Waxaa lagu xasuustaa dhulkii somalida ee uu canfar iyo oromo u saxeexay iyo jeel ogaadeen iyo mayd lagu kaajo iyo dulaynta naaso ka Jarka xiniinyo kasiibka reer tolkii ogaadeen, reeraha kale ee somalida wuu ka baqan jiray
War ninkan dhakhtar hala geeyo, oo caafimaadkiisa maskaxeed hala baadho. Kaagan wax waraysanaya tababar baad u baahantahay. Waraysi dhab ah baa loo baahanyahay in wax laga waydiiyo tacadiyadii ka dhacay deegaanka xiligii uu xilka hayay.
Tuug tuuggiis Waa la soo daayay miyaa? Waa in la qabtaa oo marba meel la jaraa Inta meesha ku hartay ma heshiinaayaan Sida kaliya horumar ku gaari karaan Waa in Sidii jaarsadi ugu darsameen Oromada Inta kale Waa inay sidaa sameeyaan oo lakala tagaa Si dhibta u yaraato Cidna cidna eersan oo meesha lagu kala baxo Kuwa dulliga ah ee meesha deggan hadday tashan waayaan Waa in madaxa laga garaaco Haddii kale sidii Jaarsada horumar ha gaaraan oo gobolada kale haku darsadaan koleey waa dulli oo waxba ma gartaan
labadan yaa isku balamiyay kkkkk ninkii intuu jeelka ku jiray waxa is lahaa waaasoo hagaagee ilayn show waa khalaasba sanado ka hor aragtidayda siyaasadeed makala miirnayn ninkaas intuu dadka ka jarey in laga jaraabey ahayd wuxuuna mudnaa laba miduun dill toogasho ama xabsi daa id wax u dhaxeeeyay ma jirin kolay tii alleh way ku sugaysaaa nacalad yahay
Mansha allah abo.sodhawow
Doonfaar Xabash xabash dhalay kan Somali ma ahan
Masha Allah Masha Allah
Mujrim baad tahay sharaf kuma dhex lihid shacabka ,inaha allah waa lagaa gudsan doonaa xasuuqii jeel ogaadeen, in lagu iloobay ha moodin
Marshall allaah
Maashaa Allah
Mansha allh
Layah
Mash.allha
Kana Ethiopia jeceel ku nacay 😂
C M C guul guul wlhi ugu frxsanahy wa mdwynhi hore deganka i o xaaq daro ku xir naay allaha aya mahad leh hadi la so dayee
MMC Fadliga rabadanta ilhay kugu naxariistay mcha alh alxamduliliah
Waxan eega?
Murtadka looyaqaan cabdi ilay hala dilo, qoorta haloo dheereeyo,
Ilaahay u toobad keen fursad buu ku siiyee
Masaxwetnayaashii Hore la mid maahid Taariikh madow ayaa kuu Qoran Ina ileyow
Xusuuso badan wad ledahay halyay
ana ahaan abdi waa nin soomaaliyeed waayo soomaali dhibadan ayuu madax u nokhada waxa uu sameeye waaa aragnaa oo daaka waxtay abdi noolaaw madax weeyne reer kismaayo
Dad badan ayuu laayey waana la xirey hadana dadka iyo dalka waa inaa lagusidayn
Waa cabdi nuur xasan axmad oo jopga dalka kiiniyya mahad Ayman ucelin nayaa ale subxaanahu wataacaalaa xabbsiga kasoo saaray mundane cabdi maxamuud cumar kasoo scary xabsiga aad bean uga xumaa xadhiga cabdi maxamuud anigu waxaan jopgay cabdi marks laxidhy itoobiya gear ahaan gobalka afdheer dagmada hargeele waxxn ahaa macalin ushaqeeya dawlada aadbaan ugu faraxsanahy soodaynta mundane cabdi maxamuud mean sha Al laah
Ma aad ahayn Madaxweyne ku walaaqday siyaasadda Soomaalida, waxaad ahayd Soomaali Iitoobiyaan dhab ah.😮
Madaxweyne waa lagu xusuustaa waana lagu xurmeeyaa cadowgaa ha jabee noo soo noqo mudane
maxaa lagu xasuusanani guri bay iyo xasuuq subxaanallaah ❓ baar cad iyo mayd ku kaadiye subxaanallaah ❓
Waxaa lagu xasuustaa dhulkii somalida ee uu canfar iyo oromo u saxeexay iyo jeel ogaadeen iyo mayd lagu kaajo iyo dulaynta naaso ka Jarka xiniinyo kasiibka reer tolkii ogaadeen, reeraha kale ee somalida wuu ka baqan jiray
Dadkii uu laayey ehelkooda sideey u xasuusan doonaan, bal noo sheeg.
Abdi Dijaaj Cawar Waa Dambiile.
❤ Sifiican ayaad u hadashay Ex madaxweyne geesi iga dheh
kolay cag dheertii aqligu ku yaraa ayaad tahay neef hadlaya wx aa dhaanto maleh
WAXAAN WARIYE MA AHAA QOF HADA SOO BAXAY U BAHAN CAAWIMAAD IYO DIB U DEJIN IN AAD HADAL LA HOR ORODAA WAA KHALAD
Fadlan Cabdi iiley kadaaya wareeysiga isagoon dhakhtar lasoomarin sababtoo ah waxaad yaramoodaa inuu hadalka aad usoocelcelinayo taasoo umuuqata cilad xaga caafmaadku inuujiro.
Magan Alle ahow marwalba madaxwanhi hore deeganka DDS Ato Abdi mahamed cumer laandhere laba maaha nolasha danbena kuma xumayso
Jaahiloow kuye qof aan bini aadan aan umahad celinin alle uma mahad celiyo kuyee allaa kuujira 16:40
Mdxwynasha deganka so maraay wa mdxweynihi ugu fcn xaaga wax qabadka deganka in lo dabaal daga cabdi mxmamud cumar
War ninkan dhakhtar hala geeyo, oo caafimaadkiisa maskaxeed hala baadho. Kaagan wax waraysanaya tababar baad u baahantahay. Waraysi dhab ah baa loo baahanyahay in wax laga waydiiyo tacadiyadii ka dhacay deegaanka xiligii uu xilka hayay.
ma saasaa kuu dan baysay dhagar qabaw ilahay diintiisa ayaa noosheegtay inmak rigu uusan aqoonin cida samaysay cidaan ahayn
Kuceliya xabsiga EE weliba diil tugasho Aya kufican
Cabdi Maxamuud Cumar Dambi kamuuna galin Ethiopia waxuu dambi ka galay Dhibanayaasha Soomaali-Galbeed Dhamaan Dambiyada dadkayaga laga galay shalay waa Qoran yihiin kuwa maanta uu galayo Mustafe Muxumad Cumarna waanu Qornaa Cabdina Hilib luu ahaa Mustafana Dhibanayaasha Soomaali-Galbeed dhibuu ku hayaa Nin kasta oo soo socda ayey Tusaale u noqon Caalamku kii hore Maaha Maxkamad Caalamiya la tiig sanaynaa Cid kasta oo dhib u gaysata dhibanayaasha Soomaali-Galbeed A
❤❤
Waxba ooguma taalo soodayntiisu umada soomaliyeed wuxuu umada ugaystayna wuu ogyahay waxaan kula talinlahaa umada intiii nool cafis hawaydiisto intii dhimatayna aakhiray kusugayaan illahaybayna utaalaa siduu kayeeli
Adigu aakhiro xisaapiye kama tihid
@@maxamuudcabdulaahi324 ma anigaa aakhiro xisaabiye ka ah baanku idhi qoraalka sifiican u akhriso intaadan dadka usoo jawaabin caadifad qabiil halosoo ordine
Asc waa arin aad iyo aad lgu fojigndaa waye abii axmda waa ini siyasad badn cabdi maxmuda cumar waxa loo siidayay in lugu shaqiisato sida malsa gu shaqeestay dulada fidarnka e somaliya in oo dagaa toosa oo niyuga buleska ugaleya gobalda somaliya lagu dagalo
🤣🤣🤣🤣 tan Haddad kabadbaaday tii ilaahay yaakaa. Cafinaya....kuwaad xasuuqday iyo jeel ogaadeen waxed kasamaysay wad ogtahee sow xisaabi Kuma sugayso ilaaahay hortii
Ninkani waa.danbiile ithoipia ma cafiyi karto umad ayuu laayay ninkan waa in kaxkabad calimiya lala tiigsadaa
ADUUNYO WALI AMXAARO IYO OROMO CAABUD KAMUU KORIN
Abdi ileey waa sasey in lasoo daayey ayuu aamini layahay kk hadalkiisa argagax baa ka muuqda, he is repenting himself million times, Aduunyo.
Tuug tuuggiis
Waa la soo daayay miyaa?
Waa in la qabtaa oo marba meel la jaraa
Inta meesha ku hartay ma heshiinaayaan
Sida kaliya horumar ku gaari karaan Waa in
Sidii jaarsadi ugu darsameen Oromada
Inta kale Waa inay sidaa sameeyaan oo lakala tagaa
Si dhibta u yaraato
Cidna cidna eersan oo meesha lagu kala baxo
Kuwa dulliga ah ee meesha deggan hadday tashan waayaan
Waa in madaxa laga garaaco
Haddii kale sidii Jaarsada horumar ha gaaraan oo gobolada kale haku darsadaan koleey waa dulli oo waxba ma gartaan
labadan yaa isku balamiyay kkkkk
ninkii intuu jeelka ku jiray waxa is lahaa waaasoo hagaagee ilayn show waa khalaasba
sanado ka hor aragtidayda siyaasadeed makala miirnayn
ninkaas intuu dadka ka jarey in laga jaraabey ahayd wuxuuna mudnaa laba miduun dill toogasho ama xabsi daa id wax u dhaxeeeyay ma jirin
kolay tii alleh way ku sugaysaaa nacalad yahay
Markii geela loo diray
Ninkii maqasha daayacay
Hal keed ku nolan doontaa cid walba dambaad kagashee
Majiro cid aanad aabihii dilin ama hooyadii ama walaslkii ama ilmihii
mizkiin wlhy wuu isku buuqay ilaahow kucaafi
Sawirkisa imika maxa nalo tusiwayayi
Waligis wax macafin isaga waa u yabanyahay
Kkkkkkkkkk
Tuug Aya ahaayd diimo
Nolow abo
Waa in loo dabaal degaa madaxwayne xaqa ayuu ahaa wadankuna ilaa hadda kama maarmo
makuwii dadka laqalanjiray aya tahay
No