LAHJAD LII CAATO IYO OMREEYN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • Thanks asxaabta Sharafta leh 🙏🏾
    la'aantiin madaxaa na xanuuni 😂.
    sharaf ayay inoo tahay in aanu asxaab idinla noqono waanad ku mahadsan tihiin sidaad mar walbo noo garab taagan tihiin
    Abdala jamaal
    / abdalajamaall
    Omreeyn
    / omreeyn_official
    Liicaato
    / liicatooficiall

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 ปีที่แล้ว +43

    Wiilkaan Abdale jamal waan iska Jclhy illhy Amarkiiz qurux badnaa oo Fariidsana masha Allah keep going Aboowe from muqdisho

  • @kisiaadan9564
    @kisiaadan9564 3 ปีที่แล้ว +57

    Dhil Waa Cay kuLahaa Aar Kaa na Waa Wx Kale 🤣😅🤩Walle from Hoygii Nabada iyo fanka hargaisaCadey♥️💋🤟

  • @ziabeauty8830
    @ziabeauty8830 3 ปีที่แล้ว +54

    Hilaac weye sax 💙biriquna wakn laxooxda ama canjeelda kobka yare lgu dubto from puntland 🇸🇱

    • @ahmedabdukadir5257
      @ahmedabdukadir5257 3 ปีที่แล้ว

      Aniga xitaa waan dhahnaa hilaac reer xamar hadaan nahay

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 3 ปีที่แล้ว +1

      Hilaac wa dhahnaa iyo biriqba xamar

    • @kingzaynaanofficial5795
      @kingzaynaanofficial5795 3 ปีที่แล้ว

      Waa isku dhawaaq lkn waa kala micno zhpy

    • @updihakiimcllahi790
      @updihakiimcllahi790 3 ปีที่แล้ว

      Mxaa dhahdy🤣

    • @kingzaynaanofficial5795
      @kingzaynaanofficial5795 3 ปีที่แล้ว

      Oh wxaa kawaday hal eray ayay ku kala duwan yihin biriq wxaa ladhahaa shayga yar oo canjeelda lugu sameeyo mid waa wiriq oo watan roobka lazocota oo wx layza oo hanqarka leh nh

  • @saidaabdidahir3843
    @saidaabdidahir3843 3 ปีที่แล้ว +46

    Biriq qoralka waa hal lkn micnaha waa labo biriqa canjeelada iyo biriqda roobka anigu konfur iyo waqooyi labadaba wn fahmayaa from puntland😍

    • @farahnasri4478
      @farahnasri4478 2 ปีที่แล้ว +2

      Reer djibouti hadi anahay waxba maa fahmaayso somaliya iyo somaliland ba anaka uma is fahmaayna

    • @anisaabdi3671
      @anisaabdi3671 2 ปีที่แล้ว +1

      Wall bidhiq waa ka qoshka lagu dubo ka cirkana hilaac ba la dhahaa

    • @shaymaasharmaa3726
      @shaymaasharmaa3726 2 ปีที่แล้ว +1

      @@anisaabdi3671 hilaac waa leyrka cirka kabaxa markuu roobka da ayo 😂😂😂

    • @AsmaaKiot
      @AsmaaKiot ปีที่แล้ว

      ​@anisaabdi3671 Haa wan fahmay marku cabdalla djmal udhahay hilac aya inoqan da kale bidhiq la leyahyna maqorafad aya inaqan from Djibouti 🇩🇯

    • @salahnasser3200
      @salahnasser3200 ปีที่แล้ว

      😂😂

  • @marwazayid9235
    @marwazayid9235 3 ปีที่แล้ว +23

    Reer somaliland hooyadii fanka waxay u yihin wali soomaaligi saxda aha ayay haystan wlhi manchallah

  • @DekaHashiHassan
    @DekaHashiHassan 3 ปีที่แล้ว +17

    Afkaygow qolo matihid qabiil iyo reer Ma Tihid. From Hargeisa❤️

  • @abdimaalikayshka2432
    @abdimaalikayshka2432 3 ปีที่แล้ว +24

    Abdale jamaal legend keep going my brother asxpta waxbadan baa inoo soo socda wlhi Wada shaqayn wacan Team keena

  • @laylafaarax3747
    @laylafaarax3747 3 ปีที่แล้ว +11

    Anay bidhiq bidhiq ii keenatay😂😂😂cabdalle jamal baa ugu saxan meesha😂

  • @ayanahqannih2571
    @ayanahqannih2571 3 ปีที่แล้ว +164

    Somalida saxda ahi waa inaga wle 💚💭❤

  • @zeynabhussin7422
    @zeynabhussin7422 ปีที่แล้ว +2

    Abdalle wuu saxan yahay cagta dhexdeeda waa rasma gaadho biriqna waa sax from muqdisho 🥰🥰

  • @xafsaahmed5339
    @xafsaahmed5339 3 ปีที่แล้ว +69

    muhiimadu waa yaa saxsan soo maha waxa saxsan CABDALE JAMAAL lajada soomaaliland💚🤍❤💚🤍❤💚🤍❤🖇

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 3 ปีที่แล้ว +31

    Taasaa la Leeyahay Somalia Waa hal Ee Hays raacdo ...niyoow Inagu Kala Wada Waxba iskuma Nihinee 😂😂😂😂

    • @ahmedjrahmedjr6542
      @ahmedjrahmedjr6542 2 ปีที่แล้ว

      Z🤣🤣

    • @farahnasri4478
      @farahnasri4478 2 ปีที่แล้ว

      somali waa haal waxba na is kunaahay

    • @AbdiMoh797
      @AbdiMoh797 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhh

    • @nuzhaabdirahman8267
      @nuzhaabdirahman8267 2 ปีที่แล้ว +2

      America iyago English kuwada hadla ayay hadana kala Accent duwan yihim wayna is raacsan yihiin maxa ku haya adiga

  • @abdijama7610
    @abdijama7610 3 ปีที่แล้ว +50

    Qofkii ugu dambeyy ee kuu saara ahayd bro keep going from berbera💚🤍❤

  • @hoodoayaan5163
    @hoodoayaan5163 3 ปีที่แล้ว +18

    Maaazha AllH ilaaahay Ha ku Xiftiyo wllo Cabdale JamaaL🥰

  • @istahilaragzan3342
    @istahilaragzan3342 3 ปีที่แล้ว +55

    Somalilnd it so beautiful wlhi

  • @MuruqsayPodcast5223
    @MuruqsayPodcast5223 3 ปีที่แล้ว +1

    Liicaato asagan waxba kafahamsanayn luqada
    Rays ma gaarto waa sax waa cagta qeybta hoose
    Fur can jeeladama biri baanu u naqaan
    From Mogadishu

  • @habonhoussein3884
    @habonhoussein3884 3 ปีที่แล้ว +71

    legendary abdala jamaal keep going bro please part 2

    • @zuuzan1abdisemadali672
      @zuuzan1abdisemadali672 3 ปีที่แล้ว +1

      @@momohamet11 wanku saray wll Guuleyso

    • @maryanahmed1191
      @maryanahmed1191 3 ปีที่แล้ว +1

      Biriq waa kan cajeelada lagu dubo wiriq waxa waye hilaca

  • @aishaacuud2527
    @aishaacuud2527 3 ปีที่แล้ว +19

    Lii caato waan ku wataa somali saxda waa reer xamar😍♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️

    • @farahnasri4478
      @farahnasri4478 2 ปีที่แล้ว

      Omareeyn waan ku wataa somalida saxda waa reer djibouti waliba casiimada djibouti one love

    • @fardawsamaxamed4137
      @fardawsamaxamed4137 2 ปีที่แล้ว +3

      Cabdala jamaAl waan ku wataa somalida saxda ahi Somaliland💚💭♥️

    • @Myworld-dn1nt
      @Myworld-dn1nt ปีที่แล้ว

      @@farahnasri4478hhhh oo ma ininka afsomali yaqana

    • @IndhodeeqIndhodeeqinacumar
      @IndhodeeqIndhodeeqinacumar ปีที่แล้ว

      ​@@fardawsamaxamed4137haahey

  • @ahmethizmaacii3612
    @ahmethizmaacii3612 3 ปีที่แล้ว +82

    Soomaaliland 😍😍😍 keep going abdale jamaal

    • @sundus5757
      @sundus5757 3 ปีที่แล้ว +1

      @Ahmeth izmaaciil xppi

  • @naimaofficial3129
    @naimaofficial3129 3 ปีที่แล้ว +13

    Kebad : Awrta lasaraa.
    Malaas : Qandada( malqacada) dheriga lagu qaso.
    Biriq : Roob ayaa ay timada wana tan haddi sodhacdo gedaha qalalaan.
    Xeero: geed ayay kasemaysan tahay badalkisa (saxan) laisticmala hadda.
    Sobadi #abdalla jamal😎💚💚♥️😊

    • @zakisamehofficial7372
      @zakisamehofficial7372 2 ปีที่แล้ว

      biriq iyo hillaac kala saar

    • @zakisamehofficial7372
      @zakisamehofficial7372 2 ปีที่แล้ว +1

      bidhiq waa ka yare qooshka ladaro ama canjeerada

    • @AsmaaKiot
      @AsmaaKiot ปีที่แล้ว +1

      ​@zakisamehofficial7372 biriq cay aya modayay wallhi nagta malyun roble la dhahayay ningaygu waa biriq 😅😅aay dhahday dadkan way nawali raban walle anagu waxan unaqan maqorafad dan qoshka laku daro from Djibouti 🇩🇯❤

  • @zalma1437
    @zalma1437 3 ปีที่แล้ว +10

    Ninyahow anigu lahjada omryn xaraf ka fahmi maayo lkn labadàn wiil waan fahmayaaa lahjadooda from puntland

  • @faadumoyuusuf1415
    @faadumoyuusuf1415 ปีที่แล้ว +1

    Teem.liicaato ahay ani teem moqdisho💝💯

  • @Afif.zcl1
    @Afif.zcl1 3 ปีที่แล้ว +51

    Cabdala jamal wllky keep going😥💯♥️💯♥️

  • @hodanaxmad5905
    @hodanaxmad5905 3 ปีที่แล้ว +2

    Walahi waa qosol labadan qof abdale waan kuwadanaa form somalilan 🤍❤💚😅😅😅😅🥰🥰🥰

  • @carafaachannel9192
    @carafaachannel9192 3 ปีที่แล้ว +52

    Viva licaato love you somch prother ❤🔥❤❤

  • @maxamedjamaackhaliif4513
    @maxamedjamaackhaliif4513 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla biriq aan nahnaa anaga from dhulka uduga galkacyo sumad anagun waan nahnaa🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 war soomaalilaan iskumid ayaan nahnay malaas waa qaado

  • @dhaayabilla1147
    @dhaayabilla1147 3 ปีที่แล้ว +167

    Af Somali zaxa ugu kalay waqooyi Somaliland 💚⚪♥️

  • @farxiyofaraxsan2163
    @farxiyofaraxsan2163 3 ปีที่แล้ว +13

    Hhh🤣🤣🤣🤣Alla omreyna wamales kulaha adi manoli ani wallhi 🤣🤣🤣keep going koley horey uu socda Abowe yaal🥰🥰🥰😍😍🤩🤩

  • @faraxcali9761
    @faraxcali9761 3 ปีที่แล้ว +12

    Liicaato iyo ina jamaal maxaa iskiin daba dhigay😂waxaan idinka soo salaamayaa burco liicaato waaruntii meeshaad waydiisay rayska ama dhulka magaadho dee😍

  • @ifrahabdullahi9992
    @ifrahabdullahi9992 3 ปีที่แล้ว +8

    Anaga hadan nahay rer puntannd wanu fahmin rer waqooyi iyo rer konfur lkn rer jabuti hal kama fahmin 😁🤣🥰

    • @AsmaaKiot
      @AsmaaKiot ปีที่แล้ว

      Dee huno hake noga sartay anaguba woqoyika lasheegan ka mid nahae Fraçiska umba naqase naso celi wallhi aniga cabdalle djmal wan fahmaya si fican xata lil cato wax xogaha

    • @MaysoumRobleh
      @MaysoumRobleh 7 หลายเดือนก่อน

      maku mac neyaa sis

  • @qaalibdesigner
    @qaalibdesigner 3 ปีที่แล้ว +30

    Apdala jamal liiban adan Ali and omreyn three legends ♥🥰🥰

  • @hanniali5758
    @hanniali5758 3 ปีที่แล้ว +11

    Liicaato waa wiil qalbi fiican noolow duriyadu waa ku wadata

  • @fatumaahmed4947
    @fatumaahmed4947 3 ปีที่แล้ว +18

    Our Legend 🤴❤️❤️ Wan ku salmya wlalo abdala

  • @Jarmo6677
    @Jarmo6677 7 หลายเดือนก่อน

    Abdalla omreeyn and liicaato zhp aada idiin jecelahay from Burco 🎉

  • @omarabdi4193
    @omarabdi4193 3 ปีที่แล้ว +19

    other level lahjada soomaalida. 🤣 From Abdalle jamaal

    • @EXOL542
      @EXOL542 2 ปีที่แล้ว

      😍boqorka🤴somaliyeed💯💎

  • @nafiisasiize9040
    @nafiisasiize9040 3 ปีที่แล้ว +7

    Cabadale jamaal ayaa af soomali zxne waxaas iska dayaaya niyoow hhhh😍

  • @muniraqueen1428
    @muniraqueen1428 3 ปีที่แล้ว +11

    First one❤️my fav team abdale liicato and omrayn we miss azanto🥺❤️

  • @kaafiyaahmed5314
    @kaafiyaahmed5314 ปีที่แล้ว +4

    I love somalilnd from🇩🇯

  • @asiyaipraahim9494
    @asiyaipraahim9494 3 ปีที่แล้ว +79

    Keep going cabdle jamal lkiin manad imanyaa hargsa wllky🥰💞

  • @deqsansomalilandr5482
    @deqsansomalilandr5482 2 ปีที่แล้ว

    Video marwalba wn ku cesheda abdale Jamaal suaal walba wu fahmaya waa qof cilmi badan le mnsha allah horay u soco wll

  • @HoodoHasant474
    @HoodoHasant474 3 ปีที่แล้ว +5

    Abbdel jamaal legend wlhi bidhg ku laha 🥰😂 dadka gebsamo golab gola didantee adigu waxa tahay af gudha 🥰

  • @brguleidzaki7942
    @brguleidzaki7942 3 ปีที่แล้ว +2

    Aaar gabanta iidhiib Abdla jamal Waa ciyalo xaafad wlhie 😂😂😂😂😂😂😂

  • @hibaaqibrahim407
    @hibaaqibrahim407 3 ปีที่แล้ว +6

    Su aasha koopad ee cabdle jamaal u weydiiyey ras ma gaadho mahaa ee waa reys ma gaadhi🖐

    • @rzacck
      @rzacck 3 ปีที่แล้ว

      Waad saxan tahay

    • @naasirzeko2582
      @naasirzeko2582 3 ปีที่แล้ว +2

      Adna waa qaladay waa rays ma gadho waye🤣

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว +1

      @@naasirzeko2582 Adna Waad Khaladay Rays Ma-Gaadho Weeyi😅😅😅✌

  • @BilaneMed-z3c
    @BilaneMed-z3c ปีที่แล้ว +2

    I love you from Djibouti 🇩🇯 ❤❤❤😂😂

  • @aka.n1bulshit935
    @aka.n1bulshit935 3 ปีที่แล้ว +8

    Abdalla: dhiil
    Omreyn: waan soo labanayaa 👀👀😭😂

  • @shuhabgirlschannel399
    @shuhabgirlschannel399 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdalla walalo waan Ku fahma anigoo reer konfur ah,

  • @sahrasaalim1740
    @sahrasaalim1740 3 ปีที่แล้ว +12

    Wa qosol ki o dad ah kkkkkk from muqdisho hormar wcn dhamaantin❤❤❤❤

  • @AyaanMaxamed-m1z
    @AyaanMaxamed-m1z ปีที่แล้ว +1

    Waa bidhiq u na qanaa waa sax abdalla❤❤❤

  • @vloggers3045
    @vloggers3045 3 ปีที่แล้ว +39

    Abdala jamal wlhi nin aan cimaamadiisa haysan karin ayaad tahah ربنا يحميك🌹💋

  • @rumaanmaxamedmaxamed1211
    @rumaanmaxamedmaxamed1211 3 ปีที่แล้ว +1

    Abdalle jamaal substation somali wuxuu ku noqinayaa foomiye

  • @hodomahdi2744
    @hodomahdi2744 3 ปีที่แล้ว +90

    I love this guy abdallah jamalle from Djibouti🇩🇯😊

  • @nachaxhabendhalad4993
    @nachaxhabendhalad4993 3 ปีที่แล้ว +2

    Walhi qosol iguma harin licato iyo cabdle omree keep going brothers

  • @amiinkayse7850
    @amiinkayse7850 3 ปีที่แล้ว +20

    Keep going Apdale Jamal bro legend wllhi ku wata wllo ✅🌍

  • @dreamdoll8700
    @dreamdoll8700 3 ปีที่แล้ว +6

    Reer koonfur Reer waqooyi reer Djibouti 🇸🇴❤️

    • @AsmaaKiot
      @AsmaaKiot ปีที่แล้ว +1

      Inde nogala wada Djibouti iyo waqoyi waa hal qudhee 😅😅

  • @khadarhazzanjamahazzan
    @khadarhazzanjamahazzan 3 ปีที่แล้ว +28

    Dhidid dhawr : kabta bahashedi taasa la leyahay hays raacdo 😂😂😂

    • @ahmedcabdirisaaq6539
      @ahmedcabdirisaaq6539 3 ปีที่แล้ว +6

      Maaha zxp taa rays ma gaadhadu waa
      Meesha captain geese ah ee godan hadii aad meel qoyan marto iyadu ma qoydo waa meel sare oo space leh.
      Rays(roob ama meel qoyan) ma gaadho ma taabato.

    • @aamina864
      @aamina864 3 ปีที่แล้ว +1

      Istaqfurulah anaga rer xamar hadanahay
      Rees magarto ban dhahna🤣

    • @degeninajibriil7308
      @degeninajibriil7308 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedcabdirisaaq6539 haaa sax wye

    • @inacumar170
      @inacumar170 3 ปีที่แล้ว

      Waliged is raci mayso wllkayaw isuma dhawin 😁

    • @ahmedcabdirisaaq6539
      @ahmedcabdirisaaq6539 3 ปีที่แล้ว

      @@aamina864Haa hdaan izfahmaynaa

  • @manaal9046
    @manaal9046 ปีที่แล้ว

    Liicate wax yaawo badan Naga qaladay sida qanjo o kale abdala Jamaal kaa saxnaa

  • @shaymamohamed9658
    @shaymamohamed9658 3 ปีที่แล้ว +15

    Mazhallh wllky abdalle go forward adiga iyo liicaato iyo omereeyn guul waarta salan ka timi hargeisa ❤

  • @najahnuura5875
    @najahnuura5875 3 ปีที่แล้ว +3

    Waryaada ree gobolada dhexe iyo ree waqooyigu way isku yara lahjad egyihiine mid ree gobolada dhexe ah soo qabta🥰

    • @marwankhan6969
      @marwankhan6969 2 ปีที่แล้ว

      Nagadaadeeee meeshu waa sadexe labana midna itoobiyaa haysat midna kenya markaa sadex baa soo hdhy shantii

  • @hipakfarhan2499
    @hipakfarhan2499 3 ปีที่แล้ว +216

    Abdle jamal❤respect full

  • @maryanruun9234
    @maryanruun9234 3 ปีที่แล้ว +4

    Lii caato ayaan isku lahjad nahay 😄😄😄 abdale biriq kul aha

  • @nasriinabdi3964
    @nasriinabdi3964 3 ปีที่แล้ว +4

    Abdale jamaal best TH-camr ❤❣

  • @hamsemohamed5033
    @hamsemohamed5033 2 ปีที่แล้ว +6

    Wamaalees 🤣😅 omreyn wllahi waa funny 😆😃

  • @marwaosman8410
    @marwaosman8410 3 ปีที่แล้ว +20

    Wansoo laabanayaa Ku te hhhh xabadaa wlhi wan ku qosley🤣🤣🤣🤣

    • @mahdigire78
      @mahdigire78 3 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂astaqfurellah cade ban u qoslay

  • @IndhodeeqIndhodeeqinacumar
    @IndhodeeqIndhodeeqinacumar ปีที่แล้ว +1

    Reer jabuti wn jecelahy wlhi from somaliland ❤❤

  • @amiiragaaz4515
    @amiiragaaz4515 3 ปีที่แล้ว +11

    Abdlla jamal legend keep going bro👍

  • @roumanH7889
    @roumanH7889 3 ปีที่แล้ว +29

    Omreen keep going from Djibouti 🇩🇯 💪

    • @qalbikaba
      @qalbikaba 2 ปีที่แล้ว +1

      From jigjiga abdala wuxu shegey oo dhan wn nidhahna 😮

    • @kbbudin6127
      @kbbudin6127 ปีที่แล้ว

      Vive brother's 🎉

  • @nooranoora3164
    @nooranoora3164 3 ปีที่แล้ว +7

    Warya abdale bidhiq lahayne moqorofad ban u naqana rer hargeisa fur canjerada🤣🤣💚🕊❤ dhudhuna waa inta u dhaxaysa jilibka iyo cagta hose dhudhuma dheera manad maqal😅

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk somaliland dhexdeda mala kala luuqada anaga bidhiq ayaan u naqaan burco

    • @mukhtaarmaxamuud4706
      @mukhtaarmaxamuud4706 3 ปีที่แล้ว

      Bisinka moqorofad waxa la yidhahda dasada marka ay dugowdo oola iska tuuro 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @khaalidyare4252
      @khaalidyare4252 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhh runtaa nio

  • @hothoahmet8274
    @hothoahmet8274 3 ปีที่แล้ว +6

    _ 2:45 wlhi daacad baan U qoslay liicaato 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @iloveyoumom7641
    @iloveyoumom7641 3 ปีที่แล้ว +6

    Liicaato ina tageero ku Ahe isku laahjad nahay waku faraxsanahe Abdalla madaxaga ku bartay keep going my brothers

  • @asaldhaladofficial4148
    @asaldhaladofficial4148 3 ปีที่แล้ว +1

    Apdale jamaal io liicatoh wapah la garayah afkoodeh lkn omeeran ma afjeenu ku hdlayah ka yaapy😂😂😂😂👊

  • @najmadiamond2452
    @najmadiamond2452 3 ปีที่แล้ว +14

    AROOSYADA KASO SHAQAYN JIRAY ANUU😀😂😂

  • @fuadkhadar1601
    @fuadkhadar1601 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdala jamaal funny baad thy wllhi pro keep going 🤸‍♂️🤸‍♂️

  • @rayan3701
    @rayan3701 3 ปีที่แล้ว +12

    Wllkey tagero weynban ku nahnay keep going brother💕💕💕

  • @abwaancmc_official6862
    @abwaancmc_official6862 6 หลายเดือนก่อน +1

    Reer Hargaysa iyo Reer Jigjiga waa isku lahjad lkn Reer Xamar iyo Reer Jabuuti Waan idinka hadhay😂

  • @hodanmaxamedofficial8477
    @hodanmaxamedofficial8477 3 ปีที่แล้ว +4

    Keep going wlky Abdal jamal Abdal sobadiy lahjad qosol lasuxaye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going ABDALA Jamaal iyo liicaato iyo omeereyn

  • @xamsemohomed965
    @xamsemohomed965 3 ปีที่แล้ว +9

    Keep going BoRtHəR Abdle JaMaL👍✊

  • @talaabomo5316
    @talaabomo5316 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Alla noolaada dhamaantiin sxbyaal 🖐️

  • @abdirisaqahmed8889
    @abdirisaqahmed8889 3 ปีที่แล้ว +4

    Welcom dalka hooyo abdale jamaal soomaalind hargza

  • @fardowsosahal6490
    @fardowsosahal6490 3 ปีที่แล้ว

    Alaabtaan lahjadaha soo badiya oo sida Omreey wax soo doyaarsada waa ku amaanaya Omreyn sida uu wax usoo diyaarsado Abdalla isaga waa isoo diyaarsaday laakiin ma badna.
    Aniga Omreyn ayaan weydiinaya erayadan.
    Buste.
    Ookiyaale
    Armaajo
    Boorso
    yaanyo
    Koofi
    takabaan

  • @InaMohamett72
    @InaMohamett72 3 ปีที่แล้ว +142

    The one N only Legend Abdalla 🙌 jamaal
    Keep up pro ♥️long life 🙌
    I can't stop lough 😂😂liicato N Omreyn abdala funy boys😂🙌

  • @xamdamukhtarxamdamukhtar2930
    @xamdamukhtarxamdamukhtar2930 2 ปีที่แล้ว

    Cabdala jamall iyo liicato garanaye waxay leeyihine wiilkan kale anigu mafahmin 😉

  • @ayanaboqor6938
    @ayanaboqor6938 3 ปีที่แล้ว +20

    Keep going dhaliyaro❤💯

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 3 ปีที่แล้ว +6

    Omtreeyn wllhi waa legend😂😂

  • @ZhareH_Tom
    @ZhareH_Tom 3 ปีที่แล้ว +6

    Jigjiga iyo hargaysa waa isku lahjad 💖

  • @fahmaduale9024
    @fahmaduale9024 3 ปีที่แล้ว

    dhudhun abdalle saxay Waa gacabta ilaa suxulkeeda Weeye (seylad iyo sariibad ba liicaato iyo cumreyn ma garan waayeen 😂😂

  • @idilabubakar346
    @idilabubakar346 3 ปีที่แล้ว +6

    Abdalla jamaal 🥰😍gabdha so galbiya 🥰😘

  • @abounasser2420
    @abounasser2420 3 ปีที่แล้ว +2

    Part 2 pls macal nagu yeer reer jabuti 😂😂😂🤣🤣🤣

  • @aniitahmahamett4753
    @aniitahmahamett4753 3 ปีที่แล้ว +25

    Lahjadaha rer zomaliland iyo jigjiga wayn aya izku lahjad aH apti fahmi myno rer xamerkn iyo rer japutiyankan wlhie😂😂😂

    • @shaficimohamed6481
      @shaficimohamed6481 3 ปีที่แล้ว +1

      Af maxaa tiri ayay labaduba ku hadlaan

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว

      @@shaficimohamed6481 Af "Waxb Man Odhan" Ayay Rer Xamarna Ku Hadlaan Halke Layskaga Imanayaa😅

    • @shaficimohamed6481
      @shaficimohamed6481 3 ปีที่แล้ว

      @@lamajofficial2446 😂 af may tiri ayay ku hadlaan

  • @qaaliyaaadam3208
    @qaaliyaaadam3208 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going omreyn hormar wacan lii caata abdalla

  • @najahapdirahman6968
    @najahapdirahman6968 3 ปีที่แล้ว +35

    😂😂😂legend of legends apdalla jamal😚

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 2 ปีที่แล้ว

    From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💯💯💯❤️

  • @chelseafans8080
    @chelseafans8080 3 ปีที่แล้ว +7

    Abdalle jamaaal ❤️ keep going pro welcome to 300K incha allah

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 3 ปีที่แล้ว

    Abowe wad qalad ee reysa magadho waxale dadka qaraki ee dadku mawad lahan ee sasa ulasoco abowe waxan laah naabigen maxamed scw scw scw

  • @hamdaabdilahi7125
    @hamdaabdilahi7125 3 ปีที่แล้ว +13

    Is the best lahjada Somaliland abdala Jamal

  • @hodonmohamedhassan6983
    @hodonmohamedhassan6983 3 ปีที่แล้ว

    Huuno cayto mee ado mahadsan suasheda iga jawab Abdulla jamal Huuno 🥰🥰🥰

  • @nuraomar5990
    @nuraomar5990 3 ปีที่แล้ว +9

    Liban licaatoheen keep going bro ❤️💋

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 3 ปีที่แล้ว +5

    😃😃😃😃😃😃soomli walayslayhy mahee waakala lahad duwan yhy👏👏👏

  • @suriyaadam5720
    @suriyaadam5720 3 ปีที่แล้ว +30

    I don't stop laughing 😆🤣omaryn

  • @kharamaxamedxuseen3363
    @kharamaxamedxuseen3363 3 ปีที่แล้ว +2

    Abdala jamaal dhiigi reer Somaliland aya ka muqda wllll hore usoco wax ku neceb adunyada rabi kuma tuso