Dhaanto Cusub Abwaan Jaango Muuqaal Qurux Badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 1.6K

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว +35

    Jaango ma ninkii dhaantadii "hanaan qurux" qaadi jirey baa mise waa jaango kale ninkaa aabaha dhaantada baan u aqaan 9years ago baan dhagaysan jirey respect abwaan😍🙏

    • @cilmifaradheere
      @cilmifaradheere 3 ปีที่แล้ว +3

      Waa asaga. Aniga lafteyda dhaantadan oo dad social media ku qaadaan ayaan arkay markaas is iri Jaango qof beddela miyaa soo baxay oon soo raadiyay. Markaan helay na waaba isagii.

    • @aliabdi3706
      @aliabdi3706 3 ปีที่แล้ว +2

      Yes

    • @Mukanairo_
      @Mukanairo_ 4 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wa laftirkis

  • @el_abdallahnoor9127
    @el_abdallahnoor9127 3 ปีที่แล้ว +37

    Odayga ciyaarta dhalinta ayuu u dhaafay isaga heesta ayuu ugu tuuray. Legend 👏

  • @mahadmahamed338
    @mahadmahamed338 3 ปีที่แล้ว +47

    Legends aan dhantadada ku Baraney Mohamed Jaango Nin Soomalinimadu ku weyntahay oo soo halgamey
    Waligey hadalkaad maalin igu tidhi ma iloobo full Respect ✊🙏

    • @mukrihhasan8693
      @mukrihhasan8693 3 ปีที่แล้ว +1

      Muxuu kudhahey sxb

    • @badrigass4135
      @badrigass4135 ปีที่แล้ว

      Maxuu Hadalka Uu kugu yidhi Abwaanku ?

  • @dayahjaama8589
    @dayahjaama8589 2 ปีที่แล้ว +67

    Hadaad 8 bil kadib wali daawanayso iskana sii ogtahay in dhaantadaan dhaqso ku gaari doonto 10 million views love ta ha ila sii agmarin😍🔥
    Abwan jango dhaantadii dhantadan badali lehed ayaan kaa sugaynaa ciyaal xamar hadanahay dhantadan waa naga gadantahay💙😁👍

    • @iqramohamed6109
      @iqramohamed6109 2 ปีที่แล้ว +1

      Sa hhdhh🤪🖕🤪😭🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤪

    • @iqramohamed6109
      @iqramohamed6109 2 ปีที่แล้ว +1

      Aiis we j SCC hsuyyfyh

    • @iqramohamed6109
      @iqramohamed6109 2 ปีที่แล้ว

      Qy-bzbbbbbb🖕😂😁😁😁🥺🥺🥺🥺

    • @dayahjaama8589
      @dayahjaama8589 2 ปีที่แล้ว

      @@iqramohamed6109 tii aa aqanay mia mise tu kale wah 🤣🤣

    • @XalimaCabdi-ds7lb
      @XalimaCabdi-ds7lb 8 หลายเดือนก่อน

      W​@@dayahjaama8589

  • @mrqayo4609
    @mrqayo4609 3 ปีที่แล้ว +257

    Nimanka dhaqanka somalida u haya Big respect my abtiyashy🙏 from idoor💯🙏💯👏

    • @abdinasirmohamed4072
      @abdinasirmohamed4072 3 ปีที่แล้ว +28

      Kkkkkkkkkkkkk, abti run ahaan baad iiga qoslisay.
      Salaan gobeed from Cagdheer🙏🙏🙏🙏

    • @RaufHadi-98
      @RaufHadi-98 3 ปีที่แล้ว +3

      hhhhhh

    • @farhiamali4693
      @farhiamali4693 3 ปีที่แล้ว +12

      Salan sare habo from Cagdheer girl 😆🥰

    • @mrqayo4609
      @mrqayo4609 3 ปีที่แล้ว +6

      @@farhiamali4693 thanks habo😂🙏

    • @mrqayo4609
      @mrqayo4609 3 ปีที่แล้ว +2

      @@abdinasirmohamed4072 😂😂🙏

  • @allawayn
    @allawayn 3 ปีที่แล้ว +42

    Masha allah abtiyashy ♥️💋love you from mj cismaan maxamud🇸🇱👑

    • @mohamedfaidmohamedfaid991
      @mohamedfaidmohamedfaid991 3 ปีที่แล้ว

      Xay thy qabiilka somalinimo Ku tageeer

    • @zalma1437
      @zalma1437 3 ปีที่แล้ว +3

      Sida reer abtigaaa ma unuuraysa amira ina abo from qardho

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 3 ปีที่แล้ว +13

    Halyeey somaliyeed, jecliyaa adeer Jaango 🙌🏽😍😍😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-ew9nw9py3t
    @user-ew9nw9py3t 3 ปีที่แล้ว +62

    Abwan jango rocking again, Somali NFD sending salams to you and SOMALI WEYN in general…Somaliyey aan xubiga isku qabamo eleen kalamarmi meyne…

  • @iftiinkaifka5867
    @iftiinkaifka5867 3 ปีที่แล้ว +5

    Dad isma yaqaan abwaan jaangow saalan qaas from bristol uk somaliwey ifka guul farxad leh kuwara

  • @mamahooyo9379
    @mamahooyo9379 3 ปีที่แล้ว +20

    Codka danana jaango maa shaa Allah 🥰🥰 codkiisa markaan maqlaa ciyaar aana aqoon iga soo go'daa
    Legend hadaa maqashay waa Jaango respect him🙏🙏🙏

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 7 หลายเดือนก่อน

      the baste vedio dhanto abwan jango Lagend

  • @jamaajelle
    @jamaajelle 3 ปีที่แล้ว +26

    Best dhaanto becoz magaca xaaskeyga aya kujira aan aadka ujeclahay
    Xamdiyey igu qabo xubiga❤️💕🌹

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 3 หลายเดือนก่อน +1

      the baste dhanto abwan jango Lagend ninweyn

  • @Monky-zb2vi
    @Monky-zb2vi 3 ปีที่แล้ว +33

    Original come from kismaayo living Montana USA 🇺🇸 I love king of dhanto jaango

  • @yamays
    @yamays 3 ปีที่แล้ว +103

    Gabadha abwaanka la taagan waa quruxdii oo qof ah, qosalkeeda qurux

    • @hoolifkhadar4541
      @hoolifkhadar4541 3 ปีที่แล้ว +1

      Si mid baanu u aragnay

    • @mawlidrashid4057
      @mawlidrashid4057 3 ปีที่แล้ว +1

      Yes waa gabadh sifiican loo koriyay Maaanshaa alaaah

  • @Idleibrahimali120
    @Idleibrahimali120 3 ปีที่แล้ว +76

    Somali without Oxygen family is a Tea 🍵 without sugar
    from jubaland state of Somalia 🇸🇴
    We love 💘❤💗💜💕♥💘 our Abwaan king dhaanto JAANGO .

    • @rooblerageedi4564
      @rooblerageedi4564 2 ปีที่แล้ว +1

      Oxygen family.. rer macalin hhhhhh magac baad la heshay awowe ... somalidu ogaden la aan coma Gali hhhh

    • @huudbisharguraw2119
      @huudbisharguraw2119 2 ปีที่แล้ว

      Jubbaland 2014 miyaad ku yeelatay magaalada waa garoob sida lawada ogyahay

    • @hassanmohamed-vc4ep
      @hassanmohamed-vc4ep 2 ปีที่แล้ว

      m Do youm

    • @AA-zk6fb
      @AA-zk6fb 2 ปีที่แล้ว +1

      @@huudbisharguraw2119 1870ki ban qabsaney jubaland langaabyahow

    • @huudbisharguraw2119
      @huudbisharguraw2119 2 ปีที่แล้ว

      @@AA-zk6fb laangaab waxaa ah ninkaan isku kalsooneen oo kenya soo kaxeystat

  • @faaraxabdiadan3882
    @faaraxabdiadan3882 3 ปีที่แล้ว +40

    WoW beautiful Ogaden gull insh Allah 🥰🥰🥰🇬🇶🇬🇲

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia 2 ปีที่แล้ว +107

    Magical voice
    Mglda jalaqlaqsi gobal hiiran idinka so slamay Ogaadenow wa wiilkina xawaadle ❤

  • @deeqoabdi5243
    @deeqoabdi5243 3 ปีที่แล้ว +37

    The only community that are proud of their own culture hongera sana

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 8 หลายเดือนก่อน +4

    Kal iyo laab dhaanto from Hiiraan Beledweyne somalia🇸🇴🦁salan sare somaligalbeed❤

  • @miski3389
    @miski3389 3 ปีที่แล้ว +191

    Dhaqankaas saas noogu dhowra dadkeygii. Salaan sare from Muqdisho.💙🤗

  • @mohamadabdulrahman6802
    @mohamadabdulrahman6802 ปีที่แล้ว +3

    Nimanka ogaden anago dir iyo daarood ku kala abtirsana hadana waa dad aanu aad dadka iskaga dhawnhy, aad ayn idin salaamaya gacal iyo sokeeyow . form idoor isaaq samaale 🇸🇴🤝🏾❤

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 3 ปีที่แล้ว +19

    The king of dhaanto is back jaangoo Nin ay 9.5 million jecelyihiin Halgamaa nooloow adeer

  • @haboonmahmoud1258
    @haboonmahmoud1258 2 ปีที่แล้ว +73

    Ogadenia reer tolkey an jecelahay from Puntland ❤❤❤❤❤❤❤

    • @Kweensunami
      @Kweensunami ปีที่แล้ว +2

      Waku jecelnahay anaga xita ❤noolada MJ

    • @maryanmumin-ne7ow
      @maryanmumin-ne7ow ปีที่แล้ว

      1😜🫨💫👄💃👨‍👩‍👧

  • @hamdixaragoofficial1573
    @hamdixaragoofficial1573 3 ปีที่แล้ว +314

    King of dhaaanto sending love from balad hawo gedo Somalia ❤️

  • @umubahja1508
    @umubahja1508 3 ปีที่แล้ว +33

    Rer abtigey waan salaamay dadka kaliya dhaqankii ku danbeyey love you from Minneapolis Minnesota USA 🇺🇸

  • @sumeyasaleh930
    @sumeyasaleh930 3 ปีที่แล้ว +15

    Ayyyyyyy jaango ninki uhoreyay ee dhanto music saray welcome back baba 💚💙❤️😘

  • @abshirgarane8157
    @abshirgarane8157 3 ปีที่แล้ว +70

    Muqdisho caasimadii dalkeena hooyo iyo sallaan diiran naga gudooma ❣👋👋

  • @saskianuur6062
    @saskianuur6062 3 ปีที่แล้ว +42

    Ax ax dhaqaanka rer Ogadenia waa dhaqan aan aduunka kale nala laheyn dhaanto ❤️💙💚adeerkay qali legend rer Ogadenia baa tahay alle cimriga haku siyadi ❤️

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 3 ปีที่แล้ว +74

    Ogadeen Big respect
    From uk and MJ❤️

  • @ayancadeywarsame6810
    @ayancadeywarsame6810 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha alaah majiro nin kucodkisa oo kale leh inta dhanto qado isaga ugu sita 5 Somalia 🇸🇴 waa dhantadi oo qof ah

  • @salebaanabdirashid5371
    @salebaanabdirashid5371 2 ปีที่แล้ว +25

    Allow Jannada nagu kulmi Nebi mohamed scw scw scw scw scw scw scw

  • @the2win212
    @the2win212 3 ปีที่แล้ว +21

    Mansha allah
    The real king of dhaanto is back
    Adeerka somalida wadaniga

  • @ybootaan4890
    @ybootaan4890 2 ปีที่แล้ว +75

    I love Ogaadeen dad qiimo badan leh guulaysta markasta love love 🥰🥰 from Buuhoodle 🐎

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 3 ปีที่แล้ว +8

    Wlhi inaba caadi maaha abwaan jaango ilaa toban mar ayaan ku ceshaday waa dhaanto inaba caadi maaha 💥💥💯💯💯💯👌👌👌💖💖💖 waa idinsalaam bahda jigjiga tube🤗🤗🤗
    From hargeysa

  • @abdinasirhassanquresh8988
    @abdinasirhassanquresh8988 3 ปีที่แล้ว +8

    Alxmdllh waa ilaaheey mahadii hadaan kadashe Ogaden, M.zubeer, ree abdile, hadana Ugas nuur dadka wali dhaqanka Somaliyed gacanta kuhaayo Viva Ogaden frm Nairobi..❤❤💯👌🤝🙏🔥

  • @dalmaryare6182
    @dalmaryare6182 3 ปีที่แล้ว +135

    Best dhanto from Garissa Somalia 🇸🇴❤️

    • @khalidyarankadanood2590
      @khalidyarankadanood2590 3 ปีที่แล้ว +1

      Waaan Kuhayaa😁

    • @miski3389
      @miski3389 3 ปีที่แล้ว +9

      @Dalmar Gaarisa,Soomaaliya waa i saameeyay hadalkaas!.💙 hankaas weyn ayaan idinku ogahey.💙🤗

    • @khalidyarankadanood2590
      @khalidyarankadanood2590 3 ปีที่แล้ว +1

      @@miski3389 xaqiiq waaa hadal taabasho leh👈

    • @saciidxadraawi
      @saciidxadraawi 3 ปีที่แล้ว +1

      Soomali nimo wlhi dhiiga ikacay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @dalmaryare6182
      @dalmaryare6182 3 ปีที่แล้ว +3

      @@khalidyarankadanood2590 hhhh maxad igu heysta dee FROM GARISSA SOMALIA 🇸🇴 ma ohoo 🥰🇸🇴❤️

  • @ibrahimismail7747
    @ibrahimismail7747 2 ปีที่แล้ว +11

    Love from balad xaawo dhashii GEDO wish you long life and prosperous time

  • @roodomohamed6534
    @roodomohamed6534 3 ปีที่แล้ว +45

    Rer abtigay mansha Allah alle haydin dhawro from darawiish 💙

    • @chemre1391
      @chemre1391 3 ปีที่แล้ว

      Gabdhaydi dad nasab oo jecelnahayna way ku dhaleen nolow boqraneey💙🐎

    • @mohameddaud5289
      @mohameddaud5289 3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid abti

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 3 ปีที่แล้ว

      Garaadad Wayn baa tahay abti. Guleyso.

  • @salmaabdi4786
    @salmaabdi4786 3 ปีที่แล้ว +19

    Sending love from tuliguuleed reer abtigey OG MZ reer warfa bahamagan bahtimocase allow idin dhowr idin jecliya from geri koombe girl

    • @farhiamali4693
      @farhiamali4693 3 ปีที่แล้ว

      Habo salan sare ❤🙏💯

    • @abdimajiidhayle4450
      @abdimajiidhayle4450 3 ปีที่แล้ว

      Wlhi wa ayeeyo heerkeda m.A heer awoowe

    • @muneermaagid9413
      @muneermaagid9413 2 ปีที่แล้ว

      Walaal reerkaas hooyo tahay baan ahay barasho wanaagsan Abti, salaan from Germany

  • @jamalmohamed8766
    @jamalmohamed8766 3 ปีที่แล้ว +19

    Dad dhaadheer oo qurqurxoon Ogadeen ogu imow.....War dadkan waa nasab wlh♥️♥️

  • @nasiibmaanka8183
    @nasiibmaanka8183 3 ปีที่แล้ว +101

    Ninkaaan wlh legend waaye welcome back legend sending from guriceel

    • @mohamedhusseinibrahim2089
      @mohamedhusseinibrahim2089 3 ปีที่แล้ว +1

      Ha legend waye xaqiq from guricel 2

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 3 ปีที่แล้ว +2

      Rag guriel baa inta isku helay runtii wlh ani dhanka comments aqriska Wan kudhereya hdana rageygi meshan ku arka from guriel too

    • @quruxsan287
      @quruxsan287 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdulkadirainab8098 reer guriceel mugadishu joogtana waaa tanaaa tolkeyga❤❤❤❤

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 3 ปีที่แล้ว

      @@quruxsan287 waw masha alkah re guriel salan gobed idin haya xiligan kuma sugni guriel from turkey 🇹🇷

    • @BashiirSalad
      @BashiirSalad 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdulkadirainab8098 Reer Guriceel Igudar Anna😂

  • @wiilkamudug9197
    @wiilkamudug9197 2 ปีที่แล้ว +13

    From dhuusamreeb i love ogadenia dhaqanka somaliya noo ilaalsha

  • @ifraxsheekh5406
    @ifraxsheekh5406 3 ปีที่แล้ว +34

    Ogaadeen dadkii layga beeray from jidwaaq Abaskuul

    • @abdiyounis2389
      @abdiyounis2389 3 ปีที่แล้ว +3

      Ila Absame ha noolaadeen ina aabooy❤❤

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah reer tolkey hidaha aan ku jeclahay Legend Odayga ma kaftamaayo cadowgiina ha jabo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aamina864
    @aamina864 2 ปีที่แล้ว +34

    One love cida dhaantada ogadeen from cida shiribka 🆎️😄✊

    • @inaaliaden4341
      @inaaliaden4341 ปีที่แล้ว +1

      Nasabeyy🆎️🇬🇲❤️

  • @ahmedabdi6673
    @ahmedabdi6673 3 ปีที่แล้ว +10

    Jaango poqorka Dhantada Nolow Love from NFD Kenya

  • @maxdar11
    @maxdar11 3 ปีที่แล้ว +175

    Ogaadeen dadka dhaqan inoo haya
    Waan idin salaamay awowgiin la gubye from iidoor🥰

    • @farhiamali4693
      @farhiamali4693 3 ปีที่แล้ว +2

      ❤🙏💯

    • @xasanmaxamedcabdi6608
      @xasanmaxamedcabdi6608 3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks

    • @alihussein1432
      @alihussein1432 3 ปีที่แล้ว +2

      Idoor MA qabiil ba wllo🤔

    • @masertoy2328
      @masertoy2328 3 ปีที่แล้ว +2

      @@alihussein1432 wa landerta isaqa dee ina abti dadka nagabaro ducuf batahye🇮🇶

    • @wargiigsan
      @wargiigsan 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkk isaaq dhe wll

  • @imthecaptainnow6446
    @imthecaptainnow6446 3 ปีที่แล้ว +10

    Salam from Hargeisa Somalia 🇸🇴

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 3 ปีที่แล้ว +28

    Naag rer isaaq ba ku salameysa ader Abwan jengo 🥰🥰🥰🥰

    • @halbowle0187
      @halbowle0187 2 ปีที่แล้ว

      Kekeke iyaah gabar mise naag

  • @ayanlealinuur8280
    @ayanlealinuur8280 3 ปีที่แล้ว +26

    Anigoo ah nin reer aw Qudub gaar ahaan Reer sheeekh aadan waxaan halkan kasalaamayaa Reer abtigay Ogaadeen gaar ahaan baahale bah tanaado gaar ahaan Maxamed subeer gaar ahaan reer cabdile sigaar ah reer Cali wanaag waxaan leeyahay noolaada abtiyaal abwaan jaango na waan salamayaa viva Ogaadeen

    • @muhuboabdille8880
      @muhuboabdille8880 3 ปีที่แล้ว +1

      Habar yar waan kusalaamay càsi Alle kaama dhigo

    • @xagar77
      @xagar77 3 ปีที่แล้ว

      Salaamullah, Soo dhawoow.

    • @farhiamali4693
      @farhiamali4693 3 ปีที่แล้ว

      Habo masha Allah hooyo wanaagsan ba ku dhashay sababtu qofka reer Abtigi jecel wa ehlul sharaf Nooloow habo ❤❤🙏🙏🙏🌹🌹🌹🌹🌹💯

    • @ayanlealinuur8280
      @ayanlealinuur8280 3 ปีที่แล้ว +1

      @@farhiamali4693 mahad sanid habaryar

    • @ayanlealinuur8280
      @ayanlealinuur8280 3 ปีที่แล้ว

      @@muhuboabdille8880 aamiin habaryar

  • @abdirisaaqmaye159
    @abdirisaaqmaye159 3 ปีที่แล้ว +18

    dhaqanka somalidA dadka noo dhowra full respect🙏🙏🙏

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 3 หลายเดือนก่อน +1

      the baste dhanto abwan janogo Lagend ninweyn

  • @brahimbrady4800
    @brahimbrady4800 3 ปีที่แล้ว +13

    Dhulkeena iyo Dhaqankeena 🥰🥰🥰 Xidida Jigjiga Iguqaba Xubiga ❤️❤️❤️❤️💯

  • @Mohamoud-Buuhoodlaawi12
    @Mohamoud-Buuhoodlaawi12 ปีที่แล้ว +15

    Intii dib u soo raadisay heestan isoo raaca.❤✌️

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 2 ปีที่แล้ว +19

    OG dumashiyaasheyda mustaqbalka dhaw i.a 🥰🥺💕😍😘💋

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 2 ปีที่แล้ว

      Insha Allah Dumaashi!
      😃😃

    • @Qaaliquman666
      @Qaaliquman666 2 ปีที่แล้ว

      @@IB_Adam thankz wllo iso duce wllo 😍😌

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 6 หลายเดือนก่อน

      ​​@@Qaaliquman666magursatey qali quman

  • @muxidinshariif9509
    @muxidinshariif9509 6 หลายเดือนก่อน +3

    Walhi waan jeclahay reer xididkeyga ogaaden xaaskeyga aan jecelhy boqoradeyda ayaa boqortooyadan kasoo jeeda guuleysta❤

  • @alihassan-zr3jm
    @alihassan-zr3jm 3 ปีที่แล้ว +8

    dhaanto oo aan jaango eheyn dhaanto uma aqaano inta kale oo dhaanteeyso iga raali noqda,,, from Banaadir

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
    @cabdisalaamxaajimaxamed9810 2 ปีที่แล้ว +8

    Dhaanto iyo badh may dadkaygaygii Ogaadeen from jidwaaq abaskuul.

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 9 หลายเดือนก่อน

      the baste dhanto Abwan jango

    • @somalimidaysan2524
      @somalimidaysan2524 5 หลายเดือนก่อน

      Dhantadu waxay ka dhaxaysa kumadaha oo dhan

  • @Abdi.siyad.123com
    @Abdi.siyad.123com 3 ปีที่แล้ว +8

    Gabdhu wy ka heshy abwanka qosl iyo milicsi jacyl yaa iga muuqda wa gabdha la ciyarysee yaa ila argtiya 💘💘💘

  • @jamawarfa6267
    @jamawarfa6267 3 ปีที่แล้ว +2

    Really king of dhamaanto waa Yahayn jaango wax Ku haystaa ma jiraan waring aan bahashu waa Hibo rabi waa messiga dhaantadda

  • @haalamohamed8022
    @haalamohamed8022 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi ogaaden aduunkan ugu jeclhy from Raxweeyn 😢

  • @abdimuse5589
    @abdimuse5589 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhaha ugu quruxda badan dadka Soomaaliyeed ileen waxay joogaan Jigjiga. Sidee bay ku dhacday in aanan mid ka guursan wali. Si kastaba ha ahaatee, Waa Abdi-MJ oo idinka soo salaamaya Minnesota. Waxaa tihiin qayb dhiigayga ka mid ah.

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto 3 ปีที่แล้ว +20

    Love from Galkacyo Puntland 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

    • @aliabdi3706
      @aliabdi3706 3 ปีที่แล้ว

      Thanks pro dar

    • @Isaac-m7b8b
      @Isaac-m7b8b 20 วันที่ผ่านมา

      😂😂

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 ปีที่แล้ว +41

    Ogaadeen waa dadka kaliya aan aduunka ugu faaani karo waayo dhaqankaba ayaga laga soo gaaray❤❤👏👏🇸🇴
    From Xamar

  • @hannad879
    @hannad879 3 ปีที่แล้ว +32

    That why i wanna marry ogaden girl😂 one love indeeryal ♥️ from Darawiish

    • @XaawoFriend
      @XaawoFriend 2 หลายเดือนก่อน

      Ina ader

  • @adanmohamed4793
    @adanmohamed4793 3 ปีที่แล้ว +10

    King of dhaanto"Jaango" codkiisa dananka ah wuu I saameeyaa, dhaantoyahanka Soomaliyeed isagan ugu jeclahay🙏

    • @AbdikhalaqAliMohamud
      @AbdikhalaqAliMohamud 21 วันที่ผ่านมา

      Dhaanto somaliyed majirta hal qof aan Ogaden ahen Oo dhan qado xar iiken mahooyadiin baa dhantada samesata dhaqan laimada bro shiribki iyo wilisoqo yaad oga sotagta wayahee dhanto ogaden baa leh 🇬🇲🇬🇲🩸💯

  • @manowali6110
    @manowali6110 3 ปีที่แล้ว +17

    Jaango....aabaxa dhaantadha ...always LEGEND ...of all tyme...🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @hamdadiriehdarar
    @hamdadiriehdarar 10 หลายเดือนก่อน +4

    Ogaden reer isaaq hoyaday labad walalhay hoyadod adunka ayo kawanagsan man arag ogaden dad gob ah from cisse weyne🎉❤😢

    • @farhiamali4693
      @farhiamali4693 10 หลายเดือนก่อน

      Masha Allah habo soo dhawoow Wiil Ciise & Wiil OG wiil uma dhexeyo layidhi 12 ciise ❤gob weeye

  • @abdishakuurabdi1873
    @abdishakuurabdi1873 3 ปีที่แล้ว +4

    Jaceylku bilowday xan xan ,
    xunuun igu reebay iyo xul xul,
    Xishood gu beeray iyo xidh xidh🥲
    Inta igu jeclahay dhantda 💓🦅

  • @casiisacabdi5024
    @casiisacabdi5024 2 ปีที่แล้ว +3

    Woow abwaan jaangoo weli codkiisu waa noolyahay AllE codka iyo caafimaadkaba haw dheero ❤❤

  • @mnz2028
    @mnz2028 3 ปีที่แล้ว +21

    MARKA LAGULEYHY OGADENIA DHANTDA AYAGA ISKALE WAA RUN WAA HEYBAD ISKAQEYL QEYL HAMODIN😍🇬🇲❤️

    • @ShafiShafi-zr2rn
      @ShafiShafi-zr2rn 3 ปีที่แล้ว +6

      Hhhh usheeg bal nio inay bahashu Hibo Alle nagu galadaystay tahay 😂 iska keenkeen maaha kk

    • @madopeabdi5410
      @madopeabdi5410 3 ปีที่แล้ว +2

      Aabo mcne waa sidaas ✊🏾🙏🏽

  • @fariidtv7127
    @fariidtv7127 3 ปีที่แล้ว +28

    Jacayl ku bilawday xan xan 🎤🎹🎧 Viva somaliweyn 🇸🇴 from dhagaxbuuri reer xamar ah

  • @Wajircity
    @Wajircity 3 ปีที่แล้ว +7

    Love 💕 from Kenya 🇰🇪 Northern east somali province love you 😘

  • @KushiteNomad
    @KushiteNomad ปีที่แล้ว +8

    Best Dhaanto ever! Love to all somali people from your Oromo brother.

  • @hamdikiin1419
    @hamdikiin1419 3 ปีที่แล้ว +35

    Kaaah😍🇬🇲hamdiyeey iku qawo xubiga

  • @zakihilaac3569
    @zakihilaac3569 3 ปีที่แล้ว +18

    Sending love 2 this legend widh widh cayn buuhodle papa welcome back 🙏 😘

  • @cabdiqaadir6459
    @cabdiqaadir6459 3 ปีที่แล้ว +28

    Rer abtygey Allah haidin xafiido from maarexan

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ogaadeenku waa qabiilka kaliyee Somali dhaqankay lahayd ku fara adaygay Dhaqankooga ku heesa ku ciyaara
    From suber awal isaaq 👑🥰

  • @hamdihussein8836
    @hamdihussein8836 3 ปีที่แล้ว +55

    Finally i got my dhanto from the legend himself Abwan jango ❤️❤️❤️respect 🙏🏾

    • @liban4042
      @liban4042 3 ปีที่แล้ว +3

      Xididada jirkiyo igu qabo xubiga
      Hamdiyey igu qabo xubiga🥰

    • @axmedcabdiducale2787
      @axmedcabdiducale2787 2 ปีที่แล้ว

      Xan xan

  • @mukhtarjamma24
    @mukhtarjamma24 3 ปีที่แล้ว +12

    Aabaha dhaantada Dds Waa jaango👏👏👏

  • @rahmashukri9476
    @rahmashukri9476 3 ปีที่แล้ว +7

    King 🤴 of dhanto waan jecelhy ninka sida uu ugu luqeeyo dhantada 🥰🥰😍

  • @nashadxasan2876
    @nashadxasan2876 2 ปีที่แล้ว +2

    Best dhaanto
    Jaceyl ku biloowday xanxan
    xanuun igu reebay xulxul
    xishood igu reebay xidhxidh cajiib wlh🥰🥰

  • @fatma3-11
    @fatma3-11 3 ปีที่แล้ว +29

    Abwaankaas hala iga gaarsiiyo dhaanto faadumo la dhaho hasoo qaado ❤❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 ปีที่แล้ว +107

    I love you ogadenia from somaliland❤💯💯

  • @hmdiyuusuf2016
    @hmdiyuusuf2016 3 ปีที่แล้ว +6

    Igu qabo xididada jirkiyo igu xubiga Kute wakugu haya abwaan kusa lamay ❤❤❤❤✋✋🤝🙏

  • @abdirahmanfuundi6324
    @abdirahmanfuundi6324 3 ปีที่แล้ว +28

    Abwaan Jaango waa legend dadkii hore ah codka, laxanka iyo erayadaba caadi maahan guuleyso

    • @abdilatifaxmad2621
      @abdilatifaxmad2621 9 หลายเดือนก่อน

      the baste dhanto Abwan jango Lagend

  • @mnz2028
    @mnz2028 3 ปีที่แล้ว +6

    BEEN NACAKUYLE NINKAN ISKAMA WAALYO DHNTDA BARTEEDU DHIGYA AXYAA COD 🇬🇲❤️❤️❤️

  • @mawlidrashid4057
    @mawlidrashid4057 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha abwaanka ag ciyaaraysaa Maaanshaa alaaah waa qurux dii oo qof ah

  • @qalbiholcay3583
    @qalbiholcay3583 3 ปีที่แล้ว +8

    dhantada kaliya fadhiga uga kacay wlhi Fantastic wlhi Raga kaliya dhaqanka somalia kudabeeyo 💯✅❤️❤️❤️🙏🙏🙏

  • @afmaalchanel8469
    @afmaalchanel8469 3 ปีที่แล้ว +15

    Dhaantadaan waxaa si gooni ah u dareemaa qofkiii jeceylkiisa XAMDI ladhaho sida aniga oo kale allaaah calaf iskugu keen daro nolosheydiyey❤️ 2021 november 11 from galkayo

    • @hamdaali771
      @hamdaali771 2 ปีที่แล้ว +1

      Rabbi hana kulansiiyo

  • @Tsotha
    @Tsotha 2 ปีที่แล้ว +4

    was recommended this by a Facebook friend, this is awesome

  • @xornimotv5003
    @xornimotv5003 2 ปีที่แล้ว +2

    Jacayl ku bilowday xan xan xanuun igu beeray xalxal
    Waa inta aan ugu jeclahay dhaantadan

  • @rayanjibriel5680
    @rayanjibriel5680 3 ปีที่แล้ว +11

    ❤❤❤waa mrki igu horeysy an maqlo codkisa ❤ mnzha allah legend codkisa sacad waxyr dhiman ayn dawanaayay wlhi sweet voice 😘😘😘😘😘❤

    • @suusansiman7453
      @suusansiman7453 3 ปีที่แล้ว +1

      Cod mcn lee yahay wlh aad iyo aad 🙏

    • @rayanjibriel5680
      @rayanjibriel5680 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedgray7309 mnzha allah fanan wayn inu yahy wan dremaY bal e aniga fankisa lascon

    • @abdulrazzaqibrahim5479
      @abdulrazzaqibrahim5479 2 ปีที่แล้ว

      Og💋💋💋💋💋👍👍👍✅

  • @hamdimohamed2329
    @hamdimohamed2329 3 ปีที่แล้ว +6

    Hamdiyey igu qabo xubiga hashac Ana le qaday❤️❤️thanks abwaan 🥰🙏

    • @kadargudle3614
      @kadargudle3614 ปีที่แล้ว

      Hamdi Adiga ayey ku quseysa Dhantada igu qabo xubiga ❤❤❤

  • @khadiijohassan4822
    @khadiijohassan4822 3 ปีที่แล้ว +10

    Boqorka dhaantadada qof kugaro maleh walee welcome back yaqay🇬🇲🥺💋🥰❤💯🤴

  • @mohamedabdimohamedmohamed4063
    @mohamedabdimohamedmohamed4063 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah adeer Allah cimri dheer oo cibaado iyo caafimaad leh Allah ha ku siiyo sending salute from USA Adeer madaxa ayaad noo saaran tahay

  • @MohamedAhmed-jn1ck
    @MohamedAhmed-jn1ck 3 ปีที่แล้ว +6

    maanta anoo joga qurbe oo aan boholyohow weyn u qaba dhulki somaliyed dhamantii ban dhegaysan abhii dhaantada Mr jango 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @sergiowilqaran7304
    @sergiowilqaran7304 3 ปีที่แล้ว +3

    I million ayeey gari dhantadan ila arag inshallah 🌏🏠👐🏼🔥❤️🙈😎😎😎😭😭😭😭👐🏼👐🏼

  • @mohameddaud5289
    @mohameddaud5289 3 ปีที่แล้ว +17

    Hamdiyey igu qaboo xubiga
    Welcome back adheer
    King of dhaanto ❤from Nairobi

  • @abdihasan6844
    @abdihasan6844 2 ปีที่แล้ว +3

    ismuujiya inta jacayl kubilowday xanxanuun xanuun ku beeray xulxulay xishoodna ku reebay xirxiray

  • @hanihabsan756
    @hanihabsan756 3 ปีที่แล้ว +76

    1M aan gaarsiino ❤️ dhaanto qurux badan

    • @rufaciterso2409
      @rufaciterso2409 3 ปีที่แล้ว +1

      Way gadhey😁

    • @hanihabsan756
      @hanihabsan756 3 ปีที่แล้ว +1

      @@rufaciterso2409 aheeey 🥰 2 M aan gaarsino? 🤣

    • @Zakaria-l4i
      @Zakaria-l4i 2 ปีที่แล้ว

      @@hanihabsan756 hadana wey gaadhey😄

    • @hanihabsan756
      @hanihabsan756 2 ปีที่แล้ว

      @@Zakaria-l4i 3M hadana 🤣

    • @abdullahiabdi1332
      @abdullahiabdi1332 2 ปีที่แล้ว

      @@hanihabsan756 4m bey mareysa kk

  • @laylokhalif1198
    @laylokhalif1198 3 ปีที่แล้ว +12

    King 🤴of dhaanto Awoowe MCN FROM XAMAR CADEY🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖💖💖💖💖