ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Alla huno baadi maqan sideeda yartaan baafin jiray Alla huno ee bidhaanteeda rabay beerlulaay ma adigaaAlla huno wadnayaasheena bidix ma isku bixin karnaa Alla huno beerka soo saar midkeygana aan kuu badalo
The English translation is so off it is funny 😄
Yeah 😂@@IsmaAragto
Dhantadan 2016 markii so baxday ee cali showga sweden ku dhigay waxa niyada igu jirty inan tahriibo habeen iyo malin waa dhageysan jiray lkn malinkii aan baxy markii hargiesa suuqa marayo go.aan qatay wana so labtay aniga hoyady iyo abahy ka fikiray wllhi nolosha markaa culuys ahad lkn hada alx waan isku filaday
WwwwwwwMaasha Allah nin culus aduunyadu wa hadhka labadiisa galin zxp ha buxin
Ninka kaliya aan ka dalin dhagaysigiisa cali dhaanto waa ku taagaaraa inbadan sxp
Gacana kutagay dhaqankeyna thanks libax somaliyed
Dhaantadan mar baan dhagaystay 2015 kii kadib waan waayayba maantaan hadana helay, xasuus iyo 2015 kii. Ali Dhaanto mahadsanid
2022 yaa dhagaysanaya dhaantadaan xasuus
Saddax arrin ku khasaari meysid:1- Quraan akhriska. 2- Salaadda3- Sadaqa bixinta si hoose iyo si muuqataba. Raxmaanka wuxuu leeyahay:إِنَّ الَّذِينَ يَتْلُونَ كِتَابَ اللَّهِ وَأَقَامُوا الصَّلَاةَ وَأَنفَقُوا مِمَّا رَزَقْنَاهُمْ سِرًّا وَعَلَانِيَةً يَرْجُونَ تِجَارَةً لَّن تَبُورَKuwa akhriya kitaabka Allaah oo salaadda ooga wax ka nafaqeeya (ka bixiya) waxaan ku arsaaqnay qarsoodi iyo caddaanba waxay rajayn tijaaro (ganacsi) aan baaraynin.(
Allow akbar
Ppp
gesi somaaliyeed gulayso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝
Ahmed budul ❤ mise Ali dhaanto...🎉 mid usaar
m.a Ali dhanto ilahy haku xafido
okey Ali dhanto ninyahow Ben maaha ad ban kojeclaha,y walale
Cali dhaanto caadi mahan..love from xamar
Boqorka dhaantada Ali Dhaanto taageeraa idiin ahay Adiga iyo Walaalkay Nuur Caraale
Taraysa in dhakhii dhantadii ahyid Markyay arkaan da yartah hada 10 jirka ah 2040 anoo awoow ah qaraami ahaan ayay udhagaysan anah dab cadeyaan udhagaysan😂😂😂aduun waa is daba socod
Dhaantadan hadda ka hor baan dhagaystay ka bacdina wan waayey nasiib badniya wll Tnx huno Cali Bashiir cabdi
One Of My Favourite Dhanto Of Ali DhanTo
Dhaanto shidan weeye inkastoo awal ka dhaanto fiicnayd😂
2024💙.
Baadi Maqan sideedii waxaa kuluuqeeyay ali bashiir ali dhaanto
Libaaxa dhaantada horay usoco ugaas allah haku daayo 😘😘😘😘
One Of The King DhaanTo Ali🔥
Asc cali dhantow bowe meday dhantadii kan ujelen jeclaayow ma war dherbaad jidhaa maad so cusboneysid
Ali dhaanto horey usoco inkaston ka sii jecelahay dhantadan midakle e balxaroobey hilaac bilig iyo balxaroobey
Dhaantadan 2016 markay soobaxday ilaa hadda waan jeclahay cali dhaanto fannaankayga
Dhanto abahayd
My all time best fanaan sxp video best kaasugihaaya Dhaantadan marhore igufecneed wlh
WadnaayeesheenaBidix ma isku bixin karnaa?Beerka soosaarMidkaygana aan ku badloWow
cali dhaanto hadii laygu yidhaa fanaan waa maxay waxaan ku jawaaba waa cali dhaanto lkn dardaaran Aan ku siiyo wll ,adeer,aabo,aptio dhaanto aanaad hidiyo dhaqan xidhnayn hasoo qaadin waayo waa muunada keliya ee lagugu bartay bilaa dharna way noqonay dhaantadu alle haku sharfo
M.a gesigaa somaliyed
Agaah oo hadan agah eega ma sidas ba ariinku 😂💪✅
Siduuu udhoho 'la huuno.."Love from Khatuumo state❤❤❤
❤❤❤❤❤😊😊😊calidhaanto alaah kuxifdiyo zxb 😊😊😊😊
Heestan waxaan ahay baan u malaynaya qofka ugu dhegaysiga badan ee dhegaysta
Goatka dhaantada Ali dhaanto aadban u Jeclahy dhaantadan xasuus gaara bay igu Leedahay 2015 ❤❤❤❤
Masha Allah inaba cadi ma ahan
Dhaanto aan u dhagaystay 27/10/24 goobtu wa Addis Ababa Ethiopia
👍mnshallaah guulyso cali dhanto
Ali bashiir abdi Libaaxii dhantada2022 yaa dhageysanaya🎶❤️
Ani
@@xamdishariif9708⁰,0⁰
Alla dhaantadaan maxaan raadin jiray /27/07/2023Ayaan helay ee hadaad iga dambayso legend reply 😚🙏👊
Cali wayshidantahay allaha kudaayo wll qali
Ali bashiir abdi bigLegend 2023
Boqorka dhaan.tada muda somaliyed horay usoco
Caloow ina aabow sidaan bahasha utumayey ayuu dhidid igayimid viva wll horay usoco
Very good ina aboy
Cali dhanto sln sre bro
The king form Somalia
Waaw heer sare abwaan iyo badhbaa tahay zxp
Keep going brother manshallah
Cali dhanto salan sare abowhore usoco👌
Cali dhanto waan kusalamaye
2023 yaa dhagaysanaya
Ana 2024ta dhagetsanaye😂
ABAHA DHANTADA MUDANE ALI DHANTO WNKU SLMY SALAAAN KASH IYO LAAB AH.TKLE SXB SARE ISKU DAY INAAAD XIDHIIB ILA SOO SAMEEYN KARTO
2023/3 novemper ayaan usoo xiisay heestaan Ali dhaanto fanan soomaliyeed
Somali nimada ayaa wax walboo aduunka dushiisa saaran iiga qaalisan wlhi 🙏🙏❤️💋❤️ Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪
لماذا!😁
@@qadir2 dhiplow hhh
🎉🎉🎉😢 4:46
Somaali Hanolato ❤❤❤❤
Ali dhaanto waxay isku eegyihiin fanaanka aar maanta cida ila aragtay like
No
Haa ma ila aragty
M.a walalka mccn keep going 💙💙
Way masha allh
Goat Of dhaanto Ali dhaanto 🔥
Mar walba dhacaysashadeeda kama daalo alle amarkiisa.🥰
Masha alah boqorka dhaantada dhaanto iyo badh hore usoco
Ereyada iga badan
Masha allah 👌👌👍👍💙💙
👍😘
Noolow inbadan adigoo cafimaadqaba oo diinleh mashalaaah
wariyaashi wareysanayay wali sual kama aysan weydinin ,miraha dhantadan, waa dhowr page oo wax so noqonayo aysan jirin
Horey usoco cali dhanto
Mahalla nice song❤❤❤❤❤❤
Wlhy waa somali dhaba caashaq baa igalay runtii markan dhagastay
This dhanto ❤❤❤❤❤
Manzhalh nolaw calidhaanto waligaa jir joog halyay somaliyeed
Inte 2023 ka dhagaysanasa😂❤Farta taag🐫🤍
☝️😅
Badi maqan sideda yartaan baafinjiray🥰
Xidiganagii ✔❤️
ALI DHANTO LEGEND IS NOQO MARBAD MARADONAHA DHANTADA AHEYDE
Sxb cali waan kugu fanaa reer muqdisho noolow
Libaaxa Dhaqaanka Ali Dhaanto 2015 Kii Adaa Shitay Shaashadahoo Cishqi Shaatiyee
Dhanto iyo bar
SATURDAY 16. JULY. 20221:08PM
01/01/2024 only my wife 🎉❤😢 ialhy hay daaayo🥰
Alih dhanto
Libax somaliyed
la huuno dadnima iyo bidhaantad ku soo baxdaye la huuno boqol dhaaney haweenko dhan yaa kaa poqrada
Boholyooaye bidhanatada mxa i baray🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺😭😭
Dhanto wacan weye
Cali dhanto masuul salan sare ebow muwadin jiratahay
Fanan jira inaba cadi mahan
Ali dhaanto 🎉🎉🎉🎉
Nice Dhaanto
Asal dhaaaanto yaaa cali bashir abdi alidhanto
dhantada dhantoyinka cajiib
Erayada 👍💯✔Laxanka 👍💯✔Music ku noqosho ❎
Magaca dhaanto markaad maqasho waxa qasab ah in isla markiiba cali niyadaada kusoo dhaco.
Waaaaaaaaaaaaaaaaaaw 👏
M.a Ali dhanto nin wayn
WooooW ❤️❤️❤️❤️
Sayidka dhaantada xoraystay
2024 July 13 beer ka soosaar midkeeygana aan kuubadalo❤
Waan ka helay
Masha allah huno dhaanto aad umacaan
Mashallah abayo Allah ikaa daayo boqorada aanku faano kuma waayo
Axsan Dhaanto iga dheh💖💔💔💖
Cali dhanaanto sxb farxad iigu noloow inta ay nolol jirto
Wxkale❤️
Ali dhanto aha
M.a
Alla huno baadi maqan sideeda yartaan baafin jiray
Alla huno ee bidhaanteeda rabay beerlulaay ma adigaa
Alla huno wadnayaasheena bidix ma isku bixin karnaa
Alla huno beerka soo saar midkeygana aan kuu badalo
The English translation is so off it is funny 😄
Yeah 😂@@IsmaAragto
Dhantadan 2016 markii so baxday ee cali showga sweden ku dhigay waxa niyada igu jirty inan tahriibo habeen iyo malin waa dhageysan jiray lkn malinkii aan baxy markii hargiesa suuqa marayo go.aan qatay wana so labtay aniga hoyady iyo abahy ka fikiray wllhi nolosha markaa culuys ahad lkn hada alx waan isku filaday
Wwwwwww
Maasha Allah nin culus aduunyadu wa hadhka labadiisa galin zxp ha buxin
Ninka kaliya aan ka dalin dhagaysigiisa cali dhaanto waa ku taagaaraa inbadan sxp
Gacana kutagay dhaqankeyna thanks libax somaliyed
Dhaantadan mar baan dhagaystay 2015 kii kadib waan waayayba maantaan hadana helay, xasuus iyo 2015 kii. Ali Dhaanto mahadsanid
2022 yaa dhagaysanaya dhaantadaan xasuus
Saddax arrin ku khasaari meysid:
1- Quraan akhriska.
2- Salaadda
3- Sadaqa bixinta si hoose iyo si muuqataba.
Raxmaanka wuxuu leeyahay:
إِنَّ الَّذِينَ يَتْلُونَ كِتَابَ اللَّهِ وَأَقَامُوا الصَّلَاةَ وَأَنفَقُوا مِمَّا رَزَقْنَاهُمْ سِرًّا وَعَلَانِيَةً يَرْجُونَ تِجَارَةً لَّن تَبُورَ
Kuwa akhriya kitaabka Allaah oo salaadda ooga wax ka nafaqeeya (ka bixiya) waxaan ku arsaaqnay qarsoodi iyo caddaanba waxay rajayn tijaaro (ganacsi) aan baaraynin.(
Allow akbar
Ppp
gesi somaaliyeed gulayso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝
Ahmed budul ❤ mise Ali dhaanto...🎉 mid usaar
m.a Ali dhanto ilahy haku xafido
okey Ali dhanto ninyahow Ben maaha ad ban kojeclaha,y walale
Cali dhaanto caadi mahan..love from xamar
Boqorka dhaantada Ali Dhaanto taageeraa idiin ahay Adiga iyo Walaalkay Nuur Caraale
Taraysa in dhakhii dhantadii ahyid Markyay arkaan da yartah hada 10 jirka ah 2040 anoo awoow ah qaraami ahaan ayay udhagaysan anah dab cadeyaan udhagaysan😂😂😂aduun waa is daba socod
Dhaantadan hadda ka hor baan dhagaystay ka bacdina wan waayey nasiib badniya wll Tnx huno Cali Bashiir cabdi
One Of My Favourite Dhanto Of Ali DhanTo
Dhaanto shidan weeye inkastoo awal ka dhaanto fiicnayd😂
2024💙.
Baadi Maqan sideedii waxaa kuluuqeeyay ali bashiir ali dhaanto
Libaaxa dhaantada horay usoco ugaas allah haku daayo 😘😘😘😘
One Of The King DhaanTo Ali🔥
Asc cali dhantow bowe meday dhantadii kan ujelen jeclaayow ma war dherbaad jidhaa maad so cusboneysid
Ali dhaanto horey usoco inkaston ka sii jecelahay dhantadan midakle e balxaroobey hilaac bilig iyo balxaroobey
Dhaantadan 2016 markay soobaxday ilaa hadda waan jeclahay cali dhaanto fannaankayga
Dhanto abahayd
My all time best fanaan
sxp video best kaasugihaaya
Dhaantadan marhore igufecneed wlh
Wadnaayeesheena
Bidix ma isku bixin karnaa?
Beerka soosaar
Midkaygana aan ku badlo
Wow
cali dhaanto hadii laygu yidhaa fanaan waa maxay waxaan ku jawaaba waa cali dhaanto lkn dardaaran Aan ku siiyo wll ,adeer,aabo,aptio dhaanto aanaad hidiyo dhaqan xidhnayn hasoo qaadin waayo waa muunada keliya ee lagugu bartay bilaa dharna way noqonay dhaantadu alle haku sharfo
M.a gesigaa somaliyed
Agaah oo hadan agah eega ma sidas ba ariinku 😂💪✅
Siduuu udhoho 'la huuno.."
Love from Khatuumo state❤❤❤
❤❤❤❤❤😊😊😊calidhaanto alaah kuxifdiyo zxb 😊😊😊😊
Heestan waxaan ahay baan u malaynaya qofka ugu dhegaysiga badan ee dhegaysta
Goatka dhaantada Ali dhaanto aadban u Jeclahy dhaantadan xasuus gaara bay igu Leedahay 2015 ❤❤❤❤
Masha Allah inaba cadi ma ahan
Dhaanto aan u dhagaystay 27/10/24 goobtu wa Addis Ababa Ethiopia
👍mnshallaah guulyso cali dhanto
Ali bashiir abdi
Libaaxii dhantada
2022 yaa dhageysanaya🎶❤️
Ani
@@xamdishariif9708⁰,0⁰
Alla dhaantadaan maxaan raadin jiray /27/07/2023
Ayaan helay ee hadaad iga dambayso legend reply 😚🙏👊
Cali wayshidantahay allaha kudaayo wll qali
Ali bashiir abdi big
Legend 2023
Boqorka dhaan.tada muda somaliyed horay usoco
Caloow ina aabow sidaan bahasha utumayey ayuu dhidid igayimid viva wll horay usoco
Very good ina aboy
Cali dhanto sln sre bro
The king form Somalia
Waaw heer sare abwaan iyo badhbaa tahay zxp
Keep going brother manshallah
Cali dhanto salan sare abow
hore usoco👌
Cali dhanto waan kusalamaye
2023 yaa dhagaysanaya
Ana 2024ta dhagetsanaye😂
ABAHA DHANTADA MUDANE ALI DHANTO WNKU SLMY SALAAAN KASH IYO LAAB AH.TKLE SXB SARE ISKU DAY INAAAD XIDHIIB ILA SOO SAMEEYN KARTO
2023/3 novemper ayaan usoo xiisay heestaan Ali dhaanto fanan soomaliyeed
Somali nimada ayaa wax walboo aduunka dushiisa saaran iiga qaalisan wlhi 🙏🙏❤️💋❤️ Somalia 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪
لماذا!😁
@@qadir2 dhiplow hhh
🎉🎉🎉😢 4:46
Somaali Hanolato ❤❤❤❤
Ali dhaanto waxay isku eegyihiin fanaanka aar maanta cida ila aragtay like
No
Haa ma ila aragty
M.a walalka mccn keep going 💙💙
Way masha allh
Goat Of dhaanto Ali dhaanto 🔥
Mar walba dhacaysashadeeda kama daalo alle amarkiisa.🥰
Masha alah boqorka dhaantada dhaanto iyo badh hore usoco
Ereyada iga badan
Masha allah 👌👌👍👍💙💙
👍😘
Noolow inbadan adigoo cafimaadqaba oo diinleh mashalaaah
wariyaashi wareysanayay wali sual kama aysan weydinin ,miraha dhantadan, waa dhowr page oo wax so noqonayo aysan jirin
Horey usoco cali dhanto
Mahalla nice song❤❤❤❤❤❤
Wlhy waa somali dhaba caashaq baa igalay runtii markan dhagastay
This dhanto ❤❤❤❤❤
Manzhalh nolaw calidhaanto waligaa jir joog halyay somaliyeed
Inte 2023 ka dhagaysanasa😂❤
Farta taag🐫🤍
☝️😅
Badi maqan sideda yartaan baafinjiray🥰
Xidiganagii ✔❤️
ALI DHANTO LEGEND IS NOQO MARBAD MARADONAHA DHANTADA AHEYDE
Sxb cali waan kugu fanaa reer muqdisho noolow
Libaaxa Dhaqaanka Ali Dhaanto 2015 Kii Adaa Shitay Shaashadahoo Cishqi Shaatiyee
Dhanto iyo bar
SATURDAY
16. JULY. 2022
1:08PM
01/01/2024 only my wife 🎉❤😢 ialhy hay daaayo🥰
Alih dhanto
Libax somaliyed
la huuno dadnima iyo bidhaantad ku soo baxdaye la huuno boqol dhaaney haweenko dhan yaa kaa poqrada
Boholyooaye bidhanatada mxa i baray🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺😭😭
Dhanto wacan weye
Cali dhanto masuul salan sare ebow muwadin jiratahay
Fanan jira inaba cadi mahan
Ali dhaanto 🎉🎉🎉🎉
Nice Dhaanto
Asal dhaaaanto yaaa cali bashir abdi alidhanto
dhantada dhantoyinka cajiib
Erayada 👍💯✔
Laxanka 👍💯✔
Music ku noqosho ❎