ALI DHAANTO BAADI MAQAN NINKAY KA LUNTAA HA U BIRMADO XAFLAD CALEMO SARKA MW DDS 2021-CALI DHAANTO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024
  • #alidhaanto #dhaantocusub #dhaanto2021
    • ALI DHAANTO CALI DHAAN...
    • DHAANTO CUSUB DIRGAAX ...
    For all inquiries email Alidhaanto571@gmail.com

ความคิดเห็น • 186

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 2 ปีที่แล้ว +10

    Jigjiga meel dhaqan iyo hido soomaaliyeed loogu yimaado walaahi, alle ha idin xafido Ali dhanto iyo inta ka ag dhaantaynasa iyo somali galbeed oo dhan. Greeting from Hargaysa.

  • @umumahamed693
    @umumahamed693 2 ปีที่แล้ว +12

    Manshallh ilahay ba nabad nodhigay dhulkii hoyo viva ogadeen🇬🇲

  • @sacidibrahim959
    @sacidibrahim959 2 ปีที่แล้ว +8

    Cali dhaante waxan ku tageraa waa nin dadkiisa iyo dalkiisa jecel wacyiga jirana cabira murti dhaxal gal ah oo farshaxamysana soo gudbiyo cimrigaa ha jiro bro❤️

  • @user-lo3cz9qy8h
    @user-lo3cz9qy8h 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waan ku taageera walahi cimrigaaga ale hadheereyo abwaan jiraa tahay xigmadii oo qofa

  • @Afardhaanabdukadir143
    @Afardhaanabdukadir143 2 ปีที่แล้ว +6

    Aboweh qaali taagero Number one ku ahe awalan waku salaame from mogdishu igu salaam duma and caruurta eedo iuo hbo uahaaa
    Aadbanu ujeclahe DDSI
    I.a waanku hami weynahe inaan maalin jigjiga tago aadbana ujeclahe shacabka somaliyed ee xagaas nodagan madaxweynaha cusubna allaha kadhigo kii bulshada wx uqabta oo ucadaalad sameeya❤❤

    • @kingxamudi
      @kingxamudi 2 ปีที่แล้ว

      Wan ku so dhawaynaynaa qalbi furan ku soo dhawoow abaayo macan
      Xaqiidi angaba aadban idin jecelahy
      Wana idinku faanaa
      Ha ismartiyeynin
      Minanku minankaa waaye
      Aree so dhawoow ❤❤❤❤❤

    • @AbdiZatar-ez2rt
      @AbdiZatar-ez2rt 7 หลายเดือนก่อน

      Lkn dds weeye ddsi maha la soco

  • @hodmaanabdiwahab3668
    @hodmaanabdiwahab3668 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Allah no barakeeyo dhulkeena

  • @kedarabdi6685
    @kedarabdi6685 2 ปีที่แล้ว +4

    M.a ali dhaanto boqorka dhantada magacaa ha jiro 💓👏

  • @Moha-Galayr
    @Moha-Galayr 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla isku arkayaa axmed budul iyo ali dhaanto waryaada dhaanto wada jir ah soo qaada

  • @sulekhaahmed8473
    @sulekhaahmed8473 2 ปีที่แล้ว +1

    My favour singer

  • @shantaabaqoffical4245
    @shantaabaqoffical4245 2 ปีที่แล้ว +2

    👏👏☘️☘️☘️☘️☘️🍀🍀🍀🍀🍀🍀Masha allaaaah wad joogu wa qurux sidaas ha Loo bashaalo Yan La is gumaysan😎

  • @nuurdhaantoofficial9850
    @nuurdhaantoofficial9850 2 ปีที่แล้ว +4

    Maanshaa Allah wllo cali dhaanto Dhaantadan waa kaaalay iska arag Erayad baa ani iga Gadan Halkaas Kawad Xukumadan Mustafe wado hada waad is Fahanteen baan filayaa oo sidii hore maaha arinku

  • @omarbashiraweys4342
    @omarbashiraweys4342 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Ali dhaanto keep going Dhaantadii AAW aan kas sugaynaa

  • @xaawaasad
    @xaawaasad 2 ปีที่แล้ว +1

    My favour singer🏵😘

  • @xidig3833
    @xidig3833 2 ปีที่แล้ว +2

    Cali dhanto libaax keep goin waa ku taageraa

  • @abiibakaxmecdaahir9727
    @abiibakaxmecdaahir9727 2 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha Allah guul

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 ปีที่แล้ว +1

    Fariid Cali Dhaanto meelo badan ayuu taabtay walee ninkaan fahamin yeelkii!

  • @axmadxasan6860
    @axmadxasan6860 2 ปีที่แล้ว +2

    Ali dhanto & axmed hal dhanto isla soo qaada waa codsi bulshada somaliyed waxan igahay in cidwalba jeclaalaheed iney dhegeysato marka noo gu soo tuura dhantadas hadad samey waysiin xitaa anaa sameynaa

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Iyaaaaaah tanaaaa waxbadan kudhaqnta aan kusoo dadaalaaayey yartaaah iyaaah.gabadhakhatraaayqarancadayyarey.xamareywadajireeey.mashaaaaalah naaagodumaar waan uwataa dhigey marwa yardumaarcadceed.qofta

  • @abdirizackhussein4466
    @abdirizackhussein4466 ปีที่แล้ว

    Kolba kiisoo baxee looboqrada xilkow
    Mid bulshada Simoo beel uxigin ahaaw🇬🇶🇸🇴

  • @saacidcabdigodolo1288
    @saacidcabdigodolo1288 2 ปีที่แล้ว +2

    Cali dhaanto taageera soojabay u ahay xqq ilaa 14 baa dhageysanaayey m a isagoo saan kayarbaa dhageysan jiray waliba niicle memory kujira cali dhaaanto legend kugu soodhintay sxb like calyadaa yaa laysku dhajin🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @abdikaryare552
      @abdikaryare552 ปีที่แล้ว

      Dhaanto cajiib ah runtii Ali dhaanto wan ku salamey libaax bthy 🤝

  • @yusifmohamed496
    @yusifmohamed496 2 ปีที่แล้ว

    Dhanta uu dhan cali dhato kugudabeya waa fananka ugu shidan marwalba waxow soosaara dhanta shidan

  • @adamahmed973
    @adamahmed973 2 ปีที่แล้ว

    Cali dhaanto laxamada dhaantada wuxuu ka gaaray meel aan dhanta yahanka kale gaarin. Keep going bro.

  • @mohamudcabdi
    @mohamudcabdi ปีที่แล้ว

    Mnsh allh

  • @saacidcabdiaxmed4413
    @saacidcabdiaxmed4413 2 ปีที่แล้ว +2

    King of every were🙏🏻🙏🏻

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    Familyyaanahay iyo reero.seebaaye.waaamaya .

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 ปีที่แล้ว

    Baadi maqan ninkii aayka maqan tahay. Ayaa ubirmaado wale waa dhab maa ihiin dheldhela. Aaba ha dhaqanka and suganta. And codka. Andlaxaanku baa waa legends

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 ปีที่แล้ว

    Wwwwwww. M. A. Cali dhaanto. Nin iguu qly hry. Uzoco. Bro

  • @abdifatahabdilahihanaf6943
    @abdifatahabdilahihanaf6943 ปีที่แล้ว

    Waa dhaañto

  • @DhuuxDaahir
    @DhuuxDaahir 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ax yaadhaan to o

  • @Xasanyusu
    @Xasanyusu หลายเดือนก่อน

    Wanka hayna dhantada ugaas ali dhaanto

  • @jimcaaleahmed4580
    @jimcaaleahmed4580 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw king of the king father

  • @sucad01rashid32
    @sucad01rashid32 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhaanto iga dhe ❤️

  • @saharaadan1967
    @saharaadan1967 2 ปีที่แล้ว +1

    Ali Dhanto🔥🗣Halaleeeee

  • @abdiahmed5776
    @abdiahmed5776 2 ปีที่แล้ว +6

    Cali oo shaal wato hadaad aragto dhaantadaas waa mid sare😁🙌

    • @abdinasirmohamedmohamud5997
      @abdinasirmohamedmohamud5997 2 ปีที่แล้ว +2

      Nin meel Dheer wax ka Fiiriyay baad thy Xaqiiiq🥰🥰... Dadka Qaar wey iska daawadan lee mesha waxba Kalama Tagaaan kkk

    • @abdiahmed5776
      @abdiahmed5776 2 ปีที่แล้ว

      @@abdinasirmohamedmohamud5997 kkkk

  • @mucaadladiye3835
    @mucaadladiye3835 2 ปีที่แล้ว

    Wow.Ali.dhaaanto

  • @deqahgodey5998
    @deqahgodey5998 2 ปีที่แล้ว +15

    Manshallah ❤️💙💚 Amazing performance 👏🏽👏🏽👏🏽 Ogadenia legends all together 🥰 Allah noo xafid ❤️

  • @zainabaden5268
    @zainabaden5268 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh Ali dhaanto boqorkii dhaantada wax kaaga dabo dhufto malahan hor u soco wll

  • @abdinasirmohamedmohamud5997
    @abdinasirmohamedmohamud5997 2 ปีที่แล้ว +1

    Ali dhaanto Qurbaha Shaqa Kumalihidee Dalkaga Iska Joog Aad isbuuc waliba 2 dhaanto no qaadidiee kkk

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 9 หลายเดือนก่อน

    Dhaantadu waa Sarbeeb Caliyow 😂👌

  • @ahmedbulshaawi1263
    @ahmedbulshaawi1263 ปีที่แล้ว

    War ahmed budul bahasha waa
    Jabiyey wlhi😂😂😂😂😂😂

  • @rayaanabdullahi8799
    @rayaanabdullahi8799 2 ปีที่แล้ว +1

    Guuleysta dhamantiin

  • @maymuunsiciid4549
    @maymuunsiciid4549 2 ปีที่แล้ว

    Ali dhaanto fiiii quluubinaa

  • @abdiahmed4396
    @abdiahmed4396 2 ปีที่แล้ว

    Nin wax gard ah weeye cali bashir

  • @yusifmohamed496
    @yusifmohamed496 2 ปีที่แล้ว

    Waa fananka dhanta ugu shidan qadi quf kula tartami karo xaga dhantada maleh wlhi fanankeyga marwalba waa kutagersanahy waxan salan qas ah kaga sodira dalka mareykan farxad kunow wiligaa

  • @diriyeabdi8237
    @diriyeabdi8237 2 ปีที่แล้ว +2

    Legend

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว +8

    An other level #KING_OF_DHANTO
    Badi maqan
    Ninkii ay ka lunto
    Hpw birmado

  • @cabdisamadjesto955
    @cabdisamadjesto955 2 ปีที่แล้ว

    Cali dhaanto maa imaan laascanood

  • @Man_solo
    @Man_solo 2 ปีที่แล้ว +2

    ALI, make jijiga hoygii dhaqanka again

  • @musbaxcali4463
    @musbaxcali4463 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaw ali dhanto iyo axmed budul wan idin salamay

  • @MohamedSaid-lx2rg
    @MohamedSaid-lx2rg 2 ปีที่แล้ว

    Manshall

  • @Therealhero-m8r
    @Therealhero-m8r 2 ปีที่แล้ว

    Abwaan Xisbigu Soo Barwaaqo Maahan
    Ali dhaanto Fii Quluubinaa

  • @liibanmaxamed1412
    @liibanmaxamed1412 2 ปีที่แล้ว

    Kooxaha deegaanka ee dhaantooyinka kooxina kama maqnayn

  • @qabribayaxchannel9611
    @qabribayaxchannel9611 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaaaw asal asal caynkaaweeye cali dhaqan waa murti

  • @mohamedrashid4128
    @mohamedrashid4128 2 ปีที่แล้ว +2

    Nice

  • @mohameddekow3181
    @mohameddekow3181 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah cali dhanto

  • @najmacarab7003
    @najmacarab7003 2 ปีที่แล้ว

    walee ali bashir waa abahii dhantada

  • @xidig3833
    @xidig3833 2 ปีที่แล้ว

    Hah calidhanto walhi anoo ilmayaraa ku dhagesan jiray ilaa hadan waan ku tageraa libaax hadana ilmo ijoga

  • @awalehbadhi1812
    @awalehbadhi1812 2 ปีที่แล้ว

    Cali dhaanta haloodaaya
    Wixii dhaanta ah fadlan
    Isagaa kahaqabtiraya
    Dhaqanka

  • @alimuuseali
    @alimuuseali ปีที่แล้ว

    Dhaanto cajiib ah weeya

  • @cabdalefaysal7866
    @cabdalefaysal7866 2 ปีที่แล้ว +2

    Lkn yAa fahmay kAlmada
    (BAADI MAQAN NIN LEH BA U BIRMADA)
    EE
    dhextaalka u ah dhaantada?

  • @ahmeddaahirsanbuul7592
    @ahmeddaahirsanbuul7592 2 ปีที่แล้ว

    Waa dhaanto Waano iyo Wax Sheeg ah

  • @hassancaligeedi3892
    @hassancaligeedi3892 ปีที่แล้ว

    CAli

  • @hassancaligeedi3892
    @hassancaligeedi3892 ปีที่แล้ว

    Dhato

  • @idleyare142
    @idleyare142 2 ปีที่แล้ว

    M a legend cali dhanto

  • @ibrahimosman9520
    @ibrahimosman9520 2 ปีที่แล้ว +1

    Caliyow cagjar wa janjedha dacad kafog

  • @axmedcabdi9006
    @axmedcabdi9006 2 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @hargeleproduction9505
    @hargeleproduction9505 2 ปีที่แล้ว

    Dhal boqortooyo Cali dhaanto nin igu qaaliya

  • @mahamudadan8161
    @mahamudadan8161 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin culus

  • @cumaryamani6431
    @cumaryamani6431 2 ปีที่แล้ว

    King of the kings

  • @fadumoxashin690
    @fadumoxashin690 ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @abdirahmanmuhumed8993
    @abdirahmanmuhumed8993 2 ปีที่แล้ว

    Dhaantadi WARDOON waxa watay ee sida dhabta ah dareenkiisa katurjumaye waxu ahaa abwaan AFMAGAAXSHE but Ali waxu ahaa sameecada la isticmaalaye ...maanta meelkale buu katumaya...

  • @inaahmed2719
    @inaahmed2719 2 ปีที่แล้ว

    Caliyow wll aaad baan ula dhacaa dhaantooyinkaaga ilaa mudo , wxaan dreemaa wxaan aanan dreemin markaan fanka ama dhaantooyinka kale dhgysanyo, fankana maba jecli

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 2 ปีที่แล้ว +2

    Booqortoyo mashallah 🤴❤🌷🌷🌷❤

  • @abwaankooreeyemahamedismaa1717
    @abwaankooreeyemahamedismaa1717 2 ปีที่แล้ว

    Www Ali dhanto
    Boqorkii Cadka

  • @gorgorcadeofficial9885
    @gorgorcadeofficial9885 2 ปีที่แล้ว +1

    Cali dhanto waanka hayna cidi maqliba

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LagataS

  • @Mahadxuseen10
    @Mahadxuseen10 2 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan aniga siweyn baan kuugu baahanay biliis taleefanka iga qabo

  • @anisasalax624
    @anisasalax624 2 ปีที่แล้ว

    ay ay kabax wwwwwwww saas waaye

  • @abdirashiidabdullahi8208
    @abdirashiidabdullahi8208 2 ปีที่แล้ว

    Ali dhanto maantana ma pp baad u dhaantaynaysaa

  • @abdulmursal9660
    @abdulmursal9660 2 ปีที่แล้ว

    Cali dhantow jaamacad dhanto noo fur intas ifka katagin.......anagu afsomaliga baan kari la'ana.......

  • @yamays
    @yamays 2 ปีที่แล้ว +1

    Cali dhaanto

  • @jimcaalecabdi2493
    @jimcaalecabdi2493 2 ปีที่แล้ว

    Warun warun

  • @hassancaligeedi3892
    @hassancaligeedi3892 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @basrahassan5058
    @basrahassan5058 2 ปีที่แล้ว +2

    Lagend!!!
    Well done 👍

  • @abdullahi1515
    @abdullahi1515 2 ปีที่แล้ว

    Halaale 💙🇸🇴🙏

  • @fattahabdalla9309
    @fattahabdalla9309 2 ปีที่แล้ว

    xariiir caadi ma ahn bahasha waa hayaaa wlhi

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LifetimeS

  • @jelleabdille
    @jelleabdille 11 หลายเดือนก่อน

    Mame

  • @manow___jr4827
    @manow___jr4827 2 ปีที่แล้ว

    Ali dhanto

  • @maxamedmahad115
    @maxamedmahad115 2 ปีที่แล้ว

    cali dhaanto wlee xalay waad la talisay madaxdii meeshaa joogtey laakin ninka ereyada lahaa inaad noosheegtaan jeclaa macalinka dhaantada

  • @mataanahmedgurey9309
    @mataanahmedgurey9309 2 ปีที่แล้ว +1

    2022 inta daawaneysa like ta igu dhaafa sxbyal 💋🙏🙏🙏

  • @ahmedguure5563
    @ahmedguure5563 2 ปีที่แล้ว

    Sodhawadaa guuuleeysta

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 ปีที่แล้ว

    gabadhakhatraaaayfaraxsaneycaday qiimobadantan.iyaah.aww

  • @abdimuhammud8472
    @abdimuhammud8472 2 ปีที่แล้ว

    Saas weeye

  • @shariifdheere6290
    @shariifdheere6290 2 ปีที่แล้ว

    Wadani daacada matahay alidhaanto

  • @GARAADFARXAAN
    @GARAADFARXAAN 2 ปีที่แล้ว

    Thnks bro

  • @mohachannel1358
    @mohachannel1358 2 ปีที่แล้ว +1

    Abwan Ali .Mombasa dhanta igusoqad sxb

    • @ahmedsomali3746
      @ahmedsomali3746 2 ปีที่แล้ว

      Mombasa hoyada miya leh kkkkkkk

    • @abdifatahmohamed3277
      @abdifatahmohamed3277 2 ปีที่แล้ว

      Mombasa dhanta igusoqad kulaha xashish dhacay meya so cabtay

  • @nasrarabi7643
    @nasrarabi7643 2 ปีที่แล้ว +1

    Cali dhaantoow way dhamaatay gabadh danbe oo ileey UURKUUS SILCINAYO ood ku kor dhaantayso

  • @naaneeynana960
    @naaneeynana960 2 ปีที่แล้ว +2

    💙💙💙🔥

  • @mahamudadan8161
    @mahamudadan8161 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhanto iyo bar cajiib