Ali Mataan 2022

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 13

  • @muqdishaawiofficial6271
    @muqdishaawiofficial6271 2 ปีที่แล้ว +3

    Cali mataan best comedy 🤣🇸🇴🇸🇴

  • @maganyt6125
    @maganyt6125 2 ปีที่แล้ว +2

    Long time ustaad

  • @ahmedjama5524
    @ahmedjama5524 ปีที่แล้ว +3

    Wax ka baro Cibaadada Xajka
    Waajibka Xajku Waa Cibaado adag oo u baahan Awood, Aqoon , Karti, Dhaqaale iyo Dulqaad!!!! Waxaa haboon Soomaalida iney Xajka gutaan intey dhalinyarada yihiin hadii ay kari karaan.!!!!
    Acmaasha Xajka ugu Waaweyn Waxaa ka mid ah:
    1. Dawaafka Al Safa wal Marwa iyo Kacbada,
    2. Safarka Miina oo saddex beri la joogo laguna Cibaadaysto iyadoo timahana lagu Xiirto!!!
    3. dhagaxtuurka Jamaruutka oo markii aad sii martidba aad dhagxaan yar yar ku tuureysid
    4. Dawaafka Kacbada oo la dawaafo markaad Maka gashid, Markaad ka soo baxeyso iyo markaad Xajka gudaneyso
    5. Banaanbaxa Maalinta Carafo, Salaadaha Sunada la Xiriira iyo Salaada Ciidul adxa oo ka danbeysa!!!
    Safarada Diyaaradaha ee lagu Noqonayo Soomaaliya marka Xujeydu dhammaysato Waajibka Xajku waxay ahayd dhibka ugu weyn ee dadka Soomaalida ee Xajka aada Sanad walba ay la kulmaan 15 kii Sanno ee ugu danbeysay oo ay Kordheen Xujaajta ka tegaysa Soomaaliya!!!
    Waxaa dhacda Qof ku tala gala in Saddex Usbuuc ama Labaatan Beri ku soo dhameysta dhamaan gudashada Hawlaha Waajibka Xajka ay ku Qaadato innuu Labo bilood ku soo Noqdo!!!! Arrintaas oo ay Cabasho badan ka socotey mudaba, dadna ay ku keento iney hawlo kale ee u Qorshaysnaa ay dhaafaan ama Fasaxii ka dhamaado hadday meelo ka shaqaynayeen!!!!
    Haseyeeshee, Faa'iidada ay helaan Waxa weeye in Salaadaha ay ku tukadaan Xaramka uu uga socdo ajar ka weyn waxa dhaafaya oo dhan xag allaah!!
    Daahista Safarka Soo Noqoshada Xujaajta Soomaaliya ka taga Waxa keeni Jiray in tirada iyo awooda diyaaradaha u kala safra Somaliya iyo Sacuudiga oo xadidan iyo Shirkadaha Xajka ka shaqeeya oo awoodi Waaya iney Keensadaan Diyaarado ku filan!!!
    Sii Socodka Waxay kaga duwan tahay dadka Waxaa la sii kaxeeya muddo bil ku dhow iyadoo Qofba mar diyaar garoobo, Laakiin Soo Noqoshada Dadka oo dhan hal mar ayey hawlaha Xajku dhamaadaan oo ay doonayaan iney soo Noqdaan. Qofkii 10 Beri ay la dhaafto Sugistsna Waxaa Suuragal ah innuu cabashada Bilaabo!!!!!
    Guud ahaan, Adeegyada Xajka iyo Xujaajtu u baahan tahay Waa ka badan yihiin inta hadda la helo. Waxay kaloo dadku aaminsan yihiin in Kharajka ama Qiimaha Xujaajta Soomaalidu bixiso uu ka badan yahay midka inta badan dalalka Adduunka Intiisa kale!!!!!!

    • @ahmedjama5524
      @ahmedjama5524 ปีที่แล้ว

      Wax ka baro Cibaadada Xajka
      Waajibka Xajku Waa Cibaado adag oo u baahan Awood, Aqoon , Karti, Dhaqaale iyo Dulqaad!!!!
      Waxaa haboon Soomaalida iney Xajka gutaan intey dhalinyarada yihiin Qofkii awoodi kara!!!!
      Cibaadada Xajku Waxay ka mid tahay 5 ta Arkaan ee Islaamka oo kala ah:
      1. Towxiidka ama Ashahaadada oo ah Qofku innuu Qiro Allaah ma ahane Macbuud kale oo Xaq lagu caabudaa innuusan Jirin. Nabi Mohamedna ( SCW) innuu Rasuulkiisa yahay
      2. Salaadaha 5 ta ah innuu tukado ee Duhurka, Casarka, Maqribka, Cishaha iyo Subaxa
      3. Sakada innuu iska bixiyo oo ah Sadaqo ay dadka maalka leh si Waajib ah looga rabo iney la baxaan. Maalkana waxaa ka mid ah Lacagta, Dahabka iyo Xoolaha Nool.
      4. Soonka in la guto oo Bisha Ramadaan ay Sanad walba Soomaan dadka ay ku Waajibtay
      5. Xajka in la guto qofkii awooda oo laga doonayo hal mar Qofka Muslimka ah Noloshiisa!!!!
      Acmaasha Xajka ugu Waaweyn Waxaa ka mid ah:
      1. Dawaafka Buuraha Al Safa wal Marwa ee ku yaala Masaajidka Xaramka dhexdiisa
      2. Safarka Miina oo ku taal duleedka Magaalada Makka-al-Mukaramah. Halkaas oo saddex beri lagu Cibaadaysto iyadoo timahana lagu Xiirto!!!
      3. dhagaxtuurka Jamaruutka oo markii aad sii martidba aad dhagxaan yar yar ku tuureysid ( Go and back)
      4. Dawaafka Kacbada oo la dawaafo markaad Maka gashid, Markaad ka soo baxeyso iyo markaad Xajka gudaneyso, Waxaana Sunne ah inaad taabato Xajarul Aswad!!!!
      5. Banaanbaxa Maalinta Carafo, Salaadaha Sunada la Xiriira iyo Salaada Ciidul adxa oo ka danbeysa!!!
      Marka uu dhammaado Xajku Safarada Diyaaradaha ee lagu Noqonayo Soomaaliya, ayey Soomaalidu Waxay ka sheegtaan iney Waqti dheer ka Qaadato,
      Dadka Soomaaliya Xajka ka soo aada 15 kii Sanno ee ugu danbeysay waa ay Kordheen, hase yeeshee didaas si le'eg uma kordhin diyaaradaha ka shaqeeya!!!!!
      Waxaa dhacda Qof ku tala galay Saddex Usbuuc ama Labaatan Beri innuu hawlaha Xajka ku soo dhameysta inay ku Qaadato Labo bilood inuu ku soo Noqdo!!!!
      Arrintaas oo ay Cabasho badan ka socotey mudaba, dadku waxay sheegaan inay hawlo kal oo u Qorshaysnaa ay dhaafaan ama Fasaxii ka dhamaado inta meelo kale ka shaqaynaysay!!
      Haseyeeshee, Faa'iidada ay helaan Waxa weeye in Salaadaha ay ku tukadaan Xaramka uu uga socdo ajar ka weyn waxa dhaafaya oo dhan xag allaah!!
      Daahista Safarka Soo Noqoshada Xujaajta Soomaaliya ka taga Waxa keeni Jiray in tirada iyo awooda diyaaradaha u kala safra Somaliya iyo Sacuudiga ay xadidan yihiin iyo Shirkadaha Xajka ka shaqeeya oo awoodi Waaya iney Keensadaan Diyaarado ku filan!!!
      Marka Xajka lagu sii Socdo, Waxaa dadka la sii kaxeeya muddo bil ku dhow iyadoo Qofba mar diyaar garoobo oo ka tagaya Gobolo kala gedisan ee Soomaaliya, , Laakiin Soo Noqoshada Dadka oo dhan hal mar ayey hawlaha Xajku dhamaadaan oo ay diyaar garoobaan iney soo Noqdaan.
      Kooxdii ay 10 Beri la dhaafto Sugista diyaarada Waxaa Suuragal ah iney cabashada Bilaabaan !!!
      Guud ahaan, Adeegyada Xajka iyo Xujaajta Soomaaliya ka taga u baahan yihiin Waa ka badan yihiin inta hadda la helo iyagoo Soomaalidu isla bar bar dhigto Xujaajta dalalka kale ka soo Xajiya oo dad Soomaali ah ay ku jiraan kuwaas oo kala war Qaata!!!
      Waxay kaloo dadku aaminsan yihiin in Kharajka ama Qiimaha Xujaajta Soomaalidu bixiso uu ka badan yahay midka inta badan Xujaajta dalalka Adduunka Intiisa kale ka yimaada Bixiyaan oo ay ku jiraan meelo Dalka Soomaaliya Sacuudiga uga dhow yahay!!!

  • @cabdulaahi390ali6
    @cabdulaahi390ali6 2 ปีที่แล้ว +2

    senoter haaji muuse suudi yalaxoow

    • @mohammeddheeg7830
      @mohammeddheeg7830 ปีที่แล้ว

      Mataan is a legend in Somali society.
      Qosolkiisa waa xikmadeysan yahay.Ciyaalnimadii ku xasuusin mararka qaarkood.
      True story❤

  • @عبادي-ف6غ
    @عبادي-ف6غ 2 ปีที่แล้ว +2

    Mataan siidow caffe madhaaftey safaari restaurant mauwareejise joogaaga oo farsamo😁😁

  • @Ak_jimcale
    @Ak_jimcale 2 ปีที่แล้ว +2

    Lagend matanow
    Wayahan wax post Kamahene
    Comody nosobadi
    Dad badan kaqoslisaye

  • @Allamagane
    @Allamagane 2 ปีที่แล้ว +2

    adeer 🔥

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 2 ปีที่แล้ว +2

    🙌💫💫💫💫

  • @samsamcabdi4069
    @samsamcabdi4069 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheer

  • @Baashi249
    @Baashi249 ปีที่แล้ว

    Guul mataan