U GABAY GABADHAN OO KASBO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 เม.ย. 2023
  • ตลก

ความคิดเห็น • 633

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 ปีที่แล้ว +330

    Hadaad ujeedo magaca nabigeena suuban Maxamed scw like saar❤❤❤❤❤❤❤

  • @meyzaabdalla6118
    @meyzaabdalla6118 ปีที่แล้ว +94

    😂qaladadka videogan rabna inta igu raacsan 👆

  • @ayaanabdishakuur4365
    @ayaanabdishakuur4365 ปีที่แล้ว +185

    Qowdhab la aantii meeshu waa abaar wlhi waa legend fiiiifa qowdhan 😂❤❤❤❤❤

  • @LiiCaatoOfficiall
    @LiiCaatoOfficiall ปีที่แล้ว +98

    😂😂 calamo ka iftaye qowdhanow🥺

    • @user_546
      @user_546 ปีที่แล้ว

      War wiilka ha habarin 😅

    • @Ayaanosman-mk5rc
      @Ayaanosman-mk5rc ปีที่แล้ว

      War Wiilka habarka ka da liicatow

    • @Miskiin111
      @Miskiin111 ปีที่แล้ว

      war waxay habaarku balaayo cararaysa daba lagugu xidhye 🤣habaar xumidaa

    • @sacdiaabdullahi7439
      @sacdiaabdullahi7439 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @zamiraqurux874
      @zamiraqurux874 ปีที่แล้ว

      War inaanka yar nabad gali ee qawdhan😂😂😂😂😂😂😂

  • @IxsaanBadal
    @IxsaanBadal ปีที่แล้ว +17

    Raga sidanoo kale usocda ee gabadh meel logu soo tilamey
    Waxa la odhan jirey GUUR MEER🥰

    • @Maria_mlpzn-0
      @Maria_mlpzn-0 ปีที่แล้ว

      Dhaqankii bad haysaa iyo noocyadii guurkee kwrn. ..

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq ปีที่แล้ว +34

    😂😂madar iyo qawdhan😂😂 waliba madarbaan la rabay inanta wuxuu u hadlay sidii odayaasha❤

  • @ladnaomar3449
    @ladnaomar3449 ปีที่แล้ว +107

    Madar so funny 🤣😆 wlhi wn dacad qosley 😅😅😅😅😅 wn idin salmey rer abtiyashey from borma 💚🤍♥️🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴

  • @BaahiyeChannel1
    @BaahiyeChannel1 ปีที่แล้ว +13

    Hadii aad Murug dareemeyso Farxad Deg Deg ah Alle ha hakugu badalo wll isoo booqo🤍💓

  • @nimcohassan9138
    @nimcohassan9138 ปีที่แล้ว +37

    Abtigay qawdhan wllhi waa funny dhagyso human baa ku dhaloo ,legend baa sii dhlay 😂😂😂😂😂 ala abtiii

  • @ayaanayana-fb7xo
    @ayaanayana-fb7xo ปีที่แล้ว +5

    Qaabkuu ufadhiyo xasuus Ayan galay wlhi Aabo mcn Alla hakuu naxariisto maxan kuu xiisay😭😭😭

  • @hamdaamiira7085
    @hamdaamiira7085 ปีที่แล้ว +16

    Qawdhan waa wada qosal walhii legend waan ku wata😇

  • @user-yf7id9gb6j
    @user-yf7id9gb6j ปีที่แล้ว +18

    Part two Abdllow la so dhakhso inder marksta waxd keenta barnmuj naga qosliya o Xiiso badna leh ilaahy maskx ha ku barkeeyo ❤❤

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 ปีที่แล้ว +74

    Inta PART 2 DOONAYSA LIKE SAARA.

  • @israahmed8038
    @israahmed8038 ปีที่แล้ว +61

    Qawdhan waa xaraape 😂😂 wllhi legand weeye ❤qawdhan keep going wllo❤ qawdha wixii taageera welcome

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 ปีที่แล้ว +7

    Cabdale jamaal cabdale horumar wacan abti

  • @sacdabintumaxamed1356
    @sacdabintumaxamed1356 ปีที่แล้ว +2

    rag cul culus wiilashayadu codka macanan ayey raga dheeryihiin midba midbuu meel saarey codka masha allah cabdallow soo badi inder

  • @user_546
    @user_546 ปีที่แล้ว +19

    Mashllah abdal wuu dadalayaa waa inaa gaarsiinaa half million iyo wax kasii badan INSHA Allah ❤❤❤

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 ปีที่แล้ว +7

    MashaaAllah bro Abdallah dhaqankenu sida dhabta ah ay dintu ku.jirto weyaan tusaale fican waaye

  • @khadarabdiqaadir9181
    @khadarabdiqaadir9181 ปีที่แล้ว +14

    Big legend abdala jamal insha allah 1 m 🎉

  • @epthizakithayip4407
    @epthizakithayip4407 ปีที่แล้ว +20

    Qawdhan is not easy 👑🦁😹😹☝️

  • @khadraahmed4751
    @khadraahmed4751 ปีที่แล้ว +51

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 proud to be Somalilander 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @boqoradarufiyanimada9742
    @boqoradarufiyanimada9742 ปีที่แล้ว +6

    Alla qawdhan waan jecelhy isaga la aantis waa madhax meeshu 😭😂❤️

  • @sahalmohamed1988
    @sahalmohamed1988 ปีที่แล้ว +6

    Qawdhan 😂😂 another Level 🙆🏻

  • @Longing127
    @Longing127 ปีที่แล้ว +1

    Jinawey jamaalkaga iyo jiiniyadan qurux da badan ,
    Jahaagan dheer iyo jamaalkagana qurux da badan iyo jeeladada caashaqa badan , jeeha, jowharda, joofka , jiirabka iyo jiinowga 🫶🏾 Man like madar…

  • @Dalxiis21
    @Dalxiis21 ปีที่แล้ว +19

    KULAHA LEGENDBAA KU DHALOO LEGENDBAA SII DHALOO KAW ALA MAYEEY ICONIC TAHOO FEATURE BAA KU DHALAY😂😂

  • @Muwahiib4793
    @Muwahiib4793 ปีที่แล้ว +13

    Ninka kalih een kaadawado cabdaleh jamal waa qawdhan ninkasaba mesha shidaaa 😂😂

  • @namelos2963
    @namelos2963 ปีที่แล้ว +11

    M.A alow wadankeena noo daa oo dadkeena qabiilka ka dawee amiin🤲

  • @naciimadheeman5851
    @naciimadheeman5851 ปีที่แล้ว +6

    Qawdhan kulha lenged ba ku dhaly langed ba sii dhaly😂😂😂😂😂 wlhi qawdhan waa funyy qawdhan la.aanti meeshu qurux maleh😂😂😂

  • @zahratuugo4672
    @zahratuugo4672 ปีที่แล้ว +2

    Axyaa muuqaal war ragan reer Somaliland xigmadu kudhan keep going brother 💚🤍♥️

  • @izramohet7881
    @izramohet7881 ปีที่แล้ว +16

    Qawdhan ala seed wax u wadaa wah❤😂😂

    • @barkhadsahardiid4150
      @barkhadsahardiid4150 ปีที่แล้ว

      Kulahaa bilaa adambaa tahoo Human baa ku dhalay Qawdhan is not easy wlhi😂😂

  • @MacaLinkajacayLka
    @MacaLinkajacayLka ปีที่แล้ว +39

    Dhaqankeenu qurux badnaa masha allah ❤

  • @Yahye.Abdiraxman
    @Yahye.Abdiraxman ปีที่แล้ว +8

    What a barnaamijk wr dhlintn youtupers waxan ka
    Codaan lahYn in barnaamijyDa nocasa inoso diyaariyaan ❤🎉

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +30

    Legend always Jamal abdale another's levels culturals♥️💯👍💪😊

  • @IsraMukhtar-ju1uf
    @IsraMukhtar-ju1uf ปีที่แล้ว +3

    WAw qawdhan guulaystay hambalyan kuleyahay wad nasib xuman jirte manta guulaysate

  • @dhameyare3215
    @dhameyare3215 ปีที่แล้ว +6

    Wllhy waa funny qawdhan 😂

  • @monaali5253
    @monaali5253 ปีที่แล้ว +3

    Wanka helay mashallah wan jeclahay dhaqanka ❤❤

  • @arroussa
    @arroussa ปีที่แล้ว +2

    4th one is perfect Mashaa-Allah

  • @nadrahnourahnalka3487
    @nadrahnourahnalka3487 ปีที่แล้ว +4

    Dayax waxaba waa so gaba gabeyay🤣😂very funny

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 ปีที่แล้ว +4

    Woooooooow lejen qawdhann la aantiis aabaar waaye😂😂😂❤❤

  • @CabdiMawlii-pd9fc
    @CabdiMawlii-pd9fc ปีที่แล้ว +2

    Wan ka helay wlhi qaabkaad uso diyariseen wllkay abdla jamaal hore usoco

  • @nakriimahassan4009
    @nakriimahassan4009 ปีที่แล้ว +5

    😂😂😂😂😂 fanny wallahi masha Allah ayeeyo ayan waydiyey farta ka u qalma waxay tidhi waa madar ❤ hanbalyo madar 🎉😊

  • @nadiiraxaamud9232
    @nadiiraxaamud9232 ปีที่แล้ว +2

    Legend abdallah mar walba wx cusub soo kordhisaa huuno keep going

  • @hindamuxumed-ll8qq
    @hindamuxumed-ll8qq ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah cabdale jamal maxamed jamal maxamed dayax madar maxamed mawliid qawdhan dhigin ugu sharaf badnaada dhamantiin wllaladay

  • @bintucali7288
    @bintucali7288 ปีที่แล้ว +8

    Qawdhan my favourite human 😂

  • @zerpiyajama5150
    @zerpiyajama5150 ปีที่แล้ว +11

    Qawdhan is not easy 😂😂😂

  • @awoelmi1621
    @awoelmi1621 ปีที่แล้ว +3

    Muqal inatan dawny mid ka qurux badan maraag m.a❤❤❤

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 ปีที่แล้ว +5

    500k soon team Abdala faraha ka waasha pin me bro abdala jamal abdala

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaaah walalo qali 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤waxan ku qoslay cauuska waa fani

  • @Sihaamaaaaaaa
    @Sihaamaaaaaaa ปีที่แล้ว +7

    Ala qawdhan waa funny walaahi 😂😂😂

  • @HoodofaysalHoodo
    @HoodofaysalHoodo ปีที่แล้ว +4

    Qawdhan got me😂😂😂

  • @faraxcali5621
    @faraxcali5621 ปีที่แล้ว +1

    Mncha allah Abdallah jamaal hore zoco wllo

  • @abdihakiimalbishari6476
    @abdihakiimalbishari6476 ปีที่แล้ว +4

    Waaw yahye jamwal abdala ❤

  • @rahmaabdi4527
    @rahmaabdi4527 ปีที่แล้ว

    Wow masha allah gaafkana wan ka sugayna Abdale

  • @cabdisamiic
    @cabdisamiic ปีที่แล้ว +12

    Qawdhan iPhone daasi maxay ahaayeen adaaba Samsung sidee 😅
    Qawdhan is not easy

  • @naimamahdi8349
    @naimamahdi8349 ปีที่แล้ว

    Waaw mnsh allh legend weeye abdale❤

  • @user-yf4dp7ly2g
    @user-yf4dp7ly2g ปีที่แล้ว +1

    Wallo ilahay cimriga iyo aqoonta ha kuu barakeeyo

  • @hoodoabdirahman6643
    @hoodoabdirahman6643 ปีที่แล้ว

    Masha allh si ilbaxnimo leh ayad uso samysay oodhaqan ah masha allh Hmblyo wll🎉

  • @namelos2963
    @namelos2963 ปีที่แล้ว +2

    Pleas Part 2 musalsaal iyo bilowgiiii😂😂😂😂😂

  • @ugbaad3587
    @ugbaad3587 ปีที่แล้ว

    Legend abdala jamal horay usoco wll❤

  • @sakariyasaciidawadan2194
    @sakariyasaciidawadan2194 ปีที่แล้ว

    Cabdalle jamaloow wll naga xishood jinaw xaaji faarax waa ayeeyday alla ha unaxariistee ee noo dhig magaceeda

  • @zucadziman526
    @zucadziman526 ปีที่แล้ว

    Wooow best vidio
    Mr Qawdhan mr madar two legends👍🤣
    Muuqaladan oo kale cabdalle noso badi please💯

  • @yurubdheemanraqiyomahamed1110
    @yurubdheemanraqiyomahamed1110 ปีที่แล้ว +2

    Qawddhan waa funny 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MUEMAX2
    @MUEMAX2 ปีที่แล้ว +10

    Good 👍 job Abdala keep up

  • @daadsocial2989
    @daadsocial2989 ปีที่แล้ว +1

    Cabdale jaMaL waleee Adkaad Tahey nio halkaa kaga hay Apti ♥

  • @rahmamohamedahmed6712
    @rahmamohamedahmed6712 ปีที่แล้ว +5

    The best programme ever tx Abdalla

  • @nashaadismciil1552
    @nashaadismciil1552 ปีที่แล้ว +1

    AYYY MUUQALKAH qurux ban 💯💯💯

  • @user-hs9mk7yd5o
    @user-hs9mk7yd5o ปีที่แล้ว

    Masha allah my bro muuqaal qurux badan wlhi

  • @saarasiciidsaadosiciid5397
    @saarasiciidsaadosiciid5397 ปีที่แล้ว

    Masha allha qaybti 2👋👋👋👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻💪💪💪🦁🦁🥰🥰

  • @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt
    @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt ปีที่แล้ว +6

    Hido iyo dhaqankii soomaaliland 😂😮😅😂😅😅

  • @Badriafaysal7
    @Badriafaysal7 ปีที่แล้ว +4

    Qawdhan funny weyan wlhi😂

  • @guyohilwa2072
    @guyohilwa2072 ปีที่แล้ว +4

    Barnaamij zHidaN weEye 🎉😊

  • @Ezradiiriye7127
    @Ezradiiriye7127 ปีที่แล้ว +3

    Soobadi deee❤😂😂

  • @mahadfaysal9600
    @mahadfaysal9600 ปีที่แล้ว +3

    muuqaal aad u cajiiba well performed

  • @abdirahmancmc
    @abdirahmancmc ปีที่แล้ว +1

    Qawdhan Waa legend Weyn😂

  • @yurubabdi6837
    @yurubabdi6837 ปีที่แล้ว +2

    Kakakkkakalalak qawdhan ninka kaliye ee aan ku dawado❤❤

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 ปีที่แล้ว +4

    Dayax is the best🎉❤ Qowdhan isnot easy😂❤

  • @djamadegan5745
    @djamadegan5745 ปีที่แล้ว

    Masha Allah muuqal aad u qurux badan.

  • @hafsadagan1338
    @hafsadagan1338 ปีที่แล้ว +3

    qaybti Labaad ku soodar abdallow

  • @aniizaadem1203
    @aniizaadem1203 ปีที่แล้ว +4

    Mash allha dhaqankenu waa qurux 🌺

    • @apaazmoh3389
      @apaazmoh3389 ปีที่แล้ว

      Hadu qurux yahay Dee bal sidas ogolow in laguso doono kolyba 20k io 30k doller ayad sheeganysaane 😂😂

  • @abdinoormohhammed2723
    @abdinoormohhammed2723 ปีที่แล้ว

    Wow amazing video qurux badan

  • @bedermohamed5030
    @bedermohamed5030 ปีที่แล้ว

    Abdala jamaal wan kusalamay zxp wanku tageraa barnamuj kaaguna waana rali galiyay zxp horay usoco

  • @rammlasalah736
    @rammlasalah736 ปีที่แล้ว +6

    Jinawey bila’aadan baad tahoo human baa kudhalay qawdhan waa inkar soconaysa😂😂😂😂😂😂

  • @fadumoibrahim7505
    @fadumoibrahim7505 ปีที่แล้ว

    Masha allh halkedi baad dhigteen

  • @amaalali3153
    @amaalali3153 ปีที่แล้ว

    Keep going wllky ❤❤

  • @safiyaadam-fi9ce
    @safiyaadam-fi9ce ปีที่แล้ว

    Keep going abdalla

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale ปีที่แล้ว

    M.a ku soco wall muuqaalada ka turjumaya dhaqankeenii sharafta badnaa

  • @saynabmumin7071
    @saynabmumin7071 ปีที่แล้ว

    Keep going brother abdala jamaal

  • @user-yw4vq3zs1o
    @user-yw4vq3zs1o ปีที่แล้ว +4

    Iyo hadii 15 soo baxo😂😂 Qawdhan is not easy😂😂

  • @ahmedmohamedelmi8393
    @ahmedmohamedelmi8393 ปีที่แล้ว +1

    Jinaaweey Legend Baa Ku Dhalay kulahaa qawdhan 😂😂😂

  • @munamaxamed8701
    @munamaxamed8701 ปีที่แล้ว

    Maash allha wll hoorsoco

  • @hamdadubad2962
    @hamdadubad2962 ปีที่แล้ว

    Ayeydey macan jinow barre alle haku naxariisto 😢

  • @caaliyaaragsan5932
    @caaliyaaragsan5932 ปีที่แล้ว +4

    Ala QawDhaNo0w iyo MaDaR Funnyy Weeye wLe😂😂😂😩

  • @xafsamusa1584
    @xafsamusa1584 ปีที่แล้ว +10

    Awesome its 1000000000000% ❤
    Dhaqnkyga hhhhhh iga durugtaa idishay
    Well done Cbdalle

    • @luulmohamed7472
      @luulmohamed7472 ปีที่แล้ว

      Aqalka wadasad gogoshu WA balctic ismasogalno

  • @sucaadsalam
    @sucaadsalam ปีที่แล้ว +1

    Waxaan soo xasuustay bari yaana yaraa oo badiye la ikeeni jirtay markaan gabarta ceerta (caano) luleeysaha ❤❤❤madar qosolala buu igu dilay😂😂😂😂

  • @abdihakimabdikadir
    @abdihakimabdikadir ปีที่แล้ว +1

    Gabadhu ma daasho miyaa- ilaa bilawga dhiisha ayay ruxaysaa ❤ 💪

  • @hananibrahim5957
    @hananibrahim5957 ปีที่แล้ว

    😂madar iyo qawdhan wa fani😂😂😂

  • @maxamedcabdi5474
    @maxamedcabdi5474 ปีที่แล้ว

    The Legend QowdhaN 😂

  • @yaxyehasan4747
    @yaxyehasan4747 ปีที่แล้ว +6

    Wewe 😂 Lkn prankiyadi hore mxd uso dayn wayday 😂

  • @momtazismailhussein8847
    @momtazismailhussein8847 ปีที่แล้ว +1

    The best gabayaa qawdhan😂💔✌️

  • @aminaxasan498
    @aminaxasan498 ปีที่แล้ว

    Mashallah