ABDULAHI KASHKA VS QAWDHAN CHALLAGE ADAG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 362

  • @hudaali2932
    @hudaali2932 9 หลายเดือนก่อน +101

    Khashka isagoo $6 Haysta Ayuu Hooyo Dariiqa Fadhida Uu Wax Kga iibsadey Msha Allh Waa Dareen Aad U Fiican😘😘❤

    • @rodaahmed3111
      @rodaahmed3111 9 หลายเดือนก่อน +1

      Ha mshallah laba jeer bu sadaqo labaxay 🥺🥰

  • @HanadOfficiall
    @HanadOfficiall 9 หลายเดือนก่อน +10

    Wllhi Nolosha aadamuhu Taa Mawliid iyo iyo kashuku Metelayaan midna waa vip midna Dawaha ku Waddaa😊

  • @mustafedek
    @mustafedek 9 หลายเดือนก่อน +4

    SOOMAALIDU WAY HORUMARTAY, KANI XAYSIIS WAA DHAAFAY WAANA FIKIR CAJIIB AH!!😮

  • @saynabxarrago9746
    @saynabxarrago9746 9 หลายเดือนก่อน +11

    Ma shaa Allah barnaamijkaan barnaamij la qiimo ah waligay ma daawan mahadsanid Cabdale jamaal maal iyo maskaxba waad noo hurtay❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 หลายเดือนก่อน +34

    I'm from Palestine 🇦🇪 I Love Somali People 🇸🇴 I don't know why all the world are against Us 🥺💔 اللهم انصر اخوا ننا المسلمين من فلسطين يا الله

    • @Aamiin.qurpawi
      @Aamiin.qurpawi 9 หลายเดือนก่อน +1

      😢🤲❤❤❤🇵🇸👈

    • @Aamiin.qurpawi
      @Aamiin.qurpawi 9 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin ❤ ❤ ❤

    • @sacdiyo2571
      @sacdiyo2571 9 หลายเดือนก่อน

      Thank you brother Palestine be free inshallh 🥰💪✌🇵🇸🇸🇴

  • @RahmaMohamedabdioomaar
    @RahmaMohamedabdioomaar 9 หลายเดือนก่อน +8

    6:10 wll kashkoow alle hakaa raali noqdo wlhi waad dareentay hooyadaa😢.

  • @Canadian_262
    @Canadian_262 9 หลายเดือนก่อน +50

    Video'gu Challenge Qudha Maaha Wuxuu Ka Hadlaya Nolosha Fiqiirka Iyo Ta Taajirka😢😮

  • @hibaadxuseen7013
    @hibaadxuseen7013 9 หลายเดือนก่อน +10

    Woow best challenge plse abdale jamaal noso badi marnaamijyadan oo kale

  • @apudykareim5444
    @apudykareim5444 9 หลายเดือนก่อน +17

    Barnamijkan inta fahantay Vidoe ga dhawr meelod ayuu qawdhan maraya sponsor Iyo xayaysiin+challenge isku karis baa ladhaha alaabtan 😂

    • @khadarahmet4861
      @khadarahmet4861 9 หลายเดือนก่อน +3

      Legend wx badan fahansan

    • @apudykareim5444
      @apudykareim5444 9 หลายเดือนก่อน

      @@khadarahmet4861 thnks Zhp 🙏

  • @awaleh23
    @awaleh23 9 หลายเดือนก่อน +32

    Nolosha hargeisa waxay noqotay laba dabaqad ood nin ZERO ah iyo mid ay isku gaadhay 😂😢

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 9 หลายเดือนก่อน +26

    Three legends always abdale Jamal and abdullahi kaashka and qawdhan this is challenges hard work 💯💯❤♥️⚽️❤🌷😮😅

    • @amiiraismail2402
      @amiiraismail2402 9 หลายเดือนก่อน

      inu calaam joogo u maly nayay walhii m.a dhulkaygi💚💟❤

    • @user-yg7kv1wu1c
      @user-yg7kv1wu1c 8 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤

  • @user-ch5mo5xn8o
    @user-ch5mo5xn8o 9 หลายเดือนก่อน +3

    Abadale jamaal legend noso badi barnaamijyadaan oobkalee walaal khayr hele ❤😂

  • @hajifathi6894
    @hajifathi6894 9 หลายเดือนก่อน +7

    Barnamijkani mid iska kaftan ah maaha
    Lkn waa mid xaqiiqada dhabta ah iyo waaqa ka jira wakhtiga hada la tagan yahy
    Iyo nolosha bulshadu ku sugantahy😢

  • @mariajamaal5217
    @mariajamaal5217 9 หลายเดือนก่อน +14

    Kii mawliid qaw dhanpEy manta zitE u dhacdee😂😂❤

  • @Gaaloneceb
    @Gaaloneceb 9 หลายเดือนก่อน +2

    Nolasha Hargeisa ka jirta wlhi oo cad waaye taajir iyo fiqiir baa loo kla baxay dabaqadii dhexe way ka baxday 😭

  • @Niama-nalka.871
    @Niama-nalka.871 6 หลายเดือนก่อน

    M.a wiil saan uixtiraam banana waa waayo waayo kashka ku soco abowe❤

  • @manan143
    @manan143 9 หลายเดือนก่อน +3

    Wow walaahi qawdhan wan wataa noloshu kuma xumayso wllo the legend of the man ❤❤❤❤

  • @user-io4vm2dw6e
    @user-io4vm2dw6e 9 หลายเดือนก่อน +11

    Abdalla Jamal Abdalla ❤1M coming soon❤❤❤

  • @user-dy9gz1vj3z
    @user-dy9gz1vj3z 9 หลายเดือนก่อน +3

    Kashka wa rajaynayaa inaan Mar uun kula kulmo wayo wan ku tageera ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tf9do9yp2r
    @user-tf9do9yp2r 9 หลายเดือนก่อน +3

    Asc hn abdaala jamaala macha Allah continue comme ça ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-rk9fo9hm4r
    @user-rk9fo9hm4r 6 หลายเดือนก่อน

    ابداعاااات واصل ي غالييي حبيتتت البرامج حقككك مره تسليني ❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 9 หลายเดือนก่อน +2

    Abdala jamaal Abdala nin an jeclahay big fan❤🤴🏻♥️qawdhan wa funny😂kashka iyo anigu isku nasib nahay😢

  • @user-xr1hp4pi1f
    @user-xr1hp4pi1f 9 หลายเดือนก่อน +3

    Maansh'allah walal abdala jaamal hore usoco barnaamij xiisihiisa wata ❤🎉

  • @hassanahmed7917
    @hassanahmed7917 9 หลายเดือนก่อน +1

    Anuu waan fahmay intaan fahmina ha i dhagaysato😂😂 noloshii oo laba dabaqadood ah ayaan ka dhex arkay dabaqada sadaxaaad waaa tabaaac eee dadka ha loo gargaaaro oo sadaqada ha lala baxo 🫠🙈

  • @mohammedahmeth
    @mohammedahmeth 9 หลายเดือนก่อน +4

    Harakoo❌
    super✔️
    only reer ceergabo 😅

  • @roomayacquub5242
    @roomayacquub5242 9 หลายเดือนก่อน +2

    mazha allah MY bro keep going bro 🙏 💯

  • @mahamudcraxmaan3376
    @mahamudcraxmaan3376 9 หลายเดือนก่อน +5

    Qowdhan caadi ma ahan cabdikaerin cali shaah iyo Maxamed maame waa iga buusesaa. Kalahss😂😂🎉❤

  • @ishwaaqdheemanhusein1025
    @ishwaaqdheemanhusein1025 9 หลายเดือนก่อน +2

    Challenge marka laga tago waqiciga ay dadkenu kunolyiin ayuu ka hadlaya barnamujku

  • @user-ko3sw2re6z
    @user-ko3sw2re6z 9 หลายเดือนก่อน +6

    Waa Halkaagiiye Legend Baa Tahay Baan Ku Idhi Niyow 😂

  • @ccasiismaxamed6871
    @ccasiismaxamed6871 9 หลายเดือนก่อน +4

    Inta iga dambeysa iyo yaxya jamal .mawlid qawdhan iyo kashka mr.afay😂 wan salamay

  • @jimcaalejimcaalecabdigeedi5866
    @jimcaalejimcaalecabdigeedi5866 9 หลายเดือนก่อน +2

    Vedio editin another level 🎉😮

  • @Ralia.Channal
    @Ralia.Channal 9 หลายเดือนก่อน +7

    qowshan way ugashay manta he is funny ninkaas 😂😂😂

  • @radwayar9182
    @radwayar9182 9 หลายเดือนก่อน

    Amazing wllhi abti cabdale jamaal cabdale ibraahim barmaamijyadaadi waanu uxiisnay wllhi

  • @user-up4ot9vz1r
    @user-up4ot9vz1r 5 หลายเดือนก่อน

    Walalka❤❤cabdale❤

  • @user-yx1oj6rd5w
    @user-yx1oj6rd5w 9 หลายเดือนก่อน +1

    That is life

  • @aayaathussein551
    @aayaathussein551 9 หลายเดือนก่อน +17

    Qawdhan another level habenkisuu shitay 🌆 lkn kashka waa ladhacay baska kute kunbaan soo lugeeyay😂😂

  • @yusraxaaji8972
    @yusraxaaji8972 9 หลายเดือนก่อน +5

    Waan ku salaamay wllky abdalle jamaal❤

  • @nuuraibrahim9498
    @nuuraibrahim9498 9 หลายเดือนก่อน +3

    Warki qawdhan ah su wx yelay 😂😂❤ ❤ allaylehe adego 😂

  • @RaissoAbdillahi12
    @RaissoAbdillahi12 9 หลายเดือนก่อน +5

    Kashka afeey 6dollar allah kuu baarakeyo 😂😂😂walahii abowe wan kuu tageraa ❤❤❤

  • @TashtuPohosha-cr6sz
    @TashtuPohosha-cr6sz 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waàw wa rajaynayaa inaan mar uun ku arko oo kula kulmo wayo wan ku tageera ❤❤❤

  • @carabhagio
    @carabhagio 9 หลายเดือนก่อน +1

    Nolosha waa intaan ninbo tabartiisa ayuu tilaabsada ✅✅👏

  • @DanteeTh___GaraTh
    @DanteeTh___GaraTh 9 หลายเดือนก่อน +6

    CapdaLa JamaaL waLaaL dan yar baan kaa leeyahaY ma ku heli karaa😢

  • @Maxamedgamaalvlogs
    @Maxamedgamaalvlogs 9 หลายเดือนก่อน +2

    Barma mijka soo badey Waa funny ❤😂

  • @SakariyeCabdilaahi-fh1md
    @SakariyeCabdilaahi-fh1md 9 หลายเดือนก่อน

    Abdala jamal abdala❤

  • @a.rahmanzamriye6699
    @a.rahmanzamriye6699 9 หลายเดือนก่อน +2

    Waar kani muuqaal wuu dhafay 😅❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 6 หลายเดือนก่อน

    Three legends abdale kashka qowdhan salaaman

  • @FahimamahdiFahimamahdi-ek2tz
    @FahimamahdiFahimamahdi-ek2tz 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abdallah big legend🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 9 หลายเดือนก่อน +13

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤

    • @user-kr3ly1eg5h
      @user-kr3ly1eg5h 9 หลายเดือนก่อน

      Xaage man kabartaa wll

    • @NimoeAbdelaahi
      @NimoeAbdelaahi 9 หลายเดือนก่อน

      Xager ka baran kar wlll😮😊

  • @indho_adayg3268
    @indho_adayg3268 9 หลายเดือนก่อน +7

    Today wliba baskaygi 😂❤ basku waa 3 uun nio 4 ma jirto 😂😂😂

  • @Amiinyare4567
    @Amiinyare4567 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi waa nolosh dhabta ha ee hargeesa dadka qaar waa daba qada sare sidaa uu qawdan u jilaayo dadka qarna waa daba qada hoose sida kashka u jilaayo😢😢😢

  • @sankaahmed4296
    @sankaahmed4296 9 หลายเดือนก่อน

    Qawdhan oo siradan waan suugayay

  • @user-dg6lw6rr4k
    @user-dg6lw6rr4k 9 หลายเดือนก่อน +2

    challenge hadal kari mayee noo soo badi mid kle video hadal kari mayo sida loo idhid gareyay ❤

  • @mubarikfarxan688
    @mubarikfarxan688 9 หลายเดือนก่อน +2

    Barnaajim qiimo badan runti oo waxyabo badam oo waaqica xanbaarsan❤

  • @faadumomahamed9725
    @faadumomahamed9725 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wlahie challenge keLiya maHa nolosha fiqirka i0 ka taajirka ka hdLeya😢

  • @ayaanleandiazizdaljoogsoma3844
    @ayaanleandiazizdaljoogsoma3844 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abdle jamaal vidoe yowyada soo badi si aad hormar agaadho

  • @AbdifatahAbdifatah.Abdislaam13
    @AbdifatahAbdifatah.Abdislaam13 9 หลายเดือนก่อน

    Cabdale jamal cabdale Ibrahim abtiy keep going 😂❤

  • @Ugbaadindhojacayl
    @Ugbaadindhojacayl 9 หลายเดือนก่อน +1

    Keep goiny wllky abdala jamaal

  • @user-xb3lz4gu1e
    @user-xb3lz4gu1e 9 หลายเดือนก่อน

    Naa sibwanGsan❤❤❤⚽🏆

  • @queenfilsan9042
    @queenfilsan9042 9 หลายเดือนก่อน +1

    Abdalla jamal legendary ❤

  • @zubaydamaame842
    @zubaydamaame842 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ma aqaan sababta lkn kashka cardka lajeclaah inu qaato😂❤

  • @user-rk1jp8ml6i
    @user-rk1jp8ml6i 9 หลายเดือนก่อน +3

    Cabdale in the middle 🎉

  • @RahmaXabiib-dp3xo
    @RahmaXabiib-dp3xo 9 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allha waad ka shidaY qawdhan inbadan Ayuu ahaa nasiib darane wn kusalmay cabadal jamal cabdalaha

  • @mumtaazfarax7229
    @mumtaazfarax7229 9 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa nolosha dhabtaa ka darjumee challenge gaan

  • @qadrafarxaan7546
    @qadrafarxaan7546 9 หลายเดือนก่อน +5

    Kashka legend ❤

  • @Narjila12
    @Narjila12 9 หลายเดือนก่อน +2

    Part 2 banu suugana ban ku idhi de😅😅❤

  • @user-oy8qq9ib2y
    @user-oy8qq9ib2y 9 หลายเดือนก่อน +4

    Qawdhan oo janis helay😂😂😂😂

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 9 หลายเดือนก่อน +1

    Soo baddi sxb insha Allah.

  • @user-wo8bt6wl9z
    @user-wo8bt6wl9z 9 หลายเดือนก่อน +1

    Bas aa raaco waxa iigu danbaysay 3 Bil ka hor🎉

  • @HodanIsmaciil-yy6jv
    @HodanIsmaciil-yy6jv 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤

  • @nasriinsiciid5563
    @nasriinsiciid5563 9 หลายเดือนก่อน +2

    Wewe sidaan u sugaayaya challenge and leedahay

  • @haphsajama838
    @haphsajama838 9 หลายเดือนก่อน +8

    Kashka mid maaha axdiga ilahay😂
    kulahaa ina waan soo lugeeyay inta kalana baskaan raacaya
    Waar waa isla meheradii uun kolba halkaad ka raacda 3kun uunbaa lagaa qadayaa😂😂

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 9 หลายเดือนก่อน +2

    Keep going walky cabdala

  • @user-rf1kb7cu3y
    @user-rf1kb7cu3y 9 หลายเดือนก่อน +1

    Soo badiya wll😂😂

  • @user-sw7kf7jl5t
    @user-sw7kf7jl5t 9 หลายเดือนก่อน +1

    Best challenge ❤

  • @dhawrzandumar798
    @dhawrzandumar798 9 หลายเดือนก่อน +3

    Kuwa basku way ku dhaceen wll waa 3000Slsh meeshad doonto tag ama ha dhawato ama ha fogaate

    • @Maria_mlpzn-0
      @Maria_mlpzn-0 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂ma aragtay wuxuu kuleyhy 1000 ban soo yara lugeeyy

  • @sacadaabdikarim7503
    @sacadaabdikarim7503 9 หลายเดือนก่อน +2

    𝙦𝙖𝙬𝙙𝙝𝙖𝙣 𝙞𝙨 𝙣𝙤𝙩 𝙚𝙖𝙨𝙮😂😊

  • @user-wo8bt6wl9z
    @user-wo8bt6wl9z 9 หลายเดือนก่อน +3

    Sorry kashka😂😂😂😂

  • @user-mv6vk4ks1b
    @user-mv6vk4ks1b 9 หลายเดือนก่อน

    Noso badi plz❤

  • @user-ri2je4wc6u
    @user-ri2je4wc6u 5 หลายเดือนก่อน

    Sobadiya

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali 9 หลายเดือนก่อน +6

    Amazing 👏👏👏👏

  • @asmamahamed8473
    @asmamahamed8473 9 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waan uxisay baskii malintan sidaa hargyso utago wan fulya

  • @user-zk1wb8bs1v
    @user-zk1wb8bs1v 9 หลายเดือนก่อน +1

    Qawdhan❤

  • @zamzamhassan1889
    @zamzamhassan1889 9 หลายเดือนก่อน

    Wa xayasin update ah inta fahantaay farta taag qowdaan

  • @user-hw9oy9yv8p
    @user-hw9oy9yv8p 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ma sha Allah ❤

  • @user-ek6on6sd4g
    @user-ek6on6sd4g 9 หลายเดือนก่อน +5

    Alla hoodhy imika ma qodhanbaa mise waa madaxwaynihii 😂😂😂😂

  • @XamdaMaxamed-wf1pm
    @XamdaMaxamed-wf1pm 9 หลายเดือนก่อน

    Prt 22222 pls😂😂

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 9 หลายเดือนก่อน +5

    Cabdalla jamaal cabdalla m,a keep going pro from Germany ❤❤❤waa barnaamij cajiiba sorry KASHKA BASTARKEENA 😂QAWDHAN HAMBALYO

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 9 หลายเดือนก่อน +6

    Qowdhan staff kiisa wax kale waaye 😂😂😂😂

  • @user-yg7kv1wu1c
    @user-yg7kv1wu1c 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @faynuuso
    @faynuuso 9 หลายเดือนก่อน +2

    hadi qudhan meesha ku jiro wn dawda hadii kale miya sooy sooy

  • @Umu-Bildhaan54
    @Umu-Bildhaan54 9 หลายเดือนก่อน +2

    First one❤

  • @user-dc8zm1xq8r
    @user-dc8zm1xq8r 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxani xayaysiis waaye casri ah macaa challenge

  • @user-qv9dn7li9o
    @user-qv9dn7li9o 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ala burco 1kun shilinaa lagu raacaaa

  • @khayriamahamed913
    @khayriamahamed913 9 หลายเดือนก่อน +2

    Make part two ❤

  • @nashaaddeeq4121
    @nashaaddeeq4121 9 หลายเดือนก่อน +1

    it’s big meaning, thanks bro abdale😊

  • @user-yg7kv1wu1c
    @user-yg7kv1wu1c 8 หลายเดือนก่อน

    Cabdalajamaal wlllko

  • @naemoapdulahihaji-cy5rb
    @naemoapdulahihaji-cy5rb 9 หลายเดือนก่อน +1

    qawdhan😂❤

  • @ubaxxirsi671
    @ubaxxirsi671 9 หลายเดือนก่อน

    Cabdilaahi kashka

  • @rahmaahmeth7500
    @rahmaahmeth7500 9 หลายเดือนก่อน +4

    Amazing challenge ❤

  • @shaymaalrisakmohamed2555
    @shaymaalrisakmohamed2555 9 หลายเดือนก่อน

    Labadaa waana tageeraa waa funny