stand up comedy Mataan Altanta 2016 Ohio

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 351

  • @fuadbadmah7542
    @fuadbadmah7542 7 ปีที่แล้ว +57

    wlhi this man is the finest somali comedian.
    love from hargeisa

    • @hyassin4276
      @hyassin4276 4 ปีที่แล้ว +1

      masha Allah mataan wa beysani weyn aqli badan aqoon leh , shaqo culus bu bulshada u haya qosalka wa cafimaad , stress free , maskaxda dajin masha Allah guul ,guul wbt

    • @abdallajamal4616
      @abdallajamal4616 3 ปีที่แล้ว

      Naagbaa noo talineyso.miyaad mesha lasoo.istaagtay cilmaaniyow nabigaa noo sheegay in ay halagsameen qoladii naag taladooda udhiibatay

  • @caawiyeciiltirecali603
    @caawiyeciiltirecali603 6 ปีที่แล้ว +133

    Is baaradii waa Qaadaty
    2 xabaa reebtay oo ilmaha
    Caanahooda kulaha😂😂
    2018 hadaa daawaneyso like ii saar

    • @mohanjr
      @mohanjr 5 ปีที่แล้ว

      caawiye ciiltire cali 😭😂😂😂

    • @humalionebugbug
      @humalionebugbug 5 ปีที่แล้ว +1

      i'm the last one 2k18 almost done

    • @mohanjr
      @mohanjr 5 ปีที่แล้ว

      @@humalionebugbug nah am so here

  • @mohamedyusuf6427
    @mohamedyusuf6427 7 ปีที่แล้ว +41

    Kkkkkkkk. Reer Burco ayaan ahay ninkan wallhi waa very talented Alla ha Ilaaliyo. Wuu iga qosliya runtii. Aar nooloow sxb .

    • @abdiweliali4874
      @abdiweliali4874 7 ปีที่แล้ว +2

      Mohamed yusuf burka halaga Linina masaajidka kkkkk

    • @mohamedyusuf6427
      @mohamedyusuf6427 7 ปีที่แล้ว +2

      +mohamed ali 😅😅😅😅😅😅😅 Sxb ninkaas jir oo joog ayaan leeyahay

    • @abdullahiahmed9601
      @abdullahiahmed9601 6 ปีที่แล้ว +2

      burco ma tagin lk waa magaalo aan jeclahay

  • @Sara-ed7ol
    @Sara-ed7ol 8 ปีที่แล้ว +21

    aad baan u qosley Walahi , beenteed maaha gabadha tiri waxaan oo Soomaali ah isku cuqdadeysan ayaad ka qoslisey .
    Best Somali comedian ! 😂

  • @daahircali8151
    @daahircali8151 8 ปีที่แล้ว +20

    wlhi wan qoslay mataan waa ciyalka xafada wlhi reer muqdisho asal ah

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed 8 ปีที่แล้ว +4

    mataan ,,, u r really somali comedian aaaan arko thnk u my qaraaabadayda hhh

  • @ubahmohamed5272
    @ubahmohamed5272 8 ปีที่แล้ว +8

    maasha Allahu .Illah ha xafido waa qof qalbi nadiif ah leh!!!!

  • @ImMak
    @ImMak 7 ปีที่แล้ว +8

    from hargeisa I actually interest the way that you are using to make the people lough .. such true story
    go on Mr true story!!!

  • @osmanismail9478
    @osmanismail9478 7 ปีที่แล้ว +15

    walaahi aad ayaan u farxay markaan dadalkaaga, waxaan kuu rajaynay guul aad usaraysa.

  • @abdinajibmohamed8794
    @abdinajibmohamed8794 2 ปีที่แล้ว +2

    Wlh qosol iguma harin mataan cimridheer iyo cafimad

  • @alimoha1209
    @alimoha1209 4 ปีที่แล้ว +1

    Sh mataan salaan sare walaakey.siisoco Masha alaah alaah hakaaga qosliyo waa nagaqoslisee dhamaanteenba amiin yaa allaah

  • @jamamohamed9014
    @jamamohamed9014 7 ปีที่แล้ว +3

    nin dowladnimo soo maray meel walbana xok kaftan ka haayo waaa shactiroole aad u kaftan badan wlhi waaba iska qoslesaa hadaad mar uun dawato mataaan waan ku tageersanahay oday ciyaaalka xafada ah

  • @sergentzack
    @sergentzack 5 ปีที่แล้ว +2

    We have to treasure this man he is exceptional comedian. I so proud of him making laugh everyone in that room. Keep going Mataan

  • @abdin5035
    @abdin5035 7 ปีที่แล้ว +26

    😂😂😂😂true story kulaah caanah way fureen #odey qalbi fcn weye

  • @enghassanhajihassasi5999
    @enghassanhajihassasi5999 7 ปีที่แล้ว +20

    Oday Mataan waa ninka ugu kaftanka ficn uguna qalbiga nadiifsan soomalida aadbaa utaafeersanahy nooloow adeer

  • @buraamohaahmed1057
    @buraamohaahmed1057 8 ปีที่แล้ว +2

    You are the best of all

  • @Afalaa
    @Afalaa 7 ปีที่แล้ว +7

    MATAAN WAA CIYAALKA XAAFADA OO DHAB AH.
    VIVA MATAAN.

  • @donkahaha5134
    @donkahaha5134 6 ปีที่แล้ว +1

    Nin yhow qsolka aad iga qoslisay waan ku farxay dhlin yaro bdana waan lashre greeyay waan ku fanaaa wlhi Mataan nlow

  • @nurtoabukar4073
    @nurtoabukar4073 7 ปีที่แล้ว +6

    illahay haku xafido wan ka hele ar maxan maar hore u daawan waye Masha Allah wllkey ficn 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏🌼🌼🌼🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌼🌼🌼🌼💞💞💞💞💗💗💗💗💗💗💗💞💞💞💞

  • @mdmajan2063
    @mdmajan2063 5 ปีที่แล้ว +22

    Hadaad vidiyowga oo shidan commentiga aqrinayso like ii saar

  • @georgeaoko9137
    @georgeaoko9137 5 ปีที่แล้ว +2

    Wonderful boss. you deserve a medal

  • @noordiinbinmoge3606
    @noordiinbinmoge3606 7 ปีที่แล้ว +34

    waanjeclahay xamar xita anno waligey imanin

    • @mohanjr
      @mohanjr 6 ปีที่แล้ว

      noordiin bin moge 😍😍 waan tagi dontaa casimada somaliyed mar un insha aLlah

  • @axmedhaayir7958
    @axmedhaayir7958 4 ปีที่แล้ว +2

    Matan, I love ur comedies; from Borama

  • @aminafarah1457
    @aminafarah1457 8 ปีที่แล้ว +14

    baysaaniiyiin ayaa wadanka isku keeni kartaa ciyaal boondheere bilaajo waaberi ansalooti xamarjajab iwm really you can lead our beloved country madaxa is MUQDISHO PEACE always support ciyaal beysaani.

  • @sanasana8448
    @sanasana8448 8 ปีที่แล้ว +28

    ala saan uqoslay ilaahow cimrigagaag dherey

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 7 ปีที่แล้ว +3

    Thanks mataan

  • @Kabtan11
    @Kabtan11 8 ปีที่แล้ว +3

    maansha allah waan nin fur furan oo qalbi nadiif ah ilaahow qalbigiisa noo ilaaali cadawgana ka ilaali

  • @abdirahman2829
    @abdirahman2829 8 ปีที่แล้ว +2

    mash alh mataan sxp saroow jiroo joog anigoo nrb jga ayaa joke gada ku hystaa wxad tahy qof qalbi safi ah .....markaa cajiso comedy ayaa dhageestaaa.... kkkk

  • @maxmedahmed488
    @maxmedahmed488 6 ปีที่แล้ว +1

    M.allah sxb mataan nin fiican ayaa tahy jiroo joog mataan

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 8 ปีที่แล้ว +5

    mantaan waxaan jeclaan lahayn inuu mar noogu yimaado haland waana qofka keliya ee somali ah ee talent ah weli lama hyo qof lamida oo ka arts wacan qabyaalad magaalaysan oo xadaari ah baa laguu dhiibayaa lakiin waa mid naftaadu u baahan tahay siduu kuugu dhigayo

  • @mjama7664
    @mjama7664 7 ปีที่แล้ว +44

    walhi dadka qosolka ku adag bn aha lkn manta mataan wa iga qosliyey ilaa an ka oyey wa asal comadian

    • @monstersamator5288
      @monstersamator5288 7 ปีที่แล้ว

      M Jama
      rer galkacyo miyaa tahay..hhhhh

    • @mjama7664
      @mjama7664 7 ปีที่แล้ว

      Monster samator hhhhh haaaa maxa ku garatey ma qoslan miyaa reerkas

    • @monstersamator5288
      @monstersamator5288 7 ปีที่แล้ว +1

      M Jama
      may..wee sotaagan yihin leh. matan haduu na iga qosol siiya rajaa leedihin...hhhh

    • @mjama7664
      @mjama7664 7 ปีที่แล้ว +1

      Monster samator hhhhhhh alla beerka waryaa naga dhin de

  • @faseexkhalif9870
    @faseexkhalif9870 8 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkk waa nin reer magaal bislaaday ah long life mataan taageero wayn ayaan kuu ahay

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 6 ปีที่แล้ว +3

    True story I love it

  • @maryandaahir8292
    @maryandaahir8292 8 ปีที่แล้ว +18

    GOOD COMEDIAN

  • @xabiibmohali7715
    @xabiibmohali7715 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah macalimu nice fun and nice comedy....

  • @laalanura2635
    @laalanura2635 6 ปีที่แล้ว +1

    Somaligi ugu horeeyey een ku caajisin daawashadiisa baad noqotay Mr Mataan 7 hours ka badan ban dawanaya videos kaga cawa igu horeysa thanks sida iga qoslisey runti

  • @cumarfaarax512
    @cumarfaarax512 7 ปีที่แล้ว +3

    noolow sxb waad iga qosol siisay masha allah

  • @abdiqaniqanciye1483
    @abdiqaniqanciye1483 8 ปีที่แล้ว +1

    ninkaan caadi maaha best comedian

  • @maxmedcali2830
    @maxmedcali2830 7 ปีที่แล้ว +2

    Matan anigu kuma aqaani lkn illaahay waxan kaga baryayaaa facimaad iyo cimri dheer insha allaah

  • @saxaneali7891
    @saxaneali7891 8 ปีที่แล้ว +4

    mataaan best comedian aad baaan u taageera true story hhhhhhhhh

    • @xamdisalaad8341
      @xamdisalaad8341 7 ปีที่แล้ว +2

      nin kan caadimaha maalintii 2 jeera fiirsada

  • @ifrahnuh308
    @ifrahnuh308 8 ปีที่แล้ว +22

    istaaqfuru laah ala maxaan manta qoslay mataan waxaan ka codsanayaa waxaan joogaa magaalo aan la qoslin in uu noo yimaada meel aan qosol jigina maxaa ku badalma ?

  • @mustiman3182
    @mustiman3182 8 ปีที่แล้ว +31

    respect from Djibouti runtii aad baad iga qososhisay

  • @muhammadabuukarry5414
    @muhammadabuukarry5414 4 ปีที่แล้ว +1

    Barlamanka kilinka shanad cadi Mahan dirgax dirgax walahi wa fani

  • @ayaanahmed8269
    @ayaanahmed8269 6 ปีที่แล้ว

    mataan is best somali comedian wllahi waa si fcn ayaan u qoslay

  • @bulshaawahmadbulshaawi364
    @bulshaawahmadbulshaawi364 7 ปีที่แล้ว +3

    mataan waa qof u dhashay in bulshaawi ah

  • @mustafawazeri377
    @mustafawazeri377 7 ปีที่แล้ว +7

    Matan ilah haku dhowro
    Odayga xafada atahay ciyalka xafada waka wenatay

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 6 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂 mashaa Allah outstanding comedy 😂😂😂😂

  • @sacdiyociise8250
    @sacdiyociise8250 7 ปีที่แล้ว +7

    waa sax waa runteed runti

  • @mosa11cr77
    @mosa11cr77 7 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi matanow wax tahy nin nadiif ah waliga saan Ku soco mansha allah

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 4 ปีที่แล้ว +1

    Mudo lamaqoslin waad Naga qoslisey Masha Allah

  • @salahahmed1201
    @salahahmed1201 8 ปีที่แล้ว +9

    prof waa true story aad buu nooga qoslisiiyey lol

  • @hindagabas4635
    @hindagabas4635 8 ปีที่แล้ว +8

    kkkkkk true story Mataan waa cajiib noolow

  • @mustafahmed7864
    @mustafahmed7864 4 ปีที่แล้ว +1

    Axmed xuseen wasiirka socdaalka (emigration) Canada yaa ila arkay oo safka hore fadhiya?

  • @sagalmusse6977
    @sagalmusse6977 7 ปีที่แล้ว +12

    I love Somali people.........VIVA REER BAKARO...... VIVA BRO MATAAN

    • @mohanjr
      @mohanjr 6 ปีที่แล้ว

      Sagal muse ciYaal bakaro 😍❤

  • @abdi2627
    @abdi2627 8 ปีที่แล้ว +4

    Ali Matan , you are really funny man looooool

  • @shaywaal12
    @shaywaal12 4 ปีที่แล้ว +1

    From Hargeisa very talented .
    Mataan noolow

  • @abdiadennn
    @abdiadennn 8 ปีที่แล้ว +6

    True Story is a legend who does his comedy once a year but i Really can't wait untill the other part of the coming year comes Love you man...but woul like to tell you that swearing isn't proper way to make comedy all in all keep going and make your own comedy club you'll be hero to unite somalese peace to you brother 🙏

  • @mesutahmett6490
    @mesutahmett6490 8 ปีที่แล้ว +2

    mataan atlanta best comedian

  • @buraamohaahmed1057
    @buraamohaahmed1057 8 ปีที่แล้ว +2

    manshaa Allah he is the of all. Somali comedian mataan waxaad tahay ninka kaliya on sheekooyinkiisa xiiseeyo

  • @DAALOTVy5Jhcqhtx_HRfxp0daPnkw
    @DAALOTVy5Jhcqhtx_HRfxp0daPnkw 8 ปีที่แล้ว +3

    xildhibanada aad iiga qosliyay dhagaha lays gosanayaa

  • @jamamohamed9014
    @jamamohamed9014 7 ปีที่แล้ว +6

    mataaan kaftankiisa waan jeclahay

  • @ahmed-bi4yb
    @ahmed-bi4yb 8 ปีที่แล้ว +3

    made my day hhh tnxs for ur jocks lad

  • @jamamohamed9014
    @jamamohamed9014 7 ปีที่แล้ว +3

    dadkiiiiii mesha fadhiyay wuu ka wada qosliyay wlhi

  • @takfiirbursade8671
    @takfiirbursade8671 8 ปีที่แล้ว +16

    MATAAN SAXIIB NIN FIICAN AYA TAHAY LAKIIN WAXAN JECLAN LAHA IS AAD DHAARTA ISKA DAYSO MAHADSANID

  • @orbitcollege8196
    @orbitcollege8196 6 ปีที่แล้ว

    mataan wllhay waad fcnthy sxb waanan ku qoslay hadalkaaga iyo majaajiladaada

  • @drmahadahmed516
    @drmahadahmed516 4 ปีที่แล้ว +1

    Mataan hargeisa noogu kaaly sxb waan ku taagernaa

  • @ahmedyuusufgamaadiid6379
    @ahmedyuusufgamaadiid6379 8 หลายเดือนก่อน

    mataan caadi ma ahan waa nin ilaahay talented siiyay dharkuu taab tabtaa kkkkkk

  • @BaashiriElmoryaan
    @BaashiriElmoryaan 8 ปีที่แล้ว

    Mataaan mashallah ciyaalka xaafada oo dhab ah baa tahay saan u qoslaayey dariskayga ila yaabaay. Alaabta barlamaanka xamar caadi maaha hahahaha. laughter is a medicine. Salaan from Xamar

  • @abdihassan4244
    @abdihassan4244 8 ปีที่แล้ว

    mataan waa qofka kaliya EE aan talant ka yaqaan soomaali walaahi aad ayaan ugu qoslaa marka an dhagaysto

  • @dgram6313
    @dgram6313 7 ปีที่แล้ว

    *hhhhhhh walaahi talent fiican buu iilahay ku siiyay mataanow adeer*

  • @abdirisaqyusufaynab2046
    @abdirisaqyusufaynab2046 6 ปีที่แล้ว

    Best comedy mataan

  • @maxamedcabdirisaq6150
    @maxamedcabdirisaq6150 8 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah adeer Qosol

  • @maxamedkhadar5368
    @maxamedkhadar5368 8 ปีที่แล้ว +3

    mataan atlaana wa shakhsi aad u fur furan allaha daayo aniga aadbaan ugu qoslaa muqaladiisa waxa uu astaahilaa in lasiiyo shahaadada kaftanka ugu sareeya

  • @shuebkanu7453
    @shuebkanu7453 4 ปีที่แล้ว +1

    Baba mataan wan aminsanahay always be hapy

  • @caralemousedaud3460
    @caralemousedaud3460 ปีที่แล้ว

    ❤ you mataan

  • @mohamedamiin3381
    @mohamedamiin3381 7 ปีที่แล้ว +3

    Dirgax Dirgax kulahaaa #true story so funny

  • @culeseywajeer4205
    @culeseywajeer4205 8 ปีที่แล้ว

    feerihii baa i bislaaday.wallaahi waa xidigtii sanadka.

  • @burhaanahmed5965
    @burhaanahmed5965 6 ปีที่แล้ว +1

    Legend.

  • @mohamedabdi7652
    @mohamedabdi7652 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi madaxa ayaa I xanuunaayy lain alxmed wlhi wan fiicnanadey 😀😀

  • @mrmaaftv8504
    @mrmaaftv8504 6 ปีที่แล้ว

    mataan wanku faana hadaa nahay ciyal xamar allow dheere cimrigiisa wadani aan laga maarmin majajiladiisa👉👉👉👉👉👉 👍👍👍👍👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @fathianouh9797
    @fathianouh9797 6 ปีที่แล้ว

    qosol walaahi, barlamaanka xaramar iyo ka jigjiga true story,

  • @ahmedyuusufgamaadiid6379
    @ahmedyuusufgamaadiid6379 7 หลายเดือนก่อน

    mataan waa ninka kaliya aan taageero keep going my bro

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhh ninkaan qaraabadiisa oo dhan ayaa funny ah xitaa madaxwaynaha DDSI waa funny maanta video aan daawanayay madaxwaynaha DDSI oo bali biyo ah ku dabaalanaya qosol wllahay

  • @muatafa6949
    @muatafa6949 7 ปีที่แล้ว +8

    wlhi wax thy ciyaalka xafada inolaw awoowe

  • @bilebulsho
    @bilebulsho 8 ปีที่แล้ว +3

    wallahi waanqoslay caadi maahan

  • @ahmedcali8271
    @ahmedcali8271 8 ปีที่แล้ว

    mataan ,you really funny. qabri bayax iyo florida was realy funny.

  • @husseinmohamed2839
    @husseinmohamed2839 6 ปีที่แล้ว

    Markaa xanaaqsanahay iyo murugo i heyso daawashiisa jeclahay kal iyo laab iiga qosliyay nooloow bro👌👌

  • @Shaarkeey100
    @Shaarkeey100 8 ปีที่แล้ว +1

    Meeshaan Laacibiintii waaween aa fadhisa. Shaash difaacii horeseed, Khaliif riiko, shaqaaq, mukhtar cuti

    • @xamdisalaad8341
      @xamdisalaad8341 7 ปีที่แล้ว +1

      ninkan shactiradiisa3 caadimaha noolow bro

  • @a.montelivomontelivo1532
    @a.montelivomontelivo1532 7 ปีที่แล้ว +2

    hhh maansha allah walahi daadmani laga yaabaa dad buko in eey ku niraan lkn now weey isku faraxsan yihiin ha dhoow meshi ayee ka wadanayaan cuqdada

  • @maxbubcade100
    @maxbubcade100 7 ปีที่แล้ว +4

    wlh qosol aan ihaynin iga keentay dad waa dadkii hore caqli garaad iyo somalinimo nin ay ku wayn tahy waaye shactroolena ah noolow adeerrow

  • @osmanisse4594
    @osmanisse4594 8 ปีที่แล้ว +4

    Waa ogadeen ciyaal xaafo ahaan jiray

    • @osmansadiq5603
      @osmansadiq5603 4 ปีที่แล้ว

      Ninkan waa cumar maxamuud reer itobiya ah

  • @MrATMSONGS
    @MrATMSONGS 7 ปีที่แล้ว +4

    shactiir iyo kulciin ka maqan jookaan.. mataan macalimantadi.

  • @ibrozganey6858
    @ibrozganey6858 8 ปีที่แล้ว +5

    Nin kaan waa full comedian Happy khalifa iyo Murtiile hoos

  • @slandbuuhoodle8378
    @slandbuuhoodle8378 8 ปีที่แล้ว +21

    ninka kama daalo runtii waaban ku dakhranay

    • @abdiweliali4874
      @abdiweliali4874 7 ปีที่แล้ว

      s/land buuhoodle iska ilaali mataan jokes waa contiguous. cudurada faafa. ,,,, kkkkk joke

    • @engmohamedhasan7332
      @engmohamedhasan7332 5 ปีที่แล้ว

      Bush LA halagaasiyo

  • @suufikowdhan1081
    @suufikowdhan1081 7 ปีที่แล้ว +2

    thanks afti

  • @barlabela7513
    @barlabela7513 7 ปีที่แล้ว +16

    Wallhy somalidaan beentiis mahan waa calool jiran yihiin

  • @fatimasead9125
    @fatimasead9125 7 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkkkkkk kkkkk walahay waa oday khatar

  • @dhagafiiq7019
    @dhagafiiq7019 5 ปีที่แล้ว

    i realy likes u are jokes my name is abdullahi ans i live in mogdishu where u born
    well done baba mataan horay usoco

  • @fuaddahir48tahir47
    @fuaddahir48tahir47 8 ปีที่แล้ว +7

    waa nin wanagsan oo qalbi fiican true story

  • @abwanmareye1755
    @abwanmareye1755 6 ปีที่แล้ว

    hhhhhh wlh mashaaalah talented