8 Calaamo Aat Ku Garan Kartid Sixirka Lagu Kala Geeyo Labada Qof Ee isjecel Lasoco Qeybt 2 bad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 พ.ย. 2021
  • #sheekh#riimi#channel#

ความคิดเห็น • 63

  • @umusalmaan7231
    @umusalmaan7231 2 ปีที่แล้ว +5

    Shukran sheikh calaamadaha inta badan waan leeyahay waxaa muhiima sida leysku cilaaajiyo taa noogu soo dhaqso shukran sheikh

  • @asiyocabdi3549
    @asiyocabdi3549 หลายเดือนก่อน

    Zheekh Allah ha ku barakeeyo waxan ku riyooday ani goo hilib timokujiraan cunaaya oosoo jiidaaya afka

  • @malyuuncire5813
    @malyuuncire5813 2 ปีที่แล้ว +1

    Jasakalahu qayran shiiq Waan isku arkaa calamadahaan xitaa abahay aan dunida ujeclaa oona minit kalamaqnanjirin xiligaan waxan kulamaqanahay xasad aya jira ma aqaan alle ayaa jiro ee shiiqow cilaajinta ayaan kasugaynaa

  • @RaxmoMaxamed-xk3rw
    @RaxmoMaxamed-xk3rw หลายเดือนก่อน

    Sheik waxaas dhan wan qaba wlh dawoc waxbo igam tarayo madaxanuun sade ah midkale salada waxaan dukaday magaranayo

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 2 ปีที่แล้ว

    La xowla wala quwatti illa billaah.Shiiq dibirada mar mar wa gaaska calosha.Ilaawshaha wxy noqon karta fitamin yari ama hurdo kugu yar awged waxyalo badan wa dabiici mar walba maahan Sixir.Wa ku barya qaar dadka waxa ku dhacayo cuqdadu nafsi.Allaa wx og cadow kasta allaha naga xijaabo.

  • @amaalxaashi3913
    @amaalxaashi3913 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah sheq mahadsanid away sheq jimcihi hore riyoyinki fasiradoda

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 2 ปีที่แล้ว

    Suma walahi kulaha a
    Magaciisa firiiya sheikh riimi
    Riimi macnahedu waa
    Waa fulaaye ama uureeye
    Shiiqoow magacaga far u tagaan
    Riimi xolahii wey is rimiiyeen HEBLAAYO wala riimiyey

  • @ziyadhassenadan7328
    @ziyadhassenadan7328 2 ปีที่แล้ว

    Jazakalah khayre badan

  • @munahappyoffinail
    @munahappyoffinail 2 ปีที่แล้ว

    Jasaaka allaaah sheekh riimi 4 waan haystaa calamadahaan

  • @ruuneyadan1551
    @ruuneyadan1551 2 ปีที่แล้ว

    Shukran Shiiq Riimi

  • @deeqacali226
    @deeqacali226 2 ปีที่แล้ว +1

    Maanshall shiikh rimi🙏

  • @khadiijadaahirziyaad4609
    @khadiijadaahirziyaad4609 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah sheekh mahadsanid

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 2 ปีที่แล้ว

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شيخنا شكرا

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 2 ปีที่แล้ว

    Asc waan ku salaamay sheeqa waad mahdasantahay ilhaya ha ku xifadiyo

  • @Munocalihassan-8061
    @Munocalihassan-8061 10 หลายเดือนก่อน

    Wa isku arkay calamadaah qaar wa isku arky😢

  • @raxaweynroyalty4804
    @raxaweynroyalty4804 2 ปีที่แล้ว

    Asc shiikhow ilaahay haku barakeeyo pls iiga so jawaab riyooyinkayga. Waxaan marwalba ku riyoodaa ano diyaarad iga tageesa. Mar ano eelaboorka jooga oo diyaarada iga tagirabta marna iga taktay oo midkala so raac la’idhahaayo. Xalay waxaan ku riyooday ano walaalkay baryaayo oo ku dhahaayo diyaaradada iga tagirabto ee igeey eelaboorka. Asigana marna quraacanaaya marna is mashquulinaaya. Shiikhow mala i qabo safarna niyadayda maku jirto. Pls ii fasir shiikhow khair Ilaahay haku siiyee. Amiin 🤲🏾

  • @Hasnktal
    @Hasnktal 2 ปีที่แล้ว +3

    Dadka sixirka shaqada ka dhigtay hoog ayaa udambayndoona adduunkana nolal xun ayay kunolaal aakhirana naarta jahanama

  • @aishamaow3531
    @aishamaow3531 2 ปีที่แล้ว

    Ameen shiiqo

  • @fadumohirsi1520
    @fadumohirsi1520 2 ปีที่แล้ว

    1
    riyooyin
    1 waxaan ahaynin xaas ah
    1 waxaan ku anigoo nin muddo 11 igudambasay anoo sariir wada saaran dadkana waan wada dadkuna dhar cad cad. Bay wada jidhan yihiin
    2 anigoo wadhaf madhan kucadhasanaya laba nin oo aan garanaynin

  • @abdifatahsalatali4968
    @abdifatahsalatali4968 11 หลายเดือนก่อน

    Shukrn ustd

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah

  • @ahlamomar7149
    @ahlamomar7149 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc Sheekh aniga Ayaa reerkagii Ayaa sidaas lagu dumiyay sixir xata ninkii curuurti ma so dhixidhi iyo mana salamo ma biliyo subxallaah Naag Ayaa ka xaysatahy ayaab ayaan ku maqanahy wllhi caruur ta waxaan ku dhahaa abe la hadla kama qabto phoneka talo Isii hoyo yaban ayaan ahay

    • @safiyahussein9154
      @safiyahussein9154 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo suratu baqrah iyo saliga nabiga badso

  • @safiyaxalane7309
    @safiyaxalane7309 2 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah

  • @hodanosman4137
    @hodanosman4137 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh sixir tafriiq waalidka iyo ilmahaha ma ku dhacayaa

  • @sacfaransusaan7233
    @sacfaransusaan7233 2 ปีที่แล้ว

    Riyo kalenah waxaa weeye nin ka shaqeeya shirakda guriga ka degenahy baa isoo kalay anoo jiifa sariirtayda waxay ila taahy wiilkiisa la socda oo yar wiilkiisa baa intuu sariirtii ku jiifay ku soo sexaday yacni isagoo lugaha dhulka u yalaan koortaa kor u xaaaray xaar xoog weyn oo adaag oo surweelkiisa ka muuqda markaas baan arkay ku iri qabo xaarka wa abihiiye oo musqusha noga soo tuuur wuuna samyey anah wan soo kacay saa wax yar oo xaar ah baa I marsamey farta wanah iska dirdiray .isla meeshiiba gabar yar aan dhaalay anii baa waxay soo diyaarisay cunto aad u fiican oo hilib ari oo feero ah korka ka saran tahy miiiska ku diyaarisay oo aad u qurux badan wanah markii labaad ooo aan ku riyoonayo cunto casumaad ah pkz riyoooyinkaas isoo fasir

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 2 ปีที่แล้ว +1

    Maash ahAll. Aang ta. Waan. Usar. Iiiii

  • @aaminmaxmaed7216
    @aaminmaxmaed7216 2 ปีที่แล้ว

    Wan isku arkay calamadahan gurigaygiina waa dumay Alx allh ayn badal khyr qaba karajnayaa

  • @fahmoxasan2740
    @fahmoxasan2740 2 ปีที่แล้ว

    Allahum aaaaamin yarabi calamiin

  • @zeythebosszeytheboss1701
    @zeythebosszeytheboss1701 2 ปีที่แล้ว

    Walalkeyga iga yar oo 7jir ah oo kol hore dhintey OO solabtey asago qurux badan ayan riyada ku arka OO dhaayo an mandiman

  • @Hamdamowlid5
    @Hamdamowlid5 2 ปีที่แล้ว

    dadka is jcl ee rabay inay is guursadan ma ku dhici krta sheekh sixir tafriiq

  • @yaasmiinqaasin8129
    @yaasmiinqaasin8129 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiiq waxan ku riyoday riyo aan aad uga argagaxay waxan ku riyoday anigo carurteyda labo ka mida ley dhahaayo jin aa kaa heesto ee dheegada Ken nin jini ah oo sariir saaran uu daawo uyahay carurtan marab no ee adaa dhi8gada larabaa

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 2 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa allaah

  • @argsan3782
    @argsan3782 2 ปีที่แล้ว

    Subxanallah kule waan heysta waxan xanunsanahay kudhowaad 10 saano

  • @abdifatahsalatali4968
    @abdifatahsalatali4968 11 หลายเดือนก่อน

    Inta badan waan leeyahy

  • @fardowsagooni9625
    @fardowsagooni9625 2 ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @zeythebosszeytheboss1701
    @zeythebosszeytheboss1701 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh asc waxan kuriyodey anigoo qabuuraha agtoda mararyo en quburaha dudunsanayhin xita miyedadka qar lafahoda banka aya yalin wa naxey isofair

  • @faadumoabdullesheegow6546
    @faadumoabdullesheegow6546 2 ปีที่แล้ว

    Asc sh riim qeyr allah haku siiyo Walhi wan isku arkay aniga nin isqabnay wiil isku dhalnay markii kow jecel isku gursanay kadib xaskle gursaday sidas ay Thy rali ugu ahay lkn Aniga waxa igu dhacay In aan is nacno oo aan heer waxan garnay In aan adunka isku soo nacno kadib wan kala tagnay hada waxan kala maqanaha 6sano nin walbo aan gur ku hashiino wan ku kala boodaynaa ma is gursan karno nin walbo isku si ayan gurka ku kala tagaynaa isma gursan karno sh riim shukran

  • @adontiiallaaahali1420
    @adontiiallaaahali1420 2 ปีที่แล้ว

    اللهم امين يارب العالمين

  • @mohamedxaajiosman6414
    @mohamedxaajiosman6414 ปีที่แล้ว

    Asc sheikhow aniga sidaas ah aniga guurka odhan LA IGA mamnuucaay qofaan wax ka haleyay ma aqaana qof shaqeeya ma ah xita ehelkeyga waa LA iga horkeynaya adiga hooyaday waay dhimantay dadka dhan culey ila yihiin aniga xaladad maxaa sameey tala wanagsan ka sugaay insh allah

  • @somalipubg5532
    @somalipubg5532 2 ปีที่แล้ว

    asc sheekh waxan rabaa labarkada sidenkuhelaa

  • @farhiabile3186
    @farhiabile3186 ปีที่แล้ว

    Amiiiiiin Amiiiiiin yaa rabi 🤲🤲 Allaha

  • @xaawocabdulahi6417
    @xaawocabdulahi6417 2 ปีที่แล้ว

    ASC shiq. Dhibkas inbdan banqa sawjkaygi waakukalatagnay

  • @habiboahmed7079
    @habiboahmed7079 2 ปีที่แล้ว

    Sheikh aad ayu idhibsada anigana Sido kale sariirtana dhig Aya la igashuba marka an adkarta akhriyo

  • @sacfaransusaan7233
    @sacfaransusaan7233 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh plz iga soo jawaab riyooninkaan. Kow Waxaan ku riyoodey naag leyla qabi jiray oo ii noo keeneysa hadiyad weli anii ima rabto iney ila hadasho ee ninkeeda caruurta aan u dhalay bey rabtaa iney siiiso weli waxaa la socda wiil ey dhashay oo oo ddubaya iney dharka siineyso caruurtayda anah wan ku qabtay oo arkey wiilka naga duubaya mobilka markii aan arkey buu yiri hooyo sow kama fiicna inaa wada hadashaan intuu magacayga sheegay anii hada ninku ima qabo iyada buu qabaa.

  • @runirshad6548
    @runirshad6548 2 ปีที่แล้ว

    Asc sh rimi. Sh walashey ayahanusan hanukas oo ah in hawen hawen laijinayo herr ay umaleso in nafta lakagathayo wayrafata waliba ayatho NAFTA hayso .wahakaludahthe markahore wankuriyotha Hatana wansobutha hatsna waliijina ilaa ankadoho haligabto hatana waguf ragg ah manaagani wajikisa . Wahani ikudaran markanjogo guriga hooyo hata hawen iyo Malin masehangari wana gabar lagawo far carurna wayhasata waheyna jogta guritha sh plz isojawab bz wayhanusata .wankailowe markey laijiyo malinkasdan strees walwal fikir badan oo waliha sh plz isojwb wamursatahy bz of hanukas jazaaallah

  • @queenikrish8941
    @queenikrish8941 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheekh.walaahi.been.inaadan.sheegin.anaa.kaga.marag.ah.taas

  • @kadraomar9272
    @kadraomar9272 2 ปีที่แล้ว

    Side leysku daweeynayaa sheikh

  • @fartoonfq3657
    @fartoonfq3657 2 ปีที่แล้ว

    Sheeqow daawada maxay.thy

  • @kaahomahamuud4801
    @kaahomahamuud4801 2 ปีที่แล้ว

    Maasha alah alaha ku xafido sheq Rimi adiga iyo timkagaba

  • @maryamcalawaash197
    @maryamcalawaash197 2 ปีที่แล้ว

    Jaskal khar

  • @fatimaaden2209
    @fatimaaden2209 2 ปีที่แล้ว

    Haa wllhi 13 😰

  • @amranahmed436
    @amranahmed436 2 ปีที่แล้ว

    Asc sheikh riimi waxan u bahanahay nambarka what’s up ka plz I so qor plz

  • @shadiaabdulrahmanahmed8299
    @shadiaabdulrahmanahmed8299 2 ปีที่แล้ว

    Wallahi wan isku arkay kuli ino so ducey

    • @ruuneyadan1551
      @ruuneyadan1551 2 ปีที่แล้ว

      Walal anigaba 14 calamadod baan isku arkey yaab

    • @jihanjamal3564
      @jihanjamal3564 2 ปีที่แล้ว

      Idinka calool iska qeylineyso oo wax dhax socdan ma aragten marka quranka shido telephone ka oo saaro waxaa intey ii qaninan mesha lugta iyo caloosha iska galaan quran ka marka ku haayo wey cararaan markasa nafisa bodyahay waa ii wada bar waxa igu dhufto mise ii xagto maqaano iso duceya walalyal

  • @fahmoxasan2740
    @fahmoxasan2740 2 ปีที่แล้ว

    Aaaaaaaaamin

  • @halimoadanadan6954
    @halimoadanadan6954 2 ปีที่แล้ว

    Sheqow was waskas salada wan qabaa iyo madax xanunkas saaid ah

  • @sakinaskytv9604
    @sakinaskytv9604 2 ปีที่แล้ว

    th-cam.com/video/Ocbuw3iRA7Q/w-d-xo.html
    Siifaafi khayrka wllo