U GABAY GABADHAN AMA U HEES YAA GUULAYSAN DOONA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 64

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +7

    Waaaaaw maashaa allaah yaasin aniguba waan kahelay hadana markuu heesay baa la idhexqaaday hada ka horna waxaan daawada baraamijka iida heesaha bilaa muusiga ah asaga warda iyo tayasiir habeenkaasna waa qiirooday jacacaylku waa u dhalasho maashaa allaah

  • @sudayziyare4413
    @sudayziyare4413 ปีที่แล้ว +1

    Barmaamijka kadaayaa koopiga😂😂😂

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +5

    Ala jecliya dhaqankeena team dhambal we love you💚🤍❤

  • @mahamudmahamed9893
    @mahamudmahamed9893 ปีที่แล้ว +1

    Miyiga makeup 💄 miyaa lagaa helaaassss😂😂😂😂

  • @Ugbaadindhojacayl
    @Ugbaadindhojacayl ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allaah hore usocda wll

  • @hafsaawed2797
    @hafsaawed2797 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah Dhaqankeenu waa lama huran hore u socoda kuweygii❤🥰

  • @NafiisaCabdiqaadir-wp3fx
    @NafiisaCabdiqaadir-wp3fx ปีที่แล้ว +1

    Keep going dhambal digital

  • @umaledebsan5730
    @umaledebsan5730 ปีที่แล้ว +3

    Masha alla inanka u horeeyey cod macaanaa🥰

  • @abdidirie9966
    @abdidirie9966 ปีที่แล้ว +1

    Waar u hees waar Gabadhaani way idinka HORAYSAA XARFAANEEY.

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂Foodow dee naga hagaaji waa maxay Qooqu😅😅😅😅

  • @Apdullahi_jokar1
    @Apdullahi_jokar1 ปีที่แล้ว +4

    Dhambaal waan idin wataa ❤😊

  • @user-ut6bl2rl2t
    @user-ut6bl2rl2t ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah 🤣🤣
    Manta miyi bad iso xasuusiy dhalinyaroy🥰🥰

  • @munacabdilahi1435
    @munacabdilahi1435 ปีที่แล้ว +1

    Soo badiya team dhambaaL❤

  • @ahmedmohamud9167
    @ahmedmohamud9167 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Lkn Gesh Hotel 🏨 weli maynad soo dhigin

  • @mohaawalle-ei5uu
    @mohaawalle-ei5uu ปีที่แล้ว +1

    Hargeysa codka ha la iga saxo si aan u heeso😂😂

  • @rahmaarab9620
    @rahmaarab9620 ปีที่แล้ว

    Beautiful masha allaah

  • @mumtazhasan-le9es
    @mumtazhasan-le9es ปีที่แล้ว +1

    Hhhh kuwana wa xarmad 😂😂 team dhamabal hure osoco da ❤

  • @user-is6yp7wq6r
    @user-is6yp7wq6r ปีที่แล้ว

    Mshllh

  • @todaytrades5390
    @todaytrades5390 ปีที่แล้ว +1

    edite ka iska hagaaji wall dadka qosolkooda ka jar intad soo galin

  • @khadaaroabdi1762
    @khadaaroabdi1762 ปีที่แล้ว +1

    Yaasin ku soo casuub barnaamijyadaada waraysi gaban ka qabo oo codkiisa ah

  • @HadiyaMaxamuud-yo3nw
    @HadiyaMaxamuud-yo3nw ปีที่แล้ว +5

    Gold voice masha Allah ❤😊

  • @hamzeabdi1787
    @hamzeabdi1787 ปีที่แล้ว +1

    Kee ugu horeyey

  • @Mohamed-un8tk
    @Mohamed-un8tk ปีที่แล้ว

    Kkkkkk kaa cabdalle ku qabso huunooy

  • @cabdisalaanaadan2402
    @cabdisalaanaadan2402 ปีที่แล้ว

    Food sxp sheekadu way ka jiifta runti maha sheeko yaqaan 😂

  • @mukhtarbulshaawi4395
    @mukhtarbulshaawi4395 ปีที่แล้ว +2

    Fikradii Abdalla Jamal weyaan Dhmbaal wax cusub la kaalay nio copyga naga daayo

  • @SiciidMaxamed-yl1vo
    @SiciidMaxamed-yl1vo ปีที่แล้ว

    Masha allaah zxp keep going

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy ปีที่แล้ว

    Maashallah

  • @aminayar9144
    @aminayar9144 ปีที่แล้ว +1

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @aadamisack6761
    @aadamisack6761 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @asadmaxamed1112
    @asadmaxamed1112 ปีที่แล้ว +1

    Food wuxuu u socdaa sidii cigaal shiidaad 😅

  • @bashirmohamed474
    @bashirmohamed474 ปีที่แล้ว +1

    Iigu yimaadeen dheh iska sax hadalka

  • @bushrakulmiye9886
    @bushrakulmiye9886 ปีที่แล้ว +1

    Gbdha isku dookh nahay yasiin ka qadan laha anba dhaqanku waa qurux bdn yhy

  • @muwahibahmed3077
    @muwahibahmed3077 ปีที่แล้ว +1

    Howrka taaydhfoodhu kuso bodayna mu iga dabeyay fodow😀😀😀

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂Dhiil loogu maydhaay 😅😅😅😅

  • @faadumonuurfatuush3826
    @faadumonuurfatuush3826 ปีที่แล้ว

    Soobadi zxb

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhh

  • @XafsoClcasiid33-pr2mh
    @XafsoClcasiid33-pr2mh ปีที่แล้ว

    Noosoo badi

  • @abshirhajimohamed3662
    @abshirhajimohamed3662 ปีที่แล้ว

    Intii aan gaadhin dhamaadka clicking waxaan niyada ku qabtay in heeso bilaa Musica lagu soo daro barnaamijkan quruxda badan lkn waaba lagusoo daray se in lanoo badiyo oo saliga ama cawda lafadhiisto ayaa fiican .

  • @zainabyassin4993
    @zainabyassin4993 ปีที่แล้ว

    HAMBALYO HAMBALYO WILLKA CASOW

  • @iam_zuhayp6787
    @iam_zuhayp6787 ปีที่แล้ว

    J’md ce

  • @user-wg4xk1ku2s
    @user-wg4xk1ku2s ปีที่แล้ว

    xasan wiil kiis gabadha halagu daro

  • @aadamisack6761
    @aadamisack6761 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @xamsexasan648
    @xamsexasan648 ปีที่แล้ว

    toon maku geeya kulahaa

  • @Shankaroon266
    @Shankaroon266 ปีที่แล้ว

  • @dahermoussabilleh8887
    @dahermoussabilleh8887 ปีที่แล้ว

    Wowwww😊❤

  • @mahamedgooleh9279
    @mahamedgooleh9279 ปีที่แล้ว

    Kuukban cirka maraya kkkkkkkk

  • @amiirhanad8440
    @amiirhanad8440 ปีที่แล้ว

    Halkasay iigu kalayen maxa. Laga wada 😂

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 ปีที่แล้ว

    kkkkk❤️🥰

  • @NafiisaCabdiqaadir-wp3fx
    @NafiisaCabdiqaadir-wp3fx ปีที่แล้ว

    Ku eegi karimayo

  • @user-nl7pj3yq1y
    @user-nl7pj3yq1y ปีที่แล้ว

    Awrka tayfoodh kuma dhecee waad isku sartaya

  • @maaaan6168
    @maaaan6168 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @warwannaagchannel7241
    @warwannaagchannel7241 ปีที่แล้ว

    Waar ninku sawt macaanaa

  • @ibrahimhadame8766
    @ibrahimhadame8766 ปีที่แล้ว

    Barnaamijka nin baa lahaaye fikir ka duwan la kaalaya copy ga inaga daayoo

  • @Lil_apdio
    @Lil_apdio ปีที่แล้ว

    Toon ugU tUmA aroozkA

  • @axmedmohamed1824
    @axmedmohamed1824 ปีที่แล้ว +2

    ᴡᴀxᴀ ᴛᴀʏ ǫᴏғ ɢᴀʟʙᴇᴇᴅ ᴋᴀᴍᴜᴜǫᴅᴏ
    ғᴏᴏᴅᴀ ᴅᴀʜᴀʙ ʟᴀ ᴍᴏᴏᴅᴏ
    ᴊɪɪғ sᴀɢᴀʟ ᴋᴜ ғᴏᴏʀᴀʀᴏᴏ
    ǫᴀʏʙsᴀᴅᴀʏ ғᴀʟᴀᴀᴅʜᴀʜᴀ
    ᴀᴍʙᴀ ᴜʙᴀx ᴅᴀʜᴀʙᴏᴏ ᴀᴀɴ ғᴀʀᴏ ʟᴀ sᴀᴀʀɪɴ
    Sɪᴅɪɪsᴜᴜ ɴᴜᴜʀᴋᴀGᴜ ғɪᴅᴀʏᴀᴀH...

  • @iam_zuhayp6787
    @iam_zuhayp6787 ปีที่แล้ว

    J’md ce