Ka Hortaga Jadiidinta Sixirka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2022

ความคิดเห็น • 33

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ya sheikh. Sariirta Hoosteedda Oo Carro La isootuuray Waan Arkay. Guriga Korkiisa Darbiga Ah Aadbuu Udildilaacay Oo Aan Idhahaaba Arbuu Kuugusoo Dumaa Dabaqaan. Biyo Meel Ee Kayimaaddeen Aanan Aqoonina Waan Arkay. Sheekhoow Ilaahay Qayr Aan Dhamaaneeyny Ha Kusiiyo. Video Daada Ayaan Dib Udaawaddaa Waxbaddana Waan Kaabartay. Wallaahi Bulshadda Soomaaliyeed Wadaadka Saxdda Ahee Sidda Saxdda Ah Xanuunaddaan Ruuxiga Ah Ubarro Waa Adiga. Ilaahay Haynoo Kaaddaayo Addeerkiis.

  • @abdourahman-ve2ex
    @abdourahman-ve2ex ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah AWAL dad jaahiliina oo waxba ka ogayn waxay daawaynayaan ama arimahan ayaa na wareerin jirey alhamdulilaah waxaa noosoo baxay Abu hamza oo khabiir u ah wuxuu daawaynayo Allah ikhlaaska hakuu badiyo allah haku sharfo wll

  • @shankarondirie3588
    @shankarondirie3588 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Sheikh abu Hamza Alle ajar iyo xasanad ha ka siiyo, danbigisana ha dhaafo. Sheikha wan u ducaynayaa wuxu wakhti badan i galiyay anigo aad u xanunsan wax badab Alle wuu igaga cafiyay, Alle ha barakeeyo aduunka akhirana janada

  • @AhmedsiciidAhmedyare
    @AhmedsiciidAhmedyare 20 วันที่ผ่านมา +1

    Lacag lagu soo diray malagu sixri karaa

  • @abdourahman-ve2ex
    @abdourahman-ve2ex ปีที่แล้ว +1

    Jazakalahu kher shekh abu hamza

  • @hodanabdirashiid506
    @hodanabdirashiid506 ปีที่แล้ว +2

    Shiikhow nso labo please isha kaso hadal iyo sida leyskaga cilajiyoh wadadan waba waleen ilhy adoo kadhigay qof aqoon leh jazaklh kheyran

  • @Goatglotn
    @Goatglotn ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah sheikh

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he ปีที่แล้ว +2

    Sheekh jazaajalah jada kahorna waa iquran saartay hadana wali Waxalaygu danbeyaa guurow madagaan ayaaban kabixiwayay siiba Shaqada Waan katagaya sho iyo degaan ba kuma nasto magaalo to magaalo shaqo to shaqo sheikh

  • @mannish.mmk.
    @mannish.mmk. ปีที่แล้ว +1

    Mashallah sheekh video yada cilaajka noosoo badi

  • @cabdisamadcabdulaahi6025
    @cabdisamadcabdulaahi6025 ปีที่แล้ว +1

    Masha'allah sheekh my Allah bless you forever

  • @shuuchannel3135
    @shuuchannel3135 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh video riyada cunta la isku sinaayo shar iso dheh wan arki wayay

  • @umalkhayrahmed1388
    @umalkhayrahmed1388 ปีที่แล้ว +1

    Asw dhamaantina hadaan awoodi karo inaan gurigeyga sawirka qaado o halkaani so dhigo waan awoodi lahaa guriga dhan ba igu so dumi raba

  • @daadey9423
    @daadey9423 ปีที่แล้ว +3

    Sheekh jazaakallaah. Waxaan aragnay biyo meel ay ka imaadeey aan la garaneynin in lagu shubo gabar walashey ah hadadana waa ayadoo qol ku jirto ma sixir baa sheekh

  • @hiboahmed4372
    @hiboahmed4372 8 หลายเดือนก่อน

    Shiiq hadaan sixir ku arko guriga maxan ku sameeyaa ma iska tuuraa

  • @user-jj3bo9dd2m
    @user-jj3bo9dd2m 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh nambar kaga lama qabto

  • @najibmusse7133
    @najibmusse7133 ปีที่แล้ว +1

    Asc shiikh Alle haku barakeeyo waxaan jeclaan lahaa inaad kasoo hadasho panic attack ama نوبة الهلع dad badan ayaa la dhiban xanuunkaas marka hdi aad waqti hesho vedio nooga soo samee iyo waxa sababa

  • @nasrokhadar5608
    @nasrokhadar5608 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh sixirka madow kaso hadal

  • @nasrokhadar5608
    @nasrokhadar5608 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh dabaysha jinka o
    ilmaha marta kaso hadal

  • @leilashabelow123leilashabe6
    @leilashabelow123leilashabe6 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sh WhatsAppkad iso qor plzzz

  • @abdourahman-ve2ex
    @abdourahman-ve2ex ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah AWAL dad jaahiliina oo waxba ka ogayn waxay daawaynayaan ama arimahan ayaa na wareerin jirey alhamdulilaah waxaa noosoo baxay Abu hamza oo khabiir u ah wuxuu daawaynayo Allah ikhlaaska hakuu badiyo allah haku sharfo wll