่แล้ว +152

    Illaaahay markiis Madaxweyne Muuse si shakhsi ah ayaan isaga taageeraa love and respect somailand Greetings From puntland

    • @faysalyuusufmahamuudabdi7760
      @faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 ปีที่แล้ว +2

      😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆

    • @ahmedahmedmnshaalh7959
      @ahmedahmedmnshaalh7959 4 ปีที่แล้ว

      98989

    • @abdirahmanbowyyare4978
      @abdirahmanbowyyare4978 4 ปีที่แล้ว

      Ey nosoo xamalay uma xumid

    • @Mina-yk6is
      @Mina-yk6is 4 ปีที่แล้ว

      666 senses from him

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmanbowyyare4978
      Ey in aatidhi baa ii cadaysyay in anad Somal Lander ahayn mataqaan sidaanu u qoro ey kuu sheegimaayo beenaalayahow xumi amaan sii inanka reer puntland ee kaa qalbiga fiican

  • @nalkakadiye7800
    @nalkakadiye7800 2 หลายเดือนก่อน +6

    Yadawanya madaxwayne bixi intu xilka kadagy❤ mujiahid

  • @rahimamohamed1603
    @rahimamohamed1603 ปีที่แล้ว +6

    Inta iga danbaysa dawatayn 21may 2023 like ta hayla dhaafina from soomalilan ❤

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 ปีที่แล้ว

      Wariyaha isheeg magiciisii ana 5 cisho uun kaa dambeeye😂😂😂

  • @SamdaIbrahim-zc5wk
    @SamdaIbrahim-zc5wk 6 หลายเดือนก่อน +6

    Inta 2024 daaweyneysa love isaar ❤

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว +9

    Kuwa CIYAALO MARAACI i haystoow waakaa MDXWEYNE MUSE 🦁🦁🦁🦁
    YAA DAAWANAYA 2022

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 11 หลายเดือนก่อน

      Ina biixi fulaygaha dhadiga isaaq

  • @hubsiimojslhubsiimojsl6975
    @hubsiimojslhubsiimojsl6975 หลายเดือนก่อน +2

    Xusuus reeb inta daawan doonta 2025 fallow me😊

  • @daadredmerseysidelfc2870
    @daadredmerseysidelfc2870 5 ปีที่แล้ว +14

    Madaxweyne adag waayo arag ah noolow waan ku faraxsanahay wali in somali muuse biixi oo kale ah
    Love ❤️ from somalia 🇸🇴 brotherhood

  • @zirmohamedmounir7446
    @zirmohamedmounir7446 4 ปีที่แล้ว +41

    2021 itii daawaty salaan sare

  • @kulmiye1
    @kulmiye1 2 ปีที่แล้ว +51

    2022 itii daawaty the life of a true solder 🙏🏾💯❤️❤️🙏🏾

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 11 หลายเดือนก่อน

      He is not true solder he is solder of stealing lands and he us dumbest man 1000 dhulbahante made to became oromo with his dogs Ina kahin and saleebaan yuhuud

    • @mozi3051
      @mozi3051 11 หลายเดือนก่อน +1

      But 2024, the life of somalinimo. Allah barakkeyo qof kasto oo somali adunka dan. Xasuusan Hargeisa. We love you

  • @shaficimuhumed3014
    @shaficimuhumed3014 7 ปีที่แล้ว +63

    musse richaal wlhi nio fadlan like ta igu qapta hadaad tihin somalilander

  • @bersiae.__8677
    @bersiae.__8677 2 ปีที่แล้ว +16

    Inta daawaneysa 2022 like ii saar❤😁

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 7 ปีที่แล้ว +27

    Nin sare Muj Muuse Biixi ...waa Nin Run sheeg ah...wllahi waa halyay ku faanaya miyiga ay maanta soomalidu ka wada faanan oo ay ka dhacaan😍❤💞💘💗👌👏👏👏👏👏

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 11 หลายเดือนก่อน

      Ina biixi Maha muj was fully aan dagalmiin

    • @mohamedabdikadir5710
      @mohamedabdikadir5710 2 หลายเดือนก่อน

      @@hassan-mp1pk yaad kuqaldaysa marka xaaryaw yay ahyen 4ti mujahid e hargeisa sogalay dhawici dhaga wayne kadibna yu aha hogamiyihi iyo taliyihi ciidanku xaar cadiya thy

  • @gulaidismail4584
    @gulaidismail4584 5 ปีที่แล้ว +32

    Guul iyo midnimo, Somaliland. Muuse Bihi hero💚❤️💚❤️

    • @edrisgabo915
      @edrisgabo915 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah.

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 11 หลายเดือนก่อน

      Ina biixi tuuga ahaa

  • @iamahmed4382
    @iamahmed4382 ปีที่แล้ว +4

    Inta 2024 daawaneysa farta taag 😂

  • @zaksaid7099
    @zaksaid7099 3 ปีที่แล้ว +19

    Kaara mardha waxaan waraabe dad kusamayn ayaan kusamaynay legend waan qoslay wlaahay 🤣

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 2 ปีที่แล้ว

      wlhi waa nin adayg 🤣🤣😂

  • @saadaqxadaari7513
    @saadaqxadaari7513 2 ปีที่แล้ว +2

    Bilawga 2023 ayaan daawanaya muqalkan
    Muuse biixi waxa uu iila muuqdaa run sheeg halgamaa ah inuu yahay.
    Reer waqooyi ma ahi ninkaan se fikir ahaan waan iska taageeraa.

  • @nimcaanmaxamuud-xx5lg
    @nimcaanmaxamuud-xx5lg ปีที่แล้ว +5

    2023 I intii dawatay farta taaag😂😂😂😂😂

  • @cumarqalinle1485
    @cumarqalinle1485 8 ปีที่แล้ว +45

    muuse biixi cimriga alla hakuubarakeeyo madaxwaynaha somaliland 💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 2 ปีที่แล้ว

      @@AnAmericanfirst100
      Walaalkii buu ahaa koosaar waxkale ood noo sheekto ma haysaa faqasheey

  • @sundusinaali3034
    @sundusinaali3034 4 ปีที่แล้ว +30

    7:51intaas baa iqan cisay somalidu si walbo oo ay isku dagaalan shisheeya hal bay u noqon 💓💪

    • @Maazim12
      @Maazim12 4 ปีที่แล้ว +2

      Soomaali waa soomaali walaalo. Ilaahay aqliga kaama qaado runbaad sheegtay

    • @softiegirl-ndanimelover3873
      @softiegirl-ndanimelover3873 2 ปีที่แล้ว +3

      wll sheekadu haday somalinimo noqoto anagaa idinka wadanisan☝️🤎🤌from hargeisa

  • @jajkamedia3716
    @jajkamedia3716 3 ปีที่แล้ว +8

    Ninkani waa somaali waana ragii usoo halgamay 1977

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 11 หลายเดือนก่อน

      Mui dagalmiin

  • @asdssa2714
    @asdssa2714 5 ปีที่แล้ว +7

    col/president muse bixi الله يحفظك❤❤❤❤❤

  • @ahmeddeeq507
    @ahmeddeeq507 8 ปีที่แล้ว +51

    Muuse biixi cabdi wuu diidan yhy kornayl iyo milatarino inuu soo maray nolow muuse biixi cabdi madaxwaynaha somaliland ee next siilanyo guul Iyo gobanimo isha allah

    • @mahdicabdi9676
      @mahdicabdi9676 8 ปีที่แล้ว +3

      ha qiiroon qiiro jaban hogamiye kooxeed cidna dooran mayso e

    • @realtruthofsomalia2224
      @realtruthofsomalia2224 7 ปีที่แล้ว

      Mahdi Cabdi wa nin wadani ah militerigu wuxuu uu bahan yahay wu ogyahay

    • @lastking9061
      @lastking9061 7 ปีที่แล้ว +1

      muuse biixi Cabdi waa uqalma madax waynaha somalilnd

    • @abdihariirwarsame6432
      @abdihariirwarsame6432 7 ปีที่แล้ว

      Ahmed deeq warya adig darood somalilan magaydi ee waxb hakasheegin

    • @isakmohamed5132
      @isakmohamed5132 6 ปีที่แล้ว

      Muxu KornayL Ku Neceb Yahau

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 6 ปีที่แล้ว +19

    Masha Allah
    Halgankii laguxoreyay somalilan guul iyo gobonimo cidankaa qarankaa somalilandets Habalyo

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 11 หลายเดือนก่อน

      Ina biixi fulay dhulkaa xadaa

  • @ahmed_mohamud
    @ahmed_mohamud 7 ปีที่แล้ว +27

    Geesinimadu wajigiisa iyo hadalkiisa ayaa laga akhrisan karaa.

  • @zakiabdi4960
    @zakiabdi4960 2 ปีที่แล้ว +9

    2023 Yaa dawanaya😅😅

  • @ahmeddeeq507
    @ahmeddeeq507 8 ปีที่แล้ว +24

    korlayl muuse biixi cabdi ahna Gudoomiyaha xisbiga kulmiye

  • @lawyoabdullah4831
    @lawyoabdullah4831 8 ปีที่แล้ว +27

    he is a living legend. ansd of course the future president of the great somaliland. any who doesn't like him should check his motives

    • @mrhassanali3297
      @mrhassanali3297 7 ปีที่แล้ว

      lawyo abdullah He is half Rahaweyne and hates rahaweyne why?

    • @asalhargeisa3668
      @asalhargeisa3668 7 ปีที่แล้ว +1

      Mr Hassan Ali Honoolato Inshallah how low you are such an idiot if you say muse is half rahanwayn not that anything is wrong with it but you think it's an insult you know muse is sacad muse and ciidagale so what your cheap point.

    • @isakmohamed5132
      @isakmohamed5132 6 ปีที่แล้ว +1

      Mr Hassan Ali Honoolato Inshallah
      Raxanwyn Gormu Noqday

  • @abdirahmaan9896
    @abdirahmaan9896 7 ปีที่แล้ว +3

    MUUSE BIIHI ABDI IS A NEXT PRECIDENT AHMED SIILAANYO
    MUUSE BIIXI WAA NIN DHIIGA USHUBAY DALKA
    IYO DADKABA ANAKUNA HADAAN NAHAY HABAR YOONIS WAA IN AAN KU SII CODKAYAGA
    😍😍😍😍😍MUUSE BIIXI CABDI ..........

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 ปีที่แล้ว

      Wayo arag manta waa madax waynhiihi badlay siilanyo hadad nooshahay

  • @ruqiyamaxamed1359
    @ruqiyamaxamed1359 6 ปีที่แล้ว +11

    Madaxweynaha somaliland mousse bixi cabdi cimrigaku aa raago amine

  • @amalrashid321
    @amalrashid321 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allaah mudane madaxweyne abaalkaaga Somaliland waykuu og tahay sharaf iyo cisi ku noolow

  • @lovelast2
    @lovelast2 8 ปีที่แล้ว +30

    Somaliland future president. We support you to help somaliland people & Country.

    • @lastking9061
      @lastking9061 7 ปีที่แล้ว +1

      Nasser A. allowdaa halyayga qaran

    • @sacadcabdi9808
      @sacadcabdi9808 6 ปีที่แล้ว +2

      Nasser ka waran maanta xaalada dalka ?
      Muuse waa madax weynaha dalkee ka waran xaaladiisa ?

    • @amalalia
      @amalalia 5 ปีที่แล้ว +2

      Nasser, 2019 August how do you feel about muse today?

    • @guledhamud1567
      @guledhamud1567 2 ปีที่แล้ว

      @@amalalia imiga aduu sideed dareemasa 2022😅

    • @khadarali9655
      @khadarali9655 11 หลายเดือนก่อน

      2024 see dareemee 😅😅😅 from Laascaanood alxamdulilaah waa jabinay daalimiintii

  • @upirashid
    @upirashid 4 ปีที่แล้ว +20

    Ninka uu leeyahay kiimaka maraykanka ayaan ugu tagnay ambassador ayuu ahaa waa adeerkay waa nin hawiye, hg sacad ah. walee musa bixi inuu yahay waaya arag waxbadan u soo joogay. ah

    • @MohamedMohamed-qk2bs
      @MohamedMohamed-qk2bs 3 ปีที่แล้ว +2

      Maxamud xaaji nuur ayuu dhahay waa safiirka waana sodogiis xaaskiisa abtigeed waa dhulbahante.

    • @xuseenmoh9529
      @xuseenmoh9529 3 ปีที่แล้ว +2

      Iamhabargidir.sacad

    • @iskopro1423
      @iskopro1423 2 ปีที่แล้ว +1

      @@xuseenmoh9529 maxaa habar gidir iyo balaayo meesha keenay snm iyo dagaalkii 77kii midna kumay jirine

    • @jacfarcali9691
      @jacfarcali9691 2 ปีที่แล้ว

      @@iskopro1423 dagaalki 1977 dawladi somalia ciidankedi oo idil baa ka qayb qaatay qabiil ka maqna majirin somali oo dhan baa ka qayb gashay.
      SNM iyadu jabhad qabil bay ahayd oo isaaq ugaara halka habargidr ay lahayd jabhadi USC, qabiil walbana jabhad ugaara ayu laha marka wax la isugu faano ma aha.

    • @iskopro1423
      @iskopro1423 2 ปีที่แล้ว +3

      @@jacfarcali9691 dagaalkii 77kii waxa ugu badnaa isaaq orod cid kasta soo weydii

  • @hamseclaahi7780
    @hamseclaahi7780 5 ปีที่แล้ว +20

    Masha Allah madaxweynaha slland mujaahid muuse biixi cabdi waa aqoonyahan so maray waayo aragnimo dheer Allah ha cimriga ha dheeraayo

  • @maxamed2932
    @maxamed2932 หลายเดือนก่อน +1

    Inti dawateyyy 2025

  • @lawyoabdullah4831
    @lawyoabdullah4831 8 ปีที่แล้ว +13

    he will rule somaliland for a long time. .for non somaliland s he is coming to get you.

  • @suldaankabeesha8650
    @suldaankabeesha8650 5 ปีที่แล้ว +9

    Mujaaahid dhagaweyne aya lidinka raba inad xasuus reeb ku waraysatan HCTV waa nool yahy dal shisheeyana kuma.noole

    • @suldaankabeesha8650
      @suldaankabeesha8650 4 ปีที่แล้ว

      Mujaahid dhagaweyne isna in lawaraysto kutalin lahaa anigu

  • @somalilandchannelsomalilan250
    @somalilandchannelsomalilan250 4 ปีที่แล้ว +4

    My president of somaliland mujaahid muuse biixi ahaa aoow daa

  • @fuaadahmed2653
    @fuaadahmed2653 4 ปีที่แล้ว +15

    Musse biixi we'll be always love you 💯💯🆒 guy ,Breeging freedom to Somailland 💌💌💚💚💖💜👣✌👏👏🔝💯💯.

  • @Sh_geyre
    @Sh_geyre 3 ปีที่แล้ว +7

    Muuse biixi Madaxweynaha kaliyee Jabhad asagoo ah Duqeyma geystay hadana madaxweyne Noqdey😂
    Legend

  • @mohamedxoogsade4731
    @mohamedxoogsade4731 5 ปีที่แล้ว +36

    greatest Warrior in History if All mankind God bless you❤

    • @osmani430
      @osmani430 3 ปีที่แล้ว +1

      Okl

    • @G36-u8l
      @G36-u8l 2 ปีที่แล้ว

      What?! 😂😂😂

    • @iskopro1423
      @iskopro1423 2 ปีที่แล้ว +1

      @@G36-u8l Garxajisow G36 muuse biixi waa wiilkiina ee ka xishooda idinka dhalay idinkaaba naga xiga anaga waayo abti baad u tahay

    • @abudarda00
      @abudarda00 2 ปีที่แล้ว

      Kkk waad waalatey

    • @mfaraxkhalif3655
      @mfaraxkhalif3655 ปีที่แล้ว

      ​@@osmani430😂😊

  • @edrisgabo915
    @edrisgabo915 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah guul iyo gobonimo Somaliland Republic

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 5 ปีที่แล้ว +8

    Maha Allah somaliland gull iyo gobanimoo lojojinmayo ciid kasta o kasohorjeda qadiyada iyo qarannimada qaranka somaliland xadudaha somaliland wa muqadiis wa lamatabtan somaliland waxay leyihiin hal cadowu wayo wa somalikushega konfured
    Wallohayo kinaya iyo itobiya iyo immarat carabta iyo intaa samaha jeceel wanuu sodhaweyneynaa hadanunahay shacabka rer somaliland ciidanka qaranka somaliland
    SNM 1988 wacdarihi dhacay gushii somaliland

  • @faysalcali2850
    @faysalcali2850 5 ปีที่แล้ว +19

    Waan jeclay in aan noqdo shaqsi difaaco wadankayga noqdo inshallah ciidanka qaranka jamuriyada somaliland meel sarana ka gaadho inshallaaah

  • @jamaalahmed8844
    @jamaalahmed8844 4 ปีที่แล้ว +5

    Mujahid Madaxmweyne Muse biixi Cabdi rabi caafimaad Haku deeqo

  • @guledyare7119
    @guledyare7119 6 ปีที่แล้ว +8

    Walalayaal Mujaahid dhagaweyne ayaa laydinka rabaa Bahda HCTV
    Taliyihii ciidankii 31 may hargaysa soo galaY Ibrahim abdilahi hussien dhagaweyne

  • @canbro-umfuaad3614
    @canbro-umfuaad3614 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ilaahey haku barakeyo madaxweyne aabalkaga janno haka dhigo

  • @haydar378
    @haydar378 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maanta markale ayuu isagoo madaxweyne Hargeisa ka duulay

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah hambalyo muuse biixi abdi hore uso co wadanka na wad alleh hakugu asturo aakhiro iyo Aduunba

  • @mmmnourhirs9010
    @mmmnourhirs9010 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah muuse biixi cabdi nolow intay nolol jirto aamin

  • @halakalabaxo4308
    @halakalabaxo4308 8 ปีที่แล้ว +15

    mouse biixi waa.madexweyanaha aayaha jamhuuriyadda.somaliland illaahow.igu sin waan Ku duceystaa

    • @sacadcabdi9808
      @sacadcabdi9808 6 ปีที่แล้ว

      Aamin allow kugu sin
      - ka waran xaaladda dalka ee sii xumaatey ?
      - dabcan tolow imika ma somaliweyn ayad noqotey dhawan shacabku xamarbey hiil bidayeene 🤣 joking ?

    • @rahmaliashoori3339
      @rahmaliashoori3339 5 ปีที่แล้ว

      WAA YAHAY PR0 IMIAKA MUSE BIXI ABDI

  • @ahamedsharqaawi9041
    @ahamedsharqaawi9041 7 ปีที่แล้ว +6

    Waayo aragnimo wuu soo Dhamaystaytay muuse biixi cabdi nolow ✌

  • @runepower909
    @runepower909 7 ปีที่แล้ว +5

    Allow noo daa mujahidka weyn ee Muuse Biixi.

  • @luulsheikh3801
    @luulsheikh3801 ปีที่แล้ว +1

    I love you muse bixi 💪🦁❤️❤️💥

  • @SalimSalim-su4pi
    @SalimSalim-su4pi 8 ปีที่แล้ว +15

    wllee waa mujaahid waana Madaxwaynaha MustaqbaKa Muuse biixi

    • @sacadcabdi9808
      @sacadcabdi9808 6 ปีที่แล้ว

      Maanta waa madax weynaha dalkee ka waran xaaladda dalka ??

  • @Qabooje
    @Qabooje 5 ปีที่แล้ว +11

    Anuu Muuse haddii aan ahaan lahaa ninkaa Guuto uu ku magacaabay waan raadin lahaa waana u abaal gudi lahaa waayo ninkaasi waa ninka badbaadiyey naftiisa

  • @sayidholac5382
    @sayidholac5382 5 ปีที่แล้ว +3

    muse biixi waa halyay tariikh leh
    alle mrksta guusha ha kusiiyo mbc

  • @Marwo.Khadrajamac
    @Marwo.Khadrajamac ปีที่แล้ว +1

    Muuse biixi amarka ale wan iska jeclhy wallhi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahdiqumane7336
    @mahdiqumane7336 8 ปีที่แล้ว +9

    somali waxa maamuli kara qof go'aan qaadasho leh

    • @iskopro1423
      @iskopro1423 2 ปีที่แล้ว +3

      Sida madaxweyne Muuse Biixi

  • @shukrimohamoud3942
    @shukrimohamoud3942 7 ปีที่แล้ว +5

    muuse waad uqalantaa inlagu door to abtigay alla cimriga iyo caafinaad kaba hakuu siyaadiyo muuse biixi cabdi xidiid guul abti madaxweynaha mustaq balka guuuuuuul guuuuuuu insha allaah

  • @omarabdulahi3661
    @omarabdulahi3661 4 ปีที่แล้ว +5

    Ilen raga somali wax bartay ayuu kujiraa

  • @ilbaxnimadasomalida6015
    @ilbaxnimadasomalida6015 8 ปีที่แล้ว +68

    anigoo wiil majerteen ayaa qiraya ninkan inuu yahay hero una qalma madaweynaha sland ciro weli iskama casilin safiirkii kacaanka iskaba dhaafe inuu soo dagalamo cidi mujaahid ah kulmiye ha ugasho cidii xamar uu jaajusta wadani ha gasho,

    • @oneworld3034
      @oneworld3034 7 ปีที่แล้ว +5

      ilbaxnimada somalida hadal majeerteena ma lihid fikir majeertena ma lihide maad iska tidhaahdid waa adeerkay muuse?

    • @hamseomerbatuun8391
      @hamseomerbatuun8391 7 ปีที่แล้ว +4

      noolow wax garad sxp ayaad thy

    • @rexamin
      @rexamin 7 ปีที่แล้ว +2

      ilbaxnimada somalida
      H

    • @Totalboyh
      @Totalboyh 7 ปีที่แล้ว +1

      klaay oy waka maxwayne ah

    • @bootyslayer6668
      @bootyslayer6668 7 ปีที่แล้ว

      istupid mj sidaa uma hadlo duliyohow hasheegan mj

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 5 ปีที่แล้ว +7

    Mujaahid madaxwayne guulayso

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 5 ปีที่แล้ว +5

    muuse biihi abdi madaxwaynaha somaliland my country shaqo fiican madaxwayne dalku wuu dhismayaaa dhinac kasta mancha Allah

  • @bashiirahmedmohamed.4111
    @bashiirahmedmohamed.4111 7 หลายเดือนก่อน

    Ratigii kabadiisa cunay muuse biixi taariikh foorarta ayaa kuu qoran saaxiib.06.2024

  • @munahassan8131
    @munahassan8131 7 ปีที่แล้ว +48

    waa geesiyadii duriyada cimri dheer iyo caafimaad adeero

    • @abdiqadirmahadale2590
      @abdiqadirmahadale2590 7 ปีที่แล้ว +2

      Anigoo ah nin Hawiiya ah waxaan jeclahay inladoortaa mujaahid muuse biixi cabdii

    • @Totalboyh
      @Totalboyh 7 ปีที่แล้ว +1

      mu hassan waai muuse abti unahay lakiin waxan 2 sanoo sugaahy wan helay wamaxwayne waalalkay ruuma dhabtisa ku dhiintay snm walee

    • @faysalyuusufmahamuudabdi7760
      @faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 ปีที่แล้ว

      😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😆😀😀😀😀😀😀😀

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 ปีที่แล้ว

      Ilahow hitler u naxariiso ayaad wadaaye😬😬

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 ปีที่แล้ว

      @@Totalboyh ma ogthy in snm dad muslimiin ah laysey?
      Adoo qabyalad iyo caadifad ku hadlayn🙏

  • @adamramsey4775
    @adamramsey4775 ปีที่แล้ว

    2024 Badii Somaliyeed Ayaad Gadatay 😢

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 4 หลายเดือนก่อน

    Inta Daawatay 2026 ❤.
    Big respect

  • @Totalboyh
    @Totalboyh 8 ปีที่แล้ว +12

    mahdi cabdi maanta waaxba mad qorteen haad dhiigleahay Muse isgoo Usa jooga ayuu adiga dartaa u baxay Camo qaranimada Ilaali

  • @fatumaabdi4957
    @fatumaabdi4957 ปีที่แล้ว +2

    2023ayan daw

  • @samatarmohamed9770
    @samatarmohamed9770 7 ปีที่แล้ว +4

    💜💙💛💚❤💕 ilaahodaa muse biixi

  • @ahmedcabdi1337
    @ahmedcabdi1337 7 ปีที่แล้ว +9

    Long live Muj. Madaxweyne

  • @dahirawale4237
    @dahirawale4237 4 ปีที่แล้ว +2

    Muse Toosane waa nin caqiibo leh oo geesi ah

  • @skyman_0198
    @skyman_0198 3 ปีที่แล้ว +1

    Muuse Biixi waa nin raga. Viva Somaliland

  • @basharaxadan3844
    @basharaxadan3844 7 ปีที่แล้ว +45

    Muj waxaan ka codsanaynaa haduu madaxweyne noqdo inuu ciidamo cirka ah no sameeyo

  • @shafiabdi8321
    @shafiabdi8321 8 ปีที่แล้ว +5

    qaybta 1aad sidaan u raadinayay wakhti bay iga cuntay,mahadsanidin

  • @saidnour2706
    @saidnour2706 8 ปีที่แล้ว +18

    Somaliland President next Silaanyo

  • @mastermind.252
    @mastermind.252 2 ปีที่แล้ว +1

    Still watching 2023

  • @safiaabdi611
    @safiaabdi611 7 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah he' was hero 👍

  • @JamaSuleman-wu5fr
    @JamaSuleman-wu5fr ปีที่แล้ว +2

    Waa😮😮😮 raggii muxammad siyaad wax barey eee kibrey balse ssc yaa kibir jebisey daalimka khawaarijka ah 😮😮😮

    • @zuum12
      @zuum12 ปีที่แล้ว

      hooyada ayuu soo wasi jiray qanis yahow ssc shegayso ilahayba laga yabay oyintoida laga naxay biyo lo kaban mayo

    • @mcnncm1318
      @mcnncm1318 10 หลายเดือนก่อน

      Afweyne suuli ku bakhtiyey agoontii kacaanka

  • @cabulaahiciisecabulaahicii8650
    @cabulaahiciisecabulaahicii8650 4 ปีที่แล้ว +4

    Miusa biix wA wiil taarikh haya nagama xoogbadneeeyn anaga sagaal jeeer ka xoogbadneeyn ilaahoow soomalida mideey alha jecliyaa arinkaa

    • @jeedalcas4899
      @jeedalcas4899 4 ปีที่แล้ว +1

      midnimadaas way dhamaatay

  • @gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323
    @gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323 3 ปีที่แล้ว +3

    dadaan xoriiyada haysan baan Afka ugagalay markasay ilaa maanta waxay leeyahin nagama tagii kartaan waayo anigu midnimo dhimatay

  • @raagedirir9171
    @raagedirir9171 4 ปีที่แล้ว +7

    muse you are heroes Somaliland

  • @guuguuali9124
    @guuguuali9124 7 ปีที่แล้ว +10

    Masha alah muse

  • @قناةالأخأبوشجاع
    @قناةالأخأبوشجاع หลายเดือนก่อน +1

    7:12

  • @mukhtarabdi5304
    @mukhtarabdi5304 8 ปีที่แล้ว +13

    waa xalqad aan inbadan raadin jiray maadaama ay hore youtueka ugu jiri jirtay xalqada 2aad oo kaliya waraysuga muj muse bixi.
    waad mahadsantihiin ducaale iyo bahda horn cabke tv.

    • @HAGETUBE
      @HAGETUBE 8 ปีที่แล้ว +1

      Mukhtar Abdi abti qaybta labaad waan waayee bal ii soo dir

    • @cshakuurbulshaawi7245
      @cshakuurbulshaawi7245 7 ปีที่แล้ว +1

      Mukhtar Abdi

    • @hassannour4981
      @hassannour4981 7 ปีที่แล้ว +1

      Mukhtaroow zxb bal Link-ga qeybta labaad ila wadaag , waan waayeyba . mahadsanid

    • @adamgabas5640
      @adamgabas5640 7 ปีที่แล้ว

      Qeybta labaad meeday mukhtar abdi

    • @dhawrsancaqil9746
      @dhawrsancaqil9746 7 ปีที่แล้ว +1

      Mukhtar Abdi plz wll no sheeg qaybta labad wanba wayay ee

  • @HASSANMAHDI-dk4td
    @HASSANMAHDI-dk4td 11 หลายเดือนก่อน

    May god bless you president Musa your life story is like a movie.

  • @mohamedmowled7653
    @mohamedmowled7653 5 ปีที่แล้ว +6

    president muse biixi cabdi

  • @osmanb8446
    @osmanb8446 3 ปีที่แล้ว

    Ninkii Gen. Doolaal ee sida fiican ugu hagoogtay ee la baxsaday mar keliya masoo hadal qaadin, Muuse abaalkiisu waa yar yahay.

    • @Hanibadmaax
      @Hanibadmaax ปีที่แล้ว

      muuse iyo doolaal waa rag wali saaxiib ah oo kulma xiita

  • @abdirahmaanfuaad7819
    @abdirahmaanfuaad7819 4 ปีที่แล้ว +8

    Muuse biixi ❤❤

  • @engabdirahmanbillegurigube8656
    @engabdirahmanbillegurigube8656 6 ปีที่แล้ว +3

    Muuse bixi cabdi taariikh dhaxal gal ah ayuu ka sheekeyey.

  • @wow9317
    @wow9317 3 ปีที่แล้ว

    Xusuus reebka kala goynta Umada Walaalaha 5ta Soomaaliyeed .
    Rag badan baa u tafa xaytay kala goynta umada walaalaha 5ta Soomaaliyeed ahe,
    Illaahow naga bad baadi sharkooda ,
    Walaalo coloobe caanana wadaage,
    Ayaan ahaan jirnay,
    Oo umada waa lays heshiisiin jiraye,
    Shaydaamo cadaab u carar ah een walaashaneyno ayaa naga dhex kacay Subxaanallaah.

    • @amosnaftali2495
      @amosnaftali2495 8 หลายเดือนก่อน

      looma baahna Somali dadka waxaa ka hadla waa dadka bad lahayn

  • @mohammedjockar7977
    @mohammedjockar7977 8 หลายเดือนก่อน +2

    Maanta 2024 may 18 sanad guuradii 33 aad ee somaliland jirtey manta Ayaan daawaday vediougan 😮
    Dagaalkii somaliland iyo ssc khaatumo oo socda Wali iyo Isla muuse oo lix bilood ka bacdi sharaxan doorashada masaxtooyada sanadka 2024 😮

  • @ahmedhurre6637
    @ahmedhurre6637 ปีที่แล้ว

    Qamariye waa nin ciise muuse ah oo xasan maxamed ah

  • @puregenius3493
    @puregenius3493 4 ปีที่แล้ว +1

    Halgama Muse Bixi Cabdi.
    Wariyaha waxan kasugana Waraysi Maxamed Cilmi Galaan.

  • @asalcabdalesaciid531
    @asalcabdalesaciid531 8 ปีที่แล้ว +10

    mujaahid m.biixi abaalkaad noo gashay ma celin karo geesi geesi dhalay cabdal siciid dhalada nooloow

  • @asaidmalin8851
    @asaidmalin8851 ปีที่แล้ว

    Ma haboona in la waraysto muuse biixi taariqna ma laha somaali way guulaysan laakin taariq xun ayuu ka tagay tii ilahayna waysugi oo cid ka cafinaysa ma laha ilaahoo u naxariisto mooyee mujtamac nolol fiican ku nool ayuu qabail ku burburiyay markaasuu rabaa in uu dad ku qasbo waxa la Ina yiraah somalilan taas ha uga sheekeyo isaaq

    • @naciimaabdikariem9603
      @naciimaabdikariem9603 2 หลายเดือนก่อน

      Ohinta mesha kala tag tarikh laga warysto yeelo ma ada mudan ina lagu warytso marka madax wayne la tartamyso maxa thy😂😂

    • @ahmedfarah8316
      @ahmedfarah8316 2 หลายเดือนก่อน

      Xaarka haysku daadin nio duco iyo habaar midna uma baahna muuse