Kafikir
Kafikir
  • 26
  • 39 026
Doonis Xor ah: Dhab Mise Dhalanteed
Xor Ma U Tahay Doorashooyinkaaga mise waxaa tahay NPC.
Stay connected with Kafikir:
Instagram - kafikir_
Facebook - KafikirTH-cam
Music:
Mlemmz (feat. Ao) th-cam.com/video/HpnEel6WmVQ/w-d-xo.html
Purrple Cat - Falling Star - th-cam.com/video/yNf_kpxBIBA/w-d-xo.html
wünsche - sunday vibes - soundcloud.com/samuelwunsche/sundayvibes
falling star - th-cam.com/video/yNf_kpxBIBA/w-d-xo.html
#Kafikir #Freewill #Determinism #Falsafad
มุมมอง: 486

วีดีโอ

qiyaas Sisyphus oo faraxsan
มุมมอง 419หลายเดือนก่อน
One must imagine Sisyphus happy. Stay connected with Kafikir: Instagram - kafikir_ Facebook - KafikirTH-cam Music: Pandrezz - I hope you feel better Now th-cam.com/video/JeQG13c8bxo/w-d-xo.html #Kafikir #Falsafad #Absurdism
Saamaynta Balanbaalista: Butterfly Effect
มุมมอง 502หลายเดือนก่อน
Muqaalkaan wuxuu bedeli doonaa noloshaada. Stay connected with Kafikir: Instagram - kafikir_ Facebook - KafikirTH-cam Music: Pandrezz - I hope you feel better Now th-cam.com/video/JeQG13c8bxo/w-d-xo.html Gason - Warm Breeze th-cam.com/video/vT5rDRYtAo0/w-d-xo.html Hevi - Morning Brew ft. Paper Ocean th-cam.com/video/5TGP3G_Qf1s/w-d-xo.html #Kafikir #Butterfly Effect ...
Inaad YouTuber noqotaad rabtaa, huh
มุมมอง 4.2K2 หลายเดือนก่อน
Hadii doonayso inaad TH-camr noqoto: Muqaalka Hosow pro:- th-cam.com/video/GY3IZH6avxk/w-d-xo.html Stay connected with Kafikir: Instagram - kafikir_ Facebook - KafikirTH-cam Music: Documentary Cinematic (Inspiring Emotional Ambient Background) th-cam.com/video/LvolKZc77sc/w-d-xo.html Hevi x no one’s perfect - And Then I Woke Up th-cam.com/video/4sleLEqzt8o/w-d-xo.htm...
Ma garanayo
มุมมอง 6263 หลายเดือนก่อน
I aamina, ma garanayo. Stay connected with Kafikir: Instagram - kafikir_ Facebook - KafikirTH-cam #Kafikir #Philosophy
Dayaxa
มุมมอง 4043 หลายเดือนก่อน
Tariikh kooban oo ku saabsan dayaxa, sida uu muhiim ugu yahay nolosha dhulka iyo mustaqbal ka saldhigyada dayaxa. Stay connected with Kafikir: Instagram - kafikir_ Facebook - KafikirTH-cam #Kafikir #Dayaxa
Nostalgia: Uhilowga Waayihii Hore
มุมมอง 7804 หลายเดือนก่อน
- Stay connected with Kafikir: Instagram - kafikir_ Facebook - KafikirTH-cam #Kafikir #Nostalgia #Psychology
Cynicism: Falsafadda Eyda
มุมมอง 7354 หลายเดือนก่อน
Falsafadda Cynicism Stay connected with Kafikir: Instagram - kafikir_ Facebook - KafikirTH-cam Music: Nadav Cohen - Ascending to heaven: th-cam.com/video/fN-HEwa9Tv4/w-d-xo.html Nuver x Squeeda - Collapse: th-cam.com/video/zE6pfNkNUXo/w-d-xo.html Nuver - Rainy Day: th-cam.com/video/wpdu2e_cC_c/w-d-xo.html #Kafikir #Falsafad #Philosophy #Cynicism
Dhiiranaanta In Lagu Necbaado
มุมมอง 2.7K5 หลายเดือนก่อน
Ma leedahay dhiiranaanta in lagu necbaado? Hadii jawaabtu maya tahay, maantaba bilow. Stay connected with Kafikir: Instagram - kafikir_ Facebook - KafikirTH-cam #Kafikir #AdlerianPsychology #Falsafad
Noloshu Waa Silic
มุมมอง 1.6K7 หลายเดือนก่อน
“The struggle itself towards the heights is enough to fill a man's heart. One must imagine Sisyphus happy.” -Albert Camus Stay connected with Kafikir: Instagram - kafikir_ Facebook - KafikirTH-cam/ #Kafikir #Sysyphus #Falsafad #absurd
Stoicism iyo Nolosha Casriga ah
มุมมอง 1.4K7 หลายเดือนก่อน
Sidee Stoic loo noqdaa xiligan casrig ah? Stay connected with Kafikir: Instagram - kafikir_ Facebook - KafikirTH-cam/ #Kafikir #Stoicism #Falsafad
Isbeddello yaryar, natiijo weyn: Atomic Habits
มุมมอง 1.2K9 หลายเดือนก่อน
Atomic Habits waxa uu ku siinayaa wado aad kaga faaideysanayso samaynta isbeddelo yaryar si’aad u abuurto natiijo weyn. Stay connected: Instagram: kafikir_ Facebook: KafikirTH-cam Music: wünsche - sunday vibes.. soundcloud.com/samuelwunsche/sundayvibes 00:00 sababta caadooyinka yaryari u samayn karaan farqi weyn 01:54 sida caadadu u samaysmato 02:50 ka dhig mid muuqa...
Bini’aadamku ma xun yihiin?
มุมมอง 8209 หลายเดือนก่อน
Ibnu aadamku ma si dabiici ah ayey u xun yihiin, mise si dabiici ah ayey u wanaagsan yihiin. Stay connected: Instagram - kafikir_ Facebook - KafikirTH-cam/ Music: Stories of Synergy Artist: xander x Tonion Link: lofigirl.com/releases/stories-of-synergy/ #Kafakir #philosophy #psychology
Dareen Habaabin: Xaqiiqda Qarsoon
มุมมอง 1.2K11 หลายเดือนก่อน
Emotional Manipulation. stay connected with Kafikir: Instagram - kafikir_ Facebook - KafikirTH-cam/ #Kafikir #emotionalmanipulation #gaslighting #psychology
Taariikhda Madow ee Franz Kafka
มุมมอง 82211 หลายเดือนก่อน
Tariikhda Franz Kafka. stay connected with Kafikir: Instagram - kafikir_ Facebook - KafikirTH-cam/ Music: Album - Happy Moments Artist - No spirit lofigirl.com/releases/happy-moments/ #Kafikir #Kafka #Falsafad
Aragtida Boolo Boolada Madow | Black Swan
มุมมอง 859ปีที่แล้ว
Aragtida Boolo Boolada Madow | Black Swan
5 Cashar oon Ka Bartay Falsafadda Stoicism
มุมมอง 2Kปีที่แล้ว
5 Cashar oon Ka Bartay Falsafadda Stoicism
Dhinaca Madow ee AI (Artificial intelligence)
มุมมอง 442ปีที่แล้ว
Dhinaca Madow ee AI (Artificial intelligence)
Hadafkaaga Ma Gaari Doontid
มุมมอง 1Kปีที่แล้ว
Hadafkaaga Ma Gaari Doontid
Baraha Bulshadu Waxay Burburinayaan Noloshaada
มุมมอง 1.3Kปีที่แล้ว
Baraha Bulshadu Waxay Burburinayaan Noloshaada
Hal qof ma dili lahayd si aad shan qof u badbaadiso?
มุมมอง 959ปีที่แล้ว
Hal qof ma dili lahayd si aad shan qof u badbaadiso?
Dhinaca Madow ee TikTok
มุมมอง 784ปีที่แล้ว
Dhinaca Madow ee TikTok
Jacaylka Dhabta Ahi Muxuu Yahay?
มุมมอง 2.9Kปีที่แล้ว
Jacaylka Dhabta Ahi Muxuu Yahay?
sidee MAALQABEEN loo noqdaa?
มุมมอง 1Kปีที่แล้ว
sidee MAALQABEEN loo noqdaa?
Xaqiiqda Qarsoon ee Adoonsiga Casriga ah
มุมมอง 551ปีที่แล้ว
Xaqiiqda Qarsoon ee Adoonsiga Casriga ah
Stoicism: Falsafadda Nolosha Caadiga ah
มุมมอง 9Kปีที่แล้ว
Stoicism: Falsafadda Nolosha Caadiga ah

ความคิดเห็น

  • @zakeriahay7914
    @zakeriahay7914 16 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid awoowe, aad ayaan uga helaa muqaaladaada falsafiga ah.

  • @stroytaller
    @stroytaller 16 วันที่ผ่านมา

    yacni sxp maxaad ka wadan qofku ficilaadooda oo dhan masuul kama ahaa haa durufaha iyo dhacdooyinka inagu hareersan ama aynuu soo barnay hab nololaleedkeen way soo galin kartaa inaynu samayn wax yaabo qaldan laakin hadaan taasi ka ma dhigan inaynuu si cad uu odhan karo qofku ficiladiisa masuul kama ahaan hadii aynuu sidaa dhahonba meesha markaa waxaynuu ka sarayna hadalkii alle ee ahaan inuu dadka ku manaystay caqli ay qaladka iyo wanag ku kala saraan ani koly falsada kama aqoon badni laakin kaliyaata markaan maqlay hadlkaa ahaa marka qar ficiladeena masuulkama ahin ayaan diidayan teed kale dhaman buug kastaa oo falsabada oo qofka iyo ficiladiisa sharaxad ka bixinay oo ay qoreen dad aan islaam ahayan marnba buugagtoodasi qofka u masharaxay ama uma cabiraya sidii u alihii abuuray uu u cabiray yacni si kale qofku hadii deeganka ku hareeraysani uu ka xumaado oo deegankiisa xumin uu ku kalifo inuu sameeyo wax aabo xun taa macnahedu mahaa inuu deegankiisu ku qasabay ee waa inay duruftaasi deegankiisa xun ka jirtay inay uu fuduudaysay waxay ay marka horeba naftiisu ku firiraysay oo uu rabay inuu sameeyo zxp ani channelkaga waxooga ban dawaanye waxan waan ka faaiday ee kaliyaata commenta fikirad aan aqbali kari waayey ayuunbaa aryigaan ka qabo kugu wadaagayey mahdsanidan qabtabtabintaadan waa ka helay run ahaantiyee

  • @AragtidaFikirka
    @AragtidaFikirka 17 วันที่ผ่านมา

    Sida aan qabo, wax walba waxay u dhacaan sida loogu talogalay-si kale uma dhici karaan. Tani waxay la mid tahay aragtida determinism-ka, aad ka hadashay, oo ka timaadda falsafad cilmaani ah. Waayo, fikradaha ayaa horseeda ficillada, hase yeeshee ficilladu ma aha kuwo si buuxda loo saadaalin karo. Mar walba fikir ayaa nagu lammaan, laakiin ficillada ka dhalanaya waxay noqon karaan kuwo kooban oo la qiyaasi karo, halka xaaladaha iyo duruufaha kale, sida shucuurta, ay saameyn ku yeelan karaan, taasoo keeni karta natiijooyin lama filaan ah marka laga eego dhinaca shakhsiga, laakiin marka laga eego nidaamka caalamka, natiijooyinkaasi waxay ka mid yihiin dhacdooyinka suurtagalka ah-ma jirto wax aan la ogeyn. Dhanka 'free will'-ka, marka loo eego, wax kasta oo caalamkan ka dhaca waa koobanyihiin, wax walbana waa la saadaalin karaa maadaama dhacdo kasta ay soo hoos galeyso nidaamka xaddidan ee caalamkaan. Mahadsanid oo halkaa ka sii wad.

  • @BirCune-t8l
    @BirCune-t8l 17 วันที่ผ่านมา

    Sxb tiktok furo halkaas community baa ka buuxa

  • @SavageGang-rc8kl
    @SavageGang-rc8kl 17 วันที่ผ่านมา

    Waxan ahay nin aan aaminsaneen wax diin ah. Sababtuna waa su'aalo nafteeyda ka imaanaayo oo ah ilahey maxoow kaga baahanyahay inoow nabi soodiro ama oow lasoo hadlo nin aniga oo kala ah oow fariin iigu soodhiibo nin aniga oo kala aha. Taas miyeeysan noqoney inay nabiyada ee yihiin dadka aduunka ugu beenta badan maadaama eey ilaaheey been kasheegeen ilaaheyna noola kasta si dabiici ah u hanuuniyay caqli iyo garasho siiyay madaama noole kasta baad iyo biyo oow raadsanaayo hadii aan dhaho ilaaheey ayaa isoo diray miyeeysan gaf aheyn maadaama aan dhigay boos sida shaqsi . waxaan rajeynaa qaab muuqaal ama ama qoraal inaad uga soo jawaabto waxbadan mahadsanid

  • @asadmukhtar4350
    @asadmukhtar4350 17 วันที่ผ่านมา

    Wado saxan ayd ku socotaa mudane ee haka daalin.

  • @CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz
    @CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz 17 วันที่ผ่านมา

    Thanks sxp we love you smd your video

  • @BirCune-t8l
    @BirCune-t8l 22 วันที่ผ่านมา

    Swan afsomali maxa lagu dhaha wllyal

  • @BirCune-t8l
    @BirCune-t8l หลายเดือนก่อน

    TH-camrka keliyaata ee Falsafada soo gudbiya keep going sxp

  • @ahmedabdinasir2005
    @ahmedabdinasir2005 หลายเดือนก่อน

    Dhaliilida Falsafadaha Ka Fog Nolosha Dhulka: Niitje waxa uu ku dhaliilayaa faylasuufyadii hore in ay dhisteen falsafado ka fog nolosha dhabta ah ee xaaladda dhulka ku sargo’an, iyaga oo raadinaya xaqiiqooyin ama bardhamaad aan la taaban karin. Falsafadahan, sida midda Plato oo ah aragtida dunida fikirka, waxay ku dhiirrigeliyeen dadka inay ka jeestaan nolosha dhabta ah ee dhulka, iyaga oo raadinaya waxyaabo aan dhabta ku saleysnayn. Niitje waxa uu ku doodayaa in noloshu ay tahay mid hawlaha arladda ku saleysan, taas oo macnaheedu yahay in qofku uu horumariyo awoodda iyo rabitaanka uu ku doonayo inuu ku hormariyo naftiisa iyo xaaladdahiisa nololeed. Sida uu qabo Niitje falsafadahaas ka fog nolosha dhabta ah waxa ay abuureen kalagoys, u dhaxeeya nolosha ruuxiga ah iyo midda jidhka ee dhulka, taas oo Niitje ku tilmaamay inay tahay “nihilism” (luminta macnaha nolosha). Isagu waxa uu ku baaqayaa in falsafaddu noqoto mid toos ula xidhiidha nolosha dhabta ah ee dhulka ka jirta, taas oo ka tarjumeysa xaaladaha dhabta ah ee aadanaha. Kordhinta Qiimaha Dareenka iyo Awoodda: Niitje waxa uu si weyn ugu qiimaynayaa dareenka iyo awoodda qofka inuu nolosha iyo hawlaheeda si firfircoon u guto, taas oo ka duwan falsafadaha dhaqanka iyo caadooyinka oo inta badan iyagu diiradda saara caqliga iyo xeerar kale. Waxa uuna ku doodayaa in dareenka iyo rabitaanka awooddu ay yihiin waxyaabaha dhabta ah ee nolosha hagaya, isla markaana ay tahay in la aqoonsado oo la dhiirigeliyo. Isagu waxa uu ka soo horjeedaa fikradda ah in nolosha dareenka iyo hamiga laga ilaaliyo, sida ay qabaan falaasafo badan oo hore, iyaga oo leh qofku waa in uu joojiyo dareenka ama uu xakameeyo islamarkaana uu ku dhaqmo caqliga. Taa bedelkeeda, Niitje waxa uu ku doodayaa in dareenka iyo rabitaanka awooddu ay yihiin kuwo qofka u oggolaanaya inuu ku noolaado nolol buuxda oo macno leh, isagoo abuuraya qiyam u gaar ah oo aan ku xidhnayn akhlaaqda dhaqanka iyo caadooyinka ee bulshadu dejisatay. Diidmada Aqoonta Dhamaadka Leh (Absolute Knowledge) Niitje waxa uu ka soo horjeedaa aragtida falsafadeed ee sheegaysa in qofka uu gaadhi karo aqoon dhammaad leh oo ku saabsan xaqiiqada ama akhlaaqda. Falsafado badan oo hore waxay ku andacoodaan in caqliga nadiifta ahi ama habka cilmi-baadhistu uu qofka u horseedi karo aqoon dhammaad leh oo ka tarjumaysa xaqiiq buuxda. Niitje waxa uu ku doodayaa in xaqiiqada iyo aqoontu aysan ahayn kuwo sugan ama dhammaad leh, laakiin ay yihiin kuwo ku jira hab socod isbedbedelaya taas oo ka dhigan in mar walba la beddeli karo, iyadoo ku xidhan aragtida, hamiga, iyo rabitaanka qofka. Tani waxay ka dhigan tahay in qofku uu leeyahay xorriyad iyo awood uu ku abuurayo aqoon islamarkaana uu ku gaadhayo xaqiiqooyin cusub, taas oo aan xadidnayn ama la sinayn mid horay loo dejiyey. Waxa uu ku boorinayaa faylasuufyadu in ay noqdaan kuwo leh hal-abuur, oo ujeeddadoodu tahay inay abuuraan aragtiyo cusub oo la jaanqaadaya waayo-aragnimada dhabta ah ee nolosha, halkii ay isku dayi lahaayeen inay raadiyaan aqoon buuxda oo aan la isu su’aalin karin ama waydiimo laga keenikarin. Aragtida “Eternal Recurrence” (Soo Noqoshada Jiritaan Dabiici ah): Niitje wuxuu soo bandhigay aragtida “Eternal Recurrence,” oo ah mid ka mid ah fikradaha ugu adag ee uu soo saaray. Aragtidan waxay ku saabsan tahay fikirka ah in noloshu ay tahay mid mar walba soo noqnoqota, iyadoo wax walba ay dib ugu soo noqonayaan sidii ay hore u jireen. Niitje waxa uu uga jeedaa in qofku uu noloshiisa ku noolaado isagoo og in wax walba oo uu sameeyo ay mar kale soo noqon doonaan, oo ay tahay inuu ku noolaado nolol uu ku qanacsan yahay, iyada oo aan waxba laga qoomameyn. Aragtidan waxa ay la xidhiidhaa diidmadii Niitje ee aragtida diimaha iyo dhaqanka taas oo ah in noloshu ay leedahay dhamaad ama ujeeddo go’an. Halkii laga raadin lahaa macne dhammaad leh, waxaa ku boorinayaa qofka inuu noloshiisa u noolaado si buuxda oo macno leh, isagoo markaas aqbalaya in noloshu ay tahay mid aan dhamaanayn oo isbeddel iyo soo noqnoqosho joogto ah ku jirta.

  • @yaxyekoraad-ub3nu
    @yaxyekoraad-ub3nu หลายเดือนก่อน

    Muuqaalkii aan sugaayay! Thanks Mate

  • @shakir4471
    @shakir4471 หลายเดือนก่อน

    Keep going pro

  • @CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz
    @CabdraxmaanIbnufaisal-jb7gz หลายเดือนก่อน

    Soobadiii sxp Mr philosopher ❤

  • @AragtidaFikirka
    @AragtidaFikirka หลายเดือนก่อน

    Jahwareerka ka dhasha macna-darrada waa mid ka mid ah dhibaatooyinka ugu waaweyn ee xilligan casriga jira. Si qurux badan ayaad sheekada Sisyphus ugu cabirtay macna-darrada jiraalka, isla markaana halganka nolosha aan dhammaadka lahayn macna ugu yeeshay. Immaanku waa shey looga hortagi karo arrintaani wuxuuna ka imaada macnaha gaarka ah ee dadka ujira oo ka imaata sheekooyinka ay wadaagaan. Sheekooyinkaas ayaa bani'aadamka ka celisa culeeysyada nolosha ama ka caawisa inay la tacaalan jiritaanka sidaas darteed muhimmad gaar aan la xaqiri karin ayay nolosha ku leedahay. Halkaa ka sii wad!

  • @ukmanofficial8054
    @ukmanofficial8054 หลายเดือนก่อน

    Keep up🙋‍♂️

  • @BirCune-t8l
    @BirCune-t8l หลายเดือนก่อน

    SOO badi sxp❤❤

  • @Cabdullaahiball
    @Cabdullaahiball หลายเดือนก่อน

    Kep going

  • @Ogaahiye20
    @Ogaahiye20 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad ustaad wallaahi kulamidaan ahayee😢❤🎉😮

  • @mukhaarcabdiwarsame2175
    @mukhaarcabdiwarsame2175 หลายเดือนก่อน

    Codkaaga oo gaaban iyo adiga oo boobsiis u hadlaya ayaa adkaynaysa qofku inuu hadalkaaga dhaqso u fahmo , laakiin mowduucyo muhiim ayaad ka hadashaa ee intaas wax ka badal .

  • @DeeqAbdihalab
    @DeeqAbdihalab หลายเดือนก่อน

    War waa sheko wali ah

  • @AragtidaFikirka
    @AragtidaFikirka หลายเดือนก่อน

    Baraarujintaada ku saabsan tallaabooyinka yar-yar ay ee horseedi karto musiibooyinka waaweyn waa cashar muhiim ah oo kor u qaadaya fahamka isku-xidhnaanta dhammaan nolosha. Mathalan, Soomaali cuqubbo ayay soo dhaxashay, laakin fahamka noocan ayaa daawo u noqon karo. Haddii aynu go’aansano inaan ka bogsano dhaawacyada aan dhaxalnay, oo aan is cafinno, waxaan miisaami karnaa xisaabta saamaynta balanbaalista; taasina waxay muujinaysaa muhiimadda masuuliyadda shakhsiga iyo inaynu yeelano damiir sare. Halkaasi ka sii wad walal.

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 หลายเดือนก่อน

    Maashaa alaah waa buug wanaagsan

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 หลายเดือนก่อน

    Thanks zhp aad bad umahadsnty qaabka fiicne wx noso gaadhsiisay Plz hdan codsi yar kaa codsado wx Isheegta muuqalkan qaybtiisa danbe Music background aad isticmaalyso magacsiia ama uguyaran Meshan kahelyo

  • @Shaydanwase
    @Shaydanwase หลายเดือนก่อน

    Wllhi waxas anay i haystaa hadda, youtube muqal soo gali ban is dhahaa, dhibaatoyinka ad sheegtay dhamantod ba i qabata wax motivation ah uu iga tagaa, youtube kaliya mahee xitaa noloshayda caadiga ah inan social media dawado mahee wax kle awood uma hayo

  • @SheekhCali-i4f
    @SheekhCali-i4f หลายเดือนก่อน

    Waxan jecelahay Falsafada❤

  • @caydaro1664
    @caydaro1664 หลายเดือนก่อน

    Heersare.

  • @SavageGang-rc8kl
    @SavageGang-rc8kl หลายเดือนก่อน

    Waxbadan mahadsanid saaxib. Noosoo turjun aragtiyahan janalkaan ingiriiska ah mahadsanid. Magaciisuna waa EINZELGANGER

  • @Maami__Pro
    @Maami__Pro หลายเดือนก่อน

    Golden voice 🎉

  • @adenhassen9119
    @adenhassen9119 หลายเดือนก่อน

    th-cam.com/video/1w40fxsyraE/w-d-xo.htmlsi=mLZr7A1sYU9eMiHy

  • @buunkahasancade-fe3yr
    @buunkahasancade-fe3yr หลายเดือนก่อน

    Ficilka yaryar sameyntoda waxey kuweelan karan kuwa waa weyn madhihi karna😂

  • @caaqilka4379
    @caaqilka4379 หลายเดือนก่อน

    WAXA KALIYA OON SHEEGI KADHO WAA INAAD ADIGU TAHAY TALENTED AALADAN GUUL KA GAADHI KADHA EE HOREY U SOCO

  • @daaniyah-n1g
    @daaniyah-n1g หลายเดือนก่อน

    saaxiib meel aan kaala soo xidhiidho isheeg

  • @SakariyeAliAbdillahiAden
    @SakariyeAliAbdillahiAden หลายเดือนก่อน

    Kawaran haddi aan delete gareeyo Social media maxan ugu badala

  • @xuseenduraan6373
    @xuseenduraan6373 หลายเดือนก่อน

    Salaaman saaxiib

  • @khaderabdi575
    @khaderabdi575 หลายเดือนก่อน

    Zxp Hal su aan iiga jawaab muqal ado kaso samaynaya ama reply ba You tubero badan ayan waydiiyay su aashu waxay tahay Hadii ado you tube furtay hadana aadan buxinin shuruuda 4000k whachs hal sano youtube kagu kakac miyuu noqonaya wll inad iso jawabto ayan rajaynaya

  • @baahiye2479
    @baahiye2479 หลายเดือนก่อน

    Wllo qaali xagee kaalasoo xidhiidha?

  • @Joker54353
    @Joker54353 หลายเดือนก่อน

    Hardwork beats talent.

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo หลายเดือนก่อน

    Keep going zhp

  • @maxamedciise7852
    @maxamedciise7852 หลายเดือนก่อน

    Runtii waxaa iiga kaa muuqda horumar waxan rajeyn in aad noqon doonto qof wax ku ool ah marka sxp waxaan ku oron keep up

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv หลายเดือนก่อน

    Sxb Codkar ayaad tahay Si fiican ooga Faa'ide dhalinyarta .

  • @cabdikeed2111
    @cabdikeed2111 หลายเดือนก่อน

    Keep going zxb i.n markaan caan noqono ayaan kulmi doonaa i.n

  • @yasinsalad8916
    @yasinsalad8916 หลายเดือนก่อน

    Mawduucyada aad ka hadasho wan jeclahay wlhi bro

  • @salahnur6517
    @salahnur6517 หลายเดือนก่อน

    Aniga raba inaan youtuber noqdo laaakin labtop waan haystaa ee waxan haysan mic saaxib ee adigu mic miyaa haysataa mise waad soo duubtaa uun bal intaas iisoo sheeg oo reply isoo gal anaga garabkaaga ah ee saaxib bal iisheeg sida aad codka u duubto

    • @mohamedjama9551
      @mohamedjama9551 หลายเดือนก่อน

      Mobile kaaga baad ku duuban kartaa tlie kaliya baro sida loo edit gareeyo codka apps baala isticmaalaa❤

  • @salahnur6517
    @salahnur6517 หลายเดือนก่อน

    Nio ii sheeeg maxaad isticmaashaa micro caynkee ah mise maba isticmaashid ba saaxib kay

  • @salahnur6517
    @salahnur6517 หลายเดือนก่อน

    Saaxib reply iisoo gal micro 🎤 caynkee ah aa isticmaasha mise totally maba isticmaashaa

  • @successhacks1
    @successhacks1 หลายเดือนก่อน

    Keep going friend lkn muuqalka size ka TH-cam ka TH-cam Ku size u qaas ah ayuu leeyahay,

  • @Ahmed23j-q
    @Ahmed23j-q หลายเดือนก่อน

    Keep going

  • @Maami__Pro
    @Maami__Pro 2 หลายเดือนก่อน

    Horey usoco lipH

  • @Abumotion1
    @Abumotion1 2 หลายเดือนก่อน

    Waanadaa waa mid sax ah pro

  • @kinghamaaz1352
    @kinghamaaz1352 2 หลายเดือนก่อน

    Talie legend tahy keep going