Xulbada iyo Liinta sidaan iskuugu dar si 6-daan faaido aa u hesho Raac tilmaamaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • xubada faaidadeeda
    faaidada xulbada
    isticmaalka xulbada
    #xulbada
    #liinta faaidada liin dhanaanta
    liiin macaanta
    Liinta

ความคิดเห็น • 60

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC  28 วันที่ผ่านมา +1

    +252617756104 WhatsApp
    Numberkaan Kala Xariiir Dhaqtarka Mahadsanid

    • @SheekhIbraahim-o1e
      @SheekhIbraahim-o1e 27 วันที่ผ่านมา

      Intee ka holgashaa

    • @Mah.edhasanMahamed
      @Mah.edhasanMahamed 20 วันที่ผ่านมา

      Dr inaad biyo qabow kuqasto iyo inaad biyo kulul kuqasto ma iskumidbaa mise farqi baa udhexeeya

    • @FatuushPpe-vn2bx
      @FatuushPpe-vn2bx 18 วันที่ผ่านมา

      Dr thyroid aa qabaa ma is ticmaali karaa plz isoo jawab

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 8 หลายเดือนก่อน +4

    Wan tijabina bil kadib ayaa hadu Alle yiraahdo kaso falcelin doona
    MHD SANID DR Alle hku ziyaadiyo cilmigga ajarna haka siiyo ❤

  • @osmannur9901
    @osmannur9901 หลายเดือนก่อน +2

    Hadii la karkariyo oo biyihii liin lagu daro mirihii see laga yeelayaa.fadlan ii soo jawaab si degdeg ah.wabilaahi towfiiq

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 8 หลายเดือนก่อน +4

    Dr mahadsanid jazaakallahu kheera

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 8 หลายเดือนก่อน +3

    Dr mushaariyada maku karsan karaa qaado xulbad ah mideeda kale markii aan saxanka ka ridanaayo jab liin ku daro ka waran subaxiina waa isticmaalaa insha allh adigoo mahadsan iiga soo jawaab Alle hakuu fududeeyo aduun iyo aakhiro.

  • @aishaabow1810
    @aishaabow1810 24 วันที่ผ่านมา +1

    Masha Allah❤

  • @maimunaali7869
    @maimunaali7869 8 หลายเดือนก่อน +14

    ASc please take about inflammation.And automo immunity disease s

  • @aishaabow1810
    @aishaabow1810 24 วันที่ผ่านมา

    wcs Thanks Brother 👍

  • @awilarte4769
    @awilarte4769 หลายเดือนก่อน

    Thanks Dr. I will try to use it for a time ,then will let u know the result .
    Thanks alot
    Best regards
    Awil

  • @SHARAFCali-ob1xb
    @SHARAFCali-ob1xb 8 หลายเดือนก่อน +2

    Mahadsanid dr suaal timirta iyo
    Caanah leskudaray habenki subaxi lacabah naaga uurle ma isticmaalikartaa

    • @HealthyToday24
      @HealthyToday24 3 หลายเดือนก่อน +2

      Haa wax dhib ah ma lahan lkn cayil ka qadee..ilmaha waykugu waynaanayaan

  • @FardowsoAbdi-q3l
    @FardowsoAbdi-q3l หลายเดือนก่อน +1

    Asc dr macabikara qof qalan

  • @user-cv9uc3nl4r
    @user-cv9uc3nl4r หลายเดือนก่อน

    Thank you

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ku xafido

  • @saidajama9543
    @saidajama9543 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walal

  • @fadumaisse7283
    @fadumaisse7283 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Dr maxad u hilmaantay qafka dhiig krka qaba macabi karaakhayr alah kusiiya

  • @YrydygduuYdrgdygy
    @YrydygduuYdrgdygy 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallaah

  • @user-wx4hd5sy2n
    @user-wx4hd5sy2n หลายเดือนก่อน

    Hadii sokoro ku heyso maxaa lago daweyn karaa maxaase uroon?

  • @sheeko9
    @sheeko9 8 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid dr

  • @ubaxmuxudin1861
    @ubaxmuxudin1861 8 หลายเดือนก่อน

    Dr mahadsanid😊❤

  • @xasanyuusuf6094
    @xasanyuusuf6094 8 หลายเดือนก่อน

    Jazaakallahu Kheyr Doctor

  • @somaliboy708
    @somaliboy708 8 หลายเดือนก่อน +2

    Laakiin macalinow Xulbada Waxa ku maqle shiir badan ay leedahay ma runbaa plz ii soo jawaab

    • @zamzamadam4811
      @zamzamadam4811 8 หลายเดือนก่อน +1

      Waa ruun maliin kasta hacaabiin

    • @NM-lo3jv
      @NM-lo3jv 8 หลายเดือนก่อน

      Haa waa run shiir fara badan oo leyahay 😂😂😂😂anaa cabo naska oo caanaha iga cawiya madama baby yar I joko

  • @abtidonciise
    @abtidonciise 4 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله تبارك الله الف الف مبروووك يا ءخي

  • @user-tb2pb6hy1n
    @user-tb2pb6hy1n 2 หลายเดือนก่อน

    Dr xulbada iyado shiidam shaaxa maku darsan karaa

  • @Mah.edhasanMahamed
    @Mah.edhasanMahamed 20 วันที่ผ่านมา

    Dr hadii biyo qabow lagu qasto waxdhiba maleedahay

  • @Hamdiabdi5575
    @Hamdiabdi5575 2 หลายเดือนก่อน

    Asc dadka thyroid ka qabaan may isticmaali karaan xulbada please nooga Soo jawaab

  • @user-yt8dr6qw4q
    @user-yt8dr6qw4q 4 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته wllo sidy uisatic malahaan waxn rabaa dadak macnka le

  • @osmannur9901
    @osmannur9901 หลายเดือนก่อน

    Miraha maxaa laga yeelayaa.biyaha iyo liinta aliyah miyaa la cabaayaa

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 2 วันที่ผ่านมา

    Somalida mudawadka qalad ayey u isticmalan xulbada maba la kariyo ad ba lo dhaqaa biyo qabow ayaa lagu qasaa mudo 6sacadod kadibna makinada cabitanka xabad ton ah iyo xabad basbas milix yar aya lagu shidaa kadibna liin dhanan baa lagu miiraa rashinka ayaana lagu cunaa waligaa xataa infakshan kuguma dhacayo

  • @hamdihusein1833
    @hamdihusein1833 3 หลายเดือนก่อน

    Dr mahadsanid lkn waxa kasoo hadashaa ilmaha umusha.malasii karaa xulbada

  • @Hussein-pc3ym
    @Hussein-pc3ym 3 หลายเดือนก่อน

    شكرا فصلت وبينت

  • @foosm950
    @foosm950 8 หลายเดือนก่อน

    Miraha xagee la geeynaa dr

  • @user-ut6rr5pi8k
    @user-ut6rr5pi8k 8 หลายเดือนก่อน

    Xage laga helaa kaniini geeda walaal aadbaan ugu baahanahay

  • @MohamadMusa-mz1pz
    @MohamadMusa-mz1pz หลายเดือนก่อน

    Asc walaal adiga mudaawaadle maa tahay yaasa ku imtixaanay

  • @ZeynabaliMohamed-mn6hv
    @ZeynabaliMohamed-mn6hv 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah mahadsanid ❤

  • @faizoahmed-ee2pq
    @faizoahmed-ee2pq 8 หลายเดือนก่อน

    Asc ditoore

  • @mohamedcabdicasis7037
    @mohamedcabdicasis7037 8 หลายเดือนก่อน

    Dr Uric Acid ka soo hadal

  • @FarxiyaFani
    @FarxiyaFani 3 หลายเดือนก่อน

    dadks qalan ma isticmaali karaan

  • @IstarXamud-ol9in
    @IstarXamud-ol9in 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @user-rn4gm2ip6n
    @user-rn4gm2ip6n 8 หลายเดือนก่อน

    M.A

  • @IisYusuf
    @IisYusuf 8 หลายเดือนก่อน

    Cadads maxaa saxa

  • @user-sc1qv6sd7c
    @user-sc1qv6sd7c 4 หลายเดือนก่อน

    Asc wall dawada xulbada aad shegtey qofka xasasiyada leg ee ubahan dawada siduu u isticmalikaraa

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 4 หลายเดือนก่อน

    Raga bas dareenka maka caawinaysa dumarka kama caawinayso miyaa maxaa dhacay

  • @khadrasiciid4044
    @khadrasiciid4044 4 หลายเดือนก่อน

    mata midhaha ah

  • @asmaamaxanedyusuf
    @asmaamaxanedyusuf หลายเดือนก่อน

    Caano ku shitaa ani

  • @farxiyoabuukar9612
    @farxiyoabuukar9612 8 หลายเดือนก่อน

    Qofka lagu qalo kawaran

  • @XasanuurXaaji
    @XasanuurXaaji 2 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid

  • @JawahirQalanjo
    @JawahirQalanjo 12 วันที่ผ่านมา

    Qof cagar shoow qaba macabikaraa

  • @Saff-zv2sq
    @Saff-zv2sq หลายเดือนก่อน

    Masha Allaha

  • @habibahussein-eb7ss
    @habibahussein-eb7ss 8 หลายเดือนก่อน

    Thank you