GURIGA SIXIRKA HAAYA CALAAMADAHA LAGU GARTO HALKAN KA OGOOW WAA KUU MUHIIM

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 มิ.ย. 2023
  • #sheekh #riimi #channel

ความคิดเห็น • 22

  • @maqsuud277
    @maqsuud277 ปีที่แล้ว +2

    اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد اللهم بارك علي محمد وعلى آل محمد كما باركت علي ابراهيم وعلي آل إبراهيم إنك حميد مجيد❤❤❤❤❤❤

  • @AQOONTAGUUD-de2hv
    @AQOONTAGUUD-de2hv หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @cabdullhinuur8906
    @cabdullhinuur8906 ปีที่แล้ว +1

    Shiqow palse riyadan kama sexan Alle haku sharfe wiil aan ilmo ader nahay ayaan ku riyoday asaga oaroski maraks socdo ayow hadNa halki ku furaya daadki aya yabeen ayaan leyHY palse iso sheeg

  • @Ramlo713
    @Ramlo713 ปีที่แล้ว

    Allaha ku xafido sheikh

  • @safiyaxalane7309
    @safiyaxalane7309 ปีที่แล้ว

    Asc maasha allaah shiikh riimi

  • @maxamedidiris2105
    @maxamedidiris2105 ปีที่แล้ว

    Waxaan ku riyooday sheekh aniga oo dix ka talaabaya ayaan waxaan arakey liibaaxa nooca dhedig oo iga xigta dhinaca bidix, aniguna waxa aan u socday dhinaca galbeedka waxaanan ka imaaday dhinaca bari. Wan cararay marka aan arkay goosha hadana waan carari kari waayey waan kacaakufay labomar iguma soo carain, anna ma fiirin dhinaceeda. Ugu danbayn waan soo noqday talaabadayda ayaan dhigay goobtii aan taagnaa markii aan arkay, kadib ayaan indhaha👁️‍🗨️ indhaha u saaray ka dib iguma soo cararin wali way taagantahay, waan ka baxsaday ii fasir adoo mahadsan sheekh Allaah subxana watacaalaa ha ku cafiyo'e

  • @farxiyoabdirzaaq860
    @farxiyoabdirzaaq860 ปีที่แล้ว

    Mannshallh.allh.kubarakeyo. anaa.igu.dhacdy.marka.laiiyeeraa..labo.maqrib.

  • @MuqtaarMaxamed-ll5vo
    @MuqtaarMaxamed-ll5vo ปีที่แล้ว

    Asc sh. Jazaakumullaahu qeryran adkaar aan kaga adkaano sixirka shaqada lagu joojiyo inshaa allaah

  • @faizaaxmad605
    @faizaaxmad605 ปีที่แล้ว

    M.a mhdsnid sheikh

  • @shamsomaxamed3165
    @shamsomaxamed3165 ปีที่แล้ว

    Asc shiiq alla hakuxifdiyo riyadaan iifasir waxaan kuriyooday aga oojoogo meel xaflad kajito oo walaashayda oo xanuusan gacanta haayo dadka xaflada dhigayo ma aqoon waxaan arkay hilib aadubadan oo ceeriin ah naagbaa bac iigu riday hilib waana tagnay waxan ark
    ay waxaan saaray digsi waxan kushubay biyo waana iga daateen anoo biyo raadinayo waxan arkay balli ween oobiyo ah markaan kadhaansa maagay waxan arkay inay qasan yihiin biyuhu

  • @nuraabdi1717
    @nuraabdi1717 ปีที่แล้ว

    asc sheekh riyada jiniga kasoo sheekaa

  • @sadiyaabdulallah5139
    @sadiyaabdulallah5139 ปีที่แล้ว

    Asc riiimi waxan. Kuriyodey aniigo mel xadiiq.a.jogo nin ayaiiwacey. Wuxuyiri. Kala. Kobahan. Gadho. Dacas. O. Cusuub. Wangashade xaga kabaxbuiguyiri

  • @maqsuud277
    @maqsuud277 ปีที่แล้ว

    Asc sh.waxaan rabaa in aan kula soo xiriiro

  • @maxamedidiris2105
    @maxamedidiris2105 ปีที่แล้ว

    Sheekh aniga oo habeen hurda oo sii seexanaya ayaan neefsanayey waxaanana maqlayey in la iga ag neefsanayo waan yaabay oon dhagaystay

  • @sadiyaabdulallah5139
    @sadiyaabdulallah5139 ปีที่แล้ว

    Asc. Sheekh. Riiimi. Gabadha. Waxey. Kuriyodey. Ededa. Jelmada. Biiyo karkaayo. Horteeda. Yalo. Ogacanta. Gashatey. Jalmada. Oku. Fiirdhiisey. Biiyo. Kulul. Ogacanta. Kagubatey

  • @umumicraaj5458
    @umumicraaj5458 ปีที่แล้ว

    Sheikh riyoday ninkeyga oo dhintay leysoshegay riyada dhexdedana kusonoladey mxey noqon kartaa he

  • @anhaar7544
    @anhaar7544 ปีที่แล้ว

    Side sixirka laysaga daweyo nosheeg sheikh

  • @fadumohirsii
    @fadumohirsii ปีที่แล้ว

    Assalamualaikum
    Sheikh
    Waxaan xanuun sanahay ilaa
    Lexsano 6
    Waxbadan ayaan
    Iscilaajiyay walina
    Waan xanuunsanahay
    Waxaan kuriyooday anigoo ay ixanuunayso gacanta meesha looyaqaan kalagooska
    Calaaca sha meesha kdanbaysa waan fiiriyay oo maraasna waan taataabtay
    Waxaaka yimi dhacaan waantuujiyay waxaan kasoobaxay shinbir madow oo yar waxaan damcay qabo waana ayduush waxaanala yiri waa sixir kaabaxay
    Maxaad iigu fasirikartaa
    Khayr badan ayaan kuurajaynayaa

  • @shurgrixasan2233-xw4kj
    @shurgrixasan2233-xw4kj ปีที่แล้ว

    ani subax walbo waxaan maqlaaye takbiir😭

  • @qadiijomaxaad4591
    @qadiijomaxaad4591 ปีที่แล้ว

    sheekh maxaa daawo u ah marka

  • @dheeholuulalmaas3644
    @dheeholuulalmaas3644 ปีที่แล้ว

    السلام عليكم ريمي اشتي ريمي انا بيتي كل مره لمبات يطفو يولعوا بعد ما اشتري لمبه جديده اللمبه او لا تطلع تولع بعد مراد اقل اللمبه ما اشتري ولا حتى صدفه تقرب يعني تكون يومين ثلاثه ما فيها شيء انت تعرفني ايش هذه المشكله بيتي في بيتي ولا كيف