HAKUUL IYO CAMERA DA QARSOON

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 เม.ย. 2023
  • ตลก

ความคิดเห็น • 629

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 ปีที่แล้ว +761

    Wakhti ma u helaysa saliga Nebigena (scw).🥰🥰🥰

  • @apdiraxmaanmuuze8997
    @apdiraxmaanmuuze8997 ปีที่แล้ว +12

    wakhti ma uhelsaa saliga nabiga scw📿

  • @asmaladan4535
    @asmaladan4535 ปีที่แล้ว +50

    Big respect haykal yare ixtiraam badn bu muuujiyey wa legend wle❤

  • @Bintumrayama
    @Bintumrayama ปีที่แล้ว +157

    Inta kaba la’aan ku dawanysa 😂like

    • @iqramohamud2444
      @iqramohamud2444 ปีที่แล้ว +2

      Midna waan gashnahay midna waan la,ahay😀😀😀

    • @HassanSamatarDahir
      @HassanSamatarDahir 3 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @nasraomer2819
    @nasraomer2819 ปีที่แล้ว +68

    Haykal wa wiiil yar o aad u dagan mashalh❤

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 ปีที่แล้ว +32

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 ปีที่แล้ว +31

    Mansha allh wllky cabdale Jamaal legend baatahy haykal waa qof ixtiraam badan mansha allh🥰

  • @rahmaabdi7868
    @rahmaabdi7868 ปีที่แล้ว +30

    Haykal waa qof aad u ixtiraam badan dulqaad badan xishood badan mashallah hadaa waxba naagta lama xanaaqin hadal xun na ma odan ❤️😊

    • @mahamudmahamed9893
      @mahamudmahamed9893 ปีที่แล้ว

      Cidlad ku daashey gabadhaha amaanta waa looga fcnyhy

  • @hamdaquen9867
    @hamdaquen9867 ปีที่แล้ว +128

    Naagtana ku mcn prank wlhi❤takale nagadaa Abdallow😂😂😂

    • @shukri2887
      @shukri2887 ปีที่แล้ว +1

      Tan ilkahay dadka ka soo daadinaysa🤣🤣

    • @Razhkaofficial
      @Razhkaofficial ปีที่แล้ว

      Wxan waa wax ay soo diyaariyeen 😂

    • @sakicabdiqaadir9888
      @sakicabdiqaadir9888 ปีที่แล้ว

      ​@@Razhkaofficial haa wllhi 😂

    • @farxiyomuxumed
      @farxiyomuxumed ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @farxiyomuxumed
      @farxiyomuxumed ปีที่แล้ว

      👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @nadiiracadaani-el2zq
    @nadiiracadaani-el2zq ปีที่แล้ว +200

    MashaAllh Haykal waa inan dagan Waan kaa xishoonayaa Wll’ intaan is ilaalinayo ayaan is ilaalinaya Wll xishoood in badan ayuu is celiyay wlhi Geesi😂❤

    • @hamdakhader5294
      @hamdakhader5294 ปีที่แล้ว +6

      Geesi haykal wa mar la arag boqorada nasiibey leedahy Ilhy haysku daayo Makala geeyo 🤴❤️👸

    • @mrabdu1805
      @mrabdu1805 ปีที่แล้ว +4

      Wa inaderkay😂😂😂

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet ปีที่แล้ว

      @@mrabdu1805 𝖺𝗇𝗂 𝗑𝖺𝗍𝖺😂❤

    • @haniihm
      @haniihm ปีที่แล้ว

      ​@@mrabdu1805 wll ma samroonba mase reer shiiq umaba eka cidee?😮

  • @bouchraosmaan6150
    @bouchraosmaan6150 ปีที่แล้ว +36

    Aleele Legend baad so Qabty thanks abdlla jamaal😂❤

  • @sahramaxamed181
    @sahramaxamed181 ปีที่แล้ว +13

    mashallah run ahanti wa qof wanagsan haykal wuxu dhahay waxa wax wayn maaha ilaahay dulqaadka haku siyadiyo wllo

  • @sakariyecabdi3865
    @sakariyecabdi3865 ปีที่แล้ว +29

    Boqorka TH-camrada hargeysa abdala jamaal salan sare legend ♥ from hargeysa ♥ ❤ 🙌 👏

    • @fowziyaadanisse4258
      @fowziyaadanisse4258 ปีที่แล้ว

      Abdala jamal waxaan prank maahee wax ka badal walaahi kan Magaalada Muqdisho ayaa xaraarad leh

    • @hanaadi656
      @hanaadi656 ปีที่แล้ว +1

      ​@@fowziyaadanisse4258 muqdisho maad naga gadi hargeisa wax kafiican male

  • @sofiahassan5033
    @sofiahassan5033 ปีที่แล้ว +22

    Haykal legend ❤

  • @ForniteContent397
    @ForniteContent397 ปีที่แล้ว +5

    masha Allah Haykal wuxuu leeeyahay astaantii raganimada oo dhan. Rijaal weeyaan. Legend,

  • @sakariyetaaj
    @sakariyetaaj ปีที่แล้ว +11

    Alle qacmaha hakuu barakeeyo hadaad chenellkeyga sooboqato 😢

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel ปีที่แล้ว +54

    Legend always abdale Jamal another's levels camera 👍💪💪💯💯⚽️❤😮😅😊

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +35

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤😂

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no ปีที่แล้ว +13

    المسجد القصى
    الصبر الجميل 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
    الحمد الله على كل حال 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @deqoadan1669
    @deqoadan1669 ปีที่แล้ว +16

    Waryaa Ila sugaya ina Ali shaax C/kariin War heedhe kaa yari soodaadaji😅😮

  • @HOBFILMS
    @HOBFILMS ปีที่แล้ว +1

    APDALE JAMAL BEST VIDEO

  • @Jibrilosman-oi5xb
    @Jibrilosman-oi5xb ปีที่แล้ว +2

    Hakuul big Legend weeye wlhi waa wada dulqaad 🙏

  • @Safa-mv5ew
    @Safa-mv5ew ปีที่แล้ว +3

    Abdala Jamaal keep going ❤ Hno❤

  • @specialgirlintheworld395
    @specialgirlintheworld395 ปีที่แล้ว +27

    Ina Cali shaah uun baan sugaaya😭😂

    • @fardowsshombe6973
      @fardowsshombe6973 ปีที่แล้ว +1

      Same wllho

    • @mustafeabdi785
      @mustafeabdi785 ปีที่แล้ว

      Same wlhi anoo sucribe ta kala noqonayaaba haduu soo dayn waayo

    • @najuu439
      @najuu439 ปีที่แล้ว

      Abdikarim ali shah maxaad nagaga adkeeynaysan😂😂naga soo daaya niyoo mise waa targetkiina ilaa iyo soonka dhamaadkisa nagu haysanaysan

    • @specialgirlintheworld395
      @specialgirlintheworld395 ปีที่แล้ว

      @@mustafeabdi785 kadaa ha kla noqne😂

    • @specialgirlintheworld395
      @specialgirlintheworld395 ปีที่แล้ว

      @@najuu439 isagaa ugu xarabo badan markaa ishllh walsoo daynayaa😂

  • @nasri.official
    @nasri.official ปีที่แล้ว

    Mike sure guys make dau our brothers & sistersin Palestine🇸🇩 may Allah protect Then ameen

  • @mabroukamohad9230
    @mabroukamohad9230 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha wa giisi walhi❤

  • @najmadhameyz1021
    @najmadhameyz1021 ปีที่แล้ว +135

    Haykal waa legend 😂❤️🦁🦁

  • @hudaduniyo1646
    @hudaduniyo1646 ปีที่แล้ว +2

    Wlaahi wa legend uu iska celiyay❤ nin nool

  • @TAZ_10
    @TAZ_10 ปีที่แล้ว +31

    hakuuul waa nin samir badan❤😊

  • @munaali8384
    @munaali8384 ปีที่แล้ว +31

    Mashallah haykal edeb iyo asluub illahay waa ugu deeqay Allhuma baarik.
    Saasaa loo barbaariyaa geesiyada illahay haku dhawro.
    Iyadoo ku gafaysa ayaanu xitaa hadal xun u quudhin Mashallah ❤

  • @isramaxamed1236
    @isramaxamed1236 ปีที่แล้ว +34

    Qofkasta marka loo shego ee layidhaa wa prank ayu xanaaqayay lkn haykal muu xnaaqin😂😂😂 legend ❤

  • @cawomaxamed8154
    @cawomaxamed8154 ปีที่แล้ว +2

    Mash Allah waa nin Aad iyo aad u dagan

  • @munoaptilahi6628
    @munoaptilahi6628 ปีที่แล้ว +88

    Kama qasna hakuul wlhi indho beel ka muuqda kulha😂😂😂
    ican't wait ina ali tea😢😂

  • @Beylling
    @Beylling ปีที่แล้ว +1

    Haykal sii ixtiramleh ayu uga baxay BRAVO 👏

  • @fatxiyaabdi4909
    @fatxiyaabdi4909 ปีที่แล้ว +3

    Wllhi wll aad ayaan uga helaa barnamujaydaada ee hore usoco

  • @user-ut3fv5im9h
    @user-ut3fv5im9h ปีที่แล้ว

    Masha allh wiilka yar wanagsana

  • @deganguray48
    @deganguray48 ปีที่แล้ว +31

    Qays qaysar soda cabdlow ❤😂

  • @mahamedxato8441
    @mahamedxato8441 ปีที่แล้ว

    Haykal waa rageediiih wlh waan ku bro kep going

  • @amiiraaxlaam9032
    @amiiraaxlaam9032 ปีที่แล้ว +8

    haykal hero❤😂

  • @firdaushassan2082
    @firdaushassan2082 ปีที่แล้ว +1

    Ganadhu il adeyg badna wale meel dhexaan ku qosli lahaa hakuul masha allah waxan hadeysan aheyn wax leesla ogyahay runti wa nin dagan oon dumarka la goos goosan

  • @roodaaxmed890
    @roodaaxmed890 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi maanta nin adag baad soo qabatay haykal mohamed

  • @maamocabdijibbaar8493
    @maamocabdijibbaar8493 ปีที่แล้ว +1

    Haykal masha allha waa inaya ra oo edanale wllhi huuno ilahya haku xiftiyo uu yaabaya kiiyara oo waxa uu ku hadalo garanawaaya 😢

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 ปีที่แล้ว +5

    Abdikarin ali shah maad ku soo xigsiisid😂😂

  • @fdsomaliofficial7884
    @fdsomaliofficial7884 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahayoow naga aqbal Soonka , Salaada & Ducadeenaba. Ilaahayow nala kulmi Leylatul-qadriga.
    Aamiin Yaa Allah.

  • @XamdaSiciid-ye7gi
    @XamdaSiciid-ye7gi ปีที่แล้ว

    Hykl big legend weeye wlhi waa wiil dagan m.a

  • @hibaaqkhyrdoon8002
    @hibaaqkhyrdoon8002 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Tabarkallah ❤❤

  • @abdifatahabdilahi2496
    @abdifatahabdilahi2496 ปีที่แล้ว +5

    Haykal raga kiisa aadeyg 💯

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 ปีที่แล้ว

    MASHAA ALLAAH WAA INAN YAR OO AKHLAAQ WANAAGSAN

  • @demhaarsan7674
    @demhaarsan7674 ปีที่แล้ว +4

    Weyyy kakuul❤

  • @nawalmumen9613
    @nawalmumen9613 ปีที่แล้ว

    Walalkey waa qof imaan leh wallahi wuu is og yahy inuusan waxba isku ogayn❤😊

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว

    Mashallah heykal aad ayow udulqad badan. Runahanti

  • @nasri3362
    @nasri3362 ปีที่แล้ว

    C/kariin Ali shaa soo daa zxp abdle jamaal abdle Ibraahin abdle salan sare ayan kuleyey my bro dear

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 ปีที่แล้ว +1

    Nagtan indho adga habartoo ufff Balo foor weyn😮😮😮

  • @maryamacabdi5283
    @maryamacabdi5283 ปีที่แล้ว

    Inamada reer burco ixtiraam u daa legend

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 ปีที่แล้ว +4

    haykal daganaa maansha Allah

  • @amaalali3153
    @amaalali3153 ปีที่แล้ว

    Keep going wllky

  • @apdishakourahmed3540
    @apdishakourahmed3540 ปีที่แล้ว

    I can't wait abdikariin ali shaah

  • @mustapheugaas3849
    @mustapheugaas3849 ปีที่แล้ว

    Wow lphyka hakuul oo lasooqabty kal iyo lp mhdsnd Abdalla jamal

  • @canabjaamac5751
    @canabjaamac5751 ปีที่แล้ว

    Waayeelkadaa kulhaa haykal legend wllhi😅😅

  • @israahmed8038
    @israahmed8038 ปีที่แล้ว

    Cabdikariim cali shaah kusoosamee namaste

  • @nimcojamac8138
    @nimcojamac8138 ปีที่แล้ว +1

    Big legend hakuul
    Qays qayser iyo ina ali shah mxd nagag haysa abdalow

  • @cabdirahmanmohamed7305
    @cabdirahmanmohamed7305 ปีที่แล้ว +5

    Warr idayga haso badiye like taa dhiiig kaga so daaya wlloyal

  • @maxamudxaji5427
    @maxamudxaji5427 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alaah qays

  • @imaniimaan5429
    @imaniimaan5429 ปีที่แล้ว

    Geesi wye mashalah haykal

  • @muunazulup-sy3ez
    @muunazulup-sy3ez ปีที่แล้ว +3

    qof isku kalsoon.wllhi haykal❤

  • @naanaayare1814
    @naanaayare1814 ปีที่แล้ว

    Hakuulu keep gown abdala jamaal lajana dhi pro

  • @maxamedmozkoh9118
    @maxamedmozkoh9118 ปีที่แล้ว +6

    wr abdikariin prankigisii meee😂

  • @anasmuniir7073
    @anasmuniir7073 ปีที่แล้ว

    Fast peson😂

  • @UgpathAli-rd1nv
    @UgpathAli-rd1nv ปีที่แล้ว +18

    Haykalow inaadeer saad wax lee DaHay ma cafimaad qabta kuye 😂😂😂❤

  • @abdazzizxussen-uq8co
    @abdazzizxussen-uq8co ปีที่แล้ว +1

    Nin rageed 👍👍

  • @mulkiibrahim3670
    @mulkiibrahim3670 ปีที่แล้ว +1

    Dulqaadkii oo Qofa Haykal 🙏

  • @moktarahmedaden1830
    @moktarahmedaden1830 ปีที่แล้ว

    Haykal waa légende 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ridwaannuur3287
    @ridwaannuur3287 ปีที่แล้ว +1

    Reer hargeysa prank ga wey la qabsaden kama xanaaqan oo dabeecad xumo ma muujiyaan legends 💯💯🔥🔥

  • @amiinyusufmuuse2516
    @amiinyusufmuuse2516 ปีที่แล้ว

    Frist one😂

  • @WardaIsmacil-ck9iw
    @WardaIsmacil-ck9iw ปีที่แล้ว +2

    Nest cabdikariin cali shaah

  • @farduusmaxamud2463
    @farduusmaxamud2463 ปีที่แล้ว

    Next abdikr3m ali shaah noso daa 🦁

  • @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt
    @cabdisamadrashidgalicom-yc3rt ปีที่แล้ว +3

    😂😂😅😅 ma caafimaad Qabtaa kulahaa😅

  • @ranikaa.2923
    @ranikaa.2923 ปีที่แล้ว +1

    Haykal he knows A ctions

  • @nuraahmedmaxamuud3734
    @nuraahmedmaxamuud3734 ปีที่แล้ว

    Mnshallah aallhe ha ku siyadiyo dulqadaka heyakl

  • @CR71987
    @CR71987 ปีที่แล้ว

    Haykal nin dagan waaye masha allah

  • @Jungkookwife1
    @Jungkookwife1 ปีที่แล้ว +13

    Ina Ali tea I can’t wait 😂

  • @muniha8560
    @muniha8560 ปีที่แล้ว +5

    Hawl yarantaa wax walba igaga daran raganimo kulahaa 😅 Al wll haykalow dulqadka ale haku daaYo🥰😅

  • @hodanzalepan-gu3sq
    @hodanzalepan-gu3sq ปีที่แล้ว

    Anaa ugu horeeya manta kkk

  • @mustafequdi5690
    @mustafequdi5690 ปีที่แล้ว +7

    Shariga inamari kulaha haykal iskama kidhayaba😂😂😂😂😂

  • @hodomohamed522
    @hodomohamed522 ปีที่แล้ว

    Aniga u horeeya mantana

  • @nawalmumen9613
    @nawalmumen9613 ปีที่แล้ว

    Haykal legend wallhi

  • @idilyusuf4413
    @idilyusuf4413 ปีที่แล้ว +1

    Abdikariin ali shaah ku xijisii😊

  • @fatxikhayr3013
    @fatxikhayr3013 ปีที่แล้ว

    Next abdikariin ali

  • @bilanfitness3116
    @bilanfitness3116 ปีที่แล้ว

    Eaaad la raaagtaaa Wll abdall sidaaaa ka daaaaa😊

  • @Qalbisame_channel1
    @Qalbisame_channel1 ปีที่แล้ว

    Haykal maxamed muuse wllhi waa daacad☝

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 ปีที่แล้ว

    Patiently Moment🤗👍

  • @faizaereg4574
    @faizaereg4574 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂 haykal caadi mahn wa nin dagan but i just like it su u fiirinayo markay gacan qaata bilowdo feer inu ku dhuftuu ku sigtay 😂😂😂

  • @abdirahmanfarah4523
    @abdirahmanfarah4523 ปีที่แล้ว +1

    War cabdi kariin soodaade❤❤

  • @saynabsaynabaxmed3205
    @saynabsaynabaxmed3205 ปีที่แล้ว +8

    waxan prank maaheeh beentah nagah daah Abdalow😂

  • @shagtaofficial-66
    @shagtaofficial-66 ปีที่แล้ว

    Abdikariin Ali Shah mee😂😂😂soo dah next

  • @sakariyeyaasiin9690
    @sakariyeyaasiin9690 ปีที่แล้ว

    Apdikariin Cali shaaH Ku Xeji legendoW😂

  • @ifraxyusuf9830
    @ifraxyusuf9830 ปีที่แล้ว

    M.a haykal MohameD legend

  • @Maymun1221
    @Maymun1221 ปีที่แล้ว

    Haykal Maasha allh

  • @siihamapdirahmanmaxamuud2123
    @siihamapdirahmanmaxamuud2123 ปีที่แล้ว

    hakuul dulqaadkiyo qofa

  • @SahroMohamedmohamud-up2cu
    @SahroMohamedmohamud-up2cu ปีที่แล้ว +1

    Yaa Iga horeeyo 😂