majaajiliste Mataan , innaba caadi maahan. Gabar baa hadda ka hor ku tiri, "Intaasoo Soomali ah oo caloosha ka wada bugta ninkii ka qosliyey baad tahay". Anigana waan ku raacsanahay. True legend
Somali hadey abaal leeyihiin Xaaji mataan taallo ha u dhisaan, waxaana wax la siisto laheyn the way he understands our culture, deegaan kasta iyo dadkiisa aad buu u kala yaqaan, noloshana wuxuu ka dhigay mid run ku nool ah thanks baba, I wish inaan ku arko mar uun si' aan mahadsanid kuu dhaho 🙏
ninkaaan comedy giisa dhan waa true story walahay waa original thanks i love you kama xiiso dhoco balse qofku inuu shaqo ka dhigto waa wax diintu aaad uga dayrisay qofka meel isu soo taaga inuu dadka ka qosliyo booska naarta uu degi lahaa waa u diyaar macnoo xadiis saas odhan baa jira mataan wa jeclahay balse ha is ilaaliyo diintu wax ka digtay ilaah baa yaqaaan xikmadda loo diiday thanks alot
Somali tv channelkiisa aad buu u fiicanyahay waxuuna ugu dhaliyay in aan tv channelkeega furtu oo aan arimaha dhalinyarada iyo bulshadeena America ka heysta aan kahadlo. fadlan taabta oo riixa subscribka iyo likeka.
He is comedian his jokes are about the somalis when they were new to USA, and sometimes he also talks about how things were in Somalia before the civil war
Wllhi Ninkaan Aad Ayaan U Tageeera Halkii Sanaba Wuxu Soo Saara Hal Video Oo Aan Caadi Ahyn Tageera Weyn Ayaan U Ahy Ilaahyow Maalin Un Aan Kulanaa Mataan Nooolow Wll Inta Ay Nololi Jirto Cimrigana Alle Hakuu Barakeeeyo
Wa marki igu horeysay ee aan ka arko warbaahinta bulshada Afka somalika.Wa nin madadaalo fiican leh oo garanaya sida dadka loga qosliyo oo riwaayad ah.
Waaar cidda kaliya eeu baahani waa iyaga khayr badan baadheli. Beribaan odhan jiray waar mashkax ii keena kalyaha aan ka galiyee galaamo.biya ah indhaha haka shubaane ontaas baa nasiib u heshay maanta ku hir fadhida ha nafisaan.
cabdiraxman yabaroow waa ustaadka codka iyo warbixinada waa nin aan aad utamaninaayo in aan lakulmo -
OGAANSHO maasha Allh macalimkeeyga qaaliga ah sidaa u tamanineyso Baan Ane kuu tamaninayaa waxaan ahay mid ka mid ah ardaydaada Rabana inaad waqti siiso😍😍😍Aana ane waqti kula qaato
masha allah omar inshar allah hakuu sahlo
OGAANSHO....cumar miya mise waa mid ku tuugsanaayo
Ogaansho soo dhwoow
Asc anigana waxan tamaninaayaa in sha Allah in aan maalin uun aan kula kulmo runtiina ma aqan wadanka aa ku nooshahay
majaajiliste Mataan , innaba caadi maahan. Gabar baa hadda ka hor ku tiri, "Intaasoo Soomali ah oo caloosha ka wada bugta ninkii ka qosliyey baad tahay".
Anigana waan ku raacsanahay. True legend
Somali hadey abaal leeyihiin Xaaji mataan taallo ha u dhisaan, waxaana wax la siisto laheyn the way he understands our culture, deegaan kasta iyo dadkiisa aad buu u kala yaqaan, noloshana wuxuu ka dhigay mid run ku nool ah thanks baba, I wish inaan ku arko mar uun si' aan mahadsanid kuu dhaho 🙏
Alle haw naxariistee Aabihii umada somaliyeed Siyaad Barre jannada lagu foogeeyow intii jecel liketa saar.
❤️🇸🇴❤️
Ilaahow u naxariiso ❤❤❤
bruh, this uncle is genuinely funny.. that perfume joke had me in tears lool
Ninkani waa wada qosol " waar aniga Hingirisiga waan aqaan" kkkkkk
True history wan tageera wa ninka kaliya e iga qosliya waliba aad iga qosliya 👏🏻
halmar true story dheh
Yahuu bisinka ma kan a somalida firsadan wxu shegayabo mlhnee
halmar happy khalif magaarayo.
Happy khaliifa? Yahuu
Zaki mamba yahuu kulaha😂😂 karaan majoogta sxb.
Ar reer wajeer wanku taagernaa naga qaleey😂😂😂🙏🏼
Lol you know how funny when you speak Somali,you people are funny.
hhhhhh Matan Waa galay Rer Wajeer Wlh Mantan Nin Adag ✋ salan Kuu tagay
Sheeko ruun true history 😂😂😂❤️❤️ Big recpect
true story dheh Scan iga mariyee 😂😂😂
Xuurka wanku salamey abookis. Happy to see you in the front row and a shout out from the comedian to you. Walaalka yussuf modogashe
Best Somali comendy
True story 😂😂
Walaal burcaawi wlhi nin walan atahy kan hdiba u kuyahy comedian uff
Walaal burcaawi
Best comedian love true story
Long time mataan 2018 good to see you
Mataan best comedy of Somalia
Mr true story wa ciyaaal xamar asal ah ciyaal siigaale ilaa bakaraha💪🏻💪🏻💪🏻
DEEQ PRODUCTION ciYaal bakaaro 😍
Wlhii waqtiguu iga ciyaray duqan fosha xun ufff😡😡😡😡
Ahmed Cade sida eeygi cml u qeeli mataan wa best somali comedy mesha mxa ku keenay hadadan ka helin mise kaftankiisa aya ka xanaqday
@gaaxa3847 qabiil maxaa Ka faidey?
2020 intii iga dambaysa like
Mataaan wlhi waaaan ku aaamin sanahy msuul long life ayan ku leyahy
ninkaaan comedy giisa dhan waa true story walahay waa original thanks i love you kama xiiso dhoco balse qofku inuu shaqo ka dhigto waa wax diintu aaad uga dayrisay qofka meel isu soo taaga inuu dadka ka qosliyo booska naarta uu degi lahaa waa u diyaar macnoo xadiis saas odhan baa jira mataan wa jeclahay balse ha is ilaaliyo diintu wax ka digtay ilaah baa yaqaaan xikmadda loo diiday thanks alot
Kkkkk mataan Waa nin fiican guul iyo gobanimo
War waan kula helay aa 😂😂😂
Faaaga faaage iyo ina xaliima shamuuuq kulahaaaa 😂😂😂😂
This guy is a great comedian
Wlhi.majaajileyste aan cuqdad lahayn oon.qabiil.laahayn waa.mataan.
Abwaan qanciye lkn wxjiro mhn wixise wa fake iyo ben ufff
Caadi ma ahan ninkaan reer baladweyne waa nagalye walee
Mutatfe tita
kkkkk waa nin aad u funny ah oo xikmad badan ilaahow xafid
Matanoow caydiid wajigiisa ayaan rabnaa kkkkkkkk big respect wlh
wixii reer kaasbalbalaar so ahaan jiay like ha ii saaran
Somali tv channelkiisa aad buu u fiicanyahay waxuuna ugu dhaliyay in aan tv channelkeega furtu oo aan arimaha dhalinyarada iyo bulshadeena America ka heysta aan kahadlo. fadlan taabta oo riixa subscribka iyo likeka.
True story kulahaaa Abdullahi yy waa ree mandera ree wajeer ma'ahan
Waxey ga dhan true story waaye I like that
Im Eritrean and i reallyyyy want to understand this Hahah it sounds funny, should have english titel
He is comedian his jokes are about the somalis when they were new to USA, and sometimes he also talks about how things were in Somalia before the civil war
@@abdirahmannur4221 Thanks , i wish i understand him ( True Story XD )
@@at-a2771 Any Eritreans who can Solamia ?
@@farahsudeys5253 No i dont think so, in Eritrea we have 9 language and maybe Afar is the close one to somali language
@@at-a2771 salaams, Eritreans are our closest brothers and we love you!
Wllhi Ninkaan Aad Ayaan U Tageeera Halkii Sanaba Wuxu Soo Saara Hal Video Oo Aan Caadi Ahyn Tageera Weyn Ayaan U Ahy Ilaahyow Maalin Un Aan Kulanaa Mataan Nooolow Wll Inta Ay Nololi Jirto Cimrigana Alle Hakuu Barakeeeyo
AbdullaHi MoHa hv0.n v
Hhh
Aspirin break kaliya
asc walaalkiis inaad reer dabka iyo isbitaal cariir waan ku salaamey
Mataan waa nin Qalbi wanagsan jecel inujiheeyo somalida waxaycuneen hilib geel iyo Caanogeel xanaqa kasohoreeyo marhadukaqosliyay wainlasiya bilada farxada Abdiweli deeqsi oojoogo sweden caasimada labad
True history. iga. Qaleey noo sxb
really mataan wa very funny allaha xafido wa iga qosliyee😂😂😂
Imooti imooti guriga aayo geey kulaha😂😂😂 wlhi wa fuuray😂
Late night entertainment salute you Mataan
Majaajilayste mataan tageero buuxda kkkkk wlhi waa qosol
walee Ninkaan waa lagu jecel yahay Gurigeyga, Caruurteyda aad bey uga helaan
Hhhh wlhi
It true, all Somali DNA is just one single family
Suuqa siigaale uu moos ku gadi jiray--waa True Story🕌
Wise Man 😂😂😂😂
😂😂😂😂
kkkkkk
Mataan wan iska jeclhy waa qof qalbi wgsn from switzerlnd
A nice nickname... For this old man...True story waaye
Mataan xariif wye somalida carabta sheegato meel ayo saaray
waa runtiis somalida hal meel ayay ka timid. qabiilka maba jiro.
Wax badan ayanba sugayay kaptan mataan nolow legend❤
Anigaa reer boondheere ah mataan 😂😂😂
Thank you mataan
Big respect mataN from BORAMA
Matan markuu Minneapolis imada halii soo sheeko very funny guy weeyo
"ee adaa nasoo raraye biyaan noo wadaaye meel na deji" waa true story
Mataan waa qof qalbi furan waa dad yaqan saaxiibo badan
Abdirisak Omar Elmi ustaad qalaay
Duqaan walaahi suu igaqosliyo waxaan soo xasuustaa balas raanbooo mid joogay oo shaaha uu qaadi jiray waa mataan ilka jiir kkkkkkkkkkkkk
Hhhhhhh adeer matan tagero ku ahay anigo manta le ku dawaday
Mataan mixnad waaye wlhi alla muxuu dad ka ooysiiyey😂
Walaahi Anigoo shaqo ku daalay ayaan daawaday Daalkii waaba iga tagay
Alla Ninkani Xaraabo badanaa intaaso qof oo hor Fadhida Buu Steresska ka Ilowsiiya
Sheekada prafume kaa iga gadan 😂😂😂
Wil u dhalay ha la i dono xajiyga walahi waa nin qosol badna manshllah ❤️🇸🇴
waxaa salaan aan u diryaa dhamaan intii deganeyd isbitaal cariif shaneemo hodon siigaale suuqa ceel ibraahmi dabka . walaalkiis mataan waa ku salaamey
Fatuma Hassan walasheye macan wanku salamaye inta ad sheegtaya wan kula salamaye anigo ah inta adsotirisaye i noolaw walal macan ilaheye heysku ken soo celiyo ingo wada cafimad qabno bandir uk
Mataan waa dadkii hore oo xalaasha ahaa ciyaalka xaafada.
Wa marki igu horeysay ee aan ka arko warbaahinta bulshada Afka somalika.Wa nin madadaalo fiican leh oo garanaya sida dadka loga qosliyo oo riwaayad ah.
aniga walhi wan ku xisaab sanad kasta 20 kiisa daqiiqo sanad kasta ninkan wa real comedian malin ohi wan iman doona si an ku dawado 😀😀😀
Iek
kkkkk ninkan waa funny video yadiisa madhaafo
+samawade. tv haa walaal majaajiloyin nadiifa ayuu so bandhigaa
Machaallah mataan malin walba wan arka illahayow mahadaa nolow mataan
Mataaan wan lasocdaa vidou giisa kana ugu danbeeyey hhh mansha alllah hargeysa nogu kaalay sxb
Mataan ciyaal xamar waaye true story 😍😍😍😍
Runtii ninkaan comedy kiisa waa mid cafimaad qaba oo loobahanyahay aniga waxaan kula tali lahaa in uu muqdisho hada marka tiyaatarka qaranka la furo uu tago kadibne barmamij weekasta jimca ah ku qabto tiyaatarka qaranka dadka uqdada iyo dhibkii mudada 30 sano ah markay sidaan u qoslaan way isu hiloobi lahayeen tankale asne dhaqaale ayuu ku heli lahaa xigmadiisa oo waxaa ka badan 10 dollar qofkasta baxsho habayn kaaa.
asc mataan nice man waxay ugu baxdaa foorjada his friend caydiid
Umaddan wada xanuunsan ayuu ka qosliyey oo wada calool buka
I hope I get to see this dude Insha Allah he's the real deal
Qosolka aduunka lknse reer cabudwaaq waad gashe reer gedo Ayaa kuudhiman
Mataan qabiil ma yaqaano ciyalka xafada waaye
Mataaan caydiid la aan ma bilaabi karo kaftankisa waa rag sxba qiyastiii sowmaha hhhhhh
True history aad ayaa kuu taageeraa
Cawa igu horeso odey mttan video dhamestiran aan dhamesto aan dawado inta iga dampeso ee ilamidka ah io inta ka heshay like igu xaqa😀😁😂🙏
Maxaa lagu qoslaa oo meesha yaalla? Dadkan waaweynoo doonaya ineey iska qoslaan.
2018 maaha waa 2015
Mataan is back
Xapiipkeenii muxamad an kuwada salino scw scw scw
Mustaphe Mahamed ismail scw
Mustaphe Mahamed ismail scw
Waxay giidhan waa true story kkkkkkkk hingirisiga waaa aqaanaa kkkkkkkk
see waaye raga kaliya ma laga qoslinaa.eeh saan cadalad maha
Kkkkkk iska raali ahaaaaw😂
Masha Allah ariirki ahyartey Ebeheey ki amansodoy.
😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
Wale wiil aad dhashay hadii aan ahan laha sidan kuma haboonid ayan kudhihi laha adheer
True story 😂😂
Legend 👑
Trou istory waad iga qos lisay wllahi caadi matihid keep goowin
Kal iyo laab aanoqoslay waa shactara badanyhy ninkaan
Waa runtiis dhaqaalo already wuu yaqanaa
isbaarada bakaaraha yay u taala, kaaraan na yaa tago hhhhhh
Brother you so funny!
Kkk rer caabud waq saad u cayda layaabay ina adeer
Waaar cidda kaliya eeu baahani waa iyaga khayr badan baadheli. Beribaan odhan jiray waar mashkax ii keena kalyaha aan ka galiyee galaamo.biya ah indhaha haka shubaane ontaas baa nasiib u heshay maanta ku hir fadhida ha nafisaan.
true story 😂😂😂😂mataaan caadi maahin
masha allah mataan aad ayan ku tagera nolow
Shaaciroole ayaa tahay Mataan.
True Story🤣🤣🤣
mantan daris ayaa nahay atalanta gorgia
M kismayo greet him😘
M kismayo beeen badnaaa 😂😂😂
He is soooo boring ... wasted ma precious tym
M kismayo +makaa run baa (profile picture ) ummm
Treu History I like you man
Kkkkkklk, buy one get one ninka ceelbuur geyay waa aniga kulahaaa. 😂😂😂😂😂👍
Tageero weyn u ahay mataan
markaan kuu imid barafuun baan lahaa hddana malihi😂😂😂😂