INTAADAN CUNIN CANJEERO AMA LAXOOX IYO SOKORTA WEY IDIN DILI DOONAAN IDINKOO DA YAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2022
  • #LAXUUX#CANJEERO
    INTAADAN CUNIN CANJEERO AMA LAXOOX IYO SOKORTA WEY IDIN DILI DOONAAN IDINKOO DA YAR
    -------------------------------------------------------------------
    WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
    WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
    JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
    DOONO
    NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
    ------------------------------------------------
    subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
    / @husseinalje
    muuqaaladeyda kale
    • miisaanka dhimid, miis...
    my Facebook page
    / somali.onlinecoach
    my Instagram
    / husseinalje1
    my facebook groep
    / 415471879387343
    IYO
    / 1663149887156526
    -----------------------------------------------------
    soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud
  • กีฬา

ความคิดเห็น • 282

  • @nadifanurmohamed7783
    @nadifanurmohamed7783 2 ปีที่แล้ว +11

    Sokorta oo dadka sokorta leh istimaalo mar nooga soo hadal wax tarkeeda iyo dhibka ay leedahay Insha.alah

  • @aishaahmed3794
    @aishaahmed3794 2 ปีที่แล้ว +12

    Cajaarada waa fiicanthy lkn sonkorta waa cudur dheh lkn canjeerada Hana nacsiin yarkoow

  • @hamdihamdi3715
    @hamdihamdi3715 2 ปีที่แล้ว +1

    ما شاء الله يا استاد نحنا عم نستفيد منك كثير شكراً

  • @maashaallahmacalim2820
    @maashaallahmacalim2820 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaah xuseenow
    Waad maxadsin tahay
    Adiga wax badan ayaa
    Kaa faaiday alle xaku karamiyo

  • @liiyoos6710
    @liiyoos6710 2 ปีที่แล้ว

    Thanks Ustaad wax badan ayaan kaa faaiidaystay Jazakalah

  • @fadimaxasan1788
    @fadimaxasan1788 2 ปีที่แล้ว +4

    Sax waye waan arkay sokorta aad ayaa ku cayilay thanks walaal 😍

  • @latifamussa4979
    @latifamussa4979 2 ปีที่แล้ว +1

    جزا كلا خير كثر أمثالك شكر لك

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 2 ปีที่แล้ว

    ASC Mansha Allah Huzein Khasiista ino soo geli Insha Allah Thanks 👍👍

  • @umuyuusuf3669
    @umuyuusuf3669 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha alh aqii waxii aad taqanid noga faidee ilaah ajar haku siiyo

  • @shadiaabdale4087
    @shadiaabdale4087 2 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khayr

  • @farihyaadnamohamud8023
    @farihyaadnamohamud8023 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Aallh wallo hooruscoo 👍👍👍💕💐

  • @tuneey
    @tuneey 2 ปีที่แล้ว +6

    Maasha Allaah coach

  • @axlaamofficiall7116
    @axlaamofficiall7116 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashaa Allah 😍😍😍❤

  • @farhiyayu7279
    @farhiyayu7279 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulillah anga sonkorta iyo waax macan oo dhaan majecli laknse dananka ayaan uu badnahay dhibkeyga waa miidaas illa yaratii shukran walalky

  • @jehtohnspielt2759
    @jehtohnspielt2759 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha. Allah👍👍👍

  • @rahmahassan1916
    @rahmahassan1916 2 ปีที่แล้ว +1

    Shugran macalin jazaka lalloh khayr

  • @qaluudiali2833
    @qaluudiali2833 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh thanks

  • @caashoaxmad5198
    @caashoaxmad5198 2 ปีที่แล้ว

    wcleykum slam amiin ya rabi

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxana laah ilahow nabadbaadi aniga sacab buuxa kudari jiray sonkorta laakii hada waa jojiyay sonkor oodhan wax weyn ayaana iska keybadalay alxm❤thnks you coach

  • @deqakulow5370
    @deqakulow5370 2 ปีที่แล้ว +3

    Danke

  • @nimcoyusuf9257
    @nimcoyusuf9257 2 ปีที่แล้ว

    Mansh allah waamahadsantahay khariye illahay haku siiyo

  • @khadijohassan9051
    @khadijohassan9051 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah Allaha ku xafido

  • @ashwakbilansiid8747
    @ashwakbilansiid8747 2 ปีที่แล้ว

    شكرا جزيلا

  • @khadijaawesi1435
    @khadijaawesi1435 2 ปีที่แล้ว

    Asc Mashaa allah

  • @dontgiveup1472
    @dontgiveup1472 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah wll Laxuux maaha waa Laxoox

  • @farhiyoisack3199
    @farhiyoisack3199 2 ปีที่แล้ว

    Shukran

  • @umusuunaa
    @umusuunaa 2 ปีที่แล้ว +19

    Subxaana Allah Canjeero love ku Qabaa Bee Waqti Kasto Ibaa Cunaa Jeclahy Soonka Xitaa Na dhaafo Allow Noo Daawey Maxaan Ku Badashaa Seen iskaga joojiyaa Koojow Asxaabey Isoo Booqo Hadad i aragto Adigaa Ii Muhiin Ah Waxaan soo Gudbiyaa Qisooyinka Familka Iyo Maseyrka Iyo Ila Xafid Qur aanka Wall

    • @sadiashoble7817
      @sadiashoble7817 2 ปีที่แล้ว +2

      Maasha allaah @uma suunaa waarub walashey aniga waxaan caruurta ku siyat malab iyo mar a wanna umariyaa beanut butter ku batowey

    • @saacidcismaan1150
      @saacidcismaan1150 2 ปีที่แล้ว

      Asc Hussein aad bean kuu salamayaa runtii aad baan uga helay taladaada khayr Allaha kusiiyo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 ปีที่แล้ว

    Asc mashallah

  • @marwaindhadera9735
    @marwaindhadera9735 2 ปีที่แล้ว +1

    masha allah illahey ha kuxafido xusen aniga mar dhow ayan kuso biraya ardadada hada xamilo ayan ahay markan dhalo insha allah iso duceya inu illahey ufududeyo xussen iyo asxabtisa

  • @muhamedahmedmeyow6445
    @muhamedahmedmeyow6445 2 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad
    Hussein Alje allaha kurakeeye khamiista noosoogeli insha allaah video ga

  • @umuasma922
    @umuasma922 2 ปีที่แล้ว +4

    masha allah macalin wa jeclahay ina ku so biiro student lakin qarashka mahesti😅😅😅

  • @saacidcismaan1150
    @saacidcismaan1150 2 ปีที่แล้ว

    Habeenka khamiista soo gali thanks

  • @amrangas4481
    @amrangas4481 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allha

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah maclin jasaka allaah khayran sokorta canjeerada kumadarsado lkn Shaaha kubadsadaa dhib intee le eg buu keenaya

  • @tafsiirainaaxmeddige7694
    @tafsiirainaaxmeddige7694 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah 😍😍😍😍

  • @safiyaloora3117
    @safiyaloora3117 2 ปีที่แล้ว

    Thank you wllo Cajero iyo sakor love aya ku ahay lkn wa joojinyaa insha Allah

  • @anfahassan7054
    @anfahassan7054 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay khayr badan hakusiiyo

  • @waxtarkawalaalkamedia1400
    @waxtarkawalaalkamedia1400 2 ปีที่แล้ว

    ustaad masha alaah waa dhaday sokorta wa lagu badali kara jiro bal magaciis noo sheeg

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 2 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulillaha canjeero Somali ayaa igu dembeysi

  • @lulaweys6111
    @lulaweys6111 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc waarutaa markaan malawax hadaan cunoo waxan dareemaa comfortable and I love laxoox?thank you brother 👍👍👍👍👍👍

  • @aadnodaahiraadno3825
    @aadnodaahiraadno3825 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaha waa sax

  • @cknagaashwalaal6605
    @cknagaashwalaal6605 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah mashallah

  • @cabaddhdjdjdkd6267
    @cabaddhdjdjdkd6267 2 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله ي كبتن حسين

  • @nimcoyusuf9257
    @nimcoyusuf9257 2 ปีที่แล้ว

    Thanks may sokorta ma jeceli

  • @faarahrobleadan9934
    @faarahrobleadan9934 2 ปีที่แล้ว

    Wcs thank you

  • @djamagorgor6357
    @djamagorgor6357 2 ปีที่แล้ว

    ASC anigu waan joojiyay sonkorta
    Kuma daro shaha iyo cafayiga iyo cuntada

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 2 ปีที่แล้ว

    Haa sokorta bdan ma ficno wl thks true thing's

  • @sacdiyaxusein9479
    @sacdiyaxusein9479 2 ปีที่แล้ว +6

    Sanboorka kaso hadal plz macalimo mahadsanid

  • @mahamedshugri8380
    @mahamedshugri8380 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا walaal laxooxda Kuma darsado sonkor iyo saliid toona lkn waxaan ku darsadaa badhi ama kurus ama subaga xoolaha bal arintaa seey saamayn iigu keeni kartaa

  • @ruweyda160
    @ruweyda160 2 ปีที่แล้ว

    Asc wllkay xuseen jazaakalah waxaa maqli jiray dawadaada malin unbaa heshaa waa sax ..aniga markaa iska hadlo waxaan jeclaa ilaa yaraan taydii canjeelo sonkor iyo salid lagu daray markaa hada ku dhagaystay waxaa moodaa inaa aniga iga hadlayso miisan kayga waxaan dhawaan ku hayaa siyaado waxaan kaloo isku hayaa farxad la aan kalyaha oo la iga hayo madaxa xanuun aan fahmi wayey ilkahayga oo kusiyaadayo bololka ama jajabka taqtar waan ka daalay mid kasta wuxu ileyahay wa fican tahay sokorta aad iyo aad baa u cunaa qariidka iigu daran .... marka wllky thnks kheer alaha ku siiyo maanta gadib canjeelo sikala u cunaya macsar iyo sokor waa iga soo dhamaadeen hore u soco wlle👍👍👍👍

  • @shukriadan9573
    @shukriadan9573 2 ปีที่แล้ว

    Asc
    Waan ku tageer sanahay allah yakhaliig

  • @arjun-kt1ms
    @arjun-kt1ms 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah walal😍😍😍😍

  • @Apeen_maLik1
    @Apeen_maLik1 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalimuu illhy haku sharfp

  • @Yt-One_1
    @Yt-One_1 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi maalinkasta cajeero iyo sonkor
    ilahay hana badbaadsho

  • @shamsomohamed7867
    @shamsomohamed7867 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @ekotahlil
    @ekotahlil 2 ปีที่แล้ว

    Soo xa suuso 5 months ago vedio gii geego xiirka in sha alah soo laeashadi sidi hore aya rajenaya...

  • @ifrahmohamed4462
    @ifrahmohamed4462 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walaalo ❤🙏💖♥💓

  • @ValescaMayssaMelhoresHinos517
    @ValescaMayssaMelhoresHinos517 2 ปีที่แล้ว

    MashaAllah

  • @faadumo20
    @faadumo20 2 ปีที่แล้ว +4

    Asc

  • @MrAmiira
    @MrAmiira 2 ปีที่แล้ว +2

    Waan cunaa marka an canjero @ mawalaxa wan kucuna lkn waa marmar maaha maanlin walbo 😁✌🏽

  • @rbf3844
    @rbf3844 2 ปีที่แล้ว

    Canjeero ama laxoox waaba wax fiican qofku hadu white flour kaliya ka dhigo caafimad maaha balse haddi wheat flour/grain flour lagu daro deit kaagi bay galaysa

  • @shariifmaxamd8735
    @shariifmaxamd8735 2 ปีที่แล้ว

    Sadex waqti inan cunaa rabaa canjeerada hal waqti lee cunaaa hada masha allah lkn wagii hore waxa la cuni jiray cajiin bdn aya la qasi jiray

  • @fadumahassan4188
    @fadumahassan4188 2 ปีที่แล้ว

    Austad sonkarta magaced fadlan jawab insha alah

  • @abdiwaliabdurehman7842
    @abdiwaliabdurehman7842 2 ปีที่แล้ว

    Waa mahadsan tahaye Hussein waxbadan ayaaan kaa faa iiday

  • @hafsamohamed8941
    @hafsamohamed8941 2 ปีที่แล้ว

    ok coach Jinni ninkii keenaa bixiyee maxaan ku badalanaa canjelada bal noo sheeg jazakallah khayr waayo kama maarannee

  • @ahmedfarah2934
    @ahmedfarah2934 2 ปีที่แล้ว

    fadlan ii sheeg sida aan miisaanka u kordhin karo aad baan caato u ahay fadlan ii soo jawaab

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 ปีที่แล้ว

    Injeero dadka badankooda sokor iyo saliid kuma cunaan. Maraq ama dalac bilaash ayaa lagu cunaa. tankale qurbaha dadka badankiisa maba karsadaan injeero.Talada waxaan ka qaatay sokorta iska yereeya taaso run ah. mudo 5 bilood ah sokor caadi shaah kuma darsan. jazaakalaahu khayran ❤️🇸🇴🇨🇦

  • @sadiahussein9927
    @sadiahussein9927 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wr Llaahi wb boowe canjeelo aniga iyo family keega maba cuno Illaah amarkii. Sonkorta waxaan isticmaalaa 24 for hours two spoon oo Brown sugar macaan kale macuno kawaran arinkaa.

  • @queenaa3385
    @queenaa3385 2 ปีที่แล้ว +4

    sonkorta sanad hada uma dhawan skinkaygu wuu isbadalay
    wajigayga iftiin ayuu yeeshay
    oil face ayan ahaa hada saliidi badnayd wajigayga way ka yaratay
    even moodkaga hagaagaya sonkortu waa dilaa qarsoon allah umada haka badbaadiyo

  • @umumanaalmustaf2294
    @umumanaalmustaf2294 2 ปีที่แล้ว +1

    Canjeero waan cunaa sokorna kuma cini sokor maba jecli macalin

  • @nasiimdhalad5263
    @nasiimdhalad5263 2 ปีที่แล้ว +3

    Macalin lahjada hanaga badaline Laxuux maahe Wa Laxooox😂😂😂

  • @ommohmed1843
    @ommohmed1843 2 ปีที่แล้ว

    ማሻአላህ

  • @farxiyomaxamuud5881
    @farxiyomaxamuud5881 2 ปีที่แล้ว +2

    asc wll shugran lakin aniga canjelo &sokor wan jeclahay &macsaro waligey an cuni jiray wayba iqabane sen yela

  • @hanimaxamad3956
    @hanimaxamad3956 2 ปีที่แล้ว

    canjeero sokor la aan waligay ma cunin Allaaha ku xafido igaarkay

  • @muqtaarmohamed4919
    @muqtaarmohamed4919 2 ปีที่แล้ว +1

    Alx sogor waxaan mogahay 3 bil ka hor wax badan ayaana iska key badalay

  • @deeqajamac6198
    @deeqajamac6198 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid mclin waan qoslay canjeero+macsar+sonkor =farxad

  • @mulkiabdikadir9097
    @mulkiabdikadir9097 ปีที่แล้ว

    Asc macalin anomisan iskadhimayo cabulogamadi macunikara plz isojawab daruriyan uahay plz

  • @ibraali7730
    @ibraali7730 2 ปีที่แล้ว

    Bisinka abwe illhy aya wax walba og bini.aadm thy wax kasta waxa ka qadeysd mogid adi iillhy aya og canjelada love kunahy

  • @nia8672
    @nia8672 2 ปีที่แล้ว

    Laxoox iyo muqumad waxan ahayn maba cuno subaxi alhmhmdullilah soonkor maba iisticmalo

  • @alibarale1077
    @alibarale1077 11 หลายเดือนก่อน

    Walaahi anaa kucuna side ku joojiyaa sonkorta

  • @bareyusuf5425
    @bareyusuf5425 2 ปีที่แล้ว

    M.a wll qali siwad wacyigalinta

  • @amirajama6815
    @amirajama6815 2 ปีที่แล้ว

    Diet baan ku jira Hdii aan hal malin cunto fcn ama shrab sokor leh cabo kg ayaa igu biireyso waxaas maxuu yahay plz iga jwba qofkii aqoon uleh wlalyaal🙏

  • @nimobadal2853
    @nimobadal2853 2 ปีที่แล้ว

    Khamista noga dhig insha alaah

  • @sahraamiin3544
    @sahraamiin3544 2 ปีที่แล้ว

    Bismilahi huseen wax soo socotay warkan maakentay maalinta dhalanay ilaa hada aan cunaa wax dhibato ma arkin habaarks afkaga alle haku noqo

  • @Anna-od5vp
    @Anna-od5vp 2 ปีที่แล้ว +1

    Xilliga Menstruation cuntade la cunaa io kuwa lacunin kaso hdal plz

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 2 ปีที่แล้ว

    Laxuux madhaafi karo lakin sokorta waan iska dhafaa insha allaah bishan firinaa

  • @ibnuyussuf
    @ibnuyussuf 10 หลายเดือนก่อน

    Bismillah xusenow manta babul qoof ba jiro

  • @umuafnaan9397
    @umuafnaan9397 2 ปีที่แล้ว +1

    Khamiista noosoo geli insha allah

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py หลายเดือนก่อน

    Mya anaa cuna loxooxda sokorna kuma cuno😮🎉

  • @naimohussen380
    @naimohussen380 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaalkay macuno sokorta lakin shaha lakariyo halkoob ayaan kacabaa suboxi wana joojin inshaa allah malab ayan inta Baden is ticmaala

  • @kadradjamakadra710
    @kadradjamakadra710 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll canjero wan cuna bila sonkor huno malinta jumcaha

  • @sacdiyacafifa2863
    @sacdiyacafifa2863 2 ปีที่แล้ว +2

    Awal sokorta kaliged Ayan cuni jiray lkn hada Wan jojiyay alxamdulilah xanuno badan Aya laga qada runtii ani waxa igu darnaa miizaanka iyo lafa xanuun alxamdulilah hada wankaso reysanayaa 75 kg Ayan aha hada 57 kg Ayan maraya

  • @ruweyda160
    @ruweyda160 2 ปีที่แล้ว

    Macalin xusen halkee kaala soo xiriiraa pls iso jawaab

  • @wadorkahiyeh1322
    @wadorkahiyeh1322 2 ปีที่แล้ว

    Thursday night brother

  • @xamdamahamad5297
    @xamdamahamad5297 2 ปีที่แล้ว

    Runtaa waayo walaahi

  • @xasanxadaari207
    @xasanxadaari207 2 ปีที่แล้ว

    Macanllin lba xilli isticmala casho iyo quraacdaba

  • @sacdiyacafifa2863
    @sacdiyacafifa2863 2 ปีที่แล้ว

    Walalkey wad ku mahadsantahay wanada iyo wax sheega lkn ani hada mais ticmalo

  • @abdiwaliabdurehman7842
    @abdiwaliabdurehman7842 2 ปีที่แล้ว

    Walaal kawaran cocanut sugar iyo monkey fruit sugar?

  • @saedqozta5386
    @saedqozta5386 2 ปีที่แล้ว +2

    macalin sonkor maba isticmalo lkn cocola ban ku falanahay isaga ka waran

  • @aminabashiromar3330
    @aminabashiromar3330 2 ปีที่แล้ว

    Wawareeeey ilaahaa jooga lakiin aniga waxkasta waxaan ka jeclahay canjeero sliid macsaro iyo sonkor la.aantood maba joogi karo wana kabuuxinaa 50kiina waan cagacageeynooyaa