Ragga waxay ka soo jeedaan Mariikha Dumarkana Waxaraxirka | Buugga Fahanka Dhinaca Kale .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 327

  • @Raaginho
    @Raaginho 2 หลายเดือนก่อน +78

    Mowduucyadaàn o kale so badi cumarow
    Si ey dhalinyeena yar yar indhaha ugu furmaan😊❤.
    Mahadsanid neh😊❤❤.

  • @maxamudmuriidi2656
    @maxamudmuriidi2656 หลายเดือนก่อน +30

    اللهم أنت ربي خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ماستطعت أعوذ بك من شر ماصنعت أبوء لك بنعمتك وابوء لك بذنبي فاغفرلي فانه لايغفر الذنوب الا أنت 🤲🏻

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 2 หลายเดือนก่อน +57

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @KashkaIlaapta
      @KashkaIlaapta 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +2

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @MohamedAbdi-hu7ej
      @MohamedAbdi-hu7ej หลายเดือนก่อน +1

      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Zakariabulle2780
      @Zakariabulle2780 หลายเดือนก่อน

      Scw

    • @ckariimclaahi3215
      @ckariimclaahi3215 หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalam

  • @maxamed-dhuux
    @maxamed-dhuux หลายเดือนก่อน +14

    1.mercury: dusaa
    2.venus: maqaloxidh
    3.earth:dhul
    4.mars:saxalcas
    5.jupiter:cirjiidh
    6.saturn:raage
    7.uranus: saxalcad
    8.neptune:docey

    • @Ninweyn-
      @Ninweyn- หลายเดือนก่อน

      Adan sahan baan kabartay

    • @maxamed-dhuux
      @maxamed-dhuux หลายเดือนก่อน +1

      @@Ninweyn- iskuulka miyaanad kusoo dhigan.
      Iskuuladaa lagu dhigaa.

    • @maxamed-dhuux
      @maxamed-dhuux หลายเดือนก่อน +2

      @Landre4ever dhibmale waanigaa hadaba idiin sheegay.
      Wixii aydaan dhigan meelahaasaa laga bartaa

    • @XMA-g9y
      @XMA-g9y หลายเดือนก่อน

      Wad isoo xasuusisay fasalkii 8aad ban kusoo dhigtay

  • @Saabiridriscali
    @Saabiridriscali 2 หลายเดือนก่อน +22

    Kusali Nabi muxamed scw 🤤✊️✍️

    • @Saaxibulquraan-zn9oz
      @Saaxibulquraan-zn9oz หลายเดือนก่อน +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @MohamedAbdi-hu7ej
      @MohamedAbdi-hu7ej หลายเดือนก่อน +1

      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      Salallahu Caleyhi Wasalam
      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ckariimclaahi3215
      @ckariimclaahi3215 หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @ckariimclaahi3215
      @ckariimclaahi3215 หลายเดือนก่อน

      ​@@Saaxibulquraan-zn9ozsalalahu caleyhi wasalam

    • @ckariimclaahi3215
      @ckariimclaahi3215 หลายเดือนก่อน

      ​@@MohamedAbdi-hu7ejsalalahu caleyhi wasalam

  • @Zakariabulle2780
    @Zakariabulle2780 2 หลายเดือนก่อน +15

    Isku day bal inaad hal maalin ka diin sodeysa muqalada masuul. thank you

  • @Wealth_Cabdiqadir
    @Wealth_Cabdiqadir 2 หลายเดือนก่อน +15

    Keep going pro, alle haku sharfo

  • @Ikruuusha
    @Ikruuusha 2 หลายเดือนก่อน +14

    Waan ku salaamay wll omar inshaar

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 2 หลายเดือนก่อน +25

    Heblaayo walafuray hebel aa sodoontay 😂😂😂wale been kuma sheegin waa sababta ano dumar ah inta badan uga dhex baxo dumarka waayo kama helo ani wax dhaco lasii daba socdo iyo in lagu mashqulo qof kaleh marka waa sax arinkas ani ano dumar ah marka xanaaqo wanba iska jiifta ama hoola qabta qof ina ladoodana majecli waayo dooda inta badan waxey keenta in lesku kacan qaado nabigena mahamed salalahu caleyhi wasalim nooga digay dooda xitaa hade xaq thy waxwalbo ilahey iyo rasuulkiisa kaha digan adige kuthy wanaag ogow ❤❤

    • @abdinasirhusein
      @abdinasirhusein หลายเดือนก่อน +2

      Wllshy wllhi inaad aniga iga hadlysaan Mooday isu mid baanahy ,allaha kubarakeeyo,

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda หลายเดือนก่อน +3

      @@abdinasirhusein amiin yarabi sidokaleh walalkey alle weyne haku xafido

    • @star-ut4ii
      @star-ut4ii หลายเดือนก่อน

      Gabdhaha aan waxba baran ayaa waxaas kashekaysta malashekaysatay kuwa waxbarty gabadh aan saaxiibo nahay igu dhahdey qof lama shekaysto ilaa waa inuu kahadlayo qofkaasi ganacsi

    • @Ziya-mohamud3386
      @Ziya-mohamud3386 หลายเดือนก่อน +1

      Dumarka kaliya wax Ma xantaan raga baaaba hada shaqadaas la wareega

  • @Naseexa-c9r
    @Naseexa-c9r 2 หลายเดือนก่อน +41

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد.

    • @fushkaxmahamed7315
      @fushkaxmahamed7315 2 หลายเดือนก่อน +2

      Scw

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +2

      صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

    • @abdi85237
      @abdi85237 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @ckariimclaahi3215
      @ckariimclaahi3215 หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalam

    • @ckariimclaahi3215
      @ckariimclaahi3215 หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalam

  • @abasabdulahi7439
    @abasabdulahi7439 หลายเดือนก่อน +4

    Waad ku mahadsantahay wanaagaaga aad marwalba u muujiso muslimiinta gaar ahaan dadkaaga soomalida ah, ilaahay ha inaga dhigo dhagiihi wax dhagaysta wanaagana qaata. 🙏🙏🙏🙏

  • @ju4965
    @ju4965 2 หลายเดือนก่อน +9

    Thanks ustaad omar

  • @suldaand
    @suldaand 2 หลายเดือนก่อน +17

    Waxan salaamayaa asxaabta channalkan ku xidhnaa mudada dheer. Oo nagala soo bilaabay geography- iyo solerstytemka.

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 2 หลายเดือนก่อน +11

    Rag washo Dumarne waasheeko maah maah ayey soomaali kasameysay 🙏

  • @AbdallaAli-g6e
    @AbdallaAli-g6e หลายเดือนก่อน +5

    Gacantaada ma awoodaa saliga nabiga scw❤️🫶😳

  • @Dhageenso
    @Dhageenso 2 หลายเดือนก่อน +15

    Adna alle hakaa abaal Mariyo walaal 🙏

    • @maahirchannel2416
      @maahirchannel2416 2 หลายเดือนก่อน

      Walal waxan kugu la talin lahaa in aad magac kuu gaar ah oo profile gaar ah leh sameysato,arrintasuna waa mid kuu fudud.

    • @Dhageenso
      @Dhageenso หลายเดือนก่อน

      @@maahirchannel2416 maku fahmin 🤔

  • @HamseMohamed-o3c
    @HamseMohamed-o3c 2 หลายเดือนก่อน +14

    Dumar badhaadhahooday Ka sheekeeyaan ragna ba ooda ayay Ka sheekeeyaan

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 หลายเดือนก่อน +8

    أللهم صل علي محمد وعلى آل محمد ❤

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 หลายเดือนก่อน +2

    جزاك الله خير الجزاء❤
    يا معشر الفوارح ويا معشر الحليمات، خذوا حذركم .

  • @KhalidJamac-j6j
    @KhalidJamac-j6j หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsantahay ustaad cumar baryahan buugtii waad ka yara mashquushay dhalinyarada kugu xidhana buugta ayay aad u daneeyan sida badan marka noo soo celi adoo mahadsan ❤

  • @2daysago_
    @2daysago_ 2 หลายเดือนก่อน +23

    Asc, Cumarow sxb waxaad kasoo hadashaa dhalinyarada marwalbo aad af carabi soo qorto ama wax carabta ku saabsan ka hadashid ku caayo.
    Aniga ma aqaano sababta afcarabiga loo dhibsanaayo...waxaad moodaa dadkii in cilmaaniyada la weynaatay oo diintii iyo luqadii islaamka afcarabiga ahaa la nacay

    • @Abdirahman-uu6iq
      @Abdirahman-uu6iq หลายเดือนก่อน +1

      Raali ahow! Adigo somali ah ku dhagaysanaya dad somaliyed sidee af ummad kale leedahay kula hadli kartaa? Carab ismood iyo carab iska gadida waa dullinimo ku faan afkaga hooyo

    • @abdi2728
      @abdi2728 หลายเดือนก่อน +2

      @@Abdirahman-uu6iqlkn english hadii lagu hadlo waa xarago iyo ilbaxnimo. Waayo haddii soomalinimadu dhab kaa tahay magacaaga english kumaada qorteen. Carabina waa luuqadda quraanka hadii lagu hadlo kama dhigna in carab layska gadayo.

    • @2daysago_
      @2daysago_ หลายเดือนก่อน

      @@abdi2728 sxb dadkan aniga waa iga yaabiyeen....taarikhda lamaba socdaan...waa dadka hada waaga ubaryay oo dhaqamada rer galbeedka la weyntahay.
      Carabiga maba oga xitaa in ay tahay luuqada qabriga iyo qiyaamaha la isku wareesan doono......waana luuqada quraanka iyo axaadiista nabiga scw.
      Nabiga scw waan jeclahay ayuu ku dhahaa lkn isla luuqadii nabiga scw majeclo...bal munaafiqnimadaas eeg.
      Bahashii cilmaaniyad eheed baa umadii somaaliyeed soo dhax gashay oo dadkiiba gaaladii iyo hab nololeedkooda ayey raaceen. Diintii iyo dhaqankeeda jeebka ayaa la iska gashtay.

    • @SacdiyoXuseen-ns9gh
      @SacdiyoXuseen-ns9gh หลายเดือนก่อน +1

      Dadkas ma ila nacday uff meelaa xanuuneyso haddi carabi maqlan 😂😏

  • @mustafNune
    @mustafNune หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad omar inshaar the best teacher of youtuber❤❤❤❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 2 หลายเดือนก่อน +8

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @MaxamedAtii-yv3mf
    @MaxamedAtii-yv3mf 2 หลายเดือนก่อน +9

    Mr Omar Inshaar walahi waxa tahay youtuber ka kaliya aan daawado Mr Omar noolow lpx baa tahay best motivated tahay

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 2 หลายเดือนก่อน +6

    Omar inshar podcast waan uxisay wana uwada xisnay

  • @CabdulahiMahmutt
    @CabdulahiMahmutt 2 หลายเดือนก่อน +7

    Ustaad Omar ishaar🤵👍

  • @MUHABARRE143
    @MUHABARRE143 2 หลายเดือนก่อน +5

    Allaha ku xafido wll

  • @abdirahmanmohamed8388
    @abdirahmanmohamed8388 หลายเดือนก่อน +1

    Yassalaam axlaa kitaab ayaad so koobtay yaa sh.cumar
    Xaaskana waa ku dhagesaty waxaa rajeynaa in ay wax bdn hagaagaan
    Bulshada markii lagu dhahaayo saxaafada indho ayey u tahay wlhi waa markaan oo kle
    Shukran

    • @haa8793
      @haa8793 หลายเดือนก่อน +1

      Adigey kugusabsanthy dumashi maxad ogusarin

  • @ashrafshijaaci4565
    @ashrafshijaaci4565 2 หลายเดือนก่อน +4

    Sheeko sheeko, sheeko xariiro aa igu soo dhacdy😂
    Mahadsanid sxb inshar👍

  • @Mohametabdi4
    @Mohametabdi4 หลายเดือนก่อน +2

    Manta Dadka Wangsan Ee Jooga Said Uma Badana Haddi Ad Haysato Gabadh Akhalaq Ahan Dhaqan Ahan diin Ahan Ama Wiill.Illasho ❤

  • @IlyaasIlyaas-b9i
    @IlyaasIlyaas-b9i หลายเดือนก่อน

    Cumar inshaaroow soobadi saaxib si aan dumarka ufahano qaab fikirkooda saxib

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خيرا

  • @Mohansaed
    @Mohansaed 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ruuxii ugu horeyeyy😂 hampalyo iso dhahaa🤣😁

  • @DaudAbdiAli-pd7ir
    @DaudAbdiAli-pd7ir 2 หลายเดือนก่อน +4

    Wallaalkayga aan jeclahay waxaan kugu xiranahay mudo dhan 7sanadood.aad baana kuu dhagaystaa waana kuu mahad-celshaa mar kasta runti waan ku jeclahay walaalkayow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @amranabdullahi1898
      @amranabdullahi1898 หลายเดือนก่อน

      Ani 2024 bilawgedi aa bartay wiilkan 😢😅😂❤❤

    • @DaudAbdiAli-pd7ir
      @DaudAbdiAli-pd7ir หลายเดือนก่อน

      Hada soo islama joogno ku soo dhowow team wadad xaqa ❤❤

  • @tasnimmohamed8670
    @tasnimmohamed8670 หลายเดือนก่อน

    Allahuma sali Cala sayidina Muhammad .

    • @queentasniim2696
      @queentasniim2696 หลายเดือนก่อน

      Allahuna sali wasalim cala sayidina muxamed 🥰

  • @supermema0ffical226
    @supermema0ffical226 หลายเดือนก่อน +1

    Asc brother Omr nio waxan ka codsanena qisada sheikh Khalid rashid please so samey insha Allah jawabta ku sugena

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ogaansh allah 2017 ayaan kugu xidhnaa

  • @SharamBoy-qk3lo
    @SharamBoy-qk3lo 2 หลายเดือนก่อน +4

    Omar waanku salaamay sxp walal qaali

  • @SuadMohamud-ql1cc
    @SuadMohamud-ql1cc 2 หลายเดือนก่อน +8

    0:05 😂😂dhan dhaadhaaan😅

    • @jalaamgeedi9830
      @jalaamgeedi9830 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hahahahaha ciyaal hindi yaah😂😂

    • @Xadiyoluula
      @Xadiyoluula หลายเดือนก่อน

      Maxa niyada uga delays wiilka🤣

    • @jalaamgeedi9830
      @jalaamgeedi9830 หลายเดือนก่อน

      @@Xadiyoluula hahahahaha niyada kama dilin Ayeeyo Xadiyo hahahahaha 😆 😂 ee xusuus ayaa soo xasuusinaayi 😆 😂 😆 xiligii ciyaalnimada hahahahaha 😆 😂 🤣

  • @Iskoblo
    @Iskoblo หลายเดือนก่อน

    My first comment , muhiimadaydu waa inaan dhegaysto mawduuca si aan ugala soo dhex baxo wax i anfaca , balse maaha inaan isku mashquuliyo falcelinta dadka , sababtoo ah dan iiguma jirto inaan maanta dhan commenta akhriyo , ka ana waa anigoo bad biyo ka dhuraya .
    Wasalaamu calaykum yaa akhii .

  • @noraden2414
    @noraden2414 2 หลายเดือนก่อน +6

    Mawduucan waad kudagdag tay zxb, mariikh iyo waxaro baynu kakala nimi waa dambi. Dd badan ba sikhaldan wx ufahmaya wxdna iloowday inaynu dd muslim ah nhy Mahadsanid @ogaansho

    • @suhaybxasan7725
      @suhaybxasan7725 2 หลายเดือนก่อน +1

      Zxp run maaha ee waxa laga wadaa un waynu kala duwan nahay

    • @nimco7782
      @nimco7782 2 หลายเดือนก่อน

      War waa un tusaale lagu soo dhoweynaayo fahamka

    • @FalastinYusuf-wj7cy
      @FalastinYusuf-wj7cy 2 หลายเดือนก่อน

      Tusaale ahan waaye mooye run maaha

    • @MohamedOmar-nl2qn
      @MohamedOmar-nl2qn หลายเดือนก่อน

      😂😂

  • @MCC-k8p
    @MCC-k8p หลายเดือนก่อน +1

    Sxb waa ku salamay ustaad omar ishaar sxb Amir khattab ka soo hadal

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 2 หลายเดือนก่อน +3

    Raga Ayaa ah cadowga Dumarka waa ay ka dhalan waa ay ka tagaan

  • @AbdinasirAbdikhabiir
    @AbdinasirAbdikhabiir หลายเดือนก่อน

    Thanks Umar inshar for your fun

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 2 หลายเดือนก่อน

    Aadbaad u mahadsan tahay dhib nahaysto baad ka hadashey, ilmeheena oo aan u jeedno ku haynta yurub iyo ciribteeda xumada laga dhaxlaayo aad u jeedo ayaa larabaa inaad joogto oo aad ku raali ahaato illaahay xisaabtiisiina ay nasugeyso inkastoo ruuxii isku dhejiya uu xisaabteeda leeyahay lkn xisaab ka sokoow waaba hal bacaad lagu lisey. Kheyr inshallah 😢😢😢😢😢

  • @Samatar-Seeflabood
    @Samatar-Seeflabood หลายเดือนก่อน +1

    Waryaa ogaansho waa maxay mariikh
    Carab maa namooday research sameey ee dadku afsomali wax ugu sheeg

    • @abdirahim_1
      @abdirahim_1 หลายเดือนก่อน

      Adigu bal magac afsomali ukeen bal, Ma mars inuu ku dhaho mad rabtey

  • @husenmaalin381
    @husenmaalin381 หลายเดือนก่อน

    Waa mawduuc cilmi badan xanbaarsan

  • @abdifatahadenali6741
    @abdifatahadenali6741 หลายเดือนก่อน

    Mashllah, wa mowduc lo bahnaa weye

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wll mahadsanid imbadhan

  • @Eprasuuley
    @Eprasuuley 2 หลายเดือนก่อน +5

    Way Ogyiin inaan Ognhy inay Ogyiin Anakuna Wan Oganhy inayna Ogyiin inaan Ognahy Waan is Wada beentahay Ognahy🤣💔

    • @JaamacSheeko
      @JaamacSheeko 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂 maxaad ka wadaa 😂😂😂

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤ wll guleeyso

  • @abdinasirceegaag3689
    @abdinasirceegaag3689 หลายเดือนก่อน

    Mawduuc wanaagsan salama bro

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 2 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu kumaba nooli meerayasha aduunka ku yaala ee waxaa ku noolahay Boorama gaar ahaan xaafada sh.cismaan😂❤

  • @mohhamedabdi6285
    @mohhamedabdi6285 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @mohamedabdirahmanfarah5608
    @mohamedabdirahmanfarah5608 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad 🙏

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod 2 หลายเดือนก่อน +2

    I hope you all good my siblings ❤

  • @nashaadbashir6518
    @nashaadbashir6518 หลายเดือนก่อน

    Omar wll buuggan waa buug aad mihiim ugu ah nolasha guurka siiba maanta marka isagoo xalqadaa maad ii bilowdo

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla หลายเดือนก่อน +2

    Muuqaalkan marka guursado ayaan usoo laaban doona hada qibrad lee ka qadana 😄

  • @haldoormedia7
    @haldoormedia7 2 หลายเดือนก่อน +2

    Walal omar thumbnails ka sidee u sameysaa

  • @mohamedosmanawil
    @mohamedosmanawil 2 หลายเดือนก่อน +2

    Horay usoco ustaad

  • @MaxamedCabdixasan-g1q
    @MaxamedCabdixasan-g1q 2 หลายเดือนก่อน +2

    first team ogaansho

  • @Maryancabdulaahi600
    @Maryancabdulaahi600 2 หลายเดือนก่อน +8

    I'm bah waxara xir 😂😂

  • @siciidnadiir6117
    @siciidnadiir6117 หลายเดือนก่อน

    cumar shekadan waad ka bad badisay wabug waxan shegeyso tagerahagan ahay

  • @Aboubakaer
    @Aboubakaer 2 หลายเดือนก่อน +2

    Omar inshar mashallah

  • @ExleaderYaasirozil
    @ExleaderYaasirozil หลายเดือนก่อน

    Asc cumar in shaqar

  • @MohamedOmar-m3j
    @MohamedOmar-m3j 2 หลายเดือนก่อน +3

    Raga mariiqa halagu celiyo dumarkana waxarxirka halagu celiyo😂❤

    • @Garage1_
      @Garage1_ 2 หลายเดือนก่อน

      Haahey😂

    • @haa8793
      @haa8793 หลายเดือนก่อน

      Waa lakala nasan

  • @ABDIRASHIID2001
    @ABDIRASHIID2001 หลายเดือนก่อน

    Waan kaxka xumahay inan kaso daahay muqalkan
    Alxm calaakulli xaal

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 หลายเดือนก่อน

    Thank you

  • @XasanSheekh-d4k
    @XasanSheekh-d4k หลายเดือนก่อน

    Ogansho wan ku tayera walalkey

  • @Aboubakaer
    @Aboubakaer 2 หลายเดือนก่อน +3

    Omar inshar

  • @Bulshada08
    @Bulshada08 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa faraxsan tahy sida hadalkaga ka gartay!😁Alx

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz หลายเดือนก่อน

    MUUQAALKAN WAAD KU DHADAY SHEEKH CUMAROOW. WALOOW WAX BADAN UU KA RUN SHEEGAYO HADANA KHIYAALIGA MAAHA XALKEENA. SIDA ISLAAMKU NOO TARBIYEEYAY IYO TAJAARIIBTA BANI, AADAMKU SOO MARAY AYAA NAGU FILAN.

  • @XasanInshaar-s5v
    @XasanInshaar-s5v 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kkkk shugran ustaad

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah5718 หลายเดือนก่อน

    Asc. Waxaa iga su'aal ah:-
    Waxaad soo xigatay buug leh raggu waxay ka soo jeedaan meel jebla dumarkuna meel hebla, adigoo raaliya waxaad keentaa meel quraanka illaahay sw ku sheegay ama xadiista rasuulka nnkh ku sheegeen in dumarkuna ay ka soo jeedaan meeris hebel dimarkuna meeris hebel.

  • @YusroAbdurahim-mz1pd
    @YusroAbdurahim-mz1pd หลายเดือนก่อน

    Waxraxir iyo mariiq maxaa ladhahaaa ustaad meerayaal hore miyaa mise

  • @Binthlm
    @Binthlm 2 หลายเดือนก่อน +4

    Mariiq iyo waraxa xir ha ii dambeyee hada intee kunool nahay intee wada jognaa💔😭😂😂🤣

    • @nimco7782
      @nimco7782 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂

    • @firdowsaabdirahman5966
      @firdowsaabdirahman5966 หลายเดือนก่อน

      Inta u dhaxeyso aad ku noshahy meeraha dhulka

  • @XafsoIman40
    @XafsoIman40 หลายเดือนก่อน +2

    Mahad sanid Ustaad jasakallahu khayr

  • @Canab-Cabdirashiid
    @Canab-Cabdirashiid หลายเดือนก่อน

    Mash allah 🎉Cajiib

  • @ZakeriaAli-o6p
    @ZakeriaAli-o6p หลายเดือนก่อน

    Alle ha ku dhowro

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 หลายเดือนก่อน

    Ku mahadsanid Tabintaada Wararka Daafaha caalmka ❤😂🎉😮😢❤❤😂❤

  • @mabsuudmohamad529
    @mabsuudmohamad529 หลายเดือนก่อน

    Waligoodba ma daba socdeen, subxaanalaah

  • @mohamudhussenaden1669
    @mohamudhussenaden1669 หลายเดือนก่อน

    Mudane Ogaalka sheege tani waa sheeko hal abuura oo kahor imaanaysa teer iyo Nebi Aadam jiritaanka dadka Rag iyo Dumarba
    Runsheeg diinta iyo tijaabada muuqata kahadla ayaa lagaaga baahan yahay

  • @DRSDhool-vs4gn
    @DRSDhool-vs4gn หลายเดือนก่อน

    الزواج مانه ممكن ينجح بقرارات شخص واحد 🤗🤗 16:46

  • @AbdirisaaqAbdiqaadirMaxamuud
    @AbdirisaaqAbdiqaadirMaxamuud หลายเดือนก่อน

    rag iyo dumarka ilaahay baa isku abuuray cid dhexdeena soo gali kartaa ma jirto

  • @Mohamedgafdiid
    @Mohamedgafdiid 2 หลายเดือนก่อน +2

    Somalidu waa dadka kaliya ee communities kaga hadlo wax aan mowduuca qusaynin

  • @ahmedcade7782
    @ahmedcade7782 หลายเดือนก่อน +1

    يا معشر الفوارح "جمع فارح" 😂😂
    Waa iga gadantahay kkk

  • @ABDIMAJIDMOHAMED-v5k
    @ABDIMAJIDMOHAMED-v5k หลายเดือนก่อน

    Thanks mcln🎉

  • @Ahmedeight
    @Ahmedeight หลายเดือนก่อน

    Omar inshaaR waLaaaaaLka❤

  • @Unknown-l1f6z
    @Unknown-l1f6z หลายเดือนก่อน

    Omarow gabdhohii waad ku fogaatay ee tolow aniga NIN miyaa la iga dhigi rabay, aniga wixiiba xal ah ayaan ka fiirshaa arimaha cakiran,
    Mustaqbalka iyo isbadal ayaan ka hadlaa ama aan siwirtaa isbadal lagu baraaro in aan umada u hogaamiyo.
    Waxyaabaha buuqa keeno waan isaga tagaa.

  • @hassanabubakar1226
    @hassanabubakar1226 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu dumar baan ahay lkn waxaan urkaa ka badbadin dumarku mustaqbalka way ka sheekaytaan hadba heerka ay taagantahay talabaad barigiihore waxaala dhihijiray dumarku xan badanyihiin lkn hada waa lagasimanyahay

    • @queentasniim2696
      @queentasniim2696 หลายเดือนก่อน

      Ma aragty nimanka hda jira niman maha walow anan dhamantod dhahynin hdana xanta dimarka qaarki ayagaba kaga daran 😂

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 หลายเดือนก่อน

    Soomaalida Xurta Ah iyo Soomaalida Xalaasha Ah, Waa Udiyaar in Eey Difaacdaan Dhulkooda Soomaaliyeed iyo Dadkooda Soomaaliyeed.
    Dhulka Dadka Soomaaliyeed Kaasi Oo Rag Leh Jileecaas Laguma Liqi Doono.

  • @abdirahimjama112
    @abdirahimjama112 หลายเดือนก่อน

    Omar inshar sxp mariiqa iyo waxaraxirka kama dhamaatid miyq

  • @maxamed-dhuux
    @maxamed-dhuux หลายเดือนก่อน +1

    Spaceship afsoomaali waxaa lagu yidhaahdaa dayaxgamceed

  • @FahadHasan-zv2mg
    @FahadHasan-zv2mg หลายเดือนก่อน

    Wll cumarow wll inshaar wll dadka gacan qabta wll waxaad ku dadaasha in aad video editing ka aad asal adu leedahay aanad al jazeera CNN, Euro news iyo media kale wax kasoo qaadan waayo waxan ka baqayaa in channelka la iga xidho ogaansho

  • @Engmarcadde516
    @Engmarcadde516 2 หลายเดือนก่อน +2

    Noloshan aduunka aan lahayn wax dumar ah wx dhadhan malaha😂❤

    • @ABUKE8
      @ABUKE8 2 หลายเดือนก่อน

      Dumar iyo rag labadodaba mid hadii oa wayo nololi ma jirto

  • @Siciid22
    @Siciid22 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa san ahay ❤😢😭

  • @khaalidmuse2842
    @khaalidmuse2842 หลายเดือนก่อน

    wll ka soo Hadal Afganistaan Shalay waxii ka Dhacay ❤

  • @Kadartube
    @Kadartube 2 หลายเดือนก่อน

    Run cad❤

  • @hindahassan4459
    @hindahassan4459 2 หลายเดือนก่อน

    فهمتك قصدك ياعمر
    شكرآ لك