Mataan oo Kale reer xamar waxaa dhagaa Katiinato Wayay micnaha Ex dhaliyarada oo Kamid le lava Wadaa guuleyso hadii Xanaagsana Xitaa waan Ku qosla Ile Inta Hurda I Qabaneydo libaaxyada TH-cam soo dhawoow Ayaa Lu dhahayaan
Wax ka baro Cibaadada Xajka Waajibka Xajku Waa Cibaado adag oo u baahan Awood, Aqoon , Karti, Dhaqaale iyo Dulqaad!!!! Waxaa haboon Soomaalida iney Xajka gutaan intey dhalinyarada yihiin hadii ay kari karaan.!!!! Acmaasha Xajka ugu Waaweyn Waxaa ka mid ah: 1. Dawaafka Al Safa wal Marwa iyo Kacbada, 2. Safarka Miina oo saddex beri la joogo laguna Cibaadaysto iyadoo timahana lagu Xiirto!!! 3. dhagaxtuurka Jamaruutka oo markii aad sii martidba aad dhagxaan yar yar ku tuureysid 4. Dawaafka Kacbada oo la dawaafo markaad Maka gashid, Markaad ka soo baxeyso iyo markaad Xajka gudaneyso 5. Banaanbaxa Maalinta Carafo, Salaadaha Sunada la Xiriira iyo Salaada Ciidul adxa oo ka danbeysa!!! Safarada Diyaaradaha ee lagu Noqonayo Soomaaliya marka Xujeydu dhammaysato Waajibka Xajku waxay ahayd dhibka ugu weyn ee dadka Soomaalida ee Xajka aada Sanad walba ay la kulmaan 15 kii Sanno ee ugu danbeysay oo ay Kordheen Xujaajta ka tegaysa Soomaaliya!!! Waxaa dhacda Qof ku tala gala in Saddex Usbuuc ama Labaatan Beri ku soo dhameysta dhamaan gudashada Hawlaha Waajibka Xajka ay ku Qaadato innuu Labo bilood ku soo Noqdo!!!! Arrintaas oo ay Cabasho badan ka socotey mudaba, dadna ay ku keento iney hawlo kale ee u Qorshaysnaa ay dhaafaan ama Fasaxii ka dhamaado hadday meelo ka shaqaynayeen!!!! Haseyeeshee, Faa'iidada ay helaan Waxa weeye in Salaadaha ay ku tukadaan Xaramka uu uga socdo ajar ka weyn waxa dhaafaya oo dhan xag allaah!! Daahista Safarka Soo Noqoshada Xujaajta Soomaaliya ka taga Waxa keeni Jiray in tirada iyo awooda diyaaradaha u kala safra Somaliya iyo Sacuudiga oo xadidan iyo Shirkadaha Xajka ka shaqeeya oo awoodi Waaya iney Keensadaan Diyaarado ku filan!!! Sii Socodka Waxay kaga duwan tahay dadka Waxaa la sii kaxeeya muddo bil ku dhow iyadoo Qofba mar diyaar garoobo, Laakiin Soo Noqoshada Dadka oo dhan hal mar ayey hawlaha Xajku dhamaadaan oo ay doonayaan iney soo Noqdaan. Qofkii 10 Beri ay la dhaafto Sugistsna Waxaa Suuragal ah innuu cabashada Bilaabo!!!!! Guud ahaan, Adeegyada Xajka iyo Xujaajtu u baahan tahay Waa ka badan yihiin inta hadda la helo. Waxay kaloo dadku aaminsan yihiin in Kharajka ama Qiimaha Xujaajta Soomaalidu bixiso uu ka badan yahay midka inta badan dalalka Adduunka Intiisa kale!!!!!!
waan ka xumahey aad aad in aad tiraahdo hodon waa meel fiican iyo in aad tiraahdo qabiil ma aqano waayo aad u tiri waxaan ahey reer xamar shaqsiyada qofka ha gofin waqtigaas ayaa taqiin qabiil

duqa waa iga qoslisay horay usoco
Vedioga noo soo Badi
Adeer cali mataan waa iga qoslisaa wllhi comedy gagana waan jecelahay ima dhaafo anyway keep going garabkaga ayaan tagan nahay 💖🇸🇴💖🇸🇴🙏
Thank you 🙏 😊 adeer mataan
Adeer mataan waad naga qoslisay in badan aad baana kuu taageernaa cimrigaada ha raago.
From Xamar ✌
Ali mataan wlhi waxaan ka dhacy saliga kkkkkkkkk inta ugu raacsan like saar
Walahi waa runta dad badan ayaad ka qoslisa sxb cafimaad hel true story 😂😂😂😂😂😂😂😂lakiin kusodar intaa ka badan
Best comedy ever in the world thankz bro mataan true story big respect
Mataan really your best comedian somali I have ever seen
jigjiga mad timadid
masha alah ader
Sadex(3) sheeko oo Runa ayaan kuu hayaa Mr mataan true history
Nin dhalina yara ahaa oo baadiye laga keenay oobjigjiga lakeenay baan sheekooyin qosol badan oo inta uunan magaalada laqabsan kadhacay baan kuushigi lahaa xaggeen kuugu soodiraa waa wada true history e
Qosolkii waa iga dhameeyey mataan 😅🤣hore uso boowe
Reer gaalkaalkacayoodkana ku dheerow
Keep going brother
Best comedy of all time cali mattan
Kkkkkkk Mataan Hadan xanaqsanahay Adan kusodawashotaga qosolka igadhamesay. Waa TUru story😁😁😁
Marqaale,arbacey,dhuu taltaluug😂😂😂 real comidiyan going mr true story mataan
Ali mataan big respect
Adeer mtaan waad iga qoslisa wlhi video yaasha noo doo badi
Thankfully 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎇🎇🎇🎇🎇😍🥰🥰
Mataan legend True story
Dadka soomaalida bananka soo aaday waxey noqdeen dad calooshooda furantay
Asc. Legend. Sare. Mataan. Aad. Iyo. Aad. Ayan. Kuu. Salaamay😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤
Mataan Allaha noo kaa daayo walaahi nin qalbi saafi ah oo Soomaali ah waaye oo bulshada majaajilo ku mideeyay
Ali mataan funny ayaa tahay allah yahfidka Ramadan Mubarak from Mugdisho
Mataan mideeye ummadaa soomaaloyeed ayaas tahay
Somali comedian ALI MATAN LIKE U you are vedios keep going
Anigaa waan ku tagiraaa runtiii baba Ali matan
Ali mataan adeerka 90ka ku firsada wlhi mucjiso thy keep going
Abti mataan thanks waqti kasta ❤
Legend wlh u the funniest somali ever
True story Ali Matan lol 😂
hor mar wacan aaan kuu rajaynaaa adeer
keep going homei wlh ciyaalka xafada Aabahood 🙏❤
Ar mataana wlhi aniga oo xanaaqsan hadaan ku tuurto waan farxaa
adeer matan masha allah ada u ku qosla shekdada
Markan qosal ubahdo cajis daremo waxan radiya xaaji Ali matan 😂
Masha Allah bro
Mr mataan qaraabada xamar dagto aad baa ugu camirataa reer siigaale waala soo kortay kastoo ucimaamad
Adeer Ali waan Ku salaamay
Mr true story wnku salamay shereout to xamar specially ciyal siigaale 🔥😂
Ramadaan waa dhamaayay
Waxaan ahay family ck amrkisan qadanay
Walaahi saa u qoslaayay waa ilmeeyay
qosolka wa caafimad
Ader hory u soco ck family ka socdaa🙏
Ciyaal xamar aa nahay cuqdad ma naqaano🙏💕❤✌👌
Mansha Allah alle haku xifdiyo
Duqa waa iga qoslisy vidio yasha noo so badi
One love
wale odaygii mataan qosol uu igu dilay
feerihii ayaa ixanuunay
True Story 😁
Adeerow hori usoco
Mataan oo Kale reer xamar waxaa dhagaa Katiinato Wayay micnaha Ex dhaliyarada oo Kamid le lava Wadaa guuleyso hadii Xanaagsana Xitaa waan Ku qosla Ile Inta Hurda I Qabaneydo libaaxyada TH-cam soo dhawoow Ayaa Lu dhahayaan
Waa true history
Mataan keep going
Waan sugaa yay
m.a kutageyrsanahay true story
Paapa Allah ku dhowro lkn REER PUULI PARDR ka qaley 😂😂😂😂😂😂
Masha allah
Big legend
Reer burco iyo budhadhka .
Qadka dhaxe LLPP Dr yusuf shaqaq qalifriko badrolka ibrahin shash 5 Horsed
Thanks
Waxbaa kadhacay
mdxa comedyga kep going
Dharkan kaLa bixi jiray
😄😄😄😄
Rageedii shactirada aduunka 🤣🤣🤣🤣🤣
KEEP GOING
Rug cadaa somaliyeed
So funny wlllhi
Wacxa waxbadana kajiro salaan sare macalimu noolow walal
Joogada kama daalo walahi
Aaa san reed qaday kulaha 😂🤣
🤣🤣🤣
Keep going
Qarabatha yawaye iga dawa geya asxbta
😁😅😅😂😂🤣😅
hhhh love u abti
Cli mtn
Wax ka baro Cibaadada Xajka
Waajibka Xajku Waa Cibaado adag oo u baahan Awood, Aqoon , Karti, Dhaqaale iyo Dulqaad!!!! Waxaa haboon Soomaalida iney Xajka gutaan intey dhalinyarada yihiin hadii ay kari karaan.!!!!
Acmaasha Xajka ugu Waaweyn Waxaa ka mid ah:
1. Dawaafka Al Safa wal Marwa iyo Kacbada,
2. Safarka Miina oo saddex beri la joogo laguna Cibaadaysto iyadoo timahana lagu Xiirto!!!
3. dhagaxtuurka Jamaruutka oo markii aad sii martidba aad dhagxaan yar yar ku tuureysid
4. Dawaafka Kacbada oo la dawaafo markaad Maka gashid, Markaad ka soo baxeyso iyo markaad Xajka gudaneyso
5. Banaanbaxa Maalinta Carafo, Salaadaha Sunada la Xiriira iyo Salaada Ciidul adxa oo ka danbeysa!!!
Safarada Diyaaradaha ee lagu Noqonayo Soomaaliya marka Xujeydu dhammaysato Waajibka Xajku waxay ahayd dhibka ugu weyn ee dadka Soomaalida ee Xajka aada Sanad walba ay la kulmaan 15 kii Sanno ee ugu danbeysay oo ay Kordheen Xujaajta ka tegaysa Soomaaliya!!!
Waxaa dhacda Qof ku tala gala in Saddex Usbuuc ama Labaatan Beri ku soo dhameysta dhamaan gudashada Hawlaha Waajibka Xajka ay ku Qaadato innuu Labo bilood ku soo Noqdo!!!! Arrintaas oo ay Cabasho badan ka socotey mudaba, dadna ay ku keento iney hawlo kale ee u Qorshaysnaa ay dhaafaan ama Fasaxii ka dhamaado hadday meelo ka shaqaynayeen!!!!
Haseyeeshee, Faa'iidada ay helaan Waxa weeye in Salaadaha ay ku tukadaan Xaramka uu uga socdo ajar ka weyn waxa dhaafaya oo dhan xag allaah!!
Daahista Safarka Soo Noqoshada Xujaajta Soomaaliya ka taga Waxa keeni Jiray in tirada iyo awooda diyaaradaha u kala safra Somaliya iyo Sacuudiga oo xadidan iyo Shirkadaha Xajka ka shaqeeya oo awoodi Waaya iney Keensadaan Diyaarado ku filan!!!
Sii Socodka Waxay kaga duwan tahay dadka Waxaa la sii kaxeeya muddo bil ku dhow iyadoo Qofba mar diyaar garoobo, Laakiin Soo Noqoshada Dadka oo dhan hal mar ayey hawlaha Xajku dhamaadaan oo ay doonayaan iney soo Noqdaan. Qofkii 10 Beri ay la dhaafto Sugistsna Waxaa Suuragal ah innuu cabashada Bilaabo!!!!!
Guud ahaan, Adeegyada Xajka iyo Xujaajtu u baahan tahay Waa ka badan yihiin inta hadda la helo. Waxay kaloo dadku aaminsan yihiin in Kharajka ama Qiimaha Xujaajta Soomaalidu bixiso uu ka badan yahay midka inta badan dalalka Adduunka Intiisa kale!!!!!!
🤣 muse suudi hada ka hor waxa la dhahay wasiir lagaa Dhiga dagaalka dhaaf kulahaa wasiir xooyahay 🤣🤣🤣
waan ka xumahey aad aad in aad tiraahdo hodon waa meel fiican iyo in aad tiraahdo qabiil ma aqano waayo aad u tiri waxaan ahey reer xamar shaqsiyada qofka ha gofin waqtigaas ayaa taqiin qabiil
aniga siyaasad kama hadlado hadana waa kahadlaa taasi waxaay ku tuseeysaa in qabiilka ay far qaha ku wadato
😡🐒🐒🐒🐒🐒🐒🐒😡
They all doing fake laugh.
𝚀𝚘𝚜𝚘 𝚕𝚔𝚒𝚒 𝚋𝚊𝚊.𝚒𝚐𝚊 𝚍𝚑𝚊𝚖𝚊𝚊𝚍𝚎