Ma dareemaysaa in aad qayrkaa ka hartay ? kaalaya aan wada hadalnee
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho
Soo koobid
1. Ha odhan wakhti baa i dhaafay
2.Hadda bilow hadafkaaga
3.Ogow wakhtigaagu inu muhim yahay
4.Adiga qayrka kama hadhin,e mabilabin
5.Mar kale Hadda bilow
6.Aamin in noloshu safar tahay
Thanks for saving my time ❤
Adke 👑
Mahadsanid bro
3sano wlhi waxaan talaab uqaadi la ,ahay inaan quraanka xifdiyo ilaahow iisahal inaan quraanka aqriyo
Aamiin dhamaantena alle hano fududeyo❤
aniga kula mid ah
Illahay hakuu fududeyo
Kaluu ka cun ama malayga xasudtuu kordhiya
Rabbigeen haynoo fududeeyo in aynu qur aanka xiftino
Aduunka Maso marin rux ka kheir badan Nabigena udgoon mohmed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya in aad ku salido xabiibu Raxmaan❤❤
Salalaahu calayhi calayhi is ❤
Scw
salalahu caleyhi wasalam❤
Wxn ahy 19 jir isu arka in anu wkhti u hary aanu jirin,balse run ahaanti mrkan arkay muqalkan wx badn ba iiga baxy "ALX" aad bad u mahd santahy Omer Ishaar, I will continue my life insha,Allah ❄️🤍
Cumarow mahadsanid waa ka helaa barnaamijyadaada quruxda badan 🙏🙏
Ilahay hanoo daayo yarkan waa TH-camr ka ugu faaidada badan somalida😊
@@CaddeCali-ie5pzhaa wlhi way i xiiso galiyaan barnaamiyadiisa Guuleyso leyahay
@@IlwaadAbdurashiid4631 kaligaa maahan anago dhan ani ilaa 2019kii baan ku xirnaa wagu jaranjarada kor uso fuulayay🫡
Channel kan iyo wiilkan soo diyaariya masha allah wuxuu mudan yahay 5 million subscribers iyo intaas ka badan oo likes ah❤
Qiso Cajiib ah:
Waxaa heysatay dhibaato aad ween waxa ee ku Sallisay Nabiga صلى الله عليه وسلم Allah ayaa ka feeday dhibaatadii,dhibaatadiina waxey ka xalismatay meel eesan garaneenin.
Hadaba dhibaato walbow ku heysato xal ayey leedahay xalkeedane waa Salliga Nabigaاللهم صلى وسلم على محمد
W\Q Abdurahman Sh Colow
Caawa waa jimce haynu ku sallinno nebiga scw
Scw ❤
Alxmdulilahi ilahow ada mahad leh ee iga dhigay Qofka uhoreya ❤Mansha allh hadad iga Danbayso like 👍 Sara Comment gan pls 🙏 wll I.a hadadba Aragto
Khayr alle ha ku siiyo ustaad Cumar janatul firdawsaan kuugu duceeyey qodob muhiim igu ahaa baad ka sanqadhisey
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم 🍃
😅
J. F et 14:37 😊 17:21 😅😅😅😅😊😅😅😅😅😅ioi😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😊😅😅😅😅😅😅😊😊😅
Thnk u ❤
❤
Our teacher alle ha ku barakeeyo over 6years bn ku xirnahy
Aac wa arinta iga guxayo insha Allah wan xaqijin dona damaceyga Allaha cafimad haisiyo
Aamiiiiiiin
Aamiin wllo
Amiin ilahay haku caafiyo
Qiso cajiib ah kuna Saabsan Salliga Nabiga صلى الله عليه وسلم
Qoraaga qisada leh waxa uu leeyahay
"Mid ka mid ah saaxiibadii wanaagsanaa ee aabahay Allah ha u naxariisto dambigiisane hadhaafey, ayaa ii sheegay cajaa’ibta uu leeyahay Salliga Nabiga,markaan talada qaatay waxaan ku sallin jiray Nabiga marka wax kasta adkaadaan xitaa xaalada eesan macquul ahayn,Waxaan ku dhaaranayaa Allah Quraanka ku soo dejiyay Muxammad, waxaan mar walba arki jiray wax aan layaabo waliba si baraatiko ah oo muuqato,waa inaad badisaan Salliga Nabiga wallahi waxaad arki doontaan wax aad layaabtaan, waxa aan dhahaayo Allah ayaa marqaati ka ah".
اللهم صلى وسلم على محمد🥰♥️💝
W/Q Abdirahman Sho Colow
Waxbarashada aad yaraanta ku baratid waad ilaabaysaa balse ta aad weynaanta ku baratid ma ilaabaysid
17markaanjiray waxaanhaystay wiilkayga curad qorshahayga. Ma,ahayninaan,dhakhso hooyonoqde😮ilaawaxbarashada meelfiican kagaaro🎉
Allaha ku barakeeyo waqtigada, mashallah,
Weli fursadu way ku tagantahy, marna ha is dhiyad jibin.
Muuqalkan aniga ayuu toos iigu socdaa. Mahadsanid mudane cumar
Magarankaro sababta xaalado aan arkay iyo kuwo igu dhacay aad uga faaloto sida saxda ah ay yihiin! Channel kaagu waa faaido umada soomaliyed usoo baxday keep going pro
Wad mahasanthy rajo ayaad ii aburtay mantan bilaabaya anigu ma waynan hadana wan is dhahaa wax yabahas malintan guulaysto ayan soo buqan commentigan hadan nolado insha_allah
Omar inshar. Ilaahay Hakaaa Abaar mariyo waxyaabo badan baan Kaaa Faaiiday Runtii.
ALx Ani waan da,a yarahy 16 Ayan jiraa waxaan rajaynayaa inaan ka FAAIIDAYto wakhtigayga❤
𝖫𝖠𝗆𝖺 𝖪𝖺𝗅𝖺 𝗌𝖺𝗋𝖾𝗒𝗈𝗁
Wiilkan dar ilaah iskaga jeclahay masha Allah ilahe haku xafido🤲🥰🥰🥰🥰🥰💕💕💕💕
Cumar "luuqadayda hooyo maaha"😅😅👌👌👍👍👏👏 waa inaan ka faana waxa eydu ku hadasho inkastoo luuqada ilaahay soo wada dejiyey
Macalinku manta buuri bu tufaya ma qoslayo manta rer galbed dambena so qaadan mayno bu yiri si toosu u cibaadesty hh
Macalinka ka leexo Allah ku xafido wll @@AbduweliabdukadirKashki
Nolasha isdhiibka ugu xun ha is dhibin ee risks ka qaado you mother is waiting for you success ❤😍
جزاك الله خيرا عنا خير الجزاء ❤
Mahadsanid ustaad Omer , madaxa ayaad noo saarantahay 👋🤝🤝
Walhi anigo iskuul dhiganyay baan xanuun sady kadiban waan dhacy imtixaankii wan kahray lakiin quraankan bartaa alx ilahyo icaafi🤲😔🥺
Asc
jazakAllahu kheyr brother
DirigaLiyaha daLi yarada Somaliyed mahadsanid wll Omar ishar keep going ❤❤❤
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍
Ustaad mahadsanid alle kaa dhigo mid aan wax culeys ah aan dareemin if iyo aakhiraba ❤❤❤❤
Jazakallahu kheir, you actually changed my perspective im almost into 30yrs now and I didn’t reach all the things I wanted, most of my agement got married and got there academic degrees but I didn’t make anything at all although I’m pursuing my degree now and got some other professional certificates
Baarakallahu Omar ishar
Channelka rajada
Jazaka allah
Akhi
TH-cam ugu somalida u faido badan markasto wax wanagsan ama waxtar leh nala wadaago …thanks ustaad
Cumar inshaar jasaka allah kheyra jasaa walaal waad na dhiirigalisay allah hakaa abaaliyo baramijkan waa dhiiri galin halkii usarysay waxan rajaynyaa kumaan soomli ah meel kastaba ha joogane inuu wax badan ka badali karo insha allah shukran wll
Mawduuc aad iyo aad ii quseeya weeye wlhi 😢mahadsanid ustaad
15 jiraa quranka igu adag iso duceya😢 hooyo wee igu farxi lehed wllahi😔
Alle hku fududeeyoh wll dadaal insha allah
Mshllh wllo Omar mawduuba midkuu kadambeeyo ayuu kafaaiido badanyay جزاك الله خيرا اخي
Allow soomali midee aamin noobdhaha saldi maqrib la galayaaye❤🤲
Muuqaalka daawo walaal
Aamiin insha allah
@@ShadiyaCabdiraaxmaan mesheege marka🥺😂😂
@@AbdimajiidAbdullahiHussien haa😃
Cimrii dher allah Haa k ziyoo wll umar ishaaar❤
21 jir isu arka in uu fashilmay wa aniga 😂 muqalkan wu badalay fikirkayga wllhi ❤ shukran wll omar
Anbo 21 jiraa waqti waa haysataa bro 😂 keep going 💪🏻
جزاك الله خير الجزاء❤
Mawduuc muhiim ah weeye mahadsanid Omer Ishar
Masha allaah wallaahi 😔 taa Aney iku dhacdey
Alxamdulillaah quraanka waan xifdiyey inta kale ilaah ii fududeeyo
Jazaka allahu kheyran❤ hurdada halaga kaco
Kusali Nabi muxamed scw ✍️ ❤️🩹 🤤🖖
Allah ku barakeeyo walkey
Mahadsanid ustaad: qodobada muhiimka ah waa :
Inaan waqti kaa tagin wali oo aad haystao fursad
Qiso cajiib ah
Qoraaga qisada leh waxa uu leeyahay
"Mudo bil ah ayaa maalin walba istiqfaarsan jiray 5,000 oo mar, Allah ayaan ku dhaartay Allah ween waxa uu isiiyay Hanti aad u badan"
Mudo bil ah maalin kasta istiqfaarta joogtey oo hel hanti aad u badan
Hadaba qisada soo socoto ee aan ka sheekeen doono qisadaada ha noqoto
By Zahid
Hye i.a diyaar wye❤
ilaahay Haku barakeeyo Walaalkayo Omar Inshaar, Mar waliba wax aan tabaynnay kaa helnaa
21 baan jiraa hadana wxaan u maleeya inan qeyrky ka hadhey Insha’Allah khayr baan rajeynayaa sanadaha soo socda😢
ASC. Wallahi kubad, horumar aduun waxa waxaa ka Qiimo weyn annago "ALLAHEEN" raali gelina oo jidki Xabiibkeena RASUUKEENA Maxamed (SCW). Ku dhimano.
Waad ku mahadsantahay wllka waxbadan ayaad noo faa idaysay oo naga maqan channelkana waa ka ugu fcn ee aan wax ka faaiday
4:48
5:13
wa hadiyad Vediogu shukaran
ustaad cumar
Muuqaalkaan Mahadsanid Bare (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
Allah kubarakeyo walal wayo waxbadhan Ayan kafaidaay
❤😂❤❤Asc M.allaah Allaha ku guuleeyo. 😂❤❤ku mahadsanid Tabintaada Wararka murtida xigmada iyo dhiiri galanta le😂❤❤🎉😂❤
Ustd Omar inshar allaha kuxafido
Een oGaansho Saaxip Horta halakaana Ka salaamaya wllhi meel kastaa aan kugu Tageera 😢😊
Mowduuc muhiim ah walal cumar
Baarakallahu feek
Mahadsanid walal waa dhiirigalin wanaagsan
Manshalah barnaamij qiima leh mahadsanid ustaad Omar inshaar
Allah kubarakeeyo wax qalbiga taabanaya
Mahadsanid wll Omar ilaahay haku sharfo ♥️
Masha allah Ustaad Omar inshar Keep going ustaad
Laakiin Afsoomaaliga Ku Soo Qor Faaladaada
Bare
Cumar
Sii Soco
Ma maleyn kartid faaidada an manta ka faidey Mahadsanid walal Abaalkaga alle jano haka dhigo❤
مساء الخير والنور ياصديفي العمر إنشار أصلح الله عملك
أنا عمري تسعة عشر فهمنا بنصيحتك يا اخي العزيز
اللهم أنصر إخواننا المجاهدين في فلسطين
aad baad u mahadsan tahay wll alle khayr haku siiyo
Alx Fri's comment form Elade gedo somalia 🇸🇴
Sido kale luuq gedo somalia 🇸🇴
Omaar inshaar mi ustaad❤
جزاك الله خيرا wl cumar niyadaad ii dhistay
Thnks omar
Mahadsanid walaal
Mawaadiicdan oo kale soo Badi
Omar inshar ustadi wa ku salamay👋
Mahadsanid
Yaa cumar wankaafuqay alle haku xafido wllkay❤❤
Thanks teacher
❤🎉
جمعه مبا رك ، صلو علي رسو ل الله
Cumar Ishar alahaku xaftiyo wax waybad umada soomaliyeed uhaysa ilahay dartiiban kuu jeclahay
Wllkay omar aad iyo aad ayaad ogu mahasantahy sida aad wakhti walpa boogu faa iidaysid eed noo dhiiri galisid noloshu kuma xumayso aakhirana jano fardawsa ilahy ha kugu abaal mariyo 🤲
Wax badan baan kaa faa iiday
Hadana waxaan rajayna in aad iinaha alah nala wadaagi doontid fikrada haaga wan wanaagsan
Waxaan maqlay caqli kaa maqan maskax walaalba laga helaa❤😑"
Dhamaanten aanku wada salino nabi muxamed scw scw scw becouse tonight is Friday ❤
Mahadsanid 😊
USTAAD WAXBARASHADA SOMALIA KASOO HADAL FAAIDO MIYAA AMA QASAARO WAKHTIGAAS
dib ugu laabo channelka wuu ka so hadlay okay
Mahadsanid Ustaad 👋
OmaR inshaR "OGAANSHO" Alx 4sano I support you Wlkie
Somaliyeey waa laga ficnyhy Inaan xamasadoona intaa uu muqaal hadal macane aan dawanayno ee mustaqbalka wadankan anagu na sugaya markaa maan dhaqdhaqaaqno oo noqono kuw aiyaguu mustaqbalka radiya
Wllhi best time ayaad soo samaysay 😊
M.a wll wax badan ka faaiday allaha ka abaal mariyo
My teacher omar
ustaad waad mahad santahay
Teacher ogaansho❤️😎
Bare (Afsoomaali, Afsoomaaliga)
Cumarow wll wllahi inta aan muqalkaan daawan waxaan dareemayey wax aad hada ka hadleyso in uu maqtiga igu dhamaaday oo aan waxba qaban karin luuqadaha inaan barto ayaan aad u rabaa insha Allah Alle ha ii fududeeyo wllkey Alle haku sharfo aduun iyo aakhiraba
Runtii waa mUuQaaL aan u maLaynayo sidii inuu aniga ila hadlayo
Ustaad mahatsanid omar
Hadaa dabay vediogaN daawanayso inoo soo duceey inuu allE janadiisa inagu kulmiyo 🤲🤲❤
Wll omer mala odhan karaaa qalBiga Dad ku waa isku xidhan yhh mtalan waxban kutmayay inaan barto wxii anoo islah ma da.dan ayaaad odhah i cajab galisa ii sheg tay shugran waan bilabayaa kuna dhaqaqayaaaa i.a ilahoe ila garab gal yaa rabi
Macalinkeena allha ku sharfo
Asc
Adeerkay rumaad
America jooga
Shaqo unbaa muhiima
Cibaado iyo diin
Waxaa waxa waqti kulumiya
Dadka saboolka
Subxaana allah wax diin maaha
Kala jecla
Wllky alow hanoowaayin wllky dhiiri galiye❤❤❤
M. Jzkaa llah
Anoo jaamacad dhameyey hadana shaqeynaayo daawanayaa si aan dhiiri galin hor leh uga sii helo.