😂😂Inta mar ee aan qoslay xisaab maleh, subxanallah barnaamijka anigoon usoo jeedin bay maskaxdeydu la socotay wlhi, "maadaama aa thy qof fiican". Shax shax xittaa waa na dhahday, arsomali amaan jeclaa. Iiwad bal sheekada Omaroow😁😁😁
Waa Sababta Allah. Ula Xisaabtamin doono Qiyaamaha. CADAAABTABA lAgu Mutaysan Dooono. Ku darsooo Mar dhaw Qiyaamaha Allah wuxu ina tusi doonaaa Kitaab ay Ku qoran Tahay wixiu aan Falnay. Sidii Vedio La Inooo Daaarayooo kale. Wanan Wada Xasuuusan Doonaaa Shar iyo Khayr. MASKAXDEENA awgeed.
Wixii caqliga ku soo dhaca maaha inaad lana wadaagto, waa cuduro casriga la socoda in wixii kugu soo dhaca caqliga inaad ka fikir oo waxba iska waydiin inuu sax yahay iyo inuu khaladan .
Anoo ku raaxaysanaya codkaaga iyo macaluumaadka aad noo soo gudbinayso ayaad iibilowdey ayaantan inaad iga qosliso mar marka qaar dabcan yaahuu waan xasuustay😂mida kale waa maalinki igu horeysey een arkayp adoo bixinaya waxaasoo love ah deeqsi bal dhac igu sii ha iga reebine😋
99% macluumaadan waqti ayaa galay, shukran Yaa Sh.Cumar ✅
😂😂Inta mar ee aan qoslay xisaab maleh, subxanallah barnaamijka anigoon usoo jeedin bay maskaxdeydu la socotay wlhi, "maadaama aa thy qof fiican". Shax shax xittaa waa na dhahday, arsomali amaan jeclaa. Iiwad bal sheekada Omaroow😁😁😁
Waan la yaabay sidii ilmaha okale ayuu nola hadlay
Waan ku salaamay cumar inshaar ilaahay dartiis baankuu jeclahay qli ❤❤❤❤💕💕💕💕💕💕🧡💚💚🧡🌹🌹🌹🌹
💝
@@ogaansho ❤
Golden voice ustaad Mnshlh keep going
Afsoomaaliyeey Qoraalkaadda
@@m.k.7788 cod dahabi mudane masha allah hore u soco👍
Aaway dadkii nabiga jeclaa 😢❤
Scw
Mahadsanid xaqiiqo waxan ka faidaa waxbo aad uu wanagsan
Illahay ha ku sharfo waligaa wll ✋️
صلو على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 💛
صلى الله عليه وسلم
صلى الله عليه وسلم
Scw scw
صلى الله عليه والسلام
Sheikh Mustafa ayaan ka dhageestay barakallah
جزاك الله خير
سبحان الله العظيم
والله عجيب 👌
May Allah grant you in jannahtul firdowsa bro ustad cumar
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم
❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
❤❤❤الله أكبر ❤❤❤
❤❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
ماشاء الله تبارك وتعالى اخي عمر انشا ر
Waa Sababta Allah. Ula Xisaabtamin doono Qiyaamaha. CADAAABTABA lAgu Mutaysan Dooono.
Ku darsooo Mar dhaw Qiyaamaha Allah wuxu ina tusi doonaaa Kitaab ay Ku qoran Tahay wixiu aan Falnay. Sidii Vedio La Inooo Daaarayooo kale. Wanan Wada Xasuuusan Doonaaa Shar iyo Khayr. MASKAXDEENA awgeed.
Allaah ayaa mahadi u sugnatay Alxamdulilaah rabil calamiin
Wll cumar adna waa ku mahadsanthy sida noso garsisay maclumadka
Searching anoo kugu wada ayad so galiseyba first 1😃🥰🙏
Ilaheygi maskaxdas na sii yay ayaa
Mahadas usugnatay الحمد لله
Mahadsanid Cumar Inshaar. Mowduuc muhiim ah guuleyso mar Walba.
Aayyyy🎉 xaqiiiqdii maantey mowduuc muhiima noo soo diyaarisey mahadsanid mazuuul
Dabcan sida culimadu dhahaan maskaxdu maaha wax buuxsamaya sida memory card oo kale,,lkn shayga kaliya ee ay kaga duwan tahay memory cardka ayaa ah in marka xogo cusub soo galaan maskaxsa ay kuwii hore galaan meel hoose oo kayd hadii ay bilaa faaido noqdaana la tir tirayo taasi waxay faaido u tahay qof ka bil aadamka ah caafimaaskisa maskaxeed oo hadii aanad waxba iloobayn maskaxdadu caadi umay shaqaysen,,ilaahay(swt) ayaa ugu talo galay arinkan
Tarmuus shaaha aha ayaan soo gaatey si aan muqaalkan iiga fakan cumar mahadsanid walal
Mawduucan Maal Mahan ba Niyadaan ku hayay Bagaad noogu soo gudbisay wllo mcn Thnks thnks 😊 😘 💖 ☺ ❤
Alxamdullilah maanta wax fiican ka hadlaysaa 🤩 Alxamdullilah ilahow adaa mahad leh maskaxdaa lagama faa idaysto sidaa loo baahnaa .allow inoo naxariiso
Weligiiba wiilkan wax xun oo macno daro ah ma uu soo gelin waa isaan karaamo leh alle ha barakeyee waad ku cusub tayhy baan filaa
Ilaa manta wan eegayay channel kaaga inad wax so dhigtey Wllhy maclin aan waxbadan ka faaidey ayaad tahay mahadsanid walal cumar from hargeisa
SNM Weejabeen soomahn Somalia waa mid
@@abukarmahamud qalbiyada dadka ilaali 😂🇸🇴💪
@@khaalid8059. runta loo shegaa 😂
Maashaallah alllow nafahansii oo nagayeel kuwa kafaaideysa
Mawduucan waxa si aan caadi ahayn uga hadlay Sheekh Mustafa, waliba toos ayuu uga jawaabayaa su'aashan.
Mahadsanid Oinshar.
Waad mahadsantahay ustaad insha allah waan ka faa ideysaneyna
waa mid kamida mawduucyada ay dadku ugu jecelyihiin in laga hadlo mahadsanid zxp
Aad baad umahadsanthy👍 Ustaad Omar Inshar runtii waxbadan ka faa'iidey rabi haku sharfo Ustaad🫡
aamiin .. mahadsanid
Subxanallah. Allah akbar ❤️❤️❤️❤️
inTa JiiFka Ku dawanysa waa iDin Salaamay 😂🙌🙌
Wallahi hami waynnayuu i galiyay muuqaalkan inaan duubo waligay intaan noolahay waxii cilmi diini ah eejira iyo taariikhda islaamkaba
Mashaallah wll hore u soco 👍kuwa kale oi faa,ida leh sida kanoo kale wa kaa sugaynaa inshallah 👍♥️👏👍👍👍👍
Mowduuc muhim ah Ayaad kahadashay waxbadane wan kafaidestay alle haka raali
Noqdo adiga iyo walidintada
ولقد كرمنا بني آدم ❤
Masha allah wad mhdsanthy cumar alle haku karameyo🤗Ilaahow na hanuuni dhamantayo
Alxamdulilaah ilaahay Ayaa AWOODAAS MASKAXDEENA NASIIYEY
Halka maclin aan social mediaha ku leeyahy, allah ku xifdiyo🥰
Wadku mahadsan tahay maclumadkan quruxda badan ee ad no faideysay Masha Allah
Rabbi haku dhowro wll wx bdn baan kaa faaiday shukran alot
Mahadsanid wll cumar
taageerahaaka kowaad ku jiraa ani wllhi 😳😳🥰
Mashallah ilaahay haku xafiido walaal omer❤
❤macalin cumar m.a waxyabo bdn ka faidy zxp ino so badi pro
Mansha alaah alah haku barakeeyo codkaaga wanagsan iyo caqligaagaba ustadi waa wax laga murgo inan maskaxdaa cajibka ah muqalo xun oo tiktok ah ku kaydino🤔
Maanshalh wllo cumaro aad baan
kaga mahad celinayaa mawdoocan Aad
umuhiima📺
Thnks wll Omar 🎉
Mahadsanid walal omar
اللـــــــــــــه اكبـــــــــــــر.❤
Kwrn wllyaalow binu aadamka sidaas uu maskaxda weyn Allahii abuurey kwrn subxanallah
Midka kamid ah dhalinta somalia ugu faaidada badan ayaa tahay ustd
Waad mahad santahay ustaad
Maandhs allah illah baa mahadle dumarka iyo ragu miyey ka wayn yihiin mise way kala xusuus badan yihiin mise waabs kala nòc
baarakallahu feek akhi
Thanks O inshar ✨️
Mansha allaaah walalo qali ilaahy haku barkeeyo fikarka ficaan Mansha allaah waxad sheegtay waa runta 👍👍👍👍👍🧠🧠🧠💯💯💯❤
Wllaakay mashallaaah
Maan garanayn inaan tahay sxp kay clqaadir wllkii guulayso wllo
Masha Allah Thnks Omer ❤ 💖 ♥ we love you
Shukran ustad
جزاك الله خيرا يا أخي
2:23 wlhi waa iga qoslisay ustaad mhdsanid 😅😅🤣
Schoolka iso xsusie 😂😂🙌
أَحَبَّـكَ الّذي أَحْبَبْـتَني لَه🥰💚💚
Allahu akbar 🤗🤗🤗😍😍💞💞❤
mahasanid waxbadan baan ka faaidey ilaahey hakaa ajarsiiyo
Allah ayaa nagu arzaaqay wax Bini-aadam awoodin alx
Subxanallah 🤲♥️💯
Wll cumar inshaar waxaan kunoolahay magaalada hargaysa waxaan kuusheegay oo iga dhab inaan ilaahay dartii kuu jecelahay taasoo aan qusayn qabiil iyo wax lamida
🥰🥰
Hal.-yeey tarikhda ku xusi 🤝❣🥀 qof waxaa tahay dadka ka qosoliya funny nimo kudarsatey ماشاء الله تبارك الله اخي الكريم
Mhadsaniid walal qali
Mansha allah wll cumar inshaar runtii video gan iyo kuwa kale waxaan kaqaday dhirigalin saa id ah mahad sanid wll
Waaanku mahadsan mar walbo ogaansho waana kugu xeranahay mr wlbo
الحمد الله الدي انعمنا بالاسلام
Waligay buug ma akhriyin hadana buug kasta wan soo gataa se akhriskiisa wanku caajisaa anigoo musalsal dawanaya uunban is arkaa😔yaa allah
Walalyal aan u duucino unaden somaliyed ale inu miideyo 🇸🇴🇸🇴💪
xogtaan qiimiga badan ku mahadsanid ustaad.
Mahadsanid.
Yahuuu😂😂😂allha ku barakeyo abowe❤
جزاك الله خير الجزاء اخي
Walabi wad iga qoslisay , soo laabo wll
M.a
@ OGAANSHO
horay u soco walaal aan kudaydo
mahadsanid macalin
Asxaabay may ila aragteen ninkaan waa cod macaanyahy masha allh dhaha macalinka
Yaa ogeyn😅😅😅
Aadban Ugu farxey Markad Soo galasey Muqalkan
Juhdiga io waqtiga Kaga baxay Wa dareemaya.
Azxaptana wa.kacodsanaya iney faafiyaan.muqaalkan
Mahadsanid wll omar
Guuleyso ustaad
Subxanallah ilaahow mxa nimcooyin bdn nasiisay aan si qaldan uga faideysany 😥🧠
wax walba markaad ogaato qiimuhu leeyahay uun baad uga faa,iidaystaa sida ugu wanaagsan uguna fiican.
Shukran OGAANSHO CHANNEL 💯✔✔
Kkkkkkk cumar inshaaar waan ku salaamay mudane
waan kaa qaaday
Masha allah😊❤❤
Mahadsanid ❤
Kusali Xapiipka Scw 💯
Xaas kayga mustaqbalka insha.allah waxaan ku xujayn dona maku xidhantahay ogaansho
Wixii caqliga ku soo dhaca maaha inaad lana wadaagto, waa cuduro casriga la socoda in wixii kugu soo dhaca caqliga inaad ka fikir oo waxba iska waydiin inuu sax yahay iyo inuu khaladan .
Allah haku xafido wll🤲🤲🤲
aamiin Zainab.
Haye zaynb qosol de 😂😂😂
Waan kusalaamay ogaansho omar inshar walaakay qaali ah
waan kaa qaaday
صلي الله عليه وسلم
Ku sali nabiga wll scw
Anigo shaah so qaadan aya ku dhageysanayaa
Inta jiif ku daawaneysa like io reply dhac ugu siiya
Anoo ku raaxaysanaya codkaaga iyo macaluumaadka aad noo soo gudbinayso ayaad iibilowdey ayaantan inaad iga qosliso mar marka qaar dabcan yaahuu waan xasuustay😂mida kale waa maalinki igu horeysey een arkayp adoo bixinaya waxaasoo love ah deeqsi bal dhac igu sii ha iga reebine😋
Mowduucan xamaasadiisu waTaa🥰
الحمد لله على نعمة الإسلام
Mahadsanid wlo
Shukran 💯