Habeenkii Mataan & Ciyaaraha CISC 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 373

  • @ogaansho
    @ogaansho 5 ปีที่แล้ว +334

    mataan waa qof xor ah kama baqaayo kalmada difaaca ILhan omar iyo weerarka Trump .

    • @hossnyvideoinc9301
      @hossnyvideoinc9301 5 ปีที่แล้ว +5

      Sir ma video kasoo samayso xiisada ilhaan

    • @mahamedcumargynmad3792
      @mahamedcumargynmad3792 5 ปีที่แล้ว +3

      sxb camar arintan sheko malaga samenkaraa ilhAn iyo dooli tarum

    • @alinoor8322
      @alinoor8322 5 ปีที่แล้ว +3

      OGAANSHO macalingaygii long life

    • @suldansadaq8393
      @suldansadaq8393 5 ปีที่แล้ว +4

      Omar iyo kanalkadaba waan umahad naqayaa شكرا جزيلا بفكرك السليم
      Guul ayan kurajena marwalba

    • @kaltoumomar8024
      @kaltoumomar8024 5 ปีที่แล้ว +3

      OGAANSHO Cumar waa runtaaa

  • @liibanmanlii
    @liibanmanlii 4 ปีที่แล้ว +4

    Ninkan ilah cimri dher iyo cafimad hasiyo. Dadiisa raaga ah ee somaliyed waa kuwa wadanka qasaayo day in day out. Isaga wakana dadka intu isu kene ayu kaa qososhinaya. MashaAllah

  • @mahamudosmanhussein9682
    @mahamudosmanhussein9682 5 ปีที่แล้ว +34

    Ninkaan si qurux badan oo bilaa danbi ah buu dadka ugu shactireeyaa xariif ciyaalkii hore ah weeye loolz
    Talow gabadhiis ciwaankeeda intee ka helaa.

    • @robtv9634
      @robtv9634 5 ปีที่แล้ว

      Hehehe

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Afjar Osman wll subscribe igu caawi

  • @salehomar5170
    @salehomar5170 5 ปีที่แล้ว +48

    Caydiid
    Aweys fuundi
    Bashiir geele
    Qabri_bayax
    Ceel_Buur
    Siigaale iyo bakaraha
    True story waaye 😂
    Kaftankisa dadbadan ayu cafimad u yahay waa True_Stroy

  • @AHMEDOSMAN-hp3kx
    @AHMEDOSMAN-hp3kx 5 ปีที่แล้ว +7

    Ciyal xamr asal ah cuqdad ma naqano Mel kasta ciyalka xfda Cml le lo galaa forjadi jardinka so xasusto 👏👏👏

  • @oomaarbarbarofficial1098
    @oomaarbarbarofficial1098 5 ปีที่แล้ว +92

    Zxp aan jeclahay ilaahow cimri dheer ku sii 😅🤣😂

  • @mataanquershma3215
    @mataanquershma3215 5 ปีที่แล้ว +38

    Magaca mataan bilaash loola ma baxo geesiyada unbaa la baxa hormar wacan

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Mataan Quershma wll subscribe igu caawi

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 5 ปีที่แล้ว +14

    Cajiib waaye Shactiradiisa Mataan Nin Culus I like you

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      ARAGTIDA DHAQALAHA wll subscribe igu caawi

  • @manaymanay2225
    @manaymanay2225 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah waa xafad legu dhaley 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @haweyaali2904
    @haweyaali2904 5 ปีที่แล้ว +8

    Walee mataan waa mr biin o kale dacaayad

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 5 ปีที่แล้ว +11

    Duqaan fajiistahaa farxada ka muuqata waa laga fahmaa in uu lasoo koray Dad qalbi xaaran daacad ah oo deris wanaagsan.
    Xamat halbowlihii soomaaliya.

  • @aziiz94
    @aziiz94 5 ปีที่แล้ว +18

    Awees fuundi iyo ceydiid marko galaayo aya said ugu qoslaa 😁 Mr mataan wa qofka kali iga qosliyo Inta Somali majaajileyste isku sheegto ilaheey haku xifdiyo mataan

  • @sahrobashiirxersi8813
    @sahrobashiirxersi8813 5 ปีที่แล้ว +12

    2020 video ka danbe sugaa sugaa true story waaye 😂🤣

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 5 ปีที่แล้ว +33

    Kkkkk Mataan Nin waxbadan Og❤

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 5 ปีที่แล้ว +2

      meel kasta wad i hor socoto ama kabta kaga istaaga

    • @dr-sihaam1041
      @dr-sihaam1041 5 ปีที่แล้ว +6

      Rock_ Diamond
      inaan Somaali ahay sidaas ku ogoow😊

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Dr- Sihaam wll subscribe igu caawi

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 5 ปีที่แล้ว +45

    Walahi beenti ma ma aha Atlanta Georgia waa meeshi iigu horeysey ee USA 🇺🇸 aan ka so degey anigo Nairobi ka imi oo qaatki islii la qaadiresan hhhhh 18 years ago 😄

    • @salmanAli-fb3ci
      @salmanAli-fb3ci 5 ปีที่แล้ว +4

      qof wlba marki la so qadayo mesha mxa lo geya ani xita sidas aha wlh

    • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
      @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 ปีที่แล้ว

      Anaa gorman kasoo dagaayaa wtf
      Usa

    • @abdullahimoha3016
      @abdullahimoha3016 5 ปีที่แล้ว

      Insha Allah Waa meeshan Kasoo Degayo Waqti Dhaw

    • @burcaawiboy2948
      @burcaawiboy2948 4 ปีที่แล้ว

      @@salmanAli-fb3ci
      Saaxiibow wax iisoo tuur adaa USA joogtide

  • @nuredinahmed7041
    @nuredinahmed7041 5 ปีที่แล้ว +8

    Madax sare mataan qalbigiisu waa nadiif wana xor

  • @abdixakinmuxamed9115
    @abdixakinmuxamed9115 5 ปีที่แล้ว +7

    Mataan legend waye wlhi ciyaal xamaar one love

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 5 ปีที่แล้ว

      Dadka wa soomaali looma bahna afcarabi iyo qabiil .

    • @khadragaryar6362
      @khadragaryar6362 5 ปีที่แล้ว

      Markuu streeska ihaayo iyo anoo fagaraayo hadaan daawado jooga mataan waàxan noqdaa happy horay usoco matan

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 5 ปีที่แล้ว

      @@khadragaryar6362 Qaxooti iyo stress kalama haraan.

    • @husseencagta6034
      @husseencagta6034 5 ปีที่แล้ว

      @@khadragaryar6362 stresska marku ka bato lake victoria aya lagu so dabaasha.

    • @khadragaryar6362
      @khadragaryar6362 5 ปีที่แล้ว

      @@husseencagta6034 haa waa sax laakin matan oo kale hspy ayaa kunoqdaa joogiisa

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw 5 ปีที่แล้ว

    Mataanow marka galeysid ninka heer ceeldheerka sheekadisa sheegaysid said aya uga helay sidaa u jileysid luqadisa you're the best comedian wlhi horay u soco

  • @sherom6597
    @sherom6597 4 ปีที่แล้ว +1

    Wadankeena haduu dowlad fiican lahaan lahaaa ninkaan mallionaire buu noqon lahaa, stand up comedy-ga lacag badan baa laga qabtaa aduun weynaha.

  • @gacalmuudemedia
    @gacalmuudemedia 4 ปีที่แล้ว +1

    masha Allaah aadbaan u jecelahay sheekadaada anigoo ah dadka xamar kunool aadbaanu kuu taageernaaa

  • @abdimacalin4197
    @abdimacalin4197 5 ปีที่แล้ว +9

    Mr true storry ninka kaliyee iga qosliya kkkkkkkk

  • @ahmedisse2516
    @ahmedisse2516 5 ปีที่แล้ว +1

    Mataan waa nin qalbi wngsan leh
    Man shaa Allah

  • @daudmahat5759
    @daudmahat5759 5 ปีที่แล้ว +2

    l'm fanz mr matan true story....wlh qosol ayaad iikuu dhiishay runtee

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Omar salaan sare

  • @drmahadahmed516
    @drmahadahmed516 4 ปีที่แล้ว +1

    True story waan taageera mataan adr u are anti depression hargeisa kasoo salaamya

  • @bashirshaah7920
    @bashirshaah7920 5 ปีที่แล้ว

    Mataan majaajiliistaha kaliya ee iga qosliya, true story, taageero buuxo ayaan u ahay caafimaad iyo cimri dheer ayaan kuu rajeeynaa,❤❤

  • @butraanqatar8119
    @butraanqatar8119 5 ปีที่แล้ว +2

    Seegale walhi wn u xisay sheeqeyga macalnuur ayan ku ziyarin jirnay 🙏🙏

  • @sulaymanfarah2023
    @sulaymanfarah2023 5 ปีที่แล้ว

    Mataan waa nin qalbi wngsn oo niyad fiican wlhi oo dhulkiisii uu kayimi aanka fanaanin horey usoco keep going🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abuukarsalaal2407
    @abuukarsalaal2407 5 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah ader matan

  • @mohamednoormohamednoor3718
    @mohamednoormohamednoor3718 4 ปีที่แล้ว

    Mataan habeenki ciyaraha kusodar wax kale horey usoco 👌

  • @mataanquershma3215
    @mataanquershma3215 5 ปีที่แล้ว +11

    Mataan geesi ayaa tahay hormar wacan

    • @abdala114
      @abdala114 5 ปีที่แล้ว

      Nin weyn ayqd tahay cibaadayso masajidka aad waqtiga aad dayacayso cibaado ku qaado waa iga waano walal lakiin waxa aad wado waa fadhi ku dirir

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 5 ปีที่แล้ว +9

    Ar mataan ahaa ceydiid dabagaabka
    Dhan uu la baxay ku lahaa 😂😂😂😂😂

  • @rosalinarossa973
    @rosalinarossa973 5 ปีที่แล้ว +28

    I love this guy 🤣🤣

  • @abdullahimoha3016
    @abdullahimoha3016 5 ปีที่แล้ว +61

    Hadaad Comment Aragto Mataanow Fadlan Meel Aan Kaala Soo Xariiro Iisheeg Taagerahaga 1aad Ayan Ahy😍

  • @AbdullahiAbdisamad-vs4nl
    @AbdullahiAbdisamad-vs4nl 5 หลายเดือนก่อน

    Mataan garowe kugu soo dhaweynaya legend batahy you are funny

  • @ashrafqadar5799
    @ashrafqadar5799 4 ปีที่แล้ว

    Best Somali comedian.

  • @cakaaashkp5890
    @cakaaashkp5890 5 ปีที่แล้ว +2

    Legend waaye wllhi kaftan asaaa dhalay 😂😂😂

  • @aliabdiiid2
    @aliabdiiid2 5 ปีที่แล้ว +2

    asc mr mataan iinsha alaahu waa ku qasbanahay inaan taageerno walaasheen ilhaan omer waad ku mahadsan tahay wsc warxmatlh wabrktu

  • @anwarmoktar3621
    @anwarmoktar3621 3 ปีที่แล้ว

    man of the year ayaan siinayaa Mataan

  • @sirafatihjmcdheere4082
    @sirafatihjmcdheere4082 5 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂 Alla beerka #sh #Cabdi_Qaadiraw Xaa igu dhacay kulahaaa😂😂😂

  • @bederabdi1423
    @bederabdi1423 5 ปีที่แล้ว +11

    Caydiid, aways wuundi, iyo bashiir geelle 🤣🤣
    Raggaas stage ka keen maalin uun.

  • @muniir3654
    @muniir3654 5 ปีที่แล้ว +5

    Mataan joke waan jeclahay xaraarad socoto waye sanadkiiba mar ama labo soo galaa that is why ay dadka u jecel yihiin

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 5 ปีที่แล้ว +2

    Mataan wa reer siigalihi hore.

  • @buurasugo9718
    @buurasugo9718 5 ปีที่แล้ว +11

    Well come to Mogadishu iyo cadado adeer we love you

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Buura Sugo wll subscribe igu caawi

  • @mahdicadde1504
    @mahdicadde1504 3 ปีที่แล้ว

    Yaaa dawanayo 2020

  • @laalanura2635
    @laalanura2635 5 ปีที่แล้ว +3

    Big fan baan u ahay Cabdirazaaq Mataan

    • @Abdulqadir-mz5nu
      @Abdulqadir-mz5nu 5 ปีที่แล้ว +1

      Laala nura Aniga xita

    • @laalanura2635
      @laalanura2635 5 ปีที่แล้ว +1

      Thanks@@Abdulqadir-mz5nu Mataan comedy-gii waa best dawashadiisa kama caajiso

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว +1

      Laala nura wll subscribe igu caawi

    • @laalanura2635
      @laalanura2635 5 ปีที่แล้ว

      @@moofficial7289 wayhy wlo

  • @muniiramohamed3439
    @muniiramohamed3439 5 ปีที่แล้ว +5

    Anaa ugu soo horeyay

  • @hodanabdi8197
    @hodanabdi8197 5 ปีที่แล้ว +6

    Naxnu arsalnaa biqabiiluka mj hhhh wlhi ku taa geersnhy nolo

  • @mesutalle22
    @mesutalle22 5 ปีที่แล้ว +8

    Mataan maalinti xoriyada maad dhalatay farxadaada😂😂

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Daud Ali wll subscribe igu caawi

  • @HadithiAbdulle
    @HadithiAbdulle 5 ปีที่แล้ว +5

    laughter is the best medicine!

  • @baroafjarmalka6385
    @baroafjarmalka6385 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan kaftankiisa aad ayaan u jecelahay

  • @hassaankhalifa4482
    @hassaankhalifa4482 5 ปีที่แล้ว +4

    Mataan is very funy🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Hassaan Khalifa wll subscribe igu caawi

  • @bogmadowreactions5032
    @bogmadowreactions5032 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah aadbad iga qoslisay anaa ku so dhawaynayo borme

  • @abdihafitali1302
    @abdihafitali1302 4 ปีที่แล้ว

    Ano Kenya jogo waxn tagersanahay MATAAN for his funny stories I like it .

  • @drhamsedeyr5158
    @drhamsedeyr5158 5 ปีที่แล้ว +18

    True story 😂😅😆

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Dr hamse Deyr wll subscribe igu caawi

  • @abdikarimpro3218
    @abdikarimpro3218 2 ปีที่แล้ว

    Farxaan xidig waa jeneraal

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 5 ปีที่แล้ว +8

    Awoow day care that is funny

  • @alinaste895
    @alinaste895 5 ปีที่แล้ว +3

    Mataan come to Mogadishu

  • @mataanquershma3215
    @mataanquershma3215 5 ปีที่แล้ว +11

    Inta magacayga jcl mataan lk saara libaaxa

  • @InfinityLexicon
    @InfinityLexicon 5 ปีที่แล้ว +1

    Axmed xaji bakiin

  • @goldenabdi8953
    @goldenabdi8953 5 ปีที่แล้ว +1

    waa true story.......... iga dheh

  • @liibanelmi8538
    @liibanelmi8538 5 ปีที่แล้ว +2

    matan best comedy 😂😂

  • @fatumahassan4812
    @fatumahassan4812 5 ปีที่แล้ว +3

    asc walaalkiis mataan salaan sare waana ku mahadsan tahay mar walba waxaad xasuusataa siigaale iyo makaaraha.dabka shineema hodon isbitaal cariif ilaahey ha ku nabad geeyo

  • @rastafala7823
    @rastafala7823 5 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhh true story.........

  • @abdirisaaqsalebaan2814
    @abdirisaaqsalebaan2814 5 ปีที่แล้ว +1

    Haddaad caaafimaad qabtoH wll Dheh Alx Hadaad Awoodo maaha Xujo

  • @hargeeleugaaska2759
    @hargeeleugaaska2759 3 ปีที่แล้ว

    Mataan ayaantaan lama arkin,
    Waan u xiisay runtii

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 5 ปีที่แล้ว +3

    Bahz bin Hakim narrated from his father, from his grandfather that Prophet (s.a.w) said:
    "Woe to the one who talks about something to make the people laugh, in which he lies. Woe to him! Woe to him!"
    حَدَّثَنَا مُحَمَّدُ بْنُ بَشَّارٍ، حَدَّثَنَا يَحْيَى بْنُ سَعِيدٍ، حَدَّثَنَا بَهْزُ بْنُ حَكِيمٍ، حَدَّثَنِي أَبِي، عَنْ جَدِّي، قَالَ سَمِعْتُ النَّبِيَّ صلى الله عليه وسلم يَقُولُ ‏ "‏ وَيْلٌ لِلَّذِي يُحَدِّثُ بِالْحَدِيثِ لِيُضْحِكَ بِهِ الْقَوْمَ فَيَكْذِبُ وَيْلٌ لَهُ وَيْلٌ لَهُ ‏"‏ ‏.‏ قَالَ وَفِي الْبَابِ عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ ‏.‏ قَالَ هَذَا حَدِيثٌ حَسَنٌ ‏.‏
    Grade : Hasan

    • @awoahmed2337
      @awoahmed2337 5 ปีที่แล้ว

      Bin Adam what is untrue?

    • @alinoor8322
      @alinoor8322 5 ปีที่แล้ว +1

      Bin Adam wuxu shegayo oo dhan marunba dee

    • @rashkavlogs1332
      @rashkavlogs1332 5 ปีที่แล้ว

      Bro it's true story 😂

  • @Nasrashiilaofficial3146
    @Nasrashiilaofficial3146 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkk duqa qarri jiqood qisadiisa ayaan u baahanehe mr mataan

  • @halimaaden1618
    @halimaaden1618 4 ปีที่แล้ว

    Soomaali an caadi haye maash alaah

  • @adulwahabmohamed3328
    @adulwahabmohamed3328 5 ปีที่แล้ว

    Mataan waan taageraa

  • @ahmedduale7495
    @ahmedduale7495 5 ปีที่แล้ว +3

    Mataan waa legend 👍👍👍

  • @jamamohamud3438
    @jamamohamud3438 5 ปีที่แล้ว

    Mataan mahadsanid sxb

  • @mogemussajama653
    @mogemussajama653 4 ปีที่แล้ว

    Waaa iga qosliyaa kal iyo laabkkk

  • @odaydaad7539
    @odaydaad7539 5 ปีที่แล้ว +8

    mataan waa oday loo bahanyahay

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashallaha waye.

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 5 ปีที่แล้ว +5

    Mataan rabi somalida runbaad kasheegtay waa sidii libaaxi ubadki hoyaday Ku daayen badidooda

  • @user-uh9pm3tq4v
    @user-uh9pm3tq4v 5 ปีที่แล้ว +1

    True story aadabn ujeclhy mataan qosol ban isku celin wayay waxaan helnay qof noo matalo somali funny

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      خليل الرحمن wll subscribe igu caawi

  • @farxadxaji7491
    @farxadxaji7491 5 ปีที่แล้ว +4

    Somali lives matter 😀😀😀😀🇸🇴

    • @moofficial7289
      @moofficial7289 5 ปีที่แล้ว

      Farxad Xaji wll izoo booqo subscribe

  • @mohammedsayedd5241
    @mohammedsayedd5241 5 ปีที่แล้ว

    Mataan GOOD SOMALIAN MANSHALLAH

  • @AbdallaArush
    @AbdallaArush 5 ปีที่แล้ว +5

    lagend mataan true story Arinta #ilhanomar😂👏👏👏👌

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio 5 ปีที่แล้ว +7

    True story 🤣🤣

  • @littlemanrichman
    @littlemanrichman 5 ปีที่แล้ว +1

    That's awoowe day care caadi ma ahan

  • @bagamudo4502
    @bagamudo4502 5 ปีที่แล้ว +1

    *ahmed haaji bakiin sxbkeey*

  • @somalitiktok8430
    @somalitiktok8430 5 ปีที่แล้ว

    MaTaan aabo alle haku dhowro

  • @MACQUUL_MEDIA.
    @MACQUUL_MEDIA. 5 ปีที่แล้ว +3

    ALLE DARTIIS 1K SUBSCRIBE IIGU SAARA DHAMMAN SOOMALIDAN KU FAANO IYO FANSKA CHANNELKAN.

    • @wapanganomaster1505
      @wapanganomaster1505 5 ปีที่แล้ว +1

      Iisaar aan kuusaaro adigane wallow

    • @MACQUUL_MEDIA.
      @MACQUUL_MEDIA. 5 ปีที่แล้ว

      @@wapanganomaster1505 waan kuu saray bruda.

  • @mohamettaamin3588
    @mohamettaamin3588 5 ปีที่แล้ว

    Bakaaraha imow waaa ku taagerna MATAANOW

  • @ibrahimhassan8239
    @ibrahimhassan8239 5 ปีที่แล้ว +4

    Mataanoow caabudwaaq & qabri bayax, gaalkacyo iyo ceelbuur imoow, iyo xamarta cusub, si fiican haloo qoslee, dadka soomaaliyeed kaftanka sarbeebta leh weey jecel yihiin. ...

  • @rooble14
    @rooble14 4 ปีที่แล้ว

    Mataan noolooow intay nololi jirto

  • @deeqmediapro574
    @deeqmediapro574 5 ปีที่แล้ว +2

    mataan inaa reer siigaale ilaa bakaaraha kusoo kortay waan kaa dareeemay runtii dalka haddii aad dalka ugu soo laabatid reer siigaale haddii aan nahay si gaar ah ayaan kuu casuumi doonaa.

  • @matancideed7247
    @matancideed7247 5 ปีที่แล้ว

    Mataan horey usoco

  • @jamalfarah4822
    @jamalfarah4822 5 ปีที่แล้ว +6

    Dabayl miyaa odoyaashan uga
    Dhacdey Timihii dhakada wada dhalaaleysa😂😂subag idaad miyey soo marsadeeen

  • @alinoor8322
    @alinoor8322 5 ปีที่แล้ว +2

    Manoli qosol aawgii

  • @mahdysamatar9968
    @mahdysamatar9968 4 ปีที่แล้ว

    Waan kujrcelnahay imaaw adeer

  • @tilaabshetilaabshe6716
    @tilaabshetilaabshe6716 5 ปีที่แล้ว +1

    wakuhestaa matan dhabtii nosobadi aa dhihi lahay vidioyaasha

  • @zakariaalizaka6091
    @zakariaalizaka6091 5 ปีที่แล้ว +2

    Ar inoo imaaw sxp mataanoW

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk very funny 😄

  • @abrahammussa4658
    @abrahammussa4658 5 ปีที่แล้ว +1

    Somalida USA ku nool waa somalida ugu stress-ka badan qurbaha bal u fiirso nimankaa waaweyn ninkii hebel dacayadee kulahaa.

  • @butcalishire9018
    @butcalishire9018 4 ปีที่แล้ว

    Legend mataan

  • @muktaashabdisky3327
    @muktaashabdisky3327 3 ปีที่แล้ว

    Creative

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 5 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkk. Mataan Caadi ma ahan waa qofka kaliya iga qosliyo