Wajiga U Qarsoonaa ANDREW TATE & Muslimiin Badan Oo Ka Xanaaqay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 273

  • @mustafesiciidismaaciil357
    @mustafesiciidismaaciil357 2 หลายเดือนก่อน +100

    Allahayaw diinta xaqa ahe
    Islamka nagu dil mumin Nimona noo dheertahay🤲💚

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 2 หลายเดือนก่อน +1

      Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi

    • @AbbasMohamed_2003
      @AbbasMohamed_2003 2 หลายเดือนก่อน

      Amiin

    • @aqoonyahanclfataax
      @aqoonyahanclfataax 2 หลายเดือนก่อน

      Aamii ❤😊

    • @Wornem45
      @Wornem45 2 หลายเดือนก่อน

      For our sins we deserve eternity in hell, but God loves us so much he came as Jesus to pay the price of our sins through living a perfect life for us, his death and his resurrection so we can be forgiven and receive eternal life if we follow and obey him in faith FOR LIFE , Jesus loves u and desires to have a personal relationship with you of love, peace, redemption and obedience ✝️
      May Jesus bless you , repent of your sins and turn to Christ before it's too late 🙏🏿🙏🏿

    • @AmadkaBinnur-i5c
      @AmadkaBinnur-i5c หลายเดือนก่อน

      ​@@Wornem45 why did your God died for your Sins while he can forgive you

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade 2 หลายเดือนก่อน +13

    Aaway dadkii jeclaa Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

    • @YoonisMohamud-t1k
      @YoonisMohamud-t1k 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @Wornem45
      @Wornem45 หลายเดือนก่อน

      @@Sharma_cade for our sins we deserve hell, but God sent Jesus to die for our sins so we could have redemption and eternal life if we repent and obey him in faith ✝️❤️❤️❤️

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 2 หลายเดือนก่อน +70

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @Iamhappy-v9b
      @Iamhappy-v9b 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waad ku mahadsabtahay hadaad kheyr uga jeedo, kuma mahadsanid hadaad like iisaara uga jeedo.
      Mahadsanid

    • @MaxamedQaliif-vh1ph
      @MaxamedQaliif-vh1ph 2 หลายเดือนก่อน +1

      صلي الله عليه و سلم

    • @sharawibashir4297
      @sharawibashir4297 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 2 หลายเดือนก่อน

      Csw csw csw csw csw

    • @ayoubfarahallaleh286
      @ayoubfarahallaleh286 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw ❤️

  • @HassanMohamud-w3h
    @HassanMohamud-w3h 2 หลายเดือนก่อน +26

    Andrew Tate waxaa ka muuqata amaba ka tan badiyay xanaaqa uu u qabo Ingiriiska, inuu kooxda midigta fog taageero wax lala yaabo maaha, balse waxaa ugu daran inuu markii horeba uu xanaaq iyo ku xumeyn Ingiriiska iyo Mareykanka uu kusoo galay diinta Islaamka. Allah haku hannuuniyo diinta, hadduu munaafaq ahaana Allah dhaqsi ha uga qabto.

    • @zakariamohamed3418
      @zakariamohamed3418 2 หลายเดือนก่อน +2

      Awalbo diinta ma soo gelin ee siyaasada barta, Dad badan ayaa dhexdeena lagu soo dhax tuurey si laguu ogaado sirtaada ee dadkaan Diin run kama aha mar walbo foojignoiw

    • @mymmym8283
      @mymmym8283 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@zakariamohamed3418
      Sirteenu waa maxay?
      waxaynu nahnay dad muslim ah oo xaqa ilaahay aaminsan iyo kitaabka quraanka iyo sunada Nebigeena (scw), kitaabka quraanku waxba muu qarin.
      ninkii ilaahay ku hanuuninayo ayaa hanuuna lkn sir inoo gooni ah garanmayo.

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 2 หลายเดือนก่อน +35

    Allow muslimiinta ugargaar meelwalba ay joogaan 🤲🤲❤️❤️

    • @Wornem45
      @Wornem45 2 หลายเดือนก่อน

      For our sins we deserve eternity in hell, but God loves us so much he came as Jesus to pay the price of our sins through living a perfect life for us, his death and his resurrection so we can be forgiven and receive eternal life if we follow and obey him in faith FOR LIFE , Jesus loves u and desires to have a personal relationship with you of love, peace, redemption and obedience ✝️
      May Jesus bless you , repent of your sins and turn to Christ before it's too late 🙏🏿🙏🏿

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 2 หลายเดือนก่อน +20

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱

    • @ayoubfarahallaleh286
      @ayoubfarahallaleh286 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw ❤️

    • @Wornem45
      @Wornem45 2 หลายเดือนก่อน

      For our sins we deserve eternity in hell, but God loves us so much he came as Jesus to pay the price of our sins through living a perfect life for us, his death and his resurrection so we can be forgiven and receive eternal life if we follow and obey him in faith FOR LIFE , Jesus loves u and desires to have a personal relationship with you of love, peace, redemption and obedience ✝️
      May Jesus bless you , repent of your sins and turn to Christ before it's too late 🙏🏿🙏🏿

    • @ayoubfarahallaleh286
      @ayoubfarahallaleh286 2 หลายเดือนก่อน

      @@abo.ase.1071 scw scw scw ❤️

  • @AhmedabdisalaamMuuse
    @AhmedabdisalaamMuuse 2 หลายเดือนก่อน +23

    Qofkii ugu horeeyay ee ku leegareeya kuna dawaada ❤😂

    • @Wornem45
      @Wornem45 2 หลายเดือนก่อน

      For our sins we deserve eternity in hell, but God loves us so much he came as Jesus to pay the price of our sins through living a perfect life for us, his death and his resurrection so we can be forgiven and receive eternal life if we follow and obey him in faith FOR LIFE , Jesus loves u and desires to have a personal relationship with you of love, peace, redemption and obedience ✝️
      May Jesus bless you , repent of your sins and turn to Christ before it's too late 🙏🏿🙏🏿

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ilaahow rabiyow islaamka meel walbo uu joogo u gargaar🥺🥺🥺🥺

  • @Souhaib-k5k
    @Souhaib-k5k 2 หลายเดือนก่อน +27

    المسلمون أقوى من كل شيء

    • @Aliikow2
      @Aliikow2 2 หลายเดือนก่อน

      المسلمون أجهل الجهلاء وأضعف😂

  • @BureeqobashiirafaxarBureeqobAs
    @BureeqobashiirafaxarBureeqobAs 2 หลายเดือนก่อน +9

    Keep going pro

  • @shukriahmed9620
    @shukriahmed9620 2 หลายเดือนก่อน +9

    Alla saa usugo lee video yadada jah ❤❤❤❤❤ i love you bro❤❤❤

  • @munahassan880
    @munahassan880 2 หลายเดือนก่อน +14

    Munaafiqnimaa uqarsaneed illaahay ayaa soo muujiyay cadaawada uu muslimiinta uqabay

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws 2 หลายเดือนก่อน +1

      Qalbigiisa maogid munooy ee ninka waa muslin ee kaleexo. Commentiganna tir tir. Aakhiro yaanalaguuguqabsan. Assalaamu calaykum

    • @wiilwaalgaming
      @wiilwaalgaming 2 หลายเดือนก่อน

      Hadladiisa ka soo horjeedso lkn munaafiq adhihin qalbigiisa ilhay kaliyaa og😊

    • @xamsemohamed3977
      @xamsemohamed3977 2 หลายเดือนก่อน

      Wll wa runta ninkni wuxu kamid yahy dadka bulshada muslinka lagu dhexberyo e arigtiyoyinka khaldan ku dhax fafinya bulshada muslnka o in lagu bararuga mudanthy .

    • @juleybiibmidganyare6057
      @juleybiibmidganyare6057 2 หลายเดือนก่อน

      Walaalo ANIGA AYAA AAMIN SAN in wadankeeena oromo iyo itoobiyaaan muslim ah sooo dagin o ay qabsan LKN marka ma GAAL baan ahay ? Teeeda kale waxa dadkaaan gubaaayo way iska cadahay marka diiiin meeel la iska dhigo WA NIN WADANKIIISI DAD KALE LA WAREEGEEEN qofkasta oo gaal iyo muslimba ah WAX BUUU DAREEEMAYAA MASEEER AH IYO QIIIIRO 😂 lkn waxa mamnuuuuc ah in dadka la laaaayo ama la dilo si aaan sharciga waa faqsaneeeen TAAASU WA BINI AADAM KABAX

    • @sheiamiam440
      @sheiamiam440 2 หลายเดือนก่อน

      Don’t support him and don’t follow him. This guy is clearly not Muslim. He clearly stated this threw his videos and fidna to the Muslim youngsters and those who are ignorant.

  • @SafiyoAbduqaadir-g4s
    @SafiyoAbduqaadir-g4s 2 หลายเดือนก่อน +8

    Qofkii ugu horeeyay😩🔥❤

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 2 หลายเดือนก่อน +8

    Hosow bro..Dhinaca diinta wixii calooshiisa ku jira isaga ayey u talaa,lkn lama xidhiidhin karno,fikradihiisa..

  • @inagaraadxaange5191
    @inagaraadxaange5191 2 หลายเดือนก่อน +4

    7:28 Falastiiin illahay ha ugargaaaro 🙏😭

  • @Ismailhukun
    @Ismailhukun 2 หลายเดือนก่อน +15

    Ninka liye aan youtube ka taageero hosow pro😂

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 2 หลายเดือนก่อน +2

    Islam will win I.a.

  • @AbsameAdam
    @AbsameAdam 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wallal waad mahadsan tahay waxaad tahay qofka kaliya ee waxa dunida kadhaca noo soo gud biya anaguna like ayaan kugu sharfaynaa❤❤🎉

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAHU AKBAR☝️🥺💯❤️

  • @ءامينة___شريف
    @ءامينة___شريف 2 หลายเดือนก่อน +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته هوسو

    • @Wornem45
      @Wornem45 2 หลายเดือนก่อน +1

      For our sins we deserve eternity in hell, but God loves us so much he came as Jesus to pay the price of our sins through living a perfect life for us, his death and his resurrection so we can be forgiven and receive eternal life if we follow and obey him in faith FOR LIFE , Jesus loves u and desires to have a personal relationship with you of love, peace, redemption and obedience ✝️
      May Jesus bless you , repent of your sins and turn to Christ before it's too late 🙏🏿🙏🏿😊😊

  • @baabamaama2533
    @baabamaama2533 2 หลายเดือนก่อน +7

    Walal cisman apka swechcon ayanraba inaadlacagiigasarto
    Fadlan isojabab

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 2 หลายเดือนก่อน +1

    Legend brother 🎉❤

  • @asmaomar8969
    @asmaomar8969 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allaw ha nagu nabad galiyo meeshan imka way soo yaryaraanyane

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 2 หลายเดือนก่อน +4

    Guuleyso zxb alle haso hadeeyo asna

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 2 หลายเดือนก่อน +5

    Wcs 🤝 hosow prow

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 หลายเดือนก่อน +1

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺

  • @CaishoKiin
    @CaishoKiin 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ana uhoreyo😊😊

  • @clcasiismawliid5104
    @clcasiismawliid5104 2 หลายเดือนก่อน +2

    Niyow hosow waxaa ku jeclahay
    Muqaal taya leh
    Kooban
    Codka safeex ah
    Micna badana ku fadhiyo
    M.a❤❤❤❤

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 2 หลายเดือนก่อน

    Wcsww wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤❤❤

  • @Youngbrother-g4u
    @Youngbrother-g4u 2 หลายเดือนก่อน +4

    First person ✌️✌️

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 2 หลายเดือนก่อน +4

    Alle xaqa ha ku sugo.

  • @DDM.27
    @DDM.27 2 หลายเดือนก่อน +7

    waa xaaladda 2024

  • @mustafmohamedfarasle1665
    @mustafmohamedfarasle1665 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wuu saxsan yahy Ninkan islamka ma dhibateenin Lkn dalkisa Ayu difacanaya
    Dalkiina imada Oo dhista ceeb ma ahn qof walba wadnakiisa haku laabto
    Qof walba wadankisa ha dhisto

    • @CaliAxmed-v5i
      @CaliAxmed-v5i 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa kugu raacsanahay legend waa sida maanta ay soomaalidu u necebyihiin oromada sababtoo ah waxay og yihiin dhibta ay keeni karaan asaguna waa sida uu aaminsan yahay waa uu saxan yahay nin walba dalkiisa ha dhisto oo ha ku e kaado

    • @MindYourPerspective-1
      @MindYourPerspective-1 2 หลายเดือนก่อน

      Britain hadii ay fara galinta ka dayn lahayd waddamadaan qaxootigu ka imaanayo cidna ma soo raadsateen. Britain ayagaa aduunka guumaystay oo intay macdanta iyo dhaqaalaha dalalkaas soo xadeen dadkoodana soo adoonsatay so ay u isticmaalaan. Xoogoodii iyo xoolohoodii Bay qabaan. Tusaale ahaan anu waxaan ka soo jeeda Ogadeeniya, Britain ayaa waddankeyga Ethiopia siisay, waligay ma arag meel nabad ah, marka xaq baan u leeyahay inaad UK si nabad ah ugu noolaado. Haday rabaan inaan noqdo waa inay dalkeyga ii soo celiyaan iina dhisaan intuu dib u dhac ku yimid. Hadii kale hada xaq uma leh inay dadka cunsuriyeeeyaan. Midda kale ayagaa qaxootiga soo daldalanaaya maxaa yeelay waxay u baahanyihiin shaqaalo shaqooyinka hoose u qabta.

    • @HiboQooryare
      @HiboQooryare 2 หลายเดือนก่อน

      Gaalada ayada na burburisay wixii wadan aano lahyn oo islaam ah marka waa wax ay ayaga gacantooda kusameysteyn hadii ay faraha Nagala Baxaan waan yar ka kala yaraan laheen qaxitaanka aan u qaxeyno wadamadooda waa wax Ay ayaga na badeen waxaaz ma jireyn hadaysan na burburiyeen oramka baahi umaheyso wadankeena oo maanta dagaalo wadankiisa ka masocdo wadankeena amni ay soo doontaan mayaalo oo ayaga Naga fiican hady amni tagtoh caafimaad uga ma fiicin waxbarasho daa marka waxa ugu muhiimsan ay maanta oromka dhulkiisa uga soo barakacaayo waa in uu dhulkeena rabo oo tii harar nagu dhigo oo Naga qaato ileyn maanta hady ku tarmaan waynaga badan yihiin marka oromka naceyb ka aan uqabno io gaalka kiisa. Oo noo qabo isku mid ma ah

  • @ibraahimfaaraxaxmed1598
    @ibraahimfaaraxaxmed1598 2 หลายเดือนก่อน +1

    SUBXAANALLAH☝️🥺💯

  • @xaliimogeedi3204
    @xaliimogeedi3204 2 หลายเดือนก่อน +2

    islamku wuxu noqday magac uun yaa rabi xaqa nagu dil naguna nolee

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa narcissistic, jawaab kale umahayo.

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 2 หลายเดือนก่อน

      Waa narcissistic weyn dinta Dan ayu ka laha dadka muslim ka ah indho la,an ayay wax ku tageran

  • @itzManha125
    @itzManha125 2 หลายเดือนก่อน +2

    Eey yar waye islaamka waxuu u soo gaaleye in muslim aan aheye dhaho intuu masiibo naga sheego asaganah uma horeen ku inteeye muslim aa naheye dhaho dadks dhabarka midi ka galsho asoo madow dhulka gaalda madow luu ka yaheye xitaah hadii cadan dhaleye oo dadka Asian naceb yaheye mana is celin karo aniga saan is dhaha islaamka wsxuu u galeye awooda allah nasiiye isku xirnashaha uu ka maseeraye hadaa fiirsto markuu gaalka ah ma nafanin jirin ee daciifka diintiisa lee uu ciil ka qabaye iyo anaga saan aheen in uu isku keen diro na furfuraa loo soodiraye Emarat ee sheekadan lug ku leh muslimka uk mashallah waa isku xiran yahiin carab ma oglah in aan isku cirano dalkooda in aan qatar ku naheye og yahiin maxaa yeeleye marka dadka wax bartaan dulimka ma yeelaan dowladaha carabtanah islaamka dulim ee ku hayaan see kabo ugu wadan gaalda dadka iyo. Diinta gadeen marka dadka duminah waa dadka islaamah ee cadcad wee cabsadeen galad rabin islaamka iyo iyaga isku firi waye allah shartooda hanaga qabto

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hosow bro reer galbeedka soo galootiga faaido ayee ku qaban wiliba kuwooda xirfada leh kuwa ku nool oo idil waa ajaanib

  • @liLtaygaH
    @liLtaygaH 2 หลายเดือนก่อน

    team hoosoW like ❤

  • @MamaMcn-no6xd
    @MamaMcn-no6xd 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wll qofku fikir buu lehy asaga ma oran diinta ka baxay Muslimka waa dhiban yihin dalalkoda xata waa ku dhiban yihin allha noo gargaaro wlhi 😢😢

  • @mustafesiciid3696
    @mustafesiciid3696 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga aragtidayda waxba kama khuseeyan waxa uu yahay iyo waxa uu ujeedo. Allah ayaa iiga ogaalbadan

  • @BarkhadHashi-w6m
    @BarkhadHashi-w6m 2 หลายเดือนก่อน

    Niow ani waan ku raacsanahay sababtoo ah anaga ka soomali ahaan hadii Ethiopian dalkeena soo glaan waxaan dhahnaa waan raraynaa oo dalkooda ayaan kuccelinaynaa inagoon diin u eegay xataa hadii uu Muslim yahay markaa wax khalada kuma laha

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 2 หลายเดือนก่อน

    Alaha soo hanuuniyo.

  • @suheibnoor5344
    @suheibnoor5344 2 หลายเดือนก่อน

    Anagaba oromada wadankeena joogto waan kasoo horjeednaa waana Muslimiin

  • @yoonisyare-v9i
    @yoonisyare-v9i 2 หลายเดือนก่อน

    Team hosow like 👍

  • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
    @ZakariyeMaxamed-vj5ot 2 หลายเดือนก่อน +2

    Xasiw bro wu jira ajinapi ingiriska awood kuleh reiswazaraha british dhalada mahan arinti wlalahena falastin na yuhud ayu ka safaday ingiriska inu qasmo aniga wan raba wayo qofki falastin kaso horjesado wan naecanhy wana caday

  • @batunmohamud1238
    @batunmohamud1238 2 หลายเดือนก่อน

    Thans

  • @toonipoy
    @toonipoy 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtii. Andrew Tate. Waayo. Waa midig. Waana. Necebyahe. So galootiga. Taasna. Wa shakhsiyadisa. Ee maaha wax. Diintisa. Islaamaka. Sameen.

    • @Maryann12q
      @Maryann12q 2 หลายเดือนก่อน

      Somaliyey runta aan isku shegno anaguba malinksta wxn ku hayna Oromada dalkena halaga saro ayaba o bdnkod ama half muslim ah mrka ninka Andrew tate wa saxan yhy sidaan anaguba oromada dalkena ugu sareyno ayu asigana so golotiga dalka uga saraya ee indhaha ha is tiri Nina😎

  • @xikmadkororso3201
    @xikmadkororso3201 2 หลายเดือนก่อน +1

    waxa aan joogaa jarmalka Jimcihii waxaan la yaabay rag badan oo cadiin ah oo timaha u xiran waan yaabay oo waxaan is dhahay tima xiirida ma fashionka sanadkaa dadka marba waxee iskaga kacaanee ileeyn banaabax ayaa jiro.

  • @DiegoJotta-du1hm
    @DiegoJotta-du1hm 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ninkan waxaana ka shakiyey magaca ma uu san iskabadalin Markow soo islaamay in wax uqarsanyihiin waa waan islahaa

    • @faafintadiintaislaamka2942
      @faafintadiintaislaamka2942 2 หลายเดือนก่อน +7

      Aad iyo aad iyo adiga laftaada maxaa magac islaam ugu Qoran weydey sxb

    • @DiegoJotta-du1hm
      @DiegoJotta-du1hm 2 หลายเดือนก่อน

      @@faafintadiintaislaamka2942 magaceyga ma'ahan kaliya magaca ciyartoy

    • @smile-db6bv
      @smile-db6bv 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@faafintadiintaislaamka2942😮

    • @elyaskeey6475
      @elyaskeey6475 2 หลายเดือนก่อน

      Hhh wa iga qoslisau sxb adeyga isagaaba kii u kidshay katagey ninkale kuu kudhashuu kuheystaa inu badalo.magaca waxa la badalokaraa markaa uu ka horimanayo diinta lkn haduu magac fiican macno wanaagsan wata yahay badalidiisu muhiim maaham.marka 8sagaa u madaxbanaan inu badalo iyo in kale ay inagu kii la onagu dhalay yaynaan ka cararin oo aan ku dhaganaano.​@faafintadiintaislaamka2942

    • @IkhlasMohammed-mg7ud
      @IkhlasMohammed-mg7ud 2 หลายเดือนก่อน

      😂astqfurullah ​@@faafintadiintaislaamka2942

  • @maxameddyd
    @maxameddyd 2 หลายเดือนก่อน

    Wa sheeka kalee

  • @abdirashidhassan5027
    @abdirashidhassan5027 2 หลายเดือนก่อน +4

    First

  • @ABDALLA9084
    @ABDALLA9084 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp hall muuqaal oo kusabsan kuso biirida youtubka adigo faceless ah nagu so sharaf❤

  • @RobereyDavid
    @RobereyDavid 2 หลายเดือนก่อน

    Muslim taaa

  • @mahdimohamed7056
    @mahdimohamed7056 2 หลายเดือนก่อน

    Hoosow sxbka biyonde halmar noo soo fadhiisi sheekooyinkiisa waa uxiisnay

  • @taxanaha
    @taxanaha 2 หลายเดือนก่อน

    Haddii Aad ka heshid Sheekooyinka xiisaha badan ee adduunka oo dhan Kani waa Kanaalkaagii

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif6716 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga fakirkaas waanku raacsanahay anaga ha ka Somali ahaan Ethiopianka dalkeena kusoo qulqulaayo hada ka aamusno canuga somalia ku dhashtey yuu noqonaya 2jiil kadib waxa dhici doonto iney wadanka kula sheegtaan marka dadka wadanka iska leh soogalootiga iney diidaan xaqey uleeyihiin

    • @Aymo72
      @Aymo72 2 หลายเดือนก่อน

      Yes is true

  • @mohamoudahmed7822
    @mohamoudahmed7822 2 หลายเดือนก่อน

    Sxb qofku haduu muslimo daaya. Intuu diinta fahmayo wakhti siiya
    Haduu yara simbiriirixdu u dulqaAta
    Qalbiga bini aadam ka Ilaahay baa maamula ee faraha ka qaada
    Dhamaan soogalootiga haday ku xadgudbaan sharciga wadanka soo daad gureeya igaba dhan

  • @halazubeyr5615
    @halazubeyr5615 2 หลายเดือนก่อน

    Qof kastoo gadh wayn qabo shekh HAW malayn

  • @xuseenfadal
    @xuseenfadal 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu Andrew tate waan ku raacsanahey soo galootiga inaad tidhaahdo wadankayga iiga bax waa sax balse adoon rabshad sameyneyn

    • @Xidig10Abdirahman
      @Xidig10Abdirahman 2 หลายเดือนก่อน +1

      Lkn inuu ingiriisku dhaco hantida dalalka islaamka ah ay soo dhacaan dadkodana laayan taas maxay noqoneysa

    • @Maryann12q
      @Maryann12q 2 หลายเดือนก่อน +1

      Somaliyey runta aan isku shegno anaguba malinksta wxn ku hayna Oromada dalkena halaga saro ayaba o bdnkod ama half muslim ah mrka ninka Andrew tate wa saxan yhy sidaan anaguba oromada dalkena ugu sareyno ayu asigana so golotiga dalka uga saraya ee indhaha ha is tiri Nina😎

  • @muxiyoaarka8922
    @muxiyoaarka8922 2 หลายเดือนก่อน

    yaa

  • @abdirahmanabdikadirabshir4624
    @abdirahmanabdikadirabshir4624 2 หลายเดือนก่อน

    Ma fahmin warbixintan

  • @SuadMohamud-ql1cc
    @SuadMohamud-ql1cc 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga xitta waa yaabay andrew tate .....

    • @Maryann12q
      @Maryann12q 2 หลายเดือนก่อน +1

      Somaliyey runta aan isku shegno anaguba malinksta wxn ku hayna Oromada dalkena halaga saro ayaba o bdnkod ama half muslim ah mrka ninka Andrew tate wa saxan yhy sidaan anaguba oromada dalkena ugu sareyno ayu asigana so golotiga dalka uga saraya ee indhaha ha is tiri Nina😎

    • @SuadMohamud-ql1cc
      @SuadMohamud-ql1cc 2 หลายเดือนก่อน

      @@Maryann12q oromo waa basasiiin

  • @maxamedyuusuf9380
    @maxamedyuusuf9380 2 หลายเดือนก่อน

    Meel lagaa jicilyahy hadaaad ka tagto meel lagaa nicibyahay baad tagi

  • @fuaadkumiye
    @fuaadkumiye 2 หลายเดือนก่อน

    Amiga waxaan u arkaa Andre nin afweyn op isku buuqsan op walan!

  • @yousef___muhumed5280
    @yousef___muhumed5280 2 หลายเดือนก่อน

    Sxp i use to think ur reasoning and understanding was much better than this fr

  • @mascudabdi2519
    @mascudabdi2519 2 หลายเดือนก่อน +2

    Andrew tate arinku kahadlay ee ah soogalootiga wadankiisa kusoo badanaya waa sida ay soomalidu uarkeyso oromada wadankeena kusoobadatay ee wax walba lawareegtey oo shaqo ahaa marka doodiisu waasax nina wadan kiisa fursadaha yaala isagoon shaqo kahayn ugama tanaasulayo soogalooti xataa muslin ha,ahaade ileen orankuba waa muslin manayeelayno inuu wadanka si xad dhaaf ah uyimaado

    • @alcamirialcamiri5343
      @alcamirialcamiri5343 2 หลายเดือนก่อน

      Horta oromadu Muslim ma wada aha bal tirada Muslim ka ah waxa lagu sheega 47% taasoo ka yar kala bar.... Marka sheekadaada ah oromo muslimbaa deegan loo diiday halkaa ha ku harto...
      ......
      Oromadu waa dad aan cadawadoodu qarsan, oo lasoo taagan sheegashada bada iyo bariga somalida ..
      ......
      Sikastaba ha noqotee wax iska gale ma jiro , walwalka ay qabaan qaar kamid ah bulshada somaliyeed ee ku aadan qulqulka oromada iyo beenta uu faafinaayo Andrew Tate ee dabka kusii shidaayo bulshada muslimkee ku nool galbeedka ee markii horaba fara kugabadka ahaa

    • @mascudabdi2519
      @mascudabdi2519 2 หลายเดือนก่อน

      @@alcamirialcamiri5343 zxp oramo muslin ha,ahaato ama yaaney a,haane waa dad si xad dhaaf ah wadankii ugubatay lana wareegay shaqooyinki wadanka dhalinyaradu kufoofeysey iyagoo kushaqeynaya lacag aad uyar taasi waxay keenaysa in dhalin farobadani ay shaqola,aato marka uu ninka orankii uu kushaqeyo lacag kayar inta kasoomaaligu kushaqeeyo
      Mawduuca Andrew tate arinku kahadlayna intaasay daarantey in wadanki ay buuxdhafiyeen soogalootiga
      Markaa inaad wax fahantaan filayaa shoodhe

  • @Umalmaxamuud
    @Umalmaxamuud 2 หลายเดือนก่อน

    Kan waa iga tufan yahay wale akh magacisan awalba kahelin

  • @ahmedsaleban3629
    @ahmedsaleban3629 2 หลายเดือนก่อน

    I would like you to help me brother I don't have food I don't have clothes I don't make money a day because I live in Somalia which is a 😢

  • @djwarya1139
    @djwarya1139 2 หลายเดือนก่อน

    Hindida ula jeeda

  • @kidsalweyshappy3406
    @kidsalweyshappy3406 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa saxan yahay waayo islaanimada iyo wadan jaceylka farqi aya u dhexeeya tusaale ahaan Saudi arabia magalada meddina aan iska joogo muslim ayaan ahye kaa aqrisan mayaan marka diintada heyso dalkagana u nax waa wax fican

    • @maxamedyuusuf9380
      @maxamedyuusuf9380 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaasi wax saxa maahan niow

    • @Xidig10Abdirahman
      @Xidig10Abdirahman 2 หลายเดือนก่อน

      Nin yahaw adigu jaahil baad tahay

    • @maxamedyuusuf9380
      @maxamedyuusuf9380 2 หลายเดือนก่อน

      Mxaa dhacay niow

    • @Maryann12q
      @Maryann12q 2 หลายเดือนก่อน +1

      Somaliyey runta aan isku shegno anaguba malinksta wxn ku hayna Oromada dalkena halaga saro ayaba o bdnkod ama half muslim ah mrka ninka Andrew tate wa saxan yhy sidaan anaguba oromada dalkena ugu sareyno ayu asigana so golotiga dalka uga saraya ee indhaha ha is tiri Nina😎

  • @adarhassan2389
    @adarhassan2389 2 หลายเดือนก่อน

    Nin wareer san

  • @sihaammaxamed8585
    @sihaammaxamed8585 2 หลายเดือนก่อน

    Anaga wadankena marka ajaanib ku aragno wan xanaqnaa lkn dil hortena ku gesan laha kaba si drn marka hdlkis xuman iguma jedi

  • @Khadar___Jr
    @Khadar___Jr 2 หลายเดือนก่อน

    Qof kan cml ah waligaa ha aaminin😂😂

    • @Maryann12q
      @Maryann12q 2 หลายเดือนก่อน +1

      Somaliyey runta aan isku shegno anaguba malinksta wxn ku hayna Oromada dalkena halaga saro ayaba o bdnkod ama half muslim ah mrka ninka Andrew tate wa saxan yhy sidaan anaguba oromada dalkena ugu sareyno ayu asigana so golotiga dalka uga saraya ee indhaha ha is tiri Nina😎

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 2 หลายเดือนก่อน

    Nin walba oo naago jirkooda gada marnaba ma noqdo muslim 100%. Xataa hadii u ku abtirsado diinta Islaamka.

  • @adnancadnan4685
    @adnancadnan4685 2 หลายเดือนก่อน

    Andrewtate clone baalaga dhigay isaga maaha sidii Oomaar oo kalle

  • @maryamomohamuud6412
    @maryamomohamuud6412 2 หลายเดือนก่อน +1

    Awalba inuu kheyr soo wadin waana sugaayey saan iyo ka daran. Islaanimo munaafaqnimo ah

    • @hawashireafrah5862
      @hawashireafrah5862 2 หลายเดือนก่อน

      Ha ku danbaabin

    • @Maryann12q
      @Maryann12q 2 หลายเดือนก่อน +1

      Somaliyey runta aan isku shegno anaguba malinksta wxn ku hayna Oromada dalkena halaga saro ayaba o bdnkod ama half muslim ah mrka ninka Andrew tate wa saxan yhy sidaan anaguba oromada dalkena ugu sareyno ayu asigana so golotiga dalka uga saraya ee indhaha ha is tiri Nina😎

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 หลายเดือนก่อน +2

    Reer galbeed maxay hada la cabaadayaan ayagaa wadamo nabad ah yimid wax ale wixii khayraad ahaa qaatey hab sharci daro hadana burburin ugu daray hada inay cabadaan maba aha waa inay in la qabsado diyaar u noqdaan bakh bakh badanaa😅

  • @AyaanDahir-rk3bu
    @AyaanDahir-rk3bu 2 หลายเดือนก่อน

    Waa nin reer galbeeda danaha dadkiiso katalinaaya lama yaabani

  • @sabirwardhere
    @sabirwardhere 2 หลายเดือนก่อน

    Malawad qeer leh majiro.

  • @RobereyDavid
    @RobereyDavid 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkeeen Muslimtaaa Uku Waarkacsanayeeey

  • @somali4fun741
    @somali4fun741 2 หลายเดือนก่อน

    Wllo waxa laga yaaba , Arimo siyasaded inu kaleyahay.
    Dadkiisu Muslimnimada ayay ku Cadadinayan.
    ( Laga yaabe inu Nefis uu Qorshe kawato tahay ).
    Illahba og Xaqiiqade

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 2 หลายเดือนก่อน

    Waa munaafaq gaalnimo qarsanyaa

  • @ibrahimshine52
    @ibrahimshine52 2 หลายเดือนก่อน

    28/10

  • @mahadgesale3368
    @mahadgesale3368 2 หลายเดือนก่อน

    zhp islaniidma waxba kama sheegiin.. ee waax uu nacyi soglitiga ama muhajiriinta

    • @rosemarie6347
      @rosemarie6347 2 หลายเดือนก่อน

      Wuxu yiri jesus is lord, clips kiisa soo daawo

    • @mahadgesale3368
      @mahadgesale3368 2 หลายเดือนก่อน

      @@rosemarie6347 aniiga oo musliim ah jesusu waan dhiihi kaara waaxba kama badaali kaarto diintyida nabi ciise weeyi

  • @EP-SPORTS-45
    @EP-SPORTS-45 2 หลายเดือนก่อน

    Horya waxa wax laga xishooda ah in muslimiinta la sooco lkn in ay dhahaan dadka soo galootiga dhib baan ku qabnaa waa sax anagaba in yar oo oromo ah oo na dhex joogta baan maalin walba dhahna naga saara iyo cunsuriyayn maadaama ay shaqooyinkii qaateen tana waa taaso kale ee ma ahayn in ay muslim kusoo gabadaan badaana dadja madowga aka soo galeetiga lacagaha ay ku shaqeeynayaan aad ayay uyaryihiin taaso keenaysa qofkii wadanka laha in uu shaqo waayo waayo isaga kuma filna lon ninka soomaaliga way ku fialantahay haduu wadankiisi kula noqdo dad walba wadankooda marka loogu tago way kibraan taas na waa dabiici lkn maxaa diin meesha keenay

  • @ahmednuur197
    @ahmednuur197 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 2 หลายเดือนก่อน

    Nin fududi faa iido malaha isna waa nin fudud oo aan kafiirsanin hadalka inta aanu hadlin kahor ( hubsiino halbaala siista🤔)

    • @Maryann12q
      @Maryann12q 2 หลายเดือนก่อน +1

      Somaliyey runta aan isku shegno anaguba malinksta wxn ku hayna Oromada dalkena halaga saro ayaba o bdnkod ama half muslim ah mrka ninka Andrew tate wa saxan yhy sidaan anaguba oromada dalkena ugu sareyno ayu asigana so golotiga dalka uga saraya ee indhaha ha is tiri Nina😎

  • @BOQOLSOON-2
    @BOQOLSOON-2 2 หลายเดือนก่อน +1

    Engiriska ayagoo doomo wato ayay ku soo duuleen wadamada muslimiinta iyo africanka taaso sababtay kala qaybin, dagaalo, dhaqaalo burbur iyo qax ugu danbayna dadkii waxay galeen uK, marka suaashu waxay tahay yaa wadankooda loogu yimid ?
    Enigiriis ayagaa noo baahan ee inagu uma baah nin .

  • @ApdullahiAj
    @ApdullahiAj 2 หลายเดือนก่อน

    sbeed kasuhadl😊

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 2 หลายเดือนก่อน

    Islaamku qofka wa inuu
    Badala dhaqankiisa gabi ahn?
    Ninkani waxan kaga shakiyey
    Inu sidiisi hore iyo shaqadii
    Lagu haystey iyo dhaqan
    Xumadisii ayu wali ku jiraa

    • @Maryann12q
      @Maryann12q 2 หลายเดือนก่อน +1

      Somaliyey runta aan isku shegno anaguba malinksta wxn ku hayna Oromada dalkena halaga saro ayaba o bdnkod ama half muslim ah mrka ninka Andrew tate wa saxan yhy sidaan anaguba oromada dalkena ugu sareyno ayu asigana so golotiga dalka uga saraya ee indhaha ha is tiri Nina😎

  • @idrismuuse3960
    @idrismuuse3960 2 หลายเดือนก่อน

    Waa sax hadalkaasi nin wadankiisii Hooyo soo burburiyay maxaad ka sugaysaa ….

  • @enggurux3986
    @enggurux3986 2 หลายเดือนก่อน

    June/2025

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa wax layaabo ah qofka muslinka ah ama somaliga ah in aylayaabaan qofka cadaanka ah ama kiristanka ahi hadii uu mujiyo in uu ku qanacsanyahay cadaanimadiisa iyo kirstaan nimadiisa waxa loolayaabayo adigu miyaadan somali nimada iyo muslinimada ku qanac saneyn sow se masuul kama saarna inaad dalkaaga shisheeyaha ka ilaashato diintaadana diimaha kale in ay kasareyso aad muujiso cidealbana aad u tusto sidaa qofkii wadankaaga yimaadana uu kudhaqmo sida aad adigu ogoshahay kuna saxsan somalinimadaada iyo muslinmimadaada

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 2 หลายเดือนก่อน

    Nin dhergan warkiisa meel kasoo qaad maleh! Tate waa nin dhergay tuuray dhiishii Faqriga waa hore

  • @Larasamira1
    @Larasamira1 2 หลายเดือนก่อน

    Wa runti qof walba wadan ayu leeyhy meshan ku dhashay marti ayan u ahay meesha waalidkay kaso jeedan ayan ahay xaq sheeg ceeb miyu noqday😂

  • @Waano23
    @Waano23 2 หลายเดือนก่อน

    Maalinna maan aaminin ninkaani inuu Muslim yahay balaaya daran way we

  • @maanrizakofficial150
    @maanrizakofficial150 2 หลายเดือนก่อน

    Hsow gymerka🎉😂

  • @GeedishamoowAbdi
    @GeedishamoowAbdi 2 หลายเดือนก่อน

    Siyaasada ayuu usocda ninkaan marka cadaanka ayuu iska gadaaya

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 2 หลายเดือนก่อน

    Wax qaldan muu sheegin aragtidisu kahadlay

    • @Maryann12q
      @Maryann12q 2 หลายเดือนก่อน +1

      Somaliyey runta aan isku shegno anaguba malinksta wxn ku hayna Oromada dalkena halaga saro ayaba o bdnkod ama half muslim ah mrka ninka Andrew tate wa saxan yhy sidaan anaguba oromada dalkena ugu sareyno ayu asigana so golotiga dalka uga saraya ee indhaha ha is tiri Nina😎