Inaad YouTuber noqotaad rabtaa, huh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Hadii doonayso inaad TH-camr noqoto:
    Muqaalka Hosow pro:- • IMISA LACAG AH AYUU YO...
    Stay connected with Kafikir:
    Instagram - / kafikir_
    Facebook - / kafikiryoutube
    Music:
    Documentary Cinematic (Inspiring Emotional Ambient Background)
    • Documentary Cinematic ...
    Hevi x no one’s perfect - And Then I Woke Up
    • Hevi x no one’s perfec...
    wünsche - sunday vibes
    / sundayvibes
    #Kafikir

ความคิดเห็น • 42

  • @caydaro1664
    @caydaro1664 2 หลายเดือนก่อน +8

    Tabintaada iyo nooca mawduuc ee aad xulataaba waan la dhacsanahay, anoo maalin raadinaya mawaadiic ka hadlaya falsafadda ayaan ku helay, ilaa maalintaana channel kaagu waxa uu iiga horeeyaa channelo boqolaal kun ku xidhan yihiin. Mahadsanid.

    • @kafikir
      @kafikir  2 หลายเดือนก่อน +2

      Mahadsanid mudane.

  • @Shaydanwase
    @Shaydanwase หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi waxas anay i haystaa hadda, youtube muqal soo gali ban is dhahaa, dhibaatoyinka ad sheegtay dhamantod ba i qabata wax motivation ah uu iga tagaa, youtube kaliya mahee xitaa noloshayda caadiga ah inan social media dawado mahee wax kle awood uma hayo

  • @Omarroshid
    @Omarroshid 2 หลายเดือนก่อน +6

    Nicely done brother, Caajiska wuu Iska jiraa marwalba guud ahaan Content Creation ka balse marnaba haka niyada jabin hadafkaaga iyo hamiga aad leedahy.
    Waxaa ii muuqata inaad meeldheer gaari karto hadii aad joogtayso muuqaalada waxtarka leh.
    Nasiino qaado but Never give up Guuleyso walaal.

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad ustaad wallaahi kulamidaan ahayee😢❤🎉😮

  • @Joker54353
    @Joker54353 หลายเดือนก่อน +1

    Hardwork beats talent.

  • @daaniyah-n1g
    @daaniyah-n1g หลายเดือนก่อน

    saaxiib meel aan kaala soo xidhiidho isheeg

  • @Abumotion1
    @Abumotion1 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waanadaa waa mid sax ah pro

  • @abdinorhassan7577
    @abdinorhassan7577 2 หลายเดือนก่อน +2

    saaxiib haka najad jabin xirfadaada, waa kugu dhiiragalinayaa in aad inoo soo gudbisid waxa aad xirfadda aad u leedahay.
    qadar maalmo kadibna waa arkeysaa dadaalkaada sxb.
    dhanka tabin muuqaalkaan wa god. in kaloo badan waa kaga fadhinnaa bro.

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo หลายเดือนก่อน

    Keep going zhp

  • @qaalid2020
    @qaalid2020 2 หลายเดือนก่อน +2

    thanks sxp, talo ayan ku sinaya ciwan tiktok furo muqalda haf xaga so gali profilkna youtube saro si dad bdn tiktok kaga so racan👍

  • @maxamedciise7852
    @maxamedciise7852 หลายเดือนก่อน

    Runtii waxaa iiga kaa muuqda horumar waxan rajeyn in aad noqon doonto qof wax ku ool ah marka sxp waxaan ku oron keep up

  • @successhacks1
    @successhacks1 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going friend
    lkn muuqalka size ka TH-cam ka TH-cam Ku size u qaas ah ayuu leeyahay,

  • @Ahmed23j-q
    @Ahmed23j-q 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going

  • @Azmarvlogrman
    @Azmarvlogrman 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb Never Given Up wlhy tabtad tahy sxb ana ah lakiin ani waxan jeclaa inan youtober dalxiisle ah noqdo balse waxa manta iga dhiman waa hal mobil waxana rajaynayaa inan helo kaas❤

  • @kinghamaaz1352
    @kinghamaaz1352 2 หลายเดือนก่อน

    Talie legend tahy keep going

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 หลายเดือนก่อน

    Thanks zhp aad bad umahadsnty qaabka fiicne wx noso gaadhsiisay
    Plz hdan codsi yar kaa codsado wx
    Isheegta muuqalkan qaybtiisa danbe
    Music background aad isticmaalyso magacsiia ama uguyaran
    Meshan kahelyo

  • @Caymar2
    @Caymar2 2 หลายเดือนก่อน

    Saxiib maheshay menotize mise wali waaa wadaa aniga wxyar iidhiman insha alh guul inoo rajeeb

  • @cabdikeed2111
    @cabdikeed2111 หลายเดือนก่อน

    Keep going zxb i.n markaan caan noqono ayaan kulmi doonaa i.n

  • @Idildhamays
    @Idildhamays 2 หลายเดือนก่อน

    Wa runta fikirka ayaa ugu adag inaad muuqalka samayso .. waad i dhiiri galisay❤ wan kuso booqday

  • @caaqilka4379
    @caaqilka4379 หลายเดือนก่อน

    WAXA KALIYA OON SHEEGI KADHO WAA INAAD ADIGU TAHAY TALENTED AALADAN GUUL KA GAADHI KADHA EE HOREY U SOCO

  • @khalduun2602
    @khalduun2602 2 หลายเดือนก่อน

    Shukran wlal ❤ waa muuqaal degan oo cilmiyaysan

  • @Maami__Pro
    @Maami__Pro 2 หลายเดือนก่อน

    Horey usoco lipH

  • @yasinsalad8916
    @yasinsalad8916 หลายเดือนก่อน

    Mawduucyada aad ka hadasho wan jeclahay wlhi bro

  • @MythTrek
    @MythTrek 2 หลายเดือนก่อน

    KEEP GOING BRO

  • @salahnur6517
    @salahnur6517 หลายเดือนก่อน

    Saaxib reply iisoo gal micro 🎤 caynkee ah aa isticmaasha mise totally maba isticmaashaa

  • @khaderabdi575
    @khaderabdi575 หลายเดือนก่อน

    Zxp Hal su aan iiga jawaab muqal ado kaso samaynaya ama reply ba You tubero badan ayan waydiiyay su aashu waxay tahay
    Hadii ado you tube furtay hadana aadan buxinin shuruuda 4000k whachs hal sano youtube kagu kakac miyuu noqonaya wll inad iso jawabto ayan rajaynaya

  • @MaxamedXasan-w3u
    @MaxamedXasan-w3u 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks pr0

  • @SavageGang-rc8kl
    @SavageGang-rc8kl 2 หลายเดือนก่อน

    Jecliyaa muuqaaladada inbadan sababtuna wa inan feeylasuuf ahay

  • @Idhaqso
    @Idhaqso 2 หลายเดือนก่อน +1

    Balqiyaas sisyphus oo faraxsan.

  • @filkaabmedia0
    @filkaabmedia0 2 หลายเดือนก่อน

    mid aan u baahnaa thank sxp

  • @cilmi833
    @cilmi833 2 หลายเดือนก่อน

    Masuul kahor dhamadka
    Muuqalka iga qabo like ta

  • @salahnur6517
    @salahnur6517 หลายเดือนก่อน

    Aniga raba inaan youtuber noqdo laaakin labtop waan haystaa ee waxan haysan mic saaxib ee adigu mic miyaa haysataa mise waad soo duubtaa uun bal intaas iisoo sheeg oo reply isoo gal anaga garabkaaga ah ee saaxib bal iisheeg sida aad codka u duubto

    • @mohamedjama9551
      @mohamedjama9551 หลายเดือนก่อน

      Mobile kaaga baad ku duuban kartaa tlie kaliya baro sida loo edit gareeyo codka apps baala isticmaalaa❤

  • @moha_khadar
    @moha_khadar 2 หลายเดือนก่อน

    *m.a nin dhiiran*

  • @AxmedCade-r9u
    @AxmedCade-r9u 2 หลายเดือนก่อน

    zxp mali ksra so gali plse😢

  • @ukmanofficial8054
    @ukmanofficial8054 2 หลายเดือนก่อน +3

    Bariiska sida loo kariyo nosoo gali aan kaa baranee kpe🙋‍♂️

    • @zaki.zk-
      @zaki.zk- 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂

    • @NajiipMohamed
      @NajiipMohamed 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv หลายเดือนก่อน +1

    Sxb Codkar ayaad tahay Si fiican ooga Faa'ide dhalinyarta .

  • @Ahmed_Abdiaziz110
    @Ahmed_Abdiaziz110 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 2 หลายเดือนก่อน

      Maxaa kuqoslee magaca iyo sawir qofkale waba wadataayee