ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Oonta xoolahaa leygu ababiyoo afrikada madoow isirkeygaa galee arligeygiiyoow leeyr udgoonidaa❤😩😭😭 wlhi wuu itaabtey ereeygaas😫2022✋🏿
Oonta xoolaha mxa lagawadaa abyo hda taqano
@@mohameda9693 hilbka canha subaga madhaxoow af somaliga ilaali wa afka hooye
Aad iyo aad erayo damqasho leh
@@mohameda9693 oonta xoolaha waadheefta xoolaha sida caanaha ababinna waa barbaarin caqnrin korin
@@mohameda9693 oonta waa cunada xoolaha sida caanaha iyo himibka
Waqtiga aan maanta haysano aayaha iyo ileyska dunida masii haysan doono waana dhab qofkasta oo hada jaaniska nolosha ku jiro inuusan kusii waari doonin ee allow xusnul qaatima nolosheena noogu daba dhig aamiin 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Amen ya Allah 😢🤲
Amin.yarabi
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙الله ❤💙
❤️❤️❤️❤️
❤
❤❤
Aad baan ugu farax sanahay in uu dhaantadii anbad iyo ilduuf uu soo wado ustaad cali dhaanto awal laxanka isagaa lahaa xasarad iyo xiiso gooniya ayey yeelan doontaa waxa uu dhahi doono aan sii saadaa liyeee orgidaan ayaa caqli dhaanta umadaan iyaguba riyaha wa,ay ceyr sadaan laxankii lagu bilaabay kusoo qaad caliyoow waa codsiye
Orgi mahan wa atoor wna sagarada midka lab
Singer of the year Ali dhaanto thanks. Emotional Song 😢 Hi for everyone who in here 👋From Buhoodle Somalia 🇸🇴 ❤
😙
Q
Wow wiil Ogaaden Absame laa dheere qurbaha dhibka yaal inaader waa runtaa🥲🥲🥰
War ninkan ogaadeen ma,ahan inadeer
@@kaptandacad7473 Waaaa qolomo hadaaaa
Wa ayo hada noo soo sheeg qolada ku wado aan kasaxnee
@@awilyusuf6553 wa Geri kombe
Ninkaan akishe ogaadeen waa abtiyaashiis
Aflaanta wa filimadaAlif macalin iyo edaaba is og ❤❤
Waa run 🥲🥲🥲🥲🥲Allow gaalnimo naga badbaadi🤲🤲🤲Amiin
Waw! Legend always legend cali bashir cabdi " Ali Dhanto" waan kuwataa
Africa ayaa inaga badan
@@mowlidnuurcilmi7426 Saas waaye legend
Wlhy waa runtiis qofkii kudalay ayaa garanaya tuntii qurbana wlhy anakakudalaye ilahay nagasaqir yaa allah
Ali dhaanto❤16 may,2024❤Sunday❤Maalin ciid ah
Wow axsan erayo fanan qima badan ali dhanto ❤️❤️❤️❤️🇸🇴africa da madow ilove my county
Mansha.Alah erayada walalkey Abwan xassan xukun garad waa erayo dhaxal gal Alfanan Ali bashir Abdi
Anigu fahmayeeĎoqoni yeelkeedCali dhaanto rageedii
Walahay cali si qoto dheer ayuu uga hadalay arinkan
Ahbalkii isdhahoUun Qalaad ku dayoAnbayoo lunyeeAfki Hooyooy Miyaan kaa ilbixi karaaIntaas iga Gadan Cajab!
Cali danto you are a living legend along side with Ahmed budul
Baraanaburo
Anbad iyo ilduufNinki soo AlkumayHallaale HallaaleAlhumaa dhabtii Albaabkeed laxidhayMeel islaamba awalLagarabin aminHallaale HallaaleNinkii abkii laraboWaa ayaan darsadayDambarkaa xolahaLey abaabiyoooHallaalle Hallaale Afrikadaa madowIsirkeygaa galowHallaale HallaaleQaaradeydaa cudoonDaymo quruxsanaaCilmigaan anbadayDiircadaha ahliyeyHallaale HallaaleAfrikadaan mugeedMeel madow aminnay??Wax xunoo amintoAafe kuumadhinoHallaale HallaaleAxmaqnimada qaarMeel xun idinka ridinDambarkaa xolahaLey abaabiyoooHallaalle Hallaale Afrikadaa madowIsirkeygaa galowHallaale HallaaleQaaradeydaa cudoonDaymo quruxsanaa
Abahoodi dhalay ashkataynayaan kkkl Cali dhanto😍😍😍😍
Oonta xoolahaa lagu ababiyoo africa da madoow asalkaygaa galee. Arligaygiyoow layr udgoonidaa. Only who lives dhulsheeye can understand this. Maxaan u xiisay dhulkaygii iyo dadkaygii
wooooooww Masha Allaah fanaan kii weynaa Alfanaan cali bashiir cali dhaanto dhaanto dhaanto dhaaftey allaha ku xafido fanaankeena cali dhaanto ogaadeena wlhi waan idin jecelahay reer abtiideey insha Allaah mar dhow jigjiga ayaan usoo socdaa wlhi waan jeclahay in aan mar uum imaado dhulkii hooyo jigjigo cadey
Cali dhaango may sigmer❤
Hallaale HallaaleAfrikadaan madowDadkii aan kanimiidHallaale HallaaleIsrkood halkaan Beyka soo baxeeenHallaale HallaaleDhibne kamaa jirineDhalintaan usheeg
Mashallah wa dhaanta taabaneysa diibta iyo dhaqankenna suuban iyo dhibka qurbaha lagu qabo 😢
Waxan sugaba wa MUXIYADIN SHAAHID ninka Kaliyeen Dhanka Dhaantada Aaminsanahay ❤❤💖
C c x v c c c c
Mey muxyidiin ??????Ma dhunsanthy????Mise anaa kumooda ????
@@jowhari mxan Ulunsanahay Wllka ?? Abwaan Muxiyadin Baan aniga Taagera Kuna Xidhanahay agaaa
@@abdinasirmohamedmohamud5997 ninkaan dhaantada qaadaya Ma muxyidiinaa
Sxp nin waa laga waynyahy dadkii lahaabaajoga meesha iska aamus
Www beuty full dhanto ❤ from colombia 🇨🇴 👌🏽
Walaahi sey tahay buu afka iyo hiddaha somalida ugu raaxeysanayaa dhaanto Hore usoco sxb waxbo lagama qaban karo waad xarrgo goosatahaye
Caqligii somaliyed cali dhanto
Qofkii iimaanlahiyo dhagtii aadanka jecel wax Anfaco islaamka aaga Yurub intaan joogay lama Arkeyn 😢😢😢😢 wlh been kamu shegin 😢😢 Allow islamnimada nagu Dil Aamin 😢😢
Sharaf iyo karaamo cali dhaanto dadkii bahasha lahaa kuwa kale way canjilayaan
Afsoomaaliga saxda ee sarbeebtaXanbaarsan waan lafahanay cali rageedii
Maansha alaah alaha kuxiftiyo cali halgankaagu wadiini iyo dawli labadaba horay usoco
Waa layaabay dhaqanka maanta ayay toos utaabanaysaa
Waaw. Walahay waa Waqiicii dhabaa. Ilahay. Somali. Haa Ino. Xiiftiyo. Amiin
War soo daa waiting wala garaye
Cali bashiir cali dhaanto
Ali Dhaanto Lagand Wan Ku Wataa ✅
Mashallah caadi maahan Ali Dhaanto ❤️💕
Ali dhaanto ninka kaliya ee dhaanto lagabarty legen
Alif macalin dhigay iyo edeb baa is oge aayad dhaxal galiyo ooga hore ilmaha loma diro ardada
Ali Bashir very good dhanto
Legend ali ❤✅
Waa waa ku waata aboowe horay uu soco alaha ku xafido aamin
Masha Allah walalkay ali bashir wadani dhaba ayad tahay
Walahay dhaantadani waxay kahadlaysaa waxa qurbaha naguheystaa maanta waxaanu nahay dad Badweyn kulumay 😢
Legend ali dhanto ❤✊
Esh calaa dhaanto
Mnsh allah wllky
Aalidhatu
legend cali dhanto you are keep going
Ali dhaanto wax kale 🎉🎉🎉😊
Cali dhaanto m. A ❤❤❤❤❤❤
Good alli dhaanto
Hasan hukun waa nin jira iga wawale
Wow ali bashiir ali dhaanto Oo soo rogaal celiyayay
Xiireey ciid mubaarak
Mash allah Maya wlhy waa runtiis ali Bashir
Legend legend dhale Ali dhanto
Wow wa ka kobade eh ouh dhaanto maacan gueyiga somalia
Lagend ali dhanto
Wiilkii awoowgeey ali bashiir xafidulaah wallaal
Waano iyo wadaniyad oday caaqila #alidhaanto
Ali dhaanto wooooow fanaan wayn
Waw erayo dhaxal gal ah war ninkan halaga faa'ideysto eshcalaa cod macan
Mnsha allh ali dhaanto
Welcome back legend
Maasha Allaah waa erayo dacwad ah Calow Muusiga uun ka reeba
Gd baal
Woow woow woow Ali dhaanto living legend🙌 nolow nolow fanankena❤❤❤✊✊
Maashaa allaah cali dhaanto
Legend cali dhaanto 🙏🏻
King ali dhanto
Wlhi dhantadan aad pan u jclhy ❤😢
Mnshallah wllo cali dhaanto
Masha Allah
Eryada waa dhaxal .fananka Qadanayana .cali bashirna.codkiisa .waa ok
Maantoo kale ayaan sugay Insha allah
masha alh
Best dhaanto
Qofki imaanlihiyo dhagti aadanka jecel waxa anfac islaam aaga yurub intaan joogay kuman arag waa dhab walaahi soomaaliyee dalkina usoo laabta dalkinad wax ku tihiin
2024 sida dhaantoyinku u kala kaceen caadi mahan
Ali dhaanto kuu xiisay walahi
Hasoco sili sili abwaan cali dhanto
Legend.....wakuwata❤️❤️❤️
Masha alah axsan fanan walal naftaada I yo codkaba ale hakudhowro
Wow!
Masha Allah waxad kahadashay waa sax
Madaxa dhantada ali dhanto weyan
Legend ali dhaanto
Hanbalyo Cali dhaanto
Libaax cali dhaanto
Thank you god god accepted you the day of judgement
Dhaanto aabaheed
Ali dhabto legend of legend
Absolutely 💯
Maya’ maya’ Afka Hooyo Miyaa Ilbixi Karaa, hay, hay dhaqan keena Wanagsan
❤❤❤❤❤legend
Sax wlhi soomaalinimadu maaha waxlahelo
Abwaanku jawabta uu asiibay Allaa illehe
Very soothy, rhyme and heartfelt dhanto for every person who is wise thanks legend 💯 Ali Bashir
,
Qolyahayga aanu nasiibkii loterygii la wayay dhantadani dhiig joojin caadiya ayay noo noqotey
Masha alah
Eshcaa dhanto caadi maha
Oonta xoolahaa leygu ababiyoo afrikada madoow isirkeygaa galee arligeygiiyoow leeyr udgoonidaa❤😩😭😭 wlhi wuu itaabtey ereeygaas😫2022✋🏿
Oonta xoolaha mxa lagawadaa abyo hda taqano
@@mohameda9693 hilbka canha subaga madhaxoow af somaliga ilaali wa afka hooye
Aad iyo aad erayo damqasho leh
@@mohameda9693 oonta xoolaha waadheefta xoolaha sida caanaha
ababinna waa barbaarin caqnrin korin
@@mohameda9693 oonta waa cunada xoolaha sida caanaha iyo himibka
Waqtiga aan maanta haysano aayaha iyo ileyska dunida masii haysan doono waana dhab qofkasta oo hada jaaniska nolosha ku jiro inuusan kusii waari doonin ee allow xusnul qaatima nolosheena noogu daba dhig aamiin 🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Amen ya Allah 😢🤲
Amin.yarabi
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙
الله ❤💙
❤️❤️❤️❤️
❤
❤❤
Aad baan ugu farax sanahay in uu dhaantadii anbad iyo ilduuf uu soo wado ustaad cali dhaanto awal laxanka isagaa lahaa xasarad iyo xiiso gooniya ayey yeelan doontaa waxa uu dhahi doono aan sii saadaa liyeee orgidaan ayaa caqli dhaanta umadaan iyaguba riyaha wa,ay ceyr sadaan laxankii lagu bilaabay kusoo qaad caliyoow waa codsiye
Orgi mahan wa atoor wna sagarada midka lab
Singer of the year Ali dhaanto thanks. Emotional Song 😢 Hi for everyone who in here 👋
From Buhoodle Somalia 🇸🇴 ❤
😙
Q
Wow wiil Ogaaden Absame laa dheere qurbaha dhibka yaal inaader waa runtaa🥲🥲🥰
War ninkan ogaadeen ma,ahan inadeer
@@kaptandacad7473
Waaaa qolomo hadaaaa
Wa ayo hada noo soo sheeg qolada ku wado aan kasaxnee
@@awilyusuf6553 wa Geri kombe
Ninkaan akishe ogaadeen waa abtiyaashiis
Aflaanta wa filimada
Alif macalin iyo edaaba is og ❤❤
Waa run 🥲🥲🥲🥲🥲Allow gaalnimo naga badbaadi🤲🤲🤲Amiin
Waw! Legend always legend cali bashir cabdi " Ali Dhanto" waan kuwataa
Africa ayaa inaga badan
@@mowlidnuurcilmi7426
Saas waaye legend
Wlhy waa runtiis qofkii kudalay ayaa garanaya tuntii qurbana wlhy anakakudalaye ilahay nagasaqir yaa allah
Ali dhaanto❤16 may,2024❤Sunday❤Maalin ciid ah
Wow axsan erayo fanan qima badan ali dhanto ❤️❤️❤️❤️🇸🇴africa da madow ilove my county
Mansha.Alah erayada walalkey Abwan xassan xukun garad waa erayo dhaxal gal Alfanan Ali bashir Abdi
Anigu fahmayee
Ďoqoni yeelkeed
Cali dhaanto rageedii
Walahay cali si qoto dheer ayuu uga hadalay arinkan
Ahbalkii isdhaho
Uun Qalaad ku dayo
Anbayoo lunyee
Afki Hooyooy
Miyaan kaa ilbixi karaa
Intaas iga Gadan Cajab!
Cali danto you are a living legend along side with Ahmed budul
Baraanaburo
Anbad iyo ilduuf
Ninki soo Alkumay
Hallaale Hallaale
Alhumaa dhabtii
Albaabkeed laxidhay
Meel islaamba awal
Lagarabin amin
Hallaale Hallaale
Ninkii abkii larabo
Waa ayaan darsaday
Dambarkaa xolaha
Ley abaabiyooo
Hallaalle Hallaale
Afrikadaa madow
Isirkeygaa galow
Hallaale Hallaale
Qaaradeydaa cudoon
Daymo quruxsanaa
Cilmigaan anbaday
Diircadaha ahliyey
Hallaale Hallaale
Afrikadaan mugeed
Meel madow aminnay??
Wax xunoo aminto
Aafe kuumadhino
Hallaale Hallaale
Axmaqnimada qaar
Meel xun idinka ridin
Dambarkaa xolaha
Ley abaabiyooo
Hallaalle Hallaale
Afrikadaa madow
Isirkeygaa galow
Hallaale Hallaale
Qaaradeydaa cudoon
Daymo quruxsanaa
Abahoodi dhalay ashkataynayaan kkkl Cali dhanto😍😍😍😍
Oonta xoolahaa lagu ababiyoo africa da madoow asalkaygaa galee. Arligaygiyoow layr udgoonidaa. Only who lives dhulsheeye can understand this. Maxaan u xiisay dhulkaygii iyo dadkaygii
wooooooww Masha Allaah fanaan kii weynaa Alfanaan cali bashiir cali dhaanto dhaanto dhaanto dhaaftey allaha ku xafido fanaankeena cali dhaanto ogaadeena wlhi waan idin jecelahay reer abtiideey insha Allaah mar dhow jigjiga ayaan usoo socdaa wlhi waan jeclahay in aan mar uum imaado dhulkii hooyo jigjigo cadey
Cali dhaango may sigmer❤
Hallaale Hallaale
Afrikadaan madow
Dadkii aan kanimiid
Hallaale Hallaale
Isrkood halkaan
Beyka soo baxeeen
Hallaale Hallaale
Dhibne kamaa jirine
Dhalintaan usheeg
Mashallah wa dhaanta taabaneysa diibta iyo dhaqankenna suuban iyo dhibka qurbaha lagu qabo 😢
Waxan sugaba wa MUXIYADIN SHAAHID ninka Kaliyeen Dhanka Dhaantada Aaminsanahay ❤❤💖
C c x v c c c c
Mey muxyidiin ??????
Ma dhunsanthy????
Mise anaa kumooda ????
@@jowhari mxan Ulunsanahay Wllka ?? Abwaan Muxiyadin Baan aniga Taagera Kuna Xidhanahay agaaa
@@abdinasirmohamedmohamud5997 ninkaan dhaantada qaadaya
Ma muxyidiinaa
Sxp nin waa laga waynyahy dadkii lahaabaajoga meesha iska aamus
Www beuty full dhanto ❤ from colombia 🇨🇴 👌🏽
Walaahi sey tahay buu afka iyo hiddaha somalida ugu raaxeysanayaa dhaanto
Hore usoco sxb waxbo lagama qaban karo waad xarrgo goosatahaye
Caqligii somaliyed cali dhanto
Qofkii iimaanlahiyo dhagtii aadanka jecel wax Anfaco islaamka aaga Yurub intaan joogay lama Arkeyn 😢😢😢😢 wlh been kamu shegin 😢😢 Allow islamnimada nagu Dil Aamin 😢😢
Amin.yarabi
Sharaf iyo karaamo cali dhaanto dadkii bahasha lahaa kuwa kale way canjilayaan
Afsoomaaliga saxda ee sarbeebta
Xanbaarsan waan lafahanay cali rageedii
Maansha alaah alaha kuxiftiyo cali halgankaagu wadiini iyo dawli labadaba horay usoco
Waa layaabay dhaqanka maanta ayay toos utaabanaysaa
Waaw. Walahay waa Waqiicii dhabaa. Ilahay. Somali. Haa Ino. Xiiftiyo. Amiin
War soo daa waiting wala garaye
Cali bashiir cali dhaanto
Ali Dhaanto Lagand Wan Ku Wataa ✅
Mashallah caadi maahan Ali Dhaanto ❤️💕
Ali dhaanto ninka kaliya ee dhaanto lagabarty legen
Alif macalin dhigay iyo edeb baa is oge aayad dhaxal galiyo ooga hore ilmaha loma diro ardada
Ali Bashir very good dhanto
Legend ali ❤✅
Waa waa ku waata aboowe horay uu soco alaha ku xafido aamin
❤
Masha Allah walalkay ali bashir wadani dhaba ayad tahay
Walahay dhaantadani waxay kahadlaysaa waxa qurbaha naguheystaa maanta waxaanu nahay dad Badweyn kulumay 😢
Legend ali dhanto ❤✊
Esh calaa dhaanto
Mnsh allah wllky
Aalidhatu
legend cali dhanto you are keep going
Ali dhaanto wax kale 🎉🎉🎉😊
Cali dhaanto m. A ❤❤❤❤❤❤
Good alli dhaanto
Hasan hukun waa nin jira iga wawale
Wow ali bashiir ali dhaanto
Oo soo rogaal celiyayay